Filmkii Qiyaano Part 11 Rage Abdi | Qaali Ladan | Ayaanle Yare 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • Filmed and directed by Rage Abdi of Setwad Studio in Nairobi Kenya.
    BE MY FRIEND:
    / setwad
    Instagram: @rage_abdi
    Snapchat @rageabdi
    Learn more: www.setwad.com
    Copyright © 2019 Setwad Studio. All rights reserved.

КОМЕНТАРІ • 878

  • @RageAbdi
    @RageAbdi  4 роки тому +1298

    Filmka qeybtaan hadii ey 20k Likes gaarto isbuuci laba mar ayaan soo galineynaa InshaAllah

  • @muscabcadaani1944
    @muscabcadaani1944 4 роки тому +247

    inta qali ladan iyo rage filimka udaawada like saara

    • @calidakane3147
      @calidakane3147 4 роки тому +1

      Rr😂😂😂😂😂😂😂😋😂☺😂☺😂☺☺😂😂😂😂☺😋😋

  • @munoabdirahman2158
    @munoabdirahman2158 4 роки тому +18

    M.a rage abdi maskax anu cadi aheyn aya galisay iyo waqti badan
    Cadowgada cagta ka hoos
    Dhigada waxba dheertahay .
    Full respect

  • @shoohh6087
    @shoohh6087 4 роки тому +36

    Masha allah wan uxisay film kaan 🥰 afur wanagsan rer muqdisho 😘

  • @quluudqueenchannel7874
    @quluudqueenchannel7874 4 роки тому +182

    Naagaa naag waa wax xun sheek kulahaa ninkaan wuu sii socdaa ka tasho intee talo kle siin laheeyd ilaahow yaana kula tashan intii igu raacsan like

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 4 роки тому +40

    Wlh filimkaan qali iyo raage abdi dartooda baan u dawadaa❤❤💖💖yaa ila mid ah ❤

  • @maanowhirsi8071
    @maanowhirsi8071 4 роки тому +49

    Adoo shaax cabeeyso hadii raaage abdi shaaax lokenee like saar 😂😂😂

  • @shukrimaxammad3647
    @shukrimaxammad3647 4 роки тому +16

    Masha Allah masha Allah masha Allah ilahey ha idin xifdiyo walalahey an jeclahey qalideyda qali ladan qurux quuen off the world rage cabdi king of the world's hormar wacan Ayan idin dhafa dad xegmad leh 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @neyruusomar4936
    @neyruusomar4936 4 роки тому +145

    Mashallah weynu sugeynaye hadeynu nahay reer muqdisho

  • @prettypellachoklatina9234
    @prettypellachoklatina9234 4 роки тому +89

    sida qli Ladan YAANA Hpenka CIIDA SEXAN JIRIN😂
    AZXPUL XAQAL CIID LIKE😂👎

  • @nimcohodo6860
    @nimcohodo6860 4 роки тому +3

    Qaali iyo raage jacayl aan jecelahay ayaan film ka u daawadaa illaahay calaf ha isugu kiin daro😍🥰🤭

  • @nasriinnasriin2750
    @nasriinnasriin2750 4 роки тому +1

    Beeelllo rage abdi waad ka bax sateen filmkan saad u sameyney saan saan usugayy waa la yabaa eee qeybta kale noo soo bobsiya meel macan noga jartenee ❤❤❤❤

  • @kahadalwaxakuquseeyoonly4565
    @kahadalwaxakuquseeyoonly4565 4 роки тому +225

    Inta ku faraxsan filimkan
    👇👇 ha igu sharafto

  • @KaysahassanA
    @KaysahassanA 4 роки тому +1

    Rabbow Intuu Ubaad Haysan Sii Intii Haysta U XafiFid Aamiin

  • @inaabdi3205
    @inaabdi3205 4 роки тому +5

    Wan sugayna
    @rage abdi....qali ladan
    Love and respect ❤✋

  • @MohamedMohamed-lf6xv
    @MohamedMohamed-lf6xv 4 роки тому

    Filim waqti badan la galiyay waad ku mahadsantihiid Mashinka Flimkan ka kiciya wa qaali ladan iyo Rage Cabdi iyo Asxaabta kale horay u socda

