Yaa go'aan ka gaadhaya arrimaha Masiiriga ah ee Somaliland iyo Somalia?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 182

  • @MALEKOW
    @MALEKOW 9 місяців тому +14

    Salli nabi muhamed scw scw ❤

    • @cumarmohamed2412
      @cumarmohamed2412 9 місяців тому +1

      صلى الله عليه و سلم ❤
      صلى الله عليه و سلم ❤
      صلى الله عليه و سلم ❤

    • @thatboy2506
      @thatboy2506 9 місяців тому +1

    • @thatboy2506
      @thatboy2506 9 місяців тому +1

    • @Ayyubahmed930
      @Ayyubahmed930 9 місяців тому +1

      Scw scw scw Scw scw ❤❤❤❤❤

    • @mohamedahmedxusein
      @mohamedahmedxusein 9 місяців тому

      صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Wacays-b8l
    @Wacays-b8l 9 місяців тому

    Mmtv wuxu dheryahay warbahinta tafasisha arimaha markatagan hore usocda mmtv

  • @KingXamaadaOfficial
    @KingXamaadaOfficial 9 місяців тому +4

    MashaaAllah waa falanqayn aad u cajiib ah Mahamed Abdi ilig iyo Saleeban Ibrahim Xaashi Thank you!!

  • @YusufJowhar49-tk3uu
    @YusufJowhar49-tk3uu 9 місяців тому +4

    فلسطين 🇵🇸 مرحبا ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 9 місяців тому +3

    Walaal muqadas kutubkeena quraanka iyo diinteena suuban uun baa muqadasa ee ha danbaabin adiga iyo inta hadalkaa ku hadashaba

  • @abdirahan9
    @abdirahan9 9 місяців тому +5

    Waxaa hada ugu muhiimsan in laga hadlo arrimaha masiiriga waxaa ugu wacan in somalia loo soo tashaday dhanka itoobia oo dooneso badda cas marka dadkaan waawalaalo marna Kalama maarmaa mm

  • @sahraonline
    @sahraonline 9 місяців тому +2

    Mmtv , warbaahinta ugu macquuulsan soomaaliland. Mm ilig iyo teammka waan idinku hambalyeynayaa hawshaad bulshada u haysaan.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 9 місяців тому +3

    ❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤

  • @bakarahmed10
    @bakarahmed10 9 місяців тому +1

    Waa layaab dad soomaali ah oo dad ajaaniib ah hishiinayaan

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 9 місяців тому +1

    ❤ Mansha Allah Hambalyo Somaliland Horaa Loo Soconayaa Insha Allah ❤from saylac

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi3821 9 місяців тому +4

    Khaladka ugu weyn ee Somali ku dhici karto waa iyadoo la ogolaado saldhig Maraykan ama dawlad kale oo meel dulka somaliyeed ka mid ah laga siiyo.waayo waa xorriyadii iyo madax banaanidii oo laga tanaasulo iyo khatar meesheeda taalla.

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 9 місяців тому +1

      Agreed 💯 Beyond the Turkish training base we should now allow foreign bases

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 9 місяців тому +3

      War Soomaali maxaa naga galay, anaga Somaliland baan nahay saldhiga Berbera waa uu soo degayaa Maraykanka Yaa Ibn Faqash, Somali ku lahaa! Berbera waa Jamhuuriyada Somaliland Ibn Dayuus Faqash.

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 9 місяців тому +2

      ​@@robleahmed2558Warya I'm from Somaliland Hargeisa and I don't want an American base in Somaliland!! No somalilander who is educated wants an American base and allows our country to be used for wars !

