KHADAR KEEYOW | MUQDISHO HA MURUGOON | OFFICIAL AUDIO MUSIC

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лис 2020
  • Copyright Protected By Y3A Films!
    Support Y3A to bring you the most epic music videos & entertaining in television network!
    Follow us on social media:
    / y3a_films
    vm.tiktok.com/ZM8778exp/
    / moade2020
    Need a ride to the Doctor's appointment?
    www.usacaretrans.com
    Fly Cheap
    www.isavetravels.com
    Download App:
    play.google.com/store/apps/de...
    Click here to support:
    www.gofundme.com/Y3AProductions
    Venmo: HAJI2020
    Cash App: HAJI2020

КОМЕНТАРІ • 586

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 3 роки тому +228

    _reeeer muqdisho ismuuujia_ 🙏
    muqdishoooy ha murugooon😥😥

  • @esmahan143
    @esmahan143 3 роки тому +124

    Muqdishoy ha murugoon dhibka iyo masiiba waad ka maydhandoontaa, my home muqdisho marna kaama maarmo🇸🇴❤😘🤗❤🌹

  • @muhzinboqori2954
    @muhzinboqori2954 3 роки тому +173

    20 jir aan waligiis wadanka ka bixin baan ahy 😪

    • @nimcusha
      @nimcusha 3 роки тому +9

      😭allh dhibta hanaga qaado wllo

    • @sowdamohamed2360
      @sowdamohamed2360 3 роки тому +8

      Abow mcn raali ahaatha.....waligey somalia man arkin lkn I cry when I heard qarax in somalia......may Allah restore peace to my people 🇸🇴am somali kenyan but I love somalia most walae

    • @muhzinboqori2954
      @muhzinboqori2954 3 роки тому +5

      @@sowdamohamed2360 😰😰😰sorry abaayo dhibka waan dareemi karaa

    • @anushkashekeye4365
      @anushkashekeye4365 3 роки тому +5

      Kula mid baa nahy wiilow😂

    • @sowdamohamed2360
      @sowdamohamed2360 3 роки тому +2

      @@muhzinboqori2954 dibmllhn abowe .....dubatatha wankabixi doona I.a.....let pray for our country always🇸🇴💖💖

  • @hamdaxisribst8017
    @hamdaxisribst8017 3 роки тому +26

    Anigu reer somliland baan ahay hadna taageera buuxaan nahay muqdisho 💋💋🥀🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💖reer muqdisho guul mar walba 💋🥰

  • @achrafoffically4647
    @achrafoffically4647 3 роки тому +75

    Muqdisho my home maal un wad sarareyn doontaa🥺😥🇸🇴💪 aawi family muqdisho like Saara

  • @micraajyareofficial1381
    @micraajyareofficial1381 3 роки тому +85

    Xamareey raali noqo😭
    Khadar tnks nin aan taagero

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 3 роки тому +56

    😭😭😭Allaha unaxariisto Dhalintii Ku Hoobatay Gacan ka xaq daran ayeey aheyd Marti lajecelyahay allaha kadhiga Aaamiin🤲😢

  • @haniitaofficialchannel
    @haniitaofficialchannel 3 роки тому +68

    Muqdishooy hamudan ciil 😭😭😭😭🇸🇴 from jigjiga allh dadkayga ha ilaaliyo

    • @mohamedfarah1262
      @mohamedfarah1262 3 роки тому +4

      Mshaaa alaaaaah wllll qali jigjiga waa dalaaaan aaad u jclahay forom mugdisho waaad mahad san thy saaad inoola muurugootey

