M.allaah abwaan curiye maanso hal-abuure aan gamban ku adag tahay somalinimo ku adag tahay muslimnimo daacad ka tahay gudbinta weedha ka soo hirqaneesa laabtiisa Alle ha inaga yeelo kuwo ku waano qaata dabadeed isagane alle ha ka dhigo mid caafimaad kusii jooga Aniga ahaan intii arakta fariintaa ama qormadaan waxaan si naxariis leh ugu sheegayaa in ay maqlaan hal-abuurkooda marwalba la dul taagan dardaaranka iyo hibada eebbe ku galladay sidaas oo ay tahay dadku waa dhageestaan lkn waxaba kuma khaataan waxaa laga yabaa in aan idinku dheereeyay qormadaan raali ahaada dhammaantiin ASC
Walaal gabayhaan intaad fargeetada Baastada lagu cuno Ku duuduubto Sida faastada u cunsii Madaxda iyo Masuliyinta Bal in ay alle iyo xisaabta aaqiro nooga baqaan waanu daal naye Subxaanallaah
Alla yaa runtaan nagu dhaqo Ileyn nolosha qaar geeri baa dhaanto hadaan dhaho Muslim baan ahayoo danbi baan ku galayaa. illaahoow dhibta wadankeena taalo samirkeeda na sii Waxa na haysto dad mooda ma dhinta yaal Waliba mooda in aan la xisaabin doonin qiyaamaha Subxaanallaah Allow Soo Hanuuni Bisinkaya yaasiinkee.
Abwaan ismail jiheeye
Alla haku sharfo
Akhiro iyo addunkaba
Abwaan jaheeye waa nin arag ti dheer wllo cimriga iyo cafimaadka carabka alle hakuu barakeeyo♥️♥️♥️♥️🤍🤍🤍💚💚💚
Illaahoow daa imoow adoonkaan iyo inta ku fahanka ah ee waaya aragaa dalkeena gabi ahaan soomaaliyeed kuwada nool noo wada xafid
oo noo barakee Aamiin 🤲 yaa Rabi
masha allah waa abwanaka ugu fiican wakhtigan maanta la joogo 100000 percent
Mashallah abwaan jira war hduu dux leeyahay halaguu duceeye noqo wiil daacada😎
Abwaan Ismaciil jiheeye waxbadan ayuu dulmaray mansha allah
M.allaah abwaan curiye maanso hal-abuure aan gamban ku adag tahay somalinimo ku adag tahay muslimnimo daacad ka tahay gudbinta weedha ka soo hirqaneesa laabtiisa
Alle ha inaga yeelo kuwo ku waano qaata dabadeed isagane alle ha ka dhigo mid caafimaad kusii jooga
Aniga ahaan intii arakta fariintaa ama qormadaan waxaan si naxariis leh ugu sheegayaa in ay maqlaan hal-abuurkooda marwalba la dul taagan dardaaranka iyo hibada eebbe ku galladay sidaas oo ay tahay dadku waa dhageestaan lkn waxaba kuma khaataan waxaa laga yabaa in aan idinku dheereeyay qormadaan raali ahaada dhammaantiin
ASC
Amazing 🥰🥰wax aan ku qiimeeyo garan waayay wlhi abwaan jiheeye jirooo joog
Haday dhago Leedahay waxba kamaad tagin , Jazaakalaahu khayran, kuwa ku Anfaca ilaahay haka yeelo
Aamiin🙂
Mansha allah .. waxad tahay 1/1000000 .. Allah haku barakeeyo Abwan.
Jeceliyaa abwankaan 🥺❤❤❤❤❤❤
Masha alh abwaankani waa bad masha alh masha alh masha alh
Rabi daa'in wayee Yaanu naarta kuu dirin😢
Jah abwaan aan taageero 🖤
Agah
"In uun War haduu Dux leeyahay halaguu duceeye Noqo wiil daacada!!" .❤ mashallh abwaan
Ereyada quluubtayda taabtay
*malaa igtaduusha danbi yeynan kaaqorin
*askhiraa danbayse e yuun iilku kuudumin
*rabbi daa im weeye yuu naarta kuu dirin
*dabka iyo cadaabtuna hilbahaaga yey duban
Wàa ereyada ana aan ka ilmeeye 😢😢😢😢😢
Mnsha allah 😃👏👏👏👏
Sija elewa anything and am a Somali Garissa
Abwaan ismaciil jiheeye rabi ha ku xafido
Iimaanku doolar iyo daanka uuna kaa galin ❤😊
Xaqiiq buu ka hadly abwaan jiheeye💯✌
AbwaaN jiheeye Legend of Legend siiwado khaamtada
Inaba caadi mahe abwanka allah barakeyo
Maashalaah wa waano dhaxalgala ah alah haku duwo adigana ilaahay haku xifdiyo
Masha allah abwaan qaran
Manasha allaha Ina adeer mcn ilhya caqila haa ku brkyo
Eshqiyasak Allah ha ku barakeeyo Abwaan
Masha Allah ❤
Manshaa ALLAAH ABWAN ALLE HAKU XAFIDO IYAGANA ALLE HAKU ANFACO
Mansha'allh abwaan jiheeye ilaahay cimriga ha u barakeeyo
Maashaa Allaah.
