DHIIG LAGA QAADAY AYAA LAGU XAQIIJIYAY INUU QABO DOWN'S SYNDROME

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • #SUBSCRIBE
    CABDULAHI WAA 16-JIR BAAHIDIISA GAARKA AH HAKU KHALDAMIN, DAAWASHO WACAN
    KALA XIRIIR MARWO NAJMO EMAIL-KAAN HOOS KU XUSAN, WAA MAHADSAN TAHAY. Najmaosman94@hotmail.com SUBSCRIBE Abdullahi Yare channel • Canab Cuud
    DHIIG LAGA QAADAY AYAA LAGU XAQIIJIYAY INUU QABO DOWN'S SYNDROME LAAKIIN ANIGABA WAY IGA DAGI WAYDAY.
    Russia and Ukraine have blamed each other for a rocket attack that killed dozens of Ukrainian prisoners of war in the occupied part of Donetsk region.
    Ukraine says the prison was targeted by Russia in an effort to destroy evidence of torture and killing.
    For its part, Russia said the prison camp in Olenivka was hit by Ukrainian precision rockets.
    Unverified Russian video footage of the aftermath shows a tangle of wrecked bunk beds and badly charred bodies.
    An adviser to President Volodymyr Zelensky said the scene looked like arson, and that a missile strike would have scattered the bodies.
    Those detained are said to have included members of the Azov battalion, who were the last defenders of Mariupol and whom Russia has sought to depict as neo-Nazis and war criminals.
    Join. this channel to get access to perks:
    / @britsomalitv
    stock market
    IFIYE22
    Brit somali TV
    Markhaatiga nool
    marqaatiga nool
    FINANCE
    INVESTMENT
    financial education
    REAL ESTATE PROPERTY
    BUSINESS LAWYERS
    best home insurance
    MAKING MONEY
    homeowners insurance
    commercial building insurance
    best home insurance providers
    bitcoin
    make money online 2021
    stocks to buy
    bitcoin price prediction
    crypto world
    meet kevin
    best Bayer 2021
    best Bayer
    make money online 2022
    Somaliya , Somaliland
    finzar como
    fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails #Ukvisa #HighPotentialvisa #Newukvisa

КОМЕНТАРІ • 296

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 роки тому +23

    SUBSCRIBE Abdullahi Yare 's channel Xusuusin UA-cam-ka Cabdalla Yare waa kan ee Fadlan Subscribe u saara oo dhiiri galiya.
    ua-cam.com/channels/TM8i7BIPdj8foGvJxYMeHw.html

    • @axlaamxasan1446
      @axlaamxasan1446 2 роки тому

      walaalkay ilmaha sida lootarbiyeeyo noosoosamey plz

  • @ladanmahamud7216
    @ladanmahamud7216 2 роки тому +25

    Mashallah beautiful mum and son Anigaba waan heystaa 8 sano wiil down syndrome waan u dhintaa jaceylka aan u qabo Mashallah may Allah protect them

  • @idill9090
    @idill9090 2 роки тому +2

    masha allah hooyinka somaliyed gabar ina abtidey wilkeda 10 sano ayuu halkamd ka so baxin malintii 11 sano ayuu hadlkisi ugu horeyay ku hadlay ayado dhaqatirta kudhahen ha sugin inu hadlo way ushekeyn jirtay abahi wilka dhlay waxa ubdhahi jiray islanta wilkan an hadlaynin bay kuwalatay alxd hada waa nin wayn qangar ah cadi ah

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 2 роки тому +8

    Aadbaan uslamayaa hooyadaan yar ee quruxda Iyo sharafta badan iyo wiilkeeda yar oo illahay siiyay masha allah waxaan leeyahay guulayso 🙏🏻👍👍👍

  • @hodanfarah8353
    @hodanfarah8353 2 роки тому +25

    Dadaalaa ma qasaaro waxaa alle iigu deeqay wiil 26 jir ah waxuu ku dhashay London waxaan la soo maray nolol qurux badan school kiisiisi hoose isaga kaligii ayaa soomali ka ahaa laakiin laba sana ka ayaa la keenay ilma kale oo laba sano lagu soo haayey school caafimaad ah intaa kadib dugsu sare ayaa aaday hadan golej ayuu aday waxuuna ka qaatay shahaada city and gulds maana waa shaqaale u shaqeeya NHS alxamdu lilaah dadaalkii iyo dhiiri galintii joogtada aheyd iyo qoyska oo dhanoo arintooda la joojiyo ilaa tiisa la hormariyo mirahii ka dhashay ayaa maanta guranayaa anna culeys ayaa iga dagay. Maasha allah wiilkeyga inta baahiya gaar qaba waan u duceynayaa wabilahi towfiiq

