From Cali saleban mj hal wasiir puntland Ku lenahay wAa nin nasiiyru mudane cabdulaahi yusuf Allah u naxariisto landhere ayas lkn reer imink Hindi ayey noqdeen
@@abdisheikh8042 Nio nin waxbadan og maahid Ninka Nss ta madaxda u ahaa Ee siyaad bare Gabdhiisa qabay waa Axmed saleebaan dafle, Ninkaan cabdalla faadil layiraah maba noola oo xiligii todobaatameeyadii ayaa diyaarad la dhacday asaga iyo saraakiil kale baladweyne agteeda.
Kkkkkkk naxdinbaa ku haysa dowlada hadaa ku ladnayd annigu waxan leenahay illaah baa dumiyey dowladii siyaad bare illaah riday 😮iyadaa borooranaysa miyaa annagu hadan nahay reer p waa ka raysanay dowladii siyaad bare
Cabdulaahi yusuf Allah u naxariisto halyeey Aya aha from Cali saleban mj
Waa awoowgeey allow naxariistii ku sii
Legend waa mhdsnthy sxb alle yrxm.
Wlhi Ninkaan Howl kar Buu ahaa iyo Aftahan Inaan Isku beel aheyn Wlhi From Galkacyo kazoo salaama
Ü bjjjb
JH
J
Keep going, well done
Oky wll noso badi Inshaa ALLAH
Hero kama aha somalia
Subxaanallaah waxba laga sheego qof dhintay hslyey buu ahaa somali jecayl buu ku dhintay
Kkkkkkkkkk
Thank you
CABDULAHI YUSUF GEESI WADANI ONE OF THE BEST WADANI GOBINIMO
mahadsanid
Keep going
From Cali saleban mj hal wasiir puntland Ku lenahay wAa nin nasiiyru mudane cabdulaahi yusuf Allah u naxariisto landhere ayas lkn reer imink Hindi ayey noqdeen
Adigu mj cali s cilmikale laso shirtag cali s walayaqanaa
@@abdiwaliadan2408 haa Cali saleban Mj narkale mar sadexas CALI SALEBAN mj
Dad baa aamini doona darawishtu inay ahayd argagixiso war gaalaa ina kadhaadhicisay ee darwishtu waxay baa ba,a day 1920kii wixii kadanbeeyay kuwo gaalaa oo midowgii soviat soodireen baa dadkana baa bi,injirey xoolohoodana dhicijiray salaad beenana tukanjirey si,aad udhahdo waa argagixiso oo lagaaga masaxo inay halgamayaa ahaayeen darwishtu👍
ماشاء الله تبارك الله جزاكم الله خيرا 👅👅👅👅🕳❤❤❤👏👏👏👏🤳
Ninka aad baan u necbahay waayo ballaayada soomaalida haysata duli allah ha baddo
Tolaay allow gumeystayaashii na qaybiyey qaybi
Asc Saraakiishaas waxaa ka nool Abdalle Faadil iyo Maxamed Ali Sharmaan inta kale alle how naxariisto
@@farhanahmed3893 Adeer waa isku mid Magaciisa oo saxana waa S/guuto Abdalla Maxamed Faadil waxow ka mid ahaa Shantii Golaha sare waxowna ahaa Ninka Afraad waxow qabay Gabadii Siyaad Barre waxowna ahaa taliyihii sirdoonka ama Nssta marka waa sidaa
@@abdisheikh8042 Nio nin waxbadan og maahid Ninka Nss ta madaxda u ahaa Ee siyaad bare Gabdhiisa qabay waa Axmed saleebaan dafle, Ninkaan cabdalla faadil layiraah maba noola oo xiligii todobaatameeyadii ayaa diyaarad la dhacday asaga iyo saraakiil kale baladweyne agteeda.
