SOO DHAWEYNTII KHADAR KEEYOW | MUQDISHO IYO MAANTA

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 469

  • @mursheyare8694
    @mursheyare8694 4 роки тому +427

    🇲🇵🇸🇴Calanka ❤Somali 🇸🇴hada🇸🇴 jaceshahay
    🇸🇴Like ii saar?🇲🇵waana ❤Lama🇸🇴 huraane🇸🇴

  • @10-mohamud75
    @10-mohamud75 4 роки тому +73

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Madaxweyne baad u maleysaa sida loo soo dhaweyey welcome to u r Country kenyoow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Heybad waxaad ku lee dahy dhulkaaga hoooyo 😭Wan ka xumaahy inaa ka maqanahy dhulkeyga hooyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @alphapoi7405
    @alphapoi7405 4 роки тому +224

    wlhi somalinida qalbigayga kuweyne hdan anoo kle tahay like isaar

  • @salmanmoha4941
    @salmanmoha4941 4 роки тому +84

    Intaas oo hooyooyin somaliyed ah ani hdan la kulmo wanba ooyi lahaa 😰😰 dumrka dunida ugu wngsn ban lenahy wlhi kolba anigu aad ban u jclhy dumrka ❤️🧕🏻

  • @Real_Gang1
    @Real_Gang1 4 роки тому +226

    Hada adigo wadanka kamaqan comntigan so qortay misna muqdisho ad jeceshahy oo ad u xistay like sar

    • @qadromohamed3881
      @qadromohamed3881 4 роки тому +1

      Jecliya mudisho cadey💋💋

    • @cabdiqanifanka529
      @cabdiqanifanka529 4 роки тому

      Ali cadow wadanka kula jogaa hadan kudhaho kawaran by the way like waan kusaaray

    • @ismahanmohamud9797
      @ismahanmohamud9797 4 роки тому

      Anaa u xiisay wadankii 10 sano kahor iigu danbeysay

    • @mahadmahamud1981
      @mahadmahamud1981 4 роки тому

      Masha Allah qurbo joog

    • @zhafie6752
      @zhafie6752 4 роки тому

      Wacalow dhaqan xumadii ma daysay wa i fahanta filaa.

  • @Daryeelmedia
    @Daryeelmedia 4 роки тому +141

    Hadaad aragtay fariinteyda ilahay hakuu sahlo janada fadlan subscribe ii saara mahadsanidiin 🥰❤️🙏

  • @shukrimuqtar463
    @shukrimuqtar463 4 роки тому +20

    Khadar Keyow sidii iney hooyadey dhashay ayaan ugu farxay ,ilxun kuma aragto keeyow😍❤️🇸🇴

  • @sunshinesuleiman4782
    @sunshinesuleiman4782 4 роки тому +12

    This is how much they love him man
    😭😭😭😭 welcome back Keyoow bro

  • @calicumar6935
    @calicumar6935 4 роки тому +68

    waxan umaleyn jiray iney iswada cadeeyen lkn markaan manta gabdhahena halkan isugu yimid o midabkodi wata aad ayaan ugu farxay masha allh

    • @maryanruunchannel4969
      @maryanruunchannel4969 4 роки тому +2

      somalida qaarne waa cadyihiin qaarne waa madowyihiin hada kuwi cadaan udhashty xtaa wxa laleeyahy waa iscadeeyeen caku wax laisku cadeeyo wixi keeeny

    • @naaanqurux4982
      @naaanqurux4982 4 роки тому

      Is cades lee idinka lumay hadii is cadeyso xata ma adiga u gaday neef

    • @hamseabdi2184
      @hamseabdi2184 4 роки тому +3

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣war hooyoyin(islaamo) bay ahayeen gabdho may hayn...gabdhuhu waakuwan weerarka xaga commentiga kugu soo qaaday🤣🤣🤣

    • @sundusahmed4916
      @sundusahmed4916 4 роки тому

      Kkkkkkkkkkkkkk😅
      Wey jiraan dad is cadeeya lkn wll gabdhaha somaliyeed midabkoodu wuxuu ubadanyahay maariin ilaahy in aan midabku isiiyey badalo iguma salado lkn
      Raga idinka ah baa cdaaaaaaaaan laydinka raacay
      Aaahey waa sidaas sheekadu aboowe

