Naxdin! Maxaa Cirbid sun ah loogu dilay imam Khaliifa muxuu galabsady?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 вер 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Naxdin! Maxaa Cirbid sun ah loogu dilay imam Khaliifa muxuu galabsady?
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 166

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  2 дні тому +17

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 2 дні тому +16

    Muslinimo ayaa loo dilay ilahay ha unaxariiso waa nin nasiib leh ilahay qabriga ha uwaasiciyo

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 дні тому +9

    Shahiid waye Allah unaxaristo yarabi 😭😭qabriga ha unuuriyo yarabi

  • @NuraOmer-ek9zm
    @NuraOmer-ek9zm 2 дні тому +4

    Illahey ha unaxariisto sheikhow ma gaalaa qeyr ka sugeynaa muslimkaa wax qayaamee sanadahaan

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 2 дні тому +7

    Xitaa gabadha reerkooda ama ehelkeeda wey ka soo horjeedeen in la dilo madama anan cadeymo lagu hayn farihii mindida laga helayna aysan is lahayn qofkii gabadhaas dilay haduu nool yahay waxaa laga yabaa inuu kor ka daawanayo lakin qof buu caq daro ku diley qof kale baa loo soo qabtey asagiina waa la diley waxas oo danbi ah baa kaas waxas oo dhan sababy dusha u saaran

    • @TerminatorNiceman
      @TerminatorNiceman 5 годин тому +1

      Haa hey qofkii naby iyo kii kutuhmy aduunyo iyo aakhiro allah cadaabo ilaahey kamaqarsoono arinkaan

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 дні тому +5

    Shaado ayuu qaatay cadaalada kaliya ee la hubo ayuu heli doona maalin kale.

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 2 дні тому +9

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه..

    • @abdiosman1308
      @abdiosman1308 2 дні тому

      Maraykan waa Munaafaq ma ogid miyaa? Madow iyo Muslim

  • @ruqiyadaud4937
    @ruqiyadaud4937 2 дні тому +2

    Waxaan ilahey uga baryayaa aduunkii ka tag ee meel ka kheyr badan ilehey ha geeyo iinshaa allah

  • @seed3966
    @seed3966 2 дні тому +3

    انّا لله وإنّا إليه راجعون 😎😎😎. اللهم ارحمه اللهم اغفر له 😎. ان الله بصير بالعباد

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 2 дні тому +2

    Allah ha u Naxriito 😢🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 2 дні тому +2

    Waxaan islanimo aheeyn umadhiman

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid 2 дні тому +3

    Ilaahow.reergalbeedka.kaqabo.muslimiinta.waa muslinka.uuyahay..markuu.muslimay.ayuu.qiran.lahaa.eleen.muslinku.saamoodeen.maaha.muslinka.dhabta.ah.dilka.iyo.nolashu.waa.isugu.mid

  • @YaasiinMaadey-t7v
    @YaasiinMaadey-t7v 2 дні тому +3

    Allaah unaxaristo walalkena e gal cadalad laga sugimayo

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 2 дні тому +2

    Aduunkaan cadaalad ma taalo tankale ninkaas ilaahay ha u naxariisto meel ka fiican aduunkaan buu ilaahay geeyey

  • @ismailessa669
    @ismailessa669 2 дні тому +1

    Asc dhamaan WAXAAN JOOGAA Saint Louis mo imaam khaliif alaha unaxariisto Alaska ayaan ka qayb galay dhamaan muslimiinta ku nool state Missouri ilaa iyo 500 qof ayaan salaadii jinasada ku tukanay

  • @jaweriahali5568
    @jaweriahali5568 2 дні тому +1

    Inna Lillahi Wa INNA ILeyhi Raaji'uun
    May Allah SWT Forgive Him and Grant Him Jannat-Al-Firdous Al A3lla and All The Muslims who passed away AAMEEN Thumma Aameen
    🤲🤲🤲🤲

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 День тому +1

    ilahay haunaxariisto waa islaamda daradeed aya lodilay lakin jantul fardowsa ilahay hageeyo insha allaah

  • @saafisulub9817
    @saafisulub9817 2 дні тому +1

    اinuu ilaahay rumeysanyahay keliya ayaa loodiley ilaahay hownaxariisto

  • @NaicmoHussein
    @NaicmoHussein 2 дні тому +1

    Allaha u naxaristo janatul fardowso Allaha ka warabi aamiin aamiin aamiin yaa rabi

  • @mulkehussein4183
    @mulkehussein4183 2 дні тому +1

    Gaal waa munaafaq kuwaas kumasiijiran Nacaladi hakudhacdee😈😈

  • @hamzaahmed7811
    @hamzaahmed7811 2 дні тому +1

    Alle ha u naxariisto xaq daro ayaa lagu dilay maadaama oo ilaahay soo hadeeyay diintana uu jeelka dhexdiisa ku bartay uusan qiran in uu dilay suxufiyadas la dilay waxaan qabaa hadii uu dilay in uu qiran lahaa maadaama uu soo islaamay!

