LIIL BALIIL OO SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYAY MUQDISHO & KING ARAASH OO RAAB UGU YAABSADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лют 2019
  • LIIL BALIIL OO SI WEYN LOOGU SOO DHAWEEYAY MUQDISHO & KING ARAASH OO RAAB UGU YAABSADAY
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 412

  • @sultancarte4258
    @sultancarte4258 5 років тому +226

    Xasan harqaanle iyo ismaacil shaarfto lil balil cidan anaga aheen maso dhaweyn karto kulahaa hal mar igula qosla

  • @AbdirahimLMK
    @AbdirahimLMK 5 років тому +64

    liil baliil is a such a talented man he writes his own songs he makes his own music he uploads his own channel

  • @maxamedamiin4358
    @maxamedamiin4358 5 років тому +46

    Liil baliil macalinkiisa dugsiga xitaa mahilmaamin mash.alh

  • @walalshafiano3290
    @walalshafiano3290 5 років тому +44

    Lil balil hal hees an isla qadno fanskaga kowad ahay codsiga itexgali

  • @MaqribLabiste
    @MaqribLabiste 5 років тому +39

    Inta liibaliil jecel like Iisaara please

  • @anasrashka5359
    @anasrashka5359 5 років тому +75

    Inta ila aragty in Durdur mida lagu Boday ila aragty liketa is ku so mujiya Xanasn top & ismail 😇😇😇😜

  • @nasriinjama9754
    @nasriinjama9754 5 років тому +162

    Liil baliil xabeebtiisa qofkii jecel like ii saar

  • @zakariaahmed4225
    @zakariaahmed4225 5 років тому +5

    Macalinkayga haduu idawanayo macalin howsheeda wa wataaa waxaa ibartayna wa haystaa I love you macalin KULAHAA 😂😂
    LIL BALIIL NIN WAYN

  • @boyaansciise5057
    @boyaansciise5057 5 років тому +25

    Lil bra sxp anku fano keep going xidiga anku faano lii bliil king arash najiib lii bato sxpyaal hore usocda

  • @fadmaaliyaxka8667
    @fadmaaliyaxka8667 5 років тому +107

    Dur dur media inay ku daadatay oo lil baliil isku qor qorenba way udhamatay 😂😂😂😂😂

    • @ayanitac5379
      @ayanitac5379 5 років тому +1

      Fadma ali yaxka ahaha alaa maa noli san u qoslayey 🤣🤣😂

    • @fadmaaliyaxka8667
      @fadmaaliyaxka8667 5 років тому +2

      @@ayanitac5379 soo sidas maaha😂😂😂

    • @xayaatozel8880
      @xayaatozel8880 5 років тому

      Ku waas meeshan hady joogi lahayeen meesha dhan lalabo

    • @fadmaaliyaxka8667
      @fadmaaliyaxka8667 5 років тому

      @@xayaatozel8880 ma aragty adi😂😂😂

    • @AHMEDHASSAN-fu6kq
      @AHMEDHASSAN-fu6kq 5 років тому

      😀😀😀😀😀😀

  • @xaajibahilawexaaji7610
    @xaajibahilawexaaji7610 5 років тому +8

    Wiil HG iga dheh inta taageerta
    Farta☝️☝️ qawaadkiin mxa dhaha

  • @maahirsoomaali378
    @maahirsoomaali378 5 років тому +49

    team lil balil farta taaga hee asxapta

  • @zeen__caato5684
    @zeen__caato5684 5 років тому +84

    Inta ila aragtay in dur dur media lagu booday like ii saara

  • @maymunosman9386
    @maymunosman9386 5 років тому +2

    Reer warta nbda hdaa nabahy wn kuu taaganhy liilbaliil😍😘

  • @Hadibalad
    @Hadibalad 5 років тому +28

    Najiib inoo iidaadi wareesanayo loomaleeyaaa
    #raaableeey😂😂😂

  • @zackymproduction5726
    @zackymproduction5726 5 років тому +18

    ADEEEEER QARAX BAAAA MAGALADA KA ZOCDAH IDINKANA HALKANAH KU HYZAN FANAN NACALA IDIN KU TAAALEH DADKA DHINTAY UDUCEYAH
    😥😥😥😥

