Hereri iyo Degaanka Soomaalida Qaybtii 3aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 235

  • @yahdhipato9679
    @yahdhipato9679 3 роки тому +5

    Awaare dhagaxbuur qoraxay godey ilahaw yanan dhiman Anoon tagin.Abdisln herari wankutagera Allah hakusharfo wllo❤❤❤❤

  • @cabdikariinofficial3805
    @cabdikariinofficial3805 4 роки тому +14

    Maansha allaah Horta Hereri iyo Barnaamijyada uu Sootabiyo Aad Ayey Uxiiso Badan Yihiin Mida Labaad Waan Taageeraaa Wariye Cabdi salaan Hereri

  • @khadarahmed3774
    @khadarahmed3774 4 роки тому +9

    Waaaw waa dhul taariikh weyn leh from hargeisa

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 4 роки тому +18

    SOMALI STATE AWOOWGAY AWOOWGIIS BAA KU DHASHAY ABAHAY BAA KU DHASHAY ANA CEEL BAXAY BAA KU DHASHAY 1975

  • @peaceandstability9962
    @peaceandstability9962 4 роки тому +8

    Magaladaan ku dhashay kuna so barbaaray wakhtigaygi ugu baddana iyadan ku so qaatay markaan daawanayo clipyada oo kale waxaan dareena inan jooga aad iyo aad ba u jecalahy awaare waxa rajynayaa inan mar uun mu laaban doona insha'allan
    Intii ree awaare dawata video gan si gaaran u salamayaa 👋

  • @blackdunya2590
    @blackdunya2590 3 роки тому +2

    Allah ya cisak hereri muuqaalada caqiibada leh aad nooso gudbiso

  • @maxamedidiriscabdi5711
    @maxamedidiriscabdi5711 4 роки тому +6

    😆😅😄 odeyga bidarta lahi ma RUWAAYADUHU MATALI JIREY WAA XARAAPO

  • @Hawd
    @Hawd 4 роки тому +3

    Daroor next stop. Awaare waxan tagay ano yar aniga iyo abahay

  • @xirsiducaale4652
    @xirsiducaale4652 4 роки тому +2

    Waa taariiq wanaagsan walaala yaal!

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 4 роки тому +8

    Somalidu waa isku mid meel ay jooganba.. Yaa reer Burco ah like 👍👍ta hayla dhaafina

  • @dubaddubad7520
    @dubaddubad7520 4 роки тому +8

    Man sha Allah
    Adeerkay Abdi cumar dubad oo ah adeerka madaxwayne mustafe cumar dubad inaan arko aad baan ugu faracsanahay

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 роки тому +8

    Cabdi maax ilaahay hawnaxaristo he was from my town Qandala Puntland Somalia 🇸🇴

  • @xamsexidig4122
    @xamsexidig4122 4 роки тому +8

    Hereri koriha taariikhda ilahay cilmiga iyo caqliga hakuu barakeeyo

  • @nasirmano4055
    @nasirmano4055 4 роки тому +6

    Barnamijka aad bnu ula soconaaye
    Wkhtigiisa kuso gliya
    DDS dhul taarikhiya oo Somali dhamateed Ku faanto
    Form hargeisa 🙌

  • @AB-880
    @AB-880 4 роки тому +1

    First one
    Go forward Hereri

  • @burhaan-ducoqabem.3863
    @burhaan-ducoqabem.3863 4 роки тому +7

    Ninka madaarka kacay ee Awaare hayn jirey, waa riwaayad caadi ah. Haahahah

  • @ridwanabdirahman6117
    @ridwanabdirahman6117 4 роки тому +3

    waad ladaahdeene qaybtii Afaraadna soo daaya adeer

  • @abdijacayl
    @abdijacayl 4 роки тому +5

    Ala yaa iska dega kobtaa oo gabar soomaaliyeed ku dhaqa, sida neefta weylaha ama neecowda caashaqa hawada ka nuuga
    Dhamaan waan idin slaamayaa bahda universal tv iyo reer jarar ba

  • @awaare7458
    @awaare7458 4 роки тому +8

    Mansha allah awoowgay cabdi mahad omar dubad alle haku hafido aragiisa waxa igu danbeysay 2008 ❤️❤️

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Рік тому +1

    Masha Allah wa dhul aad u qurux badan guulayso walal abdisalam hareeri

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 4 роки тому +2

    ABAHAY 3 SANADOOD BAA LAGU XIDHAY MARKII LAGU WAREEJIYEY GOBOLKA SOMALIDA ETHIOPIA WAAY DAGALAAMEEN GASHAAMO IYO DURUQSI 1953 15 JIR BUU AHAA SADEX SANADOOD BIRISH MANDHEERA GEEYEY

