Gabar fariid ah o o karti leh batahay abaayo mcn lakiin is astur please cabaayad dheer qaado surwal xata hada xiranayso mid lugahaga kawasic ah ka dhig horumarka dhabta iyo libaanta dhabta ah wa kan Allah raali kanoqdo Allah raali haynagawada noqdo iskana kaycafi sister inan ku attack garaynayo igama aha lakin naftaydiyo tadaba waano bay ilatahay
You are way younger than me by almost 8 but you motivate me abayo.Barakowa adhiga iyo ilmaha aan edadha u ahay hope wrote the correct Somali ,wa iska sijui
Anoo hoyo ah waliba qalin ku dhala ayan ila iyo master degree garay cunigayga kowad malinti foosha iqabanaysay ayan exam ki sanadka kowad ku dhameyay galay it was painfull but wa kagudbay alxm
Haa wlle abyo mar marka qaar inaa isku dabeecad nahy ayaa moidaa meela badan ayaa iskaga shabahnaa wllhi abyo hamdiyee Allah nala garab galo hadafka nolosha aan ka leenahay , Allah naga dhigo kuwa wxey bartaan dadka ugu faaideeya .
Somali hada nahy waxa ka cabsana tarikhdena inta madow oo inta cad bas ayan soo bandhigna lkn aniga wax badn wan soo gudbin dona wlhi aan caan noqdo insha allah
Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family, Walaahi waa runtaa wax ka hadlo majiraan waxyaalahas oo kale lakiin qof walba waxuu soo dhigaa intiisa fiican, mashallah again sister we all need reality check really💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷
Mashllah hamdi abyo qofka kalii social media kutashtaa tahay Ilahey kasokow aadha umahadsanthy waxbadhan kafaidhi lkn bisha October xanun badhan dareemi cid biliadan o garabkeyga tagan malahan lkn qof imana leh o markan wax yar dareemo Ilaha usujudhaa o an u ooyaa alhamdulillah markan kaboxo o an guuleystan kasooshekeyni e isooducoya iney bishan iga ekaato inshllh ❤❤❤
Aac abayo hada nahay gabdho somali aah ma jecelin ina ka shekeyno dhibadi noso martay lakin ani hadan iska hadlo xalada aan mareyn waxan uga dhiga gabdhaha niyad jabsan dhiri abaya qisadi ugu dhacday aya kaga sheikey laha ee fadlan iso dur lamberka kaga
Hbo mtaqan waxa kenayo in dhuudhumano qofka wuxu runta ka shegay ceeb looga dhigaa iyo dhaliil waxa qalad ka fahany qof adag noqo taas kenayso qof walba in mesha ka qurux yahay soo bandhigo i hope in ifahanty point ka hadla
Asc xamdi iyo asxaabta bal iso duceya in ilahey ubad i siiyo dilan baa nafta ikaka qaday canukii 6 xaad baa ika so dilmay wan qalbi jabay wana ka qalbi jabay inan uur qaado oo i adkadaan on dhalo blse ilahey xakiisa kama quusan yaa alh blz iso duceya wan idin baryaa😢
Abayo horta qodobo badan oo muhiim ah bad ka hadashay lakiin bulshadenu waxay u badan yihin dad wax aan ceeb ahayn ceeb ka dhiga wixi cebta ahana caadi u yaqana
Wlhi i aamin subixii markaan saan u soo kaco yasiinka daartaa kadib hamdi ayaan daartaa intaa ciyaalka quraacda u diyaarinaayo ee schoolka u qaadan lahayeen ayadaa dhageestaa dhiiri galin ayaan ka qadaa qofka waxuu kuu haayo lama xaqiro aniga dadka community qora ma ihi sobab too ah janis uma haayo markasto dhageeysanaayo abayo anigoo hool haayo waye 👍 lkn waan u saraa
@@Fadumobashir-s5g Isabela Raad ladhaha waa gabar laso dhibatey diinta xita way ka baxday. Waa naag buug qortay dhibkedi dhaqanka western ka qaadatay. Dubai Bay guriga ka iibsatay influencer way tahay Norwegian aad bay u taaageran badana gabdhas, dad badan baa kuxiran.
