Turkey ayaa badda Soomaliya difaacaysa oo been noqotay & tuhuno dowlada Hassan sheikh soo galay!!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • Turkey ayaa badda Soomaliya difaacaya oo been noqotay & tuhuno dowlada Hassan sheikh soo galay!!

КОМЕНТАРІ • 243

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax 3 місяці тому +19

    sirdoonka somaliya wanku salaamay ❤❤❤❤❤

  • @moallim1000
    @moallim1000 3 місяці тому +16

    Guul iyo Gobonnimo Nabad iyo Nolol.

  • @user-xs4dh5cg6u
    @user-xs4dh5cg6u 3 місяці тому +8

    Nin warkisu wa itus o itabsii Masha alah

  • @shariifadam3390
    @shariifadam3390 3 місяці тому +13

    Maashaa Allaah! Walaal Xussein Alle haku sharfo hawl wayn ayaad umadda uhaysaa. Waana kugu raacsanahay in inta badan odayaasha Soomaaliyeed ee 60- ka kawayn ay yihiin dad qarriban oo mukharibiin ah. Dhalinyarooy kaca oo dalkiina, dadkiina iyo diintiina badbaadiya!

    • @omarabdi2910
      @omarabdi2910 3 місяці тому

      Shaqo Somalia ma hayo shaqo qabyalada marexan u hayaa 😂😂😂😂

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 3 місяці тому +15

    Xassan dhiiqo oo Ayax iyo kuba cawaanta ah ee Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah 3 місяці тому

      Walaale sidee looga badbaadiyaa?, xasan iyo xulufadiisu waa milkiilayaasha somaliya.
      Marka iska samra aflagaado colaad waxba kaagama tarto, nabadba weykaa fogeysaa.
      Madaxda qaranka halaga xishoodo reer quracow ayaantaan xaalkiina waa jaahwareer lagudaray jaahwareer.

    • @Ali_qasim143
      @Ali_qasim143 3 місяці тому

      Sxb hadi aad si muwqdin nimo ah ama somalinimo madaxweynaha ku mucarad ama ku taageer lkn hadii aad qabiilaysan tahay waa qassab in aad nacdo madaxweynaha iyo qabiilkiisa lkn adiga uun bay dhib iyo cuqdad kuu tahay marhadii aadan waxba kabadali karin

  • @MOHAMEDEGAL-zt5oh
    @MOHAMEDEGAL-zt5oh 3 місяці тому +6

    Mahadsanid walal hore usoco legend 🫡🦁 guulayso 💯🇸🇴✊ guulayso

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 3 місяці тому +5

    Xasan Sh iyo Cali Balcad iyo dhamaan waxa mooryaan ah waa dambiilayaal qaran. Somali way aragtaa tuugada xaraashaysa dalkaan waa inloosoo jeesto ayaa noo balan ah.

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 3 місяці тому +17

    Walaal Hussan xassan sheekh iyo inta la shaqeysa baa waa danbilayaal Qaran

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 місяці тому +9

    Xafidulaaha.xusen.jamaal

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 3 місяці тому +4

    Salaan sare Hussain jama geesi geesi dhalay halkaa kahaay kahabay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

    • @safiaibrahim8513
      @safiaibrahim8513 3 місяці тому

      FAAQASHA BADAN CAS MAA LAAHIDIN WAXAN KAMA QABAN KARTANE WAA UU CAAL WEYDANI ISKAA QUUSTE😅😅😅😅😅😅😅 BEENTE HAWIYE IYO HUUU HAAA NO BODY ASK YOU ANY THING😅😅😅😅😅😅

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 3 місяці тому +12

    Reer Unakaa leh Qalbadey la yihiin

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 3 місяці тому +4

    mooryaan xoolo doon ah ayaa meesha jooga wax khayr ah ama wanaag ah laga sugimaayo , illaahay somalia ha xafido asagaa awoodleh.

