SUPER MAHAD - QABQABTA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • Ereyada:Super Mahad
    Laxanka:Suber Mahad
    Music by: Furinle
    Camera by:Mustafe Saleebaan
    Liibaan Daahir
    Axmed GtT
    PRODUCTION BY:AFRO,WAQAL,FURINLE

КОМЕНТАРІ • 588

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Рік тому +108

    Hadii aad artiye magac Allah ❤ like sare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdilaahicaska389
    @abdilaahicaska389 Рік тому +28

    Waqal studio 🎉2M 🎉coming soon🎉 father of music axmed wali furinle 🎹🎹

  • @hamseomer4277
    @hamseomer4277 Рік тому +40

    Alla qabiilku xumaa iyo qabyaaladu😢😢😭😭😭😥😥Ilawa caafi soomaali🤲🤲🤲🤲😭😭❤️❤️❤️

  • @abdirizakomarkheyre6927
    @abdirizakomarkheyre6927 Рік тому +39

    Heestaani waxeey xambaarsan tahay murti dheer iyo xaalada dadkeyna Soomaaliyeed sida walaalaha is haayah somalind iyo SSC wllyaal halkaas bey howsha tagi doontaa hadii xal waara la helin war hooy xiska ha shaqeeyo
    By Khaayre yare🖊️

    • @samiirocabdicali5515
      @samiirocabdicali5515 Рік тому +2

      Meel aan nabad jogiin guur iman mayo colada aay dhigin isaaq ba no dhex ahanaysa

    • @farduussiyad1785
      @farduussiyad1785 8 місяців тому

      A​@@samiirocabdicali5515cidina kuma colaadine adaa duhur dab isku qabtee waa lagula gudhinayaa Aduuna hasoo heermin nayaa sidii edooyinkaa falasdiinyey

    • @MaxamedcabdirisaaqCawil
      @MaxamedcabdirisaaqCawil 8 місяців тому

      waaruntaa wllhi wll

    • @SacdaAhmed-b7e
      @SacdaAhmed-b7e 6 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤

    • @XamdiFarax-zm7sj
      @XamdiFarax-zm7sj 5 місяців тому

      pp​@@samiirocabdicali5515aaa

  • @CabdishakuurSharaf
    @CabdishakuurSharaf Рік тому +50

    100% song
    100% music
    100% cod
    100% camera man

  • @SaharaMaxamed-m5w
    @SaharaMaxamed-m5w 7 днів тому

    Ala qabiilku xumaa iyo qabyaaladu alow isku sakhir iya gaa iskaxiga dadkee oodagaal kainaga qabooji iyagaa isdhalee ❤❤❤❤❤❤ aamiin aamin alo naga qabooji 2sanuu soco nayee ilaahayoow adaa boqoree iskusakhiro umadaada asc iyo ssb❤❤❤❤❤❤

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 Рік тому +9

    Iidoor fanka say doonaan bay kayeeleen awowgiin Lagub abtiyaal from laaska

  • @DhagacadeChannel
    @DhagacadeChannel Рік тому +24

    Waxan reer burco un baa samayn Karta Mahadka ❤❤❤

  • @nimcojaamc8287
    @nimcojaamc8287 Рік тому +18

    Qaqabta si wanaagsan ba loo jilay, music 🎶 iyo waqalba wow ❤️😘❤️💖❣️

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +6

    Haddii aad u jeeddo
    Magaca Allah love
    الله💗
    #Love saar Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha❤❤❤

  • @faadumoibraahim9632
    @faadumoibraahim9632 Рік тому +4

    Waa gartoode hadu garadkagu kuu gooyo gabdh ka guurso
    Raguu guluf cadaawe idinkala gayseye
    waxa kugu gunimaa si xun uqooqa
    iyadoo garabkaa dhaawacanyahay welina gar lakala dhigan
    inad gayaan udonate
    igada wad idamaqdaye qaqabta
    from
    hablaha hergysa

