Siyaad & Hadraawi oo marar kale is haleelay | qorshihii isagiyo Gaarriye kaga baxsadeen dawladda (3)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 67

  • @roodaaadan1171
    @roodaaadan1171 2 роки тому +1

    Ilaahey haunaxariisto oo qabriga haunuuro anagana hanooga daba naxariisto Aamen

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 роки тому +5

    M.siyaad bare iyo dad somaliyed mxaa klaa heystey
    Cidna ma cafin
    Culimo wax garad apwan
    Sarakiil iyo shcba

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 2 роки тому

      Siyaad barre cinda habaar iyo duco toon kamaro janadane iisaan furihiisa mahaayo alle ayaa kacanta kuhaayo

    • @cabdulahiciiro
      @cabdulahiciiro 2 роки тому

      @@runkahadasho8495
      Waa runta anigu jano iyo cadabtona ma geyn Marayo umana diidi karoo
      Alle asaga iyo inti dhimadteyba oo islaam ah

    • @cabdulahiciiro
      @cabdulahiciiro 2 роки тому

      Ha u naxariisto

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 2 роки тому

      @@cabdulahiciiro amiin

  • @mursalabdifarah4540
    @mursalabdifarah4540 2 роки тому +10

    Nin soo macsalaameeyay dsdkii uu ku dhex xirnaa ama deegaankii xabsigu kuyaalay, waa taas Somalidii dhiiga iyo dadnimada lahayd, maanta kii lasiidaayaa cay iyo Waxaan ladhagaysan karin ayuu siidaynayaa,

    • @nimco84
      @nimco84 8 місяців тому

      Dad hada maa joogan isgo xaqadaro lagu hayo ayuu hadan wnaga ka raacay

  • @YackaBoy117
    @YackaBoy117 2 роки тому +8

    hada waxaan run miyaa mise wax lasoo dhoo dhoobay weeye alah ha unaxariisto labadoodaba

    • @mahamedjama7605
      @mahamedjama7605 2 роки тому +2

      waa been gabigeeeduba gaariyaa k asheekeeyey waxan uu ka hadlayaba

    • @saadmohamud8787
      @saadmohamud8787 2 роки тому +1

      Sadly it's true.

    • @abwaanmurtishiiladan5439
      @abwaanmurtishiiladan5439 2 роки тому +1

      sxb waa wax runa hadraawi gaariye idaaja waxuba way ka hadleen waliba hadraawi iyo gaariye ayaan afkooda dhegaystay

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 роки тому +2

      @@mahamedjama7605 inuu siyaad xidhay hadraawi ayaa beena ayaad leedahay oo waliba ku xidhay xabsigii qasax dheere ee baydhabo hadaad taa maqli waydey caruur baa tahay ee soo bar baar

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 роки тому

      Qisadan oo hadraawi ka sheekaynayo
      ua-cam.com/video/A_PL-CDtYWc/v-deo.html

  • @keysemaxamedhgi664
    @keysemaxamedhgi664 2 роки тому +14

    Allah Yaaraxma 2 dii Abwaane.
    Somaliyeed Hadrawi iyo Gaariye maanta wey duco ayey inooga baahanyiin

    • @mohamudmohameddaar48
      @mohamudmohameddaar48 2 роки тому +1

      WAA YAAB.. SIYAAD BARRE SHAQO KALE MA LAHEYN MIYAA? BEEN BADANAA... WARYAAHEE RIWAAYADDA NAGA DAAYA.. WAXAAN ARAGNEY BOQOLAAL KHAA'INUL WADAN OO LEH SIYAAD BARRE AYAA NALA KULMEY..
      OO NALA SHEEKEYSTEY.. XATAA GUDDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR UMA HELI KARIN WAQTIGA AAD SHEEGEYSO.
      NIN FIICAN IYO KII FATTAAN AHAABA QABRIGA AYUU CAMALKIISU KU SUGAYAA.

