انا بيسمع الليلة ذي !! بسبب اضطهاطات النفسية والإزعاجية برجاء رجوع شخص ما 😥 ساعة : ١٢: ١٣دقيقة السودان إفريقيا في الداخلية دار السلام غرف ٥٨ طابق الثالث
Khartoum ayaan joogey markaan dhegeysan jirey sannadkii 2021kii Caawana aniga oo jooga Juba South Sudan ayay iga soo horbaxday heeskani xasuus😢 Alle ayaa xaalkeeda og Khartoum iyo beledal xabiibkii ( بلد الحبيب السودان) ninkii tegey uun baa garanaya runtii Allow ugargaar dalka oo cadawga ka qabo ......... بلد الحبيب حترجع كما كان بإذن الله ونحنا حنرجع ❤
xiid waa shimbir habeen cidda oo qaylisa badana soomaalidu waxay oran jirtay caruurta ayuu dar daraa ama Sixir ayuu wataa lamaan xiid waa laba xabo oo xiid ah hays dhaleen ama so on
Caawa waxaan ahay ninka lamaan xiid ku arkay banaanka Magalada LAS qoray. alow unaxariiso iyaga iyo intii Muslim ee dhimatay anagana nooga daba naxariiso
Hees aad u jeclahay allaah ha u naxariisto fanaaniinteeni qiimaha badnaa Mahadsanid maadeys sanadka cusub hal maalin baa naga xigto rabbi ha noo sahlo amuuraha 30/12/2021 4:07pm Mugadishu Somalia 🇸🇴 ku dhageysanaaya Salamullaah inta iga dambeysa ❤️🤟🥰🙏
Dunidu marwo maxmed oo kle wxy ka qoraan buugag iyo tariikh kumanan sono dome laga sheekeyo lkn sorry manta marwo inta tariikhdeed haysaa wa in koobn ale ha unxriisto wxy ahyd jacylkii oo qof ah rabi ha unxriisto wxy akhiirn isu dishey jacylkii mudi ay la il darnyd
Rabbi ha janneeyo labadaan uurka wanaagsan Gacanlow iyo marwo. Waqti sii horreeyay heestaan iyo heeso badan waxaa ii hadiyeeyay ruux qalbi wanagsn IfRAAH. Salaan iyo hampalyaan halkaan uga dirayaa....
Waan kaa qaday gacale qalbi wanaagsan xagaga ayuu ahaaday adiga iyo saxibada kalaba ku raaxeysta dhageysigeeda🌹🎻
@@ifrahabdiali7047 Guuleyso wanaageey. Waxaad iga mudantahay billada hadiyadaha ugu wanaagsan caalamka. 🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎻🎸
@@ifrahabdiali7047 ❤❤❤
www.iphonelife.com/blog/30704/how-set-apple-id-child-under-13
👑
Maaadeys ninka qarnigaan iska mamuusho qaraami
From sudan sxb meeshaan taageero kuleedahay
MAADEY TUBE
waa nin qalbi fiican xaqiiqdi waqtina galiyo siduu taageeraha uqanci lahaaaa
🔥🔥🔥🔥🔥🥁🎺🎻🎤🎛
انا بيسمع الليلة ذي !! بسبب اضطهاطات النفسية والإزعاجية
برجاء رجوع شخص ما 😥
ساعة : ١٢: ١٣دقيقة السودان إفريقيا في الداخلية دار السلام غرف ٥٨ طابق الثالث
Cismaan Gacanlow Iyo Marwo Maxamed AUN.
Waxay ku jirtay heestani riwaayaddii "Lama Huraan Waa Caws Jiilaal" ee sanadkii 1967kii ee uu curinteeda lahaa Abwaan Cabdilaahi Diiriye Sooraan AUN.
Waa hees aan innaba caadi ahayn runti. Salaan sare masuul!
👍👍👍 salaan sare mudane mahadsanid
Rageedi🔥🔥
Fadlan magaca iska saxa siiba marka dadku dunnida faaruqiyaan oo naanaysta xun magaca oo dahamaystiran baa laga dib mariyaa!! Allaha u naxariisto fanaankii codka dahabiga laha cismaan maxamed cabdikariin iyo Rabbi ha u raxmadee marwo maxamed.
Heestaan waa iga daadagtay runtii.
ilahay ha unaxariisto gacalow iyo marwo,runtii waa hees dhexalgalka ah.
Wlhi waa heesa haanu
Waynayba
Waxaasaa heeso layidhaa.
*Asal yaa Asal👏👏👏*
saaxiib soo raaci abwaanka sameeyay cida laxameysay iyo taarikhda heestu soo baxday aad baad u mahadsan tahay mr Hami sare.
