Deg Deg Shir xasaasi ah oo Kismaayo uga furmaya Maamul Goboleedyada Xasan oo Baxar wayn galaya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому +1

    Mahadsant walaalkey xidigaha tuyub ❤❤❤❤

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 місяці тому +1

    Warya xigaha tube dowlada puntland guma jirdo shirkas kismayo ka fur mayo sas ogo warya xidigaha tube

  • @AbukarMasudi
    @AbukarMasudi 2 місяці тому

    Asc xidigaha tuyub
    Ha oran madaxweynaha jamhuuriyada mudulood weeyaan

  • @YasinHabane
    @YasinHabane 2 місяці тому

    Wasx mesh madowladba kajirta

  • @MohamudMuse-x4k
    @MohamudMuse-x4k 2 місяці тому

    Axmed Madoobe malaha cimri dheeraysi buu doonayaa.
    Tolow yaa u tegi doona.

  • @SalmaanCadde-p8q
    @SalmaanCadde-p8q 2 місяці тому +1

    MADAXWEYNE XASAN INUU ISCAZILO AYAA UWANAAGSAN MAADAAMA UU KUFASHILMAY AMNIGII DALKA . MADAXWEYNE XASAN WAXAA FASHILIYEY WAZIIRKA GAASHAAN DHIGGA GUDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADIR MADAALE TALIYAHA POOLISKA SULUB TALIYAHA XOOGA DALKA IBRAAHIN IYO SAMBOOLSHE KUWAASAA FASHILIYEY

  • @talaalmaxamed5223
    @talaalmaxamed5223 2 місяці тому

    Waa tuug axmed madowe wuxuw lashaqeyaa.......sidaa darted yaa lagu dili rabaa laftagaen ama qoorqoor

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn 2 місяці тому

    Axmaq MADOOWE Jubaland shaqo Kumar laha,mana xukumo,Kisimaay ayaa lagu haystaan,Kenyan ayàa ku hayso,Jubaland 3 da Gobol Gedo ayaa ugu weyn,waa 7 degmo,Jubada dhexe shayaadiintii ayaa maamusha, Kismaayo oo kaliya ayuu xukumaa,waliba ciidan Keyaan ah ku ilaaliyaan, anigu waxaan ku dhashay Kismaayo,waxaan ku soo koray Baardheere,Axmaq MADOOWE waa Reer Qabridahare,dhulkayga sabab uu u xukumaa maa garanayo,hadda waxaaba yimid liyuu poliiskii cagaha dhaadheera,waxaan kala helno waa arki doontaan Cagdheerey.

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 місяці тому

    Waar kani Madaxweyne maaha ee dalka haloo taliyo