Reer guraa baan nahay waan ku faanaa wana jeclmahay wlh, noloshaydii miyiga waa wax i cajab geliya markaan xusuusto, dhaxalka keliya oo hayaa waa xusuustii miyaga. kul liv og uten stress. Aad baa ugu mahdsan tihin barnamijkan qiimaha badan 👍
.maanshaa allaah waa wiil af somaliga si fiican ugu dhegen weli isagoo ajaanib dhashey buu fasiix ugu hadlaa kuwa wax yar joogo dibada baa ka faano af soomaali ga alla ha ku xifdiy liibaan cimrigaada alla ha dheereeyo ❤❤❤❤❤
Landheere majeerten ah o ms cumar mahamud yonis cumar ah liban cali hersi osman muuse ❤ adeer guul wacan wax badan baad jaaliyada reer puntland u qabstey❤❤❤
Somali waxa hogaamin kara oo reerahan iyo qabiiladan ka saari karo waa in ay ku dhex milmaan wadamada ay somalidu ku nooshay waayo caqli tacliin sancooyin guud farsamo tacliin sare oo xora ku waasi oo kale ayaa wax ka dhigikara dalka mid koofiyad dheer iyo mid macaws cumamad sita oo kule reer hebel ayaan suldan u ahay ninkan waa soomali waa ruush weli intaad dhegeysaneysey miyuu sheegay qabiilkiisa maya muusheegin waayo qiimo uguma fadhidu qabilkiisu wuu dhaafay in uu ku mashquulo saxib somali toosa oo calamka la jaanqaada
Liibaan waxaan u malaynayaa mar ayuu polytechnico ayuu nala dhiganayey,, kolay waxaan u malaynayaa inaan sanad iyo labo midkood oo weliba aan same grade ahayn,,,,,maal in ayaan ku arkay guri fooq ah oo kasoo hor jeeday Caynu shamsi resturant isagoo gelaya…
@abdiomar9709 Soomaali Medical Dictionary oo xuruufta cafimaadka ku dhamaystiran majiro! Lkn Soomaali Language Dictionary waa jiraa, Medical Dictionary iyo Language Dictionary Iskumid ma'aha!! "Terminology of Human Organs "
@@mohamednur1696 De haaye maxaa iska galay nin waa siyaasi dowlada u shaqeeya, nin waa suxufi? Sow ma wanaagsan in aanan qabiil dhan isku qaadin ama qabiil dartii aanan qof u abaarin?
Reer guraa baan nahay waan ku faanaa wana jeclmahay wlh, noloshaydii miyiga waa wax i cajab geliya markaan xusuusto, dhaxalka keliya oo hayaa waa xusuustii miyaga. kul liv og uten stress.
Aad baa ugu mahdsan tihin barnamijkan qiimaha badan 👍
.maanshaa allaah waa wiil af somaliga si fiican ugu dhegen weli isagoo ajaanib dhashey buu fasiix ugu hadlaa kuwa wax yar joogo dibada baa ka faano af soomaali ga alla ha ku xifdiy liibaan cimrigaada alla ha dheereeyo ❤❤❤❤❤
Haa wllo maxaa yeelay qaybtii hore ayuu iskaga sheekeeyay oo wuxu ku dhashay soomaaliya wuxuu ku barbaaray soomaaliya wuxuu dugsi sare kaga baxay soomaaliya Ku darsoo hooyadii waxay dhimatay isagoo 7 jir ah iyaduna afka Soomaaliga way ku hadli jirtay walaalihii oo uu 9 ku yahay hooyadood waa soomaali ogoow nagama beddelna aniga iyo adiga Mahadsanid wlsheey
Lahjadaha 1Maay 2maxaa tiri
3 xaa tiri labada kale ee Lahjad ma fahmin
MashaAllah, proud of our brother Libaan, may Allah swa keep you, he got me intrested in linguistics.
Thanks, brothers. we're very proud of you for sharing with us this wonderful topic.
