CAMERADA GADAASHEED MAXAAN KA QABANA BEHIND THE SCENE QOSOLKA ADUUNKA😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 300

  • @Nasren2
    @Nasren2 10 місяців тому +76

    Omg amiray codsigeni wano tixgalisay away gabadhi habenki dhahey hadalkan😂❤

  • @qaalimaxamed6382
    @qaalimaxamed6382 10 місяців тому +87

    Gifdiga rali galin wye team amiira isn't easy 😂wakaa qabnaa lkn markle amiiradena hanaga tabanin wyo amiiro waa boqoradena hadaa nahay team amiira❤❤❤

    • @simanmoha6064
      @simanmoha6064 10 місяців тому +3

      Aado weyn qoftaas kama kaftano😂

    • @hoodoabdirahman6643
      @hoodoabdirahman6643 10 місяців тому +1

      Usheeg qofta🎉Amira queen inay notahy😂

    • @ayanciska4800
      @ayanciska4800 10 місяців тому +1

      Amiro wa gabdhah Akhlaq leh ixtirama leh dulqaad leh MashAllah

    • @ozil699
      @ozil699 10 місяців тому +1

      Waa run gab
      Adh
      A maka kaftano😢😢😊

  • @faraxsan8583
    @faraxsan8583 10 місяців тому +59

    😂😂ogudambeen qoftii raligalin ayey bixise team Amiro is not easy 😂😂😂🎉

    • @izabeella0232
      @izabeella0232 10 місяців тому +1

      Haaaa washamsi ku sikaataay😂😂😂

    • @ashagedi4525
      @ashagedi4525 10 місяців тому

      Qofte waye

  • @Saphiamohammed3641
    @Saphiamohammed3641 10 місяців тому +36

    Ileen ceyda waxa laga shegayo run waye maskiin waye bee😂❤

    • @quruxleyqalanjo5485
      @quruxleyqalanjo5485 10 місяців тому +6

      Wiilkaas il ay lariden maskinka sidu faxfax u aha wlh halmaru isla damay calamadihi isha o caadi ahna waka dareemay an youtube kadaaaday calamadaha isha

    • @Juusto-o4b
      @Juusto-o4b 10 місяців тому

      @@quruxleyqalanjo5485 armuuu gabdhaha badan guriga joogo ka xishoonoya ,calamada isha sidee noce bee dadka ka dhigan na

    • @nasteexobashka5251
      @nasteexobashka5251 10 місяців тому

      ​@@quruxleyqalanjo5485wlhi waa iga qoslisay 😂😂😂

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 10 місяців тому +85

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵

    • @nastexofaarax5326
      @nastexofaarax5326 10 місяців тому +3

      Scw scw scw scw scw

    • @Cabdiraxmaan8
      @Cabdiraxmaan8 10 місяців тому +2

      صلى الله عليه وسلم

    • @AsmaCrashiid-gk8ds
      @AsmaCrashiid-gk8ds 10 місяців тому +1

      ❤❤❤❤❤Scw scw scw❤❤

    • @cabdiraxmanciise5534
      @cabdiraxmanciise5534 10 місяців тому +2

      Scw

    • @Juneydiboy123
      @Juneydiboy123 10 місяців тому +2

      الله اكبر 😔 صلي الله عليه وسلم ♥️ اللهم أجرني من نار 🤲 الحمدلله على كل حال 🤲 سبحان الله العظيم

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 10 місяців тому +33

    Amira iyo koko qosolka iga dhamayseen😂😂muqaalka inta danbo koko se kursiga u qarisay🤣 sxbo is jecel m.a allaha ni xafido❤❤❤❤

  • @faadumomacalim4073
    @faadumomacalim4073 10 місяців тому +36

    Amiira qosol miirana tahay wlhi😂😂 adi i koko wad isfahnsntihin m.a😂😢🎉

  • @SILENT______GIRL143
    @SILENT______GIRL143 10 місяців тому +28

    Sidaan lee ufaraxsanoow marna yeysan xaaladaha kubadalin amiira Deena 🎉❤❤❤❤😂😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 10 місяців тому +16

    Amira hada ayan channelka ceyda fiirsanayay ugu danbayn waad guulaysatay 7 gabdhood ayad kasoo badisay masha Allah Amira su aalihi xalay aad waydiinaysay team 27 IAMK iyo Faadil iyo Armaan soo qabo qof walbo waxay ka qaatan aan aragnee please ❤😂