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 3 роки тому

    Mashalah ilaahayi cimriga haw dheereyo anagana cimrigooda hanagaadhsiyo

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 4 роки тому +1

    Cabdi ilay markiisuubuu marayaa wuxuu sii dhigtay maanta cidii tacadi lagu sameyay maantay isna wuxuu marayaa wuxu dhigtay alle haku cadaabo cabdi ilay

  • @MohomudMYusuf
    @MohomudMYusuf 4 роки тому +5

    Odayga shaarka cad wlhi hadalkiisa yaan lgu qabsan 🤣🤣🤣 maan dhameyba kulahaa

  • @abdalaahmed3267
    @abdalaahmed3267 4 роки тому +5

    Wow hablaha dameerka raraaya caadi ma ahan

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 4 роки тому +1

    Dhulkaan quruxdisa muxuu taraya waanalaga haystaa

  • @MOHANHAYBE
    @MOHANHAYBE 4 роки тому +3

    Haaye haaaye haaaye 😂😂😂

  • @xamralive
    @xamralive 4 роки тому +3

    Soomaali Caqli Allaah ha siiyo dhul qurux badan oo qiimo badan baa Allaah siiyay ee

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 4 роки тому +3

    Masha allah wax bdn programm kabartay dhulka somali galbeed arag lkn wan maqla alaha somaliya nabad hakayelo dhul wan haysana allow dadkeena nimcadas adunka kale haysan dadkayga tus yarabi quluubtooda miday

  • @ahmedabdiaziiz4682
    @ahmedabdiaziiz4682 4 роки тому +1

    Hareeriyoo noo soo duub GALBEEDKA fog ee SOMAALIDA OROMADA is dhexgaleen NIMANKAA CIISAHA, GURGURAHA, GARIIRE IYO JAARSO

  • @dhaayoentertainment3956
    @dhaayoentertainment3956 4 роки тому +15

    Masha Allah D.D.S.i dhul Hodan ah wallee itoobiya dhul qaaliya ayay Haysataa ingiriis ayaana gacanta ugaliyay inkaar qabe

    • @ridwanabdirahman6117
      @ridwanabdirahman6117 4 роки тому +2

      Ethiopia mahaysateen hadayna Somalidu Halgamayaashii ONLF udhiibin Ethiopia

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 роки тому +2

      sxb DDSI maaha Waa laga reebay itoobiya DDS ayaa la dhaa taas ogow magacan aad wado jooji Itoobiya degaankan soomaali itoobiya kuma dari jirin 2006 ayay bilaabeen cadawga soomaaliyeed

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 роки тому

      sooma aragtid Degaanka soomaalida in uu ku diyaarinaayo heriri barnaamijka

    • @dhaayoentertainment3956
      @dhaayoentertainment3956 4 роки тому

      @@mahamedcudhi7497 DDSI xaraf kaliya oo laga reebaa micno sameyn maysee soo itoobiya kuma hoos dulmana oo kuma hoos jiran waligoodna ku hoos jiri mayaan

    • @dhaayoentertainment3956
      @dhaayoentertainment3956 4 роки тому +1

      @@ridwanabdirahman6117 waa run

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 4 роки тому +3

    Somaalida xabashida walaalaha uguyeerow kuwaan idinkama jecla ee saas iyo kadaran bay idiin gumaysan ee somaaliyeey indhsha kala fura oo xabashida iyo damaceeda xun iyo cadaawada ay idiinqabto u midooba

  • @isismadeinisrael.6929
    @isismadeinisrael.6929 4 роки тому +4

    WAXAAN MAQLI JIREY "AMXAAR LA ARAGYAA FARANJI XAAJI"".

  • @bvzykl7577
    @bvzykl7577 4 роки тому +17

    Awaare dhul Ogaadeen Mz subeer reer isaaqa woow😍❤️❤️❤️❤️

    • @maxamuudkhadar558
      @maxamuudkhadar558 4 роки тому +3

      Mansha Allah wa dadkeeni iyo dhulkeni somali

    • @4eye807
      @4eye807 4 роки тому +2

      Ciidagale iyo reer isaaqba wada dega
      Maxaad taa ka tidhi

    • @maxamuudkhadar558
      @maxamuudkhadar558 4 роки тому +3

      @@4eye807 mansha Allah waa dad somali oo tolkay ah dhamantodba, ilahy ha ina barkeyo dhamantenba

    • @mohamoudabdi6210
      @mohamoudabdi6210 4 роки тому +3

      Waa la wada degaa. Ciidagale iyo Ogaadeen.