  • @xamdifarah2253
    @xamdifarah2253 Рік тому +4

    😢😢😢walahi hees tan qiso iyo turmadey isugujirta❤ alasomaliya waxa ledishega xuman ubadli ogidina😢hees dhedhelamahan🎉ee nolosha maantaee 🇸🇴 somali eysan kasoceyn waaye dhalinyaradi aaqalad hesta ufahma waayelkina kawaran❤ mahadsanidin wadidinsalmaa walalaheyga super mahad iyo inta kalaqeyb qadateybo❤❤ honey usicda❤

    • @khadramuuse5982
      @khadramuuse5982 Рік тому

      Hablaha kalab heesa loso qadaye aniga maxa hees laygu soqadiwayay

  • @mandekmohamedhassan5055
    @mandekmohamedhassan5055 Рік тому +8

    Machaallah ❤ super laxan iyo ereyo horee uu soco bigfan 🎉😊

    • @CajaboCarawow
      @CajaboCarawow 6 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @aroonlyrics772
    @aroonlyrics772 Рік тому +7

    Allaha unaxariisto ninkii duubay heestaan 😢😢

  • @aamiinnuuradiin2622
    @aamiinnuuradiin2622 Рік тому +7

    Maclim fruline musicadisa cadi mahan macalinimo ayuu shegtay walle🎶🔥😍🎶🎤2m Goming soon waqalka duula❤

  • @CabdulaahimaxamedCali-k1z
    @CabdulaahimaxamedCali-k1z 3 місяці тому +2

    waaquruxbadantahay ❤❤❤❤

  • @zeyfi_7000
    @zeyfi_7000 Рік тому +4

    Wxaa Hesta Holac ka dhigayy Macalinka macaLimada Al ustad furin Le🎉❤

  • @ruqiyomaxamuudcismaan3383
    @ruqiyomaxamuudcismaan3383 Рік тому +4

    Heestii malmahanba dhahaga inaga gashay ugu danbeyn way is keentay
    Qabqabta🔥

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 Рік тому +3

    Iqabta ala qab qabta inanka hhhh 😁😂♥️👏🥰🥰tan hees lama dhihi karo
    MUSICIAN qarniga mclin furinle hit music woooow🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥WAQALKA 👏💚

  • @abdukadirhilowle8354
    @abdukadirhilowle8354 Рік тому +2

    DHULBAHANTE CADI MA AHAAN IDOORKEY QAB QABTEEN GARANAL FEYSAL BOTAAN QABTA II QABTAA

  • @Amaaliidle
    @Amaaliidle Рік тому +10

    😂😢HEEztan waxa loo zamay3y nin izaaq ah ba jecladayyy gabar dhulbahante ah oozanado badan xirir kadhaxayey kadipna lazcanod dagal kadhacay oo labada rer ee dhulbahante io isaaq kadhaxeya kadibna wilki ba gabadha zodonteyy orerkii ba dhahayy macqul maha kumana zinayno wilki cilaj bu kujiraa oh my jacayl😢❤

  • @jammamartilaaq7433
    @jammamartilaaq7433 Рік тому +23

    Waar anigga I qabta oo waliba i xidha waar qoftu qurux badana mashalallah 😂

  • @ismacilissack3661
    @ismacilissack3661 Рік тому +4

    Naag reer waaqooyi aheeyn ilahow iga qabo from mareexan 😮😂

    • @axmedali18
      @axmedali18 Рік тому +1

      😂😂😂😂😂 ii qabta oo ii qabta ii raadiya gabadh mareexan ii qabta oo ilaa radiya ii qabta

    • @ismacilissack3661
      @ismacilissack3661 Рік тому

      @@axmedali18 🤣🤣😂

  • @mohamedkahin3671
    @mohamedkahin3671 Рік тому +2

    🎉qabqabta furinle qabata hhh 😂😂😂 eesh calaa music

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe Рік тому +1

    Qab Qabta Si Wanaagsan Baa Loo Jilay Good Legend Khadar Waqal Caadi Maahan Top

  • @somalicommunity4086
    @somalicommunity4086 Рік тому

    Heestani waa xaalada laascaanood iyo kala taga jacayl dhisi lahaa mustaqbal guur.