    • @daarulislamquranonline9512
      @daarulislamquranonline9512 9 місяців тому +3

      Somaliland socotay, sxb masaryka iska daaya oo soo hambalyeeya jamhuuriyada barakaysan ee somaliland

    • @Maluk-x2w
      @Maluk-x2w 9 місяців тому +1

      Reer somaliland hadan nahay wanu ogalahay ins USA saldhig ka samaysatoo sababto wax somalia waa xaasidin diidan horumarka iyo qaranimadaya marka gaalkaas ban kenayaa dhulkaygaa

  • @YuusufAbdihassan
    @YuusufAbdihassan 9 місяців тому +4

    Waa guuuuuul soomaalilan

    • @cumarmohamed2412
      @cumarmohamed2412 9 місяців тому

      Masha Allah , in Somali heshiiso wanu so dhaweynaya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @عبدالرحمنبنموسى-م1غ
    @عبدالرحمنبنموسى-م1غ 9 місяців тому +3

    Guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @abusa3adS
    @abusa3adS 9 місяців тому +1

    Dee Djibouti 🇩🇯 😂

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 9 місяців тому +1

    Waqooyi galbeed waa somali 🇸🇴 ama iska qayliya ama aamus Somali 🇸🇴 Somali 🇸🇴 ayaa leh xasan dhiiqo iyo muse juudaan go aan kama gaari karaan arinta Somali 🇸🇴

    • @Maluk-x2w
      @Maluk-x2w 9 місяців тому

      So ooy😢😢😢😢

  • @YuusufAbdihassan
    @YuusufAbdihassan 9 місяців тому +1

    sali Nabiga muxmed scw scw scw

  • @mohamedhadi6291
    @mohamedhadi6291 9 місяців тому

    Let’s talk and discuss our deference is the most valuable thing in our lives.

    • @kingsaid3726
      @kingsaid3726 9 місяців тому

      And do you meaning of that

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 9 місяців тому +2

    Kolka horeba heshiiyada ay ka mid ahayd in maamulka hawada loo soo celiyo Somalia waxay ahayd doqoniimo inay Somaliland taa gacateeda ku saxeedo ay filato inay Somalifaqash wax ka siiso maamulka iyo arsaaqadda hawada , Somalia ay yaqaaniin ilaa 1960 . Waa doqoniimo cusub haddii Somaliland , dawlad iyo mucaaridba , ay qaddiyadeed ku aaminto sheeko ku salaysan ballanada Somalia

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 9 місяців тому +1

    Arimaha Somaliland iyo Somalia waxa Go'aankeeda iska leh Cidi Marki horeba (1960gii) lahayd oo Ah Hargeisa iyo Muqdisho

  • @mohamedhassen3958
    @mohamedhassen3958 9 місяців тому

    Maziiri, waa maxay Af-Somaligaas!

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 9 місяців тому

    Good falanqayn wacan✅✅👍👍✅

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 9 місяців тому

    Xasan sheekh 2sanadood keliya ayaa u hadhay waa waqti lumis kale oo qaadanaysa 10sanadood oo kale

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 9 місяців тому

    المسيري معنا الوحدة الصومالند و الحمهورية للصوماليه ام تفريق الشعبين.

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 9 місяців тому +2

    Somalia inay midawdo dan ayaa ugu jirta dhinac walba waa in tirada lagu jirey 33 sano laga baxaa xaqiiqda waa in ay madaxdu u sheegaan dadkan laqalday we hargeysa jooga

    • @ednanour3870
      @ednanour3870 9 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @hamzicwafi2659
      @hamzicwafi2659 9 місяців тому

      Faqashay alleh hakusoo hanuuniyo adaa lagu qaldee

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 9 місяців тому

    Guul isoo hoyatey qaranka somaaliland weeye

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 9 місяців тому +2

    Adeer way saxeexeen waxba hays daalinina gobolka waqooyi u diyaargarooba!

  • @cabdiraxmaancabdi-casiis8625
    @cabdiraxmaancabdi-casiis8625 9 місяців тому +1

    Futo laan. Qadhmuun laan. Yuhuud iidoorland.