Marwo maxamed cabdi
Waa astaant jacayl
Rabbigu hawnaxaristo
Ha waaro jacaylku
Malahayga ma jiro fanaanan AUN Marwo Maxamed uga badan heesaha caashaqa ee catoowga iyo calaacalka Rabi naxaris kugu irzaaq ayada iyo dhamaan fanaaninti somaliyed ee naga baxday
Hibo nuura😎😎😎
@@ismailabdi88 soo hubi dhank halbalaha ma jirto fanaanad xaga jacaylka dhinaca kaliya ah uga badan Marwo Maxamed Cabdi Gaasira. Rabi ha u naxariste
@@M0eDahir k
Waa hees classki ah, iyo laba fanaan oo qaali ah, maadeys mahadsanid sxb
Khartoum ayaan joogey markaan dhegeysan jirey sannadkii 2021kii Caawana aniga oo jooga Juba South Sudan ayay iga soo horbaxday heeskani xasuus😢
Alle ayaa xaalkeeda og Khartoum iyo beledal xabiibkii ( بلد الحبيب السودان) ninkii tegey uun baa garanaya runtii Allow ugargaar dalka oo cadawga ka qabo ......... بلد الحبيب حترجع كما كان بإذن الله ونحنا حنرجع ❤
Heestaa Waxaan raadiyaba wan helay caawa Mahadsanid Saaxib Maadeys🔥🔥
fanaan aan codkiisa jecelahay cismaan gacanlow & marwo maxamed oo ka mida fanaaniinta heesaha badan fanaaniin badana heeso la qaaday
Eesh qiyaasak hestan maxan radinayay , waxan ka dhagaysan jiray radio hargeisa anigo miyi geel ku raaca😄
4/2/2021 yaa dawanaya ama dhagrysanaaya🤪😂
Wwwwww gaasira iyo gcnlow maadeys mdaxda qaraamiga hore usoco wasiirka qaramiga aya tahay
Heesta sidii lockdown u bilowdan bartay qurbuhu waa cadow
Qurubo meel aad marti ku tahay uun hadddaad 20sano joogto xataa
Ereyga lamaan xiid
Mxa lola jeeda.
Marar badan ayaan maqlay
Sida heesta 12jeer ee khadra daahir.
Xiidku waa shimbir duurjoog ah oo inta bdn aan maalintii la arag habeenkii mooyee mana seexdo habeen oo dhan .
mrkaa labo labo ama lamaane ayuu usocdaa oo makala hadho
xiidku waa shibir habeenkii qaraabta badaanaba iftiinkaa dhiba 2 iyo intii kabadan buu u wada socdaa
Mhdsnidiin asxbta sharafta leh
Waad i fa'ideyseen eebe ha idin barakeeyo
xiid waa shimbir habeen cidda oo qaylisa badana soomaalidu waxay oran jirtay caruurta ayuu dar daraa ama Sixir ayuu wataa
lamaan xiid waa laba xabo oo xiid ah hays dhaleen ama so on
lamaaan xiiid mahan era igu csb lkn koofurta badana
Waxaa laga dhahaa xiito xiit
Midho dhaxal gal ah☺️❤️
heestan wxn raadiyaba maantan helay dareen bay i galisay wlHy💯❤️
Axsan caleeg Old is gold memories
shoodhe, mar kale ila dhegayso.
@@cabdishukuur1407🎧👨💻🙏
Allah haw naxariista
كل شيء من الزمن الجميل فهو جميل ذكريات عاليه الا يرحمهم ويغفر لهم جميعا
Waa hees aad u macaan. Heestaan hore uma dhegeeysan. Heesta oo qeyb ah ayaa isoo gaartay raadin dheer Kadib sxbkey ayaa linkiga ii soo Diray. Waa hees qaali ah
waa hees qaaliya iyo laba fanaanoo qaali nagu ahaa AUN
Heeskaan waxaan dhagaysanayaa anigoo safar u ah moqdisho beerkuna igu lulayo jacayl tan dareen tan waynna wato
Caawa waxaan ahay ninka lamaan xiid ku arkay banaanka Magalada LAS qoray.
alow unaxariiso iyaga iyo intii Muslim ee dhimatay anagana nooga daba naxariiso
2021/1/19 _ 9:15 still wan dhagaysanayaa top song
Adeerkey cismaan gacanlow iyo marwo A.U.N
Hees aad u jeclahay allaah ha u naxariisto fanaaniinteeni qiimaha badnaa Mahadsanid maadeys sanadka cusub hal maalin baa naga xigto rabbi ha noo sahlo amuuraha 30/12/2021 4:07pm Mugadishu Somalia 🇸🇴 ku dhageysanaaya Salamullaah inta iga dambeysa ❤️🤟🥰🙏
Nabad iyo farxad ku dhameso sanadkan iyo sanado badan
Lamaanxiid waa shimbir aan seexan
Marwalba dooqayga waad ka ciyaartaa thanks alote
Osman Mohamed Abdulkarim Gacanlow iyo Marwo Mohamed AUN.