  • @Waxku_anfcayoku_dadal_markasta
    @Waxku_anfcayoku_dadal_markasta 2 дні тому +1

    Bal ka waran ku wa wali Aaminsan
    Marekanka wa wadan cadali ah
    Aydo arintan oo kale cadeyn utahy😢

  • @farhiyoelmi52
    @farhiyoelmi52 2 дні тому +1

    Inaalillaaha wa inaa raajucuun waa shihiid sheikh naxariistii jano ha ka waraabiyo

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 дні тому +1

    ILAA SHAN STATE AYAA WELI MARAYKAN LA DILAA DADKA LAGU HELO INUU DIL GEYSTAY AMA LAGU XUKUMO

  • @najaxabdisalam2060
    @najaxabdisalam2060 2 дні тому +1

    Yaa alaa ilhow muslinka u hiil islaam necayb baa loo dilay ilahay ha u naxriisto

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 День тому +1

    inaalillaahi wa inna ilayhi rajieoon may Allah grant him jannah ferdows Ameen yarabi 🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 дні тому +1

    Allaha unaxariisto janatulfardowza acllaa allaha ugubishaareeyo amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 День тому +1

    Adoo aan dembi gelin ayaad khatar ku dugan tahay

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 дні тому +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 День тому +1

    Marekanka inu munaafiq yahay mahada ayad arkeysaa

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 2 дні тому +1

    Allaah yaa raxma ilaahey raaxo howga dhigo qabriga

  • @sahraabdi4321
    @sahraabdi4321 День тому +1

    Sababtay udileeenba wa inu diinta fidinayay😢

  • @hanaabdi4715
    @hanaabdi4715 23 години тому +1

    May Allah be with you and grant you the best place in jannah

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 2 дні тому +1

    Munaafuqnimo iyo been gaala laga soo gaaray 😡

  • @AmboSalam-jy1gk
    @AmboSalam-jy1gk 2 дні тому +1

    Je suis désolé mais j'arrive pas bien écrire notre langue sheek

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 2 дні тому +1

    Inaalilaah waa inaaa irhiraajucuun mashallah

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 День тому +1

    Allaha u naxariisto imaam khalifa

  • @sahraabdi7246
    @sahraabdi7246 2 дні тому +1

    Allow unaxariiso Yarabbi 🤲🤲🤲

  • @snw9257
    @snw9257 2 дні тому +2

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Illahay ha unaxaristo imaamka

  • @samiraibrahim8281
    @samiraibrahim8281 2 дні тому +2

    Ilaaheey ha u naxariisto

  • @seed3966
    @seed3966 2 дні тому +2

    Asc runtii reer galbeeedku waa labo wajiilayaaan

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 2 дні тому +2

    الله يرحمه رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته

  • @deeqoomar3074
    @deeqoomar3074 2 дні тому +2

    Allaha unaxariisto 😢

  • @BintoAli-v6g
    @BintoAli-v6g 2 дні тому +2

    Ilahay hawnaxaristo

  • @shukrimumin7074
    @shukrimumin7074 2 дні тому +1

    Inaa Lillaahi wa Inaa ileeyhi Raajicuun kulu Nafsin Daa iqatul Moth Allah haw Naxariisto qabriga Alle haw waasiciyo eheladiina samir hakasiiyo Amiin Sheekh jannah Firdowsa hageeyo😢

  • @cabdiaadan36
    @cabdiaadan36 2 дні тому +2

    Muslim inuu yahay ayaa loodiley kaliya

    • @Wholecarpet
      @Wholecarpet 2 дні тому

      Pls tagery aso xabsiga kujiro nolol noma talo ilmaha gz Intex oynayen

  • @MaryanAhmed-n7m
    @MaryanAhmed-n7m 6 годин тому

    Allaha u Naxariisto walaalken qabriga alle ha u waasiciyo Shahiid waaye jannatul fardows Allah ha ugu bishaareyo. Aamiin Aamiin.

