Lacag baa loo balan qaaday islaanta waala soo siray baryahan waaxaa jira ku qabso aniga waxaa joogaa haaye haaye jika la iga soo helay yaa igu dhegaya kkkk isoo sheegta qofkii gabar ka maqan tahay
15:45 exactly waxaa xamar joogo wiilka caanka aho dadka dadka ka dhumasan baafiya kaas mey u tagto Markey dahir qolkisa ku bafineyso. dahir qolkisa laga radinayo timir laf ba ku jirto
Walaahi soomali hada nahay kuli waxaan heysana mental health ilmahena jail ayaay ka buxan wax ka hadlayo bal arag waxaan lo bahnen ayaan haben iyo maalin busy ku nahay walaahi soomali aduunka waan ka harnay been un ban uga harnay
Aduun iyo xaladiis aniga xita abahey oo horteyda ku dhinty aa nin xafada nla daganaa iska so jaray anaa ku dhaly yaab waxey eheyd 2011 ki abaheyna 2009 ayo dhinty asigna qod ka dugay kwrn
qabiilo dhan oo dna shegtay inay ahayn ciday is moodayan baa jiraa waayo qabiilka marka hore qof buu aha qofkaasi hadu khaldamo qabiilkiii wakhaldan yahay marka somalida dad badan qabiilkooda ahayn baa jira ay is moodayan
Abshir Farey aka Ninkan waa ogaa 1991 adagio Hospitals kayimid as a saga iyo Abihiis waxaa papa maha mino yaa ku qaraxday fartaa go day Kadib waxa ku arkay Nairobi 2005 wuxuu iga kireeyay guru Odayga waaga waday waxaa ogaa reer cabdille Cumar Maxamuud in you ahaa magaciisa maxasuusti Waxaan kaloo arkay Minneapolis mar uu yinid Wii ii tee ray waxaa mahogany will kale reer Mahad Ninkan daris yaan Shayne laakiin Wii yaraa yuu yir Ayana deganayeen area school Djibouti u dhow buulo xuubey xamar wuuna yaraa washes Hooyadaan waxay LeedHay buirhakaba yuu joogay Marka intaas yaan ka aqaan
Somali waa dad gardarada dansa carara nin reer leh oo medel degan ayeey raban inay ku camirtan view iyo xaaran aj waxaan dhihilahaa kuligood block saar
Islaantaan sadex sano kahor ayeey AbdiAzisis ka baafisay wiila kamaqan xasan fareey aya layiraa ayeey tiri faruuka goan yahay qof lacag raadinesa ma aha qisada ha uga dhigin daliil DNA Ayaa lagu kalabaxaa
MAAMADAN LACAG MA DOONEYNINE DAHIR IYO NAAGAHA MAAFIYADA AH EE QOLKA U SAARAN BAA SOO ABAABULAY WAANA BEEN MAALINBA QOF AMA QABIIL BEY KU DHAGAAN WAA VIEWS RAADIS MA XISHODAYASHA BILAA IIMAANIA AH
Waa dad waalan dadka hada jooga subxanAllah 😢 ma xishoonayaan xitaa, iyagaa xaasid isku ah AJ barashadiisu wlhi waa qaali, ma jiro nin ka qalbi fiican oo ka af gaaban intaas ayaa loo quuri waayey, somali waa munaafiqiin iimaana lahayn Akhlaaq lahayn oo qalbiga mugdi ka ah shartooda illahow naga qabo 😢
walaahi codkeeda isma badalin aamino muuse weheliye
Waa runteed amiino waa qof reer magal