Cilada aad sheegi ayan qabaa dadka lama kumi karo habeenka an dad la kulmo habenkas ma sexdo walaahi dr wali uma tagin lkn ciladan mudo 9sano ah ayan qaba mar kast waxan go an sada qofna inan salamin shako na dhex marin waxan aad u jeclahy kalida gabaceygu wa uma muxamad
Abyo gandhaheena dhibka naheesto waxa waye waxaan ku so kornay dhaqan ah wa ceeb naa aamus gabara thy waxaas lama sheego in wixi aad usheegty berito hada qofka usheegty isku dhaxdaan uu caay kaga dhigo hada hade gabar inte media imaato ee dhibatadeeda kahadasho waxa ladhahaya waxaas ma lashegaa me iska amusto inta gabadha ladhihi laha waad guleysatay oo dhibki waad kabaxday ayadaba comments ka lagu caayna maxishooto yaa waye marka badha ku dhirankarta aydo aragty gabadhi hore sida layeelay ine ayadana teeda kahadasho
Manshallah qof kudayasho mudan baa tahay waxbadana aanu ka faaidnay shukran xbbti ❤❤
Qalbi Mahad sanid ❤❤❤❤
Gabar fariid ah o o karti leh batahay abaayo mcn lakiin is astur please cabaayad dheer qaado surwal xata hada xiranayso mid lugahaga kawasic ah ka dhig horumarka dhabta iyo libaanta dhabta ah wa kan Allah raali kanoqdo Allah raali haynagawada noqdo iskana kaycafi sister inan ku attack garaynayo igama aha lakin naftaydiyo tadaba waano bay ilatahay
Surwaal maa qato Byo inta kalana waan kaa qaty Mahad sanid mcnto❤❤❤
You are way younger than me by almost 8 but you motivate me abayo.Barakowa adhiga iyo ilmaha aan edadha u ahay hope wrote the correct Somali ,wa iska sijui
Masha alalh xbbti kalsoonida nafeed kaso hdl dadka qurbaha jooga qasatan
Anoo hoyo ah waliba qalin ku dhala ayan ila iyo master degree garay cunigayga kowad malinti foosha iqabanaysay ayan exam ki sanadka kowad ku dhameyay galay it was painfull but wa kagudbay alxm
M.a waad dadaa shay
So proud of you sis 👏🏾
Tack hbbt xamdiyey Marka ku arko dhirigelin ayan ka helaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid abyo Allah hakula garabgalo dadaalkaaga
Maashaa Allah waa ku farax sanahay runta aad ka hadashey guuleeso kalsoonida waa muhiim❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
So adigi fartun hpy mrky hadashy magay
Xamdiyey m.a rabi hakuu daayo aqligaaada wlhi ma arkin qof kula mida oo soshiyal midiyaha kujirto wlhi marka kudaawado nololkle aa galaa waxbadane waaiga badashe rabi haii kaa xafido wllashey iga ween ❤wlhi waxaa ibartay ina si kartileh uhadlo waakuu qiraa ina wax badan iga badashe ❤runbadaneey nolaw marwlbana farax sanaaw ❤vedio yaasha hanaga kala joojin routine ka dhiri galinta bls noso badi❤
Mashallh hooyo ku dayasho mudan alle ha ku sharfo mar walba wad na dhiiri gelisa❤
Haa wlle abyo mar marka qaar inaa isku dabeecad nahy ayaa moidaa meela badan ayaa iskaga shabahnaa wllhi abyo hamdiyee Allah nala garab galo hadafka nolosha aan ka leenahay , Allah naga dhigo kuwa wxey bartaan dadka ugu faaideeya .
Qalbi Mahad sanid ❤❤❤❤
@@yuuuuga1❤️🤗🥰 adaa mudn muqaalkaga la aantiisa hbnkii maba seexdo wlle raadiya 💯❤️
Marawaxo❤ masha allah qaali casharadadu waa xadiis khayr qaba❤😊
❤❤❤ guleyso qali ilh haku xafido dhiri galiso xamdi dheman batahay qali nolaw in tey nolal jirto❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah Abayo no sobadi dhiragalinta gabdhaha calamka e gulestay qisoyinkoda
Masha allaah abayo macan xamdiyeey la aanta wax ma qabsadeen waxa itahay dhirigeliso wana ka faaidaaa
masha alah
alah kusugo
wxaad tahay gabar runta kahasho walalahed soomaaliyeedna jecel❤🎉
Masha alaah wlhi waa runta abaayo
Xamdi qurux waa qofka kaliya aan dhagaysto ku jecliyaa fariiday ❤❤❤❤
MASHA"ALLAH 🎉❤🎉
❤❤❤❤❤❤ mashaallah qali dumar
Thanks Boqorada eydii Allaha ika xafldo ❤️🎉💋🥰
Qalbi Mahad sanid ❤❤❤❤
Mahadsanid quruxy ❤
Manch allha hun
Somali hada nahy waxa ka cabsana tarikhdena inta madow oo inta cad bas ayan soo bandhigna lkn aniga wax badn wan soo gudbin dona wlhi aan caan noqdo insha allah
Ilahy haku xafadii habo ❤
MashaAllah ❤❤❤ I have subscribed today from my son’s laptop just few minutes I was using his laptop.