M.a abwaankeena allaha kuxafido
Mashalah abwaan waxba kaadantagin
Maansha alla ala ha ku barakeyp
▪︎Yay Aqoontu kaa didin
▪︎Damna yay kaa oran !
▪︎Aayadaha dalilka iyo yaan diintu ka lumin
▪︎Dawo male xumaantuye xaqa yaan lagaa duwin ...
Manshallah allow abwankena barakee 🤲❤
Masha Allah ❣ Abwaan Jiheeye Alle Haku Xafido Waad Dhamaysay Haday Wax Ku Qadanayan Kuwa Dhiiga Dadka Miirta
Amazing❤
Masha Allah af kaga cano lagu qabay abwaan zxp
Amazing 😍😍😍
Maansha Allah Abwaan ismaacil jiheeye Abwaanada gayiga ku sii hadhay
Walaal gabayhaan
intaad fargeetada
Baastada lagu cuno
Ku duuduubto
Sida faastada u cunsii
Madaxda iyo Masuliyinta
Bal in ay alle iyo xisaabta aaqiro nooga baqaan waanu daal naye
Subxaanallaah
Allehakubarakeeyo
If iyo aakhiro
Aamiin
Manshallaah
Tabarakallah
Masha Allah Abwaanku si wacan buu inoola dardaarmay.
Masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah masha allah
Ax yaa AbWaaaN rabi haku ilaaliyo dharaaro
Mashalah cabqari aam caadi ahayn.legend
Abwaan jiheeye🥰❤️
Amaaazing!!!
Maasha'Allah cajiib waaye
ماشا الله🥰🥰🥰
Wa ilmameeyey wlh allah kuxifyo wllkey wadani boy
abwan qaran jaheye dardaran
& talo wanagsan ayad madaxdena ku bararujisay magaca hajiro
abwan
Macaln dhmystrn ❤ 😍 💖
Masha allah
Simply Somaliland 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼💚🤍❤️ amazing.
Abawaaaaann qarannnn mashallllla
M.a wllhi hibo aad u fiican
👍👍👍AXYaaa ABWaaN 💗💗👑👑
masha allah geesi
Abwaan jiheeye waa halyay qaran
another level jiheeye
Maansha allh abwaan
Mansha.allah
mnshballah abwan
MashaAllah, waa gabay dhaxal gal ah
Gabay maaha
Maashaa allah
Maashaah
Abousutite amazing ❤❤❤
Maxaad kawadaa ma absolutly
Malinkaga Somaliga Al-irshaad 2005 macalin ismail jaheeye alle ha kula jiro
Abwaan jiheeye si wacan bad wax ugu shegte miyay wax maqlayan
Abwaan jira❤
Ha ha ha abwaan 🙏🙏🙏
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
.manshaalaah
1:31😊
Dadka Somaliland waa maskaxdii Somalida, daacadnimada, gobanimada, garashada, gabayga iyo geeraarka,
Somaliland miiyu uu dhashay wllo abwaanku
Daaadnima xalkeente
Noqo ruux uu dacada
M.n alaah abwan jiheye
Dabka iyo cadaabtuna hilbahaaga yay duban
Amiin insha Allah
Masha allh afkaga caano lagu qaby
Mashaallah
M.a maantaan janis uhely
Intaan hadee somali garan laheed Dal iyo dad nool oo heybad leh baa noqon laheen
💝💝💝💝💝💝💝
abwaan jiheeye nolosha oo dhan cashar ka bixiyey
Abwankygii❤
M. A💞❤️💕👏😘😍💯☺️😊🤗
👏👏👏👏
Sharfna
Walhi waa mnso qiimo badan.
Allow haldoorka umadeena noodaaa
Alla yaa runtaan nagu dhaqo
Ileyn nolosha qaar geeri baa dhaanto hadaan dhaho
Muslim baan ahayoo danbi baan ku galayaa.
illaahoow dhibta wadankeena taalo samirkeeda na sii
Waxa na haysto dad mooda ma dhinta yaal
Waliba mooda in aan la xisaabin doonin qiyaamaha Subxaanallaah
Allow Soo Hanuuni Bisinkaya yaasiinkee.
❤Bulsha Waynta Dayacan Noqo Ruux U Dacada❤
M a hal aboore abwn jiheeye
Roooooblooow dhiiiigeega baaad tahye aaan kuuu duceeeye xilka duuudka kuuu sudhan daacad ugu adeeeg dadkaaan diiiftu daaashaday
Woow 🥰🫡🥰👏👏👏
ABWAANKAN INAAN LA KULAY IGA HAYSW
Maanso qiimo badan ayuu tiriyey abwaan jiheeye
Abwan ismaciil jiheeye
Imanku dankiyo danu dollar ka galin kalmado aad ufican.
Wow