Dood Adag Madaxwaynaha Somaliland Oo La Sheegay In Uu adis ababa U Socdo Si Uu u Dhmaystiro MOUgii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024
  • Dood Adag Madaxwaynaha Somaliland Oo La Sheegay In Uu adis ababa U Socdo Si Uu u Dhmaystiro MOUgii

КОМЕНТАРІ • 75

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 3 місяці тому +8

    We very much support the M.O.U. between Somaliland and Ethiopia.

  • @abdulrahmanmohamed9032
    @abdulrahmanmohamed9032 3 місяці тому +7

    Mushkiladda MOU da Maha in Ethiopia ay isticmaalayso badda '' Somaliland''. Mushkiladdu waa ictiraafka Somaliland. Somali, Djibouti iyo Eritrea, iyo kuwa kale waxa ay ka dhimanayaan in ay Somaliland noqoto wadaan xor ah. Taasi ayaa geeri ku ah dawladahaa. Inta aad ka hadlaysaan arrintani, meeyey dhulka weyn ee Somaliyeed ee ay Ethiopia haysato. Wuxuush baad tihiin ee Somaliland ka hadha.

  • @aygyoutube
    @aygyoutube 3 місяці тому +5

    Ha Ciyane Wiligood Ha Ciyaane, Caynka Awrka u Giiji.❤ 🎉❤ Somaliland will Prevail and Recognised SOON.❤🎉❤

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 3 місяці тому +4

    Beenaalay wax Awdal state la yidhaah ma jirto iyo wax khaatuma la yidhaah midna
    Somaliland guul inshaAllaah

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 місяці тому

      Awadal sete wa jirta sss khaatuma wa jiran wxa jiro kaliya isaq land oromo land wariyo dolka somaliya do galan waley war wa jira cano lis kama cawayo dimbilo dacay dig dato

  • @MMGL43233
    @MMGL43233 3 місяці тому +4

    ICTIRAFKA JAMUURIYADA SOMALILAND WAA GUUL IYO GOBANIMO WANA LAMA TABTAAN EE SIDAA KU BIYACAB INSHA ALAAHU TACAALA

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 3 місяці тому +2

    Somaliland is not Somalia 🇸🇴 Italy 🇮🇹. Please 🙏 understand, the interest of Somaliland is not the same as the 🇸🇴 Italy 🇮🇹. If you have a solution please 🙏 build up your failed country.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 3 місяці тому +3

    Guul somaliland ❤❤❤

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 3 місяці тому +1

    𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝✨🤝🏽 𝐄𝐭𝐡𝐢𝐨𝐩𝐢𝐚🇪🇹

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 місяці тому

    Adeer.heshiiskun.baalafulinaya.aqoonsi.majiro.hakuriyoon

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 3 місяці тому

    Kkk waxayjecelyihiin dhibaato kudhacda somaliland somaliland waa somaliland burburimayso waligeed munaafaqiintuna wayjabayaan

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 3 місяці тому +1

    Hassan sheekh muxuu u gayn waayey Ethiopia ICJ , sidii Kenya uu u geeyey , ma gayn karo , 26 June is the birthday of Somaliland , , ICJ is gonna asking hassan sheekh only one question ⁉ where is your contract!? None so case is over.

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 3 місяці тому

    AYAANDARANAA DHULKEENU
    ILLOOWSHA DHAWAA SABOOLKU
    ILLAHAY HADUU 😢😂😂WAXSIIYO
    ILLOOWSHA DHAWAASABO
    SABOOLKU😅😅😅😅 MEELWALBO Waxbaa laguqaadanayaa iyo iimaan la.aan

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 місяці тому +1

    Isagana kan nacaska Ah Ee Soomalia Soomalia daa gurayaa Adeer tan Somaliland baa la yidhaahdaa lama yidhaahdo Soomalia kala garo Italia Soomalia iyo British Simaliland Protectorate
    Waxaan kaloo u sheegayaa kan calooshii u shaqaystaha ah Ee jecel in ay Ethiopia burburto Oo noqoto sidii Augoslavia waxaanu ku leenahay markaa Ogolow in ay Soomalia na moqoto sidaa Ethiopia Aad la jeceshahay nacas yohow Anaga Soomalida Ethiopia na waxba nagama gelin Italia Soomalia na wax ba nagama gelin Anagu waxaanu nahay Illaah ha ku baree Oo nala yidhaahdaa Somaliland