  • @legend01743
    @legend01743 9 місяців тому

    Ilaa saxafadii aya reer somaliland Ku ciyaraya aqligodaa wlhi wa yaab oo ma yaaro

  • @CIGE179
    @CIGE179 9 місяців тому

    Naftan yar Ma qabiirbaa mise taageera indha l.a

  • @somaliofficialtube9016
    @somaliofficialtube9016 9 місяців тому +1

    Ssc khaatumo ayaa go'aanka iskaleh

  • @SaidAhmed-d3f
    @SaidAhmed-d3f 9 місяців тому +1

    2 Madaxweyne ayaa shiray. 2 doodii Wasiir Arrimaha Gudaha ayaa wax kala saxeexday waa laba wadan oo siman. Maantay ugu dhowdahay in lays ictiraafo ama federaal lagu midoobo. Afti ayayna kudambayn inay shacabku ku goaamiyaan. Guulaysta Madaxweyne Muuse iyo Wasiir kaahin horaa loo soconayaa.

  • @najeebhashi7052
    @najeebhashi7052 9 місяців тому +2

    Su'aasha haboonayd in aad waydiiso saxiibka waxay ahayd:
    97.2% ayaa u codeeyay gooni isu taaga Somaliland. Muse, Sheikh, Geele iyo Beel Caalam maaha arrin ay ka doodi karaan. Beel caalam oo dhexdhexaad ka gali karta arinkaana ma jirto. Period

  • @hassanosman2478
    @hassanosman2478 9 місяців тому

    Timaha si fiican u xiiro maxamadow nin wanagsan bad tehee

  • @my_2004
    @my_2004 9 місяців тому

    Somali nimo no qabiil

  • @abdulrahmanali101
    @abdulrahmanali101 9 місяців тому

    Huwan TV

  • @daarulislamquranonline9512
    @daarulislamquranonline9512 9 місяців тому +1

    Daka hada leh somaliland waa qabiil iyo qabiil qaran ma noqdo
    Idinkaa arki doona indhihiinoo shan ah ayey aqoonsan dunidu oo Britain 🇬🇧 iyo America 🇺🇸 ugu horeeyaan.
    Jamhuuriyada barakaysan ee somaliland 🇮🇹

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 9 місяців тому

    Masiiri waa midnimo

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 9 місяців тому +1

    Erayga Maziiri af somali kuma garanysid miyaa se mxaad Hal kalmad maantoo dhan ka isticmaalaysaa ood kaga celcelinaysaa

    • @Gubaddo
      @Gubaddo 9 місяців тому

      Erayga masiir afsoomaali waxa ugu dhow rabitaan

  • @MoussaAden-jc9ys
    @MoussaAden-jc9ys 9 місяців тому

    Soomaliland. Waa. Soomaliya. Marka. Ma.kalago.ikarto. soomaliya. Inkasto. Awoodeeda. In. Lakagooyo. Sii. Ay. Awood. Uyeeleen. Soomalidu

  • @luulxasan3211
    @luulxasan3211 9 місяців тому

    Xirsi waa fariid ee khiyaamo qaran baa haysa. Ax ax

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 9 місяців тому +1

    Ssc iyo Harti ayaa Waqoyi hogaamiya dude

  • @abdiharman7451
    @abdiharman7451 9 місяців тому +1

    ARINTAAN SOOMAALILAND SHACAB-KA SOOMAALIYEED WEY KU DAALEEN, MAKALA MAARANO WALAALAYAAL XUKUNKA SOOMAALIYA OO DHAN QAATA DAWLAD XOOGBADAN SOOMAALI OO DHAN DEEQDO NOO DHISA.

    • @ednanour3870
      @ednanour3870 9 місяців тому

      Dad lala noolan kareyn ayaa idinka buuxa oo somalia sidaa u burburiyey marka xil waxba ma taree idinka xagiina ayaa somalinimada aad uga fog somaliduna waxay ku mhmahda dabkii baxay ayaa dab lagu qabsadaa ee horta bal dadku somalia dacad how noqdaan marka somalilnd hala raadiyo

  • @fathiahmed3970
    @fathiahmed3970 9 місяців тому

    Cid wax bilaasha kuugu deeqdaa ma jirtee indhaha fur Brother

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 9 місяців тому +1

    Shacabka runta haloo sheegp Somalia maxay ku badalaneeysaa hawada in hargeetsa la keeno?