Sxh heesta omar dhule ee isku shuban baan rabaa lyrics keeda tnx
Ahu naxariisto labada marxuumba aameen yaa Rabbi
Heestaan aad baan u jeclhay waliba xiliyada danbe habeenkii ayaan dhageystaa marka aan murugsanhay mana aqaan sababta
Jawaabta:waxaa tahay qof qalbigiisa jeceel kuwayn
Same💔😥
Helista heeskaan waxa iga saaciday sxpky abdi yare
Ala maxaanheestan raadin jiray . Waxaan ka dhagaysan jiray Radio Hargeisa anoo aad u yar oo miyiga jooga maanta oon 30 jir noqdayna waan dhagaysanayaa .
Mahadsanid Maadeys🥰👏
Walaalayalow aniga maan fahmine wax moye yaa ii sharxo
20/8/2023 @15:40 Wajer iyo xalad kale 😢
cajaaib shiiqow.❤🙁
Alla yacizak madeys👏👏👏👍
Wwww heestan walahi way wayo
Kaldeeqa❣️👸🏻
HeestAn wan dhageyztaa inkastuu igu cusuptahay balse qf lagu weyayahy bn ahayoo wan ka helaa qabka laxanka iyo codka halasiga ahi musigadaan yar
Rag wa dumar wuxu kuluru kulaaste💯✅
waa wareey midaan hees waa dhaaftay,maadays tube mahadsinadin jaalayaal
Thanks, aad baad u mahadsantihiin maadeys tube
Eebe naxariisti jano haka waraabiyo
boqoradii jaceylka marwo maxamed maadeys salaan sare
aamiin
tiktok inta kubaratay o waliba sahra bilan igala soracday
Heestan miraheeda yaa allifey?
Waxaan dhagaysanayaa 2021/06/jonuary/ 23:30
Anaa kaaga danbeeya
Exya hees 2021❤️
Cajiib waa midkamid ah heesaha somali dhaxal ahaan ay uleedahay heeskasto heesmaaha ilaahow unaxariiso waa 2 fanaan oo Cajiib ah cod miro dhankasta
Waa hees iyo murti hadal oo culus.
Runtii magaranmaayo abwaanka sameeyey.
Waxaanse? Filayaa inu yahay Axmed saleebaan Bide.anoo raacaya qaafiyada ay ereyadu u dhacayaan.
Heestan waxan raadiyaba ugu danbayn cawan heley😇
Wax badan baan raadiyay.
Exactly fanka an radinay
XIDIGTII NASIIBKA XUMEYD ALLOW KUU NAXARIISO MORMAXAMED CISMAAN ISGA OO WADAADA AYUU DHITEY
Maanow
Sxb ku mahadsanid inaad codsigii heesaha Marwo Maxamed aad inoo bilawdo.
Rag waa dumar wuxuu ku nuruu ku nastee
Who is here in 2021
Maadeys tube sxb soo geli heesta JEEGAAN ee khadra daahir iyo caabi mire dacar ay wada qaadaan iyadoo lyrics ah
Omg may god bless both
Aun labadaba gacanlow iyo marwo maxamed wayo wayo ayan so xasuustay
18/ may/ 2023 subax khamiis ah.😶🌫️💀
Dunidu marwo maxmed oo kle wxy ka qoraan buugag iyo tariikh kumanan sono dome laga sheekeyo lkn sorry manta marwo inta tariikhdeed haysaa wa in koobn ale ha unxriisto wxy ahyd jacylkii oo qof ah rabi ha unxriisto wxy akhiirn isu dishey jacylkii mudi ay la il darnyd
Aad iyo aad yaan gaheley sxp inoo soo badi ii waxan kaa codsanayaa hees wadani ah lkn anan mudo arag waxana kamidahaa ereyadan
Hodonow dhulkeygoow kii hanan wacnayoow kan naftow hibeeyoow hubkaley gudhiiboow
M,a madaystube hestaan aadbaan u jclhy wlhi mahadsanid
Heeso waa heesihi hore
Wow
Erayadaan dad yar ayaa garan kara
Waa runtaa. Lamaan xiid. Waa shimbir.
10/08/ 2022 xasuus habeen jacel
♥️♥️♥️♥️🔥🔥🔥🔥🔥🔥😭😭😭😭😭
Heesta, yaa tiriyay laxankana saaray.
Waxaan ka fahmayo ma jiraan heestan😢
😎Ali🤝🏽👌😍😊🤣
Kabax hasocoto howshu
Axya
Hi