Islaantaan waxaan ka shakiyay dadkii ka hoos hadlayay waxay dhahayeen 8 caruuraan dhalay dheh iyaduna waxay tiri 4 caruuraan dhalay
Shukran ❤❤❤❤ Amina
9 jir wixii dhalay waa yaqaan, hadday hooyadiis tahay Allah ha ka baqo
Amino muse wallashey mahadsanid
Aamiino muuse wehliiye waa suxuufiyad aqiilad ah Thnks
Lacag baa loo balan qaaday islaanta waala soo siray baryahan waaxaa jira ku qabso aniga waxaa joogaa haaye haaye jika la iga soo helay yaa igu dhegaya kkkk isoo sheegta qofkii gabar ka maqan tahay
15:45 exactly waxaa xamar joogo wiilka caanka aho dadka dadka ka dhumasan baafiya kaas mey u tagto Markey dahir qolkisa ku bafineyso. dahir qolkisa laga radinayo timir laf ba ku jirto
Masha Allah runta u hadashey amina muse wahekiya waa wariye caqli badan
Walaahi soomali hada nahay kuli waxaan heysana mental health ilmahena jail ayaay ka buxan wax ka hadlayo bal arag waxaan lo bahnen ayaan haben iyo maalin busy ku nahay walaahi soomali aduunka waan ka harnay been un ban uga harnay
Aduun iyo xaladiis aniga xita abahey oo horteyda ku dhinty aa nin xafada nla daganaa iska so jaray anaa ku dhaly yaab waxey eheyd 2011 ki abaheyna 2009 ayo dhinty asigna qod ka dugay kwrn
Waa duni xishoodki iyo akhlaaqdi ka dhamaatay. Waana naqaan Gobolada waxas ka socdaan oo iimanki Ilaah ka qaaday
WARKA HA YARAADO ,HOOYADAA KEEN AMA DNA OGOLOW.
Waad mahadsan tahay aamino
Yeah. Is aaminaa. Walakala. Shakiyay. Lacag. Iyo ficus. Don. Aa radii. Nago. Iskaga dhigayan
Ninkale aabe la aan waa dhahay Amina sidaas ulasoco waana nabiyulaahi aadam👍👍
Sax hooyana malahan
Mama Amina muse warunta lkin axadkan taladas ha qato😊
Mahadsanid wallashey amiino
Anigu waxan is naqan inadeerkii rumo oo Minnesota degan aj walahi
Habartu waa maafiyo daahir bay isla qaraabtaan, hadey hooyafiis tahay waxay dhihi la hayad anaa raadsanaaya maadaama minkaan la yaqaan meesha uu joogo.
Aj namada waxuu dhaha ixtiram ayaan u haya cawa qolkisa ku sugayey inay imado mamada ma imaan waxaa waa fuusto dahir wada
Daahir calasow baa fuustadan riixay waana dabeecadiisa in uu dadka mj kasoo jeedo in uu fuusto uriixo
REER KOUNFUR CARTO XUUN BAA KAA JEERTE WAA LAAISKU DHEG DHEGYE SII LACAGA LOO GAA SAMEEYSTE😅😅😅😅😅
Nabi aadam oo aaba laan
Lama dhalin aadam hooyo qof qabto aykahadlee aamino
qabiilo dhan oo dna shegtay inay ahayn ciday is moodayan baa jiraa waayo qabiilka marka hore qof buu aha qofkaasi hadu khaldamo qabiilkiii wakhaldan yahay marka somalida dad badan qabiilkooda ahayn baa jira ay is moodayan
Amino waxaa ka qaldan kiiska socda iyo kan ey ka hadleyso.