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467 10 місяців тому +33

    😂😂😂 ala amiira saan uqoslaayey wn daaley wlhi m.a farxada alaha kuu siyaadiyo agtaada laguma caajizaayo wlhi😂farxad baa taala❤

  • @fadumosaidmahmuud5068
    @fadumosaidmahmuud5068 10 місяців тому +23

    Alla amiiro marka gulaysatay saa u farxayaa masha Allah keep going aqwaan❤❤

  • @Queensapnaa-u1f
    @Queensapnaa-u1f 10 місяців тому +19

    Ala koko funny waayeh😂😂😂 hanaceybeynin kulahaa😂😂

  • @hoodoabdirahman6643
    @hoodoabdirahman6643 10 місяців тому +37

    Nosobadi amiira behind the camara vedio goda😂❤

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey4083 10 місяців тому +15

    Amira sauqeliyay marka gulesaty marka isku kalsontahay o tahay qof dacad ixtiram badn horay usoco xppt iska kajacelahay xppt caminsoon 700k ❤❤❤

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 10 місяців тому +20

    Congratulations 🎊 amiradeNa cawo ku faraxsanhy inad guleystay always the wiN😊❤

  • @AminoMohamed-c8e
    @AminoMohamed-c8e 10 місяців тому +4

    Amira qurux gabadheyda oo afar jir ah ayaa ku taageerto teamka dhan adaa kaa jeceshahay amiira is not easy

  • @tiktokInfo-kr2fk
    @tiktokInfo-kr2fk 10 місяців тому +15

    Amira wax saan camala noso duub funny weye😂😂

  • @axlaamcumar5905
    @axlaamcumar5905 10 місяців тому +17

    Amiira thanks Asad iyo adi Dhibkina jeclahay qosolka iga dhamaday 😂😂

  • @MunaCumar-n3u
    @MunaCumar-n3u 10 місяців тому +6

    Amira ilaasho koko m,a wlhi siday kuu difaacdo ka yabay

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin 10 місяців тому +27

    Masha allah it is so funny wallhi behind the scene 😂😂😂

  • @Subarman32
    @Subarman32 10 місяців тому +12

    Guushaad waan la ilmeyay wlli caawa wllshya amiira qurux guulayso bilaw ila dhamaad garabkaga ah ❤❤❤❤❤

  • @maxamedcali6098
    @maxamedcali6098 10 місяців тому +18

    Congratulations 🎊 amiira qurux wn ku tagerayy inad badiso gameka kin Cayda ❤🎉

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 10 місяців тому +5

    Ohmg sidee u ilalineyso le jah Ha iga dhicin ayee dhahdy Oooh my laceylo😂❤❤❤

  • @abdifitahabdullaahi1999
    @abdifitahabdullaahi1999 10 місяців тому +5

    Amiira Qurux Waligaaa Sidaaan UdhoooLa Cadeeey!!
    Farxadaada Ayaan Anagana Kufaraxnaa Taaas Maanka KuhaaaY!!
    ❤️‍🩹❤️‍🩹🫵🏽🫵🏽

  • @ayaanabdila111
    @ayaanabdila111 10 місяців тому +6

    Cayda UA-cam comments so aqri wllhi anaa yabay siday dad kadu kujecel yiihiin❤❤❤

  • @NasteexoCabdi-qp9vm
    @NasteexoCabdi-qp9vm 10 місяців тому +5

    Walahi abaayo adi iyo koko waad isfahansantihiin m.a

  • @Rahma419-k4w
    @Rahma419-k4w 10 місяців тому +4

    Ala amiiry caawa saanuku farxy guushada wllhi suki kri laa caawa dhan wan udhararyay waligaa gulyso walshy mcneyyyy wan kuku ogaa kartida ❤from somaliland 😂🥰🥰🥰🥰🩵

  • @faadumoqaali7578
    @faadumoqaali7578 10 місяців тому +7

    Amiiradeen yaan nalaga taabn hadii kle team amiir talba kaloo qaldan hadii xageda loo qado wa shamsi baa xigi😂😂😂😂qli dhigaa u saree❤

    • @s..5631
      @s..5631 10 місяців тому

      Somha😂❤

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 10 місяців тому +11

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)❤🕋❤❤❤

  • @UmuMuhanad-z4h
    @UmuMuhanad-z4h 10 місяців тому +4

    Yes codsigyga wa samese sami amiira tnx yaqy love u rebly ina iso gasho le idhiman😂😂😂😂

