Soomaliya oo Kenya la hoos geeyay & Qayb Gedo kamid ah oo ay kenyanku doonayaan!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 106

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 4 місяці тому +2

    Allow Wadanka noo badbaadi

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 4 місяці тому +1

    Macalin baas waa ku
    Fashilantay banka
    Faafaxadhuun !!

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 4 місяці тому +3

    Salamulah wall wadani somaliyed nollow wall ❤❤❤❤❤

  • @AbdulrezakSayid-hh1br
    @AbdulrezakSayid-hh1br 4 місяці тому +12

    From Borame news SOMALIYEY. Iska xoreeya somalida Gumeysiga u shaqaysa dhamaan tood meel ay waydankeena ka jogaan

    • @saeddahir7600
      @saeddahir7600 4 місяці тому

      Kkkkkkkk

    • @Mideye157
      @Mideye157 4 місяці тому +1

      SNM ta ma ku dartay. Kuwasa ugu xun

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 4 місяці тому +1

      Marba haduu yiri From Boorama kuwii ugu Xumaa ee Somali Neceebka Ku Xeel dheera ee Oromo iney yihiin kabaxay Somalinimadii Ayuu ula jeedaa oo lafti nagaa aha ee Muse juudan ka soojeeday oo weliba Gobolkii Awdal kasamestay gobolkale oo uu ula baxay gobol gibiley layirahdo miyey usuurta Galeysaa Muse Juudan jawabtu waa maya mana dheceeso taas

    • @GoojeCade
      @GoojeCade 4 місяці тому +1

      Hooyda siilke aya xun nugu waalo wadanaha hooyda kawas qaraca

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 4 місяці тому +1

    Allaw wadanka noo babaadi awood ma lihine

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed3786 4 місяці тому +5

    Axmed madoobe wax kaligii lagu eedyo maleh dhibaatada ugu wayyn waa reer gedo oo intoodi badanayd axmed isuwada dhiibay wuxuu rabana uu kasmaysto si xogahaa shaah ah u helaan

  • @HassanMire-l2l
    @HassanMire-l2l 4 місяці тому +8

    Xuseenow, sida loo indho xunyahay looma Allah la' a !

  • @zaytum
    @zaytum 4 місяці тому +1

    Mareexaanow maad kabadbaadisaan Ahmed madoaabe iyo inta la shaqeetsta mustaqbal ilmahiina si ansan Kenya loo siinin dhulkiina

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 4 місяці тому +6

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdulrezakSayid-hh1br
    @AbdulrezakSayid-hh1br 4 місяці тому +4

    From Saylac news Axmed madobe waa cadowga jubooyinka halal kaco somaliyey
    Ilmaheena han ka fikirno

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 4 місяці тому +11

    Wan filaynay Nacaska xassan gurgurte WA qof Bahan bila damiir ah

  • @xoogsadeUK
    @xoogsadeUK 4 місяці тому +4

    Mahadsanid in badan ustaad

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 4 місяці тому +3

    Xuseen jaamac guuleyso meeshed baad hadalka dhigtay insha alaah weynu guulaysan lkn ma muuqato hada rag dalka isu taaga

  • @libanmohamed857
    @libanmohamed857 4 місяці тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 4 місяці тому

    Salaan sare geesi geesi dhalay halkaa kahaay kahabay 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @SahraQalinle-j3w
    @SahraQalinle-j3w 4 місяці тому +11

    Illaahow dhulkeena iyo dadkeeda soommaaliyed inoo xafid oo cadawga soommaaliyeedna jabi

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 4 місяці тому +3

    Waxaa kufarta Kenya lobunbuninayaa waa in soomaaliyey aduunka mabkisa la idinka saro iyo inad gumaysi an lamahadi dib ad ugashan. Xasbunallahi wanicmal wakiil Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda diin dal iyo dadba noga badbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 4 місяці тому +8

    That’s right Husien reer Gedo waa kahurdaan arentaas ballse waykashalaayidoonan.

  • @munaabdi9626
    @munaabdi9626 4 місяці тому

    ANAA REE GADA AH

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 4 місяці тому +3

    Horu soco sxb

  • @c.qaadirxasanwarsame140
    @c.qaadirxasanwarsame140 4 місяці тому

    A s c w w, xuseen jaamac, ayaamahan, waan kaa maqnaa, waan ku farxaan warbixinta aad ka bixiso xaalada wadanka ku jiru, mahadsanid.

