Khadar & Khadra EP 8

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • Isniin wacaaaaaaan Reer Buuti !!!
    Ku so dhawaada Khadar Iyo Khadra EP 8 ! Caawa haka baaqan !!
    Khadar iyo Khadra Waa Taxane Cusub oo aad bisha barakaysan ee ramadan kala socon doontaan maalmaha kala ah:
    #Sabtida​, #Isniinta​ iyo #Khamiista​ in shaa Allah waa uu sii socon doonaa kadib bisha Ramadanta.
    #KhadarIyoKhadra​
    #Khadra_Iyo_Khadra

    From #Buuti​ with #love

    Enjoy...🎉🎉
    #BuutiTVproduction​ #buutitv​ #localvideoproduction​ #webtv​ #localmedia​ #africancreativity​ #africancreatives​ #africanfilmmaker​ #africanmedia​ #africanentertainment​ #djibouti​ #hornofafrica​ #eastafrica​ #africa

КОМЕНТАРІ • 586

  • @apdirahman1433
    @apdirahman1433 3 роки тому +335

    Khdara iyo khader
    Funskooga somalinad jooga farta taaga bal ☝️ manta ❤️🤍💚

  • @ApdilaahiIsmaacil01
    @ApdilaahiIsmaacil01 3 роки тому +557

    KU SALIYA NABIGEENA SCW SCW SCW 🤲❤🙏

  • @khaalidmarwaan6391
    @khaalidmarwaan6391 3 роки тому +144

    Khadar iyo khadra wlhi wxba la idin kama qabankaro from hrgysa🥰😅

  • @xalimocadey2051
    @xalimocadey2051 3 роки тому +118

    from mudisho wlhi waan kaheley qadar &qadra

  • @hayaabintusln3122
    @hayaabintusln3122 3 роки тому +54

    Khadra iyo khadar ayan dawaday mana qoslin wlhi wa ben Dadkygii Nolada

  • @heegomuuqdheer1
    @heegomuuqdheer1 3 роки тому +110

    yaa la socday dhmn episodes kii khadra iyo khadar😂

  • @kowziiz441
    @kowziiz441 3 роки тому +75

    Jabouti ❤ from muqdishu🇸🇴

  • @BlueberryAkari722
    @BlueberryAkari722 3 роки тому +21

    Anigu riwaayadaan waan kuhaystaa walahi cadi ma ahan love you ree jabuuti ♥️♥️👋👋👋👋👋

  • @mohamedhusein3127
    @mohamedhusein3127 3 роки тому +6

    Behind da scene:- Khadar ” Cagahayga lugahaaga lama Galayo” Hahahahahahahaha 😂😂😂😂

  • @Sara-hx8wu
    @Sara-hx8wu 3 роки тому +30

    Khaladadkaban Ku Haysta🤣♥️from Somaliland Duriyadi💚🤍♥️

  • @ayaanabdi6010
    @ayaanabdi6010 3 роки тому +42

    From hargeisa Somaliland tageero Nummer one ☝️♥️♥️

  • @fatuush675
    @fatuush675 3 роки тому +29

    Wan idin jeclahay re jabuuti from muqdisho ❤❤❤❤

  • @marianor4588
    @marianor4588 3 роки тому +10

    Reer japuuti wn idin wata Khadra io khadar❤
    From muqdizho🇸🇴❤

  • @munacawil3312
    @munacawil3312 3 роки тому +34

    Love you khadar and khadra❤❤🇩🇯✌

  • @salmaawed5250
    @salmaawed5250 3 роки тому +6

    Tolow yaa reer laascanod ah oo Dawada war ismuujiya

  • @sahrosiman4576
    @sahrosiman4576 3 роки тому +43

    From borama keep going

  • @salebanali3079
    @salebanali3079 3 роки тому +40

    Tolow reer borama yaa ila ah ismuujiya reer boramow

  • @fathiasaid8386
    @fathiasaid8386 3 роки тому +84

    Somalie wx ka xasisd saan wa la wayay video yaaya daadku idinku soo dhibatoden like taa maxad ugu xasidaysan 19k baa dawaday ila hada 2k iyo waxna like bay sartay wlhi aqoon uma liihi daadkan filmka matalaya lkn wn ragsanay daqiqadaha soo badiya sowdinkan ku xijiyay like u qudha dee