    • @calicumar6935
      @calicumar6935 4 роки тому

      Naaan Qurux maxad igu cayneysaa wax idin fcn ayan shegay idinma caayin waxan idin dhahay midabkina wax idin dhamo malahan aniga ayaa arkay kuwa iscadeya urka waad yabeysa hadaad kuwaas kujirto adiga ayaa dhibane ilahy haku fududeyo

  • @abdullahiibraahim1941
    @abdullahiibraahim1941 4 роки тому +55

    Caloosha aa i dhaqaaqdey dhabtii
    HEYBAD WAXAAD KU LEEDAHAY DHULKAAGA HOOYO❤
    WELCOME PROH
    👑KEEYOW👑

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 4 роки тому +128

    𝐖𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐥𝐦𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐰𝐥𝐚𝐡𝐢 𝐇𝐨𝐨𝐘𝐨𝐘𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐚𝐲 𝐮 𝐉𝐞𝐜𝐞𝐥 𝐘𝐡𝐢𝐧 𝐰𝐢𝐢𝐥𝐤𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐝𝐚𝐫 𝐈𝐛𝐫𝐚𝐡𝐢𝐦 𝐊𝐡𝐚𝐝𝐚𝐫 𝐊𝐞𝐞𝐲𝐨𝐰.. 𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐚 𝐇𝐚𝐝𝐚 𝐰𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐋𝐦𝐞𝐞𝐧𝐚𝐲𝐚 𝐰𝐥𝐚𝐡𝐢.
    𝐡𝐨𝐨𝐘𝐨 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐈𝐧𝐢𝐦𝐚 𝐐𝐚𝐝𝐨.....

  • @Kalid__
    @Kalid__ 4 роки тому +61

    𝗪𝗮𝗮 𝗟𝗮𝗶𝘀𝗞𝗮 𝗪𝗮𝗗𝗮 𝗝𝗲𝗰𝗲𝗟𝘆𝗮𝗛𝗮𝘆 𝗞𝗵𝗮𝗱𝗮𝗿 𝗞𝗲𝗲𝗬𝗼𝗪 𝘄𝗹𝗹𝗸𝗲𝗲𝗻❤👑😥

  • @ilkacazgabadhahargaysaiska2359
    @ilkacazgabadhahargaysaiska2359 4 роки тому +48

    Wlhi bilaahi ilin ayaa iga timid dhulkagu walama huran wllky qaali allaha kaso nabd keenay cadawgi allaha noka ilaalio fanankna somaliyeed from hargysa

  • @Kiiney2883
    @Kiiney2883 4 роки тому +10

    Majiro Fanan somaliyed sidan loo jecel yahey msha allah Qadar kenyow dadkoo dhan kasbatey qalbiyadooda dadkoo dhan kufarxay xuriyadiisa allah ku dhowro😍😍😍😍😍😍

  • @amiirfodcade
    @amiirfodcade 4 роки тому +36

    HaLyey inuu yahy waxad ku garaneyza fanskiiza zuu uugu raaxeynayo ❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @normohmednor364
    @normohmednor364 4 роки тому +24

    Masha Alah sodhawen quruxbadan iyo camera man qibrad leh somalia one love

  • @سلوىعلي-و9ز
    @سلوىعلي-و9ز 4 роки тому +13

    😢😢😢😢😢 dhib kastuu kusoo mara hooya kula xanuunsta illahayow hooyinkeen xafid intii dhimatyna janda ugu bishareey allhmdlh khadar🙇

  • @zuldaamadajclka5712
    @zuldaamadajclka5712 4 роки тому +25

    Wa farax darteed la ilmeeyay😭 allow dalkena nabad nooga dhig😭🤲

  • @abdillahiabdi8163
    @abdillahiabdi8163 4 роки тому +6

    Wllhi waan qiirooday 😭😭 Allah noo daayo hooyooyinkeena soomaliyeed 🇸🇴
    I love my 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Hassanleftty
    @Hassanleftty 4 роки тому +21

    Y3A Wajibkaga walaaltinimo ama camero man waa kaso baxday keeyow mamoyiinka dhaan jaceel ee adi ku qaaban dartiis ee laa oyeen keep going keeyow