    • @izunaahmed1422
      @izunaahmed1422 4 роки тому +2

      Waa dul Ogaden Mz MashaAllah

  • @asiyacadeey6989
    @asiyacadeey6989 4 роки тому +4

    Maansha.allah my mother land awaare waan jeclahaay

  • @83587
    @83587 3 роки тому +1

    Ethopiyo Allow baabi i oo magacooda adduunka ka tirtir iyo kuwii u shaqeynjiray

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 4 роки тому +2

    Masha Allah heen subxanu watacalaa somalida jecelee bal dhulkuu inadajiyay eega alx ILaahow hamigayga ah inay mar uun somali oo isawada raacda noosuragali kuwii kaqaybqaatana naga yeel amiin.
    Tacayadaa lagala kumay eprdf na iyagoo kashanaya dad somali ah Allah kajaro maalinta qiyaamaha dibna uguma sooceliyo umada.waar idinkuna Allah swt kushugriyoo dawlada hada aad haystaan taageera. Allah maalin uun iisuura galiya inaan dhulkaa booqdo insha Allah aniga iyo gabadhaan jeclahay amiin. Mahadsanidiin A/salan iyo buurgabo

  • @ahmedguumbe8363
    @ahmedguumbe8363 4 роки тому +2

    Wallhi dadka soomaaliyeed ee Ethopeia Naga haysto dhib waa soo mareen illaaheey xoriyad hasiiyo

    • @axmedyare2404
      @axmedyare2404 3 роки тому +1

      Ameen ya rab

    • @buunifilms8448
      @buunifilms8448 3 роки тому +2

      Ka alshabab iyo amisom haysato
      Haka reebin kaasaa duco adag ubaahane 🤲

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 4 роки тому +3

    Ninkii geela soo lugaysiin jiray godey ilaa hargeisa meeyay kuma jiree

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 4 роки тому +2

    qardhacaa airport ka sheekaynaya malaha waa ciidagale , lahjadiisu waa qosol

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 роки тому

    Maxay beero uga samaysan waayeen

  • @xilwaxaaji7414
    @xilwaxaaji7414 4 роки тому +2

    Odayga yar waa iga qosalsiiyay tolow ma isaaqbaa kkkkk

  • @aishakuus60
    @aishakuus60 4 роки тому +3

    DHULKA SONALI BAA LEH MAXAAD AMXAARO HEESEESA NAGA TUSEEYSAA.
    HARERI WAA NALAGUKAA SOO QATAARAY.

  • @searchrightthings.947
    @searchrightthings.947 4 роки тому

    Masha Allah very interesting documents.

  • @yaxyeaadam8306
    @yaxyeaadam8306 4 роки тому +4

    Aar waxan naga daaya ama cadi usoo daya
    Wiigii 2jeer sodaya

  • @ugaasabdirahman614
    @ugaasabdirahman614 4 роки тому +2

    Lakin gurdumi socod miyaa ku dhaafteen

  • @Abuumascuud2020
    @Abuumascuud2020 4 роки тому +1

    Haaye Haaye Haaye

  • @sheekhabdillahi7318
    @sheekhabdillahi7318 4 роки тому +3

    Qaybti afraad meeday dee waa mudo dhaafe

  • @dallahahmed6101
    @dallahahmed6101 3 роки тому

    “Tacadi haduu jiro halkan Awaare ayuu ka dhacay” waan kaxumahay wixi dadkaa xadgudub loogaystay, ilaah mamooga wuuna ka abaal marin doonaa kuwii xadgudbay

  • @abdiazizdahirloxos4553
    @abdiazizdahirloxos4553 3 роки тому +1

    Ilaahya halacanado cbadi ilay iyo wixii l ashaqyanyay ee umadd cadaabay.

