ANI IYO KOKO AMIIRA QURUX AYAAN PARANKI KU SAMEYNAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лис 2023
  • Masha allah amiira gabar qalbi wanaagsan oo farxad ku beraysa dadka agjooga dhan
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 420

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu 8 місяців тому +148

    amiira waaan ka xumaaany in saaas lugu sameeeyo 😢😢😢😢😢 inta igl xumaaty i soo raaaca

    • @faaraxwardere1823
      @faaraxwardere1823 8 місяців тому +1

      Sorry 💋 😞

    • @umurayan2684
      @umurayan2684 8 місяців тому +2

      Horta dhocishan muna ladhahaayo balaayada feeraha wayn maxaa ku sameenaa amiira ayay ku naxsantahay wacasha kiliyaha baruurta leh 😂😂

    • @ameyra1
      @ameyra1 8 місяців тому +1

      ​@@umurayan2684naa gabadha kaleexo mxad kucaayne dad asxaabo kaftaamayo waye waxa neh waa prank . Dhexdood maxa kugilinaayo yaaab

    • @aniisaxuseen4911
      @aniisaxuseen4911 8 місяців тому

      Wlhi been ma,ahan anaa isku mleye oo waa dulqad badanty laidhahye

    • @KiinMohamed-eh7de
      @KiinMohamed-eh7de 3 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂​@@umurayan2684

  • @boqorada886
    @boqorada886 8 місяців тому +125

    Amiira qalbi wanaaga waan ku aqaanaa masha allah qofkii aqoon u leh uun baa fahmi kara dabeecad wanaageeda masha allah❤👑😫🙈

  • @HiboMahamed-gr1zh
    @HiboMahamed-gr1zh 8 місяців тому +58

    TEAM 27 amiira qof dabeecad karti wanaag naxariis iyo furfurnaan ku gaadhayaa ma jirto
    Hambalyo hambalyo dumaashi
    Ilaahay baa kuu dhaliyey wanaaga

    • @user-hv1yj6wm7w
      @user-hv1yj6wm7w 8 місяців тому +6

      Haa wlhy wana qofka ugu dacadsan mshalah

  • @yaxyemasalacase
    @yaxyemasalacase 8 місяців тому +44

    Amiira cawa waxay natustay daabee cadeeda dhabta ah m.allh wllhi bartaa kaga siihay hno👏👋

  • @misslucky2768
    @misslucky2768 8 місяців тому +46

    Sidaan ma wanaagsano mana ahan prank gabadha waan bahdilaysan ceeb calayk. Amiira qurux daganaan, karti, qurux iyo style bee isku darsatay sharaf bee leedahay I love you abaayo❤

    • @MariaAhmd
      @MariaAhmd 8 місяців тому +3

      Bahdil u dhimo adiga 😅😢

    • @Iman-321
      @Iman-321 8 місяців тому +4

      Haa wlhi waa ka xumaday wlhi uuf koko mutacalimad wye kulaha oo yaa damin eh

    • @bishaaroali7219
      @bishaaroali7219 8 місяців тому +1

      Dad asxaba waye dadkan haysku dirin wxas aktida waxba kama aha prank lee waye dhab mxa uga dhigaysiin

  • @user-ep4ie9tc1r
    @user-ep4ie9tc1r 8 місяців тому +31

    Amiira waa jeclahay sifican ulama dhaqmin wlh si wanagsan ku ixtiram Tay wlh

  • @Hafuuzah1
    @Hafuuzah1 8 місяців тому +17

    Raali galin kasoo bixiya gabadha sixun ugasheen amiiro waa gabar maskiin wallahi 😢masoconeeeso hadaa team amira nahay🙏

  • @maxamuudibraahim9464
    @maxamuudibraahim9464 8 місяців тому +50

    Ku salin nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad (sallallahu caleyhi wasallam) 🕋❤👍😢

  • @ShahnazAbdull-qf6xo
    @ShahnazAbdull-qf6xo 8 місяців тому +9

    Waxa daremoya digasho oo inaa wax soo barateen cml lkn waxbarashada boh hadee aqlaaq iyo ixtiraam racsanen inee waxba ehyn amiira neh wlhi wee idinka karti badan tagay idinkana quruxbadan tahay bahdilka kadaaya ddka ilahey kacabsadee