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida6225 4 роки тому +5

    Qalbiga i xanuunay Anoo jooga igu ficnayd khadar keyow huno Alx ilaahy Axmaaro kaasoodaayay from jigjiga soomaali Nimadaan Dadka kaga saraynaa 😢😢😢😢

  • @qaranjecelabdilahi228
    @qaranjecelabdilahi228 4 роки тому +46

    Wlhi xaada i istaagtay haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo

  • @abdirahmaandekow5874
    @abdirahmaandekow5874 4 роки тому +24

    M.a qadar keeyow aduunyo kuma ciizho apoowe wlhi videogan markaan arkay farxad aan la oy rapay saaid marka waxaad lamid thy diamond kaan arg 💎💎💎💎🌍👈

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 роки тому +21

    Nin dadkiisu jecl yihiin waa sidaas ❤❤❤❤❤❤💯👌 hibad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo

  • @abuukarofficial7603
    @abuukarofficial7603 4 роки тому +7

    Intiii ila daawatay 20 February
    Xdaa Calanka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kufaanto like ta dhac kuzii fadlan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @honorhanaffi646
    @honorhanaffi646 4 роки тому +4

    Y3A the best photograph in east africa go forward legend

  • @taajiroowofficial431
    @taajiroowofficial431 4 роки тому +2

    Ilin ayaa igu soo istagtay keeyow ilahey haku xafido soomaali oo dhan wey ku jecel yihiiin 😍😍😍😍

  • @ikraamabdullah2420
    @ikraamabdullah2420 4 роки тому +11

    Mnsha allah khadar keeyo nolow intay nololi jirto nolol sharaf leh

  • @munomank2795
    @munomank2795 4 роки тому +3

    Mash allh soo dhawaaw fanaankeen qadar ibarahim kenyow wlhi waan ilameeye sida aad dalkaag lagaag jecelhy oo hoyooyink kugu soo dhaweyen mash allh heebd waxa ku leedahy dholkaag hoyo

  • @lalkamaalin5190
    @lalkamaalin5190 4 роки тому +18

    Wlh been ma ahan hibad waxaad u leedahay dhulkaaga hooyo

  • @Badcaption1991
    @Badcaption1991 4 роки тому +1

    Hooyo markey hab kusiiso wlhi waxa daremeysa nolasha dunida ugu mcn
    Alloe no xafid hooyoyinkena

  • @amranali9284
    @amranali9284 4 роки тому +5

    I love my wadankeyga❤
    Dad iswada jecel m.a allow soomali dhowr😥💋❤❤💞

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 4 роки тому +5

    Masha allah hooyooyinka jecel ayee u muujiyeen wiilgooda

  • @erikabdalla1
    @erikabdalla1 4 роки тому +10

    Legend Keyow Welcome Back Again To Your Home Muqdisho Cadey🙏🇸🇴🙏

  • @zaprinazaprina4657
    @zaprinazaprina4657 4 роки тому +4

    In laguu ooyo wxey ka dhigan thy
    Jceylka lguu qabo 😭😭❤❤❤❤🇸🇴
    Heybad wxaad ku leedahy dhulkga hooyo❤❤❤❤🙏🏻🙏🏻🙏🏻🤴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AmalAmal-mt2eg
    @AmalAmal-mt2eg 3 роки тому

    Wow all mama's they give him unconditional love for all our children's. Allah bless all. Mshallah. Tbrklah. Long life for all.

  • @malyuunyuusufaadan3502
    @malyuunyuusufaadan3502 4 роки тому +2

    😭😭😭wan ilmeyay wlhi ilhay dhulkena nabad ha inoga dhigo😪 welcome back bwe❤️

  • @sweetheartinaadem8436
    @sweetheartinaadem8436 4 роки тому +6

    Wlhi nin walba wadankiisa iyo dadkiisa dhexdooda ayuu wax ku yhy wlcm back keeyow😍😍😍

  • @anasmhashichenel1867
    @anasmhashichenel1867 4 роки тому +11

    Khadar keeyow wepcome back muqdiaho❤

  • @intawanagsanwalalkoda494
    @intawanagsanwalalkoda494 4 роки тому +4

    🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴😭 soomalia nawad allaha nugu dhigo Mar Hore igu danbeysay wan u xisaaa