  • @saacidsamakaab9997
    @saacidsamakaab9997 4 роки тому +1

    Barnaamij noociisii uhoreeyey ee ka daawado dawlada deegaanka soomalida mahadsanidiin dhamaan wariyaayasha qiimaha badan

  • @abdirizakkoon6151
    @abdirizakkoon6151 4 роки тому +1

    Masha allaha

  • @onkodhilaac3516
    @onkodhilaac3516 4 роки тому +2

    ab ka fac wa halkaan ka so jeedo waxaana isu haystaa markii abtirsi la yidhaah 3da qoys e soomaali ugu magac dheer baana ku abtirsadaa wa ugaasyada re cabdile dalal magan iyo saldanada re isaaq dalal guled iyo saldanada reersheekh isxaaq ciida gale ree guuleed nacalaa shaydaan ku yaalee yaa naga tun wayn hadana soomaali nimo wax ka yar ma ogoli ilaahaw somaali isu qalbi xaadh aamiin

    • @user-sr86ui3xsuexi
      @user-sr86ui3xsuexi 4 роки тому +1

      @JIMY CARLOS war Nimankii soomaalida ugu laandheereysnaa ee HARTI meesha ma Joogaan miyaa ..... Hadaa meel shidan maaha kaftan

    • @izunaahmed1422
      @izunaahmed1422 4 роки тому +2

      Meeeshan ciidagale majoogo, dulku waa dul Ogaden

    • @onkodhilaac3516
      @onkodhilaac3516 3 роки тому +1

      HHHHHHHHH
      WIXIINUBA WADA LAANGAAB BAATIHIIN ANAANA IDIN KU HOREEYA ILAAHAW TAQWADAADA IYO CIBAADADAADA IYO WAXAAD RAALI KA TAHAY NAGU HANUUNI
      WARYAADHA WALAALNIMADA HA KA TAGINA SOOMAALI WAA QOYS QUDHA ABTISIIMO QUDHA WADAAGA HANA OGOLAANINA DABA DHILIF IDIN KALA GOOYA.
      AAD BAAN IDIIN SALAAMAYAA

  • @awaalehofficial4789
    @awaalehofficial4789 4 роки тому +5

    Waar markad daroor maraysan ijooga

  • @sali1269
    @sali1269 4 роки тому +2

    Mansha allah walle wa dhulbarwaqo ah illahayo no xore

  • @carfaaye3000
    @carfaaye3000 3 роки тому

    Waxa sidaaas dadkaan somalida ah u gali jiray ma dowladii siyaadbare baaa

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 4 роки тому +1

    MADAX WAYNE MUSTAFE GOBOLKA SOMALIDA DHULKA SOMALIDA ISKU FASAX DHINACA IS DHEXGALKA IYO DHAQAALAHA SI BULSHADA GOBOLKA SOMALIDA SI NOLOSHA DADKU ISKU BADESHO XAGA NOLOSHA WALAAKIIN OO IDINKA SOO SALAMAYA SWEDEN NOOLAADA

  • @fadumoshugri6245
    @fadumoshugri6245 3 роки тому

    Waa run Awaare baan ka soo raacay diyaarad anoo ku socda Diridhaba

  • @hargeisagarxajis5263
    @hargeisagarxajis5263 4 роки тому +1

    Halka Calanka Ethiopianka ahii ka muuqdo waynu ku badali karnaa calankeena cawaale somaliyeey danahiina garta

    • @buunifilms8448
      @buunifilms8448 3 роки тому

      Calanka Somalia maxaa meesha keenaya damac badnidaa Yaab
      DDS🇬🇶💯❤

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 4 роки тому +1

    Bal eega oo dhegeesta sida Ethiopia nku dadkaan u galeen xanuun

  • @ilhaanabdi1210
    @ilhaanabdi1210 4 роки тому +2

    Mansha allah hereri

  • @nasramohmed6574
    @nasramohmed6574 4 роки тому +1

    Somalida qabiiladeeda aan waligood dagaalamin Ayaan codsanayaa in dhamaan gobolada iyo tuulooyi nba

  • @mohamedG21
    @mohamedG21 4 роки тому +2

    Inaba caadi Ma aha

  • @hargeisawiofficial1686
    @hargeisawiofficial1686 4 роки тому +1

    Kan wariyaha ah wlhi waa mala yacni. Koontinarka xiliga dadka lagu xidhi jiray iyo dadka ku xidhi jiray maxaa uu dadka u waydiin wayay 😡😡😡😡

    • @buunifilms8448
      @buunifilms8448 3 роки тому

      Waa guumeystihii Ree galbeedka
      Ingiiris higaaminayey Nacalad haku dhacdee
      Maanta dad baa u cararaya yaab

    • @seidismail8938
      @seidismail8938 3 роки тому

      Waa xabashida walaal.

