VLOOG KOKO GURIGEEDA QOSOL IYO BAASHAAL 😂😂♥️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 465

  • @Muna_star
    @Muna_star  9 місяців тому +352

    Welcome asxaabtaa aad ayaa umahadsantihiin sida quruxda badan ayaa ii support gareeseen ♥️♥️

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 9 місяців тому +13

      manshaAllah Muna anigaa wn jeclahy dadka libintaa qiroo adhiga cml ❤❤❤horee usoco 100k 🔜

    • @rahmocadey5898
      @rahmocadey5898 9 місяців тому +4

      sidokale walashey qaliga wad uqalanta

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 9 місяців тому +1

      Scw

    • @cccccccc2542
      @cccccccc2542 9 місяців тому +1

      🎉

    • @awoiraahim
      @awoiraahim 9 місяців тому +1

      Congratulations 100k insh allh🎉🎉❤abyo😊

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 9 місяців тому +156

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw❤❤

  • @user-vw5jv2nq2y
    @user-vw5jv2nq2y 9 місяців тому +89

    First xabiib keena mohamed scw kusali ❤ illaheey qaatumada hano wanaajiyo walalayaal allahuma amiin

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 9 місяців тому +104

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️🫵

  • @user-tr9me2im6v
    @user-tr9me2im6v 9 місяців тому +38

    Muno star inta eyna tagin Waa in aan 100k gaadhsinaa she deserves it wllhi ❤🥹

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 місяців тому +106

    Ifrom Zambia🇯🇲 i love Somali people
    War soomali ba ehee lovta ii saara😂 somali win inshaAllah ❤️🇸🇴

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 9 місяців тому +2

      😂😂😂😂zambian baad iska dhigtay farax

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali4386 9 місяців тому +37

    Waba Soo Gaashe Ku Sali Nabi Maxammed Scw 🖤

  • @user-oy9sl8hl3x
    @user-oy9sl8hl3x 9 місяців тому +38

    Amira gurigeda noo soo duub
    Abayo ❤

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 9 місяців тому +45

    FROM TEAM 27 Asad, Amira, koko, Ceyda & Cumeer 😂😂😂

  • @bintabdalla1727
    @bintabdalla1727 9 місяців тому +30

    From Amira qurux 100k coming soon insha.allah

  • @user-hc9jv3pn8l
    @user-hc9jv3pn8l 9 місяців тому +9

    Abayoy mcney wan kulatalinaya gawar somaliyed ahay oo wllsha cml Marka abayoy dresta ku qurax bdnthy iskadaf sarualka hirata mana ku ficno inad xirato sababtoah gawar somaliyed Aya thy please wllshy qali iskadaf wa igacodsi xapptyey

  • @nastexaabdule8841
    @nastexaabdule8841 9 місяців тому +22

    from team 27 ❤❤ I hope before you leave Malaysia, you will reach 100k ❤❤

  • @user-ko1dm9ef1f
    @user-ko1dm9ef1f 9 місяців тому +19

    Form team 27 asad koko cayda cumeer amiira😂😂😂❤❤❤❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 місяців тому +24

    Muna miski from Koko Asad amiira keep going marhoraan ku kasaayay 😊❤
    فلسطين في القلب دائما وأبدا 💔🇵🇸
    مين مع فلسطين ❤🇵🇸🇵🇸👇🏻