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 роки тому +9

    Baraka Allah Tabaaraka Allah. Very helpful program 👏 👍
    Thanks sharing with us. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 роки тому +2

    Cabdulahi waa wiil qurux badan oo degan oo fadhiya mashaallah hooyo allaha ku daayo

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 роки тому +4

    Allah waxa aan ka baryaya in uu noo caafiyo uguna horeeyo cabdulaahi hooyoyinkana noo fududeeyo corintooda walaashey najmo ajir iyo xasanaad allaha kaa siiyo inta aad na wacyigalisay allah yaxfidag mudane cabdixaafid

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Рік тому

    Barakumu Allah Tabaaraka Allah jamiican

  • @honeymoney888
    @honeymoney888 2 роки тому +1

    Masha Alah gabadhaan waaye hooyada saxda eh dad hooyo dad u nool eh horumar ma gaarto waxaan jeclaalaha hooyayin badan inay kuugu daysadan masha Alah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽

  • @ishqyboy
    @ishqyboy 2 роки тому +12

    Masha Allah inability is not disability so does special needs, i wish Abdullahi the soonest possible recovery Insha Allah...🙏

  • @abumiskiin112
    @abumiskiin112 2 роки тому +1

    Mashallah Allaha
    very good 👍 and strong maam 💪 please keep advising to our people.
    I'm sure so many special needs children will come out and Allah will reward you in this dunya and hereafter inshallah.

  • @deimanabdi4877
    @deimanabdi4877 2 роки тому +6

    MashaAllah tabarakaAllah she has the same beliefs as me SubhanaAllah, there is nothing wrong with kids with special needs, they are different but not less. Go Abdullahi 😍

  • @chirdonandamaantime8800
    @chirdonandamaantime8800 2 роки тому +1

    Masha Allah great mother

  • @abdifatahahmedqasin4235
    @abdifatahahmedqasin4235 2 роки тому

    Wariye bulshada si qurux badan oogu adeego legend abdixafid guuleyso ❤️👍

  • @khadraabdirahman6791
    @khadraabdirahman6791 2 роки тому +25

    Maashaa allah good intelligent young mum. I HOPE YOU YOU WILL SUCCEED INSHA ALLAH

  • @faizamohamed1091
    @faizamohamed1091 2 роки тому

    MashaAllah. You are very strong mum m. May Allah make it easy for your, and grant him shifa.

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 6 місяців тому

    Masha allaha noo caafiyo aniga iyo adiguna caruurteena qaba downstrom

  • @husseinabdillahi2473
    @husseinabdillahi2473 2 роки тому

    MashaAllah Allaha barakeeyo mamadan da'da yar wiilkeega quruxda badan Allaha udaayo

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 роки тому +24

    FADLAN SUBACRIBE SHERE LIKE NAGU SHARFA GANBALEELKANA FURTA.

    • @macowmaxamed9883
      @macowmaxamed9883 2 роки тому

      Asc walaal

    • @BRITSOMALITV
      @BRITSOMALITV  2 роки тому +1

      @@Redspittingcobra thanks bro

    • @ayanhassan6102
      @ayanhassan6102 2 роки тому

      Walaal youtube gabadhan iyo willkeeda waa magacee?

    • @MohammedAli-fo9ff
      @MohammedAli-fo9ff 2 роки тому

      Mahadsanidiin

    • @abdimohamoud6730
      @abdimohamoud6730 2 роки тому

      WMHWTWMHRWWNH I will Text when we have time and we will send you a few months back so you can find the most recent experience and experience in learning how to use the most important in life and I will Text you when I get out and see you at the same age that you have a few questions regarding how to use the internet with the 5 for the most 50 you have to be in u can buy and

  • @haniyey1
    @haniyey1 2 роки тому

    Mashallah mashallah allaha ku xafido hadaad jaceel maqasho waa cunug qabo down syndroom ciyaalka qabo Najma Dr fiican ayaad heshey walaahi