Masha Allah liiban wa qof wax bartay oo cajiib ab waa qof cilmi baaris sameeyay waa nuuc ka mid ah dadka faa'iidada u leh bulshada
Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa ❤❤❤
Masha Allah baraka Allah, Tabaaraka Allah 🤲 ❤️ 🙏
Masha allah aad baad u Mahadsantahay
Landheere majeerten ah o ms cumar mahamud yonis cumar ah liban cali hersi osman muuse ❤ adeer guul wacan wax badan baad jaaliyada reer puntland u qabstey❤❤❤
Cuqubo kuugu dhacdey, umaduu qabiil jeclas
😅😅😅@@Michealfot
@@Michealfot yahuuu adiga kugu dhcdey mj waaa kingdom orod habaarka umada kla tag meelksta mj ba ks muuqda liq taas
😂😂😂😂@@Michealfot
@@dilara-jj5yj adoo kale xaaraan ayaa tahay MJ waxba igama suubin ee Wiilka waa Somali oo hooyo cadaan dhashey rufyaan yahoow Oromada
Mashaa Allah,aqoon aad u badan iyo tawaaduc waa labo sifo oo adag iny qof ku kulmaan.
اللهم أصلح الحالنا وبلادنا 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Shaqo ayeey rabtaa islaaxa beledka.
Masha allah ilaaheey ha noo kiin xafido
Hanoolaato ❤
Somali @ 9 in African Languages and @70 at all World in terms of most Speaking People.
Manash allah
Waa guul luqada somaliga inay tahay tan 70 aad
Liban and Ayaanle two legends ❤❤❤❤❤
Ayanle Thnk you Adiga iyo martidada
Afka hooyo waa hodan❤❤❤
Liiban ruush wadakii hore 1990
❤
Wareesi xiiso leh. Waqtiga ayaa yar, Ayaanle.
Ina aderkay cimriga allah ku dhereyo ilxun kuma aragto noolow
sax
Somali waxa hogaamin kara oo reerahan iyo qabiiladan ka saari karo waa in ay ku dhex milmaan wadamada ay somalidu ku nooshay waayo caqli tacliin sancooyin guud farsamo tacliin sare oo xora ku waasi oo kale ayaa wax ka dhigikara dalka mid koofiyad dheer iyo mid macaws cumamad sita oo kule reer hebel ayaan suldan u ahay ninkan waa soomali waa ruush weli intaad dhegeysaneysey miyuu sheegay qabiilkiisa maya muusheegin waayo qiimo uguma fadhidu qabilkiisu wuu dhaafay in uu ku mashquulo saxib somali toosa oo calamka la jaanqaada
Runtaa waaye, Soomaali qabiilka in laga tirtiro waaye wasaqda.
Liibaan sida muuqata si Academic ah oo macluuumad badan uu rabo inuu sheego ayuu u bahaan yahay, laakin Ayaanle way isla yara qabsan la'a yihiin sababtu waxay tahay Topic kasta uu bilaabo Ayaanle ayaa dhex galaya, i think waxay ku fiicnaynd in uu yara daayo xalqadaha na u yara dheereyo, sidoo kalena Ayaanle Su'aalo u sii diyaarsado khuseeya takhasuskiisa, sababtoo ah Liiban wuu ka cudur daaranaya wuxuusan aqoon u lahayn ama reference u hayn.
Wallaahi, tabtaasaan dareemay. Weliba, waxa aad mooddaa Liibaan in uu aad serious uga yahay mawduuca, Ayaanle laakiin si kaftankaftan ah buu ula had'hadlayaa. Waxa fiican in uu qofka qiiradiisa hoosta ka xado. Dabadeed, waxa ila habboon in uu qofba muudhkiisa kula jaan qaado.
Waxaan jeclaan lahaa inaad waxka waydiiso bilowgii horre ee Af Soomaaliga iyo Farteenii horre.