  • @muhubaMaaalim
    @muhubaMaaalim 10 місяців тому +8

    Ala amiiroy thank you abayo codsigeygi wye😂❤❤wali xita ma dawaanin runtii waku heysta

  • @farxiyayusid7421
    @farxiyayusid7421 10 місяців тому +12

    Amiira mahadsanid maadama aad codsigee ii fulisay lkn waxa ka fcnan laha inaysan ogen aad qariso camera da 👸🖤🥺😫

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 10 місяців тому +6

      lkn anshax ahan ma wanagsana without camera waxe raban is dhahan hadi la rabo dada la jafa so iney ogeysiiso u sharaf ah

    • @farxiyayusid7421
      @farxiyayusid7421 10 місяців тому

      ​@@Uqtimuslimahhaa sax wye haday wax munaasib ahay sheegan lacala waa biniaadam mute la saara ama cut la dhaha dhip maleh taas qof maantoo dhn qof xamanayo majirto soo maaha waa dad waa weyn

  • @khadritamoha1562
    @khadritamoha1562 10 місяців тому +4

    Amiiray hambalyo hambalyo mcnto wllhi caawa saan u farxay ayeeyo i dhahday naa ma Palestine ba guulaysaty saan u boodbooday darteed m.a guushiina wd noo so hoysay thanks amiira mcnto mnta xitaa tiktok kala hadlay oon islahaa aramy guuldarysata wna ku dhiirigaliyay m.a

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +29

    I'm from Palestine 🇦🇪 I Love Somali People 🇸🇴 I don't know why all the world are against Us 🥺💔 😢

  • @cabdishakurmahamed8404
    @cabdishakurmahamed8404 10 місяців тому +6

    Cumeer halku Naga so Fiiiranayo😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ikrandaahir6174
    @ikrandaahir6174 10 місяців тому +3

    Amiira guul mar walba guuleso abaayo mcn boqorad baa tahye

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 10 місяців тому +33

    inta daawneyso video gaan ayakoo KABO LA AAN AH LIKE ISKA SAARA 😂❤
    FREE PALESTINE 🇵🇸 GANG
    👇

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 10 місяців тому +12

    Amira qurux so funny ma😂😂.😂😂

  • @YaasmiinXuseen-h8o
    @YaasmiinXuseen-h8o 10 місяців тому +14

    Ku salli nabi Muxamed ❤

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 10 місяців тому +12

    Kusaliya rasuulka scw❤❤❤❤❤

  • @Mssmalika-q4n
    @Mssmalika-q4n 10 місяців тому +6

    Amiiro koko ilasho way kujecesha hay dhulka kakac way kannada walah walasha adi iyo iyad wa ni jeclahay bar comments tus koko plz plz plz muqalka kusoodar akhwaan

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 10 місяців тому +2

      Ha wlh wan qiirodey sxbo is jecel waye

  • @Decojr18
    @Decojr18 10 місяців тому +7

    Hooyo❤️‍🩹
    Noloshaydu waa adiga ❤
    Farxaddayda dhoola cadeyntaada 🥰
    Jaceylkeygii kowaad iyo kan dambe waa adiga😘❤

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 10 місяців тому +4

    Amira congratulations finally wad gulaysatay 🎉🎉🎉

  • @cabdicasiiskoodmujaahidkoo226
    @cabdicasiiskoodmujaahidkoo226 10 місяців тому +3

    Amira qofta ugu fiican ee aan arko hore u soco wlaal qaali ❤❤❤❤❤

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j 10 місяців тому +7

    10:17 😂😂😂kursiga ee var kuso qabty koko😂😂

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax 10 місяців тому +6

    Wax ku dhibo illhy kuma tuso hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤❤

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 10 місяців тому +10

    Wow amazing keep going amira 🎉🎉😂😂❤❤❤

  • @ahmedcawke6816
    @ahmedcawke6816 10 місяців тому +5

    😂😂😂😂 caawa saan u qoslay wlh thx u guys make me laugh

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan3244 10 місяців тому +1

    Gabadhan Amina waa Aminadi iigu horeesay oo dheer aan arko

  • @XafsaQaali
    @XafsaQaali 10 місяців тому +3

    Caawa hadan team amiiro nahay wan raxey sanay teda kle amiiro marwalba guushada waa farxadeena horay usoco qurux leydeena muno starne rali galinta kaqaata my famaly team amiira waanii jeclahay❤❤❤❤