  • @nimcomuxumed5530
    @nimcomuxumed5530 9 місяців тому +20

    Koko masha allah waa gabadh so dhawayn leh sidaa muuna magalada ugu shid🫡

    • @nihaaalaragsan1104
      @nihaaalaragsan1104 9 місяців тому +1

      Magala inte loga shiday vlog guri kulaha mey melaha lo dalxiso geyso maskinta😅😅

    • @qaalihassan4312
      @qaalihassan4312 9 місяців тому

      @@nihaaalaragsan1104why u geyneee guriga ayaaba ku filan 😂😂😂

  • @aminaali8887
    @aminaali8887 9 місяців тому +21

    Masha Allah koko House is beautiful ❤

  • @Maiza3
    @Maiza3 9 місяців тому +46

    From asad koko cayda cumeer amiira😂❤

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 9 місяців тому +8

    Maasha alaah Malaysia waan jeclahay from Canada 🇨🇦🥰🥰🥰🥰😁

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh 9 місяців тому +5

    Muna star 😂😂Arbacda?? soo socto waxaad u dabaal dagee. 100K😂 subscreb shan cisho kadib insha allah Muna star habeen kasta muuqal ayaa lagaa rabaa hal haben ha seexan dadaal record si ad u sameysid hory u soco

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 9 місяців тому +18

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤❤❤❤❤

  • @Alina12395
    @Alina12395 9 місяців тому +3

    ba video so gali xilyda ugu fican abaayo lkin marka muqdisho tagto haysaka seexan meesha active hada ahaato sida asad hajio waa tagaysa 500k 😢😊😊❤

  • @maryancali9757
    @maryancali9757 9 місяців тому +50

    😂😂anaga reer soomaali hada nahay hotels deena xafada koko aa qurxan😅

    • @user-ft2iz3qg7o
      @user-ft2iz3qg7o 9 місяців тому +2

      Ma sheegee marka😂😂

    • @NimcoMacallinAadan-xe5br
      @NimcoMacallinAadan-xe5br 9 місяців тому

      Noo qari hana sheegin walaley🤣🤣🤣

    • @NimcoMacallinAadan-xe5br
      @NimcoMacallinAadan-xe5br 9 місяців тому +1

      Noo qari hana sheegin walaley🤣🤣🤣

    • @xananxadari9202
      @xananxadari9202 9 місяців тому

      Naaa ha ceebyn Soomaaalilnd noqonyyyy Wadan qurba anaga hanoogu Bahdilin Dhoonkayay Ish 😤😏😏😏😏😏😏

  • @jowharcalixuseen2571
    @jowharcalixuseen2571 9 місяців тому +12

    Koko bulle gurigeeda waa kla aqaanaa ❤❤❤❤

  • @MaryanIbrahim-rx8mf
    @MaryanIbrahim-rx8mf 9 місяців тому +4

    From team 27specially team koko meshe kujirto waa ku jirnaa keep going muna star🎉

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 9 місяців тому +13

    5 cisho boqol iyo ka badan waa kugaaraysaa insha allaah (Arkaa milkiile)

  • @hamdisahansaho
    @hamdisahansaho 9 місяців тому +6

    Aan kusaliya nabigeena scw 🎉🎉🎉

  • @abdirashidkahiyehassan5786
    @abdirashidkahiyehassan5786 9 місяців тому +24

    KOKO is another level

  • @hamdawarda7528
    @hamdawarda7528 9 місяців тому +11

    From Amiira qurux qalbi dahab❤

  • @mariahassanomer1236
    @mariahassanomer1236 9 місяців тому +2

    Gbdhan maskiin waye asxaaabey inta maleysia kaso tagin aan 150k gaarsina❤🎉

  • @bashkaboy4815
    @bashkaboy4815 9 місяців тому +4

    Rer 🇲🇾 waxe nagaqarsadheen natuste maanta what a view wow keep going siz

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 9 місяців тому +8

    Next Amiira😂😂😂

  • @Amiira96
    @Amiira96 9 місяців тому +1

    Asxaabeey aan babino 100k waxba kama harsana haye muna msh allh waa qof degan hadana miskiiin ah m.a hadana qofkasto fahmeysa m.a keep going muna matnaba ha caajisin walashey