  • @عبدالرحمنبنموسى-م1غ
    @عبدالرحمنبنموسى-م1غ 9 місяців тому

    🎉welcome to back Somaliland or somali they are countries❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 9 місяців тому

    Majiraan wax masiiri ah oo Murano kujiraa su,aalsha meesha taali waayo s/land ? Yaa kago,ayo soomaaliya

  • @haanihaaroun2865
    @haanihaaroun2865 9 місяців тому

    Guul iyo gobonimo s.land dhaman

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 9 місяців тому +5

    Waa been shirkani walahi waxaa lashirqoolayaa waa walaalaheen Falastiin oo ladoonayo in Saldhiga basaaska iyo Ciidan Maraykan ah lasoo dajiyo Somaliland xeebaheeda waana wax naxdin ah oo laga xumaado 😢😢😢 Shirkanna waa si shicibka loo jaha wareeriyo walahi iyo saliida oo shirkadaha ReerGalbeedka lasiiyo oo madaxdanna ay iyaga dhaqaalo ka’gurtaan oo shicibka wax dan ah ugumajiro walahi Jihaadkii xaqqa ahaa ayaa soo socda culumada xaqqa ah waa inay shicibka hogaamiyaan oo kacdoon xoogan lasameeyaa intaanan Alshabaab nalagu dhex abuurin walahi CIA ayaa maalgalisa si danahooda ay u gaadhaan Somaliland waa inay ku dhex abuuraan Alshabaab oo wadanka laholciyaa nabadina la’ilaabaa waana sida ay ugu tala’galeen koonfurta oo ilaa maanta Alshabaab ay xamar ugu dishaa qofwalba oo wax garad ah ama Cadowga danahooda kasoo horjeeda walahi waa in laga hortagaa oo Oromada wadanka ku soo qulqulaya ayaa ciidan loo qoran si ay inoo cabsi galiyaan iyagoo qabaa’iladana la’iskukaaya diro aanna is gumaadno naceebkana looga faa’iidaysto danahooda cadowga iyo kabaqaadkooda walahi shicibow maantay goori goor tahay walahi baritoole yaan la’barooran InshaAllah ilaahaybaa ka’hortagi sharkooda bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @MohamedGhalib
      @MohamedGhalib 9 місяців тому

      Waa aragti sax ah. Dadku walaahi way hurdaan shidnaaba shidan. Ismaciil Cumar guule waa CIA labadan kalena waxba ma dhamaan. Sheekadani waa dhakadii Yahuuda Zionist

  • @nasrasaleban6121
    @nasrasaleban6121 9 місяців тому

    xisbi mucaarid ma jiree munafaqiin
    dib udhac inagu wada ayay noqdeen

  • @1lookmanlook
    @1lookmanlook 9 місяців тому

    May Allah help Somaliland

  • @mawiidcali6786
    @mawiidcali6786 9 місяців тому +6

    Somaliland way gulaysatay markan hehsiiska fiiriyey

    • @soolmediainc49
      @soolmediainc49 9 місяців тому

      Xagay ka guulaystay maamul goboled bay qaadatay

    • @ednanour3870
      @ednanour3870 9 місяців тому

      ​@@soolmediainc49 no maseer wlloh adigu hadal badanida sowdigii shaley xuriyada qaatey dee horta iska leydhso waxay waxanoo maseyri yaad waalalnine😂😂

    • @mawiidcali6786
      @mawiidcali6786 9 місяців тому

      @@soolmediainc49 waad iska neefsan karta uun

  • @abdiali5750
    @abdiali5750 9 місяців тому

    Waxaa keeney burburka ku socda somaliland.