Dheeldheel ninkaan butin aa abti u ah wiil waa atigiis
Ayanle niinkan wareysi gisa wax badan aya laga faida waxbadan kawareyso
SOMALINIMADU MACAAAANA
Liibaan waxaan u malaynayaa mar ayuu polytechnico ayuu nala dhiganayey,, kolay waxaan u malaynayaa inaan sanad iyo labo midkood oo weliba aan same grade ahayn,,,,,maal in ayaan ku arkay guri fooq ah oo kasoo hor jeeday Caynu shamsi resturant isagoo gelaya…
ninkaan hadaa awoodo waraysigiisa noo soo badi wlh waa qof waxyaqaan oo aftahan ah
Question seebay macquul ku noqotay luuqada Soomaaliga ah inay 9laad gasho Afrika xataa malihin Somali Dictionary Medical Book ilaa maanta 2024
Luqadeenu dictionary way leedahay waadna ka heli kartaa google.
@abdiomar9709
Soomaali Medical Dictionary oo xuruufta cafimaadka ku dhamaystiran majiro!
Lkn Soomaali Language Dictionary waa jiraa,
Medical Dictionary iyo Language Dictionary Iskumid ma'aha!!
"Terminology of Human Organs "
Waxuu leyahyay kutubo waa ween oo dectionary ah sxp sfcn usoo fiir fiiri
Waxaa lagu Nisbeeyay Population ka ama Tirada Dalka ku nool, Somalia na ilaa 15 ilaa 18 Malyan ayaa lagu qiyaasaa
Ninkaan afsomali qaamuus malahan leh tolow ma oromaa? Iga hubiya bal
Nin kaan waa aqoon yahan
ua-cam.com/video/_cUGYjg47lw/v-deo.html&si=C8lm7lmO_RFYgjms
Waakan youtubeka
LIIBAAN ALI HIRSI
Waa barnaamij aad uwaansan in laga hadlo dhaqankeena iyo luuqadeenaba.
Af sii dabar go'aya oo Soomaali ah ayaa jira waxaana la dhahaa Af Boon 50jir wixi ka weyn ayaa ku hadla...
Waligeey ma maqlin, yaa ku hadla walaal, xageesa looga hadlaa?
Reer marko adey intee ka imaadeen af reer marko adey lahnee
sheeko iyo taariikh cusub maa rabtiin inaad hadda noo samaysiin ee dadka aqli eey qabaan yaa naga yyeelaayo taas war naga dhaafa waxaan ineey bug tahay cadowgaanya waa arkaayaan
waxan wa been iyo show walaahi wan qoslay
Ayaanle cabdi xuseen nin jecel ayaa tahay khaydka Umada
Aqoonyahn wax badan og
Somalida wadamada deriska weyde gaan kenya iyo Eitopia waa sas kalin tas inay.gallan
AYAANLOW MAANTA WAXAAD U EGTAHAY INAAD JOOGTID BAN QIYAAME OOAAD UMMAD XASUUQAYSID OO UU TALIYAHAAGII SANBALOOLSHE KU AMRAYO INAAD CARRUUR IYO CIRROOLE MID NA DHAAFIN AMA AADAN BADBAADIN
😳😳😳 Ayaanle iyo Sanbaloolshe maxaa iska galay?
@@niyaaladem WAA ILMA ADEER AYAANLENA WAA SANBALOOLSHOO ISQARINAYA
@@mohamednur1696 De haaye maxaa iska galay nin waa siyaasi dowlada u shaqeeya, nin waa suxufi? Sow ma wanaagsan in aanan qabiil dhan isku qaadin ama qabiil dartii aanan qof u abaarin?
@@niyaaladem kkkkkkkkkkkkk
Igu meerayso waa maqli jiray 🤣🤣🤣🤣🤣
Kanna ma dhaqankuu ka hadlayaa. Muxuu qofka qofkuu doqonsan yahay raadiyay Mr views raadis🤣🤣🤣🤣
jaahilnimadada waxa ay ka muuqataa qoraalkaga, mana fahmin kartid waxa laga hadlaayo iyo aqoon karorsiga Barnaamijkaan. WAr wax baro faaideyso na
xariif tuulo magaalo ayuu gaari ku jiiraa