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 4 місяці тому

    Anana waanu ku salaamaynaa ugaas

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 4 місяці тому

    ⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 4 місяці тому +1

    Waa xaqiiq anagaa goob joog ka ahayn waqtigii shidaalka laga qodi jiray company ingiriis ah baa qodi jirey wa waxaana kujira gaaska qadar mid ka badan saliida ceerina qayb bay katahay khayraadii laga qodi jirey waliba waxaa la Oran jirey intuu soo maaxday bay afka yimaadeen gaaska iyo saliiduba

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 4 місяці тому +1

    wcs wllo allaha naga badbaadsho masiiboyinka cadawga iyo kuwa dabeeciga aamiin🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 4 місяці тому +5

    Reer gedow is difaaca cadna xoog laguma absankaro

  • @FartomatiJ
    @FartomatiJ 4 місяці тому +5

    Sheekadaan kenya in axmed madoobe u afduubto shacabka jubooyinka waxaa master mind ka ah ismaciil cumar geele xasan baana loo soo dhiibay sababtaas buuna kenya u joogaa axmed madoobe baana fulinta kenya loo xilsaaray

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 4 місяці тому +2

    Sorry to say that la but beesha tolkey mareexaan iskuma mideysana iney gobolkoda securitygiisa sugtaan that’s why axmed madoobe u kala xukumaa so waxaan dhihi karaa mareexaan ku waxey noqdeen igu shubo hada kuwa cali balcad lacagaha siinaya maxay u la jeedaan 😂

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 4 місяці тому +2

    Mahadsanid

  • @ahmedhanad96
    @ahmedhanad96 4 місяці тому +1

    Indeed cuz Meelo badan oo celal calameysan aya ku yaalo melahas oo idil oo 710 Kenyana halkaa ayee ka duuli waa iska cadahay Hada dhirti ineey ka soo jeesteen ayaad moodaa
    Dadki daganaayna laga bara kicinaayo duqeemaha ayaga iyo xoolahoodaba loo kala aba yeeleyn

  • @Mrcabdille
    @Mrcabdille 4 місяці тому

    Husen ader thank you for your info but don't know wheather you know or not the fafahdhun is a base of alshabaab right now juat need to know thank you

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 4 місяці тому

    Reer hebelaw kaca mooyee team farmaajo arin kale mahayaan

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 4 місяці тому

    Xasbunallah Xasbunallah iska celiya aduunka haliosgeego

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 4 місяці тому +3

    Hussein Reer Gedo War Dhiilo LEH Buu U Keenay. Laakiin Dadka Gedo Baa Laga Rabaa In Aay Kubaraagugaan Xaaladaha Kataagan Gobolka Geeska Africa Hadii Iidnaan Kubaraarugin Markale Oo Iidnaan Waxba Qaban Karin Baad Gabgab Bilaabi Doontaan.

  • @munaabdi9626
    @munaabdi9626 4 місяці тому

    WAXAAD TAA GEEREYSAA ARGAGIXISADA

  • @AchiaFarha
    @AchiaFarha 4 місяці тому

    Kkk Mareexaan magaaladii gaado Ethiopia aya caashurda ka qaada😮😮😮

  • @mahamedabdiaar2257
    @mahamedabdiaar2257 4 місяці тому +3

    HOGAAMIYE YAAL DANAYSTE YAAL AH BAA SL ILAA SOMALIA KU HABSADAY TOOSHKA KU IFTIIMIYA
    KHAAYINU WADANKA SOMALIYEED
    HALA LIISTEEYO

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 4 місяці тому +2

    That’s no no right

  • @axmedaxmedxasan4395
    @axmedaxmedxasan4395 4 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 місяці тому +1

    Somalia Dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano ayaa somalia loo xarashaya waayo dadkii lahaa hantida xamar lagu heysto in aan lagu soo noqon

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 4 місяці тому

    AAAMMIIIIIIN

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 4 місяці тому

    ASC WLLE MASIIRKA SOMALIYA ALAAH GACANTIISA AYEY KU JIRTAA GAALO BEENHAWASIN AH BEENA ISKU MAAWELINAYA WAXBA KAMA QAADAYAAN ALLAAH YAAN AMAANADIISA NAHAY ALLAAHNA NA HOOJINMAAYO QALBIGA KHEYR AAN U SHEEGNO

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 4 місяці тому +1

    Madxa mahane waa tuugo ee iska ceeliya ALLAH ka weyn cadowga islamka

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 4 місяці тому +1

    Gobolka Geeska qalalaase ayaa Ku soon socdo

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 4 місяці тому

    Allow noo Ilaali Biri iyo badba

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed3786 4 місяці тому +1

    Husen jam ciidma hadii lakeno waxa rabaa dagaal qabiil in laga rido meshaas mida kale faaxfdhuu kaliged lama duqeeyo waxaa ka duqayn badan diirharo soonaha Celcade ma ogi waxaad u sheegi la adahy

  • @mohamedgurhan5573
    @mohamedgurhan5573 4 місяці тому

    Walaal dadkeena kubaarugi in aan kenya kubiirno somaliya wax kuma heysano lagana sugi maayo dad aan xayawaanka dhaamin ayaa qabsaday