Ilahay ha ku xifdiyo
Msaha alaah alaah haku hafido ayao
Allahey amarkisa hamda waxey so dhigday ima dhafo mashallah abaayo ❤
Qalbi Mahad sanid ❤❤❤❤
Apayo waad mahadsantahay
Xamdiyey wlhi wllo waxathy dhiirigalisa deyda dar alle kujeclahy dadka kumawada fahmayan lkn kuwa aqliga usxbka ahi ba kufahmeysa alx nolol aad uqarar anigon helin qof igacawiyo waxan daremayo kalsonidi iga gurday alx wan kaso kabsaday wilina hadadkii nolosha aankalaha baan kujira alle kabarya inow iisaqiro nolosha wey wajiyo badanthy wlhi 😢
Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family, Walaahi waa runtaa wax ka hadlo majiraan waxyaalahas oo kale lakiin qof walba waxuu soo dhigaa intiisa fiican, mashallah again sister we all need reality check really💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷
Qalbi Mahad sanid ❤❤❤❤
gabadhaan markan daawado waxaan kahelaa dhiiranaan iyo kalsooni❤
Mashllah hamdi abyo qofka kalii social media kutashtaa tahay Ilahey kasokow aadha umahadsanthy waxbadhan kafaidhi lkn bisha October xanun badhan dareemi cid biliadan o garabkeyga tagan malahan lkn qof imana leh o markan wax yar dareemo Ilaha usujudhaa o an u ooyaa alhamdulillah markan kaboxo o an guuleystan kasooshekeyni e isooducoya iney bishan iga ekaato inshllh ❤❤❤
Allah haku siiyo muradkaga qali
@SaynabMaxamuud-m2b amiin Amiin abyo mahadsanid
Hppti muuqaalka io ciwaanka isma laha
Ma adaa taariikhdadii no sheegaypa🤔
Hamdaay ala mxaan wx bdn kaa faidayy🎉❤
Mshaa allh abaayo xamdi ❤❤❤❤
Saasay ubadanhy dad isniyad jebiya aayaa badan
Aac abayo hada nahay gabdho somali aah ma jecelin ina ka shekeyno dhibadi noso martay lakin ani hadan iska hadlo xalada aan mareyn waxan uga dhiga gabdhaha niyad jabsan dhiri abaya qisadi ugu dhacday aya kaga sheikey laha ee fadlan iso dur lamberka kaga
Asc hamdiyey iiso duceeya adi iyo asaxabta halada adunba ihaysto
Wcwrab waad kaa baxee abyo mcn. ❤❤ guleyso
M.a marwalbo gulayso ❤❤❤😊
❤ 🥰🥰🥰🥰🥰 Mashaallah
Hbo mtaqan waxa kenayo in dhuudhumano qofka wuxu runta ka shegay ceeb looga dhigaa iyo dhaliil waxa qalad ka fahany qof adag noqo taas kenayso qof walba in mesha ka qurux yahay soo bandhigo i hope in ifahanty point ka hadla
dhirigalisadayda wn ku jeclahy ❤
Hamda ku jecehy qali
Cajiiiip cajiiip waa arin xaqiiqa runtii 🤣
Asc xamdi iyo asxaabta bal iso duceya in ilahey ubad i siiyo dilan baa nafta ikaka qaday canukii 6 xaad baa ika so dilmay wan qalbi jabay wana ka qalbi jabay inan uur qaado oo i adkadaan on dhalo blse ilahey xakiisa kama quusan yaa alh blz iso duceya wan idin baryaa😢
Quraan isa saar abyo dhakhtar tag sababta kugu keentay raadi
Waa gabar aniga ogow dilan wn maray lkn quraan saar baa i socdo
Wll horta alle haku siiyo ubada baariyiina aamiin marka xigta markaad uur yeelato oo aad isku aragto calaamadaha uurka dhakhtar fiicn la xidhiidh oo qaabilsan hooyooyinka allena mar walba bari I.a waad heli waxbaa sababaya quraana isi saar oo adigu akhriso
