Qabyo 2

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лис 2010

КОМЕНТАРІ • 400

  • @xaydarofficial
    @xaydarofficial 4 роки тому +225

    Qofki ay ku weyntahy riwayadan ee caruurnimo ku xasusta like ta igu qabo

    • @shamsoyusuf1654
      @shamsoyusuf1654 4 роки тому +2

      wlhi wan xasuustaa meesha cawa an kudhagesanayo iyo meeshii igu horeysan an ku arko kala fogaa xaax calosha ihurtay 😭😭

    • @mucurashmucuraj3177
      @mucurashmucuraj3177 4 роки тому

      Shamso Yusuf wlh kula Mid ahay. WAN ku daremi karaa wll

    • @babariham2303
      @babariham2303 3 роки тому

      Aniga Kamid ah Dadka Ruwayada kuweyntahy 👌👌 Lkni fanan kan magicis Wlal thnks

    • @faaraxkhalif1468
      @faaraxkhalif1468 3 роки тому +3

      2030 sidee dadku noqondoonaan

    • @nrkishki1973
      @nrkishki1973 3 роки тому +1

      Wlhi ano 8 jir dawanaye🥺

  • @zuzubrithish1920
    @zuzubrithish1920 4 роки тому +22

    Sanguuuub ayan xasuustay markan qabyoo2 arkaaay illahay ha unaxaristo❤❤❤

  • @Cawil.Gaashaan
    @Cawil.Gaashaan 4 роки тому +11

    Abwaan Muxammuud Cabdullaahi Allaah ha u naxariisto Heesihiisa dhadhan gaar ah leeyihiin

  • @jiijacrxmn5649
    @jiijacrxmn5649 2 роки тому +33

    Waxaan dawan jiray 2010anigo 15 year ah waliba cilan guri cidla nin laigu qasbay midan jclayna la iga buriyay😭😭😭 qabyo wlh ma ilaawo mntana waxaan ahy hoyo rere ku faraxsan thy heysata alx allha ii barakeyo intan heysana allha siyo

  • @abdirahmanmediaproduction7314
    @abdirahmanmediaproduction7314 5 місяців тому +13

    Who is listening 2024

    • @mohamudismael1046
      @mohamudismael1046 27 днів тому +1

      Mxeeynu yeelnaaa
      Inoootali
      Waa axdi iyo balan😂😂😂
      Qofta xaski sangub waaye...beney waa run ayeey kujirta ...wxeey matalasey xaaska saalah qaasim...kuwiii reer qurbaha matalayey

  • @leilamohamed9314
    @leilamohamed9314 6 років тому +76

    Ma iloobi karo yaraanteedi ayee I xasuusineeysaaa ani iyo familykena markuu dhameestirnaa xili dadka saan ka nadiifsanaayeen ❤❤❤

    • @hodanabdi7646
      @hodanabdi7646 4 роки тому +1

      1000%

    • @cabdicali2551
      @cabdicali2551 4 роки тому

      Hada ma waybaatay

    • @cabdicali2551
      @cabdicali2551 4 роки тому

      Hada ma wayn tahay

    • @somalianfantastic5834
      @somalianfantastic5834 4 роки тому +2

      Aax familka kaa naxay walahi dadka Isla dawan jirnay aniga lee Kenya ku haraay

    • @abdirihmanhajji7992
      @abdirihmanhajji7992 2 роки тому +1

      Absoultly waayo waaayo runtiiii heeestan qabyo xasuus dheer igu leedahy shaqsi ahaantay gabar aaan aaad u jeclaaa iyaduna sidokle I jeclayd lkn kumaan guulaysan

  • @alibashirosman329
    @alibashirosman329 Рік тому +7

    One of my favorites back 2012 when i was in high school and 11 years later 2 June 2023 here still listening. ..this song never gets old.

  • @M.Abukar60
    @M.Abukar60 4 роки тому +16

    2007 baan Laptopka Aabe Mcn ka daawan jirey Wlhi Qabyo ❤️❤️

  • @naima5387
    @naima5387 4 роки тому +62

    2020 baan dawanaya tiktoo ban ka soo arkay saa u radinaye hada helay😋🥰

  • @shamsabishar8430
    @shamsabishar8430 3 роки тому +49

    This song never gets old...... listening 2021 and it still vibes 🥳

  • @abdirizakmohamudyusuf6571
    @abdirizakmohamudyusuf6571 Рік тому +8

    Khadiija Boqran she was wife of Abwan Sangub. Her songs is amazing and attractive.