  • @mohamudbashiir3438
    @mohamudbashiir3438 4 місяці тому

    1962 soo. Daaa

  • @ShukriAbdulle-w6u
    @ShukriAbdulle-w6u 4 місяці тому

    Ma Somalibaa ishaysta igunji aan gabar dhalee😂😂qabiilkasta dhulkiisa ha ilaashado oo waliba jifo jifo haloo kala baxo,ogaden kenya way dagaan inay luguhooda meel is ugu gaystaan oo kenya raacan waa caqli

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 4 місяці тому

    waa si fiican ha la qaybsato wadankaba

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 4 місяці тому

    Guuuuuleeeyso

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 4 місяці тому

    Faafaxadhuun maaha dhul mareexaan, howd maaha
    Waa ban qeybka ah
    Banka habaswein!!.

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 4 місяці тому

    WAXAN MADAXWAYNE LAGU TILMAAMI KARRO WAA SHARMUUTO GURIGEEDA U ADEEGAYSA

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 4 місяці тому

    Dhulka rag malahan xasan iyo fartaag ayaa masuulka ah

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 4 місяці тому

    Dawulad hadhihin ee Xasan uun dheh acuudu billâhi

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 4 місяці тому +1

    Asc mudane ❤

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 4 місяці тому

    Dhib ma leh xusseenow meeshay noogu tashanayeen sow rabi ma joogin khaaimiinta rabi halaga qabto

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 4 місяці тому

    Soomaaliland guuuul waa dal socotaye meydu idku xaari iska ciyaa

  • @MuhiyadinHassan-ov3rs
    @MuhiyadinHassan-ov3rs 4 місяці тому

    My brother its mojar alliance not non alliance ok thanks

  • @RahaNuur
    @RahaNuur 4 місяці тому

    Hurdo walbo waxba logama qadi karo kalsoni aye ku jifan

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 4 місяці тому

    Ninyahow aad ayaad ugu
    mahadsantahay sidaad u
    iftiimisid shacabka soomaliyed gaar ahaan Gedo.
    Nasiibdaro Mareexan madaren
    sana dhibaatada laguhayo.
    Sababta waa 2bo.
    1) iyagoo aan lahayn aqoonyahano iyo siyasin Tayo
    leh(inkasto 21 sano ay xukunka haysteen )
    2) iyo inta hartay oo dhuunaqaate noqday..
    Balse waxay leeyihiin rag da
    gaalama.

  • @sharmsjg
    @sharmsjg 4 місяці тому

    Faxfaxdhuun duxul baa laga gurayaa oo dhirta lashidayaa

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 4 місяці тому

    Xassan dibedwareegiisa xataa hal mashruuc Kuma fekerin in uu dalka u keeno.

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 4 місяці тому

    Meeshaas warkale ma yaaleyn edalka in la xoreeyo saaro Sifeeyo kuligoodba si deg deg ah looga hortagaa jawaabo culcusna la Siiya Ajaanubta duulaanka ah odhan

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 4 місяці тому +1

    Husein mutani guuuul guuuul ban ku rajinaya

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 4 місяці тому

    Marekanka waa tuug wuxu rabaa shidal ka somaliya in ay kanya iyo mareykanka Isla Canaan somaliyey kheyraadkina weyo waxa laguso hoos dhumanaayo amni bay kanya sugeysa hubka u mareykanka soo siina6o kanya shacabka somaliyeed baa la raba in lagu xasuuqo oo amin baan sugayna logu gabado kadibna shidalka somalida la dhoco somalida ha kacdo Hana is difaacdo

  • @munaabdi9626
    @munaabdi9626 4 місяці тому

    Waxaasodhan waa been Allah kabaq oo muslimiinta ha iskudirin kasheekee arima PUNTLAND

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 4 місяці тому

    War waxaad waxbo kama Jiraan dhulka Somaliyeed oo Kenya ay qaadan karto majirto

  • @sahroosman2092
    @sahroosman2092 4 місяці тому

    Yaa islaam yaa somali eh.yaa naga qabto qab qablayaashan

  • @RahaNuur
    @RahaNuur 4 місяці тому

    Shubada ina sayid adan ah ayada 90 geda naar may u shaqene balse shubo ina sayid iyo geda naar cidan walbo oo caloshod u shaqesatayal ah iyo 🇰🇪 urbadanba anaga reer gado ah xabad nagama qadi karan

  • @ahmedkanyare7594
    @ahmedkanyare7594 4 місяці тому

    aan kuusaxo waxaad dhahdaa none nati alliance

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid8002 4 місяці тому +1

    Huseen Waa ogeyn 212 kii nin keeyan ahaa baa laga soohigtay ninka keyan ah inuu sheegey jubalaan bacada 20 sano kadib inuu keya lagodarayoo soomaali dal marabtee keyey kubiiraysaa miyadan arkeynin siday udhisanayaan ee war kaliyaa wax mataree istaaga shacab soomaali dhalinta soomaaliweeyn difaca dalkeena dadkeena hadii kale gumeysi soomaali gali doontaan

  • @AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt
    @AbdiweliAbdirizackOmarMo-ws1jt 4 місяці тому

    Sida qorshaha uu yahay in goladaan reer galbeedka Ama Nato ay fariisan raaban Muqdisho halka Hargeysa ay fariisan rabaan golada ruuska .