@@IsmailA-b2g abyo mcn quraan wa leey
Saaray
Alh
Ila
Jiree
Blse
Dhaqtar
Waxba
Ma qabtid
Ley
Dhaha blse ilahey quranka heyki caafiyo
@@IsmailA-b2g alh kula jiro abyo mcn quranka Ana wan isi saree alh ila joro
Adi dadkii calamka ku qafifte adiga qofka aatahay aa ku muhima
Waaaaaw sister maxaad u qeyliney qof xanaaqsan aad u egtahay cool down 😮
Abyo qofka markuu waxbarto wuxuu ladarenyahy modowaca uka hdlayo motivation lala suuronayo majirto xbbti
Abyo sorry inan xanaqsa nahy mahan lkin wxaan shega ayaa shacurteyda kiciyay 😂😂😂
Abayo horta qodobo badan oo muhiim ah bad ka hadashay
lakiin bulshadenu waxay u badan yihin dad wax aan ceeb ahayn ceeb ka dhiga wixi cebta ahana caadi u yaqana
HADUU. QOFKU. AFRIKA. KUNOOLYAHAY. DHIBAATOOYIN. FARABADAN. AY. HAYSTAAN. DADKA. KUHARAARAYSAN. OODHANI. AY. YIHIIN. DAD. CAAWIMO. AANU. KAHELAYN. INAY. SII. DHIBAA. TEEYAAN. MAAHEE. MEESHUNA. AYTAHAY. SOOMASLIYA. OO. WAX. FURSADIHI. AANAY. HOTIISA. OOLIN. WAXKASTANA. AY. YIHIIN. QABYAALAD. IYO. DHIBAATO. DHINACWALBUU. EEGONA. UUARKAYO. MUGDI. FARA. BADAN MARKUU. XASUUSTO. WUXUU. SOO. DHAAFAY. AY. TAHAY. MUGDI. NOLOSHA. UU. KUJIRAANA. DHAN. AANAY. ULAHAYN. WUXUU. ARKAYO. AY. TAHAY. MUGDI. MUSTAQBALKA. MARKUU. EEGO. ULAMUUQDO. MUGDI. ILAAHAY. MOOYEE. CIDKALE. CAAWINAYN. OOCAAIMADU. MAAHA. LACAG. EE. CAAWIMADII. NAXARIISTA. AMAWANAAG. KULA. DHAQMA. HELAYN. DADKII. MUXUU. SAMAYNKARAZ. OO. AAN. KA. AHAYN. INUU. ISKA. OOYO. ALBAABKANA. XIDHO
Asc xamdi sorry malmahan kulama socdi waayo safar ayaa ku jira abayo iso duceeya adiga iyo asxbtada waa jeclhay ina kugu xirnado lkn nasibka diiday ilaa riyadeyda ka rumeeyo sorry
❤❤dhiira galiso alle Haa kuxifdiyo abayo asxaabey isoduceeya please and please culees saaida aya ihayo alle Haa nawada wanaajiyee
Ilaah haka qaado qalbi culeyska ❤❤
@@yuuuuga1 allahuma ameen shukran xabibti
Xamdiyeey wan ku salaamay abayo aniga cilad baa I haaysto malintan waan gaaray ilaa hada oo aan ahay hooyo . Dhibatada oo ah walaley aroos hadaan tago xanuun baa ka soo qada cadad oo igu soo tagto anigane inta arooska jogaa xanaaq ii shidan wajiga waan ka gaduudaa.- abayo marki leeyso digo walwal igu bilaabmaa yaa Ila qabo dhibka
I hate negativity
Keep going sister 💪 ❤
fartun hqpp nolosheeyda gasheegesay saa ogaa ogahadashey
Kolsonida dara walagu soo koriyey gabdhwalbana waa gurigay kuso kortay 🫵aya samayn ku leh
❤❤❤❤❤❤
Rayan bajaaj aya jirto gabar somaliya oo nolasheedi hore si kalsooni uga hadashay oo hadane nolasheeda hormarisay
Xaqiiq waaye ❤
Wlhi i aamin subixii markaan saan u soo kaco yasiinka daartaa kadib hamdi ayaan daartaa intaa ciyaalka quraacda u diyaarinaayo ee schoolka u qaadan lahayeen ayadaa dhageestaa dhiiri galin ayaan ka qadaa qofka waxuu kuu haayo lama xaqiro aniga dadka community qora ma ihi sobab too ah janis uma haayo markasto dhageeysanaayo abayo anigoo hool haayo waye 👍 lkn waan u saraa