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq 9 місяців тому

    Nin soori kaaqaaday waa nin seefi kaaqaaday waa ina biixi iýo kulankii

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 9 місяців тому +3

    SOMALILAND OO FEDERAL QAADATA UUN BAA 30 CASHO GO'AAN KU GAADHI KARTA.. WAANA SUUROGAL IN MUUSE TAA QAATO...

  • @ALLin-one1
    @ALLin-one1 9 місяців тому

    Shirkaan daagaal ayaa lagu heeshiyey

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 9 місяців тому

    Waar somaaliand way shaqaysatay way guulaysatay

  • @luulxasan3211
    @luulxasan3211 9 місяців тому

    Mucaaradku wuu ku fashilmay shirkaa

  • @museomer9306
    @museomer9306 9 місяців тому

    reer galbeed waxa dhibay uusiyiinta markaa waxay rabaan inay xulufada lagu daro somaliland iyo soomaliya.. Alle ha inaga qabto

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 9 місяців тому

    Hawiye iyo Isaaq shiraya waxba nagama gelin

  • @cabdulahifoodey
    @cabdulahifoodey 9 місяців тому

    Asc

  • @haanihaaroun2865
    @haanihaaroun2865 9 місяців тому

    Ilig+xirsi+xaasshi+ictisam

  • @SaidAhmed-d3f
    @SaidAhmed-d3f 9 місяців тому

    Fursad dahabiya ayaa soo baxday. Somalia dhulkeedii mawada xukunto Somaliland dhulkeedi mawada xukunto. Halcadow bay leeyihiin amni daro siyaasadaysan oo ubaahan iskaashi ciidanka ah iyo dibu uxorayn.

  • @Muhandis17
    @Muhandis17 9 місяців тому

    Aniga

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 9 місяців тому

    HADAY ADKAATO ADKAAN MAYSEE MAXKAMADDA HOMAN HEG HAYSLA TAGAAN SOOMAALILAND 5 SOOMAALIYA BAY KA MID TAHAY 4 KALE HA DOONTAAN 5 WADDAN OO WALAALO AH BAAN NAHAY WHAY NOOGU DHEGAN YIHIIN?WAAR 5 TU WAA SIMAN YIHIIN.

  • @suberh8985
    @suberh8985 9 місяців тому +4

    Sidaasaa wax loo falanqeeyaa. Waxaan ka dareemayaa MMTv daacadnimo iyo hufnaanaan aanan ku arag badiba warbaahinta madaxa bannaan ee S-Land

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 9 місяців тому

    Oo Harti maxaa ka galay isaaq

  • @Sueg7Gag
    @Sueg7Gag 9 місяців тому

    Somalia shacabkeeda ku nabad heshey Federation, degaanada SSC waxey ku dhawaaqeyn gooni isku taag Khatumo state oona huwan Calanka Somalia kana mid ah Federalka Somalia, sidaa darteed Suurtogal ma noqon karto in lagu sii dhiirado iney somaliland ka midnoqoto, Dawladda Somalia ee Federalka ku heshiiyey maku xadgudbikarto dastuurka Federalka haddeysan rabbin dagaal horleh oo Somalidiid iyo horin qabaa'il iska horimaad uu horseedo Madaxweyne Xasan Sheik, wbt

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 9 місяців тому

    Waryaa afsoomaliga soo bar mazeeri waamaxay
    Masiir ugu danbeey weeya هي عربية مصير oo ah halka loo danbeeya😊

    • @Siciid_Carab
      @Siciid_Carab 9 місяців тому

      Sikastaba hadaad uga war wareegtid iskama deeyn kartid kalmadaha carabiga

  • @abdullahimohamed8746
    @abdullahimohamed8746 9 місяців тому

    Waxyar oo cudur qaba aya dhaliilay oo faqashta iyo huwanta gacansiiya iyo argagixisada

  • @sharifxuseen9001
    @sharifxuseen9001 9 місяців тому +1

    2bo global bay leeyihiin beesha isaaq ha kufikirina waxkale xaasha

    • @canbaro-p4r
      @canbaro-p4r 9 місяців тому

      Kasoorar meshay dagan adigu

    • @ednanour3870
      @ednanour3870 9 місяців тому

      Adiga maxa ka qeylisiyey midna ma tihide idinka cidina idinla Shiri meysee leydin joojin maayo😂😂

  • @ahmedopone4080
    @ahmedopone4080 9 місяців тому

    Mareykan lama ogolaan doono.

