MashAllah Alle ha dhowro Xasan Djibouti 🇩🇯 si wanagsan baan u qana waa wiil Illahay ku xidhan oo ahlu salaah oo marwalba masjidka shantiisa salaadood ku tukada. Taasi waxay ku toosaysa inuu qofki Alle marwalba ku xidhan Alle ku cawinayo
*sheekhada ninkan waxay ina tusaysaa ninka XAAS fiican ILAAHAY siiyo inuu dadka ka hor maraayo waana tii soomalidu hore uga maahmaahday ee lahayd NIN KAA GABADH FIICAN WELIGAA MA GAADHID nin xaas wanaagsan buu alle siiyey alle ha isu barakeeyo* ❤❤❤❤
This guy has amazing wife because she’s the one who helped him save all the money. Ladies take note and work with your husband as a team instead of competing with him.
Masha Allah south africa Allah muslimka kudhaqan xafido iyagana diinta soowada galiyo amiin. Yarkaa xasanjibouti Allah gabadh wanaagsan siiyaay ayuu kubad baaday xaqiiqdii hooyo wacan dheh wataa hada heshay nin waxkasta haysta waayaha hadaan la isugu samrin lama gaadho Allah barakeeyo qoyskana.
Masha Allah ninkaaan nolosha waa ku soo jabay waana ku guuleystay masha Allah waxaaana caawiyay xaaska wanaagsan ee aad qaaliga u ah Allah ha u barakeeyo aniga iyo asxaabtayda hana siiyo ayada oo kale3
Ninka leh somaliland ayaan wakiil u ahay 20 sano ka badan ayuu south Africa jooga nolol khiyaali ayuu ku noolyahay..war somaliland cid taqaano maleh ee sida Hassan jibuti u sheqeyso
Bal eega ninka weyn ee beenta isugu sheekeynaya waar iga walle Soomaaliland wax la yiraahdo in aysan jirin oo inagaa ka daalnay oo ka quusanee sida wiilkaa yar u xamaalo iimaanka lagaa sii qaadye
@Mustafa Yusuf ado nan caytaminaa wax shegi karta mida kalana qabil Gono ugaayo ad san u nqonaysa Mise dadka kale xogaa ku gooni walhi somali qabil kama baxdo waligedna lugahay is qabqabsanayaan oo xata kuwa hada isku magaca watay ka dhax qarxi oo ba basaal marba midba fiqmayo marka Hal xabo hafiiqin ma istaagayee walhi wan ku hubaa qiyamaha ka dhacayo wayo basal ma istaagto nin walba tulo goosana marka an aaragno meshay ku danbayso ado mahadsana waligada si walaltiniamda ku jirto uhadal cay nina way ka fogen waxna kuma tarayso
Wiilka waa fariid waliba aan xasid eheen . Alaha ubarakeyo maalkisa iyo caqligisa amiin . Masha alah 🇩🇯🙏🇸🇴
instaBlaster...
Ninkastoo heer gaadha haween baa ka danbeeya, maansha allaah gabadhaasi xaas wanaagsan weeye.
MashAllah Alle ha dhowro Xasan Djibouti 🇩🇯 si wanagsan baan u qana waa wiil Illahay ku xidhan oo ahlu salaah oo marwalba masjidka shantiisa salaadood ku tukada. Taasi waxay ku toosaysa inuu qofki Alle marwalba ku xidhan Alle ku cawinayo
South africa miya hader ku noshay wl
Saxiix 100
Xasan wajigiisa nuurba ka muuqda, waxana keenaya inu xalaal quute yahay Alle talo sartay dedaalna sameeyey, xasan waxa ku cadaynaysa sida aanu waxba uqarin shekadisa mushaharkisa chances kiss wu ka faidystay, maasha allaah Alle walal haku barakeyo ganacsigaga ❤️
*sheekhada ninkan waxay ina tusaysaa ninka XAAS fiican ILAAHAY siiyo inuu dadka ka hor maraayo waana tii soomalidu hore uga maahmaahday ee lahayd NIN KAA GABADH FIICAN WELIGAA MA GAADHID nin xaas wanaagsan buu alle siiyey alle ha isu barakeeyo* ❤❤❤❤
Mashalah mashalah dumar badan oo fiican ayaa jirah oo ninam xuni qabaan.