  • @mustafeabdi8600
    @mustafeabdi8600 4 роки тому +1

    Asc Universal Tv qaybaha kale ee barnaajimka nooosoo dadaji waa barnaamij xiiso leh‘e

  • @mohamedmusa2433
    @mohamedmusa2433 4 роки тому

    Qeybta 1

  • @omerabdirahman3130
    @omerabdirahman3130 4 роки тому +1

    odayga gaaban ee madaarka laga waraysanayo waaba funny lkkkkkk

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 4 роки тому +1

    AWAARE WAA MAGALADII MADAX WAYNE MUSTAFE CAGJAR MASHALAAH MUSTAFE MADAXAAGU KOR BULSHADIISA NABAD BUU DHEX DHIGAY MA JIRO LEADERSHIP SOMALI LA MIDA WAQTIGAN

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 4 роки тому +2

    CALOOSHA II XANUUNTAY

  • @zozodeep8557
    @zozodeep8557 4 роки тому

    Wa. Cadow. Meel. aan. Hawo. Laheen ayeey. Xabashida. dadka. Ku iri. Jirtay allaah. Haka. Qabto dugaagaas

  • @kaderabdi8241
    @kaderabdi8241 2 роки тому

    Ogadenia

  • @shakirismail9984
    @shakirismail9984 4 роки тому +1

    Aar heestaa iisheega somaliyay magaceeda awaare iyo dhagax buur ka hadlaysa

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 4 роки тому +1

    SOMALIDA QOOMIYAD AH QOYS QOYS BAANU NAHAY

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 4 роки тому +1

    Waaa mahadsan yhy weriyaha iyo Universal

  • @caliculinhochanel5445
    @caliculinhochanel5445 4 роки тому +2

    3 oday oo ciidagala uum weeye 3dani mar hadanay eegi odhan 🤣🤣🤣
    Waa magaalo ciidagale

    • @khadarhassan74
      @khadarhassan74 4 роки тому

      😂😂😂

    • @musharraf1146
      @musharraf1146 4 роки тому +1

      Mesha mxa cida gale kenaya ma burco barbara u qabtaa

    • @caliculinhochanel5445
      @caliculinhochanel5445 4 роки тому

      @@musharraf1146 maxaa keeni wayay awaare saw magaala ciidagala maaha sida daroor iyo gaashamo kale

    • @abdikade4218
      @abdikade4218 4 роки тому +1

      Waa reer isaaq mid baa aha walina madaxawaynaha dds areekii abiis ladhashay niyow ma rabasa iyo daroor baa Mooday cidagale waa Degan gobolka jarar ee aware nimankii laha baa hadlaya walal

    • @somalimugaabiking1049
      @somalimugaabiking1049 4 роки тому

      Reer guuleed suladaan ciidagale waa dagaan

  • @abdinasirabdullahi4734
    @abdinasirabdullahi4734 4 роки тому

    Cabdisalaan Hareeri waa in uu Dadka si xush madleh mid gaarkiis wax u weydiiyo muxuu sidii veelal Dadka waaweyn isaga horkeenayaaShan shan kaliyaa ku filan

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 4 роки тому +5

    Wa dhulki daahirka aha ee gobta degi jirtay

  • @bisharqoje7910
    @bisharqoje7910 4 роки тому +1

    Maashallah

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 4 роки тому +1

    Awaare waa magaalada kalaqaybisa ISAAQ iyo OGaadeen jidka dhexmara ayaa kala badha oo xuduuud uah Ciidagale/ Isaaq iyo Reer Isaaq/0gaadeen

    • @abdikade4218
      @abdikade4218 4 роки тому +1

      Niyow waxa aad wada ee dadka ha isku dirin awaare isaaq waa dhegan yhy qaybna Kuma laha ee waa dad somaliyeed ree isaaq oo maxamed subeera leh awaare ee xad ma Maro

    • @mohamedmohamud5948
      @mohamedmohamud5948 4 роки тому +2

      Awaare waa magaalo cidkastaa dagi karta somali qabiilkay doonto haka ahaatee lkn lama'wada sheegan karo waa dal ree subeer ree isahaaq ciidagale waa usokeysa rabaso way dagi karaan wayna daaqi karaan lkn masheegan karaan

    • @liibanmumin6582
      @liibanmumin6582 4 роки тому

      @@mohamedmohamud5948 Awaare xarunta ugu wayn SNM ee saldhiga kulahayd iyo tababarka kuqaadan jirtay yay ahayd siday kudhacday hadaanu ciidagale degaan ahayn ilayn jabahdihii ogaadeenka colaadbaa udhaxaysee SNM

    • @abdikade4218
      @abdikade4218 4 роки тому

      @@liibanmumin6582 deee mingist waydii Ethiopia dajisay taariikhda raac saw somalia iyo Ethiopia iskumayna hubaynaynin mucaarad ee qabiil ahaan Mayna uga dagalamaynin saas ula soco

    • @abdikade4218
      @abdikade4218 4 роки тому

      Snm waydii waxa waa siyaasadii ithiopia ay ku burburinaysay somalia waqtigaa ee maad fahan tahay cidagale waa Degan yahay rabaso iyo daroor maad aragtay qof udiidan

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 4 роки тому

    Awaare ma Isaaq baa dega mise OG?