  • @hamseomer4277
    @hamseomer4277 Рік тому +2

    heestan waan ka helay waan hiid❤❤❤❤❤❤🕺🕺🗣️🗣️🗣️🗣️

  • @ayaanmaxamed-id5oi
    @ayaanmaxamed-id5oi 10 місяців тому +1

    Walahii. Heestanii waxayii. Xanbarsantayii. Dareen gara

  • @mushtaqkhalid161
    @mushtaqkhalid161 Рік тому +2

    Woooow Ayyy hees way dhaaftay waan dhexgalayba 🖤⭐️🖤⭐️🖤⭐️🖤⭐️🖤

  • @mukhtarxiis6131
    @mukhtarxiis6131 Рік тому +15

    Heesta iyo fanankuba marbay wada qarxeen iga qora oo I qabqabta Dee 😂😂

  • @meymaabubakar6782
    @meymaabubakar6782 Рік тому +1

    Team murti oo wixiisa asaga karsanaayo👏👏first time

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 Рік тому +23

    LAYAAB goat 🐐 music 💯 🎶 furinle 🎻 🎼 🎹 🔥 Melody amazing 🔥 💯

  • @MabsuudMahamed
    @MabsuudMahamed Рік тому +7

    Allah colaadaha naga qaboojiyo🤲

  • @sundusyasin2858
    @sundusyasin2858 Рік тому +7

    Another level fanaan super❤🎉

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 Рік тому +2

    Wee wee sxb iyo fanankyga super mahad hees iyo badh ❤

  • @apdallaapdisalam5003
    @apdallaapdisalam5003 Рік тому +7

    Hadduu qoralkan kuso gaarey i aamin wali waad nooshahy😆💔😨

  • @xilwalove716
    @xilwalove716 Рік тому +1

    Asaga oo cusub oo wixiisa wada sameystay ayuu barteedi dhigay walle fan ku xoog maahan waa haybad

  • @abdisalaanjaggle4344
    @abdisalaanjaggle4344 Рік тому +2

    Waqal studio 🎙
    Iyo fanaan super mahad waxkaleh

  • @Isko790
    @Isko790 Рік тому +2

    Father of music Ahmed wali Ibrahim furinle waa aabaha music somaliland ama bariga Africa

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому

    Super mahad best song of year qab qabta axyaa hees

  • @sundusdhalosundusdhalo1446
    @sundusdhalosundusdhalo1446 Рік тому +1

    Walee shaydaan kii ugu waynaa baa igu jiro war bal bilad isiiya😭🤌😂😂

  • @Maansistudio
    @Maansistudio Рік тому +6

    Super mahad ❤

  • @idilxabdi4164
    @idilxabdi4164 Рік тому +2

    Indha adagaa kulahaa qudhayday kusoo baxayse😂

  • @mahametchama5347
    @mahametchama5347 Рік тому

    Hooyodin laascanod wastay anag qiso aan jirin hanoola imanina

  • @hamdayar8030
    @hamdayar8030 Рік тому +4

    Nin legend afarta xaraf unba samayn kara😂😂 waar inanka no qabta arabow 😂❤

  • @ubax7758
    @ubax7758 Рік тому +1

    Asxabey like isara one million markay garto

  • @Updy2256
    @Updy2256 Рік тому +5

    Dulbahante mia waxa gabada kuu diidhay😂😂😂 anyway the song is smart❤

  • @saynabyalmaas
    @saynabyalmaas Рік тому +1

    Wow inta ila og heestaan in ay qarxeyso like 🫡🤝🥹

  • @abdikadirknaan4206
    @abdikadirknaan4206 Рік тому +4

    I’m I the only one who is feeling that he sounds like Omaar bar bar

  • @IpraahimWadaadyare
    @IpraahimWadaadyare Рік тому +1

    Heesti waa anti nio waxaana loo la jeeda harti ama dhulbhante nio tan kale waa habaar