    • @haniitaofficialchannel
      @haniitaofficialchannel 3 роки тому +2

      Tnxx wllo waan kugu soo dhaway naynaa 🇸🇴 somaliya somali baa leh

    • @saadaqmohamed818
      @saadaqmohamed818 3 роки тому +2

      Walal txn from muqdisho love jig jiog
      Aalaha idin daayo🙏🙏🙏

    • @saidmustaf77
      @saidmustaf77 3 роки тому +1

      From somali galbeed gaar ahan Gobalka liiban 🇸🇴

    • @najmomaxamud9712
      @najmomaxamud9712 3 роки тому +1

      Aamiin 🥰♥️♥️💋🇬🇲🇸🇴🥰♥️💋

  • @zakiabdirashid7650
    @zakiabdirashid7650 3 роки тому +73

    Maxaa hooyo wiilkeeda dhintey Maxaa marwo asaay loo saarey Maxaa caruur agoon noqotey
    Ilaahoow dalkeena noo hagaaji oo dadkeena quluubtooda mid ka dhig Aameen 🤲
    Like ha ila dhaafin Walaalkeyga/Walaasheyda Somaliyeed 👍

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction3537 3 роки тому +5

    Ilaahay dhibka ka saar dadka aanu walaaha nahay from Hargeisa Somaliland 🤲

  • @gattuze453
    @gattuze453 3 роки тому +6

    maalin dhow muqdisho waxay noqon doonta caasimada jamhuuriyada somaaliyeed😢😥FROM HARGEISA

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 3 роки тому +47

    Muqdisho ilhayow dhibka ka dulqad yaa allh😥😥🙏

    • @cfatehfateh7488
      @cfatehfateh7488 3 роки тому +2

      Hadana intaa 😂😂😂😂mel Walbo iga horey

    • @wllashkajr6289
      @wllashkajr6289 3 роки тому

      Hhhhhh anagaba mel walba wan jogna sxp🤣😂

    • @iqrabashiromar7241
      @iqrabashiromar7241 3 роки тому

      Aamiin aamiiin🙏🙏🙏😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢😢😭🇸🇴

  • @ozamakeyow249
    @ozamakeyow249 3 роки тому +71

    Leg3nd always legend alfanan keyow

    • @halimabarre3921
      @halimabarre3921 3 роки тому +1

      KHADAR KEEYWI sono contento la canzone MUHDISHO HA MURUGON quanto ho sentito ho pianto di gioia INSHA ALLAH sara' cosi grazie KHADAR KEEYWI

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 3 роки тому +6

    😭reer muqdisho ismuujiya waan idin jecelnahay wlalahay from boorama ❤💯

  • @abdiato21
    @abdiato21 3 роки тому +6

    MUGDISHO 20 Jir Baan Ku Noqday Waan Ku Soo Bar Baaray Wlhi Dhibka Iyo Rafaadka wee Horeynaa RaaXada Nah Wey Danbeysa I Hope One Day inaa Ka BeXeyNo RafaadkaaN Aan Kala J00gsiga LeheeN😭😭😭
    I love My City BLUE🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤💞

  • @nasreenahmed7462
    @nasreenahmed7462 3 роки тому +3

    Walaaalahayoow wlhi dhibkiinu wuu na dhibayaaye ale hydkinka saaaro muqdishooy ha murugoon 😭😭from Somaliland

  • @inajamaccaabi5582
    @inajamaccaabi5582 3 роки тому +6

    Muqdisho illhaw nabadeee wlhi wan ka oyey in malin walba dhalinyarada tacabka laso galiyey ee dalkoga wax ka badali laha la dilayoh ama la tilmamsanayo illhaw nabad ayan ku waydiyey muqdisho jiidhka i damqanaya🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭 from hargeyse

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 3 роки тому +3

    Muqdishoy ha murugoon
    Dhibkiyo masiibada
    Waad ka meyran doonta
    😭😭😭🇸🇴
    Waxaan meel dhow ka arka
    Mutuleelo quruxliyo
    Adoo wada muraayada
    😭😭 oo lagu majeerto
    Mahad eebo joogo
    Meeqamka nabadana
    Xaramakii makaadiyo
    Madiinadi rasulkyo
    Ueg malin carafoo
    😭😭🇸🇴🇸🇴
    Muqdishoy magalada
    Dadka ugu mug weyno
    Malaayiintu joogtay
    Waliga ha murugoon
    Hana mudan wax aafoo
    Oo mahad kunoolow😭😭😭
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Oo lagu majeerto
    Mahad eebo joogo
    Meeqamka nabadana
    Xaramakii makaad iyo
    Madiinadi rasuulkiyo
    Ueg malin carafaa❤🇸🇴
    🤲🤲😭😭😭🇸🇴