  • @hooyosomaliyeddream8841
    @hooyosomaliyeddream8841 4 роки тому +1

    Wadankaygii wali arag allow igu sin aniga jarar tagin gurigii abahay kudhashay

  • @bossman1024
    @bossman1024 4 роки тому

    Meedey qaybtii labad maxad uqarisen cadeeyan sababta

  • @mahameda.rahmaan3657
    @mahameda.rahmaan3657 4 роки тому +1

    8:40 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 3 роки тому

    SubxaanAllah dadka DDS waxba kuma noola ma halkaasa lagu xidhi jiray

  • @mustafeabdi8483
    @mustafeabdi8483 4 роки тому

    programku wa iska furan waxa ay ahyd in qayb kala duwan o nolosha diirada lagu so saaro waqtina la galiyo: sida dhaqaalaha, kaabayasha , arimaha bulshada, hab-dhaqanka nidaamyadii kala duwanaa, kobaca degaanka....... lkn saani wa microfan iska qaado la dhex mar dadka.

  • @mohamedbixi1885
    @mohamedbixi1885 3 роки тому

    Dad bilaa naxariis ah ayey ahaayeen dadkii falkaa ku gici jiray

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 роки тому +1

    Airport kacay. loooooooooooooooolz

  • @sakariyemaxamed8941
    @sakariyemaxamed8941 3 роки тому

    Waa eribood kayacay hhhhhhh cabdisalaan hereri

  • @siciid666
    @siciid666 3 роки тому

    awaaare maalintii igu horeysey lug baan ku soo galay gaari baaa naga jabay 2005 bay ahayd
    laakiin awaare da,deeda isma lahaan magaalada

  • @somalia6633
    @somalia6633 4 роки тому

    Degaanka tariikhdiisa, dhaqanka, khayrdaadkiisa iyo nolosha guud inaan ka daawanaan rabnaaye, buurgaabo guulwadaynta uu nala soo galay hanaga areyare, nusa saac waraysi dawladeed baa ku khasaaray, markaa barnaamijka si macaan buu ki socdaaye siyaasiyiinta naga yareeya. Thnaks

  • @abdulkadirabdi102
    @abdulkadirabdi102 4 роки тому

    Somali galbeed dhibaato weyn ayey somareen

  • @hadiyaxuseen1691
    @hadiyaxuseen1691 4 роки тому

    11:00 nin beer geel kusoo quraacday caano geelna shaah ka dhigta qadadana hilib geel sugayo inuu yahay suaal uma baahna ninkaa odayga ahi.. haaye haaye🤪

  • @daljireali4783
    @daljireali4783 4 роки тому

    Airport kacay😀😀😀

  • @elyassayoub9785
    @elyassayoub9785 4 роки тому

    wan soo dhawenayna socdaalka wadanka soomaalida ku baraynayno

  • @mohamedbixi1885
    @mohamedbixi1885 3 роки тому

    Cajiib meeshaas ayaa airport ahayd

  • @ugaasabdirahman614
    @ugaasabdirahman614 4 роки тому

    Asc marka hore wan idin salaamey dhamaan waxan doonayey inan idiin sheego waxad sheegteen inad soo marteen gurdumi iyo gunnogado iyaga taariikhdodi ka boodsiis miyaa

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 4 роки тому

    Awaare ciidiisu waa Rinji.Waa meeshii aan la yaabay ee gabigeedu Rinji ah oo in la qoosho ayuunbuu u baahanyahay.

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 4 роки тому

    Waa istaahishaa somsliyu sidaas waayoo maskaxda ayeey caruur ka tahay somaaliyu

  • @zozodeep8557
    @zozodeep8557 4 роки тому

    Allaah. Ha naga. Qabto. Gumeysiga

  • @kusowaantay7088
    @kusowaantay7088 4 роки тому

    Ogaadeenka arxan la aa abdi iley layaabay ka hor xitaa waa is cadaabaayeen🤔