  • @queenmjupdalla8556
    @queenmjupdalla8556 9 місяців тому +7

    M.a❤koko house is beautiful..next Amira kasoodig❤❤❤

  • @abdullahiadan8513
    @abdullahiadan8513 9 місяців тому +2

    CAADI MAHA MALEYSEA QURUX BADANAA LKN WAXAA KA SII QURUX BADAN 2 DIINA MASHA ALLLAH

  • @ilaysbook
    @ilaysbook 9 місяців тому +1

    Muno. Dabaqa koko. Banaanka iyo barxadihiisa sifiican noogu soo duub. Ama dabaqyo aqatar ah malesia sifiican dhismeheeda u rabaa iyo deegaankeeda. Vlogyo kala duwan nooga soo samee

  • @MohamedAli-ke4mg
    @MohamedAli-ke4mg 9 місяців тому +2

    Jibsiga lays shirkadas waxaa iska leh yahuud inaa kadhacdee aheed aa midkale qadatid

  • @shukriomar1802
    @shukriomar1802 9 місяців тому +36

    Koko always happy 🎉🎉❤

  • @shamsaabdalla8374
    @shamsaabdalla8374 9 місяців тому +7

    Mashallah beautiful apartment coco

  • @casisajamalcasisajamal1625
    @casisajamalcasisajamal1625 9 місяців тому +2

    Anoo kasocda team 27 gaar ahaan amiira qurux wanaag love iyo follow kuLama dhaafin muna star abaayo ❤🎉

  • @user-ye5tr5um9f
    @user-ye5tr5um9f 9 місяців тому +3

    Team Koko hadanahay waan iskenay Munoz follow wanaga qabtaa

  • @-iqra_mahamuud
    @-iqra_mahamuud 9 місяців тому +15

    Muna qurux ❤

  • @Qu681
    @Qu681 9 місяців тому +8

    Masha Allah muno qurux ❤❤❤❤❤❤❤

  • @xafsohilaal8514
    @xafsohilaal8514 9 місяців тому +6

    Adi markaa wax gadaneyzid wax mut lasaaraa ama wax la shidaa xetahy hurdo nagu ridee dhagaha naga xanuun jisee saan iska badal 😢😢😂😂

    • @Nastii145
      @Nastii145 9 місяців тому

      😂😂😂

  • @Khaled-Qanciye
    @Khaled-Qanciye 9 місяців тому +2

    Camara da fadhiisi banana Ka iyo gudaha isku mid mahan gacan taadu hafadhido wll Shay qurux

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 9 місяців тому +4

    Keep going muno qurux ❤coming soon 100k🎉

  • @user-fz4cg4fb5k
    @user-fz4cg4fb5k 9 місяців тому +5

    Abayo macn wankaqadnay asxabtenana igusalama

  • @user-zu3ng1kg2v
    @user-zu3ng1kg2v 9 місяців тому +3

    Waxba lagama qaban karo team 27 waayo wa ku kala kiciyeen❤

  • @salmamaxamed703
    @salmamaxamed703 9 місяців тому +5

    🎉congratulations sis❤ keep going am from mom deqa❤❤😊

  • @Anissa_Saeddd
    @Anissa_Saeddd 9 місяців тому +2

    Acrophobia qaba Ani Meelha dhaadheer mba kori karo wllhy 😭

  • @cccccccc2542
    @cccccccc2542 9 місяців тому +7

    Quruxey waanku taageeraa ❤

  • @rayancdy3144
    @rayancdy3144 9 місяців тому +1

    Wllhi waa babiseen 31 to 63😮🎉🎉🎉

  • @caaqildeeq2116
    @caaqildeeq2116 9 місяців тому +2

    Froma team 27 muno star

  • @queenlovebbe4104
    @queenlovebbe4104 9 місяців тому +7

    Team 27 aa muna garsiino 100k 7 days l.a 🥰🥰

  • @user-bf3cj7jq8v
    @user-bf3cj7jq8v 9 місяців тому +5

    Team 27 🎉

  • @Dunka_Cali
    @Dunka_Cali 6 місяців тому

    Masha alaah hpo mcn farxad igu noolooow❤❤

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 9 місяців тому +2

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @flight_pilot249
    @flight_pilot249 9 місяців тому +6

