HILIB GEEL WERSHADAYSAN | Somali Camel meat 🐪

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 270

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  9 місяців тому +50

    Fadlan Like & Subscribe kawaran hilibka Geela dalkeena in la warshadeeyo?

    • @ciiltire509
      @ciiltire509 9 місяців тому +1

      Uk 🇬🇧 igu soodir walaal iyo waa imisa lacagta

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 9 місяців тому +1

      Somalidu malaha Geela ugu badan aduunka! Waxay se ka mid tahay 5ta wadan ee ugu geela badan

    • @ikraanclaahi7970
      @ikraanclaahi7970 9 місяців тому +1

      Somalia hadad joogto waxn jecla lahay inan kulano

    • @Maryam-wc9lm
      @Maryam-wc9lm 9 місяців тому +1

      Nooc kale oo isla shirkadu ay soo saarto ayaa jira oo baco ku jira oo dry ah oo aad umacaan isaguna dadkena wadanka jooga waa nagu qali 2dolr oo hal qof ah bwe

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 9 місяців тому +1

      @@Maryam-wc9lm Qurbaha see looga helaa abaayo?

  • @siradm
    @siradm 9 місяців тому +1

    Cajiib waa wax fiican.Waana In la dhoofiyaa si dhaqaalo ahaan iyo dhinac kastaba looga faa'iido. Ilaahay ha kaa abaal mariyo sida aad markasta u tusto ilaha dhaqaalaha iyo sida ay u tacban karaan dadkaaga Soomaaliyeed. Mahadsanid

  • @maxamedmuuse4407
    @maxamedmuuse4407 9 місяців тому +19

    Beyra foods Cajiib made in somalia🇸🇴 intas iyo in ka badan oo guulaha i.a wey imanayan

    • @fatushibrahim
      @fatushibrahim 9 місяців тому

      puntland somalia ma ahan miyaa

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 9 місяців тому +9

    Masha Allah, Allah ha u barakeeyo cidii sameysay❤

  • @ilyasmohamedmohamoud5025
    @ilyasmohamedmohamoud5025 9 місяців тому +10

    Beyra food company baa la yirahdaa shirkada soo saartay mudug bey ku taal gaar ahaan Puntland

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 9 місяців тому +1

      Oo walaale qurbaha malaga heli kadhaa? Ama Internetka malaga iibsan kadhaa?

  • @IsmailAli-nm1wq
    @IsmailAli-nm1wq 9 місяців тому +11

    Laba xabo oo rooti ah iyo hal qasacad qado wanaagsan, weliba haddii aad safar tahay kaba sii fiican

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 9 місяців тому +19

    The factory is already in galkacyo❤

  • @cabdulahijamac205
    @cabdulahijamac205 9 місяців тому +16

    Runtii warshadda Bayra food, aad baan ugu bogay wax soo saarkeeda dalka, ee hilib geela iyo kaluunkaba. Aad buuna u macaan yahay hilibkeeda iyo kaluunkeeduba.
    Ganacsadahaasna runtii dhiiri gelin buu mudan yahay.😊

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 9 місяців тому +11

    Masha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.nabada.iyo.nicmada.allaha.noosiyadiyo

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 9 місяців тому +1

    Walaahi reer mudug dadka way ka horeeyaan mar ay dakad dhisaan iyo mar ay hilib geel qasacadeeyaan

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 9 місяців тому +6

    Mansha allah aadbaan ugu hambalyaynayaa aabahaas somaliyeed ee wershadan hirgaliyay. Runtii magaalada hargaysa ee aan joogo waan ka raadiyay o wan ka waayay waxan rajaynayaa in hilibkaas geeleena in aan mar dhadhamiyo