  • @ibnumohamed1277
    @ibnumohamed1277 Рік тому +12

    This song never gets old listening to 2022 and it still vibes

  • @hodanmohamud4899
    @hodanmohamud4899 6 років тому +20

    Xusuus wlhi anoo yar bn daawan jirty still am watching

  • @kamalcalicali4276
    @kamalcalicali4276 6 років тому +140

    WaLaaL haDaaD musLin taHy pleaSe liKe iisaR👏

    • @kamalcalicali4276
      @kamalcalicali4276 6 років тому +2

      Moha Amip walal maXan ku ahaY

    • @ismacilxuseen286
      @ismacilxuseen286 6 років тому +3

      wlhi waad iga qosolsiisay kkkkkkk like iisaar hadaa muslin tahay kulahaa

    • @sadiyomohamed7967
      @sadiyomohamed7967 5 років тому +3

      Shaafto ku xoog weynidaa 😂🤣

  • @anascabdirisaaq1217
    @anascabdirisaaq1217 6 років тому +44

    Dooyo dheer iyo nogob daawo waa dalkaan kudhashay waana sababta aan ilaa 2018 udaawanayo heestan waan u xiisay dhulkaygii hooyo ilaahay haigu celiyo anigoo nabada

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab 4 роки тому

      Halkee ku taal? Nugaal?

    • @abdinurhassan4356
      @abdinurhassan4356 4 роки тому +1

      Unknown Girl Gobolka Nogob, Somali Galbeed.

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan 3 роки тому

      @@sheekadaDahab waa Somali Galbeed wll

    • @shugrimohamed1287
      @shugrimohamed1287 2 роки тому

      @@sheekadaDahab gobalka nogob, Somali Galbeed ama Somali regional state

  • @thesomali6369
    @thesomali6369 2 місяці тому +1

    This song never gets old. It is full of nostalgia and childhood memories ❤😊

    • @mohavicdelofficial6891
      @mohavicdelofficial6891 Місяць тому +1

      Wlhi it’s true I was 9 when I was watching Qaybo 2, wlhi these times were nice, heestan wakuheesta

  • @MostafaAhmed-yd4ht
    @MostafaAhmed-yd4ht 4 роки тому +6

    Allow ku naxariiso abwaan sangub intii jecel like ii sara

  • @kingsolo3843
    @kingsolo3843 4 роки тому +15

    2019 December 🥰🥰heestan kama daalo wlhy abehey ayaan lafirsan jire computer 💻 kiisa kadhagesan jirne 😰❤️

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +4

    Yaa ducaysanay Dagma iyo wabi dagma kaaga dhiga😘❤️
    Before 2013 Aduunku wuxu ahaa Aduun Qaaliya iyo Xusuuso macan😉Wixi ka danbeeyey 2013 Aduun macankii ka dhamaadey buu ahaa wlhi Stress miiran iyo waxaan la aqoon☺️😏

  • @4646hadhac
    @4646hadhac 3 місяці тому +2

    Alle hawnaxariisto abwaan maxamuud cabdilaahi sangub
    Wuxu inoga tegey dhaxal aan
    Duugoobayn aan la iloobayn

  • @baxnaano1436
    @baxnaano1436 4 роки тому +9

    Waa heesta aan ugu necbaa marka aan qabyo 2 aan daawanaayay why jecel unbey ka hdleysay lkn hees kale oo ku jiro riwaay wn jecelaa why wadaniyad ayey ka hdlaayeen
    Heestan mnta ayaan soo xasuustay talow heesta weyba wacantahay uma maleyneyin
    Mise 💕💕💕💕💕 ma aan gaarinaa u maleynaa yaaa

  • @muilkbeabea9292
    @muilkbeabea9292 Рік тому +4

    This song never get old I still listen now September 2022💞💞like

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 3 місяці тому +1

    2024 baan daawanayaa AHUN abwaan singub

  • @Najwadro915
    @Najwadro915 Рік тому +4

    I was 7 years when I hear this song 2007 😂😂😂😂😂long time my bigger sisters listening always

  • @AhmeTt___136
    @AhmeTt___136 2 роки тому +8

    Still listening 2022 childhood memories 😥

  • @abdirahman2134
    @abdirahman2134 2 роки тому +6

    2022 baan daawanaya wacanaa xasuusuhu markay tagaan❤😳✋🏽

  • @mohamedapdiqadir6191
    @mohamedapdiqadir6191 3 роки тому +8

    Its Old but gold😥👑

  • @anascabdirisaaq1217
    @anascabdirisaaq1217 6 років тому +16

    Dooya dheer iyo dargaamo waa dhulkaan kudhashay xaqiiqdii markaan heestan dhagaystaba waxaan xasuustaa ciidaydii nogob daawo