    • @smeshcel3025
      @smeshcel3025 3 місяці тому

      Uu sheeg ninkan wuxh ku washay soomali weyn

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 3 місяці тому

    Itoobiya.bad.ayay.doonaaysa
    Ayaa.iydu.leedahay
    Dhagalay..wax.maqal

  • @KhadarKadar-xc8df
    @KhadarKadar-xc8df 3 місяці тому

    Itobiya markay aqoonsiga somaliland kudhawaaqdo ayaanu heshiiska fulinaynaa

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 3 місяці тому

    Somaliland guuleystay guuloow adkee Somaliland guuleystay guuloow cadowgeeda, Somaliland guuleystay
    Gurxantaye maxaad tari
    Qaylisaye maxaad qaban
    Ma indhahaad wax kaga jari.
    Yaahuu yaahuu shar gudban shaydaan xijaaban ka baxs Somaliland
    Maasha allah Somaliland 😊😊

  • @mohamedqiyaas8510
    @mohamedqiyaas8510 3 місяці тому

    Kan hadlaya waxa uu Ka hadlaya sheekadii faashiita ay Somali Ku hadardaamin jirey iyaga oo weerar Ku qaadey Ethiopia kuna af gobaadsan jirey waxa la xoreenaya dul Somali ay leedahey,sheego dhashey, oo beena,magacii Somali baabiiyey,kana buuxda SL naceyb,waar how la isbarey Ka Tali tada,shacabka SL wey tashatey,magacii Somali dib loogu khiyameyn marayo,halkii noo dabqanjirtey wey na bogsateyKkkkkkkk.

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 місяці тому

    War yadeheen Anago ah reer Somaliland ah Ehiopia ayan ka jecelnahay. Ethiopia wa faqri wa sheeko dicifaa. We are 2024 wax la dhici Kara ma jirto

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 місяці тому

    War yadeheen Anago ah reer Somaliland ah Ehiopia ayan ka jecelnahay. Ethiopia wa faqri wa sheeko dicifaa. We are 2024 wax la dhici Kara ma jirto

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 3 місяці тому

    Waar huwanimada toos ucadayso sotan cadawgi x sheelh iyo fiqi nafti kabaxday wa lasaxexaya

  • @asiamusa6539
    @asiamusa6539 3 місяці тому

    Ethiopia sow kii Farmaajo hoosta kaga jiray ee rabay innuu Somaliland ku garaaco.
    Ma markii mawjadii is bedeshay ayaa Ethiopia cabsi Cabsi noqotay yaab.

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 3 місяці тому

    Aqoonsiga Somaliland ayaa ka gubanaysaan nacLadi korkiina ha ahaato xabashida idinkaa ka fog

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 місяці тому

    ADEER AAN KAAGA DIGO NOCAA.
    HALA SHEKAYSAN NOCAA.
    TALADA KA MADOOW NOCAA.
    WAXBA HA WAYDIIN NOCAA.

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 3 місяці тому

    Naagtaas waaba naag xanuunsan somaliland waa maxmiyadii ingiriiska

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 3 місяці тому

    CAARRE NIN RAGEED MAXAAD DUULLI KULA HADLAAYAY ANWAXBO GARANAYN

  • @SiciidGees-ui2re
    @SiciidGees-ui2re 3 місяці тому

    Maxaa kaagalay Exeter iyaa iyo masar madanahoogaan kashaqaysaa

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 3 місяці тому

    Sxb ama gaal noqo ama qaniiis noqo citiraaf intuu cirka kuu jiro ayuu kuu jiraa isaaqland kkkk

  • @Baaruuda2024
    @Baaruuda2024 3 місяці тому +1

    Xamaraawiyiintu caadi maaha.. Hada iyagaaba 6 kalla noqday.. Markaasay ka hadlayaan Somaliland