    Waxan ku rajeynaya 100k ❤🎉

  • @user-oz6mw8fd8f
    @user-oz6mw8fd8f 7 місяців тому

    Koko wan jeclahy inan la kulmo waa gabar qalbi nadif ah iyo amiiro wan jecalhy wllhi ❤❤❤❤❤❤❤ adno waa gabdhaha maleysiya ugu qalbiga wanaagsan wllhi allha xfdiyi dhamantoda ❤❤❤❤❤❤ adno amiro koko la kulan kiina waa ii farxad wllhi 😢😢

  • @AniisaCabdiraxman-ob5rf
    @AniisaCabdiraxman-ob5rf 9 місяців тому +6

    Frome qab qab

  • @saparinali2714
    @saparinali2714 9 місяців тому +5

    M.allaah koko her house

  • @MohamednoorAbdi-ll7dq
    @MohamednoorAbdi-ll7dq 9 місяців тому +2

    Muna star 100 kun ya kurajeina 7 days 💫

  • @SihamaliNur
    @SihamaliNur 9 місяців тому +5

    Asc abaayo wxan kuweediinaa aawy wiilki walaka ahaa oo kilida loobixinaayay manoolyahy xaldii wsidee😢

  • @safaomer-yc4yw
    @safaomer-yc4yw 9 місяців тому +3

    welcome from TEAM 27🥰🥰🥰🥰

  • @Ina.ahmed346
    @Ina.ahmed346 9 місяців тому +8

    From amiira qurux❤

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 9 місяців тому +3

    Next Amira u tag ❤❤

  • @user-em2tq9tw7y
    @user-em2tq9tw7y 9 місяців тому +2

    Koko iyo cayda iskudar please 😂😂

  • @xaawoxusen-pb5ji
    @xaawoxusen-pb5ji 4 місяці тому

    ماشاءالله بارك الله my queen 👑 Koko bulle ❤❤❤

  • @Abdinasir__
    @Abdinasir__ 9 місяців тому +8

    Welcome muna ster waxaa kasoracay team27 ❤❤

    • @Abdirahman_Maanka
      @Abdirahman_Maanka 9 місяців тому

      Team 27 ani neh maisoraci karan ilahey dartis😢❤🙏

  • @user-de8nl4qr5r
    @user-de8nl4qr5r 7 місяців тому

    Maasha alaaha ale ha ku xifdiyo

  • @xamdiwarfa6216
    @xamdiwarfa6216 7 місяців тому

    muno wlh wax kalaa tahay qabkaa muqaalka u duubtay iyo editingkaba😍

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 9 місяців тому +2

    Next Amiiro gurigeda u tag Abayo

  • @XawoCali-bd4tr
    @XawoCali-bd4tr 9 місяців тому +2

    from Amira quru🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 9 місяців тому +1

    Form asad hajiyow keep going my sister

  • @Samiyitamouse7
    @Samiyitamouse7 9 місяців тому +18

    Mashllah keep going sisters ❤

  • @CibaadoCaray
    @CibaadoCaray 9 місяців тому +2

    From tiim 27 100k 7 days insha Allah 🎉🎉

  • @umumuscab6790
    @umumuscab6790 9 місяців тому +3

    Welcome muna from team 27

  • @Nooreen9
    @Nooreen9 9 місяців тому +1

    Waa aduun muno istar 5hr gudaheed 40k kudaawaneeso keep going

  • @user-od1cm3ly9p
    @user-od1cm3ly9p 9 місяців тому +1

    From amiiro insha allah soon abyo 100k😢❤

  • @nihaaalaragsan1104
    @nihaaalaragsan1104 9 місяців тому +1

    Sxipe reer magaal iska dhig hee yalaga dareemin tankle melaha loo dalxiiso igey ma dhahdid nagta xethy vlog guri wah intasna wa kaftan😊😅😂😂