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 8 місяців тому +40

    Sorry😢 gabadha wey ku xushmenesay rali gali Amiiro wlhi maskin waye 😢

  • @fartuunbirimo1238
    @fartuunbirimo1238 8 місяців тому +18

    Amiiro walee madagano,ee,adikee ku,ixtiramosa walhi muno marhore xanaqe laheed runte😅koko ixtiram kooni,uheysa walhi,hadalkisa koko waxba kama soqadedn amiro walhi masha allah abayo respect 🙏

  • @kowtharahmed7547
    @kowtharahmed7547 8 місяців тому +39

    Wlh amiro majecli in parnk lagu sameyo plz haku sameynina 😢😢

    • @gaduudocarwo4631
      @gaduudocarwo4631 8 місяців тому +2

      Ilaahey amirkii gabadhaa si goniya baan ujeclahay maba jecli qof iga ficlo ama dhib dhibo waa ba xanaaqaa amiiro ayada imataqaan anna jaceelka aan uqabo waxaan moodaa walaashey ila dhalatay

  • @adnishhassan5822
    @adnishhassan5822 8 місяців тому +111

    Amiro kama kaftano munoooy sidan neh kaftan mahan 😢Rali galin gift ka rabna hadan nahay team amiro🙂

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 8 місяців тому +56

    Mashaallah Amiira qurux waa gabar dabecad wanagasan 🎉❤💯👍

  • @Mumtimahir
    @Mumtimahir 8 місяців тому +38

    Wlahay inay amiri ku dharbaxdo ayay ahayd munay uuf adiga iyo koko ba dad xun bad tihin wxani prank I mahe wa bahdil Uuf amira dabecad, dulqad iyo qurux ba Rabbi wa u dhamays tiray mshalah rali gali or else team amira hada nahay unsubscribe bad nga thy bahdil wa necbay 😤😤😤

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 8 місяців тому +6

      Edeeb daroo meel daw ubilaweee😂😂😂nagtan😢hadaa hawada lagucuna😮

    • @Cabdiraxmaan8
      @Cabdiraxmaan8 8 місяців тому +4

      Haa sax bahdil ku wax prank laga dhigo maaha waa qalad

    • @user-yu5bd4xk2y
      @user-yu5bd4xk2y 8 місяців тому

      Leave koko alone

    • @husniaftah2707
      @husniaftah2707 8 місяців тому +4

      Haa wlhy this is not prank wa ujeed qofka si personal ah loma attack uf dad lafta ka fcn maha wan ka xanaqay cawa

    • @mariamohamed2030
      @mariamohamed2030 8 місяців тому +2

      War waxani wa prank somaliyey balaayo lee mxaa oga dhigtaan dadkan ayagaa iskiin fahan san

  • @Ruusa-tq4pu
    @Ruusa-tq4pu 8 місяців тому +75

    Amira masha alleh dulqadbadana m.a qurux iyo naxariis iyo dulqad iskudarsatay masha alleh 💯👸🌹🍫muno gawadhena amira muruk uma ogalnin plz hanagamurjinin 😢

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 8 місяців тому +40

    Amira qurux 🎉waa gabar qalbi wanagsan oo dagan m.a Allah xafido🎉love you Amira 🎉❤

  • @hamdaqurux847
    @hamdaqurux847 8 місяців тому +49

    Hada nahay team amiro wan arsanena prank😅

  • @MaryaCumar
    @MaryaCumar 8 місяців тому +20

    Ku sali nabigena The best person ever The most knowleadge able and the most shine all created prophet muhamed scw❤😊

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 8 місяців тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @user-gl4ee7ok1m
    @user-gl4ee7ok1m 8 місяців тому +57

    Amiiradeyda🥺sorry uma qalantid saas wllhi waa dabeecadii oo qof ah❤muno team amiiro hadda nahay raali galin rabnaa😂