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 2 роки тому +1

    nin ku yidhi sinaanmayno
    adna ku buri saraantiisa
    sadka waad wadaagtaane
    ma 90 baa tiisu
    aqoonyahan+philosoph+geesi+sheekh+xaqu dirir+jacaylyahan
    maxamed ibraahim warsame siciid waxa uu ahaa mar la arag allah ya yarxama

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 2 роки тому +6

    ,maxaa ku diidey in Hal mar Lagaa maqlo Allah u naxariisto marxuumka Mohamed siyaad Barre.

    • @axmadmaxamad4526
      @axmadmaxamad4526 2 роки тому

      Allah.ha.u.naxriisto..moha
      Med.siyaad.bare

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 Рік тому

      ilaahey yaanu u naxariisan

    • @nimco84
      @nimco84 8 місяців тому

      Allah naarata Haa ku foogeyo kafiir ayuu ahee macal sheikhyadi dhafin nacdalka

  • @khalifdahir1460
    @khalifdahir1460 2 роки тому +5

    Hadii shekadan inta badan ben abuur aheyn, maxaa diday wariyaha inuu soo tabiyo Qisidan intuu abwaan Hadraawi nolaa

    • @abwaanmurtishiiladan5439
      @abwaanmurtishiiladan5439 2 роки тому

      qisadan waa xaqiilq anigaa ka dhegaystay hadraawoo ka hadlaya ayaan daawaday waadna helaysaa hadraawi oo afkiisa kaga hadlaaya hadii aad baadho

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 роки тому

      Qisadu waa tan mar uu ka hadlayo abwaan hadraawi
      ua-cam.com/video/A_PL-CDtYWc/v-deo.html

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 роки тому

      @@abwaanmurtishiiladan5439 Qisadu waa tan mar uu ka hadlayo abwaan hadraawi
      ua-cam.com/video/A_PL-CDtYWc/v-deo.html

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 6 місяців тому

    Allah haunaxriisto Abwan Mohamed Ibrahim Hadraawi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 2 роки тому +9

    Labadaba alle ha u naxariisto siyaad bare iyo hadraawi ba

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
    @abdirisaqjagtaofficialchannel1 2 роки тому +2

    Qisadan oo hadraawi ka sheekaynayo halkan ka daawo
    ua-cam.com/video/A_PL-CDtYWc/v-deo.html

  • @newassong7535
    @newassong7535 Рік тому +1

    Atobiya waxey u waxatay iney bur buroyaan wasankoda ilahey ha cafiyo

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 2 роки тому +2

    Maxaad weriye soo kordhisey iyadoo live loo waraysanayo ayaanu daawanee

  • @cabdiraxmaancabdulahi3569
    @cabdiraxmaancabdulahi3569 Рік тому +1

    Abwaan Hadraawi

  • @Xaabsade_
    @Xaabsade_ 2 роки тому

    Alla mixu been sheegay Hadraawi. Qof walba macallinka been haka sheego. Alla yaraxma kulligood

  • @ahmedgaas1881
    @ahmedgaas1881 2 роки тому +7

    Waar labadaba alahaw naxariisto dhe

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 роки тому +2

    Alle ha u naxariisto dhmntod

  • @foosiyajosefhassan6791
    @foosiyajosefhassan6791 Рік тому

    Alle haw naxariisto

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 2 роки тому +5

    Mahadsanid sidad..war ka uqeexday bana deqday

  • @xuubsiibtaysiibte6587
    @xuubsiibtaysiibte6587 2 роки тому +2

    Been baad Ka SHEEGTAY siday ahayd

    • @kadardirie7665
      @kadardirie7665 2 роки тому

      Adaa run badan sheega good for you!😎

  • @HodanIsmaacil-i7t
    @HodanIsmaacil-i7t Рік тому +1

    Ilaahay ha unariisto dhamaantood

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    Hadrawi garan wayay mahe marka u yeray yiri idinka wadaniga ahe xisbiga kacanka dumin xisbi kale dhisi raba garab idin ka raba u yiri Abe siyad great aha inu xariga abwaanada waberi xal ku gareyn daremay inu niman kan isaq fowdo mucaradka ka wado fanka waberi u xisbi cusub hoganka u hayan dhiso waqoyi xal ka kenan rabay dalka wey badbadin Karen xisbiga kacanka I qiyamay marka u Leyahay Xuseen Kulmiye cali samatar gaboye aha pm isaq aha shanti golaha sare kacanka kala jestay wa marka dhulka ku dhici dono somali poor noqonay qabil ka isaq somali mesha talo iyaga dhigay goni u gosanayan leyihin meqa milyan shacabka dhib geliyen