  • @heroxamaada9200
    @heroxamaada9200 3 роки тому +25

    The one and only keyow💉🇸🇴✊
    Muqdisho I.a wakabaxeyna mr unle😭

  • @Nasrohajir
    @Nasrohajir 3 роки тому +36

    ILAHY NABAD KA DHIGO MOGADISHU CADEY❤🤲

  • @maxamedcabdi5354
    @maxamedcabdi5354 3 роки тому +12

    Insha Allah wey kabaxeysa qaraxa😭 Love sare plz😢

  • @twindelruuzi6446
    @twindelruuzi6446 3 роки тому +3

    Insha alh mogdisho caddey cadowga allah haka qabto musiibooyinka kuwa wado allah naga qabto wadankeyna allah no nabad yeelo😢😢
    khadar ibraahim keeyow wadani dhab ah allah haku dhowro❤️🙏

  • @sakariyeabdi5181
    @sakariyeabdi5181 3 роки тому +29

    Muqdisho ilove you waligayna ma arag wlhi🇸🇴🇸🇴😭

    • @nimcodagan4774
      @nimcodagan4774 3 роки тому

      Ani xitaa ma arag hadana taageero u ahay

  • @CIIRALEOfficial
    @CIIRALEOfficial 3 роки тому +3

    Qof waliba oo reer Muqdisho Ah wan salaamayaa ilahay wanad ha Ka dhigo

  • @mahametomar732
    @mahametomar732 3 роки тому +25

    Wll aan u wada Ducayno walaala heen ducay inooga bahan yihiin manata
    (allaH Ha ha u naxariisto🤲🤲)

    • @alimaalima1896
      @alimaalima1896 3 роки тому

      Alle hawnaxariisto dhamaan dhamaan dadkaa xaqdarada lagu dilay amiin🤲

    • @OkOk-gg8me
      @OkOk-gg8me 3 роки тому

      🤲🤲🤲🌻🌻🌻🌻🌻

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman4846 3 роки тому +19

    Xamar Dhaxal umay Helin in dadkeda Lagu dhibo Rabow unaxariso Inti ku dhimatay qaraxi xalayninta ku dhacantayna u boga dhay😭😭😭😭😭😭😭

  • @Sabir_Sabitzer38
    @Sabir_Sabitzer38 3 роки тому +37

    İlmaheyga waxan ugu sheekeyn doonaa inaaa Khadar ibrahım keyow aan u aha taagere buuxa, isigana uu ahaa shaqsi qalbi furan 👊❤️

    • @ayanahmed5613
      @ayanahmed5613 3 роки тому +5

      😂😂😂😂😂hoogay waar ilmahaga uga sheeke asxabtii rasuulka iyo diinteena suuban iyo culimadaba

    • @KhadarKeyow
      @KhadarKeyow 3 роки тому +1

      Mahadsanid walaal ✊

    • @mandeqmaxamed1199
      @mandeqmaxamed1199 3 роки тому

      @@KhadarKeyow sido kle abowe wadani dhab ah aya tahay walahi muqdisho ha murugon walahi ad ayad umahsan tahay abowe tageero buuxo ku ahay ogow

  • @topazpoi1691
    @topazpoi1691 3 роки тому +10

    Allow wadankeen nabad qabo natus 🇸🇴🇸🇴 calaf uma yeelan inan waqti ku qaato 😭

  • @usaamaabdifitah6181
    @usaamaabdifitah6181 3 роки тому +7

    Xamarey Mar Unbaad Xaazidkaaga Ka Xoroobi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙😥😥😥😥.