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx 8 місяців тому +85

    Amiira wanaag degnaan funny style iyo qurux intba cidi kama horayso ❤❤

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 8 місяців тому +21

    😢amiiro mar dabo yana ladhihin wax mataqniid

  • @mariin__dhalad
    @mariin__dhalad 8 місяців тому +14

    Way iska cadayd inay Amiira Qof wangsan tahy wlhi😢Muna hala gaarsiiyo 100k si ay team 27 ay ugu dabaaldagaan❤

    • @safiyo5236
      @safiyo5236 8 місяців тому +2

      Waanka xanaqsanahey waxba ma garsinayno team amiiro

    • @mariin__dhalad
      @mariin__dhalad 8 місяців тому

      @@safiyo5236 xbbty wa prank dhipmale

  • @samiira2588
    @samiira2588 8 місяців тому +13

    Qofka inoo ku caayo rabo kaftan ahaan kuu cayaa aa la dhahay 2diinaba Amiira idinka fcn ka leexda gabdha bilaa caleyk dulqadka ig dhamday wllhi siima dawan karo videoka 😏😏😏😏

    • @SafiyoXasn
      @SafiyoXasn 8 місяців тому +1

      Mila arty koko jamcad ka so baxdy lga wada uf ciil igu dilen wllhi😡😡😡

  • @ruweydoaweyscusmaanruweydo441
    @ruweydoaweyscusmaanruweydo441 8 місяців тому +44

    Amiiro dabecad wanaag Masha Allah❤

  • @halimomoogehassan8219
    @halimomoogehassan8219 8 місяців тому +20

    Amira gift 🎁 ku rali gali dulqad badana masha allah

  • @fardowsaciise6035
    @fardowsaciise6035 8 місяців тому +23

    Sidaan waa ceeb😢😮amiira qurux maskiin😢

  • @butterflies1248
    @butterflies1248 8 місяців тому +5

    Ani koleybo gabdhan tean 27 ku cusub kama helin she like "qofkanan ka helay iyo jamcad madan dhign iyo waxyalo aan qiimo lahyn bay ku hadlaysaa whtf wallo bina adamka qalbigooda wa la ilaaliyaa qof wayna watahaye teamka qofkann ugu jeclhy iyo waxs iska dhaf ma ficnee

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 8 місяців тому +17

    ALA maya 🥺🥺wlhi calsoha ihurta❤❤amira she is 👸🏻 Queen

  • @yasacnuh3382
    @yasacnuh3382 8 місяців тому +34

    Wow Amiira is not easy😘 daweecada iyo qurux Masha Allah inoodha gawadheena Amiira😘😘😍😍😍no xanaaq is ahappy girl😘😘😍

  • @faizahhassan3862
    @faizahhassan3862 8 місяців тому +16

    Waxan prnki mahaa ee gabarta waykaa xishoonaysay ee raali gali 😢😢

  • @user-ou6cb8rw9m
    @user-ou6cb8rw9m 8 місяців тому +9

    Nyaa bastariin tihin amiira kakeexda miskinata

  • @user-ou6cb8rw9m
    @user-ou6cb8rw9m 8 місяців тому +13

    Qalbiyada dadka ilaasha😢😢😢maskiin weyan amiira wlhi

  • @xaawaqaali7150
    @xaawaqaali7150 8 місяців тому +32

    Amiiro qurux waa gabar qalbi wanagsan wllhi oo fabecad wngsn wan ku ogay ❤

    • @yabarowxasanjiis8439
      @yabarowxasanjiis8439 8 місяців тому

      Fabeecad❌ dabeecad ✅
      Wax luguguma karo 😁

    • @AyaanaKadar-qr5ig
      @AyaanaKadar-qr5ig Місяць тому

      Wax baro laguguma karo adi qaldan xaata​@@yabarowxasanjiis8439

  • @AbdiasisKalef
    @AbdiasisKalef 8 місяців тому +10

    Muna star anaguna waan ku jecnahay lkn waad iskeen nacsiinaysaa dhanka Amiira hanagasoo marin

