SIDA AAN WAKHTIGA U MAAREEYO! Free application

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Noloshu qorshe iyo jadwal kama soo hadho, waxaan muuqaalkan idinkula wadaagayaa Application bilaash ah oo ku maarayn kartaan howlaha iyo wax qabadka muhiimka ah ee idiin yaala. halkan ka daawo qaabka loo isticmaali applicationkan.
    In this video I share the best free to do list application to increase your productivity and orginize your time.

КОМЕНТАРІ • 47

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  9 місяців тому +10

    Fadlan like and subscribe ❤

  • @GoodRelaxation100
    @GoodRelaxation100 9 місяців тому

    Aqoonyahankii cilmiga science.Physics - Albert einstein . Sheikh Mustafe 2024
    ua-cam.com/video/4FPkhB2mExU/v-deo.html

  • @mohamedbashirdubat9427
    @mohamedbashirdubat9427 9 місяців тому +3

    Asc wll zakaria waxaan jeclaan laha inaad mar labad kuso celiso ado ka hadlaya arimaha coffee shop ka waxaan raba inaan bilabo coffee shop yar o dhaqaale wayn uusan igaga baxayn. Wa i muhim jawabtadu wll 🙏

  • @aminaaliyassin3530
    @aminaaliyassin3530 9 місяців тому +1

    Thanks wll🎉🎉👍👍

  • @nimcojaamac35
    @nimcojaamac35 9 місяців тому

    Walalo magaca cinwaanka halkan noogu soo qor fadlan

  • @Humblegirll
    @Humblegirll 9 місяців тому

    Asc wll turiga kaliya miya dadka ka cawisa mise meelkasta ani malaysia raba ganacsi ka raba ma iga cawin karta wllo

  • @abdulrahmanabdullahi3886
    @abdulrahmanabdullahi3886 9 місяців тому +1

    Ustad adigoo raali ah waxaad barnaamij nooga soo sameysaa machine-ka barafka yar yar sameeya ( tube ice machine ) oo dhowr ton sameyn kara.
    Thanks Wll

  • @oumelkhairtahir2566
    @oumelkhairtahir2566 9 місяців тому +1

    U Share gareeya wall wof waliba status kiisa

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 9 місяців тому +2

    Waqtigeennu waa nolosheenna mahadsanid

  • @RaahulAley
    @RaahulAley 9 місяців тому +2

    Masha Allah wll zakariye Wax badan kaa faaiday dhanka bisniska thank

  • @omarnuh
    @omarnuh 9 місяців тому +2

    MashaAllah Tabarakallah
    Sallallahu Alaihi Wasallam
    Lost time never found it again

  • @kalidahmedaden2822
    @kalidahmedaden2822 9 місяців тому +2

    Kudos! Zakaria.
    Ilahay haku barakeeyo.

  • @AbdikaniAmarre
    @AbdikaniAmarre 9 місяців тому +1

    waad mahadsantahay wll, waan la soo degay, in shaa allah in uu i anfaco rajaynayaa

  • @oumelkhairtahir2566
    @oumelkhairtahir2566 9 місяців тому +1

    Jazakallahu khayr wallo waxbadanbanuvka faidnay

  • @Aqli_Kaab
    @Aqli_Kaab 9 місяців тому +1

    Gudoomiye mahadsanid Wlhi Faa,ido wayn baan kugu qabnaa adi ilhay Haku barakeeyo 🤍

  • @abdulrahmanabdullahi3886
    @abdulrahmanabdullahi3886 9 місяців тому +1

    Ustad waad mahadsantahay ee arimaha ganacsiga noo soo badi iyo hadad sameyn karto sheeko ama interview dad ku guuleystay ganacsigooda si tusaale nogu naqato.
    Aad baan kaga mahadcelinayaa waxayaaba faaidada leh ee aad halkaan nagula wadaagto

  • @mawliidismail148
    @mawliidismail148 9 місяців тому

    Thanks bro from Hargeisa ❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 9 місяців тому +2

    Anniga ayaa marqaati ka ah Waana isticmaalaa.
    Mahadsanid wll Zakaria

  • @musemohamed2563
    @musemohamed2563 9 місяців тому +2

    Masha allah waa lasoo degayaa, very useful application, I hope to improve my time management

  • @sweetness2213
    @sweetness2213 9 місяців тому +1

    MAHADSANID ZAKARIA XILI AA AAD UGU BAHNAA AYAN LA KULMAY VIDEO. MASHA ALLAH.

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 9 місяців тому +2

    Salaam Alaykuma first one person to view thanks my dear teacher masha Allaha 🎉🎉🎉

  • @Fatima24-y8u
    @Fatima24-y8u 9 місяців тому

    Asc waadmahadsantahay eedo wax badan oo aan kaa bartay ayaan kuugu duceeyaa ilaahay khayr ha ku siiyo.

  • @mohamoudomarasawe.
    @mohamoudomarasawe. 9 місяців тому +1

    Mahadsanid 🤝

  • @Zakaria-Ad
    @Zakaria-Ad 9 місяців тому

    Mahadsanid🎉

  • @hanadabdi8450
    @hanadabdi8450 2 місяці тому

    Thank you

  • @sacdiyoabdullahi7028
    @sacdiyoabdullahi7028 9 місяців тому +1

    Maslaallh wallo khayr allaha kusiiyo

  • @Daadir1
    @Daadir1 9 місяців тому +2

    Maashaa'allah

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 9 місяців тому +1

    Thanks ustaad

  • @saidgedi1606
    @saidgedi1606 9 місяців тому +1

    Mansha allah bro jzk waa wax wanagsan

  • @Lion_de_lion
    @Lion_de_lion 9 місяців тому +1

    May Allah bless you my brother 🙏🏼 teacher zakaria

  • @mohammeddirie9800
    @mohammeddirie9800 9 місяців тому +1

    Ustaaad aad & aaad baad u mahadsthy. App-kaan maanta Ayaan soo dagsaday , isla maanta waan ku shaqo bilaabay. Ajir & xasanaaad badan ku siiiyo ustaaad.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  9 місяців тому

      Alle haku xifdiyo walal ducada hanaga ilaawin waana farxad inaad ku howlgashay

  • @abdirahmanmohamed8329
    @abdirahmanmohamed8329 9 місяців тому +2

    Great! Thank you for your sharing this application it's very importantant for me because of I'm searching many times to get it.

  • @Maax.production
    @Maax.production 9 місяців тому +1

    Ustaad zakariya ❤❤

  • @FahadApdillahi
    @FahadApdillahi 9 місяців тому

    Mahadsanid wllky

  • @Dahab7
    @Dahab7 9 місяців тому

    Masha Allah waad mahadsan tahay sxb sakariye

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 9 місяців тому

    Cws, Ustaad Sakariye
    Jazakala khayr walal❤

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 9 місяців тому

    Allah hakaa Abal mariyo
    Wanagaga walal.

  • @mohamedjama7231
    @mohamedjama7231 9 місяців тому

    Hada mobile kale o cusub account kayga ka login gareyo ma arka to do list gayga Iyo completed work mise data ma save garenayo o wa ina markale dib uso qora? Thanks for your time walal.

  • @musemohamed2563
    @musemohamed2563 9 місяців тому

    Adigana alle hakaa ajar siiyo

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  9 місяців тому

      Aamiin walal dhamaanteenba

    • @musemohamed2563
      @musemohamed2563 9 місяців тому

      @@ZakariyeCaawiye waan helay iETLS websites kii aad hore noola wadaagtay, mahadsanid