Hpo 19 jira 1sano marwo ahay ano jamacada dhigana guursaday kadib wadankii wan kaso tagay luqadii wadanka igu adkatay inaan jamacada dib ugu laabto waan kaniyad jabay lkn markan adi ku arkay dhiiraligin kaqaday runtii shugran awal abayo kadhahi jiray😂hada kadib hpo fuduud iga dhigty😂
xamdiyeey alah kuxafido
adigoo kalena alah noo badiyo
anagana danteena alah natuso
Waaa ku aminsanhy gacalaaay 🤗🫶
BEENTAA MA AHAN WALAAHI QOF WAX LAGA FAAIIDO AYAA TAHAY SHUKRAN❤
Qalbi Mahad sanid ❤❤❤❤
❤❤❤
Hamdiyeeey❤
Ala runbadanaa
Hamdi karti badanay ❤
Soomaalida hadad wax usoo bandhigto wey kugu caynayaan yaa wax usheegi karo waa dad dhaqan xun
Xamdiyey gabadha magaced udoodo ilmaha laqaate
Ma fahmin abyo
@@yuuuuga1
Waxan kawada gadhadhad kashekeysy ehoyaded lodidy hadane kashaqes caruraha lagaqato walidka
@@Fadumobashir-s5g Isabela Raad ladhaha waa gabar laso dhibatey diinta xita way ka baxday. Waa naag buug qortay dhibkedi dhaqanka western ka qaadatay. Dubai Bay guriga ka iibsatay influencer way tahay Norwegian aad bay u taaageran badana gabdhas, dad badan baa kuxiran.
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Habo hamdiyey waxaan rabaa inaad wax iga caawiso hadad awoodo luqa tiktook ayaan kaala so hadley blz isoojawaab habo mcn
Abyo kuma arko snbka iga soo qor Hamda Home decor waaye
Waan kaaga soqorey habo isoojawaab
@@IntisaamAli-g2bmagace wadata sbyo
@@yuuuuga1 intisaam waaye hamdiyey
@@yuuuuga1 intisaam ayaa igu qoran
Cilada aad sheegi ayan qabaa dadka lama kumi karo habeenka an dad la kulmo habenkas ma sexdo walaahi dr wali uma tagin lkn ciladan mudo 9sano ah ayan qaba mar kast waxan go an sada qofna inan salamin shako na dhex marin waxan aad u jeclahy kalida gabaceygu wa uma muxamad
Video yadan noso badi xamdiyy waxan jeclaan laha inaa group nosameso hpo
Abyo gandhaheena dhibka naheesto waxa waye waxaan ku so kornay dhaqan ah wa ceeb naa aamus gabara thy waxaas lama sheego in wixi aad usheegty berito hada qofka usheegty isku dhaxdaan uu caay kaga dhigo hada hade gabar inte media imaato ee dhibatadeeda kahadasho waxa ladhahaya waxaas ma lashegaa me iska amusto inta gabadha ladhihi laha waad guleysatay oo dhibki waad kabaxday ayadaba comments ka lagu caayna maxishooto yaa waye marka badha ku dhirankarta aydo aragty gabadhi hore sida layeelay ine ayadana teeda kahadasho
❤❤wasax❤👸🫶🇸🇴
walaaley wxaan hda kuguso kordhiyo mahaye
bal noosoo badi fiidiyowyadaan dhiira gelinta ah
waxyaabo badan baa iskakey bedela markaan kudaawadoon kudhageysto daawadeyda qeyb kamid ah ayaad noqotay
san ubilaabay daawashadaada
aaad baana kaaga mahadcelinaya qaliyey waxad tahay gabar aanla quri karin
Sax
Hamda masallah walsh