  • @liibanalinuur6356
    @liibanalinuur6356 3 роки тому +4

    MUQDISHO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Ha Murugoon😭Dhipta Lagu ma Waaro Weey ka Dawar Go,ii Dhibaa tada🇸🇴✊

  • @safiyohassan8833
    @safiyohassan8833 3 роки тому +4

    Wadani is always wadani 🥰🥰🥰😭😭😭🇸🇴

  • @marwoxafsobeauty870
    @marwoxafsobeauty870 3 роки тому +29

    Abowe/Abaayo Hadii Aad Qoraalkeyga Aragto Fadlan Subscriber igu Caawi🙏

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 3 роки тому +20

    aaway maxamed soojedow video kasoo sameeya heestan insha,allah una dhiib
    khadar keeyow, lets do it guys please, alla maxan u xiisay xaafadii aan ku dhashay ee dagmadii shibis iyo caasimadi mogadisho 2008 aa igu dambeesay mogdisho🤔

  • @M.OZIL4
    @M.OZIL4 3 роки тому +4

    *Muqdisho* nabad uu rajanaya Insh Allah 🙏⭐️🇸🇴 from *Jigjiga* wan ka xumay dhibato dhalinta Somaliyeed lagu gumaday

  • @walalkaaceebtiisaastur
    @walalkaaceebtiisaastur 3 роки тому +5

    Allah naga qabto cadowga Aamin.
    Allah noo dajiyo wadankeena Aamin
    Allah natuso wanaaga Aamin
    MOGADISHU ❤😥❤

  • @cawalemahamud2944
    @cawalemahamud2944 3 роки тому +1

    From somaliland gaar ahaan caasima Borama waxaan leeyahay somaalaay ha murugon Allah ayaan idin dhowro thanks for you

  • @kingofcaptin7786
    @kingofcaptin7786 3 роки тому +1

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸walahi wad ka meran donta muqdishoy🇴

  • @dreamboyheikal2562
    @dreamboyheikal2562 3 роки тому +8

    Hestan wa Daren ka tur jumesa Rajo so celinta Hanka iyo Himilada an ka lee nahay Magaladi u saxiibka ehed xabiibul malinya dadka ❤️❤️❤️♥️♥️

  • @aniiinaqueen7012
    @aniiinaqueen7012 3 роки тому

    Muqdishoooy ha murugoon dhipkiyo masibda wD ka meeran donta inshallln 😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kalidmalik2299
    @kalidmalik2299 3 роки тому +1

    Waxaan meel dhaw ka arkaa
    Mutuleelo quruxliyo ado wada murayada
    Oo lagu majeertoo meeqaamka nabadana xaramkii maka iyo magaladi Rasuulkiyo(SCW)
    U eeg maalin carafo ah
    Keyow Fanan an tixgeliyo
    Mustafe karama
    Y3A the best of all
    ❤❤

  • @yopovaroyp2248
    @yopovaroyp2248 3 роки тому +5

    Khadar keeyow Bldy Muqdisho ma murogoneso ☝️

  • @sadiasheikh1413
    @sadiasheikh1413 3 роки тому +3

    Xamar cadeey xudunteydaa ku xamar Aloow nabad ka dhig ala maxaan u xiisay 26 sano ma arag xamar xidiga muqdisho keep going 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🕺🕺

  • @nihaaahmed1886
    @nihaaahmed1886 3 роки тому +1

    Muqdishooy ha murugon Dhibkiyo musiibda waad ka marayn doonta 😥
    🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴💋💋💋💋💋💋💋

  • @ikracadey6460
    @ikracadey6460 3 роки тому +7

    Muqdisho ha murugoon😪🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hanishqurux9182
    @hanishqurux9182 3 роки тому