  • @kiyoka_bl
    @kiyoka_bl 10 місяців тому +5

    6:59 fav scene ❤😅

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 10 місяців тому +11

    Ceyda xishodkisa❤😂

  • @casisajamalcasisajamal1625
    @casisajamalcasisajamal1625 10 місяців тому +2

    Akhwaan caawa waa naga farxisay saa kuuu tashanyney congratulations Congratulations ❤🎉

  • @suhuurdhiblay
    @suhuurdhiblay 10 місяців тому +2

    Ar idinka dhibkiyo socda😂😂😂amiira love you 700k coming soon l.a❤

  • @xamdidaauud5754
    @xamdidaauud5754 10 місяців тому +4

    wllhi hala dampe videoga
    koko iyo amiira waan kuso ceshceshty masha allah waa idin jeclhy❤❤❤❤😢😅😊

  • @jqyr44....
    @jqyr44.... 10 місяців тому +4

    Amiiro keep going shaxda saan lee nola soo scdsiiii😅😅😅😅😅

  • @RIDWAYUSUFMOHAMED12345
    @RIDWAYUSUFMOHAMED12345 10 місяців тому +2

    Noo soo badi Amiro vedio behind the scenes ah funny weeye

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 10 місяців тому +9

    Amiira saan kula farxay caawa guushada 😂🎉❤❤🎉🎉

  • @bahjanuura-m6g
    @bahjanuura-m6g 10 місяців тому +2

    Amiira quruxee wankujeclahay wllhi abaayo waku tagera❤🎉😊

  • @Bellahadid27
    @Bellahadid27 10 місяців тому +5

    Amiro ceyda jmcd iyo ardeynimo hdu so hdal qaado wax ha dhihin waxa lga yba inu isdhaho waxbrshda ka xunthy ok

  • @abdirashiidmohamed5211
    @abdirashiidmohamed5211 10 місяців тому +6

    AMIRO HADA ISLA SHAQEYN LAHAYN FARXAD LEBA KUJIRI LAHA MANTA DHANA QOSLOOOSA😊

  • @ilyaasfaarax3279
    @ilyaasfaarax3279 10 місяців тому +6

    Waxaa uxiisnay amiiro iyo ceydaiyo asad markey samenayann

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 10 місяців тому +1

    Ama rali gali ama hagalin mugoo ani kuma wato my amiira nuura allah noo daayo❤❤

  • @saabiriin342
    @saabiriin342 10 місяців тому +4

    Amiira qurux is not easy Goolayso mar waliba🎉🎉🎉🎉❤❤

  • @Shacaybaadan-baaska
    @Shacaybaadan-baaska 10 місяців тому +1

    Wlshy qli halagadhsiiyo 700k biliis asaxabta waa codsi wllshy amiira qurux hore usoco wn ku salamay wll qli❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CqaniAhmed-p8c
    @CqaniAhmed-p8c 10 місяців тому +2

    Amiira 700k hanbalyo coming soon ❤❤

  • @faizahhassan3862
    @faizahhassan3862 10 місяців тому +2

    Adiga usita teem 27 waliga bahdilad ha aqbalin love you ❤❤❤

  • @ZuhayraAhmed
    @ZuhayraAhmed 5 місяців тому

    Maasha alaah tabaarka alaha ilaahey ha nu barakeyo

  • @ifraaxxilkas5169
    @ifraaxxilkas5169 10 місяців тому +2

    Amira congtatulations alpi❤❤❤❤🎉🎉

  • @faadumomacalim4073
    @faadumomacalim4073 10 місяців тому +1

    Mash allh abyo keep going 700k coming soon 😊❤

  • @DeeqsanShaafi-zm3nr
    @DeeqsanShaafi-zm3nr 10 місяців тому +7

    Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo Hanblyo ❤❤❤❤❤ amiira qurux ❤❤❤❤❤