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 9 місяців тому +20

    Waa made in Galkacyo 😁

    • @أجملالوردة
      @أجملالوردة 9 місяців тому

      Wll nasoo gaadhsiiya to hargaysa

    • @dr.fatimamohamed6429
      @dr.fatimamohamed6429 9 місяців тому +1

      Made in Beyra caasimada RMF

    • @Sooyaal252
      @Sooyaal252 9 місяців тому

      Aad Io Aad Rmf Made It😂​@@dr.fatimamohamed6429

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 9 місяців тому +1

      Waa made in Bari Bandar beyra VIVA

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 9 місяців тому

      ​@@sadiyaali9508qabyaaladii iyo qudhunkii siday idiin googooysay laba magaalo oo puntland ku yaala ayaad mid waxba libina uquudhi la'dahay adinkii ayaa guusha puntland meeshaad kufaani lahaydeen kaxun marka soomaalidu majeerteen iyo waxa ladagaa waxba soomaali uma quudhaan lagu leeyahay waa sidaa waayo marna soomaalida kale ayay xasdayaan marna ayagaa iswanjalaya oon waxba isku quudhin walaahi soomaali reerkaas ayaa la hadhay

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 9 місяців тому +7

    Waxaan mu darilahaa shirkadu daasadaha haka daayaan dhalo iyo caag isku jirabaa ku fiican
    Markaa waxuu noqonayaa very healthy buu noqonayaa
    Kaluun iyo hilib geel ha isku wadaan shirkadu Alaaha ha barakeeyo

  • @ismacilsaleban7845
    @ismacilsaleban7845 9 місяців тому +5

    Manshallah good food

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 9 місяців тому +3

    Maashalaah waawaxa fiican xageelaga helaa

  • @aminanur110
    @aminanur110 9 місяців тому +3

    Maa Shaa Allah Tabark-Allah exceellent job ❤️❤️👏👏👏❤️❤️

  • @mukhtarmohamed3428
    @mukhtarmohamed3428 9 місяців тому +7

    Masha Allah mareeykanka hala keeno please ❤

  • @cabdiaadan36
    @cabdiaadan36 9 місяців тому +4

    Ninkaa hilib geela warshadeeyey wuxuu ku warshadeeyey gaalkacayo,maalin aan wareysigiisa dhageystay,dadka deegaanku waylayabanayeen,waxayna ku qaadatay 5 sanno waxayna lahayen waa nin walan,markuu guuleystayna hooyadii ayey ku lahsyeen ninkan walan ma xidhnaa, markii danbe shaqo nagasii ayey kuwareeriyeen

    • @casaancade001
      @casaancade001 8 місяців тому

      Biniaadamka dhqankas u abuuran hdhow ayey ku oranayaan sideed ku smeysy

  • @naturere-laxationw
    @naturere-laxationw 9 місяців тому +9

    Masha Allah❤

  • @fardowsasaid5268
    @fardowsasaid5268 9 місяців тому +7

    🎉 well done that’s great idea we need I’m in America

    • @togdheer-boy4111
      @togdheer-boy4111 9 місяців тому +1

      Kkkkk Hada ayaan islahaa Halal aktayda ku yaala ka raadiye mayaalo miyaaa kkkkkk DHL ka ii soo dhiga

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 9 місяців тому +5

    War arrintaan waa mid aad u wanagsan

  • @mohamudmohamed6875
    @mohamudmohamed6875 9 місяців тому +5

    Masha allah waa horumar waxaa lagu sameeyey beyra oo magaalo ku taal puntland

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 9 місяців тому +4

    MAASHAA ALLAAH DAADKII SOO SAREEY QEER ILLAAHEEY HAA SIIYO

  • @ahmedabdihussain8788
    @ahmedabdihussain8788 9 місяців тому +4

    Sugar waa sh.25000
    Waa cadi zxb $2.5

  • @FaadumoJaamac-k3z
    @FaadumoJaamac-k3z 9 місяців тому +2

    Waa xagee meesha aad joogto

  • @sadiyosharaf1318
    @sadiyosharaf1318 9 місяців тому +5

    Masha Allaah Allaha kuu barakeeyo walalo I wish in aan heli lahaa

  • @Mahir52143
    @Mahir52143 9 місяців тому +3

    Garowe ayan ku cunay wlhi ilaa hadda wan u jiriboodaa

  • @khada917
    @khada917 9 місяців тому +5

    2$ qaali maaha jimcahan hilibka geela ku dhufto 10$ baan ka bixiya ,awal waan maqlay warshadaas laakin ma tijaabin.