  • @Basso1099
    @Basso1099 5 років тому +22

    LiiL BaLiiL Walal U Kala Kiciya AniGu Hargeisa My City Ban JoGaye Reer Muqdisho Wiilka Wan Tageera

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 5 років тому +46

    LB nin wayn✌🏽✅
    Adoo daawanaayo hadaa Comments ka aqrineeso like dhac iigu sii😂😂

  • @nasricadde143
    @nasricadde143 5 років тому +17

    Lil welcome bro muqdisho

  • @baalbaal3505
    @baalbaal3505 5 років тому +3

    Ciyaal suuqaxoolaha xitaa waay imaanayan shoowga insha Allah

  • @somalitiktokgirls6287
    @somalitiktokgirls6287 5 років тому +4

    Lill baliil wanjeclahay hargaysa nugu kalay big love from somaliland

  • @maxamuudperesic934
    @maxamuudperesic934 5 років тому +2

    Masha. Allah liil ba liil aaad ayaan u taageeraaa and king araash fanaaniinta aan aadka utaageero isku imaadeen liil pa liil hadaad taageerto like iisaar wll

  • @qamarismail2280
    @qamarismail2280 5 років тому +2

    msha allh lilbalil fananka kliya somalida ugu jeclhy kulha howshenana wa wdna wxa ibartay na wahesta nio love jgu nahe😍😘😘

  • @hamditaraxqueentarax7731
    @hamditaraxqueentarax7731 5 років тому +11

    Dadka maskimaha show oo qaabaneysan sidee 20$dollar uga qaadatan aan qaarkood awooden ninki baahi qabto iyo kuwaa dumar lamid ah munkaar mogdishu nagu keen walba wan idiin dhibasaney kuwaa showga adaayo ayan lahadalaa 20$ku bixiin doono 10 sadaageyso 10 Adiga meel dhigo account ku shubo haka ogaalanin qof inu lacagtada ka qaato fakir

  • @liinjaofficiall6271
    @liinjaofficiall6271 5 років тому +10

    Dadki dhahayey showgan anagu noo casuman yahay away kep go Barbaarta media show😁😁😁

    • @raage4231
      @raage4231 5 років тому

      Ismaaciil shaafto iyo hasan harqaaanle waaalaku booday

  • @caafimaadhage9708
    @caafimaadhage9708 5 років тому +9

    Liil baliil legend so dhawow✌

  • @abdirahiimnagye4649
    @abdirahiimnagye4649 5 років тому +2

    Adigoo saqiir ah welipa faqir ah aanan heesan sariir ha iska dhigin xariif hada paxsatey shariif anigne waxa ahey khalif 🎧🎵👌🤩🤣hot song🎙

  • @husseinkaskeeyofficial4316
    @husseinkaskeeyofficial4316 5 років тому +4

    Masha allah kuso dhawaw wadankaga hooyo hooyo liil baliiil🖒🖒

  • @adlofcali7844
    @adlofcali7844 5 років тому +4

    Lgnd baliil rer muqdiso wilka si fcn usoo dhaweyno👏👏👏👏👏👏

  • @engshidane3668
    @engshidane3668 5 років тому +6

    Lil welcome to muqdisho

  • @munosharaf21
    @munosharaf21 5 років тому +6

    Welcome 🙏 to muqdisho lilbaliil your magaalo love ❤️ you lilbaliil riya baan arkay run miyaa eeeeey run miyaa inaan ku rawo baby been miyaaa 😘😘😘

  • @munasarsaad2459
    @munasarsaad2459 5 років тому +8

    Sxp lill baliil welcome to muqdisho
    Show gaaga na kama maq naan doono waan ku la ciyaa raa sxp sare nolow

