O my God are you siriyas 7 years waxay ka dagi waday waa wadani iyo inxashi oo ku waashay muuse iyo Mohamed kaahi waar muuse waa soo nogonaya ee çağa dhigo eedo iska qaado basadaad guul kulmiye guul muuse biixi guul SSB
Markaad Cirro ka hadlayso ha ilaabin inaad is weydiiso maxay cadawga Somaliland oo dhami Cirro taageerayaan mise Somaliland cadawba male kkkkkk adigaan ku weydiinaya ugu horayn wariye marka labaadna codbixiye kasta oo aan digniin uga dhigayo intaanu boqonta is heerin ?
Dhibaatada waxaa waday todobadii sanoba waxa Somailand ku waday waa Xisbiga Wadani waana laga guuleysa nayaaye ku bishaarayso Guul Kulmiye Guil Kulmiye 💛💚💛💚💛💚💛💚
Su'aal isweydiin u baahanba ma ha. Muuse iyo Kulmiye sidaasayba ku guulaysteen. Wadani ma cid baa la socota, Soomaaliya looga codaynayaa
Guul iyo Gobanimamo Jamhuuriyadda Somaliland Guul Kulmiye Guul Kulmiye 👍✅🙏💚💛💚💛💛💚💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💛💚💚💛💚💛💚💛💚💚
Waa muuse viiva somaliland viiva somaliland SSB viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland
LAALUUSH QAATE WARKII
OGOW CIRO WAA DHULKA GUUSHU WAA MUSE BIXI
Muuse biixii qaran Cirro huwaaaan
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland SSB viiva SSB viiva SSB SSB viiva somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd viiva somalilnd viiva ❤❤
Huwante faqash xaarmajo xaarood dameeer faqasha
Waliga uu Ololeh Ciro
War waxba ha is dalin
Hortada way iman donta dhawan
m/weyne biixi ✅
All indications point to 5 more years for Biixi and Saajin. insha Allah
Guusha dhabta ahi waa madaxwayne muuse biixi cabdi
Ilahay idamki. Muse gualaysan
wariyahan huwanta aya lacag siyey cadawga somaliland aya ibsaday
Wardadka hawalin ilahay waxanu ka baryaynaa inuu soo baxo madaxwayne muuse Biixi Cabdi guuuuuuuul inshalah marabno Faqash marabno Faqash marabno Faqash ha habarandalka
dee adeer waxa helaya kulmiye
Guul wey muuqataa waa wadani🧡🧡🧡🙏🙏🙏🙏👍👍👍
Xogogaal waa wariye falanqaynta ku xeel dheer waan la dhacay sida uu saadaashiisa u sababeryey..
dadku waa wadani guul guul🙏🙏🙏
Sida reer maraykan u diideen inay dalkooda habar udhiibaan idinkuna dalkiina doqon huruda oo bilaa Qadiyada dalkiina hawdhiibina billaahi calaykum viva horseed iyo muuse legend
Xogogaal Media wa xusbiga wadani propaganda
Wanu helayn sxb wabeentaa macaac
Kkkkkkkkkkkkkkk liq kiniinka qalbi jabka muuse wuu dhacaya ee sxb😂😂😂😂😂😂😂
War allaa qaba xaaladuuna sidaad Moodeen u dhici mayso deg dega jooja odors kayga ayaa soconaya in sha allaah
Beenta jooji oday Huwan ah hanoo wadine
Qabaxda hadleysa caawa
Madaxwayne Shanta Sano waa Geesi Qaran Muuse Biixi Cabdi. Guul Dadka reer Somaliland iyo iyo Xisbiga Kulmiye.
Waar beenta iska daa oo wax hubso.
