Girl you so smart Masha Allah. LKN maxee kuugu taal Dumarki somaliyeed wa is xilqaami la'yihiin oo gabadhan markasta waanisa waxay garsiin la'yihiin 100k iskada inay 1m garsiyanee. dadbadan oo wax micno leh ama bulshada wax mihiim u ah aan sheegin ayaa 500k ama 1M heesta!! girls boorka iska qaada abayadan sidee ino dhiirigeliso an u dhiiri gelino oo bal an garsiino 500k/
Masha Allah walaashay qaali wax badan baab kaa faaiday xaga dhaqaalaha iyo kuwa badan oo kale marwalbo aan wax sameysto waan ku mahadnoqaa waliga horo usoco waxaa tahay gabar ku dayasho mudan Allah kuu barakeeyo family kaaga
Abaayo mcnto waad ku mahadsantahay ❤❤❤❤❤ aqli ma Lahey n adi horta qosol iyo sheeko ayaa LA iga qaada jiray horta abaayo wax yaabo badan oo iheysto ayaan kushega lahaa ee meel aan kalasoo xariro isheeg mcntp
Hamdey waan kusalaamey abaayo Oslo ayaan kula jooga. Telkada maheli kara ? arin baan ku waydiin lahaye❤ Sacda OO ku nool Oslo Norway,waanan ku taageera inder.
Asc aby hamda wan ahy gabar hooyade lanno Aby hoyo garashu malahan wax imasiso marka Aby wax ayan sameysana hadan isdhaho waxna mahayo wax aan ku samaytu aby ilasotali
8 sano ayaan sweden jooga walina waxba ma qabsan sandakan ka hor 1000 dollar baan save garaysata hada bil walba adana ka danbeyey wllo dhiiri galintaada
Asc soobadi dhiirigilintaan abaayo adigaa idhaqaajiyey shukran walaahi markaan kumaqlaa aniga jaa inaa wax meel dhigtay dareemaa ama niyeesta masha allah adiga waakuu duceeyay
M.a walhy gabadhan maalintan yetebkeda arky ugu yaaran tobam muqaal ayaan fiirsady m.a laysma xaqiree noloshayda way is badashay dhiri galin ayaan ka hely walashy m.a allha ku xafido ❤❤❤❤❤
I needed this advice today thanks sister 😊
Wax yabaha aan xamdi ku tagero waxa kamida ka hadalka dhaqaalaha iyo muhiimada uu leeyahay
tank you my sister ❤
Aniga waxaan ahaa den den kugaar keetmalaheen alxmd inbadan kudawadaa sanat lacag Ayaa meel iidhimatay alxmd deenkine waankareestay ileen dukaan meshanoo tafariiq ayaanba urigeesnaa markaan kawareegtay gafuurkaa leetagay Ane dhiragalin inoqotay wayo lacagteydeba sxb igula ahaayeen karestay shiitnimadii thanks adiga iyo gabdhabadan aandawado🎉
Soo badi oo noogu soo celceli xbbt role modal baan noo tahay reer Somalia
Girl you so smart Masha Allah. LKN maxee kuugu taal Dumarki somaliyeed wa is xilqaami la'yihiin oo gabadhan markasta waanisa waxay garsiin la'yihiin 100k iskada inay 1m garsiyanee. dadbadan oo wax micno leh ama bulshada wax mihiim u ah aan sheegin ayaa 500k ama 1M heesta!! girls boorka iska qaada abayadan sidee ino dhiirigeliso an u dhiiri gelino oo bal an garsiino 500k/
Masha allah alle haku barakeeyo shaqayso ayaan is lahaa oo dhawr meelod ayaan shaqo u doontay meel waanba soo helay walow ay igu adkaatey
Lkn nasiib xumo naas ayaa i xanuuney oo waan tegj kari waayey caruurtii ayaanba dirqi u haystaa alx waxaan oga gul leeyahey iisoo duceeya caafimaad deg dega isiiyo 40 qof ducadooda waala aqbalaaye ducada iisoo badiya 😓