  • @sanbriinaqalbiwanag8204
    @sanbriinaqalbiwanag8204 5 років тому +3

    wllkeyga liil baliil kuso dhawaw xamar cadey 😍😍❤

  • @loyaciise1820
    @loyaciise1820 5 років тому +10

    Fast one plz share out looya official codsi wllahi

  • @omarabdinor3569
    @omarabdinor3569 5 років тому +10

    Dwdha 3aad ahy sxpyaaaal like halygu cawiyo 👄👄👄👄👄👌

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol7216 5 років тому +2

    Liil Baliil 💓 wellcome 💓 magaladadi xamar cady 💓💓
    😍mar kale ku soo dhawow 😍😍 hhhhhhhhhh waligey ma arkin Fanaan maclinkisa dugsiga SalaMaYa Liil Baliil keep going

  • @Anuusha.
    @Anuusha. 5 років тому +15

    Durdur mediya dad walan oo hadal kaba iska suganen ba u taliye qofke so dhawenayan ma walan yahay 😂😂
    LiiL BaLiiL sharaftiza ka weyn ine ciyelkas so dhaweyan

  • @moniishabeyzaani6094
    @moniishabeyzaani6094 5 років тому +34

    Qofka ugu horeysa ahay wll liketa ha ila dhaafina 🙂

  • @hada1449
    @hada1449 5 років тому +2

    Liil baliil iyo Araash labadaba intii jecel. Hoos haigu soo qorro like

  • @Englishtosomaliinstitute
    @Englishtosomaliinstitute 5 років тому +2

    Liiil waaan taageeraaaa waaanan soo dhaweynayaaa.wxn jeclahay maamii naa kupenda hadii heestaad uu qaadi doona meeshaas iga fiiriya kkkkk

  • @kamalabdikarimhassan789
    @kamalabdikarimhassan789 5 років тому +6

    Lil balil hada tagerto like ta saar

  • @SuperManaxo
    @SuperManaxo 5 років тому +12

    Yahuu hassan siigo iyo CaliFoodley bootadii saan ma ka danbeysay kkkkk 😂🤣😂🤣

  • @asliaxmed4313
    @asliaxmed4313 5 років тому +10

    ninkii lahaa fan baan ka baxay hadan saan xey ka walax thy

  • @tusbaxleyare25
    @tusbaxleyare25 5 років тому +3

    Welcome home Baliil-liil we love brother

  • @BirimoNaqlan
    @BirimoNaqlan 5 років тому +1

    Masha Allh walken lili balili

  • @hada1449
    @hada1449 5 років тому +5

    Hadda tahy shaarif Anna tahay sariif. Yaah kabax gaal. Liil baliil my dear bro cawa wella wax baa kadhacay.

  • @munasarmaxamudmaxamed1227
    @munasarmaxamudmaxamed1227 5 років тому +16

    liil baliil team ninweyn

  • @NOGOBAAWI
    @NOGOBAAWI 5 років тому +2

    Liil baliil😍😍😍😍😍

  • @anwar-khan510
    @anwar-khan510 5 років тому +6

    Well come by bra lil balil

  • @shankaroonnuurabuukar2546
    @shankaroonnuurabuukar2546 5 років тому

    Kiin Araash heesihiisa adunka ugu necbanhy liil balil taageerahaaga kamid ah 😍😍😍😍😍😍😍

  • @shaani2617
    @shaani2617 5 років тому +22

    moolo moolo nin weyn welcome

  • @umucimraanofficial3646
    @umucimraanofficial3646 5 років тому +2

    liilpa lil akhi welcome to muqdizho plz hargysa nogu imo😍😍😍😍😍

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 5 років тому +4

    Liil big bro manta qarax miya lagu so dhaweeyay 😢😢😢😢

  • @najaaanalka2238
    @najaaanalka2238 5 років тому +27

    hhhhhhhhh ala ceeb udhinta reer dur durow

  • @xayaatquruxofficial
    @xayaatquruxofficial 5 років тому +6

    Qofka ugu horeeyey caawa like igu sharfa

  • @labzamabdi5436
    @labzamabdi5436 5 років тому +21

    lil baliilow waaali hadaadan rabin haisku xirin durdur media hadii kale way ku waalaayaan wlh