  • @boqoradaxishoodka8733
    @boqoradaxishoodka8733 4 роки тому +61

    Rage mnsha allh qosolkisa ad ayu u qurx badan yhy qli ladan io rage ilhy ha I tuso ayago qoys ah

  • @cabdulaahimayow563
    @cabdulaahimayow563 4 роки тому +189

    Inta ila jiif ku daawanoyso like isaar

    • @abdulahikhalif3775
      @abdulahikhalif3775 4 роки тому +1

      Subscribe isaara walalaha ua-cam.com/video/6bWFY5G03QI/v-deo.html

  • @hodanqueen7470
    @hodanqueen7470 4 роки тому +1

    Thanks rage Abdi I was waiting for long.

  • @BreakTime184
    @BreakTime184 4 роки тому +3

    Ugu danbeeyn qeybtii 11 wa soo saarteeyn inbadan ayaa sugaaye ani ahaan thank u very much all people

  • @asmaabdullahi8455
    @asmaabdullahi8455 4 роки тому +3

    Last time wllh Iga qosliye Raage Caadi maaha 🤣🤣🤣🤣🤣🤣 MzHllh Horey usocod wngsan Team Raage 🤩🤩🤩

  • @ruqiyaabdi3098
    @ruqiyaabdi3098 3 роки тому +5

    Mashallah beautiful family may Allah protect you us

  • @ilwaadabdi898
    @ilwaadabdi898 4 роки тому +1

    Filima qliyo 😍 raga Dartiiban udawada
    Shukran raage madaama codsigaygi aqbshay👏🏻

  • @Sadiyaladan
    @Sadiyaladan 4 роки тому +4

    My favourite Ruwayda waaye Masha allah hore u socad ❤️❤️❤️💯

  • @manzurmaracade4246
    @manzurmaracade4246 4 роки тому +1

    Alla rabiyow Rage nio sariirta markaa ka soo hoos baxdey wlh waa naxay 🤣😂😁🤣😂Haaayay Qaliyey way ku dhamatay Arwaax haka saaro sir nin baalayow waye wlh naag maseertay nin maseera ka xun😁😁🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @manalcadey6407
    @manalcadey6407 4 роки тому +5

    Lamanahygii qaali iyo raage❤❤❤dartiin u dawada inta ila midka ah farta taag kkkk

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan4243 4 роки тому +26

    Qaali io Raage Inay Izjecl yihiin indhahoda laga Dareema♥️🙏

  • @umucumar7175
    @umucumar7175 4 роки тому +6

    Rage abdi quruxlow a tahay masha Allah ilxun kuma aragto abowe 😜♥️♥️♥️♥️👉♥️♥️♥️♥️♥️

    • @hyassin4276
      @hyassin4276 4 роки тому

      kkkk shaqsiyada qofka akhlaqda la eega ee qurux nin laguma raaco .wbt

    • @IbrahimIbrahim-ul9vd
      @IbrahimIbrahim-ul9vd 4 роки тому

      Rebecca is hobbling on her bf

  • @fadumommohamed9454
    @fadumommohamed9454 4 роки тому

    Raage abdi furiinku ma galo ciyar hada hal dalqo ayaa kaga dhacday ciyar ciyar xaaskaga ciyaar ha isaga furin 👍👍👑👑❤❤🌹🌹🇸🇴👈

  • @fathiahasan7375
    @fathiahasan7375 4 роки тому +1

    Alla hooyoy naagahan ayaanba kayaabay raage kuqafiifay war gabdha kaxishooda oo u daaya sxbked uf wax yalaha qaar walaga xishoda

  • @aslijama4882
    @aslijama4882 4 роки тому

    Labadan atorahan iyo atariariishadan wax ka fiicana waligey ma arkin iyo habarta ka dhex shaqeyneysaa. Maashaa Allaaaaaah. Flickan Oskar waa in la siyaa.