Waa lacagdon. Iyo Fuusdon. Filing. Ka daahir. Callow waye😂😂😂😂😂
Aamino hooyadeed anigaaba garanaayo waxey eheed qof afgaaban waxaan eheyn daris kaaraan xaafad la dhoho Arjantiin foorno ayey lahaayeen rootiga ayaan kasoo gadan jirnay ayadana markaas fanka ayey ku jireen ayada iyo walaasheed shugri muuse 6:58
Amino muuse wehliye ina adereey arintan io arinkaga waa sax balse arintan weeyka dewan thy wiilkan warkiisa waxbaa ka jiro ina muuse wehliye adigaba caawi allaha ajir kasiinayo hooyo waa hooyo hadana wax baa ka maqan hadan aniga hadan ahan laha wiilka eey tuhunsantahay wlh wax kasto eey ku qanacdo waan samen lahaa balse wiilkan hadaad fiiriso hadaladiisa hore 100% aniga waxaan aamin sanahay wax badan ayaan tuhunsanahay wiilka xataa waxaan fiirsaday isago caruurtisa barayo afka mayka aniga waxan ku dhashay baydhabo 9jr ayaan kasoo guurnay balse afka mayga ila hada waan aqaan wiilka may sax ayuu ku hadlaya
Walal waxaa lagayaabaa inuu qarinayo xogtiisa oo hadii uu reerkiisa iyo isaga ay qabiilkale ku imaadeen oo xogtooda inla ogaado aysan rabin
War qof maraykan jooga oo shaqo iyo caafimad haystA QABIIL MASHEEGTO UMANA BAAHNA EE WAXUU RAADSHAA HOOYADII IYO AABIHII DHALAY OO QURA,WAA,HADDUUSAN AQOON. Maamadan waxba yAan lagudanbaabin,ninkani uma baahna dadaan dhalin in uusheegto,waayo dawlad ayuuleeyahay caafimad iyo nololna waahaystaa.
Talada aamino raac waa talo fican
Yaab waa aduunyo madaxa ku socoto
Waan ogaa aamino muuse waana xasuustas malintaas sidii cml waaye
Hadal sax aya ku hadashay amina
I need to help me please,I’m in very very bad situation now and my life is very dangerous now.
aj ninka ladhahaayo sanado kahor ayaankamaqlay asagoo kasheekaynaayo asagoodhumay oo meel boosteejo ah joogo oo ilmoyar ah in aycaawisay gabar majeerteen ah oo uu umahadcelinaayo marka sheekadaan halkaasaa lgasooraacay ee aj hakagarbaxo maamada oo dna ha iskaqaado wayfududahaye
DNA UMA BAAHNA HOOYADII HADEY KA MAQNEYN
Kkkkkkkkkkkkkkk wallaahi waayaab balaayo waataas soomaali hada films kale baykeeneen war armay ani ii soodoontaan
DNA baa shaqa ka dhigateen kooxda calasoow saas lacag kuma heleysaan hadaad joojin waysaan ceeb taaikhda qorta ayaa idinka raaci doona qabiil baa u danleedihiin
😂😂dalsan tv ka sheegtay maamada 4sano ka hor marka qabiil ma aha @@afnaanshukri2031
Hooyada Aamina Muuse ku sheeganaysay ba sow hooya da'a maa hayn.
Aj family dacwad hafuro
Wiil kaas hooyadiis
Wuu u eg yahay ee
Hooyadiisyuusan in
Kirin
Adi xataa ayadaa ku dhashay😂
Meeqaa isku ek waxna isku eheeyn
Nacam ad iyo aad ayuu ugo egyahay. Ishaada macalina. Hada MJ ma inay caruurta xadaan ayay bilaabeen mise waxan waligoodba way ku jireen tolow kkk.
Somalidii ilmada yaxaaska daadineysay aamina muuse aad u dhageysta
Dhan sano ayeey raadineysi
Amina muuseey maxaa iska galay habar adiga ku sheegatay iyo AJ oo hooyadiis iyo reerkiisa aan weli lahaynin...
Acuudu bilaah 😂😂😂
❤❤❤❤❤
Waa yaab
Aniiguna waxan maqalay first markii uu horesay oo laa soodayey waxa Dahira weediiye wiilka cagaciisa markasey cabar amuustay saa qof dumar ah baa ku yiri waxad tirahad jamac ferey waa yabay
Aanina 37 iyo 40 ma dhali karin wn kaa fiiday balse inta kale waan kugu raacsanahay.