    • @zaki799
      @zaki799 9 місяців тому +1

      Meeshaasi Waa Xaggee bismillahi ee qaaliga $5 Ayaan hadday ugu badnaato $6

    • @aniisosharaf9823
      @aniisosharaf9823 9 місяців тому +1

      wa run 10 kg ka bxna

  • @qaranjoogaamina7353
    @qaranjoogaamina7353 9 місяців тому +4

    Shirkadda Magaceeda sow daasadda kuma yaal walall. #Beyra Food

  • @أجملالوردة
    @أجملالوردة 9 місяців тому +5

    Masha alah haguulaysto dalkeenu

  • @yoesef_awga
    @yoesef_awga 9 місяців тому +2

    Waxaa lagu sameeyaa deegaan la yiraahdo beyra oo ka tirsan gobolka mudug pundtland somalia 🇸🇴

  • @ismahanshrf5919
    @ismahanshrf5919 8 місяців тому +1

    Mashallah 🏆👏👏👏👏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdinaasirnuur7473
    @cabdinaasirnuur7473 9 місяців тому +6

    Mashaa Allaah

  • @basteysharma9381
    @basteysharma9381 9 місяців тому +2

    Alaabtaan xamar hala geeyo usheek

  • @sahalamunamuna4625
    @sahalamunamuna4625 9 місяців тому +1

    Waa qali

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 9 місяців тому +2

    Armuu cusboola yahay

  • @Shaabe723
    @Shaabe723 9 місяців тому +4

    Maxaanu kula dhadhaminaa kalidaaba cunyee😢😂

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 9 місяців тому +2

    War markasta waan gadan lahaaye? AADBAAN UGA HELAY❤❤❤ ADIGANA?

  • @suadhajiisse1672
    @suadhajiisse1672 9 місяців тому +6

    Mashaa alaah hilib geel waa lawada jecel yahay lakin Noma adan sheegin magalada aadka iibsatey❤❤❤

    • @abdallaomargaal3542
      @abdallaomargaal3542 9 місяців тому +2

      WAA RUNTAA ,(HA NOO SOO SHEEGO MAGAALADA LAGA HELO)

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 9 місяців тому +1

      Puntland magaalada bayra ayaa lagusameyaa

    • @TayoSpareparts
      @TayoSpareparts 9 місяців тому +1

      Wllo warshadu waxay kutaalaa Bayra mudug lkn hilibka waalagahelaa meela badan oo buntland kolay Bosaso waa lagahelaa

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 8 місяців тому

    Maashaa allahu mahadsanid❤

  • @Shakureyy
    @Shakureyy 9 місяців тому +2

    Maalinta channel an bartay waxan ogaaday daneynta aan daneynaaaya dhaqaalaha wadankeega is badalaya

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 9 місяців тому +2

    ASC Uk 🇬🇧 iigu soo dir walaal

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  9 місяців тому

      Walal shirkadda samaysa waa jeclaan lahaa qurbaha gaadhsiiso iyo Carabaha haday certification dalalkaas uga baahanyihiin maraan waxaad helayaa Hilib Geel experience xasuus fresh ah markaad cunayso

  • @M45_0
    @M45_0 9 місяців тому +2

    Kombanigan wuxu noqon kara bilyan doolar hadi ay awoodan inay udhoofiyaan dibaddaha.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  9 місяців тому

      Waa xaqiiq fursad wayn ayaa kujirta waa jeclaan lahaa maalqabeeno Carbeed inay helaan maalgashada oo Africa iyo Carabaha gaadhsiiya hilib tayada sare leh

  • @mohamedduale8807
    @mohamedduale8807 9 місяців тому +3

    Asc wll Zakriye waxan rabay inad iga caawiso crusher machine 2ba nooc mid burburisa iyo mid ridiqda dhagaxa dahabka oo capacity yahay saddex tan saacadii

    • @mohamedduale8807
      @mohamedduale8807 9 місяців тому +1

      Sakariye waxing rabnay seder machine oo dahabka la xidhiida crusher jaw.midka ridiqa
      Maydhista