Waar beenta iskadaa ninka hawaline
Been waynaa allaah hakunaco maad tidhaahid cokiihore midkayar ayaa lagagahelaya
Shekadaa aad wado waad ka been sheegtay mala awaalkaaga runtana kamaad sheegin shaqadoodi hore
Alle khayr haka dhigo oo kii khayr leh ha noo dooro inshaallaah💔
CIRO HOGAMIYEH MA NOQON KARO WAYO WAA NIN WAX LO YIRIYO HADANA DABADA KU HAYSTA XASSAN SHEEKH OO BEENALEHA AH
Sxb iska calool adayg muuse wuu dhacaya ee😂😂😂😂😂
@@Burcawi24 Helitanta Ciro ma ada uu haya mise ILLAHAY AYAD TAHAY
Laa ilaahay lalaahu caawa wad xarago warantay landheere ila dhashy❤
Madaxwaynaha somaliland wxuu noqon doonaa mrkale muuse biixi cabdi maadaama aan somaliland looga baahnayn nin jilicsan oo habar ah oo xidhiidh la le cadawga somaliland neceb
Beenaale yuur 7mbec7l huwana kalkaalow bayeey muuse guuleyso kulmiye guul MBC guuleyso geesi muuse❤❤❤❤❤
This wariye waa anti kulmiye the way he speaks says all wallaahi never says nice thing for kulmiye. This channel is for huwan.
O my God are you siriyas 7 years waxay ka dagi waday waa wadani iyo inxashi oo ku waashay muuse iyo Mohamed kaahi waar muuse waa soo nogonaya ee çağa dhigo eedo iska qaado basadaad guul kulmiye guul muuse biixi guul SSB
CIRRO FAQASH WAA NINKA QUDHA EE SO DHAWEYA HADALADA XASAN SHEKH
ISBADALKA WADANI WAA XAMAR
LEEEEEEE SOMALILAND NIN HURDA NO COD
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤iskahadlecirocodmahelayo
❤❤❤
Waa. Warbaahin. Aan. Ogayn. Codka. Shabka. Halayaabin. Guul. Kulmiye
Muse bixi cadi guul❤❤❤❤ ilaahow soceli
Muuse. Ayunban ugu ridaynaa
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Ciro waa reer somaliland xaqna wuu u leeyahay inuu hankiisa kursiga ugu sareeya dalka isku sharaxo,
Waxase lagu dhaliilayaa waa hurdada waana lagudul maamulayaa talada sida imikaba muuqata.
Kulmiye guuuul kulmiye guuul qaranka somaliland guuul
Hays Daalin Adeer Ciro Baradho Cidina dooranmayso dadku ma idhala waa wada kulmiye
Dadka indhaha iyo dhagaha la.a aad ha uga naxin reer qurmiye col hortii jabay leeyahiin ooyinta baroorta 😂😂😂😂😂
Ayaa loo xayay siinayaa ciruhu waa kiiye.
Somaliland guul.
Markaad Cirro ka hadlayso ha ilaabin inaad is weydiiso maxay cadawga Somaliland oo dhami Cirro taageerayaan mise Somaliland cadawba male kkkkkk adigaan ku weydiinaya ugu horayn wariye marka labaadna codbixiye kasta oo aan digniin uga dhigayo intaanu boqonta is heerin ?
Kulmiy bye bye
Shacabku maaha ku wii hore waa qaar maanta ay caadafadi ka miuqato
Waar. War. Baahintan. Mawadani. Baa. Kushubtay. Dib. Ueeg. Warkaaga. 5. Casho kadib.
Waxn ku arkay xisbiga wadani calankisa ciyalkiba jecelady halay 2017 ciyalku jecelayen kulumiye
Weriye imisaa lagugu iibsaday? Marduuq qaad ah miyaa? Mise waa dhalo biir ah? Muuse waa badbaadiye Daa'in soo dirine, marna taagtaa marna tamartaa kulmiye teelo haw dhigan
Guul Cirro
never
Hhhhhh wale inad beenshegtay 2017 ayuu walahi ka Janis ficna isbadal doon yaa isbadal doona ma tukti kulmiye ka so yacday war beenta jooji nahabyow
BeenaaLe ma lacagtii xasan sheekh ayaa ku soo gaadhey.
Waa beeenalaha koowaad r ee hadhsgaysanins.
😂😂😂😂
Af wax cunay xisho been badana
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Runtu waxay tahay
Waxaa madaxweyne noqonaaya midkii rabi uqoro
Lkn adiga wariyeha ah garab ayaad la jirta
Hodhoodho 😂😂😂
Waar adna ma cirraa kugu soo shubtay badownimo waan kugu ogaa lkn iimaan la,aan kugu maan ogayn