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 роки тому +2

    Mashaa Allah habo Abdullahi
    proud of you💞❤❤

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 2 роки тому +3

    masha allah guul wacan walaal qaali ah mahadsanid 💕

  • @samsammoalin
    @samsammoalin 2 роки тому

    Maasha Allah beautiful child ❤️ alaha kuu xifdiyo

  • @amalomar380
    @amalomar380 2 роки тому +7

    I agree masha aallah well said mum
    My son he is hydrocephalus and people say why is why he is having this.
    Walaalo I agree all her comments May Allah help us
    Somali qaar oo ilaha la dhuunta please ilmahaada haday baahi gaarqabo hala dhuuman please raadso caawinaad

  • @zamy528
    @zamy528 2 роки тому +8

    Educational programs like this needed. Kudos to you and your team

  • @muktarabdimuhumed383
    @muktarabdimuhumed383 2 роки тому

    Hooyo Karti Leh Masha Allah walal Alle Ayaan Caafimaad u waydiinaynaa, Adigana Alle Ha Kaa Abaal Mariyo

  • @iqramahmud4683
    @iqramahmud4683 2 роки тому

    Masha Allah qurux ilah ha ku barakeyo allahuma amin

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 2 роки тому +20

    Mashalaah hooyo mar kasta iyo meel kasta oo ay joogto, Allaha xafido intii dhimatay Allaha u naxariisto Amiin yaa rabi, Mashalah hooyadan, hoyadaan way dadashay si fiican bay ula dadashay Wiilkeda dadaka haystana cunugeda oo kale way la talisay, lakiin hooyadan waxa la raba inay wiilkeda kula hadasho marmarko Afsomaali waayo cunugu waxow ka sii fiicnaan lahaay haduu kasaayo kistoo Somaali eh saaan qabo, aad iyo aad bay u mahadsan tahay inay wiilkeeda la socoto sidoo kale inay siisay waridka haysta jiroyinka kala gaarka ah mashallah'talooyin

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 2 роки тому +1

      Ilmaha hadalka kadaaho ee kunool qurbaha markay hadalka bilaabaan waa kan school ka markaa hal luqad ayeyna kuhadli karaan inta badan raali iga ahaada hadaan qaldanahay

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 2 роки тому

      Aamiin Aamiin

  • @jineyxasanxasan8059
    @jineyxasanxasan8059 2 роки тому +1

    Iilaah ha cafiyo Abdi hafiid

  • @fartunahmed5467
    @fartunahmed5467 2 роки тому +4

    Wa hooyo wanagsan horay usoco dadbadan ayakulamid ah aniguba laba carur ah obahiyo Gar ah qabo ayan heystaa Alxamdullillah ilahay ayasiyay o kulehmahad waxudonanabixiya

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 роки тому

    Allaah caafiyo caruurta baahida gaarka ah🤲🌺🌺🌺🌺🌺

  • @abdirisak4339
    @abdirisak4339 2 роки тому

    dhag jalaq ha usiin dadka masha allah abduhali wufiicanyahay

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 роки тому +1

    Asc Mashaallaah hooyo jano allaah ha geeyo amiin amiin

  • @fahiimaxaaji5366
    @fahiimaxaaji5366 2 роки тому

    Maaha Allah ilaah ha caafiyo amiin hooyo wanagsan♥️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @wow9317
    @wow9317 2 роки тому

    Illaahay subxaana watacaalkaa waxa lagu dhaliilaayo wiilkaan yar allaha ka caafiyo Aamiin 🤲 yaa Rabi.

  • @abdulkarimabdulkadir960
    @abdulkarimabdulkadir960 2 роки тому +3

    Mamada aqoon iyo xikmah ba ka muuqtaa wiilka alle ha u xifdiyo iyo dhmaan family-geyda as gp doctor ahaan aadbeey iifarxadgilineesaa mamada sida qotada dheer eey aqoonta iyo wya aragnimada 16jirste ee uheeso ilmaha Down syndrome ka ah waxbdn aan jmcda ka brnin baan mamada afkeyda ka barte hooyo mahadsanid.