  • @moallim1000
    @moallim1000 3 місяці тому +6

    Anigu waxaan ahay 60 sano jir mana ahi Damiir laawe, ma ahi Khaa'inu Waddan, ma ahi Daba-dhilif Shisheeye Kal-kaal ah, ma ahi Ruufiyaan. Waxaan ahay Muwaaddin dhab ah. Dalkiisa iyo Dadkiisa Daacad u ah, illaa aan ka dhinto. Wallaahi Billaahi Tallaahi waan ka soo horjeedaa qof jasta oo khayaanaya Diinta, Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed. Taako ka mid ah Soomaaliya uma oggoli Shisheeye. Ethiopia haddii ay rabto Deked waxaan leenahay Dekedo badan, kiro haa, laakiin Saldhig ciidan maya. Dammu-Jadiid iyo Xassan Shiikh waa Khaa'imiin. Dalkoo dhanna waa u beec. Baddu waa u beec Ha la iska qabto Xaaraanta. Anigu waxaan ku dhashay Gal-mudug, Hobyo. Awoowgey wuxuu ahaa Nabad-doon S. S. M Reer Ayaanle. Ka naxow nafta waa. N&N

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h 3 місяці тому

      Calmaniyiiinta Asnamta Cabudayo Somaliya Kala Qeeb Qeebsaday Iyo Reer Galbeedka Waxey Ka Shaqaynayan Badacas In La So Dajiyo Danta Laga Leeyahay Waaa In Lagu Duuulo Dhulalka Muslimiinta Gaar ahaan Jasiiiirada Carabta Somalina Loo Kala Qeebiyo Mamulo Qabiiilo ah Xitaaa Badadir Baaa Mamulo Loooo Wadaa Somaliya Xalkiida Waaa Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Inay Isku Xukumaan Liska Dhiciya Gaalo Iyo Gaalo Raacyada Xarbiga Ah Xasan Hugaminaayo Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad Marka Gaalada Xasan Hugaminaayo Dastuurkooda Waa Demuqraadiyad Gaalada Cadanka Ah Dastuurkooda Waa Demuqraadiyad Yaala Qiyanayaa Waaa Dadka Muslimiinta ah Ku Nooool Aduuunka Muslimka Mid Ha Noqdo Ha Iska Dhacshaan Gaalada Kibirtay Iyo Gaalo Raacyada Xarbiga Ah u Shaqeeyo

    • @MashaAlllahAlhamdullilah
      @MashaAlllahAlhamdullilah 3 місяці тому

      SACAD BAAN AHAY LAGUMA NOQDO,SACAD EE WAALOODHASHAA.
      HACEEBEEN HOBYO IYO SACAD .
      KU QANAC QABIILKII ILAAHAY KAADHIGAY SACAD WAXMADHEERA QABAA,ILADA SOMALIYEED.

    • @moallim1000
      @moallim1000 3 місяці тому +3

      @@MashaAlllahAlhamdullilah Waxaan ahay waddani. Cabdullaahi Ciise ayaa iga dhashay. Geesigii Africa ayaa iga dhashay (The Hero Of Africa) General Caydiid. Dawlad Daacad ah ayaan rabaa. Maxamed Siyaad wuxuu ahaa Waddani, Farmaajo wuxuu ahaa Waddani. Aniguna waxaan ahay Waddani. Xeggee ku xanuunaysa. Qabiil wax ma taro. Laakiin Nasabiyaddayda ayaan kuu sheegey. Mana ku faanaayo. Sharftayda anaa jecel. Khaa'inu waddan Sharaf ma leh. Car sheeg Abkaaga