  • @queengobaad4144
    @queengobaad4144 4 роки тому +9

    Wlhi jiririca iqabty welcme back khadr keyow ❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋

  • @bilalabass2260
    @bilalabass2260 4 роки тому +2

    Isoqabo sxb sare y3a studio keep going 💯

  • @Simmran
    @Simmran 4 роки тому +1

    MashaAllah welcome back happy and love for you

  • @najaxsiyat5944
    @najaxsiyat5944 4 роки тому +7

    This is the only time i feel am somali hw we love each other bt when it comes us to us we a de biggest cadaw ever anyways somalia hanolato

    • @sumayoahmed3721
      @sumayoahmed3721 4 роки тому

      Najax Siyat true love my people no matter what they r at the end of the day they r my people ❤️❤️❤️😍

  • @januada352
    @januada352 4 роки тому +5

    welcome back legend khadar

  • @xamdixiis8180
    @xamdixiis8180 4 роки тому +3

    Masha Allah Sodhawen qurux badan
    Khadar Ibrahim keeyow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭🙏🙏

  • @drsnaimahussein8109
    @drsnaimahussein8109 4 роки тому +3

    Alle ayaa mahadaa leh oo ka soo badbadeyay wllkin masha allah

  • @istarhassan1126
    @istarhassan1126 4 роки тому +3

    Mansha allaah mantah waxa iga farxade madane majirto keeyow jiri oo joge waligaha

  • @yonisyare2015
    @yonisyare2015 4 роки тому +13

    M,a walhi somalida wey is jeceshahy

  • @salmamaxamed7666
    @salmamaxamed7666 4 роки тому +5

    Khadar keyow waxaa tahy wil qalbi furan keep going abowe

  • @nacnacinkapeipepretty7039
    @nacnacinkapeipepretty7039 4 роки тому +8

    Fanaanka kaliyaaa jeclahee keeyoow❤❤❤❤

  • @ayanbulle3511
    @ayanbulle3511 4 роки тому +2

    MnshaAllah I'm proud to be somalia Queen
    Wn jclani lahaaa inaaan imadho dalkeyga Hoyo
    Ruuuntiii calosha idaqaqdaaay
    Wlcme bro khadar keyow

  • @lilahmed5493
    @lilahmed5493 4 роки тому +4

    Waana lamahuraane dalkaaga hooyo mcn❤🔥

  • @muniirtlozame625
    @muniirtlozame625 4 роки тому +10

    #khadar keeyow the one and only

  • @Caanofilms
    @Caanofilms 4 роки тому +3

    Deegaankiisa Hodanka Loo Wada Hamuunye🌹🌹🔥❤⚘🇸🇴🔝👌

  • @safiahashi9081
    @safiahashi9081 4 роки тому +4

    Maansha Allah Haybad Waxaad Ku Leedahay Dhulkaaga Hooyo Waa Run Keeyoow Ku Soo Dhawoow Muqdisho Cadeey

  • @edomacaanhussein5186
    @edomacaanhussein5186 4 роки тому +3

    Mashallah. Well come to our mother land

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 4 роки тому +13

    Inta soomali jecel halkaan like iigu sii dhuufo somalinibo
    ❤❤❤

    • @nadaabokar646
      @nadaabokar646 4 роки тому

      Masha allah heybad waxaad kuleedahy dadkaga hooyo viva somalia

    • @nadaabokar646
      @nadaabokar646 4 роки тому

      Allahayow somaaliya oo isku duuban marwaliba na tus wallhi aad baan ugu faraxsanahy soodeynta walalkeena q/keeyow cadowga allahayow ka qabo wadankeena iyo shacbigeena

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 4 роки тому

    ilaahayoow hooyooyinkeena soomaaliyeed dhamaan unaxariiso, wlh hooyo weey naxariis badantahay, hooyada dhahday ha ooynin waan ku imaanay markaan maqlay ilin ayaa isoo istaagtay, hooyo allow dhoowr meel walbo ay joogaan.