    • @luqmanhajibaarqab592
      @luqmanhajibaarqab592 2 роки тому

      go-doctor maxa waaye walaal macaan.
      Aniga iyo xaaskayga wax badan ayay noo iftiimisay maadama curudkayga uu asna saaxib la yahay isla xanuunkaan

  • @Kismayo-Videos
    @Kismayo-Videos 2 роки тому

    Mashallah my nephew Abdullahi abdixamid Sh maxamed and my sister in law Najma. May Allah give you all an easy and beautiful life. I can't wait to hang out with you when you guys come visit your grandma and you kinda look like my brother Abdullahi mashallah. O Allah please take care of and be by my nephew's side all throughout his life, amiin. In case you guys ever see this comment, Adeerkaa Muse sh maxamed waaye. Noolow oo waligaa ilaahay gargaar haka waayin, adeer.

  • @wow9317
    @wow9317 2 роки тому +2

    Alxamdullillaah illaahoow adigaan kuu soomanahaye wiilkaan yar caafimaad iyo cibaado wanaagsan iyo waliba mustawbal qiima leh sii yaa rabi 🤲 Aamiin Aamiin 🤲

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 2 роки тому +1

    Allah ha u fudeydiyo iyada iyo intii awlaad oo dhan haysata mid baahi gaara leh iyo mid kaleba. Somaliduna sida gaarka ah oo ay u eegayaan caruurtan ha iska daayaan siiba kuwa qolqol jooga ah

  • @aliadam180
    @aliadam180 2 роки тому

    بارك الله فيكم

  • @shukritahir5912
    @shukritahir5912 2 роки тому

    Nice And intelligent Young Mom, Alle Ha Ku Sharfo

  • @zahradayfstyleturkey7715
    @zahradayfstyleturkey7715 2 роки тому +4

    Ilahay ha cafiyo intii caruurxanuunsan haysata rabi ha cafiyo intii ay caafimad u qaban ilahay ha u siyadiyo

  • @saciidaxmed1745
    @saciidaxmed1745 2 роки тому

    Masha allaah ilaah haku xafido my sister

  • @mustafeabdi6345
    @mustafeabdi6345 2 роки тому

    Masha allah maamo qaaliya waa run waa hadyad illahay

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 2 роки тому

    Masha Allah cabdulahi aunt ❤

  • @sahrahassan4380
    @sahrahassan4380 2 роки тому +4

    Maasha Allah waa wiil qurux badan Ilaahey ha kuu daayo sister 🌺💞

  • @Somaliniqabi
    @Somaliniqabi 2 роки тому +3

    this is so beautiful, indeed what Allah swt decreed for us is the best ! so proud of you Habo, love from Minnesota usa

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 роки тому +3

    Hooyo strong Ah waaye
    Masha Allaah
    Caafimad Alle ha Siiyo.
    Dhamaan.ilmaha som
    Najmo shaqo Adag Ayey haysaa
    Illaahow ugu naxariiso
    C xaafid. Iyo teamkisa. Mahadsanidiin

  • @zainababukar6077
    @zainababukar6077 2 роки тому +1

    Cunuga kuwa kadaran aya jiro abaayo hadusan maanta wax dileynin ama muqaal ahana waa kuficanyahay.hadalkana waa wax imaanayo hadana waa uuhadlaya.

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 роки тому +3

    Ilmaha waa hibo hadii uu caafimaad qabo iyo hadii uusan qabinba, alxamdu lilaah.

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 2 роки тому

    Hooyo illaahow ha cadaabin yaa Rabi.

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 роки тому +2

    Masha allaah hooyo macaan hooyo somaliyed waa dad aad u adag aadna u sabir badan lkn caruurta somaliyed waxad moodaa inaney Aabo lahayn Subhanallaah waa nasiib xumo in carurta somaliyed aabayashod Aaney dan kalaheyn Meel kasta oo ay jogan hooyo macaan waa Qaali illahey janada hageyo insha Allah ,😞😞

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 2 роки тому +2

    Somalida waa dad jahilin ah xanun qof laguma ceeyo ilahay dadka xaqa hafahansiiyo

  • @فيصل-ح7ح9ن
    @فيصل-ح7ح9ن 2 роки тому

    Asc hori usoco hoyodadaal badan masha alah ilahay haku xafidoanigaba wan qaba wilkan okale ajar alaga hela lakin anaga somali hadaan nahay walagu faquqa

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 2 роки тому

    Mansha Allah hakuu xafido

  • @fawsiahassan357
    @fawsiahassan357 2 роки тому +2

    Masha Allah you are so strong mom,and you did good job. May allah give shifa all the special need’s kids ❤️❤️

  • @maida9959
    @maida9959 2 роки тому

    Masha allah

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 2 роки тому +1

    ilaahay hacaafiyo

  • @ahmedmahamud7272
    @ahmedmahamud7272 2 роки тому

    Asc ilaahow u caafi caafimaady dag dag see ilaahow waan ku barinaye

  • @safiajama8784
    @safiajama8784 2 роки тому +3

    Waa condition not xanuun.