  • @nusaybaabdullahi4377
    @nusaybaabdullahi4377 4 роки тому

    Sariirtan yaroo birta ah ee qali ladan inta riwaayadood oo aan ku daawaday tiiro malahaba 😃😃😃😃😃😃😃😃 reera comment aakhriye yaa iila arka
    Xitta filinkii ugu danbeyey waa ku jiirtey ee miyaan xal u wayeey jcylka

  • @maandeeqmaxamuud1747
    @maandeeqmaxamuud1747 4 роки тому

    Halkaan filim ayaan aad ugu tixanahy qaali ladan iyo ragi abdi wan idin taagera noso badiya filimka qiyaano

  • @faatmammm5604
    @faatmammm5604 4 роки тому +1

    Wan idin jeclhy wlhi noso badiya filimka horay usocda Ramadan mubarak ⭐️🌙🤴👸🙋‍♀️❤️

  • @queenamula5385
    @queenamula5385 4 роки тому +71

    Rage qali cida tagerta like isaar

  • @zahramohammed8081
    @zahramohammed8081 4 роки тому +9

    mahad was one of my classmate in ansaru sunnah ,ppl change often :hi mahad sthy wll

  • @fardowsoxusen822
    @fardowsoxusen822 4 роки тому +2

    Waad mhdsn thy abowe keep going
    Wlhi aad ugu helaa film kaan mudo ayaan sugaaye thanks abowe
    Rage guul ku rajeyna

  • @tiktokpanda4741
    @tiktokpanda4741 4 роки тому +3

    Camera man has done an amazing work 🙌👌💪 🇸🇴

  • @karimali2034
    @karimali2034 4 роки тому +2

    0:53 Love this moment

  • @kingadeshpoi4144
    @kingadeshpoi4144 4 роки тому +1

    Rage and qali hor usocod ayan idhin rajeynaya lamanaha❤❤❤💓💓💓💜💘💚 tayeran idhin haya wlhi

  • @munodhaqane5786
    @munodhaqane5786 4 роки тому +41

    Inta soo afurtay like❤️

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 роки тому

      Wll qali isoboqo fdlan🙏🙏👍🏿👍🏿

  • @ilyaasaar2492
    @ilyaasaar2492 4 роки тому +4

    Wllhi Filmkan wn jecly wan tabyna inta ilamidah like isaraa 👍❤💯

  • @adnamohamed147
    @adnamohamed147 4 роки тому +23

    raage abdi qurux iyo daganan aya alle siiyay

  • @mustaqiinmaxamed8384
    @mustaqiinmaxamed8384 4 роки тому +1

    Wlhi saan nagadaata filmka hana nacsinina qali iyo rage idinku hystaa❤💯

  • @dhalsheaq9912
    @dhalsheaq9912 4 роки тому +7

    Naag la tashigeed ineysan wacnen hlkan ka egta intii igu rcsn like😍😃

  • @iimaanabdinorarab6266
    @iimaanabdinorarab6266 4 роки тому +1

    Best videographer Raage Abdi 🤟

  • @ramloosman2619
    @ramloosman2619 4 роки тому +69

    Qaaali iyo raage ayaan filimka ujeclhy waxan jeclaan lahaaa %90 inlaga dhigo idinka jilaayaasha kalana 10% lasiiiyo maxumo plse dadka aan dartooda udawada tihiin🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤲🤲

  • @zahramohammed8081
    @zahramohammed8081 4 роки тому

    maumalin waligay inu qof waji maskin qabo inuu actor noqonayo,am impressed

  • @MaryamaMssGulled
    @MaryamaMssGulled 4 роки тому +3

    1hour 1k Like 3hour Mxaaa Ka Filankartaaaa Inuu Gaaari doono
    Flimkaaan Waaa Naga Gadanyahay Qeybta Xigtaaan Sugaynaaaa I.a
    waad Mahdsantihiiin Qaabkaaa U Diyaariseeen M.a🔥❤❤❤👏🙏