  • @saafi1302
    @saafi1302 9 місяців тому +1

    Soo dhoofiya kenya keena

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 9 місяців тому +2

    Intee laga helaa,

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 9 місяців тому +2

    Asc moqdisho ma yaalaaq

  • @Fatima-m3y6k
    @Fatima-m3y6k 9 місяців тому +2

    Aad ayaan ubogaadinayaa halkee laga helaa

  • @husseinr9435
    @husseinr9435 9 місяців тому +2

    Geel soomaali ah miyaa jiro

  • @AwesomeExperiencez
    @AwesomeExperiencez 9 місяців тому +2

    Waa warshad cusub miyaa? Kenya kuma arage?😮

    • @imaamraashid
      @imaamraashid 9 місяців тому +1

      Waaa made in somalia wllo

    • @AwesomeExperiencez
      @AwesomeExperiencez 9 місяців тому

      @@imaamraashid mashaAllah...I should find marketing in Kenya!...I love this 😊

  • @mmtv7650
    @mmtv7650 9 місяців тому +4

    Maashaalaah

  • @Koyama548
    @Koyama548 9 місяців тому +3

    Masha Allah 🇸🇴🇸🇴👍

  • @bilalxiin8391
    @bilalxiin8391 9 місяців тому

    Hadii raqiis laga dhigo markas volume ku iman lahaa

  • @saf1090
    @saf1090 9 місяців тому +1

    Please don't eat processed food. No matter what product.

  • @funy194
    @funy194 9 місяців тому +2

    Made in somalia hala dhoofiyo m.a caadi ma ahan wa fikradd fican

  • @sharifagure3539
    @sharifagure3539 9 місяців тому +2

    Zakariyr
    Xagee laga helas hilibka geela.....

  • @sadiyaiman7531
    @sadiyaiman7531 9 місяців тому +2

    Mashallah ❤❤❤

  • @a.suleiman9064
    @a.suleiman9064 9 місяців тому +1

    Walale shirkada sameysa ma.aqaani meesha aad ledahay ban kaaga jawabaya warshad dad somaliyeed eyleeyihin baa warshadan dalkoodi somalia kahirgaliyay weaxay kutaala warshadu puntland somalia gaar ahaan magalada gaalkacyo magaalo ujirta 30 minutes drive oo layiraahdo magalada beyra

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 9 місяців тому +1

      Puntland baa laga leyahy shirkada garoweena way kutaala shb❤

  • @HiboCabdi-m7v
    @HiboCabdi-m7v 9 місяців тому +1

    Asc

  • @bashiirsalaad7709
    @bashiirsalaad7709 9 місяців тому +4

    Waxaan filayaa Shirkaddaan Gaalkacyo ayey ku taalaa wareysi uu bixiyey hada ka hor ayaan daawaday wareysigaas wuxuu ku sheegay in muddo badan uu ku fakarayey samaynta shirkadaan wuxuu dhahay Dadkii dhamaa ee aan garabka ka sugayey waxaay igu tilmaameen nin waalan ilaa Hooyadeey xitaa laga dhaadhiciyey wiilkaagu waa waalan yahay markaas kadib waxaan go'aansaday inaanan cid danbe garab ka dalban ilaa aan dhaqaalo ahaan isku filnaaday oo aan Dhaqaalahaayga iyo fikradaayda ku aas aasay shirkadaan Xaqiiqdii ma Hubo in ninkaas yahay iyo in qole kale tahay kuwaan aad soo bandhigtay

  • @MBile-ww6wj
    @MBile-ww6wj 9 місяців тому +1

    THIS IS WINTER, WINTER, DROUGHT, JELLY, THIRSTY, I'VE GOT NIGHT, MY NIGHT IS SO CALLED, AND YOU'RE NOT AROUND, WHEN I'M LYING WITH MY TOOTH. KEEP THE MOUNTAINS UP "FALL TO YOUR KNEES YOU LOVED ME AND YOU WENT ON YOUR KNEES AND WENT ON YOUR KNEES AS I WENT AS A SNAKE AS I WENT TO YOU AND CREATED A SICK FRAME FOR ME AND YOU WON'T BE AROUND WHEN I LIE DOWN IN THE LIGHT OF THE NIGHT."