  • @FeysalMuuse-cj1fv
    @FeysalMuuse-cj1fv 8 місяців тому +13

    Amiira qurux waa Gabadh wanaagsan oo hadane Qalbi Wanaagsan wlhi Dulqaadka iyo Deganaanteeda bal fiiri Wlhi wanaageeda ma ahan mid aan Qoraal kusoo koobi karo Amiiro Qurux abaayo Hormar wanaagsan ❤❤❤❤ 700k subscriber is coming soon Insha allah

  • @nabiilomaxamedxusen5528
    @nabiilomaxamedxusen5528 8 місяців тому +12

    Lkn aad u qaldantihiiin inaa dhnka aqoonta ka hadashiin like koko ku fcn saan wye waxaas waa qald wlllo views intaa raadineesiin qalbiyada dadka ilaaliya hadeeba prnk run thy xitaa hadee been thy ka fiirsada 😊

  • @apdulwahabismael3019
    @apdulwahabismael3019 8 місяців тому +51

    Oh .. this is heart touching .. and as well women are sensitive to such these things.

  • @safiyomacalin7869
    @safiyomacalin7869 8 місяців тому +8

    M.a amiira qurux iyo dabeecad ixtiraam intaba waa iskudarsatay alaha kuxafido🥺🤲♥️🥰

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 8 місяців тому +54

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤

  • @user-he1uq4nj2m
    @user-he1uq4nj2m 8 місяців тому +6

    Ala amiiro dulqaad badanaa m.a❤❤

  • @kabtansiisi4946
    @kabtansiisi4946 8 місяців тому +31

    Amiiro hadii prank lagu sameynaayo xitaa funny waaye ilaah hanoo dhaafo amiiro 😢😢😢😢

  • @Sabnaysin
    @Sabnaysin 8 місяців тому +5

    Waxay runta ugu sheegi waysay bay rabta iney prank ugu sheegto

  • @QaliMolid-bu3qf
    @QaliMolid-bu3qf 8 місяців тому +30

    Munoy amiiira kama kaftano oky ❤amiira for every ❤

    • @LaylaZahiid
      @LaylaZahiid 8 місяців тому +2

      Haa kama kaftanoh Amiira❤

    • @khadijamohamed9420
      @khadijamohamed9420 8 місяців тому +1

      Saaz wye wllhi amiiradayna kama kaftano hadaan nhy team amiira 😢❤😊

  • @faizaelmi3556
    @faizaelmi3556 8 місяців тому +29

    Wlh amiiro gifts 🎁 reali galin ee mudan tahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 8 місяців тому +8

    Team amira qab qab hadan nahay wan xanaqsanahy 😢amira gabar dagan😊

  • @user-sr2kd4tq7j
    @user-sr2kd4tq7j 8 місяців тому +7

    Uff naa gabadha way kaa xishoneysa eee xushmey waxaan prank ma ahane wlhi muqalkan deslike na waa iri subscribe kii xitaaa waaa ka ceshtay ish😒😒😒😒😒😒

  • @ruweymohamed9703
    @ruweymohamed9703 8 місяців тому +43

    Amira ❤ such kindhearted person

  • @farhiaabdikadir1673
    @farhiaabdikadir1673 8 місяців тому +10

    Muna team27 hada nahy amiira qurux dhangeeda mana-laga soo maro wax yaabaha qaar intan sameynin ka fiirso🙏

  • @user-iy2zs8pw9x
    @user-iy2zs8pw9x 8 місяців тому +8

    Kaftan kabo dhaboo kasoo tagee gabadha ciyaarta kadaya amiira wajeclehee😡😡

  • @fathaahmed7860
    @fathaahmed7860 8 місяців тому +10

    Vidéo kan liketa kala noqodaa wlhi waxan prank maxa waa bahdil cadiya na inanta rali kali

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 8 місяців тому +36

    Waxey i latahay in aad ku badbaday martinimada ee sacadan garab kaga oo bislanlahay😂😂😂😂😂😂😂❤masha allaah lkn bentadama ahan wexey iskudarsatay qurux iyo wanag❤❤❤❤