  • @cabdirasinhaashi8489
    @cabdirasinhaashi8489 7 років тому +6

    yaa 💝💝💝💝nogob🎑🎑🎑daway dabka kaga shida meel dalxiiska ku wacan nogob one love 💝💝

  • @user-wf9il1vh7f
    @user-wf9il1vh7f Рік тому +5

    this song never got old listening 2023 and it vibes

  • @wdwscommittee1915
    @wdwscommittee1915 Рік тому +7

    old is gold so true 🥰🥰🥰❤️🌹 still watching 2022 driving M1 to Birmingham what a beautiful Jawi degen

    • @shucaybdeeq4781
      @shucaybdeeq4781 6 місяців тому

      2024/1/20
      Waxaan ahay Dhaawac Nollashada Aduunyada Nacay 😢😢

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 роки тому +5

    Yaa Doonyo-dheer..... ku dalxiisiyoo.....sida dalan dalkii daadah ku yidhaah.....Deeqay kula hadh gala. Doonyo- dheer waa buur ku taala Gobolka Nogob- Somali State.

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan 4 роки тому

      Waa meelaha uu ku dhashay Abwaan Singub ayaan umalaynaa Allaah ha unaxariistee

    • @abdinurhassan4356
      @abdinurhassan4356 4 роки тому

      Hassan Abdulkadir Adan maya bro wuxuu ku dhashay Dhagaxbuur gobolka Jarar

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan 4 роки тому

      Haaa sax mahadsanid sxb koley inuu Soomaali Galbeed ku dhashay tuhunsanaa bes Allaah ha naxariisto

    • @abdinurhassan4356
      @abdinurhassan4356 4 роки тому

      Hassan Abdulkadir Adan aaamiin

  • @musamohamed8472
    @musamohamed8472 4 роки тому +11

    Used to listen since my childhood. Still amazing

  • @user-mi8tj2rf8q
    @user-mi8tj2rf8q 4 місяці тому +1

    Still I watched 5/3/2024 ❤🎉❤🎉

  • @_kahini
    @_kahini 6 років тому +24

    who rocking it 2018 dope music

  • @Rageahcade114
    @Rageahcade114 6 років тому +26

    2005 2006 mee eheed meelahaasaa fiirsaday anoo aad u yar ilaa hda waan xasuustay heestaan mntee anoo heesa iska fiirfiirsanaayo iga hortimid waayo waayo walhi

    • @Cawil.Gaashaan
      @Cawil.Gaashaan 4 роки тому

      Sxb ani 2005 ayaan Bosaaso ku daaawaday adna xagee ku daawatay hhhh

    • @Rageahcade114
      @Rageahcade114 4 роки тому

      @@Cawil.Gaashaan Muqdisho lkn 2year ago oo ahaay comntigan

    • @hannaabdi3763
      @hannaabdi3763 4 роки тому +1

      Ani waxan ku dawaday muqdisho mantana khadar aya ka dawanaya alla aduunyo kala duwana.

  • @Adec024
    @Adec024 6 років тому +4

    I was too young... didnt even understand the story. ...still listening in 2018 July 31st

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 4 роки тому +34

    Ar yaa ila daawanayo sanadka
    "stay home" ee coronavirus 2020

  • @muhiyodinahmed6468
    @muhiyodinahmed6468 5 років тому +3

    Till 2005 upto now 2018 still I,m whtchng ✌

  • @MaldinioDesantoz-hd7rc
    @MaldinioDesantoz-hd7rc Рік тому +1

    This song never get old I used to listen 2010 during my childhood time upto know 2023❤❤❤old is gold

  • @ahmednoorbashir1847
    @ahmednoorbashir1847 6 років тому +5

    Walahi am in tears watching this. Its a throwback

  • @balaqeybalaqey7902
    @balaqeybalaqey7902 6 місяців тому +1

    2015 saaid udhageysan jiray markaas waxan ahaaa form four saaid ayan ufaraxsanaa maaantana wax barasho dhan waa soo afjaray walina single ahy qofan nolosha lamidoobo rawaa ❤❤😢

  • @somaliaandjiboutionelove9958
    @somaliaandjiboutionelove9958 5 років тому +40