  • @Ariijiina
    @Ariijiina 4 роки тому +2

    I swear it's the only somali film which has grabbed all my attention ❤❤❤ luv it

  • @nafisakuboqrayaabe9811
    @nafisakuboqrayaabe9811 4 роки тому +2

    Film Wuu iga Gadan Yahay 😍😍😍💯👏👏👏👏

  • @anisaumumumtaaz5478
    @anisaumumumtaaz5478 4 роки тому

    Sida raage cabdi markaa safar ahay iyo markaa faraxsanhy hurdo wayga xaaraan😂😂🤣 wani taageeraa qali iyo rage

  • @hoyocady2157
    @hoyocady2157 4 роки тому

    Walhi rage Abdi the best Somali editer wanku aminsanahy ugas

  • @jamila-rh7yo
    @jamila-rh7yo 4 роки тому +9

    Waaaaw inta ilaaragte qali iney cayishe like isaar☝️

  • @khadrsergio2861
    @khadrsergio2861 4 роки тому +12

    Qofkii 52 aa ahay ee comments bixiya love ka💗

  • @Dagan77
    @Dagan77 4 роки тому +2

    I can't wait part 12 com Soon
    Rage iyo qaali big support 👑❤️♥️

  • @sahraafrah4868
    @sahraafrah4868 4 роки тому +1

    Sidaan usugaayay wan daalay wad mahdsan tihin dhamantina hadaa soo desen qeybti 11aad💕

  • @najaxxamse8905
    @najaxxamse8905 4 роки тому +9

    Masha Allah ilhy reer Runa haydin ka dhigo

  • @samitajilacow7123
    @samitajilacow7123 4 роки тому +11

    Waan sugeyna
    Raage abdi io qaali ladn miss you wllh
    Inta ila jecl samada salan sare 🥰

  • @boqran2974
    @boqran2974 4 роки тому

    Filimkan waanka helay wax badsho wax beelbay dhashaa ayaadba mooda in lagu matalayo magacas buuku fiicnan lahaa wayo qof walba o filimkan ka mida oo is dheha wax badso waxbuu ku waayaya aadbuu u maskax badan yahy qofka fikradan lahaa Allah caqligaa haw siyaadsho wiilka garanka buniga ah wata socodkiisana waanku haystaa hhhhhh horay u soco raage Abdi wllo keep going

  • @fatimahassan6138
    @fatimahassan6138 4 роки тому +2

    Rage iyo qali MashallAh 😍
    Allaha ini Xafido

  • @faizafilsan8387
    @faizafilsan8387 4 роки тому

    Qaali ladan
    Iyo raage
    abdi sigaar ayan idin jeclhy mna aqaan sababta alle haidin xifdiyo 🙏🙏🙏

  • @naimaofficial3129
    @naimaofficial3129 4 роки тому +5

    Waligaaa naag lalama tashto waa tala baiso .😎😎

  • @cabdijamaalwarsame4710
    @cabdijamaalwarsame4710 4 роки тому +1

    Really anigu madaawado Aflaanta hindiga lkn adinkaan Idin dawadaa waan idin jeclahay dhamaan jilayaasha siiba hanad madaxa filimka rage abdi iyo marwada filimka Waxaan idinka codsaneynaa inaad noosoo dhaqsataan dhalinyaradu wax madadaaliyo ubaahanyihiin anigaana kow ka ah full respect qali ladan and rage abdi❤❤❤❤👌👌👌👌 Name is abdi jamal ja,eylow

  • @iftinmohamed1930
    @iftinmohamed1930 4 роки тому

    Insha allah allow 20k garsi wayo filimka msha allah wan ku heystah

  • @tahiitoosan4098
    @tahiitoosan4098 4 роки тому +7

    M.a somalidu Rage Abdi usoobaxay film noocan oo Somali maarkin..... suspense ayuu noogatagay waxan sooxasuuste filmanti Zee Tv kadawani jire m.a hormar wcn kugufaraxsane walal.. keep going