  • @maryanl804
    @maryanl804 2 роки тому

    Masha allah aad buu u qurux bdn yhy

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 роки тому +2

    Allah hakuu caafiyo oo ha kula garab galo wll maxaa caruur joogta somalia sidan oo kale ah hadana an haysan fursadan oo kale alhamdulillah dheh

  • @malkacadeymalka5499
    @malkacadeymalka5499 2 роки тому

    Msha allaah

  • @idilgeedi9698
    @idilgeedi9698 2 роки тому +2

    Comunitie geene indhaha u furmay .waayo waa hooyo 🙏🏾🙏🏾❣ masha Allah abayo qof waxgarada tahee 😘😘

  • @ishabare3307
    @ishabare3307 2 роки тому +2

    masha allah horay usoco waxatahay hooyo qiimo badan c/dullaahina caafimaadkiisa allaha u siyaadiyo.

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 2 роки тому

    That is great mama

  • @McM-iz7sd
    @McM-iz7sd 2 роки тому +3

    Dadka aad lahadleysaan waa somali dadbadan oo waxaa jiro afka qalaad anan fahmeen sida aniga marka kanalka waa kanal somali ah eee afka somaliga ku dadaala erayada soodhex galaayo soo macneeya

    • @husseinhared1413
      @husseinhared1413 2 роки тому +1

      Qali macan qurux Allah ku dher adigo wilkeyga macan c dulahi wan idin duceceya qali sida cafimad amiin

    • @luqmanhajibaarqab592
      @luqmanhajibaarqab592 2 роки тому

      Amin

    • @luqmanhajibaarqab592
      @luqmanhajibaarqab592 2 роки тому

      Haa waa runtaa lkn dhamaantood waa qurbo joog, qofka soomaliga ah ee dhulalka carbeed jooga sida uu afkiisa uga soo fakanaayo erayo carabi ah ayay ayagana mar mar afka qalaad ee english-ka uga soo bax-baxsana

    • @McM-iz7sd
      @McM-iz7sd 2 роки тому

      @@luqmanhajibaarqab592 waa sax lkn qofka wariyaha ah ayaa laga rabaa inuu macneeyo marwalba si dadka eey u fahmaan

    • @fatxiyaabdi6328
      @fatxiyaabdi6328 2 роки тому

      Mansha allaah cabdilaahi yare

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 2 роки тому

    Maxaa labada beri hore laguu Csaynaa
    Adi Maa suubsatey Eebaa Ku siiyee

  • @yusradiinmohamed3105
    @yusradiinmohamed3105 2 роки тому +4

    Mashaallah allow u badka noo xafid kuwa xanuunsan allaha noo caafiyo amiin amiin yaa Allaah

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 2 роки тому +1

    Cabdixafiid, erayada qalad af Soomali ku tarjum si dadka aan aqoon luqaddaas u fahmaan. Hereri Khayr Allaha siiyo Waa turjumaa

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 2 роки тому

    Allah ha caafiyo in Shaa Allah 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Somalinewstv11
    @Somalinewstv11 2 роки тому

    Allah caafimaad taam ah ha siiyo.

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 2 роки тому

    Masha Allah strong mom ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ wlhi family walba caruur heesta1canug bahi goni qaba bay heestan sidey isku caynayeen way isku diimen 😈😈😈

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 2 роки тому +1

    XANUUNKA IYO CAAFIMAD KA ILAAHEY BAA KEENA, LAAKIN SOOMALI HADAA NAHEY, WAX BADAN BAA DHINACA CAAFIMAD KA JAAHIL KA NAHEY INTEENA BADAN..... WAXBA MA BAADHNO.