  • @nuuramaxamed78
    @nuuramaxamed78 3 роки тому +20

    From burco Gobolka Raga✌🤣

  • @adnanjanuzaj8154
    @adnanjanuzaj8154 3 роки тому +5

    Afurka kadip yaa dawanaya
    Farta tag ☝️☝️☝️☝️

  • @fagaccffilms2561
    @fagaccffilms2561 3 роки тому +87

    Hye Khadra Guriga La Keene Inta Ila Aragtay Like Hayla Dhaafiin

  • @queenmilanooffcial8438
    @queenmilanooffcial8438 3 роки тому +25

    🤣🤣🤣😂😂😂Khadro waa kaayaabay marwalbo ama ruwaayad waliba ma uuur baad leedahay goor maad dhalaysaa ama Aad u dhalaysaa Khadar waaba kadeedaye🙏🙏🙏

  • @idiristarey
    @idiristarey 3 роки тому +28

    KhAdar iyo khadra salama from mugdisho Somalia hhhh funny wllhi

  • @antonio169
    @antonio169 3 роки тому +3

    🇩🇯😁💓 form Eri 🇪🇷 love you my NPhood brothers

    • @omarismail5706
      @omarismail5706 3 роки тому

      Do u understand Somalie?? How do u watch this video

  • @mohabofficial6489
    @mohabofficial6489 3 роки тому +52

    Ilaahay tartiisa iku saar
    Allaaha qeer ha ku siiyo plz 💝🙏

  • @user-gp2mm6pw1k
    @user-gp2mm6pw1k 3 роки тому +10

    From Mogadishu Walhi aadbaa idin jeclahay 👌🥰❤

  • @kawsarabdi513
    @kawsarabdi513 3 роки тому +2

    Kkkkk naa natuf
    Horay uu socda dadkaygi khadar and khadra♥️

  • @AMIISH.FANTASTIC
    @AMIISH.FANTASTIC 3 роки тому +14

    jabuti from Nairobi wan idin jeclahay qadra noso labatey cawa

  • @baxnaanmedia1528
    @baxnaanmedia1528 3 роки тому +25

    Im from burco aad baad umacaanaysaan film ka soo daaya

  • @cashomohamed4494
    @cashomohamed4494 3 роки тому +2

    I love you.khadar and khadra💕🎤💯💯🥰🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @faadumoxasan2393
    @faadumoxasan2393 3 роки тому +2

    Wxan awoodi la,ayay in aan shaaqiyad ku qabto 😂😂😂😂 khadar wada qosol weeye yaa igu raaczan🤣🤣🤣🤣

  • @saacidfarah10
    @saacidfarah10 3 роки тому +6

    LOVE FROM GALMUDUG✊🏻🙏

  • @cabdiwaliibraahinbarqadle6983
    @cabdiwaliibraahinbarqadle6983 3 роки тому +3

    Reer japuuti waan idin wataa keep going 🥰🥰🥰🥰

  • @madinaaliabdoulaye5278
    @madinaaliabdoulaye5278 3 роки тому +8

    Bravo buutiv je regarde toujours se un bon sérieux sérieux .....

  • @xamdisaid53
    @xamdisaid53 3 роки тому +1

    Nin reeer jabuuti alllow ii sahal

  • @kevsermohamedkevser4743
    @kevsermohamedkevser4743 3 роки тому +3

    Hadalkooga oo kaliyaan Ku qoslaa 🤣🤣🤣🤣🤣😂😂 from hargaysa 💖

  • @abdirahmaancase2000
    @abdirahmaancase2000 3 роки тому +34

    Inta jecel in nimcan iyo raxma inay isku yaacan oo ay si dhaba isku gursadan farta soo taag😂😂😂