  • @mohamettenjoa4979
    @mohamettenjoa4979 Рік тому +1

    😢😢Waxa jirtay gabar aan jeclaa balse ikaga fogaaty qabiil dartiis😢 Xanuunka uu imarsiiyay jaceylkeeda waligeey ma iLaawi dooni 😢😢💔😭 Waayo iyada naftayda darteed uhaligi garay😢😢 Alow somaliya qabiil ka reeb 😢😢😢 💔💔💔😭😭😭 2022 BISHA MAY XASUUS IGUTAHAY 😢😢😢💔💔🥵😭 ALOW SOMALIYA QABIIL KA REEB🤲🤲🥵😭

  • @FaraxMaxamed-d8s
    @FaraxMaxamed-d8s День тому

    Sorry waan ka xunahy hadaanahnay soomaali ❤❤❤❤❤

  • @aminaideed6978
    @aminaideed6978 Рік тому +2

    Super mahad waan ogaa maalin uun inaad qarxi doontid sxb

  • @RahmaMoalim-m6z
    @RahmaMoalim-m6z Рік тому +3

    Alla anay igu dhacaday qisadani walhi

  • @moedacar3100
    @moedacar3100 Рік тому

    Nin muraygan uma eka jilitaanka waa inuu bartaa fanaan ku iyo xaalada markaa heestu ka turjumayso.

  • @xamdixikmad-tu5nm
    @xamdixikmad-tu5nm Рік тому +1

    Hesta in so dheresan bay eheyd de hh wanagu so yareday wa hes qosol leh hhh i xitxirana part 2 kaso dhig😂😂

  • @CabdishakuurSharaf
    @CabdishakuurSharaf Рік тому +19

    The legend super mahad 🎉🎉🎉

  • @xaajigalacagta8285
    @xaajigalacagta8285 Рік тому

    Heestani hees uu qaado cumar barar xagay isaga eeg yihiim ma laxankii heestaa ayaa la saarey 😂😂😂

  • @zagalindhacalanle3533
    @zagalindhacalanle3533 Рік тому

    Mhad wlky horu soco

  • @zhaaficiupthimohamed227
    @zhaaficiupthimohamed227 Рік тому +1

    Yaac yaaca ayaa soo socota ileen fanki wa dhamadee😅😅

  • @filsandajiya4592
    @filsandajiya4592 3 дні тому

    ❤heestanwayquruxbadantajay😊❤

  • @CabdikaafiBashiir-u9l
    @CabdikaafiBashiir-u9l Рік тому +2

    Hees iyo bar❤

  • @senabmuxudiin
    @senabmuxudiin Рік тому +11

    Sorry ❤❤❤❤❤❤

    • @FoosAbdi-q4x
      @FoosAbdi-q4x 5 місяців тому

      🎉🎉🎉😮😮😮😮🎉🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮

  • @AbdirashidDCaabi
    @AbdirashidDCaabi Рік тому +1

    Markuu lahaa "Ilmada qubanaysa qabta, in uu Murug Jilay ahayd wuuba Qoslayaaye" kkkkkkkk

  • @ikraancraxmaan9718
    @ikraancraxmaan9718 Рік тому

    Waa heesta kaliyeee la iyri mujaahidad baa jihaadoo nafar waashay😂😂😂

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 Рік тому +1

    Iqabta legend arab ah 😅

  • @MahamedHamud-g2u
    @MahamedHamud-g2u Рік тому +1

    Wlhi waa qof la qabtoh actardu🥰👋

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w Рік тому +4

    Ma fanaan cusubaa 😂😂

  • @zaynabahmed8042
    @zaynabahmed8042 Рік тому +1

    Siwcn baa laguu galy dhiig baa ina dhexyaala idoorow😂

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Рік тому +3

    Wstudio best UA-camr❤

  • @Ridwo-w5s
    @Ridwo-w5s Рік тому +1

    Baraafo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yaasmiincabdi2706
    @yaasmiincabdi2706 Рік тому +1