Waa xaqiiiq
This guy has amazing wife because she’s the one who helped him save all the money. Ladies take note and work with your husband as a team instead of competing with him.
Hassan jabuti gacan aya utagey guleyso huno wahan ku rajeynaya horey mar wacan ✌
Samigeey Hassan tusaale & dhiiri galiye iinoqday kun dollar kabadan kushaqeeyaa kumana qanacsani balse markaan daawaday Hassan iimaan iiga siyaaday waxaan Allah karajeeynaa inaan dadaal & hal abuur la.imaado.
Allow qofkii kaa jiran kuu caafi fadlan like ii saar
Amiiin waana kuu saaray liketa
Mansha alah Walhi waa nin adag Lkn gabar fican ayaa gacan qawatay
Masha allah alle xooga haw barakeyo isaga iyo inata hamiga lehba
masha alah weriye herere howl wacan baad haysaa safiirka soomalida oo dhan baad tahay
Safiir axmed jaamaac aadbaan kusalaamayaa sxb haybadii iyo quruxdii madaxdu waa kaamuuqataa waan xasuustaa 2008 mar capetown noogu timid oo shir jaaliyada kuuqabanay waligàaba aad baad uga muuqatay hawlaha jaaliyada somaliland southafrica
Hassan Djabuuti Waa Nin adag.4000 Dollar bill walba qaato iguma filna wlahi.Balwadna ma lihi.1000. Kaliyaan bill bixiyaa.waar Soo duceeya
Masha Allah south africa Allah muslimka kudhaqan xafido iyagana diinta soowada galiyo amiin. Yarkaa xasanjibouti Allah gabadh wanaagsan siiyaay ayuu kubad baaday xaqiiqdii hooyo wacan dheh wataa hada heshay nin waxkasta haysta waayaha hadaan la isugu samrin lama gaadho Allah barakeeyo qoyskana.
Waa xaqiiiq walahy
Masha Allah ninkaaan nolosha waa ku soo jabay waana ku guuleystay masha Allah waxaaana caawiyay xaaska wanaagsan ee aad qaaliga u ah Allah ha u barakeeyo aniga iyo asxaabtayda hana siiyo ayada oo kale3
Mansha laah waa wiil xikmad le
mashalaah wAA maskax fican xasan muuse xasan dhaliyardu ku dayda shaqo wey taala meel kasata qof kii shaqeysanya
raggi somalidu wali may dhiman wan farxay markan wiilkan arkay raju ayuu i galiyey ah inay jiran ragg somali ah o hard worker ah ninka hbn iyo malin 7bil shaqaynayey allaw ku dhawr inbadan oo balaayoo dhan kaa xijaab awladana kuu barakee
Mashalah wariye c/Salam hereri iyo ganacsadahaas da'da yarba way mahadsanyihiin wax badan ayaan ka korodhsaday
Mashaa alaah. Ilahow cadaw ka qabo. Guul ayaan ku rajeyna
Macha'allah Hassan horey u soco si fian
Masha Allah xasan waa nin dadaal badan
RAG NAAG BAA KALA HORMARISA.
Mach Allah Xasan Waa Nin Hami Fog Leh , Ilaahay Ha Garab galo Aduunka , waxaan Looso Rafaadin Lama Helo
Please kasoo hadal tahriibka nooc kasto uu yahay bad iyo berriba iyo dhibaatooyinkooda Inshaa'Allaah
*Maasha allah!! Allaha kuu siyaadiyo business kaga brother..*
Ninka leh somaliland ayaan wakiil u ahay 20 sano ka badan ayuu south Africa jooga nolol khiyaali ayuu ku noolyahay..war somaliland cid taqaano maleh ee sida Hassan jibuti u sheqeyso
*NINKAN WAA FARIID WAAHAY ALLE HA GARAB GALO* ❤🙋♂️
Wooow❤❤❤❤💋 geesi kudayasha mudan waa macalinkeyga
Manshallah dadalaa xaaji cabaash wuu gadha dhafana
🇩🇯🇩🇯👍 well done Hassan mousa Hassan
Adeero Hereeri guulayso
Ninkani waa sxbkay dhagax oo kale Maansha allah
Masha alaah wiil geesiya dadkaygii ree djibouti iyo marwadiisa gaarida ah
Maasha Allah tabarakallah alle haku barakeeyo ganacsigaaga walalo calool adeyg waa alle wehelkiis.