  • @queenqueen-he3jj
    @queenqueen-he3jj 5 років тому +2

    Fanaantina soo qul qulaya illahey ha inaga qabto fan iyo fanaan ba marabno

  • @zakarieosman6439
    @zakarieosman6439 5 років тому +8

    Liil paliil so dhowow lpH kunamin snhy wadankaga hoYo wYe

  • @yxc4559
    @yxc4559 5 років тому

    Baaskiil baan magalada ugu baxay kulahaa hadana diyarad ban ku so galay 😂 lagend baliil hormar wacan bro keep it up the hard work brother

  • @intermilan4036
    @intermilan4036 5 років тому +8

    Liil baliil nin lagenti ah

  • @bernardosilva719
    @bernardosilva719 5 років тому

    Liil what the person he is incredeble, amazing wllhi. Waxaa uu heestaa dabeecad wngsn and very clever. Brother i love you you are my brother and we love you

  • @Kharyeuk
    @Kharyeuk 5 років тому

    We love u lil baliil wlhi waa raper sax ah

  • @munosharaf21
    @munosharaf21 5 років тому +2

    Xassan top iyo ismaciil malaay bada ku jiray ayeey xawaaji giisa diyaar sadeen maskiin

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab 5 років тому

    King Araash iyo Lil Balil cashar ayey u dhigeen Fanaaniinta waayo ayagoo isku shaqo ah ayey isla jiraan ❤️❤️❤️

  • @AhmedAli-py1pr
    @AhmedAli-py1pr 5 років тому +2

    Lil baliil full resbect sxb kuuhaayaa 🙏🙏

  • @abdirahmanhassan1653
    @abdirahmanhassan1653 5 років тому +2

    Liil baliil ciyaalki durdur madia ka qeyliya iska ilaali yeysan sharfta kaga dheeline welcome to muqdisho bro