  • @shariifadam3390
    @shariifadam3390 4 місяці тому

    Sixid: waxaad dhahdaa
    Non Nato Allie,
    but not Non allie Nato!
    Tan kale hadda wixii kadanbeeya Rutto waa Jokarka iyo qandaraaslaha Sahyuunitadda u qaabilsan geeska Afrika.

  • @corafCidale
    @corafCidale 4 місяці тому +1

    XASAN FADEEXO DALKA WUU XARAASHANAAYAAYE MIYAAN XILKA LAGA XAYUUBIN KARIN HADDII AY SOOMAALIDU U WADA MIDOWDO ISKA XORAYNTA CADAWGAAN UU GEELLE KU ADEEGANAAYO OO SHISHEEYAHA U WADA SHAQEEYO.

    • @mahamedabdiaar2257
      @mahamedabdiaar2257 4 місяці тому

      Sax weeyi LAAKIIN KUWII UU IYAGIYO DHULKOODABA CADAWGA KA XARAASHA YAY AYAA U DAGAALAMAYA OO KULEH INANKA YAGA AYAA LOO JEEDAA WAAR INANKIINII MAAHEE WAA BASAAS WADANKALE U SHAQEEYA BAL KA DHAADHICI

  • @HassanMire-l2l
    @HassanMire-l2l 4 місяці тому

    Dal beylah ah 33 sanno

  • @munaabdi9626
    @munaabdi9626 4 місяці тому

    ADIGA MAXAA KAA GALAY?

  • @AminaHussein-m6z
    @AminaHussein-m6z 4 місяці тому

    Welle dalki loyaqanay soomaaliya wuxu maraya
    Reer ba.awyakuleh haugudarato gobolka gado

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 4 місяці тому +4

    Faafaxdhuun waa meel strategy ah lkn qaxooti iyo kikuyi midna madagi karaan!

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 4 місяці тому

    Sxb fiican u faahfaahisay not a lot of people understand this or know!!

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 4 місяці тому

    Hawiye iyo iidoor waa ka siman yihiin in dhulka Daarood Ismaaciil ay Kenya iyo itoobiya hoos geeyaan. Waayo 19 gobol ayuu Daarood Ismaaciil ku leeyahay Bariga Africa 9 waa Somalia oo kala badh ah. Daarood wali waa hurdaan.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 4 місяці тому

    Dalka marka horor gacanta loogaliyo ee uu maalinba meel goosto sidii waraabihii waxaa yac kadhaha Parliament iyo shacabka . Waxaan layaabay waxa dadka seexiyey marka laga reebo dad yar oo tirsan oo media kahadla? Aaway hawiyihii qaylin jirey? Unukaa leh Farmaajo waa mareexaan.soo bax. Iyo habrihii isdabayaacayey. Mise marka qof kale xilka qabto ayaa la’isdabayaacaa?

  • @adanbarreyahya1874
    @adanbarreyahya1874 4 місяці тому

    Been weynaa war faafaxdhuun waxaa hasta allshabaab ilaa gariley aniga ka soo jeeda dhulkaa

    • @calimaxamed3786
      @calimaxamed3786 4 місяці тому

      Shabaab baa haysto miyaa goormay qabsadeen

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 місяці тому

    gado maxa keenyakeenaya

  • @MohamedHashi53
    @MohamedHashi53 4 місяці тому

    Maxa ka galay adiga gooso jubbaland wadan ka dhigo

  • @waawareeykirakaraa619
    @waawareeykirakaraa619 4 місяці тому

    Nacas Aan Geopolitics waxba Ka Garanayn Ayaa Tahay. Caqligiisuna Foorara. Beenaala ah. Adiga Ookale inta Uu Ummadda Ku Dhexjiraa Somali Qabyaalad Iyo iyagu in ay iska Beenabuurtaan ka bixi maydo. Duli liito yaa tahay Ee Get out here.

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 4 місяці тому

    Ethiopia ayaanu hoos gaynaynaa Somalia, Qaramada Midoobay ayaa og in Somalia aanay Dawlad ahayn. Waryaa Somaliland oo qudha ayaa Dawlad ah, huuro huuro dhashay

  • @LST25
    @LST25 4 місяці тому +1

    NIYOOW BEENTA DHAAF
    BADDA LAMA BIXINE