  • @queeniloveuzain8786
    @queeniloveuzain8786 4 роки тому +12

    23: 23 raage intuu kujiraaa🤣🤣🤣😂🤣🤣🤣 ar deya fiiriya🤣🤣😂

  • @lajecleydainabotaan2328
    @lajecleydainabotaan2328 4 роки тому +1

    www wax bdn kdb wu soo dhacay filimki asxata plz 20k kabadan like hala garsiyo because wakhti baagalay filimka aan garab istagno wllkeen Raga abdi 💖💙💖

  • @Saddexiyotoban
    @Saddexiyotoban 4 роки тому +12

    raage and qaali ladan hore u socoda iyo kooxda dhamaan

  • @ikhlasabdalle2939
    @ikhlasabdalle2939 4 роки тому +16

    Ninkan rage ladhahaYo waka hela lkn🤭qaali ka qariYa comntigan 😂😂😂👋

    • @pirencessmaimunaali724
      @pirencessmaimunaali724 4 роки тому

      Kkkkkk waa kusheega shankalalax 😂😂😂

    • @ikhlasabdalle2939
      @ikhlasabdalle2939 4 роки тому

      @@pirencessmaimunaali724 xasid😂😂😂😂😂🦴

    • @qaaliluul2357
      @qaaliluul2357 4 роки тому

      Raage inu naag qabo ma,oga dadkan qaali xagee logu qorqoraayaa umadaan yaap ayey leyihiin

    • @ikhlasabdalle2939
      @ikhlasabdalle2939 4 роки тому

      @@qaaliluul2357 aYaga le kamaqla😅😅😅

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 роки тому

      @@ikhlasabdalle2939 same hear waa ku riyooda habeenkii😭😭😭😂

  • @nehalsayid20
    @nehalsayid20 4 роки тому +3

    Qaali iyo raage filimka toos nogu wada waa xiseya wlh filimandina lkin goos goosa eber nogo dhigteen

  • @jadrankaduilo6309
    @jadrankaduilo6309 4 роки тому

    Anyone still watch this video?

  • @somalitiktok32
    @somalitiktok32 4 роки тому +34

    Hadad adigoo afurtay daawaneyso muqalkan
    Rage Abdi
    fadlan
    #LIKE ta iyo #SUBSCRIBE nagu dhiira galiya oo ino saar

  • @madiinoilmi8072
    @madiinoilmi8072 4 роки тому

    Walee raage waa kaa qeyliyey walaahi sidaa sariirta u hoosgashaan kayaabay horay usoco habo farxad iyo qeeraan nuu rajeynaa

  • @princessdehraan9204
    @princessdehraan9204 4 роки тому +4

    Rage iyo qaali allaha idiin xfido walaaladey🙏🙏🙏🙏❤❤❤🙏🙏

  • @fitaxtotti9309
    @fitaxtotti9309 4 роки тому

    Qali queen numberkaga ubahanhy wayo waad igi dhex noshahy fanaanadeyda qaliga ah❤️

  • @asmabakar8763
    @asmabakar8763 4 роки тому +1

    Alla wadnaha markii ugu danbeysay saan unaxay rage sariirta hoosteed uu ku jiraa

  • @sadiyaallele4531
    @sadiyaallele4531 4 роки тому

    Film intaas ba ku xumaysen
    Waqtigan nawal wxy dhaxda u xiratay in ay ninkedi kalsonidisa so ceshato walowba ay been sheegtay wxy ahayd in ay halganka ku jirta dhakhtarka marku geyana uur surprise ah soo bxo lkn in ay hadana dib u labato o ninke horan u xumeyay ku noqoto waa ku dhesheen qaybtan sida qoyska kle waa markasta isbursanaayo inta igu raacsan farta taag☝️

  • @asmoindhotaahir6733
    @asmoindhotaahir6733 4 роки тому +2

    Plse qaybata kale hangu rajinin sida tanoo kale inta igu racsan like sara🔥 wn idin tageera

  • @faatushhennaarts5868
    @faatushhennaarts5868 4 роки тому

    Raage abdi maalinwalbo waanso booqanaye bal inlaso dhigay anoo maqan yaaila mida asxaabta☝