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      shabeelkii koonfureed ayaa shan kaleeto dhalay kkkkkkkkk

  • @Abdirahmanyousuf-mw5gz
    @Abdirahmanyousuf-mw5gz 3 місяці тому

    NAAGTASI WAA BEENALEY SOMALILAND XORNIMADEEDI AYAY LASOO NOQOTEY PUNTLAND IYO MAMULADAN KALE WAXA LOO SAMEYAY SOMALILAND KU XUMEYS KUMANEY GUULEYSAN

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 3 місяці тому

    Imika ayaaba boqolaal kun oo Oromo ah joogaan wadanka gudihiisa.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 місяці тому

    Heshiuska maxaa loo qarinayaa?
    Etopiya haday Baabul mandamka soo fadhiissato adiga ayaa naag u noqon.

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 3 місяці тому

    Maxaa habarta qadaadweyta idinku daray

  • @BaashdBaashe6129
    @BaashdBaashe6129 3 місяці тому

    Kan cuqdada qaba ambasator waqti iyo cilmi ha ku lumin.

  • @xaroguled3126
    @xaroguled3126 3 місяці тому

    Hhhhhh baroorta day bacaaac bacaaac

  • @AbdirsaqOmer
    @AbdirsaqOmer 3 місяці тому

    Taasi gabsadhaasi ka dhawaaqsiisay wax qiil laga dhigan karo maaha

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 3 місяці тому

    ininku wadani baad tihiin ee maxaa idinka galay heshiiska MOU?

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 місяці тому

    War dadkan maxa ka Siya dad noloshoda ka xun ayey danto uu fakirayan

  • @KayseMuxumed-dq2qz
    @KayseMuxumed-dq2qz 3 місяці тому

    Wani waa dadka qalbadu jabantahy adeer anaga calaacal.hanooĺa imin itoobiya iyo somaliland xidhiidh koodi maaha mid imika bilaabmaya adeer waa mid soojireena markaa itoobiya waan soodhawaynaynaa hadaan somaliland nahay

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 3 місяці тому

    Xamse xariir waxan ku weydiiyey dadkan ka soo horjeeda mou yaa noo soo ururiya sidani ileen waa baahin la dhiiri gelinayo dadka ka soo horjeeda bal ninkan hore intuu hadlayo eeg 25 minit ayuu hadlayaa waxanu wada barobogaando ah in la kiciyo reer somaliland iyo baarlamaanka ssomaliland wuxuu ku leeyey ninkani heshiiskan baarlamanka somaliland aya laga qariyey anigu idin maan fahmin xamse xariir iyo siciid ninka layidhaa

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 3 місяці тому

    Mucaaradkuna wu arkay, xubiina wa lo xiil saray marka adigo oo aya ayad rabta in lagu tuso. Wadanku Madaxweyne ayu leyahay dadkoda uu talinaya. Reer xamar horta iska amusa idinka hadal idin ma banana kuwa dagalka rideau ee Somaliland qasaya wa Somaliya.

  • @BaashdBaashe6129
    @BaashdBaashe6129 3 місяці тому

    prof. Wuxu la doodayaa qof aan waxba baran waxna ogayn.

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 3 місяці тому

    masar waa cadawga Somaliland .

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 3 місяці тому

    Gabadhan Waxaanu u sheegeynaa Somaliland lama mid aha Soomalia sida ay u jabtay malaa gabadhan wax badan baa ka khaldan e Somaliland iyo Soomalia labada dal ka qaybsani waa Soomalia Ee Aduunku na ogyahay Soomalia waxay u qaybsantahay shan maamul goboleed Oo maamul goboleed laguma tilmaami karo e la odhan karo waaba shan dawladood markaa gabadhan waxaan leeyahay iyada malaa mid war haysa maahee maroodigu takarta ku joogta ma arko balse wuxuu arkaa takarta ka kele ama maroodiga kale ku taagan markaa waxaanu u sheegeynaa Somaliland waa wadan Aan haba taraatee la qaybin karin leh xuduudo ka sharci san kuwa Italia Soomalia markaa gabadhan waxaanu leenahay waxaad Adugu jeclaan lahayd balse Aanad helayn.ha noogu sheekeyn

  • @BaashdBaashe6129
    @BaashdBaashe6129 3 місяці тому

    War waa neefe ha la doodin.
    Waa indhabeel.