Alle ha ku caafiyo qaali
Ilaah haku cafiyo abyo
caafimaad xayi ah allaha kusiiyo quraan isasaar saliga nabigana scw badi
Alleh haku cafiyo wll
Allha kucafiyo xbbt
Masha Allah 🙌walalo waad mahadsantahey ❤
Masha allah tabarakalah mahadsaniid abayo dhirigaliin muhiim uu ah gabdhaha somaliyeed ruun ahaantii qofka inuu wax dhaqaleesto waa muhim gabdhaheena ayaga iskuu maqan maxeeyba wax dhaqaleysan heblo iska tiri ayaa nafta kaa qadeey heblay daha uu xiran anigana waa inaan xirta ayado awoodiin sababtaa ayeey hadhoow bananka cidlada ugu soo dhaceeysa
Maasha allaah Rabbi ha ku barakeeyo adiga iyo owlaadaa iyo seygada qof qimo badan oo waano wax ku ku oolah noo sheegta ❤❤
nu jecliya Xandi fariid syaa tahayy masha allaah 😄😄😄 anigoo meelkale jooga ayaa tahay wale hadalkaga caqligaaga waxkasta oo igu jira iyo inka badanba way kugu jiran waan ka helaa runtaada dookhaga caqligaaga labiskaaga dhsqaalaha iyo bisniskaaga sidaad noo caawiso afmiidhaarnimadaada ilahay ha ku xafido
Qof cajiba masha allah Quruxy xage kaalaso xidhidha
Masha allh xamdi aad bad ugu mahadsanthy dhiirigalinta iyo Booska weyn oo aad nogaso baxday jasakallahu khayr waa mowduc muhiima sii wad
Manshallaah fariid
Masha allah Abayo dhiira galiso
Quruxeey mxan bari hore kuu baran wayey iminka muddo laba cisho ah ayan ku aqana wlhi wx badan ayan ka faiday❤❤ Alle haku barakeeyo
mansha allah anagu waanu fiicanaha alhamdulilah adiga jazak allahu khayr
Walee waa run anoo iskuul dhiganaya oo aan dhib arag allxd ayaan waxaan ku fakari jiray inaan shaqeeysto diidayna shukaansi nin oo dhan waalidkeeyna ay wax aan rabin igu qasbaan allxd waana ku guuleeytey oo wax taray dadkeeygii oo dhan
yaa aqristay Buuga Aabbe Hodan Aabbe Sabool ah wax badan baad ka faaideysaa buugaas .
waad mahadsantahay wllshen xamdi.
Msha allh wllo Adbaad umahadsanthy runti allha ka abal mariyo tan iyo markii an Chanel kaga daawasho bilaabay wax badan iskee badalay ❤❤❤❤
Masha alah abyo qli ilahy haku barakeyo mawduucan aad bu nugu muhiimsanyahy noso badi sida kayd usamaysan lahyn
Xamdiyey abayooy microphone isticmaal plz couse of codkaada hoos waaye marka nagu sharaf qalbiyey
Masha allaah abaayo mcnto jasaakallahu kheeyr abaayo shrfy noosoo badi muqalada dhaqaalaha ka hadlaayo
Maasha Allah xbbt Alle haku barakeeyo noosoo badi muuqaalada iyo talo dada wanagsan
mahadsani xamdiyeey samideey caqligaaga alle hakuubarakeeyo wlh waad na dhiiragalisay
Maashaa allaah ilaahey waqtigaaga wanaagsan hakuu siyaadiyo Aamiin runtii Intaa Aad kahadashey Waa macquul förkasta Waxa gacantiisa kujiro ayuu leeyahay Shukran qaali noosoo badi casharadaada
Qofkasta
Masha alah wlshy alaha ku xifdiyo awlaada iyo reerrkana alaha kuu barakeeeyo waaa na daweyseee alaha ku dhowro❤
Maansha Allaah ❤
Masha allaah Xamdiyey noo soo badi barnaamijyadan oo kale ❤❤
Masha Allah fariid mahadsanid.
