Barnaamij Ah Su,aalo La Waydiinayo Wasiirkii Beeraha Maxamed Cali Shire & Khudbad Jaalle Siyaad.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @Xasananwaar
    @Xasananwaar 2 дні тому +5

    Nasiibtaro dawlad soomaaliyeed marag markaan arko kacaankii waan qiiroodaa ale ha u naxariisto Maxamad siyaad bare ♥️ daacad bay kahayd lexejeclada wadanku

  • @AbdishakurkadirYousuf
    @AbdishakurkadirYousuf День тому

    Wow jalle maxamad siyad barre allow u naxariiso

  • @mohamedibrahimalishire7698
    @mohamedibrahimalishire7698 2 дні тому +3

    Massha Allah!

  • @fantastic9536
    @fantastic9536 2 дні тому +2

    Rag Culus, Allaa yarxamu,

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 2 дні тому +5

    towradii africa ugu xooga waynayd

  • @MusaIbrahim-dz5fh
    @MusaIbrahim-dz5fh День тому

    Jaalle soo badi program yadan okale

  • @charmarkearreh6350
    @charmarkearreh6350 2 дні тому +1

    Ujeedadu "waxaa weeye in inta yar ee mufsedka ah laga ilaaliyo inta badan ee mustaqiimka ah"

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 2 дні тому +4

    Dadka quruxdoda arag waxna maysan haysan lakin dowlad bay lahaayen sidaasay u qurux badnaayen

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День тому

    Cabdi Qaasim markaa wasiirka Qorshaynta miyuu ahaa.?

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День тому

    Wax dheeraad ah hel waa wixii dumiyey dawladdii.

  • @abdisamadabdalla7076
    @abdisamadabdalla7076 День тому +1

    Hanti-Wadaagii ama Nidaamkii Socialism kuma jabooneyn Soomaalida

    • @ahmed.bakool
      @ahmed.bakool  День тому

      Berigaas Dadkeennu Diinta Kuma Wanaagsanayn Midda Kale Garabkii Shuuciyaddu Waxay Ku Wanaagsanaayeen Gumaysigii Reer Galbeedka Iyagaa Kasoo Hor Jeestay Oo Afrika Maba Xorowdeen La,aantood.

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 2 дні тому +1

    Dalku dowlad buu lahaa waa laga haybaysan jiray dalku barwaaqo ayuu ahaa maantay meeshan joono waa meel laga argagaxo

  • @AliAdanNur
    @AliAdanNur День тому

    Dad nool iyo dal nool maantase meel aan wanaagsan ma joogno marka loo eego maalintaas.

  • @axmedsulayman797
    @axmedsulayman797 22 години тому

    waa kuwii Somali halkaa dhigay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День тому

    Land cruiser iyo fiilo ayaa dumiyey dalkeenii.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День тому

    Somaliya digir iyo muufo lagama waayin ee kuwo iimaanka beelay ayaa Landcruiser iyo fillo ku iibsaday lacagtii beeraleyda lagu taageeri lahaa.

  • @SuperAbdul0000
    @SuperAbdul0000 День тому +1

    Waa kuwii gubay ee ay aheyd in lala xisabtamo hadad weli amaneysan kuwii qoday godkad ku jirtan ayan darro weyn

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn День тому

    Doolar ayaa arlada soo galay markaasuu shilinkii madaxa xabad uga dhiftay waanan ogaa sidii doolarku nagu soogalay, welina wuu nahaystaa.

    • @ahmed.bakool
      @ahmed.bakool  23 години тому

      Markaas Dollarka Wax Rabey Mabaysan Jirin Oo Shilinka Soomaliga Ah Qiimo Fiican Buu Lahaa Hal Bank Oo Shingani Ku Yaalley Ayaa Dollarka Sarrifi Jirey Oo Dad Yar Oo Europe & America Aada Ayaa Ka Sarrifan Jirey Lacagaha Kale Ee Riyalka Sucuudiga Ayay Dadku U Badnaayeen Inay Sarriftaan Maadaama Soomaali Badani U Shaqo Tegi Jidhey Sucuudiga & Dalalk Kale Ee Khaliijka.

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt 2 дні тому +1

    Jaalle iyo qurunka aad dalku ku rogteen baad wali ku indha adagtihiin wajigiin gubay dalkii iyo dadkii idinkaa gubay madaxiinna ALLAAH ku shubo .