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 2 роки тому +1

    الحمدلله دائما وابدا

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 роки тому +2

    Abayo allaha ku caafiyo kuna xafido yaa rabi

  • @youssoufsougueh396
    @youssoufsougueh396 2 роки тому

    Mashallah

  • @abdishakur430
    @abdishakur430 2 роки тому

    Somali arinkeeda waa anshax xumo aqlaaq la aan south africanka ayaan ku arkay wax kama sheegaan qofka wax qabo somali waxeey ugu yeeraan magacyo iintiisa ah tusaale madaxeey weershe ileey lugeey jiis faruurey iyo etc

  • @SVG-pq8oq
    @SVG-pq8oq 2 роки тому

    ilaahey ha caafiyo

  • @inshaallahkheyrfnd3219
    @inshaallahkheyrfnd3219 2 роки тому

    Hoyo sharaf badan waliba hoyoyinki sharafta badan ee somaliyeen wali ka danbeso waa inta yar aan haysano walahi

  • @halimacumar6683
    @halimacumar6683 2 роки тому +1

    Asc waan idin salaamay

  • @saalbosiyaad228
    @saalbosiyaad228 2 роки тому +4

    ilmaha marka hadalka kasoo daaho xanuunkeeda waa soo dhadhamiye heer aan iska ooyo aan gaare waliba dad kuwii iigu dhawaay ee gadaasheyda ka dhahaan gabar dhiman dhiman u joogto waliba kaliya gabadheyda wax kale mawa qabin hadalkaas ayaa kasoo daahe dhaqtarkane waxoo igu dhahay dhibka waxoo ka imaadey dhafarka aad dhafri jirte xiliga uurka iyo coffeega aad iska cabi jirte ayaa saameeyeen maskaxda gabadhaada lkn dhib kale ma heysto waana sax gabadheyda waa 10jir ilaa hada dhafarkaas ee wadaa lkn alx hadalkeeda iyo xaaladeeda kale waa ok alx alx hooyo walba oo cunug baahi gaar ah qabo heysato allaha u caafiyo

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 2 роки тому +1

      alxmd abyo waan daremay qoralkada marka arkay ani wiil yar sanad iyo bar igu socday hade wlh 2sano mu ku gaarin dadki dadka igu dhaway i dhahay wiil yaal yaalow ah u joga ila hada hadalka ma ilaawo wilkayga hada ka hadal badan ka orad badan kuwoodi alxmd maka dadkeena ma ficana dadka waxay u qabaa abuurka alle inay ayaga doortan

    • @sonofadam7633
      @sonofadam7633 2 роки тому +1

      mashAllah walal

    • @saalbosiyaad228
      @saalbosiyaad228 2 роки тому +1

      @@zahrahussein2703 sax wlhi taas ayaa beentaa eheyn abuurka alle la fara gashanaa oo dadka lagu aflagaadeenaa cajiib aniga xataa waa arke dadki curadeyda waa dhiman dhiman dhahaaye eyaga dhaleen ilmo isku mid eh oo hadalka kasoo daahe marka ma fiicno in saqiirada lagu mashquulo iyo qof walba oo dhiban ama qofkiisa dhiban yahay

    • @haniyey1
      @haniyey1 2 роки тому

      @@zahrahussein2703 Aniga waxaa ii joogto gabar yar oo Down syndrome qabto Waxaan geeyey school ayadoo 2 jir meey hadleeynin markaasaa cunug ayada camal ayaa dar daray markaasaan ku dhahay waryaa ha igaga istaagin cunugta Hooyadii cunuga dhashay ayaa Igu dhahayday wa maxay naagta 2 jirka ee anan soconeeynin. Somali Waa dhib badan yihiin haduusan hadleeynin, haduu soconeeynjn waa dhibaato Illahoow owlaada noo caafi yaa rabi

    • @luqmanhajibaarqab592
      @luqmanhajibaarqab592 2 роки тому

      Waa iska caadi bini’aadamka isku wada mid maahan

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 2 роки тому +1

    Mansha Allah tabarkallah ilaahay ha xifdiyo cabdullahi yare iyo hooyadiis cabdixafiid rabbi khayr ha ku siiyo aad baan u jeclahay borgaramadaada jir oo joog walaal

  • @NH-lb2tw
    @NH-lb2tw 2 роки тому +1

    Masha Allah hooyo qaaliya weeye illahay ha badiyo hooyoyinka kale e sideeda ah iyada iyo caruurteda ha xifdiyo❤

  • @kaahomahamuud4801
    @kaahomahamuud4801 2 роки тому +1

    Masha alaha alaha kudaya curadkaga alahanacafiyo waa maama qalbi furan wilgeda iyo walaalaha kale ee Xanuunsanba