Mashaallah Mahadsanid abayo❤️❤️❤️
Jasakallaa khayr wll 🙏
Mansh allha abayo quruxy hamdi 💯 wlhi abayo Aad ayan ku dhagaysta malin kasta wax ayad ibirisa qali
Hamda quruxdii hablaha walaashay qaaliya ilahay ha ku xifdiyo adi caruurtaada iyo reerkaaga ila xun kuma aragto abaayo🥰🧕💖
Aaminn🤲🤲🤲
Amiin
Masha allaah alle haku barakeeyo wll xamdi❤ waad ku mahadsatahay dhiri galintaada quruxda badan cadawgaaga unoolow ❤❤❤❤
Mashallaah tabaarakallaah Mahadsanid Hbbt🎉😊
Masha allh aadban ugahelay barnaamijkaagan hno qli alha ku sharfo
Xamda abayo m.a ilahay caqliga hakuu barakeyo wax badan ba kaa faaiidna m.a nos badi video dhirigalinta aha abayo❤❤❤❤
Mansha allah
Sax waaye abaayo
Jazakumullah qeyran
Masha Allah xabiibti Allah haku xifdiyo Adiga iyo caruurtadab ❤
Masha Allah xamdiyeey abayo noso badi wax badan Ayan ka bartay jassakallah xbbtii
Mansha allaah abaayo giirigaliye wanaagsanba noo tahay
Mazhalah mcnto ilahaY aQliga hakudDAyo🤲❤👸💯
Barnamijkaan aad ayaan u sugayey aad ayuuna dumarkeena u anfacaaya abaayo ❤
Xamday waadnaga raagaysa waayo wllo
Waanu ku jecelahay fiidyowyadaadana waan sugnaaye nooso dhaqso
Raali galin ayaan dhibaaa wall mcn sorry
Masha alah welcome back xpipti asxapta abayo isoboqda wlashin UA-cam kusub ahy idhirigaliya
Abayo xamdi qeer allh kusiiyo wlhi wan kahelay dhiiri galintada noso badi wlhi marka kudawada bilabay inaa wax meel dhigto haba yaraadane ❤
allaha.kuxafido.qaali
Xamday wlashy plz kasoo hadal gabadhahayaryar ee Jamacada dhameyey ee shaqeeeya siday dhaqaale usamaysankaran
Masha Allah xamdi xiis Eid Mubarak mahadsanid dhiira gelintada nafta warabin teda waaye keep going guuleso sister 💕💖💖💕💖
Mahadsanid
Masha Allah walaashay qaali wax badan baab kaa faaiday xaga dhaqaalaha iyo kuwa badan oo kale marwalbo aan wax sameysto waan ku mahadnoqaa waliga horo usoco waxaa tahay gabar ku dayasho mudan Allah kuu barakeeyo family kaaga
Abaayo aad aayaa u mahadsantahay soo badi banaamisha dhaqaalaha
Wax badan baa ka faiidey abaayo Allah ha ku xifdiyo waxna meel waa dhigty wax badana waa qorshaynaya ilahay hay suuro geliyo
Abyo alle haku xafido wlhi wan ku jclhy ❤ abayo na dhirigalisa ba tahay
Soo badi Barnaamijkano kale Hamday
Mahadsanid abyo
Xamdi waxa thy gabadh fican dhihi galintadi bishi ugu horaysay waxan aruursaday 50 dolar hader waxa karinaya 1000 ina klena ganacsi ba galiyey wan ku duceyay xbbti
Xbbti wax badan ayaad na bartay illahay ha Ku barakeeyo
Abaayo mcnto waad ku mahadsantahay ❤❤❤❤❤ aqli ma Lahey n adi horta qosol iyo sheeko ayaa LA iga qaada jiray horta abaayo wax yaabo badan oo iheysto ayaan kushega lahaa ee meel aan kalasoo xariro isheeg mcntp
Abyo 004740617832
Masha allah abayo xamda allaha ku xafido ee nosobadi dhiragalinta dhaqalaha
❤❤🎉 mash alaah ilaah ha ku dhawro thanks
Hamdey waan kusalaamey abaayo Oslo ayaan kula jooga. Telkada maheli kara ? arin baan ku waydiin lahaye❤ Sacda OO ku nool Oslo Norway,waanan ku taageera inder.