  • @hodonahmed1477
    @hodonahmed1477 4 роки тому

    mahad iyo naagtiisu waa laba doqon filimka iyagaa madhax ka dhigaye halaga saaro raagow sida kle top

  • @adniaweys1995
    @adniaweys1995 4 роки тому +37

    Alla NawaaL weyfashilanto cabdi sariirtuu ku hoos jiray
    istaqfurullah 😂😂

  • @kafiyaelmy1463
    @kafiyaelmy1463 4 роки тому

    Wey fcntahay inaa iskudabahirtiit filmka. hada uhistay filmkan like isaar

  • @miimiishidane1188
    @miimiishidane1188 4 роки тому

    Bisinka rage waxay mesha ku jirtid super film 👌👌

  • @nemageenyo5094
    @nemageenyo5094 4 роки тому +1

    waaaaaw best film i liked wlhi wax kale waaye 👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @nasrocadey2957
    @nasrocadey2957 4 роки тому +1

    Caadi ma ahan wan idin salaamay qaali iyo raage wan idin taageeraa keep goin

    • @nasrocadey2957
      @nasrocadey2957 4 роки тому

      Dad aan kaso qaadano kaadi mataqaaNA KULAHAA ar qaaliyaaa

  • @hafsaxubi8978
    @hafsaxubi8978 4 роки тому +40

    Inta Instagram kaso aragtay rage abdi👇👍

  • @hiboaddey8800
    @hiboaddey8800 4 роки тому +5

    Tarmuuskii shekadii nashafa yaa ila arkey 😂😍😍

  • @asmonitamuhumed3634
    @asmonitamuhumed3634 4 роки тому

    inta waxan dawada filmka qali ladan iyo rage cabdi

  • @samiyamohamed859
    @samiyamohamed859 4 роки тому +1

    Alla noolasoo dhakhsada xasaasiyad leyhy flimku ye😍

  • @najahchannelnc2570
    @najahchannelnc2570 4 роки тому +2

    Ina badan baana sugyey filkan raage Abdi iyo qaali ladan shugran wll

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 4 роки тому

    qaali ilahay owlaad ha siiyo fadlan amiin dheh wll

  • @caynimohamudali1545
    @caynimohamudali1545 4 роки тому +11

    Tolbeelay qaaali maaa raage lagu diroyaaaaa naageeey hada nnkeyga kaaala tashto igu dir😢😢😢😢

    • @miskiahmad4666
      @miskiahmad4666 4 роки тому

      Hhhhhh naagaha dhan isku mid maahan apyo

  • @naimaali6075
    @naimaali6075 4 роки тому +4

    Qali ladan inta jecel like ee sara

  • @dj.maariya
    @dj.maariya 4 роки тому +4

    Wllo dhawashada filinkani wagu walacay wlhi ino soday wllo
    😍Love u qali ladan😍

  • @ayaanleali3687
    @ayaanleali3687 4 роки тому +37

    Rage abdi filmka wad na nacsineysa pro se cml🤨

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 роки тому

      Wll qaali isoboooqo fadlan🙏🙏🙏👍🏿👍🏿

    • @itzzarashow1996
      @itzzarashow1996 4 роки тому

      Wll qaali isooboqo fadlan🙏🙏👍🏿👍🏿👍🏿

  • @magoolmahdi1438
    @magoolmahdi1438 4 роки тому

    Mansha Allah rage Abdi iyo qali ladan nolosha itinma xumeyso

  • @fardowsoabdisalaam9580
    @fardowsoabdisalaam9580 4 роки тому +2

    Filmki an sugaye Aya sogale wow nice 👌 👍

  • @isteellamohamed7968
    @isteellamohamed7968 4 роки тому +13

    Abdi dartisa ee uur been iskugu heshY qali😭 rage xnq lee bisnkow🙄😂

  • @naimaabdikhadir2169
    @naimaabdikhadir2169 4 роки тому +11

    Waa sugeyne inbdn thanks qaaliqurx