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 3 місяці тому

    Somaliland kala tagtay waa mideena ma degmada lascanod ayuu leeyahay waa lagu kala tegay dalku waa sidiisii degmadaas yarna way soo Laabanaysaa aqoonsigu marka lagu dhawaaqo, biyaha badda anagaa degan masiirka biyaha anagaa goynayna cidkale kama waraysanayno oo somali ah

  • @HousseinNour-n6g
    @HousseinNour-n6g 3 місяці тому

    Beenale adaa naflacari yah

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 3 місяці тому

    ituubiya oo somilan qaadata baa nooga sahlan inay soomaali na sulaysato!
    raalli baanu ka nahay xittaa haday ituubiya na khiyaamayso.
    ciil aannu soomaali wayn u nolosha aan nala rabin,aan u qabno dabka waannu isku tuuranaa!
    ee shanta nagala baxa doofaarayahow.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 місяці тому

    Sland guuuul

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 3 місяці тому

    ka naxoo nafta waa!

  • @ahmedawad2045
    @ahmedawad2045 3 місяці тому

    Asc🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @abdulkadirhussein300
    @abdulkadirhussein300 3 місяці тому

    Waa nasiibdarro in qofka og taariikhda uu qorayo halka ay ku dambayn doonto haddana ku leh anaga waxaan raadinaynaa in aqoonsi aan helno. Somalida waxay tiraahdaa, " Soojoog kii laga waayo soojiifaa laga helaa". Waxaan dhihi lahaa, "Good luck!!!.

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 3 місяці тому

      imika yaa naga hor taagan ethiopia waar aqoonsigaa dadkan gubaya waa dad xaasidnimada udhashay oo naxLi ka buuxo

  • @GgGff-mc6wq
    @GgGff-mc6wq 3 місяці тому

    Asc waxay ila tahay in soomali ithopian ad mesha noo keenten wa ognahay waxay ka so baxe jamacadaha ithopian mana ka hadli karan wax lidi ku ah danaha waalida ah e ithopia bal isaga so hor kacay balse ha ogaden in dabada dili mar walbana jirin jirtey horta run ahaantii wax lagu yeero soomaland la dhaco ma jirto hadana beenta la isu sheegen soomaland waxay burburta maalinta goosan cade laga qabsaday gudomiyaha ahaantii e ka so jeedayna qaatumo na ka tahay meshan wasirki gashandhigana is casilay reer owdal na warkada cadeysta xumo barlamanka labadan aqal o ka soo jeeda reer owdal na ka so horhesten is afgaradlanka waalatey o ayi isku xayeysinayan r wasare abeyance iyo hogamiyaha muusa o labada baxe ku fashimay siyasaded o shacbka ay xooga ku haystana ku indha sarcadinaya badan idin hayaa iso aqonsi idin hayaa labadan suura gal ma aha tun ahantii red sea ama bada cas waxa wada ila Shanahan dowladod badan eretareya jabuti yamansoomaliya Masar o ka so dega suweyska kacanka Saudia arebia xaramaynka ka ilaaliyo Oman o cirka danbeysay ka so jeeda markan sheego iskana qiyaasi ah waxa uu ku fekerayo r wasarada ithopian abey Ahmedwa sheego caruured ama shimbirayow heegan hees wanaagsan heesa tan hogamiyaha waqtigas ka dhamaday e muusana wey ka liidataa somaland wey burburta gacantada muusayaal ku burburta e,waxan kuwa talinaya lahaa madaxweynahay jabuuti ismacil camaraderie geela ka har reer seediyasha adiga God ku qodayaan anigana kaashadan tolerance anigana karnataka tolayan madaxweynahay dr xasa sheq waxa dhihi lahaa soomaliya u dharatey hogamiyaha museum iyo kooxdisi wax dan ah uma hayaa shacabkas goboladas waqoyiga ka sakow soomaliya kale in ad ku fiisa fedraalkana gobolada gobolada kastaba o is ababulo ha la aqoonsan haha la siiye dhaqalaha ay xaq u leeyihin o buuxiya sharuucda ha fedraalka hana la soo maxkamadeyo kuwii saxixay isgaradka bixinaa badan salacious iyo lug Haye hada la ababulo shacabka gudahisa soomali galbed guul soomaliya asc