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 9 місяців тому +2

    Wcs alx wa dhawhy marti marti mel ku tuur shqeso abaa next guriga adno ka sugaa hppti 😂❤

  • @Fofoahmed88
    @Fofoahmed88 9 місяців тому +1

    Iska joog malaysia 200k ama 300k markaad gaartid soolaabo

  • @user-fi9qw5gp8u
    @user-fi9qw5gp8u 9 місяців тому +1

    From team 27 welcome xabibti

  • @dekasabriye9158
    @dekasabriye9158 9 місяців тому +1

    Aby fudfudedka wax yar iska da. Dadka majclo qofka fududud I give you advice sory if you angry

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 7 місяців тому +1

    Maasha allaha ❤❤❤❤❤

  • @user-sr4qs8vv9q
    @user-sr4qs8vv9q 9 місяців тому +2

    Sabkaras kusaray. Madama aad kusooobiirty team 27. Well come team 27 xpptii❤❤❤❤❤❤🎉

  • @fartuunqrx3565
    @fartuunqrx3565 9 місяців тому +4

    Keep going 🎉 zizter🎉❤

  • @SaredoJamaa
    @SaredoJamaa 7 місяців тому

    M.a koko sidedaH uqurux badan yahy gurugu ❤❤

  • @maxamed231xade4
    @maxamed231xade4 9 місяців тому +3

    Waa diyarsnyah

  • @Maryan_Ali
    @Maryan_Ali 9 місяців тому +2

    USA wa nacay markaan Maleysia arkay siiba guriga Koko ay dagan tahay wan soo socdaa daris ayan kula soo noqonaa koko😂

  • @user-ld6jn7wn2g
    @user-ld6jn7wn2g 9 місяців тому +2

    From koko❤ and the rest team

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 9 місяців тому +1

    70k coming soon

  • @dajiaibrahim9265
    @dajiaibrahim9265 9 місяців тому +1

    From team 27

  • @ayehhamda5532
    @ayehhamda5532 9 місяців тому +2

    From Amira qurux

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 9 місяців тому +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @user-rh3hb6cd5m
    @user-rh3hb6cd5m 9 місяців тому +1

    From koko & cumeer & ceyda & azad & arimaheena & amiira & adna & & ayaaniita & fawsia & saxaaf & faadil & saalax & ibra & Alpha & cimraan & imaan & enjoy & aamina abdiqadir & ifrah qaliif &

    • @Quruxsan_Halawi
      @Quruxsan_Halawi 9 місяців тому +3

      Wlhi isku mid nahay UA-camrs ka Somalida dhan only malesia kala socdaa io shadiyo sharaf😂😊

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 9 місяців тому +2

    masha Allah koko gurigan meeqay ku dagantahay

    • @samiraabdi1809
      @samiraabdi1809 9 місяців тому

      channelka asad kasoo fiirso hada ka hor video ka sameyaY

    • @idildaganofficial9137
      @idildaganofficial9137 9 місяців тому

      @@samiraabdi1809 videoga ciwankisu wa maxay

    • @user-fy1od7ip3i
      @user-fy1od7ip3i 9 місяців тому

      Mar uu asad weydiiyey waxay tidhi 900 dollar

  • @xamsewalaalo5240
    @xamsewalaalo5240 9 місяців тому

    ❤❤ mnsha allah koko martigalinta way ku fiican tahay

  • @ajmalexsaas2927
    @ajmalexsaas2927 9 місяців тому +3

    Amiira next utag muno plz 💘❤♥️😥

  • @abdifitahabdullaahi1999
    @abdifitahabdullaahi1999 9 місяців тому

    Abaaayo Talo Kusiiina Iskuday Videowyada Inaaa Sooo Gaaabisid ❤️🫵🏽

  • @RaabicaAbdilaahi
    @RaabicaAbdilaahi 9 місяців тому +1

    Mar hada team 27 kaso muqto views la an marnba kuguma dhcyso😂😂😂