    • @user-xs1yy8ff7h
      @user-xs1yy8ff7h 3 місяці тому

      @@moallim1000 Calmaniyiiin Diiday Kitabka Alleh Iyo Sunadiisa Gaalo Kaalkaalada Ah Weyan Kuwad Magaca dhawday Xaqiiiqda Walama Huraan Muslimka Shareecada islamka Ayaa Sharci u ah Gaaaladane Demuqraadiyad War Hadad Muslim Dhab Tihiiin Hala Qaaato Shareecada islamka Hana Lagu Kufriyo Dastuurka Eee Dagsadeen Gaalada Asliga aha Iyo Kuwa Raacay Ahne Calmaniyiiinta Asnamta Cabudayo Somaliya Kala Qeeb Qeebsaday Haliska Dhiciyo Hadad Diiidan Wala Idin Gumaysanayaa Ilaaa Aad Wax Ka Fahamtan Matashan aragtaan

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 3 місяці тому

      @@MashaAlllahAlhamdullilah
      Adiga Sootaad taageereysay cali balcad kan iyo Hassan Guurgurte dhaqanka ay Ethopia Bad iyo Dhul kusiinayan oo Aad leheed Waa Malkiilayasha Dalka bal Dadka haku maqlaane Ma Been baa kaa sheegayaa is Cadee Ninka Sacad Siciid wuu sheegtay inu Wadani yahaye Hadaa Aad tiri Ma been ba kaa sheegayaa mise Waad tiri?

  • @aminanur981
    @aminanur981 3 місяці тому +2

    You’re absolutely right. dawladani wa fashiil Allah hanaga qabto. Aamiin

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 3 місяці тому +11

    Kooxda vilo Ku kaadi jogta iyo xassan gurgurte tuuga munafaqa ah waxas dowlad wlhi ban laga sugayn

  • @user-pp7hs7zz9s
    @user-pp7hs7zz9s 3 місяці тому +1

    Illaahow dhallinyaradda soommaaliyeed ee wadaniyiinta ah hogaamiyaal nooga dhig. Ammiin

  • @mohamedabubakr-gq6qh
    @mohamedabubakr-gq6qh 3 місяці тому +2

    Hussein juma noloow intee nolol jirto lpx somaliyed 🙏♥️🇸🇴

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 3 місяці тому +2

    Xuseen jaamac illaahay hakaa ajarsiiyo shaqadawayn eed hayso waa shaqo muhiim ah, sirdoon nadax banaan baadtahay Allaha kudhowro.

  • @seed3966
    @seed3966 3 місяці тому +2

    Allaah ha dhaafiyo umadan xasan ma iyo kooxdiisa 🦧🦍🦧🦍🦧🦍🦧🦍🫵h

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n 3 місяці тому +5

    Qof u bahan malaha iney na aqon sadan jabuti Kenya iyo Ethiopia somalia waa dowlad jirta oo ayago dhan ka horeysey badena gor gortan kageli meyno ha ogadan kuwa lacagta ku qatey badi shacabka somaliyed illaahey ugu deqey 😂❤️🇸🇴🇰🇼🇷🇺🇨🇳🇶🇦🇹🇷🇪🇷❤️

    • @user-nj4bb2lj2k
      @user-nj4bb2lj2k 3 місяці тому

      Futada itoobiyanka ka difaaco Mangaab yow maangaab ku dhalay siilka hooyada ayay itoobiya ilaalisa markaasad iska riyoonaysa adigo indhala

  • @suldancukaash6529
    @suldancukaash6529 3 місяці тому +4

    Mahadsanid libaax

  • @deqomuhumed4662
    @deqomuhumed4662 3 місяці тому +5

    soomaniyo ale h badbaadiyo had mahad san tahay walal xs jmc

  • @Abdulahi243
    @Abdulahi243 3 місяці тому +6

    Lixdan jirada oo dhan maxaad meel uga dhaceysaa in kooban ayaa danbiilayaal ah kuwa dhalinyara ahna waa jiraan oo ka daran kuwa aad wada eedeyneese

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 місяці тому +6

    MA dalkega badiisa ayaa lagula gordortama asagab Ithobiyan ah

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid8002 3 місяці тому +1

    Badi dalkeena dadkeena uhiili haqa shacab ka soomaali uhiili dalkeena dadkeena guul soomaaliweeyn guul yaarab Amiin Amiin yaarab Amiin guul yaarab