    • @farre636
      @farre636 3 роки тому +1

      dadka in aad isku darto miyaad halkan u joogta

    • @abdirahmaancase2000
      @abdirahmaancase2000 3 роки тому

      @@farre636 xoolo caadiya ayad tahay macaac dheh 😂

    • @farre636
      @farre636 3 роки тому

      ​@@abdirahmaancase2000 wxad tahay bad shegtay

    • @abdirahmaancase2000
      @abdirahmaancase2000 3 роки тому

      @@farre636 xaar bad tahay caadiya ee umada naxliga kala tag beedeyow

  • @faaraxcilmi3640
    @faaraxcilmi3640 3 роки тому +10

    Buuti tv hadaad ogaan laheydeen sida muqdisha loo ga jecel yahay ruwayadaan tiktok ga xitaa waa shideen

  • @safiyoali1876
    @safiyoali1876 3 роки тому +12

    Reer jabuuti waan tageraa✌✌

  • @abdiqeyzstarka9849
    @abdiqeyzstarka9849 3 роки тому +3

    Keep giong pro khader and sis khadra🥰🥰🥰

  • @nucuumiitahofficail5298
    @nucuumiitahofficail5298 3 роки тому +2

    Keep going khadar &khadra

  • @dekowrage1643
    @dekowrage1643 3 роки тому +3

    I like my brothers from Djibouti,from Garissa,Kenya

  • @gudonmohamed5590
    @gudonmohamed5590 3 роки тому +10

    Mazhaallh wllhi wa sax waxlad kajirta gurha somalid hore usocd huno waxn kawanye Gemany From somaliland💚🤍💖💯

  • @madinamoumin2474
    @madinamoumin2474 3 роки тому +7

    Vs êtes les meilleurs 🇩🇯❤❤❤❤💯💯

  • @ayaanayuunesh6012
    @ayaanayuunesh6012 3 роки тому +6

    Rahma iyo neiman allaaah idiin xfido wlhi dad aan iska jclahaa tihiin la'aantiin nuur malaha

  • @khadramahamed482
    @khadramahamed482 3 роки тому +3

    Masha allah keep going team hargeisa soomaali and

  • @user-fz2kc7fx3h
    @user-fz2kc7fx3h 3 роки тому +4

    BUuTi televison always the best 🥰🥰

  • @zucaadinappeh6980
    @zucaadinappeh6980 3 роки тому +7

    wlhi wan iska jeclahay labadan qof wan idin salamay from muqdisho

  • @aminaadam1480
    @aminaadam1480 3 роки тому +1

    Wlhi wn idin wadana rer japuti e noso badiya

  • @suusuuabdi7065
    @suusuuabdi7065 2 роки тому +1

    NOOSOO BADI 🤩😍🤩🤩😍🤩😍🤩😍🤩😍🤩😍🤩😍🤩😍🤩😍🤩😍

  • @adenmohamedaden6970
    @adenmohamedaden6970 3 роки тому +26

    Keep going khadar🥰🥰

  • @burhanibrahimovic1495
    @burhanibrahimovic1495 3 роки тому +27

    War asxaabay Khadran Jeclaaday maxa talo ah Wlhi Si Xad Dhaaf ah ban u jeclaaday khadra Queen Bostigan hadad aragto anaa ka daran isoo dheh QuruxaY❤😍🙏

    • @saidosman8094
      @saidosman8094 3 роки тому +3

      Af Lama rabee Ee Djibouti Aad

    • @ifrahyusuf2068
      @ifrahyusuf2068 3 роки тому

      Wlhi anigana qadar aad uga helay ee aan israaclo wlhi aragtidiisa kama daalo haleegu soo xariiriyo please 😭😭🥺

    • @sacduushmohamed482
      @sacduushmohamed482 3 роки тому

      @@ifrahyusuf2068 horta 2 dodu sow lamano mahan mise waa jiliin un

    • @gooxjunior8015
      @gooxjunior8015 3 роки тому

      Kkkkkkkkkk cilmi boodhari iyo hodan baa UA-cam kii ka dhex bilaabmay 🤣

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 3 роки тому +6

    Reer jabuuti one love

  • @abdiqanianzhaxmedia4526
    @abdiqanianzhaxmedia4526 3 роки тому +1

    Reer Jabouti DadkaygiiiH

  • @elmitaqi5680
    @elmitaqi5680 3 роки тому +2

    Hhhhh geesiyaasha waan idinku heestaaa

  • @feyfeyofficialchannel2495
    @feyfeyofficialchannel2495 3 роки тому +5

    War like ta kudadaa filmka reer Djibouti 🇩🇯 waa dad nasab ah

  • @ahmedismahan8116
    @ahmedismahan8116 3 роки тому +4

    Je suis tres fière de vous buuti 😍😘😘

  • @seadabdiahmed3855
    @seadabdiahmed3855 3 роки тому +20

    Farahaaga soodiga xaarka izkaga maydha kulahaaa fantastic wlhi hore uzocda liketana halaygu qabto