  • @mustaffmaxamed5439
    @mustaffmaxamed5439 5 років тому +1

    Liil inta raab qaada waa ninka ugu shidan

  • @user-pg4wt2xz9o
    @user-pg4wt2xz9o 5 років тому +2

    Liilbaliil 🧡🧡

  • @mohajamal8367
    @mohajamal8367 5 років тому

    Nin Wayne aya so dhaweyay lil ba liil 👈👈astaan 💜💜💜👈

  • @user-ln9gt4pi8v
    @user-ln9gt4pi8v 5 років тому

    Allh ba badbaadiyey lil balil cawa qaraxiH

  • @kingmajidofficial794
    @kingmajidofficial794 5 років тому +18

    HG poy Liil Baliil inta tgaersan like isara💪💪💪💪

  • @zakixhaka3375
    @zakixhaka3375 5 років тому +2

    liil baliil wllhi taageersnhy runtii

  • @munoxuseen1965
    @munoxuseen1965 5 років тому +2

    Sodhowow lilbaliil wll mcn

  • @izadinj1212
    @izadinj1212 5 років тому +2

    Odayal hore we love you wlhi halkaas ka heya🇸🇴

  • @walalmukhalas4583
    @walalmukhalas4583 5 років тому +20

    Liil baliil inta tagerta liketa
    Asabiiqatul bariiqa

  • @mamadaalomedia1319
    @mamadaalomedia1319 5 років тому +10

    Www my brother welcom to somaliw

  • @maymuunmohamed5396
    @maymuunmohamed5396 5 років тому +4

    so dhowow liilbaliil

  • @MASLAXTube
    @MASLAXTube 5 років тому +2

    Welcome 🙏🏻 brdy LB

  • @zazarashka3798
    @zazarashka3798 5 років тому +4

    Nin weyn liil balil

  • @xamdiaxmed4153
    @xamdiaxmed4153 5 років тому +4

    warka isii lii iyo xamar so dhawaw walalkey mcn

  • @kingupdykanivlogsfilims2896
    @kingupdykanivlogsfilims2896 5 років тому

    Lil baliil showgisa la igama weynayo backasina haso baxan showga hala shido 🤗🤗🤗

  • @huudafarah8275
    @huudafarah8275 5 років тому +12

    Markan Najib ban salamaya

  • @shafiemohamud4275
    @shafiemohamud4275 5 років тому +2

    yo liil baliil welcom bro hada nin adag imaaday

  • @djozmahussle
    @djozmahussle 5 років тому +16

    Wllhi baliil ma yaro baliil 2000 igu dambaysay kulaha inaallilah 40 sanu jiraa pe markaaaz 🙄

  • @haaskeyproduction2744
    @haaskeyproduction2744 5 років тому +6

    Hhhhh durdur shayadin wey ku dadate

  • @maxamuudperesic934
    @maxamuudperesic934 5 років тому

    Najiib caadi matihid keen going barbaarta media marwalba niigu xiranahay lkn aawey Muuudey pro

  • @djhaarriswritter4082
    @djhaarriswritter4082 5 років тому +4

    WaLaaL illahey dartii like iigu saar

  • @nimomohamed806
    @nimomohamed806 5 років тому

    Soo dhawaw liil baliil bro 🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸

  • @dalmarabdikadir839
    @dalmarabdikadir839 5 років тому +4

    Liil baliil 🙌👂👀

  • @samiiroofficialxasn5941
    @samiiroofficialxasn5941 5 років тому +6

    Nacsiin baa tagiin. Melksto somali. Ku nool. Ooyin baa taalo iyagaan weey farxaasan yahiin. Owalba. Kuwii. Waxaa xumeye waa raag

  • @princefahanka7359
    @princefahanka7359 5 років тому

    I supported liil baliil always

  • @ladanahmed434
    @ladanahmed434 5 років тому +4

    hhhhhhhhhh reer durdur aaway 😓😓😓 waxaa aheenaa iska dhigteen 😀😀😀😀😀 viva barbaarta media

  • @ahmedkhayr7534
    @ahmedkhayr7534 5 років тому +2

    Hassan Top Kalmad Ku Tilmaaam 😁

  • @rahohussen8528
    @rahohussen8528 5 років тому +2

    Omg durdur 🤣🤣🤦🏻‍♀️ceeeb badanaaa uuf

  • @aadamadde5059
    @aadamadde5059 5 років тому

    Liil baliil hadladiisa ugu horeysa videoga i feel inuu hess kasoo wado

  • @umucabdimalik7676
    @umucabdimalik7676 5 років тому

    Liil love you wlhi mumbaza ayaan ku faraxsanhy habenkas meshan ayaan kasalamaa💋💋💋💋💋

  • @mudanhajjiabdi9346
    @mudanhajjiabdi9346 5 років тому

    waligey meel show lagu dhigayo ma Adin lakiin liil balil wan adaaya insha Allah tageero weyn ban u ahay ila marku hees bilabay ila Hada wan jeclahay fankiisa lil so dhawaw muqdisho kuso dhawaw Wana imanaya showgaga nolow ina adeer😍😍😘😘

    • @indhadeeqa8594
      @indhadeeqa8594 5 років тому

      Hadda kadibna habisku aaaadin maxaaa ka faaaiiideeee

  • @mohance7635
    @mohance7635 5 років тому +6

    Lb viva zxp wa ku so radina inten ka helaa?0

  • @c.raxmanmaxamedhersi3462
    @c.raxmanmaxamedhersi3462 5 років тому

    Barbaarta media Dhalinta wadada hka sii lumina oo ka waaniya xumantan iyo fasahaadkan ay ku jiraan
    alle haso hanuuniyo

  • @ismailhidig343
    @ismailhidig343 5 років тому

    Haloo kala kiciyo magaalka #Lilbaliil waa ciyaalka xafada ninka ugu shidan 👌👌🔥🔥