Masha allaha xamdi abayo allaha kuxafido walahi gabar adag aya tahay wan kugu deysada noso badi dhiri galinta abayo allaha kuxafido ❤❤❤
Mashalaha ❤
Xamda qali hanaga maqnaan alleh haku xafido adiyo family gada ba
Abayo mahadsanid nosoo badi barnamijkaan
Bugta badhan iyo Baryo badhan walaiskunaca waye hamdiyey bahidha ad cidhina kubaryin Sharaf ayad kuledhe wanalagabaxa lagumawaro .
P2 dhawalaha ani wxn ka helaa kaliya dhaqalaha iyo hormarinta naftaada noo sobadi sxb hamda
xamdaay hory usoco allah haybada kaa muuqatay iyo karaamada aktiisa kuyeelo
Asc xamdi waain aad soo kordhisaa barnaaamijka shooting galinta waxaa layiri wax aan gacantaada ku kirin hooyadaaba haheyso heybin bey kaa doontaa ee ma,aha iyadoo gurgeyga kabixin ayey baqaalo sameysan kartaa
Waaa ka fa ifay wxa badan mashalha ❤❤❤❤❤thanks ou honey
Asc aby hamda wan ahy gabar hooyade lanno Aby hoyo garashu malahan wax imasiso marka Aby wax ayan sameysana hadan isdhaho waxna mahayo wax aan ku samaytu aby ilasotali
Afkaaga caano lagu qabay xbbti Allah caqliga ha kuu barkeeyo ❤❤❤
mansh allah wlo anigu runtii waxbadan ayaan ka faa'iidey waliba dhaqaalaha waa muhiin 135 $ayaan qaata macalinimo guri 50$hagbad ku tiirey mahadanid
Wax badan ayaan kaa fidey xbbti alle haku xifdiyo
Asc hamda pliz raise your voice , coz its very low one 💕💕 from kenya
Wan ku Tagera fidiyowyashada Wan dawada
Asckm abaayo hamda allhaku sharfo waan jeclhy barnaamijyadaada
ninkadu waa kujeclanaya xita hadad xolo ledahy
Thanks 🙏
Masha Allah qaali ❤❤❤
Abahayba geele ana dameerla dhanta hadad maqashen gabdho hada waa Ninkayga malayin lacaga haysta ana Konton dolar yasta dhaanta hloow baqalmajira gabdho 😃 😀 😄 😁
Haaa😂😂😂
Xaqiq walhi
walahi wanu jecelnahay inanu shaqaysano mana aminsani lkn cidbaban nasiisanayn wan runbahdiladna waynogu soo dhacday dhaqaladaro awgeed
Masha allah 👌
8 sano ayaan sweden jooga walina waxba ma qabsan sandakan ka hor 1000 dollar baan save garaysata hada bil walba adana ka danbeyey wllo dhiiri galintaada
Boqoradeena alle ha noo kaa xifdiyo
mahadsanid walalo
Haa abyo xaqiiq weye
Waad igu ogthy inaan dadaalo abaayo mcn ❤❤❤
Qof markuu dharko ilmihiisane dharjiyo lacagta kuu barakoowee xaaraanta iska ilaaliyo
Waa igabadalay wax badana wn kaafaa iiday alle xakuxifdiyo
Wlhi waxaa ahay weel dabada ka duleela wax meel ma dhigto
Thanks Hamda
Waa run 👏👏👏👏👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻
Waa xaqio jrto
Xamdi waan ku salamay wllo
I love xamday allaah ku xifdiyo waa runtaa walaahi
Masha alla hamdi isoboqo abayo