  • @yasircarafat8026
    @yasircarafat8026 3 роки тому +5

    Rahma iyo neiman wan idin inan doona incha allH from japouti

  • @WadnaQabad
    @WadnaQabad 3 роки тому +2

    From muqdisho
    Inta jogta muqdisho 🏢
    Ismujiya 👍

  • @ayaanabdikariim9828
    @ayaanabdikariim9828 3 роки тому +2

    Rer jabti waan idin wataaa🥰❤🥰🤣🤣

  • @sadiahassan8109
    @sadiahassan8109 3 роки тому +5

    From mugdsha idin tagera rer jabouti hory usocda

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 3 роки тому +4

    Khadarow gabdha lugaha uduug ileen adaa so lugeysiisee🤣🤣🤣

  • @asmaacali8218
    @asmaacali8218 3 роки тому +6

    Idin la socda dadkeygah
    From muqdisha💙

  • @abdimalik3310
    @abdimalik3310 3 роки тому +5

    Inta khadra ka heshay😍 Like saar 🤣

  • @hawosahal8306
    @hawosahal8306 3 роки тому +2

    Haaye filimka dheereya waa codsi

  • @eidosman5154
    @eidosman5154 3 роки тому +1

    xaarkuun inaad ka daysaan bay ahayd

  • @ubahabdi1637
    @ubahabdi1637 3 роки тому +4

    Neiman aad ban ooga heley runtii❤️😭😭

  • @queenmilanooffcial8438
    @queenmilanooffcial8438 3 роки тому +12

    Taasi waa kaftan tana waa arkaa inaad ruwaayda Diana noogu talagasheen waa idiin ka gudoonay haddanahay shacabka weeyn ee idiin ku xiran wn idiin jclnahay Khadra iyo Khadar mataanaha isku magaca ah iyo direct kiina jilaayasha kale all madaxaad isaarantihiin wllyaal🥰🥰🥰🥰🥰

  • @asmarshow2400
    @asmarshow2400 3 роки тому +3

    Inta ku qososhay lugha dhooqada ah marki ad aragty like

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 3 роки тому +1

    *Khadar wuxuu u egyahay ninkii reer jabuuti ee caanka ahaa ee naga wada qoslin jiray ee allaha u naxariistee GAFANE*

  • @kadijababs2538
    @kadijababs2538 3 роки тому +1

    khadar iyo khadra salan sare wllhy horomar wcn 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @asadcade3335
    @asadcade3335 3 роки тому +2

    Keep going khadar ito khadra

  • @cqaadircigaal1901
    @cqaadircigaal1901 3 роки тому

    maanshaa allaah khadra timihii wayso qarisay caawa

  • @fardowsafooleey1183
    @fardowsafooleey1183 3 роки тому +4

    Dad an jeclahay allaha idin xifdiyo qadar iyo qadra

  • @malikaarafo1485
    @malikaarafo1485 3 роки тому +1

    Je vous aimais ls amis reer buuti

  • @hodanmindhayare3666
    @hodanmindhayare3666 3 роки тому +1

    Khader iyo khadar walhi waa funny qosolkaa iga dhamaaaday 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @cabdikariin5006
    @cabdikariin5006 3 роки тому +2

    Sido kale walhi khadar iyo khadra waxa jacel lan lahaa inad waxa badan yaya laga garan karaa jilin kina 🥰🥰