  • @Salwiitasalwita
    @Salwiitasalwita 10 місяців тому +1

    Ala amiiro markad guulesty saa u farxylee m.a abyo ❤

  • @Inaineciyaaroge
    @Inaineciyaaroge 10 місяців тому +1

    Wllhi funny waye video yawgane kale nogu soceli abayo 😅😅

  • @deeqamohamed320
    @deeqamohamed320 10 місяців тому +4

    Koko iyo amiiro videogy ku jirn wa jecrlhy

  • @nadiifomacalin-r7i
    @nadiifomacalin-r7i 10 місяців тому +1

    Hamblyo walashey marka guleysatey saa u farhey masha allah ❤❤❤❤❤

  • @AniisaMohamud-zs1ti
    @AniisaMohamud-zs1ti 10 місяців тому +2

    Arday boy Ardayga kaleexda abaayo waa Arday daacahe

  • @MudanAnwar
    @MudanAnwar 10 місяців тому +1

    Amiira yaakhi ka aargooso dee muna 🌟 🤩 plz prank

  • @Iman-321
    @Iman-321 10 місяців тому +2

    Amiro muna maskiinta dadka ceyna ka celi abyo waxyar kula kaftame wax weyn ka dhigen

  • @AHLAAMIITAMOHOMED123
    @AHLAAMIITAMOHOMED123 10 місяців тому +1

    Wllhi. Ceyda maskiin waaye😂

  • @fatmaaxmed13
    @fatmaaxmed13 10 місяців тому +4

    Ani jaamacad ma ku weydiiyy kulahaaa amiira😂😂😂😂

  • @ABDIFATAHIBRAHIM-90
    @ABDIFATAHIBRAHIM-90 10 місяців тому +2

    Amira qurux m.a keep going ❤❤

  • @Juusto-o4b
    @Juusto-o4b 10 місяців тому +1

    Hambalyo amiiradeena caaaawa sidaa kugu tashaneynay baa nooga farxisay 🥳🥳🥳🥳🥳🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 10 місяців тому +1

    M.a Amira qurux ❤🎉keep going my sis

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 10 місяців тому +1

    Wllhi team 27 caadi ma aha qosalka ayee iga dhameyeen funny masha.allaah ❤❤❤❤❤

  • @NaaNa356
    @NaaNa356 10 місяців тому +1

    4:25 kooko markey qosleyso ceyda bey firaneysi😢😂 Maskiin asiga meelbuu kumashquulsanyhy😊😂😂

  • @xamdidaauud5754
    @xamdidaauud5754 10 місяців тому +2

    amiiro dhipkiyo qofa wye wllhi❤❤❤😂

  • @aragsanugaas5365
    @aragsanugaas5365 10 місяців тому +2

    M.a amiira waan kujeclahy ila sooxariir abyo mcnto

  • @AaminoYaxye-h6x
    @AaminoYaxye-h6x 10 місяців тому +1

    Amiira qurux lovee u hpptii😩❤

  • @Kingziggy654
    @Kingziggy654 10 місяців тому

    Wow soo badiya alaabahan cml long life team 27 ❤🎉

  • @MohamedAamin-f3o
    @MohamedAamin-f3o 10 місяців тому +3

    Amiiradeyda ku taageera❤❤🎉🎉

  • @mushtaaq318
    @mushtaaq318 10 місяців тому +1

    Congratulations 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤my quen amiira qurux🎉❤❤❤

  • @CanabmaxamedGeedi-pp9eg
    @CanabmaxamedGeedi-pp9eg 10 місяців тому +1

    Amiro fanny cawa noo soo badi kuwan camal

  • @akhdarmohamed-dg2db
    @akhdarmohamed-dg2db 10 місяців тому +1

    Gift raali gelin miyaa team Amira isn't easy 😩😘😂

  • @NazaalMahdi
    @NazaalMahdi 10 місяців тому +2

    Inta hada kadib vodeo yashan rabto 😂

  • @naqiilmedia7670
    @naqiilmedia7670 10 місяців тому +8

    اللهم انصر اخواننا مسلمين المستضعفين في فلسطين 😢🎉

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 10 місяців тому +2

    Qab qab wanu kuwadana xbbti❤😂

  • @sahrishsahrish
    @sahrishsahrish 10 місяців тому +3

    Koko waa iska jeclahay walaahi

  • @nasricali7870
    @nasricali7870 10 місяців тому +1

    Team amiira hadaa nhy cawa wan badinay😍

  • @QureeshoIbraahim
    @QureeshoIbraahim 10 місяців тому +4

    Amiiro is not easy 😂😂😊❤

  • @hayaat2768
    @hayaat2768 10 місяців тому

    Hambalyo amiira quruxey 700k is coming🎉