    Wad isku soo baxdeen walhi ❤🎉

  • @CABDIFATAAXMAXAMED-y2v
    @CABDIFATAAXMAXAMED-y2v Рік тому

    Yee yee lajam❤❤❤❤❤

  • @cabduwalinuur529
    @cabduwalinuur529 Рік тому

    Inta tik tok laga soo tilmamay love saara

  • @intawareersanchannel7180
    @intawareersanchannel7180 Рік тому +18

    What a song iqabtaa qab qabtaaa go forward waqal studio haqabtiraha fanka ❤❤❤

  • @naturevideo1
    @naturevideo1 Рік тому

    Heesihi wa dhamaaden fadlan fanka halagu yaaco😅😅

  • @MaxamedXuseen-q9u
    @MaxamedXuseen-q9u 3 місяці тому +1

    Bisharawal

  • @kinggacan442
    @kinggacan442 Рік тому +24

    Beat on the beat

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz Рік тому

    Inta og inay heestan
    Ka turjmayso dagaalka ssc iyo sllnd like saar🎉❤

  • @kaafiyageedi9865
    @kaafiyageedi9865 9 місяців тому +1

    Unlicensed to 😢😢😢😂😂😂😊😊❤❤

  • @somalisocialmedia2256
    @somalisocialmedia2256 Рік тому +2

    Super heat mhd 🔥🔥🦁🙌🙌🙌

  • @zulthankhadar299
    @zulthankhadar299 Рік тому

    Best director mustafe saleban

  • @mrsqueen1133
    @mrsqueen1133 Рік тому

    ❤maashall😮🎉

  • @Yaazirtech
    @Yaazirtech Місяць тому

    Alah ha unaxariisto camera mankii Duubay MuuqaaLkan😢

  • @ZankaZanka-s4n
    @ZankaZanka-s4n Рік тому +1

    Meel lagu nasto oo ad u qurux daban The royal basal

  • @nimcanmahamud8336
    @nimcanmahamud8336 Рік тому +1

    Qamar sugani ayaa wax qabata u baahan oo fadhisaya

  • @guuleedizmail
    @guuleedizmail Рік тому +2

    ahmed furinle ❤

  • @AaminaShibiin
    @AaminaShibiin Рік тому +2

    Kulahaa heesta gbr dhulbahte aha baa nalodiday idoorku ma ogamiyaa in aanu sfaradkakalalexsany😂

    • @mariishcabdalla9614
      @mariishcabdalla9614 Рік тому

      Ina ali shah maxa ugu diidi wayseeen illen waa iidoor iidoor dhalayeee 😂😂😂😂😂

  • @saadiaahmed1256
    @saadiaahmed1256 Рік тому

    Ismaba geeyaan 2023 Isaaq iyo dhulbahante waa qayb halganka ka mid ah mid yaroo Isaaq oo waashay. Reerkaas dagaal mooyaane guur kama dhexeeyo Isaaq iyo reerka dhulbahante

  • @maxamedqadar5907
    @maxamedqadar5907 Рік тому

    Walhi wa qosla Wana u bahan 😭😭😭 Somalia alha is ku wanajiyo

  • @hoothoegeh6113
    @hoothoegeh6113 Рік тому +2

    Halkii I bugtaa qaboobi lahydd 😂
    Xillimey bukootay iminkuunn buu arakaye 🙄🙈

  • @MaxamedXuseen-q9u
    @MaxamedXuseen-q9u 3 місяці тому

    Maxamad xusen ❤😅

  • @MohamedHassan-v3h1c
    @MohamedHassan-v3h1c Рік тому

    Wllky super mahad wan ka hyna heesta

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +31

    Heesta qab qabta another level ❤️❤️

  • @axmedsaacid1439
    @axmedsaacid1439 Рік тому +3

    Love saaara❤

  • @mukhtarcayngal1973
    @mukhtarcayngal1973 Рік тому +43

    mahad my childhood friend and my class meet in secondary school go forward best song 🎵 🙌

  • @AbdurRahmanMohammed-no5do
    @AbdurRahmanMohammed-no5do Рік тому

    Hees mcn walahi

  • @safoloveso1044
    @safoloveso1044 Рік тому +2

    Caadi maaha walahi heestan❤

  • @halimoarab603
    @halimoarab603 Рік тому

    🎉Wr hayay ❤

  • @Jimcalekikoz
    @Jimcalekikoz Рік тому +3

    What a song😮