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 3 місяці тому +6

    Waxaan dowlad garaneynin baa Somaliya dow u Noqdey

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 3 місяці тому +5

    Asc mudane ❤

  • @elias2559
    @elias2559 3 місяці тому +2

    Waan run lixdan jirku waan ka taqalusidoonaa

  • @funfamily3902
    @funfamily3902 3 місяці тому +1

    Hussein you have good points! Keep it up🩵

  • @gablax
    @gablax 3 місяці тому +1

    Well done brother halka ka wad dadkan waa dad ilahey iyo rabigisa ka baqeyn 60 kor u dhaafey ilaahey ha inaga qabto waa dad maxan Cuna oo Iimanka ka tagey marka sxb sida u daba gal dadkan tuugta ah somalina Wey kula socota weyna u baahan in dadkan tuugta ah la fashiliyo halka ka wad from uk 🇬🇧

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 місяці тому +1

    Allaha kuxafido aamiin I I always follow you well done 🎉🎉🎉

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 місяці тому

    Bada soomaaliyed maxay mar walba muran u geliyaan shatigoda jexjexanba muran mageliyan. Xasbunallahi wanicmal wakiil Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda diin dal iyo dadba noga badbaadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @user-mu7th8hu1c
    @user-mu7th8hu1c 3 місяці тому +1

    Ilahay ayaa noo maqan ilahay ha noo badbadiyo dowlad waxaa noo ah dad ay damiirtii somalimo ka dhintay .

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 3 місяці тому

    Masha allah dowlada Jumuhuriyada somaliland ee barageysan guuuul guuuul guuuul 💪 💖 ❤ ♥

  • @abdullahiaxmedmoxed3165
    @abdullahiaxmedmoxed3165 3 місяці тому

    It's time to stand our country 🇸🇴

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 3 місяці тому

    Masha Allah
    60jiro lugooyaa. Lexjecladu u dheer tahay.
    Leefleef u shaqo tahay.
    Lumiyee dalkii da,ya.

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 3 місяці тому

    Mashaaa Allhaa Allhaa hu akbar Allhaa hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @ahshirehussein7878
    @ahshirehussein7878 3 місяці тому +1

    Saas siyaasiga somalida ,waa musiibo siyaasadeed

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 3 місяці тому +2

    Waa wax iska cad inay ku lug leeyihiin waxaase su,aal ka taagan tahay wixii ay baarlamaanku ansixiyeen.

  • @fahima6186
    @fahima6186 3 місяці тому +2

    Shubxanllah 😢Anigu Wallahi waan fahamsanaa waxaasi ineeysan waxba kajirin ee sidii caruurtii laidu ciyaarsiinaayo😂

  • @cabaasbashiir1426
    @cabaasbashiir1426 3 місяці тому

    Mashaa Allah Baaraka Allah

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 3 місяці тому +1

    Xuseenow waxani dowlad maaha ee alla ha ina dhaafiyo

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 3 місяці тому

    Allah Yacizak Suxufi xuseen ❤✅🇸🇴🏆✌️🙏🙏🐴

  • @Luul-gd4dz
    @Luul-gd4dz 3 місяці тому

    Reer ba ow yaakuleh dhalinysroy dalka iyo dadka halo gurmada Allah kubarakeyo

  • @hirsiomar5638
    @hirsiomar5638 3 місяці тому

    Absolutely yes, you the young generation it is your time to hold up and to defend the Somali homeland as Mr. Hussein Jama the
    an intelligent young man who understands what is happening in the world today, including Somalia is encouraging you and saying to you don't waste your golden time, and at the same time, what he said about the elderly, especially those who are still in offices yet, they were exactly as he described them .

  • @warcadaadey
    @warcadaadey 3 місяці тому

    Naclatallahi cali balcad iyo xasan shikhcadaab dedeg ah alla geliyo

  • @jamacmire1911
    @jamacmire1911 3 місяці тому

    Xuseen aad baad u mahadsantahay

  • @duniyalang1285
    @duniyalang1285 3 місяці тому

    Well said!