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 2 дні тому

    الله يرحمه been badana mot raxiim kute irbadas jirkay shaqadu shaqeynayey cog kujojisa xanuunka kadhalankarana wa lagaranaya subxanallah

  • @barwaqosharif6326
    @barwaqosharif6326 2 дні тому +1

    So sad Ilhay hawnxaristo qabrigan hawsiciyo jandiin haku macsuumo 😭😭😭

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 День тому

    13 gobol ayaa isticmaala waxaana ladilaa oo kelya madow
    Waxan sharci ah hadddii qof cadi xataaa wax dilo in qof madow lagu bedelo waxaana la dhigtay 1960
    Waxa intaa siii dherr FBI waxa loo assaasay kelya in ay dadka madow titiraan booban xasuuqaan dhiigooda bannaystaan sharaf dila
    Ka ilaaliyaan horumarka qofka cadi markuu arko madow wuu ku soohaliilayaa isma hayn karo kwaran
    Haddduu qofkaasi masuul sare noqdo. Ogaada maraykan waa qawlysato mooryaan ah xun oo liita.

  • @findheofficial621
    @findheofficial621 2 дні тому

    Reer galbeed iyagaa dejisay shuruucdan haddan iyagaa jebiyey oo burburiyey markaa gaalo ballan iyo axdi maleh.
    Alle hawnaxariisto shiikhaas

  • @SSS78781
    @SSS78781 2 дні тому

    😭😭😭MAANTA SHARUUCDI CALAAMKA WAXA KU CIYARAY MAREYKANKA. WAXA DADKA DILAYO, XASUUQAYO, MUNAAFUQNIMADA , WAXA LAGU YAQAAN MAREYKANKA...DIMUQARADIYAD HADAD MAQASHO WA GAALNIMO..NACALATULLAH CALEYK

  • @sucdimoha2157
    @sucdimoha2157 2 дні тому

    Togashadu madaxa ruuxa kolka lagaga dhufto waxavmarkiiba dareen ka xanuunka tabinaya wax noqonaya marka ruxas xanun madaremayo intey naftu kabaxaysob... togashada ayaba dhaanta

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 2 дні тому

    Allaha u naxariisto talyaniga waxeey dhahaan qofkaas wuxuu maray meel qaldan waqti qaldan😢

  • @marshalmexico
    @marshalmexico 2 дні тому

    yaabka adunka nin dhagar-qabe ah ama kufsadee ah miyaad imam ku tilmaamaysa ninkan wa jaaaaajuuus somaliyeey iska ilaaaliya wuxu sheego wa been iyo bufis yaabka adunka

  • @FarhiyoMahamed-1984
    @FarhiyoMahamed-1984 2 дні тому

    Ilahay aya uqoray inlaciqabo lakin ilahay aya hanunkudilay oo somuslimiye dambidhaf alaha uga dhigo ilahay ha u naxariisto

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 2 дні тому

    Inalihaahi waina ilayhi raajicuun allow unaxariiso gadashiis allaha fidneeyo yaarabi

  • @sadiyahussein1849
    @sadiyahussein1849 День тому

    Mareykanka shekadiisa waa lajoojiyana banan lajiifiya banan

  • @SSS78781
    @SSS78781 2 дні тому

    MUNAAFAQ HADAD MAQASHO WA MAREYKANKA IYO YAHUUDA..NACALATULLAH CALEYK

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 День тому

    Khayr bay u ahayd xabsiga uu galay maanshalaah ilahay Janatulfardawsa acla ha ka waraabiyo Amin ya rabi

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 дні тому

    Inaalilaah wainaailayhi raajucuun ilaahay hawnaxariisto aakhiro ayaa war jiraa gaalo waa musiibo umada ku dhex jirta

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 дні тому

    Eaayoolbaar dadka madow loogu hanjabayo waqti aysoo dhawaatay doorashada maraykanka.

  • @Khadib-l2b
    @Khadib-l2b 2 дні тому

    Muslim hadana Madow ahaan aa loo dilay qof cadaan haduu dambi galo madaxa aa loogu jiray aay dhahaan madowgana si xun aa loo dhaqmaa alla ha u naxriis to walaalkeyna Muslim ka eh

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 2 дні тому

    War Soomaaliyaa soo gaabisey, caddaaladoodu waa idheh. 😅😅

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 дні тому

    Madawga ayaa lagu cabsiinayaa si ay edeb u yeeshaan. Waysha gawrac dibiga naf haka quustee.

  • @fowsiyoHussein-v6h
    @fowsiyoHussein-v6h 2 дні тому

    Rabiyow u naxariiso xaqdara lagudilay imaam khaliifa

  • @Nahnah-un2cb
    @Nahnah-un2cb 2 дні тому

    Haduu qiran laha dambiga ama hagalo ama yuusan gelin wuu ka bad baadi laha xukunka

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 дні тому

    Allaah Yar Xamhu Allow unaxariiso oo u danbi dhaaf Yaa Rabi

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 дні тому

    Imam khalifa Sacuudiga iyo CIA ayaa isu celiyey.