  • @mohamoudzhiine6184
    @mohamoudzhiine6184 4 роки тому +3

    Run ahaanti wlhy heesta ayaa qiro wadaTo khadar keeyow lpx codsi heesta hal mar kuso luuqe
    28/10/2019 ayay igu dhacday anipa midan maanta oo kle

  • @claahicalas5812
    @claahicalas5812 4 роки тому +2

    Waaaaw Qadar maxamaxad ibrahim qadarkeyow woo mudan yahay in sidaan iyo si kabadn loo soo dhaweeyo

  • @sagalonar5641
    @sagalonar5641 4 роки тому

    masha allh wlhi ad Ayan ugu farax sanhy qadar keyow xuriyadisa nolow weliga abowe mcn ad Ayan kujeclhy

  • @KaydkeenaMedia
    @KaydkeenaMedia 4 роки тому +4

    Well Come Khadar Gurigaagii iyo Magaaladadii Muqdisho.

  • @abdisalaanmoshidane9825
    @abdisalaanmoshidane9825 4 роки тому +7

    Legend🔥🇸🇴❤️

  • @aniilahassa2538
    @aniilahassa2538 4 роки тому +1

    Masha allah aboowe wlhi waan ilmeyay 😩😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Somalia hanolato 👏👏👏❤❤❤❤❤

  • @sacdianormohamed9588
    @sacdianormohamed9588 4 роки тому +6

    Somaalinimo 🇸🇴❤️muqdishaawi 🇸🇴

  • @rukiarukia1524
    @rukiarukia1524 4 роки тому +2

    Calanka Somali hadad jecesha like ii sarr

  • @maryanabdi7353
    @maryanabdi7353 4 роки тому +2

    Masha Allah nin la jecelyahay ayaa tahay adigana xaq dhoor hablaha khadar yare

  • @sabdullahi5292
    @sabdullahi5292 4 роки тому

    Illahayo Somali Nabad iyo miidnimo ku weyn tahy ituus weligeey qoxooti baan Ahayay from 1977 till now 2020🙏🙏

  • @hanadqalbi4685
    @hanadqalbi4685 4 роки тому +2

    M,a balday Sida loobsodhaweyay shalay marku itopia tagay xabsi aya lageyay plz dhalinta somaliyed waxan niga cod sanaya inad dhulkina kuj ekatan,oo Allh haydin tusu nimcada dhulkina xaqiqtan ilin ayan wax laqori layahy ilhy kaabaqa dhulkina kuu ekada

  • @siyaamsiman9291
    @siyaamsiman9291 4 роки тому

    Khadar keyow hubashii waa fanan utagan dalkiisa iyo dalkiisa❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @adamdzeko8264
    @adamdzeko8264 4 роки тому +4

    Heestan markaa maqlo qiiro Aaanla ooyaa😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 4 роки тому +6

    Wey ka farxiyen wlhi😭m.a AB dad aan jclhy

  • @nasriinhajiaseyr8167
    @nasriinhajiaseyr8167 4 роки тому +3

    Waniskajeclhy wlh fanankan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @marwomudan8405
    @marwomudan8405 4 роки тому

    Hooyo wa hooyo maamoyinka somaliyed wa tiirka kaliya on abid liicin hadi la dhaho coladihii wadanka so maray marki la qaxay waxa lagu baxsaday wa hooyo khadar keyow marki la xiray hooyoyinkan way la murgen marki laso dayeyna way la farxeen hooyo wa janadii adun iyo aaqiro illahayow inti dhimatay u naxariiso inta noolna no xafid love you maamoyinka somaliyed💋❤😍😘

  • @habonabdille6817
    @habonabdille6817 4 роки тому +2

    M,A somaliyey yarka somaliyet khadar keyow I real love somalia

  • @muna2769
    @muna2769 4 роки тому +3

    Keeyow fanan qaran oonu uxisnay😍

  • @KunasoMedia54
    @KunasoMedia54 4 роки тому +2

    Wllhi fanaanka qadr keeyow waan kuu tageersanay si aad iyo aad xilbaan caraboow thanks more 1000000000000000000000000000000000