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 8 місяців тому +2

      haa wlhy dhirbaaxo kala daali lrheed😂

    • @umurayan2684
      @umurayan2684 8 місяців тому

      Tan wasahamsi aan ku qaadono noh😃

    • @user-xq9gf9zf2w
      @user-xq9gf9zf2w 8 місяців тому

      @@umurayan2684Diyaaar

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali 8 місяців тому +6

    Amiiradda quruxda indha uroon wan ilaashanaa manta prank aad ku bad baadeen ee qalanjadeena nooga leexda😡😡😡

  • @safiyadheman4099
    @safiyadheman4099 8 місяців тому +15

    Amiira degenaanti o qof ah maasha allh

  • @masnayy
    @masnayy 8 місяців тому +34

    Amiira wllhi wa gabar aad uu dagan mnzha allh 😊

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 8 місяців тому +18

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @cuud_
    @cuud_ 8 місяців тому +41

    Ardey boy maa ukentid labadoda isku ficane alla amiira is so funny 😂😂😂😂😂❤

  • @Sundusey94
    @Sundusey94 8 місяців тому +13

    Gabadha baldilka kada balayo ku prankiyesaye wtf

    • @ismahaaan8945
      @ismahaaan8945 8 місяців тому +1

      Haaa wlhi maha prank waxan

  • @user-px5kt1wq5n
    @user-px5kt1wq5n 8 місяців тому +5

    Amiira waa gabar aan jeclahay waye kadaa maskiin waaye ❤❤❤

  • @Kaltuuney1222
    @Kaltuuney1222 8 місяців тому +14

    Amiiri waa miskiin wlhi 😢

  • @canabciraad569
    @canabciraad569 8 місяців тому +20

    Amira qrx waa gbr wngsn horey usoco abyo👸♥️😊

  • @Riyaana34
    @Riyaana34 8 місяців тому +12

    M.a muno team 27 waa laqabsatay ❤❤ dharbaxadii amiirana way kugu bilaamatay 😂😂😂

  • @ramloosman2799
    @ramloosman2799 8 місяців тому +7

    Waxan hadadan isla ogeen runtii waa bahdil caadiya😢

  • @fatuush1139
    @fatuush1139 8 місяців тому +7

    Amiiro wa iska jecalahy m.a gabar dabecad iyo shactaro isku darsate❤

  • @amranahurre6322
    @amranahurre6322 8 місяців тому +25

    Mashallah amiira qurux cawa dabecad wanag bay ku darsaty

  • @iskeyahmed9967
    @iskeyahmed9967 8 місяців тому +5

    War tan wa doqon prank ma aha kan doqon tahe amiro maskin eh ma ogi koko wa hore kici laheed

  • @Cabdiraxmaan8
    @Cabdiraxmaan8 8 місяців тому +9

    Aar mawax youtube kukala kicisatad wayday amiiro Love baan ku ahee waxaasi prank maahee waa duLaysi inaand kusamayso may ahayn

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 8 місяців тому +7

    Masha Allah amiiro way dad la dhaqan wacanthy dulqaad badanthy brkow dear amiirodyda❤

  • @user-ex5un4xx5z
    @user-ex5un4xx5z 8 місяців тому +18

    Amiiro gabdha martida ay ixtirame masha alh Amiiro qurux ❤

  • @Monicaa_ahmed
    @Monicaa_ahmed 8 місяців тому +5

    Tan koko in amiiri ka maseerayso may umalaysaa akhas 😡😡😡😡😡😡

  • @user-rh3hb6cd5m
    @user-rh3hb6cd5m 8 місяців тому +6

    Amiira qurux qalbigeda wa nadiif❤❤❤

  • @SagalIbrahimjama
    @SagalIbrahimjama 8 місяців тому +4

    @amiira qurux is my favourite person in this team😊❤ilove u so much wllhi amiira quruxbadaney ilahay cimri dhararyo cibaado suuban haku siiyo 🎉

  • @XafsaDheeman-yf4sm
    @XafsaDheeman-yf4sm 8 місяців тому +12

    Amiira miskiin waaye walahi😊

  • @raaxoruuxi3296
    @raaxoruuxi3296 8 місяців тому +3

    Amiiira calooshaaaa i hurisay qab qab ma jecli inaa saan la yeeelo😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @YahyeHazen-qp2ji
    @YahyeHazen-qp2ji 8 місяців тому +10

