Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Gudgude - Xasan Aadan iyo Kabankii Aweys Goobbe

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 бер 2020
  • Heestan waxa allifay Cali Cilmi Aflow

КОМЕНТАРІ • 47

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 2 роки тому +3

    Mirihii cilmi afloow laxankii ismaacil yare codka x.a.samatar

  • @mohamedegal3268
    @mohamedegal3268 4 роки тому +4

    Kaban waa loo daayay awes goobe. Alla yaa raxma. One of the i con buu ahaa even xaga darbuugada

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 роки тому

      Waa runtaa; batarigana wuu garaaci jiray (drummer).

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 3 роки тому +3

    Hees an caadi ahayn farshaxanaysan
    Mid kamida heesaha ugu jecelahay
    Qiiro 😣🥳

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 роки тому +2

    حسن اذم سمتر..قامه فنيه عاليه لايختلف عليها إتنان ...... حفظك الله الاسطوره

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 роки тому +10

    Waxeey ku jirtay ruwaayadii aheed
    Habala maanta iyo nin uholaday guur
    Waxaana ku jiraya jilaayaashii caanka ahaa
    Sahro axmed oo agtarad aheed rwyd aheed
    Axmed shariif iyo boon cirsi
    Dhabarlow iyo aamina abdillahi
    Khadro daahir iyo caasho yoonis
    Ibraahim xaaji aasbaro iyo ismacil xaaji basbaas
    cibaado axmed iyo cadar maxamed
    Cismaan aadn xuseen iyo maxamed xasan barow
    Waxaa kamid ahaa heesahii rwyd
    Heeskaa eey sahro iyo fnnk wada qaadaan maxasuusto fnnk hada 😞
    Sida loogu dalxiisaan
    ana kuugu diranaheee
    Naftuu naftu naftuu
    Kuula daristee ee
    Ma is daadaheynaa
    Dawo lagu bogsaniyoo
    Haduu hadal dux leeyahay
    Adoo dararsan igu tiri
    Ana kaama daahinee
    Kuwa shiikha raadsadayee
    Dagmaduu u kicin ticntimoo
    Waxaana lahaa Rwyd Abwn Cali warsame {cali afloow}

    • @baroakhlaaq1783
      @baroakhlaaq1783 4 роки тому

      Wd mahadsanthy Lpx Sida wanaga wax nogo sharaxday Tankz❤

    • @abdulnur3526
      @abdulnur3526 4 роки тому

      yaska dhalinti hore waaaaaaw waa hees mcn sxb “anoo diirka kaa jecel Mays daadahaynaaa”Fanaan qarsoomi kara maahee waaa Xasan Aadan si fiican u dhegeyso wall

    • @hagadherianofficial6567
      @hagadherianofficial6567 Рік тому

      Degmadi Hargeisa aya la dhaha Hesta xasan adan iyo sahro axmed AUN aya wada qaadi jiray

  • @yassinmohamed9468
    @yassinmohamed9468 4 роки тому +5

    Aways Abokar Nuur Goobe allah yaa rahma waxaanu ahayn personal friends walaahi wakhti badan oo fiicana waanu soo wada qaadanay

    • @maxamedcabdullahi7275
      @maxamedcabdullahi7275 4 роки тому

      Nasiib baad leedahay hadaad Goobe aragtey😭😭 ani muuqiisa waan waayey kabankiisana waan jclhy fadlan muuqaalkiisii meel laga daawan karo ma ii sheegi kadhaa😭😭

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 роки тому

      @@maxamedcabdullahi7275 walal gu,roon jire ka daawo asagoo kaban u tumaya fanaaniin kababkisa mucjisada ahaa

    • @maxamedcabdullahi7275
      @maxamedcabdullahi7275 3 роки тому

      @@fardushurre1668 thanks walashay adigu ma ila jeceshay Kabankiisa

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 роки тому

      Allaha u naxariisto. Nin taariikh leh baad tiqiin.

  • @abdirizakfarahahmed178
    @abdirizakfarahahmed178 4 роки тому +4

    Cumarow Waxaan dhagestay dhowr mar oo la duubay heestan markaan waxaan umaleynaa in eey Tahay markii koobaad oo la duubay codka xasan adan aad buu u cod yaraay

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 8 місяців тому

    Ismail Abdi gari(ismail yare) allha unaxriste wuxuu aha laxamiste hibo u leh cod samaynta hestan laxanka saaran waa laxana qaliya hesta sida badan waxa nuxurka u yela fanaka ka sokow waa codka lagu ladho hesta hestaan xasan wuxu uqaday sidii qisada oo kale ogow hestaan qiso ayeey ku Timi allha unaxristo bahdii fanka intii dhimatay 😢

  • @sanweyne100
    @sanweyne100 4 роки тому +1

    Goobe (AUN) si fiican uma tumin heestan oo waxa ka macaan tan uu tumey Daa’uud(AUN), waana iska caadi maadaama Goobe ahaa drummer halka Daa’uud ahaa kabaniiste.