  • @mahdimohiadinshali6749
    @mahdimohiadinshali6749 4 роки тому

    Hon Arabow Mahadsanid sida ad isugu xilqaantay sii deynta keeyow

  • @farxiyaiskufilan6970
    @farxiyaiskufilan6970 4 роки тому

    Aad ayan ugu farxay asaga xuriyadiisa masha alah cafowgii isaga wiiqi lahaa waxan leeyahy ilaahey haka qabto

  • @nasrafatah8695
    @nasrafatah8695 4 роки тому +7

    Masha allah aad ugu faraxsanhy wlhi🤗🤗

  • @tusheyofficial504
    @tusheyofficial504 4 роки тому +1

    allllllla jidhidhicaaaa iga kacday wlhi haybad wxaaaad kuledahay dhulkaaaga hooyo ilahow wadankeeeena amaaan nooga dhig sharafteeenina noso celi

  • @kingmaherndez5613
    @kingmaherndez5613 4 роки тому +2

    Legend Khadar Keeyow Welkm Bak

  • @caishaabdiomer2459
    @caishaabdiomer2459 4 роки тому +5

    Mash allah walalkey wan ku farax sanahay inad xuriyadada dib u hesho

  • @Ahmed-dt2zl
    @Ahmed-dt2zl 4 роки тому +1

    Sida uu masmooyinka laabta ugalinaayo fiiri axsan
    Ninkaan Isla weyni mayaqaano
    Khadar keeyow one love 😍

  • @princesszamzam7935
    @princesszamzam7935 4 роки тому +2

    MashaAllah sodawaw khadar keeyow... Mama yaalka way jecelyihin khadar MashaAllah

  • @anfacqaali-2anfacsfy815
    @anfacqaali-2anfacsfy815 4 роки тому +5

    Wlhi wan qiirooday dhulkena wax noogaficn malhn ninwalba dhulkisa ayuu wax kuyahy amxaar dhulkis haunoqon walal ilhy ayaa kaasobdbaadiyey

  • @abwaanjaceylowofficial239
    @abwaanjaceylowofficial239 4 роки тому

    Msha allh soo dhawaaw fanaan khadar keyow runtii aad baan uku faraxsanahy keep going

  • @sahroxiishsahrobilan9875
    @sahroxiishsahrobilan9875 4 роки тому

    Masha allh wan ku farax sanhy ima sha haga farxad ku nolow

  • @iamjeeyofficial4135
    @iamjeeyofficial4135 4 роки тому

    Alxm waan ku farxay marka xurnimadaada heshay wlhi fanaankeyga ku soo dhawow wadankaaga hooyo xildhibaankana waxa aan lee yhy waligaaga jir oo joog geerida haku ilowdo xildhiban

  • @suheylasiman2279
    @suheylasiman2279 4 роки тому +2

    M.Allah wan ku frxsana hy so labdkisa so dhawaw👍🌹❣

  • @xamdiaxmad4107
    @xamdiaxmad4107 4 роки тому

    M.a tabarakallah waan ku faraxsanahey inaad hesho xoriyadada wlhi waan ilmeyey ilaahey amaarkiis alle haku dhwro my dear brother

  • @nimcoxasan9898
    @nimcoxasan9898 4 роки тому +3

    Wllhi waan kheroday khadar dadkaga aya ku jecel welcom

  • @foziali8493
    @foziali8493 4 роки тому

    I like this guy I’m
    So happy from Australia 🙏🙏👍👍

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 4 роки тому +1

    مشاءالله الله حفظ أهل‏ صومالي يارب 🤲🏻❤️❤️❤️❤️❤️

  • @farhanyasin22
    @farhanyasin22 4 роки тому +3

    Keeyow Legend ✋❤👏👌🇸🇴

  • @mascuudahmed2254
    @mascuudahmed2254 4 роки тому

    Masha Alh walky qali khadar keyow ilahy hakudayo

  • @marimoh8382
    @marimoh8382 4 роки тому +3

    Welcome my pro Khadar keeyow

  • @sabriinsiman2352
    @sabriinsiman2352 4 роки тому +1

    Masha allah waan ku faraxey khader keeyow

  • @istarabdi4399
    @istarabdi4399 4 роки тому

    mashalah walahi wan ilmeyay soo dhawow walal heybad waxad kuledahy dhulkaada hooyo