  • @nimcoali3237
    @nimcoali3237 2 роки тому +1

    Waa barnaamij soomaalida u baahan tahay ineey ka faaideestaan mahadsanid Cabdilladhiif

  • @hamdimahamed8953
    @hamdimahamed8953 2 роки тому +1

    Abaayadiis masha alaah ilaahey ha kuu dhaafo boqolaalo ayaa jira oo aan haysan caruur marka sista ilaahey aan ku mahadino plz wiil kaaga masha alaah 😆🇸🇴❤️💯

  • @nasraabdullahidaahir9657
    @nasraabdullahidaahir9657 2 роки тому +3

    Ilheey hanoo xafido ilmaha aniga wiil 4 sano ku socdo ayaan hestaa mana hadlo xataa kalmad kama soo baxdo ilheey hadalka haiga soo fujiyo

    • @Gmaaad
      @Gmaaad 2 роки тому +1

      Insha allah wall wuu hadli doona way dhacdaa ilmahaha qaar inee ku hadlaan 6

    • @hassuliyakale1514
      @hassuliyakale1514 2 роки тому

      Abayo amo autism qabaa so jegaree in too yaryahaay

    • @maryanl804
      @maryanl804 2 роки тому

      Illahay hadalka how furo lkn meel badiya keen walashay way u hadleen labo wiil abyo

    • @macowmaxamed9883
      @macowmaxamed9883 2 роки тому

      Amiin amiin walaahi

    • @showkaawixaaji2528
      @showkaawixaaji2528 2 роки тому

      masha allah hooyo fican

  • @abdisalannoorosman9272
    @abdisalannoorosman9272 2 роки тому +1

    Masha allah wlhi waa barnaamish loo baahnaay in laga hadlo
    Mahadsanid walal cabdi xafiid

  • @dalhamedia4959
    @dalhamedia4959 2 роки тому +1

    Congratulations 300K

  • @najibadan8714
    @najibadan8714 2 роки тому +2

    Mashallah none can replace the position of a mother

  • @aaliyayarey2136
    @aaliyayarey2136 2 роки тому +2

    May Allah bless you and your family Inshallah ❤

  • @MaryanShaleemo
    @MaryanShaleemo 3 місяці тому

    I aha mahad si kale maashallaha

  • @beautyofislam8253
    @beautyofislam8253 2 роки тому +2

    Wadnaha duleelka waa xermaa Badana.

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 2 роки тому

      Qaar aan xirmin ayaa jiro aniga ayaa arkay dad waawayn oo wadnaha daloolka kudhashay hada markay qurbaha imaadeen la ogaaday oo laxanuunsan hada

  • @cjabardeeqclaahi9829
    @cjabardeeqclaahi9829 2 роки тому

    Allha ha caafiyo

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 2 роки тому +1

    MaashaAllaah tabaarakalaah abaayo wallahi waad iga ilmaysiisay waxaad tahay (Young gold mother) Soomaali hadeey saas Wada ahaan lahaayeen ilmo badan waynu badbaadin lahayn. Waayo way qarin ayaan xanuun illaahey keenay ayagoo ka baqaya in lagu caayo. Subxaanalaah waa jahli kii ugu xumaa kuwa ku caynaya miyeysan ogayn in ay tahay abuuris illaahey ooy hooyo gacnteeda ku samaysatey ahayn. Illaahey xaqa ha tuso soomli. Umadaha kale kooda wax baran iyo kan bartey way na dhaamaan. Soomaali inta xun uun beey soo gudbiyaan badan kooda. MaashaAllaah keep going you'are amazing. InshaAllaah waan u saari famaligaygana waan uga saari.

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 2 роки тому

    ManshaAllah TabaarakAllah barnaamish aad u qiimo badan yuu ahaa Najmo hooyo kartileh halkaas kawad cidna ha u joojinin Insha.Allah Qeeyr ❤👏💯👍

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 2 роки тому +1

    Mahadsanidiin Cabdullahi, Cabdixafiid iyo amazing mum Najma

  • @omar33644
    @omar33644 2 роки тому

    Masha Allah gabadha iimaan,naxariis iyo qalbi wanaag baa ka muuqda Rabbi Aabbe ha unaxariisto inanka yarna ha u caaafiyo,iyaduna culeysyada qaar Rabbi dambi dhaaf ha ooga dhigo Aamiin Yaa Allah.😍