  • @yasinmohamed874
    @yasinmohamed874 3 місяці тому

    Salaan sare sxb.
    Horay usoco.

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 3 місяці тому +2

    Dalkeena.miyaa..khaar.lasiinaa.etopia
    Waxaadii.halagugu.dhexdexaadiyo
    Waa yaab

  • @mohamedgadhka1102
    @mohamedgadhka1102 3 місяці тому

    Mash Allah legend

  • @maryangedi7619
    @maryangedi7619 3 місяці тому

    Ilaahay xaqa ummadaas ka soo saro

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 3 місяці тому

    Wasiir cali balcad nin wadaniya ayaan anagu unaqaaney lakiin badeena go,aankeedu waa no no no

  • @fouzeyahyousef3082
    @fouzeyahyousef3082 3 місяці тому +1

    Why Ethiopia won't Our See Why sh not Take from Kenya ????

  • @bby6
    @bby6 3 місяці тому

    Walahi Somalia nasiib maleh bal xayawankan wuxu ku hadlayo maqla ani horay ban ushegay Hassan munaafaq teamkisa dowladnimo ehel uma aha

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому +1

    Reer ba,aw yaa ku leh
    Soomaaliya halis ayey ku jirta

  • @daakirkadoon3070
    @daakirkadoon3070 3 місяці тому +1

    Wadanka in alshaabab la wareego uun baaa xal u ah sababtoo ah waan aragnay qabqablayaal qabiil iyo siyaasi danayste ah alshabaab qu dhooda ayaa wadama shisheeye dano gaar ah ka leeyihiin.

  • @daawadmedia8702
    @daawadmedia8702 3 місяці тому +1

    Adeerkaa Farmaajo usheeg sheekooyinkaas 😂😂😂

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 3 місяці тому

    Adiga, kuma khuseyso, haddaadse soomaali tahay, badda waxaa difaacaya somalia Adigana Hargeisa & Xamar, ninkii burburiyey ayaa tahay, nasiib darro weli dadkii dambiyada dalkaan ka galay lama maxkamadeynin inshallah weyna dhici doobtaa.

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 3 місяці тому +1

    Arinta bada inuu xasan kadambeyey ciida mog waa xolo dad mahan xusenow muse kahor ayuu xasan saxiixay bada waxba ayaan dadka bax madow lodhiibin

  • @Haarkujoog114
    @Haarkujoog114 3 місяці тому

    Muwaadin ayaa tahay zxb xussen jaamacow,mida kale waxaaba layaab ah in Dadna dawladnimada dhisaan dadna dumiyaan.

  • @hassanmohamednuh4870
    @hassanmohamednuh4870 3 місяці тому

    Asc waan mugu raacsanahay in Somali eeday 60 jir madax cade.waxana layidha cirrolaha aan uqalmin cirrada kutaal (waa cirro baqatay).

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 3 місяці тому

    Wacan

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b 3 місяці тому

    Sidee baan kuhelnaa intaan iskeen dhexdeena dhalinyaro Soomaaliyeed u aruurino aan dalka Turkiga Tababar ugayno Dhalinyartaas oo dhana ciidanbadeed kasoodhigno Si aan dalaal dambe oo ajanabiya dalkeena iyo badeheena ugu soo dhiiran. Inta dhalinyartaas Taba barka kumaqanyihiina aan qalabkii ay ku hawlgali lahayeen usii diyaarino intaan shirkad Turkiya laxariirno.⚓⛵⚓⛵⚓⛵

  • @CMG0607
    @CMG0607 3 місяці тому +1

    Qabyaalada Cali balcad Ohio maala garaaco dameerka

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 3 місяці тому

    Kooxdaan maafiyada ah dawladnimo iyo qaranimo ma yaqaanaane, waa DIIRATO MOORYAAN soo shaqo tagtay.