    Amiira wan jecelnahy❤

  • @user-zi9xy5tu1q
    @user-zi9xy5tu1q 8 місяців тому +2

    Amira wlhi dulqaad bu ilahay siiyay m.a alle haku siyadiyo wlo❤

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 8 місяців тому +10

    Sorry amiira deena m.a Dabeecad wanag san ee ledahay m.a❤

  • @anabishqi8863
    @anabishqi8863 8 місяців тому +6

    Muno amiira dhaf hadikle wa shamsi ayan kugu qadanayna hadaan nahay team 27

  • @dekasabriye9158
    @dekasabriye9158 8 місяців тому +8

    She is disgusting muno stop waxa yalaha qar prank magalan sorry amira sister

  • @nasraabdullahi
    @nasraabdullahi 8 місяців тому +2

    Amiira halaga leexdo gabadha hdee wax baran xataa qalbi ee ledehe hala ilaaliyo😢

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 8 місяців тому +4

    Man sha allaaah amiiro qurux waa qof qalbi wanaagsan❤❤❤

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 8 місяців тому +2

    Masha.allaah waa gabar dabeecad wanaagsan m.a keep going❤❤❤❤❤

  • @NNnnn751
    @NNnnn751 8 місяців тому +16

    Team 27 Hadan nahy amiiro kama kaftano wan jeclahy ❤ inkastoo aad tiri Waa prank Hadan ilma qurux badana

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 8 місяців тому +10

    I from Saudi Arabia🇸🇦 i love Somali people
    War soomali ba ehee liketa ii saara😂 i love Koko❤😩🥺

  • @omarosmaan6013
    @omarosmaan6013 8 місяців тому +5

    Masha alah amiro is not easy ❤

  • @shukriomar1802
    @shukriomar1802 8 місяців тому +2

    Muna star and koko is not easy 😂😂 amira qurux alwyz happy

  • @bashiircabdi1856
    @bashiircabdi1856 8 місяців тому +2

    Cunugtan waa dilaa kulaha kkkkk amiira ummaddeenna maaha 😂 laakiin aad bay u dulqaad Badantahay Masha Allah

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 8 місяців тому

    Waw Amira cadey wagabar qalbi wanaksan odabeycad fica oxushmad Le mansha alahu abayo macn

  • @user-rv1vu4fg4l
    @user-rv1vu4fg4l 8 місяців тому

    Wow ❤❤
    Amiira is good person ❤❤

  • @AmaalAmalhassan-iw2ox
    @AmaalAmalhassan-iw2ox 8 місяців тому +3

    Munooy hdaa ani ahaan lahaa wajigaaga oo buusbuusan arki lahyd aduunka bahdilka aa unecbahy

  • @sacdiaabdirizak756
    @sacdiaabdirizak756 8 місяців тому +3

    Aqoonta ayeey ku cilayan wlhi koko waa mutacalimad kulahaa

  • @qaradamcofficial5318
    @qaradamcofficial5318 8 місяців тому +2

    Amiro qurux wlhi waa qof dabecad wanagsan

  • @NafisaAbdi-mf5qy
    @NafisaAbdi-mf5qy 8 місяців тому +6

    Dabecadii oo qof ah wye amiira❤😊

  • @user-ft2on3wt8w
    @user-ft2on3wt8w 8 місяців тому +5

    Akhas doqondan uff😡😡😡😡😡😡

  • @mssCanada995
    @mssCanada995 8 місяців тому +3

    Amiiro raali galinteda ka sugeena 😢❤❤

  • @Qaasimqani4
    @Qaasimqani4 8 місяців тому +1

    Amiiro waa qof qalbi wa naagsan😊

  • @samiiromohamed7932
    @samiiromohamed7932 8 місяців тому

    Wooow i love imiiro m.a waa walaal qalbi leh❤

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 8 місяців тому +1

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @IkrandahirMohamud
    @IkrandahirMohamud 8 місяців тому +3

    Team qab qab waaa inaan arsanaaa 😊

  • @fadumocali6908
    @fadumocali6908 8 місяців тому +5

    Amiiro rali Gali noh munu wad nga xanajisay waxab prank mhn😡😡😡