    • @mohamedegal3268
      @mohamedegal3268 4 роки тому

      Goobe one of the best buu ahaa anigu waxaan isleeyahay goobaa heestaan kaga fiican Daauud xargaha waa weyn buu aad u garacayaa ninkaan waa xargaha oo dhan

    • @osmankulane1525
      @osmankulane1525 3 роки тому

      Nin aan guusha siiyo waan garan waayey, 100%%%% ayaan wada siiyey ugu danbayn.

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 3 роки тому

      @@mohamedegal3268 Waa runtaa Aun Aweys inkastuu drummer ahaa, kabanka wuu kaga horreeyay aun Daa’uud. Iin ma laha kabankiisa innaba.

    • @abdirizak.MAhmed
      @abdirizak.MAhmed 2 роки тому

      @shakur Jama, habeenna maad jirin, kamanna aqoon uma lihid haddaad tidhi heestan Goobbe si fiican uma tumin!. Marraa waaxid, inta uu tumay buu xaqeedii iyo xaalkeediiba mariyay. Aways Goobe one of the greatest of all time.

    • @sanweyne100
      @sanweyne100 2 роки тому

      @@abdirizak.MAhmed
      Sxb nimankan Waan kaaga aqoon badnahay oo mararka qaar goob joog baan u ahaa cajaladihii ay duubeen.
      Goobe iyo Daa’uud(AUN) tumidda kabanka isuma dhoweyn.

  • @maxamedaadam3354
    @maxamedaadam3354 4 роки тому +1

    Cumar SEERBIYO nin aanku faano MASUUL sr👏👏🙏

  • @abilahimohamed161
    @abilahimohamed161 4 роки тому +9

    Erayadi abwan cali warsame (cali afloo)waxay ku jirtay riwayadi hablaha manta iyo niin hamiyay gur hesaha kale ee riwayada ku jiray waxa ka mid aha lega labta isar an ku lama dodee.laxanka waxan u malaynaya caweys abokor nur (gobe)

  • @nabardaarshe6276
    @nabardaarshe6276 4 роки тому +4

    Nin garaadku maqanyahay godka laga abaariyo lagaa galy ma moogee
    Adey geeystay nabaradda
    Igu gaaxsanaadiyo
    nabaraddan
    ugo ayee
    adna garasha daraney
    waad igu guraacantoo..... anigoo dartaa gubanee..... anna googa reenkiyo gocoshada maddaayee....
    Meeley kugeysaba goddobteyda macgraw🤚🤚🤚🤚

    • @anigaqudhayda4066
      @anigaqudhayda4066 4 роки тому

      Abdirahim Ali
      Aan kuu saxee waa
      Nin GUNAAD ku maqanyahay
      Godka laga abaaree
      Laga GANAY ma joogee

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 роки тому +1

      @@anigaqudhayda4066 👏👏👏👏👏❤❤

  • @haleel1517
    @haleel1517 Рік тому

    Ax wallee fan waa kii hore

  • @osmankulane1525
    @osmankulane1525 3 роки тому +1

    Goobe Aun. Wuu tumay walle

  • @ibrahimmahamed2090
    @ibrahimmahamed2090 4 роки тому

    Goobbe Goobbe yaa salaam

  • @salaadmaxamedwardheere8166
    @salaadmaxamedwardheere8166 4 роки тому

    laxanka waa ismaciil yare

  • @tawokefromcanada993
    @tawokefromcanada993 4 роки тому +1

    Long time lengen

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 4 роки тому

    Cumar serbiya 🌹👏

  • @Mahuraan979
    @Mahuraan979 4 роки тому

    Heestaan qoomaal ayaa kuceliyey aad ayuuna ugu macaanyahay

  • @xavifadxi4034
    @xavifadxi4034 4 роки тому +1

    Yaaa aways goobe

  • @moogemooge3836
    @moogemooge3836 3 роки тому

    Waah Waah

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 4 роки тому

    Tolow Erayada yaa lahaa heeskan

    • @amiinjacelow
      @amiinjacelow 4 роки тому +1

      Wiilka hargeysa jecel
      Erayada waxa laha Abwan cali warsame (cali aflow)

  • @murti-dhuuxmedia4276
    @murti-dhuuxmedia4276 4 роки тому

    Xasan aadan samatar fanaankii waqtigiisa

  • @hamseibrahimali1154
    @hamseibrahimali1154 4 роки тому

    Lyrics ma soo qori kartaa sxb Omar

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 4 роки тому +3

      Bayjka koowaad baan kuu qorayaa.
      Siduu yahay gudgude roob
      Gaydhiyo dabayl badan
      Banaan geed lahayniyo
      Dhul gelgelina kaa helah
      Jacayl igu gadaantoo
      Markuu ganafka heeryada
      Guudkeyga saarayee
      I gudhgudhiyey
      I gudhgudhiyey
      I gudhgudhiyey caashaqan
      Ee uu gibisha igu xidhayee
      Ee uu gibisha igu xidhayee
      I garwaaqsan weydoo
      Gacanta igu saydhee
      Ana gooha reenkiyo
      Gocashada ma daayee
      Meelay ku geysaba
      Meelay ku geysaba
      Godobteyda la caraaw
      Godobteyda la caraaw

    • @xaliimocumar2869
      @xaliimocumar2869 4 роки тому +1

      @@axmed_deeq wixiiba "Dh" baad ka dhigtat😂 "R" godob baad ka gashay😂😂