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 місяці тому

    Warbixin qiimabadan ❤❤❤❤

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому

    Daalimiinta Dalka Allaha ka qabto umada
    Soomaaliya Allaha badbaadiyo

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому

    Ali moryan waxaa lah ogaday in u Asalkisu kah so jedoh Amxaroh waxaan u shegayah tugadah waa in maxkamad lah so sarah villa family iyo xasan moryan

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music1564 3 місяці тому

    good

  • @asmaabdi5476
    @asmaabdi5476 3 місяці тому

    Xuseen 60 jirada ma wada xumee bal taa ku laab. Sax inay jiraan kuwo khayrlaawayaal ah balse remember xadiiskii Rasuulkeena Calayhi Salaatu Wassalaam ee ahaa xurmee qofkaaga wayn jecloow oo u naxariiso qofkaaga yar.

  • @MohamedAAdam-en8rx
    @MohamedAAdam-en8rx 3 місяці тому

    Xuseen aad baad u mahadsan tahay
    Faysal Rooble waa nin aad u shaqsiyad xun

  • @hasanjamal257
    @hasanjamal257 3 місяці тому

    Bada Ma Hooyadaaba Leh

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 місяці тому +1

    Xasbiyalaah Wanicmal wakiil
    Somaliya maxaa ka yaal dowlad Kirgistan ah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 місяці тому

    Xasan dhiiqo dalka waa lagu daawabaya wuuna xaraashaya😌

  • @user-ux9zf8np2u
    @user-ux9zf8np2u 3 місяці тому

    Asc xuseenoow waanadaiyowaxsheega waa fiicanyihiine ku dar halkudhig Aad ugu digeyso tolkaagudhoohanaantaiyomanaafaqada Aangarbaharey dhjnacna u dhaafsiisnay

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 місяці тому

    TURKEY WAA MAALGASHTAHA UGU WEYN EE DALKA ETHIOPIA

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 3 місяці тому

    Xasan sheekh intu dalka xukumo iska ilaawa dalka somaliya

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 3 місяці тому

    WAA SHILIN SEE KU HESHAA
    IIMAN IYO DIIN MALAHA

  • @jamacmire1911
    @jamacmire1911 3 місяці тому

    Dadka lixdanka kaweyn dhibta haysata in yar oo ilaahay u naxariistay mooyee waa. Waxay ahanjireen reer miyi markay magaalasoogaleena waxay indhaha kukalaqaadeen siyaad bare iyo khiyaamo iyo wax walboo xun dadkii magaalada uga soohoreeyay ee farakutiriska ahaa ee ay ixtiraamayeen ee ay kudayanayeen baa noqday dadxun marka ilaa hada waxa wanaagsan iyo waxa xun makalayaqaanan meelkasta oo ay soomali dagto waa saa wll .

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 3 місяці тому

    Hebel balcad waa xabashi aya la sheegayey

  • @yusufbotan
    @yusufbotan 3 місяці тому

    Dadka Bariiska ka raadiya war aan ilaahay raaali ka aheeyn ilaahay ka cabsada,

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 3 місяці тому

    Ali bacaac xabashi ayu u egyhy qaain wadan weeye ilahy ha naga qabto xasan iyo xulufadisa

  • @NurAlaaNur
    @NurAlaaNur 3 місяці тому

    Waxaa ayaan dara ah in midnimadii & jiritaankii Soomaaliya masiirkoodii hal reer kaliya ka talinayaan iyagoon degaan & shacaba xuduud la wadaagin wadamada geeska Africa & dhululka la isku heysto.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 3 місяці тому

    Somali rabi aya umaqan

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 3 місяці тому

    Heshiska muusa bixi hore u sheegay xasan aniga ma liso maro rabaa oo lacag ah wan dagalmeyna masajidka laga laha aaway

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 3 місяці тому +1

    WHI BLHI HAWIYE MUWADIN MA AHA

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому +1

      Waligiiiisna ma ahayn
      Hawiye Waa cuno Iyo bidixle
      Isaaaq waaaa bidixle Iyo tuuug
      Sida loooo dilo anagaaaa naqaaana

    • @cabdallealiorshe3334
      @cabdallealiorshe3334 2 місяці тому

      @@AmalAbdirisakMahamed hhhhhh

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 3 місяці тому

    Waa ayaan daro in qof noocaa ah oo dalkiisa dal shisheeye marti uga ah aaway masuuliyadiisii?