@@farhanahmed3893 Sory waa isku qalday faadil iyo Dafle hadda Biljim deggan kaan ha hadlaayana waa isaga Dafle iga raali ahaaw
cabdala fadil 1991 ayaa laday see kunoolyahah
Muuse geele waa ninkii yiri garoowe oo banaan oo baadiye geelu daaqo iyo arigu daaqaan waxay noqondoontaa magaalo caasumad ah oo looga arimiyo mandaqada majeerteenya muusa geele illaahow unaxariiso
Ale hanaxariisto Mar xuunka
Aad aad ayuu u nasiib xumaa mudo dheer o ow noolaa xabsi iyo ciil markii dambana qaxooti ku dhintay aaway nasiib kii adeerkiis u rajeeyey 😮
Walal Abdulaahi buug maqorikarin xayeysiintaas waxaa qoray qaraabadiisa
Koow Koow , inuu book Qorayna ma laga-
Xunyahay
@@smx111 waynu aragnaa dadka xaqiirnimadaa asaagod kareebtay
Duli nimada iska korqaad xaqiirnimadu dulinomo naartana waa lagu galaa
ua-cam.com/video/FsoBBmgZAUQ/v-deo.htmlsi=iIltf8uFnMyI0TKd inuu qoray iyo inkale linkigan soo daawo marka goaan gaar
Madaxweynihii PUNTLANDna ku dar
Wcs
Daraawiishtu argagixiso ayay ahayd, shacabka Soomaalida xasuuqa.
Qofku Haduu Nomadic. Ahaa ama
Gaar ahaanba Geel jire waxuu noqdaa Hawlkar Nin Hadaf leh oo Dedaala Meel fogna Gaadha badanka dadka Somalida tariikhda wacan leh Waxay soo Ahaayeen Geel jira
Ninkan maha ninkii itoobiyaanka muqdisho soo geliyey iyo maxaakiimta la diriray?
Sxbow waxkalood nooga sheekeyso miyaad weysay intaad dambiilahaas noogasheekey laheyn maad mid yuhuudi ah noogasheekeysid
Halyey Soomaaliyeed buu ahaa Cabdullaahi Yuusuf anigoo Hawiye ah baa ku leh adigu xageed ka gubaneysaa ma Mareexaan baad tahay
@@Garaad1000 war Nio Hawiye ma tihid Ee ha sheegan, dhaqanka nuucaan ah xagee kala timid, Darood baa Geesi u yaqaa Ninkaan, Hawiye iyo daaroodna waxba isugma darsana, Hawiye Halyeeyo Iyo Geesiyaal waa leeyihiin Oo ugu horeeyey General Maxamed faarax caydiid AUN, Iyo Colonel Rooble ibraahim warfaa Doonyaale Iyo Rag badan Oo aan lasoo Koobi karin.
Asaguu heroes layahay
Cali saleebaan waa maal qabeen cidna uma baahna waa dad sharaf iyo maal ilaahay siiyey
Beenta daa cllahi isagaa yiri waxaan ka aqanaa diinta carbeed salanta
Maxaa Been Ah. Wuxuu Akhriyayaa Buugga uu Cabdullaahi Qoraye.
Waa beentaa waxaas weligii ma oran
@@Garaad1000 Indho adayg iyo Muran hh
sida oo sameeyay geesinimo mahan
Wcs wrwb
Habaynkuu dhashay inuu dhintay ahayd dalkeenu madumeen ninkaas yeydaa baa dumiyey
Adigoo Mareexan ah Miyaa sidaa leh.
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Yeey waxfiican mey u qabeen
Sxb. Sobadi
Sidii alshabaab ayuu seyidkii Laayey dumarkii iyo caruurtiiba
Argagixiso ayuu ahaa
Halyey cabdulahi yusuf
Allaah ha u naxariisto lkn been baa sheegtay c,laahi quraanka ma aqoon
Aamiin
Ma xifdi saneyn dheh
kkkkkk claahi yuusuf wuxuu qaaday koobka nacasnimada taariiq xumo
Adeerka Caydid oo udhintay sidi eyga ba nacas aha. Abdullahi Yusuf wuxu dhintay isago madaxweyne ah dadkisuna jecelyihin.