inaad xaaskaga wadato markasta waxay kaa saacidaysa in si xasilan aad uga gudubto rafaad kasta, lkn waa gabar sabur leh oo ahayn mid dhal-dhalaalka iyo shilimadka aduunka baacsata
Hore usaco abdisalan heriri iyo universal tv
masha allah ninkani wuxu leeyahay taariikh ganacsi oo wanaagsan waana arin dhiirigalin karta dadka raba inay ganacsi bilaabaan
Sxb xasan waa kuu imaanayaa waana kula tashan
Mashaa Allaah ilaahay ha ku xifdiyo
Masha Allah Allah ishaa haka xiijaabo
Hasan waa tusaale muuqda oo ay dhalinyarada ku dayan karaan wlhi waa nin karmed.
Masha Allah waa nin interprenuer.
Asc ninkani jabuuti lacag ayuu kasooxaday lacagtaa ayuu kusootahriibay
Jabuutawi waa survivor
Xasan magacii dalkiisa korbuu uqaaday waa wiil mudan inlagu daydoh
Qofkii labaad ee comment ka bixiya hareeri aqoonyahan nooloow
Mansha.allh.gabadha.waa.xas.wanagsan
My Role model ❣
Wiilkaan wu shaqeystaa Aniga marqaati ka ah xasan salaama walalo
Asc sxb iwaran wa Hassan jabuuti
@@hassanmusahassan1368 run mia
Ascm
Twain iyo chine 😎😎😎
Xasan jabuuti waa leg
Masha alaah dadalaa wagaaraa
Mashalah mashalah
Masha alaah mujaahid nololed
Every successful man there is behind a women 💯, a truly saying
Manshallah ilaahay hako galo
Manshlh
ALLA YAA CIZAK
Msha allh ilahay hausiyaadiyo
Mashaallah
Hareeri waan kusalaana
Kan yari waa layaab waa fariidba
sida China Tawen 🤣😂😂
dhul gaajo ka yimid waa inuu shaqeeystaa
Hareere Cepwon i mow
Aad baan ula dhacay ninkaan reer jabuuti markiisii hore buusan soo baran fadhi ki dirir waana runtii in uu nimco haysto aysan oolin yurub iyo mareeykan ma inta suuqa tagto oo aad soo gado sii gado hhhhhhh waa meel xornimo taalo
Xassan muuse xassan xassan jabuuti
These is only one Somalia
Alla been bdna ninkan dhahaya somaliland safirkeda ahay safarad iska daye xita hal qol kuma laha halka aniga joga Wlhi
😂😂😂😂
Wadan waliba wuu yaqaanaa Somaliland hhhhhh
Waliginba.somali.land.bena.kuhaya.af.maran.mesha.ku.haya.
Bal eega ninka weyn ee beenta isugu sheekeynaya waar iga walle Soomaaliland wax la yiraahdo in aysan jirin oo inagaa ka daalnay oo ka quusanee sida wiilkaa yar u xamaalo iimaanka lagaa sii qaadye
Kan mesha calanka qabilka laso fadhiyo muu sida cunugas uu u shaqaysto fadhi ku dirirka
@Mustafa Yusuf ado nan caytaminaa wax shegi karta mida kalana qabil Gono ugaayo ad san u nqonaysa Mise dadka kale xogaa ku gooni walhi somali qabil kama baxdo waligedna lugahay is qabqabsanayaan oo xata kuwa hada isku magaca watay ka dhax qarxi oo ba basaal marba midba fiqmayo marka Hal xabo hafiiqin ma istaagayee walhi wan ku hubaa qiyamaha ka dhacayo wayo basal ma istaagto nin walba tulo goosana marka an aaragno meshay ku danbayso ado mahadsana waligada si walaltiniamda ku jirto uhadal cay nina way ka fogen waxna kuma tarayso
@Mustafa Yusuf jabuuti 4 jeer bay tul ahan qa yartahay somaliland dad ahan 3 jeer walalo
Somaliya waa somaliya
Isku mashquula oo Somaliland qalbiga ka saara markaas baad nabad iyo horumar helaysaan Somali Italia
Why is this a news to us? Crab