    Hesta daren ayey ledahay allah muqdisho nabad kadig😍😍😍😍

  • @cabdicasiis2883
    @cabdicasiis2883 3 роки тому

    Muqdishoy Ha Murugoon Dhibka Iyo Masiibada Waad Ka Maydhan Doontaa insha Allah From Hargesia 🇸🇴

  • @kowzerahmett4955
    @kowzerahmett4955 3 роки тому

    Muqdishooy ha murugooon I.a dhawan wad kabaxaysaaah dhibka iyo masiibada 😪😥🤲

  • @abdulahideeqxusein2687
    @abdulahideeqxusein2687 3 роки тому +11

    Alah wadanka nawad noga dhig adigaa khaadir ah 😭😭🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴

  • @nasirfarah8454
    @nasirfarah8454 3 роки тому +2

    Mi Fav Musician Khadar Ibrahim Khadar Keyow Another Level🙌🇸🇴💪♥️

  • @ozacade_10official47
    @ozacade_10official47 3 роки тому +1

    Muqdisho ha murugonin dhibka iyo musuubada waa ka méera dontaa waxaan meel dhawa ka Arkaa mutuleelo Quruxoleyow adigoo wada muraayada ah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤘🤘

  • @sisousagal3205
    @sisousagal3205 3 роки тому +1

    Mashallah muqdishoy magaalada mugwayneey malaayiini joogtay(🙏) malaayiin kalena ay jecelyihiiney ilaahaw ku nabad yeel nasrigagii soo celi dhibaatadana kaa qaad aamiin yaa rabi👑 aamiin 🏙️🌃🕍🏦🌃🎢🏝️🏯🌅🌆🌄Farxadaadu waataa aamiin🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ❤️👑🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯From jibuuti,

  • @hamdahoodo1109
    @hamdahoodo1109 3 роки тому +1

    Allow wadankeen nabad noga dhigga🤲🤲🤲

  • @saamiyacumar4770
    @saamiyacumar4770 3 роки тому +1

    AĹLE haka sarao wlhi wan oyey 😭😭😭😭😭 wan la qabna wlhi dhipta walalahay from burco

  • @faadumaabdullahiali4496
    @faadumaabdullahiali4496 3 роки тому +5

    Ya allah naga qaad dhibatada ya rabii 😥😥

  • @saabirinmohammed4556
    @saabirinmohammed4556 3 роки тому +1

    Muqdisho wey kabixi dhimaatada dhibaatada insha Allah

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 3 роки тому

    Muqdishooy ha murugoon😭 heeztu way iga ilmeysiineysa alla maxan geesi hanada ku weynay, imisaanse ku helnay qiyaas maleh, muqdishooy ha muurgoon, waalidkeenii baa ku aasan ma anagaba ka niyad jabi karna kaliya inaan ku dadaalno maahe iney noqoto caasimada calamka😭🤲

    • @mandeqmaxamed1199
      @mandeqmaxamed1199 3 роки тому

      Sax wayo caday sidan ban o oyay walah ax sorry wan nohagagi

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals 3 роки тому +2

    Amin Rabow Mogadishu nabad kaheyl wa dalkeygi labad rabow tiri viva 🥲🇸🇴 And 🇩🇯

  • @lepanziyaad7215
    @lepanziyaad7215 3 роки тому +2

    Greatest singer of all time you are the best of them ever..khadar keeyow😊💚🖤

  • @Updi_RizaQ_Vlog
    @Updi_RizaQ_Vlog 3 роки тому

    king of legends khadar keeyoow keep going bro muqdisho muqwanag my city

  • @hindiyaahmed3563
    @hindiyaahmed3563 3 роки тому +2

    😥😥😥😥🤲muqdisho ciil ha mudan

  • @fatumasaharaahmed3773
    @fatumasaharaahmed3773 3 роки тому

    ilahiyow dulkeniii no nawad galiii ameen ya rabi

  • @omarnuur7928
    @omarnuur7928 3 роки тому +1

    Yeah yeah niver give up my city 🌹🇸🇴🤲

  • @hawomohamed8216
    @hawomohamed8216 3 роки тому +2

    Inshaa Allah yaa Allah
    🇸🇴❤😍 thank you all Abwaanka Bashir Hanuuniye Legend Keeyow