    • @CamuudAwed
      @CamuudAwed 3 місяці тому

      Kan doqonka ah waxan dheer Ee Uu qoray hadana Aan la akhriyi karayni waa noocee Jamhuuriyadda Somaliland waa wadanka keliya Ee Umadda Afka Soomaaliga ku hadasha Dal Sheegan kara Xitaa Italia Soomalia Ama South Soomalia Ama muqdisho ba dheh ayey ka curad santahay Muqdisho Oo Aan xor ahayn ayey British Somaliland Protectorate Xoriyad haysatey Ama Hargaysi xor ahayd Adiguna waxaad noo yirinay tuulooyin cadhooday Oo maamulo sheegtay kana cadhooday muqdisho iyo hargaysa Oo caasiyoobey
      Markaad hadlayso waa in Aad marka hore ka hadashaa British Somaliland Protectorate Italia Soomalia iyo French Somaliland Oo hada loo yaqaano Jabueti Dadka Afka Soomaliga ku hadlaa sadexdaa dal ayey leeyihiin Oo iyagu leh Xuduudiha Caalamiga ahaa Ee ay Africa leedahay kuna xusan cahdigii Berlin 1884 kii labada kale shanta lagaga dhigo Ama xidigta Soomalida ku xusani waa maamul goboleedyo Aan lahayn xuduudo cayiman la mid ah xuduudaha Dawladaha African ka ahi leeyihiin sidaa Geography ga u baro hayska hadaaqin e

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 3 місяці тому

    Ethopiya haday timaado xeebaha Awdal dagaal ayaa dhicidoona.
    Dagaal diimeed oo ololiya geeska ayaa dhicidoona.

    • @abiiboladjama1659
      @abiiboladjama1659 3 місяці тому

      Ma adaa karidaya benalaw Ethiopia adiga ayba alshabta

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 місяці тому

      Oromo al shabab xawasho wada to hadey so gasho adiga wxa tahay qof oromo tahay xawasho burburto snm burbur tay

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      xeebtaasi waa Somalilan waana lughay Awdal shaqo kuma laha gobolka salal weeye

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      @@AbuukarMohamed-v4t xafaasho waa maxay xawaash yadu ma cuntaad karinaysaa kkkkkkkk

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 3 місяці тому

      Awadal salal somiya waye so mah oromo riyo ku jirta car ha so gasho

  • @abdullaahijaamac5168
    @abdullaahijaamac5168 3 місяці тому

    Maasha Allah. Xamzexariir

  • @dhagaxoqoti1472
    @dhagaxoqoti1472 3 місяці тому

    waar kani waa xaasid

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 3 місяці тому

    MAXAA KAA GALAY MAU.

  • @issaahmed4949
    @issaahmed4949 3 місяці тому +1

    Awdal State viva

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 місяці тому

    Ethiopia waan soodhawaynaa heshishka Ethiopia iyo Somaliland Ethiopia xaq.bay uledahy inay bada cas inay basic kahesho Ethiopia wa AU Addis Ababa aduunkuna MOU waa Lagu raacsanhy aduunku Somaliland Meel stragies oo badacas aduunkuba kulo lamayo Ayaa Allah dhigay siib redsea aqoonsiga Somaliland waa helaysaa ethipia fure utahy

    • @maxamedxuseen1740
      @maxamedxuseen1740 3 місяці тому

      Itoobiya marka ay dhabarka kaa fuusho waxba hayga siinin.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 місяці тому

      @@maxamedxuseen1740 Damac iyo hinaasoow waxba haydar daar werin dhalku waa dal kaygii