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre2566 9 місяців тому

    Majirto dal la yiraah somaliland

  • @hassanelmi5405
    @hassanelmi5405 9 місяців тому

    Guul Somaliland 💪🏾💪🏾💪🏾

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 9 місяців тому +1

    Somaliland Aqoonsi usa 🇺🇸 and uk 🇬🇧 joogta sugnaa ma jirto dib unoqosho❤❤❤

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 9 місяців тому

    Kkkk. Dawladda taagta daran ee Somalia miyaa Maraykan Berbera ka hor joogsan karta. Somalidu runta isuma sheegto.

  • @SaidAhmed-d3f
    @SaidAhmed-d3f 9 місяців тому +1

    Maanta guulbaa soo haystay 2 dii 1960 israacay ayaa is ogolaaday inay siman yihiin. Waa intii Soomaaliya lagu kariwaayey 30 sanno.

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 9 місяців тому

    Caruur iska hadayshay

  • @gellegaab8735
    @gellegaab8735 9 місяців тому +1

    Waa uun sheekadii ila meereyso waayo beesha caalamka ee aan waxkasugeyno ilagaa sidaa somaliya kadhigay mana jirto sida aan aaminahay cid dhexdhexaad ah cidkasta waxay ka eegeysaa danteeda waana NGO lacag lagu qaato ismaciil Gelle miyuu doonayaa somaliya oo mida waa maya hada waxaa uu isu arkaa inuu yahay ninka somalida ugu tunka weyn lkn hadii ay somali istaagto odey yaroo tuula fadhiyuu noqonayaa xasan iyo muuse ba wuxuu layahay sxb maalin ayuu heshiisiin karaa ilaa la helo odeyaal somaliya ee dalkooda wada fariista ee garatama waxba hagaagi maayaan igu soo baro taa

    • @robleahmed2558
      @robleahmed2558 9 місяців тому

      Soomaaliya oo mid ah? Hooyadaa iyo midba was Ehlu Faqash!

  • @mawiidcali6786
    @mawiidcali6786 9 місяців тому +2

    Somaliland waxay ku biiiraysa qaramada midoobay waana aqoonsaya warkasi wuu cadahay💚🤍❤️

  • @geeskaafrica3597
    @geeskaafrica3597 9 місяців тому

    Arimo an aqoonsi ahayn miyan aqbalaynaa de shacabwaynaha smlnd

  • @canbaro-p4r
    @canbaro-p4r 9 місяців тому

    Xaqiiqdu waxa weyi inay somaliland waxyabo muhiima saxeexatay

  • @DausDahir
    @DausDahir 9 місяців тому

    Horta ma dalan

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 9 місяців тому

    muuse iyo kulmiye kii hore iyo kana way ina iibiyeen

  • @fatimayassin2049
    @fatimayassin2049 9 місяців тому

    Dadkan Somliland saxey maha waleqood somalia way dednayn maxa dhacay emesa la laha musa xamar wu la hesheyay.wa arentyo hada su baxday .lakin ninkan la warysnyoo ey bela maskaxda mucared bu jahel ku leyahy wanuu elabay ena kahenke mar walba Cirro ku tohmyay eno Somaliland xamar ou wadoo.shaly cirro bay ko tuhmayen mantana eyaqa heshes la qaaly.