  • @xamdimoh1444
    @xamdimoh1444 3 роки тому

    allaw balaayada kahaay muqdisho aamiin

  • @moumingantaal9153
    @moumingantaal9153 3 роки тому +4

    True song Excellent Feeling 💯🇸🇴😭📸

  • @saamiyacumar4770
    @saamiyacumar4770 3 роки тому +2

    Wlhi wan oyey heestan markamaqley 😭😭😭😭😭
    alle haka saaro insha allh

  • @jamalabdi8259
    @jamalabdi8259 3 роки тому

    qaraha walagabixi dona in sha Allah..casimada somalida mel walba ay jogan...mar lee wantagi dona in sha Allah

  • @kaftanleyruya953
    @kaftanleyruya953 3 роки тому

    Ax ax wllhi markan heestan maqlay wan qiroday illheyow Muqdisho dhibka iyo qaraxa joogtada ah kaa sar 🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @galhareeriboy4232
    @galhareeriboy4232 3 роки тому

    Muqdisho hooyada labaad eee umada somaliyeedey kalayah waxaa hagajinkara Alle ... Balse Alle kasogoow waxaa nadifin kara shacabka kunoool sabtuna waaa kan wax dilaya wala yaqana marka waxaan kubaqayaa inla iskadayo kalinimada gacmo wadjirbey wax kugoyaan somaliyey 💪🏿💪🏿🖐🖐👊👊✊✊✊

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 3 роки тому +1

    Murugta farxad baa ku xigi #muqdishooy🇸🇴

  • @najma8198
    @najma8198 3 роки тому

    Muqdisho 💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤👑👑👑👑🌹🌹guuuuuuul ku dabin iyo hor mar ishallaah

  • @abdikadirfarey5394
    @abdikadirfarey5394 3 роки тому +1

    Yaan la is dhiibin dhalinyaro
    Guushu ma dheeree insha allah.

  • @Maanka-wb1py
    @Maanka-wb1py 3 роки тому +3

    Muqdishooy ha murugoon
    Legend keyow
    Hees darenkeda wadato
    Y 3 A my best chanel

  • @midnimomms6224
    @midnimomms6224 3 роки тому +6

    Qalbigaan ka jclhay wlhi waa meesha ay taalo tudunteeyda walow aan mudo arag lkn qalbigeyga waa ku taalaa allow nabad baan ku weydiyAy muqdisho iyo dhaman somaliya

  • @hindi3522
    @hindi3522 3 роки тому +1

    Ha murugoon Mogadishu🇸🇴

  • @abdiraxmaanabdullahi9734
    @abdiraxmaanabdullahi9734 3 роки тому +4

    Legends y3A and Keeyow ✌

  • @mohamedyusuf4920
    @mohamedyusuf4920 3 роки тому +1

    I have never been to muqdisho but allah barakeeyo, this song is amazing I love it

  • @sameersoni6233
    @sameersoni6233 3 роки тому

    Nice One I Love It

  • @kowsaralas553
    @kowsaralas553 3 роки тому

    Muqdishooy hamurugoon wadkameeyran doontaaa 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @aliahmnedabees4640
    @aliahmnedabees4640 3 роки тому +3

    😢😢😢😢😢 where I grew up my muqdishoo
    ❤️❤️❤️❤️

  • @barwakoahmed5515
    @barwakoahmed5515 3 роки тому

    Allah haw gargaaro walalaha Somalia inta dhimatay Allah haw naxariisto inta dhaawacna Allah haw booga dhayo.