  • @hasanabdirahmaanmahamuud4
    @hasanabdirahmaanmahamuud4 2 роки тому +3

    Asc

  • @ahmedcabdiyasin3863
    @ahmedcabdiyasin3863 2 роки тому

    Awooda milatari unbaydherayde somaliya wasidii ilaahada malahayga dawladnimo umaqorna

  • @doemanhuncho208
    @doemanhuncho208 2 роки тому

    Taarikh xumo miyaa mise burburkii somali
    Horseed baan u ahaa SNM SSDF USC
    Somali meeshay taal iyagaa dhigay

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 роки тому

    Aun hadrawi Abe siyad xiray anti ahayen fanka waberi qarkod sado cali hadrawi sugan ku mucaradi jiren waberi cidamada qaran ka qalabka sido waye wax kasto dalka xal u aheyn u dhiman ka hadlan

  • @AxmadCrazaag
    @AxmadCrazaag Рік тому +1

    Alaah yarxamu raaxiimiin❤

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 роки тому

    Ale haunaxariisto abwan mohmed ibrahin warsame hadraawi

  • @MaxamedkayseCali-xz7tt
    @MaxamedkayseCali-xz7tt 3 місяці тому

    Alle haw naxariisto 2bada abwaanba

  • @Biladsame
    @Biladsame Рік тому

    Alle how naxariisto

  • @kullesheikhmahamed2147
    @kullesheikhmahamed2147 6 місяців тому

    Subxanalah

  • @cabdiraxmaancabdulahi3569
    @cabdiraxmaancabdulahi3569 Рік тому

    Abwaan hadraawi

  • @jaalesiyaadukliverpool4287
    @jaalesiyaadukliverpool4287 Рік тому

    Allayaraxma aabe siyAd

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 місяців тому

    AHUN M.I W. HADRAAWI

  • @luckyforyourself6617
    @luckyforyourself6617 2 роки тому

    War orad

  • @caanobooro1692
    @caanobooro1692 2 роки тому

    wadaniwuutay

  • @yasiinreermagaal-vg1kt
    @yasiinreermagaal-vg1kt Рік тому

    😮😮😢😢

  • @safiyo8192
    @safiyo8192 2 роки тому

    wwwww

  • @hindaismail9447
    @hindaismail9447 2 роки тому

    Mashaalaah

  • @axmadmaxamad4526
    @axmadmaxamad4526 2 роки тому +4

    Allahay.ha.u.naxariisto.maxamad.siiyad.bare

    • @hanaabdirahmaan4481
      @hanaabdirahmaan4481 Рік тому

      𝘈𝘭𝘭𝘭𝘭𝘭𝘭𝘭𝘭𝘭𝘭𝘭𝘭𝘭𝘭𝘭𝘲𝘷𝘷𝘷𝘢𝘲
      𝘸

  • @mohamedabdi-bw7wu
    @mohamedabdi-bw7wu Рік тому

    Allah unaxariisto

  • @abdigood409
    @abdigood409 2 роки тому

    Waar warasigii ducaale ayaad copy garaysay, illaahay ka xishood

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 роки тому

      maan Copy garayne. waan xigtay xuquuqdiisana waan siiyey. sidee kaa noqotay.

  • @abdulahiyarow5237
    @abdulahiyarow5237 2 роки тому

    GM

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 2 роки тому +1

    Meel xun bay kusoo rhammaatay sorry

  • @saadomaxamuud8118
    @saadomaxamuud8118 Рік тому

    Harawi