  • @ahlaamabdi8672
    @ahlaamabdi8672 3 роки тому +1

    From garissa walaaladey

  • @walalbaabaa7981
    @walalbaabaa7981 3 роки тому +3

    Talo fcn idin hayaa.... flimka iyo inta dnbe ad dabada kaga dartaan. Labo video ka kala dhiga. Si aad wx uga faaidan koley anagana wxba naguma ahaa oo mr wlba youtube ka iska dhex jognaye waanu idin daawane.. xiiso gaarana wuu noo yeelan mrkd labo ka kala dhigtaan..from Erigavo

  • @asmarshow2400
    @asmarshow2400 3 роки тому +3

    Khadar iyo Fans kooda Hargeisa ku sugan like pls
    Sida aniga oo kale

  • @naimaqaali6014
    @naimaqaali6014 3 роки тому +8

    Wa rer jabuti gaar ahaan rer buti waxaan Idin ka codsanaya kii cashtrolowga ahay oo dhib ka bdna magcisa iganbiye 😂😂kas kuso dare

    • @hibomahamed6490
      @hibomahamed6490 3 роки тому +1

      Wuuu yaraa nasanayaa aboyo islaantisii ayaa kaa tidhi xaabibi ramadantaa suxuurtaa igaa karii

    • @naimaqaali6014
      @naimaqaali6014 3 роки тому

      @@hibomahamed6490 kaa shegay mafahantay abyo aso marqsan la dhalay kawada

  • @rachidcharlo9410
    @rachidcharlo9410 3 роки тому +1

    🤩🤩🤩🤩🤩😂😂😂😂😂 vous etes les meilleures

  • @kafeeyomuna4645
    @kafeeyomuna4645 3 роки тому +5

    Reer jabutii ilhy hadayo waa xarba soconeysah walhy faraxd agtiina bn ku haysaa 💋💋💋💋nolda wlo intay nolali jorto 😍😍😍😍😍😍😍

  • @user-un2sv1kl5g
    @user-un2sv1kl5g 3 роки тому +3

    😂😂👋👋👋👋👋👋👋

  • @kadirti7481
    @kadirti7481 3 роки тому +2

    Machallah les compatriotes 🥰🥰🥰🥰

  • @hodanhodanhasan5504
    @hodanhodanhasan5504 3 роки тому +1

    Labadan jecliyaa khadar iyo khadra🥰🥰🥰🥰👑👑👑👑

  • @abdallahchakir5504
    @abdallahchakir5504 3 роки тому +12

    Manque de bus, yaa allah 🤲😭 Djibouti avec tout

  • @mouminmoumin9620
    @mouminmoumin9620 3 роки тому +3

    Vous êtes vraiment magnifique

  • @lindaadam6139
    @lindaadam6139 3 роки тому +1

    luve watching khadar iyo khdar best somali actress sending greetings all the Columbus ohio Usa

  • @khadarbaaska2841
    @khadarbaaska2841 3 роки тому

    Soo badiya filimkina waan Ku haysana from to burco somaliland

  • @bushramaxamed8463
    @bushramaxamed8463 3 роки тому +1

    khadar iyo khadra waay iga qosliyaan runtii taageerahiina ayaan ahay from jigjiga rer jigjiga ismuujiya

  • @nimcomalapo4378
    @nimcomalapo4378 3 роки тому +10

    Buuti Tv Nafta iyo Dhiiga wlhi Ramadanka marku dhamado mizz uH😭💋🥀

  • @a.s.h.r9498
    @a.s.h.r9498 3 роки тому +2

    Love you khadra and khadar ❤❤

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 3 роки тому

    Walaal khadra sidaa aad maanta u asturtay timahaaga marwalba u asturtay timahaaga waad mahadsantahay

  • @najmaabdullahi7672
    @najmaabdullahi7672 3 роки тому

    Waan idin wataa Djabuuti 🇸🇴

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 3 роки тому +2

    Rahma Hassan markay qoslayso waa qurux 🥰🥰

  • @nimcoaxmed9605
    @nimcoaxmed9605 3 роки тому +2

    Caawa khadra joogta idin jecliya khadar iyo khadra

  • @maxamedaxmed8229
    @maxamedaxmed8229 3 роки тому +3

    wll dee yaraa soo badiya waxa

  • @xamdahaybexamdahaybe1744
    @xamdahaybexamdahaybe1744 3 роки тому

    Khadar iyo khadra waa isku so baxayzan🥰