  • @Anzal222
    @Anzal222 9 місяців тому +2

    Zakariyow yaa aminaaya hee somali waxay sameeyse

  • @seed3966
    @seed3966 9 місяців тому +1

    Nooo soo dira magaaladeee lagu sameeyaaaa maa shaa allaah 😮

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 9 місяців тому +1

      Puntland baa laga leyahy shirkada garoweena way kutaala shb❤

  • @FSAG1AGRICULTURE
    @FSAG1AGRICULTURE 9 місяців тому +1

    Kkkkk masha Allah sxb hilibka dhadhamadaad ugu dharagty❤
    Hormarwacan

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 9 місяців тому +2

    Magaciisa inoo soo gudbi walaal

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض 9 місяців тому +3

    ماشاء الله ❤❤

  • @XamsejamacOmar
    @XamsejamacOmar 9 місяців тому +1

    Oon la karin ha odhan waala shiilay dhe. Hadii kale qaydhin baa la moodayaa

  • @Eseolire
    @Eseolire 9 місяців тому +2

    Qurbaha in la geeyo

  • @cabdiaadan36
    @cabdiaadan36 9 місяців тому +1

    Zakariye geelii ustareeliya,ey laynaysay,hadii warshad laga furo geelii saw lagama faa,iideen

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 9 місяців тому +1

    MaashaALaah

  • @sHimaaLi_x1
    @sHimaaLi_x1 9 місяців тому +1

    Puntland horumar bay ku tilaabsatay m.a ilahay horumarka ha ubadiyo ❤️

  • @Amiin4921
    @Amiin4921 9 місяців тому

    Asc hada iyo jeer meesha ama wadanka aad joogto sheeg fadlan

  • @aragsaninadaahir2608
    @aragsaninadaahir2608 9 місяців тому +1

    Sekeriyow wll pllz ka so hadal suqa cali baaba e chaine ku yaal wax ma laga dalban karaa hadaad iiga aqon rontahy

  • @xaalixashi5385
    @xaalixashi5385 9 місяців тому +1

    Safe miyaa wll?canned meat waa laga deyriye cancer ayuu sabaa

  • @zuhaiphassanfoodyare611
    @zuhaiphassanfoodyare611 9 місяців тому +1

    Waa Horumar loo talabsaday 2024🎉

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 9 місяців тому +1

    Ruun. Matahay. Warashada. Maxaa. Loomaqali. Waayey. Xageey. Ku. Taal. Isaka. Huubiya. Bisiinka

    • @mohamudmohamed6875
      @mohamudmohamed6875 9 місяців тому

      Wershada waxaa ladhahaa beyra food company waxay agency ku leeyihiin Galkacyo puntland

  • @SamiirMohammed-b5g
    @SamiirMohammed-b5g 9 місяців тому +1

    lambarkga iisoodir aan kula soo xiriire alaaba bdan ayan ubaahne

  • @adanmohamed8368
    @adanmohamed8368 9 місяців тому +1

    15 million camels brother

  • @FarhiyoMohamud-ht6fq
    @FarhiyoMohamud-ht6fq 9 місяців тому +2

    Xageewaaye

  • @saciidjuujule8939
    @saciidjuujule8939 8 місяців тому

    Waxaan joogaa Magaaladii lagu sameeywy Beyra gaalkacyo mudug puntland soomaaliya

  • @Naamir03
    @Naamir03 9 місяців тому +2

    Super market ke laga helaya?

  • @60ilbiriqsi
    @60ilbiriqsi 9 місяців тому +1

    Meshaad kasoo iibisey magaceed

  • @nafisaahmed8560
    @nafisaahmed8560 9 місяців тому

    Intee uu yaabaa waanba u xiisay hilib.geela mar horaan igu dambeesaye wadankeena miya

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 9 місяців тому +1

      Puntland baa laga leyahy shirkada garoweena way kutaala shb❤😊

  • @AliKarshe
    @AliKarshe 9 місяців тому +2

    How many grams is in the can and which country are you?