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 3 місяці тому

    Good Turky iyo Ethiopia markay arrinta ka wada hadlayaan waxay isla eegayaan danta labadooda uu heshiska Somalilan iyo Ethiopia leeyahay .

    • @user-nh8wf2oe8u
      @user-nh8wf2oe8u 3 місяці тому

      Siilkaagey isla eegaayaan turki iyo itoobiyaanka. Mashaatigaagaa laga wada hadlayaa. Leydinku dhexdhexaadiyaa. War intuu waqtigu idinku dhicin kakaca meesha. Marbeynaftu go daa. Madax majoogta. Malag nadhaafiya alaha ukeena

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 3 місяці тому

      @@user-nh8wf2oe8u Adigu waxaad ku hooyooyinkooda iyo walaashood 2 dollar amma 3 dollar kaga kireeya askarta Amisom ee maauusha dhulka Somalifaqash . Waxaad tahay ina 2 dollar amma ina 3 dollar

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 3 місяці тому

    Markii ciidanka badda loo suubiyey Ethiolia ayaan ogayn in ay Somalia ama Eritrea u soo socdaan.laakiin waxa waxa ay naga qaadaan ayaan arki doonnaa.😅

  • @asmaabdi5476
    @asmaabdi5476 3 місяці тому

    Ninkaa baa madax noo ah aan xitaa kala garanaynin magaalada iyo wadanka (magaalada Kenya buu ku leeyahay) 😅 nabee iyo nabad Allee sideed waa loo jabay.

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 3 місяці тому +1

    Tuugadaan DALKA halaga qabro

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤👍

  • @maymoonmshadhah4882
    @maymoonmshadhah4882 3 місяці тому

    Waa runtaa waa in dhalinyaradu

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 місяці тому

    Ehtiopia
    Dakad ay isticmaasho ma dooneyso ee waxay rabta Dhul iyo Bad ay qaadato waxay rabto u adeegsato
    Sida Ciidamada Bada

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 3 місяці тому

    Ithopia waxay sheegtay in dekedda djibuti aynan ku filneyn. Waxay rabaan dekedo kale. Taas ayaa keyneyso in deked kale ay radio’s.

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 3 місяці тому

    Somaliland no need Somalila 😂😂😂😂😂😂😂Somaliland is not Somalila 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 3 місяці тому +1

    BEENLE WAX BAA WAADA KAA QAADI KARWEYDAN SOMALILAND IYO ITOBIYA WAA DAA DHAMEEYSTE BEENTE JOOJI

  • @user-vu4st2hd8o
    @user-vu4st2hd8o 3 місяці тому

    Aniga waxaan qawaa maadaama wadanka somaliya uu beecyahay bad iyo bariba xasan iyo kooxdiisana go aansadeen iney dalka beeciyaan oo afartaan sano inta ay joogaan dhaqaalo faro badan kasameeyaan iyagoo qabiiladooda taageero weeyn kaheeysta beecinta dalka iyo dadka hadaba itoobiya inteey badsiin leheed kenya ayaa xaq kuleh bada haloogu daro xamarna qawiil walbo meeshiisa haxirato

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 3 місяці тому

    Huuro huuro huuro huuro huuro huuro huuro waar dalkayaga Somalland ha ka warranmin ee wax kuu dan ah ka haddal faqash ku joogta America dhuumasho dhulkay liqday haka samirto oo baqtigoodda hayska leefleefeen xaarka America. Huuro huuro huuro huuro huuro huuro huuro huuro dambiieyaal.