Amina hadasanid
QOFKASTO UU CANDHO CALASEEY SOO QABTO BElEAVE MEE WAA GURUUBKIISA MAAFIYADA AH aJ WAA NIN MJ AH OO CUMAR MAHAMUUD AH
Aad iyo aad. Maalinwalba MJ qof ah buu meel usaariyaa nijaazka. Majeerteen ka nimankoodda waa iskaqaban waayeen sooma ahan.
Amina muse dhalatay 1966
Wiilka sheegtay 37 sano
Aamina waxay ahayd 2018 = 52 sano sideeee u dhali karin 😂😂😂 naag iyo cimri maxaa kala haysta
😃😃😃😃
Ninka reerkiisa uu dafirayaa hooydii yanu reer ku nacin😢
😂😂
Nin 40 same thing jira inuu hooyadiis inkiro garan maayo waxku qasbikara majiro mamada wiilkeeda allah usoo sahlo
aj is cadee qofku eeg ayeey Keenan reerka.
Illintir bey ka raadisay waxaa kaloo ay ka baafisay.
War. Dadku. Cadi. Ma. Ahaqofdadkisi. Lajoga. Balaleyahay. Dadkala. Kudhalay. Wacebti. Adunka
Abshir Farey aka Ninkan waa ogaa 1991 adagio
Hospitals kayimid as a saga iyo Abihiis waxaa papa maha mino yaa ku qaraxday fartaa go day
Kadib waxa ku arkay Nairobi 2005 wuxuu iga kireeyay guru
Odayga waaga waday waxaa ogaa reer cabdille Cumar Maxamuud in you ahaa magaciisa maxasuusti
Waxaan kaloo arkay Minneapolis mar uu yinid
Wii ii tee ray waxaa mahogany will kale reer Mahad Ninkan daris yaan Shayne laakiin Wii yaraa yuu yir
Ayana deganayeen area school Djibouti u dhow buulo xuubey xamar wuuna yaraa washes
Hooyadaan waxay LeedHay buirhakaba yuu joogay
Marka intaas yaan ka aqaan
aniga daahir calowsa idhalay
Wax alla wax u cadaynaya maa jirto Max hirhir geeliyey
qisadan in nag bafisay way kasheekaysay aamino hada kahor ninkasana wan dawaday ayado kadacwoneysah
gabar baa saka waxay soo qortay mamadan Aniiga aqaana oo waxay jogta bakarah oo xamalii ka tahay waxeyna iigu timid gurigeega markan sheekesanay waxay iigu tiri wiil an dhalay baa iiga xiiran markasan waxan iri eedo xage kaga xiiran yahay waxey iigu tiri waxu iigaga xiran jahay koxdaa alshabab lakiin wiilkan ayee hada ledahay waan dhalay imaa sheegiin hader baa waxan arkay mamadii oo wiilkan leh waa iiga lumay waa yaabey oo waxan iri islaantu kuma sheegiin maliintii dhowed wiikan waan yaabay
Cswasalaam
Waa been habartani waxa ay sheegeyso dulmi lasoo dhoodhoobay weeye
Farax maalin gurigisa somali odan aya jogte wa deqsi dadki somalia kasoqaxay ucawiye inti bu ogafaidheste maryonka
Row meelood bey ka raadiso
Waa lacag Doon somalida
Walee somalida waa dad waalan .dadka xabada iyo dagaaladii sokeeya ayay kuwada washeen 😂😂😂😂
5sano ayeey baadi goobeysi
Wll maha fuusto mamada cabdi casis really ay ka baafisay aj
Oo dalsan tv ay tagtay
Ee alle ka baqa
Islaantaani qof lacag doon ah beey uegthy .somali waxwalba la arag iimaanka alha kusugo,bal baad intaa le eg yaa arkey?
Ok hooyadiis muu keeno ama aabihiis
@@najmanajma6752 Oo maxuu ukeenin? Nayaa mijaha iskuqabso cidna wax kuukeenimeeysee.