  • @SamiiroMaxamed-b2i
    @SamiiroMaxamed-b2i 9 місяців тому +3

    Haa aad buu umacaan yahay aad baa loo bisleeyey❤😊

  • @Weed829
    @Weed829 9 місяців тому +2

    Shirkadaan waa bayra company unakaa leh

    • @thecabdalla382
      @thecabdalla382 9 місяців тому +1

      0.1 mahaysid markasad nin xoolihisa unuka leh laso ordaysa

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
    @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع 9 місяців тому +5

    Masha’Allah

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 9 місяців тому +1

    Warkaagu waa kala dhimanyahay halkee laga iibsanaya?

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 9 місяців тому

    Qurbac shirkad qadato qalina kuradiso dhidiga rabin sida doroyinka ladhaqdaa xananoyinka diqyada udabar gooyaan aba ooga jaraan gafurka dheer eeloga jara lugtaba kaciji dheere lugtu mahin ciji wey dhigtaa gafurka madhigo

  • @Cali-lq4kt
    @Cali-lq4kt 9 місяців тому +1

    Annoo arka fresh ah miyaan cunaa mid gasac ku jira

  • @ikhyaaradan2359
    @ikhyaaradan2359 9 місяців тому +2

    Sakeriyoow shirkada magaceeda soomaaliya xageed ka joogtaa

    • @mohamudmohamed6875
      @mohamudmohamed6875 9 місяців тому

      Beyra food company puntland laakiin Galkacyo ayaa laga helaa

  • @isseunv
    @isseunv 9 місяців тому

    Waa Xanuunka Kansarka Waxyaabaha Laga Qaado Ee Ha Cunina Somalaay Hilibka Qsacadaysan Waxaa Ka Fcn Inaad Hilibka Qaydhiinka Karsataan Lkn Kan Qasacadaysan Sax Maaha

  • @fatumaahmad6582
    @fatumaahmad6582 9 місяців тому +1

    A C Somalian kuwa hilib geel ka soo qasac greyey waxad soo waxan inaad dadka geela badiya ku heysto ka soo xadan and then aad qasacado ku gurtaan

    • @cabdirixmaancabdullaahi3943
      @cabdirixmaancabdullaahi3943 9 місяців тому +1

      Warshada nin qurba joog ah baa samaystay dadka geela wuu ka gataa geel kaliya ma qasacadeeye kulluun iyo digir ba wuu qasacadeeya

  • @safkaxaaji8132
    @safkaxaaji8132 9 місяців тому

    Oo hadda ma waxaad I leedahay anigoo wadanki joiga baan cunaq hilib qasacadeysan adigii aan kugu tabayay caqlina maad ii xayeeysiineysaa daasadaha waa ok haddi landhoofiyo lkn lkn maya maya in wadanki and waxaas process ka maray aad u dacaayadeyso no no no 🍅

  • @halimamousa78
    @halimamousa78 9 місяців тому

    Anoo wadankii joogo oo freesh heli karo wale warshad ma cuneen

  • @امعبداللهاويس
    @امعبداللهاويس 9 місяців тому

    فكره حلوه عجبتني استمرو

  • @dhdowlad
    @dhdowlad 9 місяців тому

    Hilibkan London ma laga helaa hadiise laga helo waa dukaankee?.

  • @istanbulelmi5200
    @istanbulelmi5200 9 місяців тому

    Somaliyee iska daaya wax gasacadesan dadkii waxaa laayay cancer
    Karsada hilibka aniga waa iga talk

  • @kamaalosman4461
    @kamaalosman4461 9 місяців тому +1

    War niyoo Z. noso dir an aragne.

  • @rocky4066
    @rocky4066 9 місяців тому

    BANGALADESH AYAA AAD LOOGA JECELYAHAY HILIBKA GEELA OO AKTOODA QAALI KA AH DADKOODANA AAD U BADANYAHAY