  • @somaliswedishtv7311
    @somaliswedishtv7311 9 місяців тому

    Jag har varit på plats på den där

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 9 місяців тому

    guul qaranka somaaliland

  • @suugaan
    @suugaan 9 місяців тому

    imika xasan galad oo kalaad noqoteen idinkuuba iswaraysta

  • @abdirahmanibrahim4443
    @abdirahmanibrahim4443 9 місяців тому

    Aabo iyo labadiisa wiil oo wada tuugo ah dhiigyo cabyo ah ahlu naar ah

  • @saeedabdi7591
    @saeedabdi7591 9 місяців тому

    Wado hadal horta yaa Dalbaday Cidda Dalbatay Xogogaal u Noqday

  • @ismailhersi7171
    @ismailhersi7171 9 місяців тому

    Waxaa wax lala yaabo in inan yar oo uu Fahad Yaasiin u furay television ka MMTV uu adeego cadawga Somaliland waa ayaan daro in loo soo adeegsado Dalkoodii mise Fahad Yasin has been black mailed

  • @AbwanMusseAli-gi6kq
    @AbwanMusseAli-gi6kq 9 місяців тому

    Quduuca ina biixì wuxu kudedefaynaya.

  • @ahmedadam-v7c
    @ahmedadam-v7c 9 місяців тому

    heshiis majiro isku biird baa jira

  • @cabdimaxamuud2085
    @cabdimaxamuud2085 9 місяців тому +2

    Warkaasi waa dhamaaday xuduudihii gumeysigu dhigay
    Reer ka mid ah beelaha Soomaaliyeed ayaa wadata sheekadan
    Waxaanu nahay wadan goostay
    Waxaanu nahay Qaran cusiub
    Waa waxyaalo dadka aan wada dhex oolin marka reerku
    Ama ka goosto dhulka intii gumeysigu kaga tegey ay lahayden
    Ama dadkiina ka.mid noqda
    Lkn khiyaaliga iska daaya
    Dad iyo dhul aan idinla afkaar ahayn aad sheegataan masiirkood

    • @luulxasan3211
      @luulxasan3211 9 місяців тому

      Masheegtaan ee idinkaasheegta on dhinacna joogayn!!!!!! Is akhrista

  • @cabdimaxamuud2085
    @cabdimaxamuud2085 9 місяців тому

    Diyaaradii kormarta Dhulka Isaaq qaata balse dhulka Harti mid soo martay ma qaadan doontaan

  • @FrankManAllday
    @FrankManAllday 9 місяців тому +1

    Somaliland sidii caruurta ayaa loogu sheekeenayaa....😂😂😂 adeer beenta naga daayaa. Muuse lacag buu qaatay Muqdishana waa loo socdaa. Barbarana waa la saxeexay.

    • @ednanour3870
      @ednanour3870 9 місяців тому

      Madigoo faqasha marka😂😂

    • @FrankManAllday
      @FrankManAllday 9 місяців тому

      @@ednanour3870 Nasiib darro. Meel house ayaad ka hadleeysaa. Alxamdulillah, cagligeeygu sidaa Uma hooseeyoo. Wadan dhan ayaa la iibsanayas adiguna meel hoose baad igala hadleeysaa

  • @lii7560
    @lii7560 9 місяців тому

    BEENTA NAAGA DAAYA PLEASE 🙏 OO RUUNTA DADKA UU SHEEGA

  • @talokeen259
    @talokeen259 9 місяців тому

    aankuu taliyo, iii talin meysid ,adigu iitali wallaal kuu talin maayo, aan kalatagno KALA TAGI MEYNO, no ictiraaf no midnimo 1000sano kadib xata

  • @farahessa9079
    @farahessa9079 9 місяців тому

    Nonsense

  • @IbrahimAhmedMohamoudSheikhdoct
    @IbrahimAhmedMohamoudSheikhdoct 9 місяців тому

    Mujahidiinta ayaa goaanka kama danbaysta ah leh.

  • @luulxasan3211
    @luulxasan3211 9 місяців тому

    Muusena wuu sii cadaaday