Jimicsiga inta aadan bilaabin marka hore Baro oo wax ka Ogoow Halistaan imaan karta ! Raac

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • #cayilka
    #miisaanka
    #Jimicsiga inta aadan bilaabin marka hore Baro oo wax ka Ogoow Halistaan imaan karta ! Raac Tilmaamaha Dr-Timajilac ✅

КОМЕНТАРІ • 8

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC  Місяць тому

    +252617756104
    Numberkaan Kala Xariiir Dhaqtarka Mahadsanid .

  • @AnabMohamad-wu3lf
    @AnabMohamad-wu3lf Місяць тому +1

    Jizaaka Allah Alkhair. ❤

  • @Busharamahamed
    @Busharamahamed Місяць тому

    Masha allh doctor

  • @MuscabMaxamad-f3h
    @MuscabMaxamad-f3h Місяць тому +1

    Dr kasoohadal moringa hadii aan moringa aan isticmaalo aroortiihore hal koob
    Galabtiina aan isticmaalo hal koob aan isticmaalo maxaa igudhixikara dr codsi waaye si deg deg ah iigu sheeg

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  Місяць тому

      Haye walaal cashar kasoo sameeynaa Insha allaah💗

  • @BushroWarsame-uk9nr
    @BushroWarsame-uk9nr Місяць тому +1

    Dr waxan rabaa side fudud on miisan idkugu derilaro

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  Місяць тому

      Hadaa lab tahay jiim tag miisaan cadiin baruur uma baahnid ee waxa ubaahantahay muruqo

  • @ayuubadannur-so9wt
    @ayuubadannur-so9wt Місяць тому

    Dr, waxa jira suun laisticmalo marka weight lifting 🏋️‍♀️ lasameynayo, so suunkas halista mayereynkaro miyaa? Mideda kaleto, creatin ama waxyabaha qaar dhibato nocee ayey ukeni karaan jirka oo ay badanaa isticmalan kuwa jiimka dhigto?