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 2 дні тому

    Maansha allaah allaah ayaa khayr ladooney allaah ha u naxariisto

  • @FreeGaza-n4k
    @FreeGaza-n4k 2 дні тому

    Sad ugu soo hadashay waad ku mah San tahay. Ee nola soo socod siisay😢😢

  • @sariyamukhtar5468
    @sariyamukhtar5468 2 дні тому

    Ilahay ha unaxariisto 😢 jinada Allah ugubadalo

  • @umuabdirahman3478
    @umuabdirahman3478 2 дні тому

    Illahayow u naxariiso muslimiinta waa loo tashday

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 дні тому

    Waa. Shahid waxayna u Dillman inuu yeeshay tatiir

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 2 дні тому

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه وأجعله مثواه الجنه يارب العالميين

  • @Moha57959
    @Moha57959 2 дні тому

    Amen Allah unaxaristo muslimka waa la ugaarsanaya

  • @إبراهامالمهداوي

    اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة

  • @axmedmustafcumar6577
    @axmedmustafcumar6577 2 дні тому

    Alla u narariisto najadiisa haku abaalmarsho aamiin

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 дні тому

    الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته اللهم آمين يارب العالمين

  • @AmboSalam-jy1gk
    @AmboSalam-jy1gk 2 дні тому

    Sheek je vous explique un peux s'il vous plaît... il y'a 1 film série black liste l'acteur de cette film il s'appelle Reymond( c'est l'Amérique ) ce le même catégorie que l'Amérique travaille

  • @AmboSalam-jy1gk
    @AmboSalam-jy1gk 2 дні тому

    Et il y'a un équipe de FPI , l'informaticien il s'appelle Aram ce comme Israël
    Le directeur adjoint Arood Gober ce Afrique
    Le autres c'est l'Europe

  • @SaynabIsmail-mg5hg
    @SaynabIsmail-mg5hg 2 дні тому

    Allah tabaarka wa tacala ha u naxariisto sheekha

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 2 дні тому

    Sheikh kalifatet rabi ha u naxariisto

  • @ayaanburhan5966
    @ayaanburhan5966 2 дні тому

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه واسكنه الفردوس الاعلى 🤲😭

  • @AmboSalam-jy1gk
    @AmboSalam-jy1gk 2 дні тому

    Wallahi sooma wallahi Amérique et l'israélien jouent dans le monde comme cette film 🎥 🎥 🎥

  • @batulahussein797
    @batulahussein797 2 дні тому

    Haa waajiira state badan ka mid ah Maryland Baltimore Maryland waa dillan cirbid ku duraan

  • @maxamedbaaskiil8910
    @maxamedbaaskiil8910 2 дні тому

    Waryaa waxaad ogaatay dadka u sheeg, mala awaalaa

  • @FreeGaza-n4k
    @FreeGaza-n4k 2 дні тому

    Walahi ad 😢iyo ad ayaan ugu xumahay 😢

  • @AmboSalam-jy1gk
    @AmboSalam-jy1gk 2 дні тому

    Le directeur adjoint par exemple l'Afrique, américain donne de pouvoir pour utiliser leurs cerveau

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 дні тому

    Allaah yarxam marxuumka Imaam Khaliif

  • @cibaadocumar9770
    @cibaadocumar9770 День тому

    Ilaahay ha u naxariisto 🤲🤲🤲🤲

  • @abdulqadirmaxamed7324
    @abdulqadirmaxamed7324 2 дні тому

    Imaam mercelous may Allah mercey on him he write his last letter All praise be to Allah in every setution

  • @dhdhhhhhh3019
    @dhdhhhhhh3019 День тому

    انا لله وانا اليه راجعون اللهم اغفر له وارحمه

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 дні тому

    waa munafaq nimadah Qarbigah

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p
    @CabdifitaaxMaxamed-v6p 2 дні тому

    Allah unaxriisto 🤲

  • @hoyomanalchannel3257
    @hoyomanalchannel3257 23 години тому

    Allah unaxariisto

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 2 дні тому

    Rabiyow unaxariiso awodada

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 2 дні тому

    Allah. U naxariiso amiin

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 2 дні тому

    Allah unaxariisto aamiin

  • @hanaabdi4715
    @hanaabdi4715 23 години тому

    And may Allah forgive you