Bisinka waa tuugo lacag doon ah dadkaan dadka sheeganaya eysan dhalin
shaadhkaaga hadii lagugu qabsado waalaga garbaxaa haqanciyo isagu magaracbaa iscadee
Kani waa kan gabdha qowracay 😂😂😂
🙄
Audun Wey Iska weyneysii aayaa Naagta Timaha Feydan Iyo hantida yar Yey Been kuusheekin
SJ, hooyadii hala xadhiidho amiina na wiilkeedi lol
Somali waa dad gardarada dansa carara nin reer leh oo medel degan ayeey raban inay ku camirtan view iyo xaaran aj waxaan dhihilahaa kuligood block saar
Islaantaan sadex sano kahor ayeey AbdiAzisis ka baafisay wiila kamaqan xasan fareey aya layiraa ayeey tiri faruuka goan yahay qof lacag raadinesa ma aha qisada ha uga dhigin daliil DNA Ayaa lagu kalabaxaa
Dhibaato baa jartay kaajo iyo dagaal baa jiray.
FUUSTADAN WAXAA LA RABAAH IN LA ISAGA HORKEENO NAXANWEYIN IYO JM WAXAANA WADAH OO SHAYDAAN AH HG IYO CANDHO CALASEY DEENYER IYO DOCKA YEERBA DAANKAA LAGU DHIFTAAH
🎉hot 👋 triggered chill igdjgfdd 😐 hzu
SOMALIYEY DAHIR WAAD TAQAANAAN WAA NIN SHEYDAN AH SOMALI OO IDIL DHIBAY BEEN KA SHEEGA ARINTA AJNA WAA BEENB UU SOO ABAABULAY
Kkkkkkkkk
31 ma aamusin meelo badan bay Ka raadisay
Alaa wosol badanaa balaayo kugu dhacday cabdulqadir jubaa idhalay ,saynab figaa i ogeeyd .habaar kugu dhac indho adkaayaa somali waa waalateey,mid dadqala,mid dad aan dhalin sheegta iimanka beela!!!
MAAMADAN LACAG MA DOONEYNINE DAHIR IYO NAAGAHA MAAFIYADA AH EE QOLKA U SAARAN BAA SOO ABAABULAY WAANA BEEN MAALINBA QOF AMA QABIIL BEY KU DHAGAAN WAA VIEWS RAADIS MA XISHODAYASHA BILAA IIMAANIA AH
Reerkiisa loomaba baahna hadda wax walba waxaa lagu xalin karaa in DNA laga qaaddo labadoodda.
Kkkkkkkk ❤
war ninkaan iyo Iislaantaan ta isma egka. sanka islaan eega iyo indhaheeda ekaasho hadaa taqaan.
Beenlow ma dhihin
32 hadii dashay maxey 37 udali karin 😂
Haa waa runted, 5 sano udaxeyso, 13yrs old madali karto lkn 18 yrs qof eeh uu dali karo
Ku qabso ku qadimeysid hada bilaabatey kkkkkk isbaaro caadi ah leysku dhigana sidii dhulka la isku qabsan jirey kkkk
daahir calosow danbi buu illaahay kagalaa
daahircalasowbaadadkasoomaaliyeeddhibaateeyaoodhahahooyobeenabaakudhashay
soomaali koonfur wacalo miyaa horta xaa muran galiyey cida dhashay
deblock buu saray
Aamino waa lagu yaqaan Soomaali ayaa kuu abtiri karto muqdisho inaad ka soojeedo Soomaali oo dhan ayaa taqaan waxa dhashay lkn ninkaan cidan waa uegyahay reer kissa qoftaqan lama haayo majeerteen u abtirikaro waa lawaayay gavar cadan ayuu qaba Soomaali lagu raadinayo oo dadkiisa taqan hala helo hooyadan yaan lagu dinbaabibin beenale waa jira lkn ha iscadeeyo
Nayaa annaga mooryaan nimo hanoola imaanin wiilkayaga MJ aad kuwaalateen group Dameer Calasoow. Hawiye ilaa qiyaamaha MJ udaba dhaqa aqas. Subhana'Allah