  • @reerfarahabtidoon7957
    @reerfarahabtidoon7957 3 роки тому

    Insha’alh waan kabaxayna nolow khadar keeyow waxa tahay dadka uu wali darinkisa dhiman ’Runtii WAN kaxanusada dhib markan kamaqlo Hoygaygii ’wayna ifarxad galisa hormarkedana markan arko Insha’llh wan ku damashadi dona xamar oo wada mirayad’ inta xumaha lajecelna oo ku faraxsan dhibka’ogada dhib laguma waaro’ 😭😭😭

  • @rayanppe4301
    @rayanppe4301 3 роки тому +1

    Dagalki manta dhacy tariiq 25 April 2021😭😭😭😭 soo boqty😭

  • @nuurkaskey2437
    @nuurkaskey2437 3 роки тому +1

    Muqdisho Guuuli Keeyow nolow walka weni waa ku wata muqdisho Rali noqo😂🇸🇴🇸🇴😂😂I.n waan arki dona muqdisho wada murayo ah

  • @ahmedupdi6389
    @ahmedupdi6389 3 роки тому +1

    FIRST Y3A LEGEND 👑

  • @abdirahmanelmi9862
    @abdirahmanelmi9862 3 роки тому +1

    Mogadishu ha murogoon, my home land🖤💯💪 #Justice’sshouldbeserved

  • @mujahiddohe1985
    @mujahiddohe1985 3 роки тому +2

    Muqdisho Caasimada kopad Ee Soomalida oo dhan from jigjiga
    👇

  • @hodancalimaxamed146
    @hodancalimaxamed146 3 роки тому

    Insha alalah wey ka bixi dhibtta muqdisho cadey😢😢😢💓💓💓

  • @raahitabukar3720
    @raahitabukar3720 3 роки тому +1

    amiin alahayo wa amanadade aye ulaxan egtahay yaila arkay

  • @omerhaji1
    @omerhaji1 3 роки тому

    Naxdintiyo dhibaatada
    Farxad baa xigaysee
    Muqdishooy ha niyad jabin 🎄🎄

  • @wiilboqortooyoabdi8539
    @wiilboqortooyoabdi8539 3 роки тому

    War away reer muqdisho war heestan 7m ay uqalanta marka wan yabanahay hees muqdisho looqaday iyo sidan like teda 4.4k waye 50k like ay u qalantaa sidan mahan ee heesta halaso dhiso

  • @mohaabdi2984
    @mohaabdi2984 3 роки тому

    Muqdisho macaan allah cadodwga ha ka qabto thanks kadar keyoow

  • @foosiyomahamud7270
    @foosiyomahamud7270 3 роки тому

    Allahuma amiin Allahuma amiin Allahuma amiin Allahuma

  • @shuceybmaxamed6087
    @shuceybmaxamed6087 3 роки тому +1

    Muqdisho waliga jir 💋💞💞💞💝💯❤
    Muqdisho 💞💞💋💋💗💞💗💞❤💞🙏🙏🙏❤💯

  • @mohasheikhdon8343
    @mohasheikhdon8343 3 роки тому +1

    Mogadishu soora❤❤🇸🇴💯
    Hooyadii dulqaadkaay
    Muqdishay ha murugoon

  • @muftahissack4946
    @muftahissack4946 3 роки тому +1

    Inshaallah😭😭

  • @AbdullahiLiil
    @AbdullahiLiil 3 роки тому +1

    Muqdisho Ha Murugoon

  • @sadiaabdi6577
    @sadiaabdi6577 3 роки тому

    Muqdisho ha murugoon😭😭. ALLOW dhibka ka qaad dalkeena hooyo. Aamiin

  • @jaabiryuusuf3401
    @jaabiryuusuf3401 3 роки тому +1

    Insha allah way dhacaysaa muqdisho❤❤❤❤

  • @zupersiciiddhiif2719
    @zupersiciiddhiif2719 3 роки тому

    Alloow muqdisho dhibaatada ka dulqaad aaamiin aaamiin.