@@puntlandland2679 kkkkkkk miyaad ilawsay markuu lahaa somaaliya waxay ubaahantahay habaarqabe habaarqaba haasina waa aniga, hadalkaa miyaad ilawday mise shalah ayaad dhalatay sxb
@@abdiali4626 dawladnimada Somalia waxa hortagan wa rerka aad ka dhalay oo Muqdisho ka dhigay bahal galeen.
Adeerkaa caydiid caasumadii ayuu abaabi'iyay asaga iyo reerkiinu waxay fiiqdeen hantidii dalka iyo tii dadka balse cabdullaahi idinkoo wada isbaaro ah ayuu idiinsoo gurmaday oo viladii mar labaad kursi dowladnimo dhigay markaasaad ilay dowlad iyo qaran ma taqaanaan eh ku kacdeen wixiinii xilka lahaa waa inaad Kenya usujuudaan iyo inaad ugaandha tuugsi u aadaan
Booto iyo dhuusadii nin majeerteen igadheh umaleyn maayo in wax uun laga faaiidaayo buugaan aanka aheyn been
Xintan iyo naxdin baa lagaa faaidayaa adigan
Taariikhda. Abdulaahi. Yusuf. Uu Leeyahay. Maxay Tahay. Wuxuu. Ahaa. Nin.Ka. Ugu. Humaa. Uguna. Nasiibka. Humaa. Oo. U horseedey. Bur burka. Somaliya. Oona. Gumeysiga. Axmaarada. Somaliya. Soo. Geliyey. Haduu. Aniga. Ahaan. La haa. Abdulaahi. Yusuf. Waa. Dhuuman. Lahaa. Iska. Daa. Inaa. Soo. Hor. Istaago. Somaliya. Abdulaahi. Yusuf. Wuxuu. Ahaa. Nin. Taariikh. Madoow. Ugu. Tagey. Somaliya. Wuxuu. Ahaa. Gumeysi. Kal kaal. Wuxuu. Ahaa. Nin. Doqon. Ahaa. Oo. U. Hor seedey. Somaliya. Bur bur. Iyo. Baabac. Tan maanta. Somaliya. Ku. Jirto. ILaahey waxaa ugu. Baryeynaa. Inuu. Naarta. Jahanamo. Ku waaro. Amiin. Ma aha. Inaa. Ka. Sheekeysaan. Ninkaasi. Oo kale. Oo ahaa. Gumeysiga. Madoow. Rufiyaanka. U. Ahaa. Iyo. Nacas buu ahaa. Doqon. Oo. U. Hor seedey. Tan maanta. Somaliya. Ku. Jirto
Khadro faarax diiriye
Hadalkaaga Naar ku gelimaayo C/llahi yusuf ee wax kale Ma heysaa???..
Adigu Caydiid bad Halyey utaqaana? 🤣🤣🤣
@@puntlandland2679 Saxib. Aniga. Hawiye. Ma. Ihi. Nin. Somaliya. Ayaa. Ahay. Oo. Gaashaanle. Sare. Runtaa. Kuu. Sheegayaa. Caydiidna. Dagaal ooge. Ayuu. Ahaa. Cabdulaahi. Yusuf. Isagana. Wuxuu. Ahaa. Nin. Dalka iyo. Dadka. Somaiya. U hoseedey. Wadadii. Bur burka. Isagaa. Sabab. U ahaa. Somaliya. Maanta. Hakey. Joogto. Iyo. Axmaarada. Ma aheyn. Wadani. Dadkiisa. Iyo. Dalkiisa. Jecel. Iska. Daa. Inuu. Jeclaado. Hataa. Dareen. Yar. Hataa. Kuma. Jirin
Kkkkkkk naxdinbaa ku haysa dowlada hadaa ku ladnayd annigu waxan leenahay illaah baa dumiyey dowladii siyaad bare illaah riday 😮iyadaa borooranaysa miyaa annagu hadan nahay reer p waa ka raysanay dowladii siyaad bare
Muxuu soomali kala reebey waliba reerkuu ka dhashay waligiina raaxo ma arkin beenbadana quran muxuu ka yaqaaney waa ninkii lahaa aayad quraana intuu jajabiyey maahmah carbeed baa saas tiri intuu rquran kayaqaaney