    Heestaan hadad si qaldan u fasira jirtay markaad yareed like isaar huuno

    • @ahmedelmi1514
      @ahmedelmi1514 5 років тому

      sxb qof kasta qaab buu u dareemaa wa wax guud qofba qiimo gooni ah

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 3 роки тому +1

      Anba waa dhoweytaan fahmay heestan wuxuu tirinayo waa degaano somali itobiya kuyaal

  • @fahiimahassan5313
    @fahiimahassan5313 2 роки тому +6

    9 March 2022 I love this song

  • @Paxton.11
    @Paxton.11 9 місяців тому +3

    Heestan 10 sanno ka dib ayaan dib u dhagaysanayaa #somalimusictotheworld❤

    • @mohavicdelofficial6891
      @mohavicdelofficial6891 Місяць тому

      Qaybo 2, 9 years bajiire markadawiyiire wlhi memories badan akuhestaa 😔😭

  • @nimcaluzanaciinka769
    @nimcaluzanaciinka769 7 років тому +25

    xasuus wlhi anoo yar aan jeclaan jiray I still watching 1 July 2017

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 8 років тому +53

    Sangub knows how to write good songs.

    • @mohamedjacelow8727
      @mohamedjacelow8727 3 роки тому +5

      Alle ha u naxaristo waxa oo aha halyeey garnaaya sida wax loo curiyo

    • @shugrimohamed1287
      @shugrimohamed1287 2 роки тому

      Allah yerxama

    • @hannaali7299
      @hannaali7299 Рік тому

      AUN

    • @mohamudismael1046
      @mohamudismael1046 11 місяців тому +1

      Gabadhu xaaskiisa waaye kwrn
      Wexeey kuwadajireen qabyo and beeney waa run
      Khadija Boqrsn ladhahaaa

  • @mohayarre2985
    @mohayarre2985 4 роки тому +8

    Qabyo2 Reer Koraad haday Dawan lahaayeen Fanka Danbi lagama Galleeen
    Holla yaa Asxaabul Fladagan iyo balblaarka 2019/2020 👏

  • @fatushmcn4159
    @fatushmcn4159 6 років тому +8

    still watching 30 September 2017

  • @Daljir143
    @Daljir143 Рік тому +1

    2004tii anoo aad u yar oo aanan fahmay miraha baan iska qaadqaadi jiray intaan qabyo2 daawaday❤

  • @qamaradan6836
    @qamaradan6836 Рік тому +2

    Best song❤❤❤💃💃💃
    Stil Listening 2023

  • @fityanahmed9483
    @fityanahmed9483 Рік тому +2

    2023 still listening ❤❤

  • @hamz233
    @hamz233 2 роки тому +5

    Childhood memories whose watching this in 2023 ✌🏽😁

  • @MohamedOsman-dd4pg
    @MohamedOsman-dd4pg Рік тому +2

    Istill I'm listening this song since 2010

  • @mohameddahir6949
    @mohameddahir6949 2 роки тому +1

    Alle ha u naxariisto abwaan singub waa xususuhuu noga tagay waa hees kooban lkn macno wayn samaynaysa 10/8/2021 I’m still excited

  • @Cabdicaliimibraahiim2549
    @Cabdicaliimibraahiim2549 Рік тому +2

    2023 still watching this song❤

  • @dacadofficialtv1587
    @dacadofficialtv1587 Місяць тому

    Dahir Lucky fanaan culus erayadii abwaan sangub allow janada ku geey abwaan qaali ahi ayuu ahaa Abwaan Sangub

  • @Najwadro915
    @Najwadro915 2 роки тому +3

    I hear it this song when I was 7 years old on 2007 my sister her wedding 👰 in hargeisa

  • @drrashiid5533
    @drrashiid5533 Рік тому +3

    2008, garoowe, fasalka 4aad, age 11
    Riwaayaddii qabyo.

  • @fuaadmahdi6835
    @fuaadmahdi6835 7 років тому +11

    still waching October 2016

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 11 місяців тому +1

    xasuus wlhi 2012 iyo caruurnimadaydii wakhtigu wuu is gurayaa 2023 8 29

  • @maaruuabdiwahid9956
    @maaruuabdiwahid9956 5 років тому +2

    I like this song
    I'm still watching

  • @abdigadi2360
    @abdigadi2360 10 років тому +16

    I like this song, waa hees macaan

    • @ahmeddeeq8093
      @ahmeddeeq8093 2 роки тому +1

      Xusuuso 6 sano kahor comment gd bixisay hdaad nooshahay 😊

    • @hantiileabdi7665
      @hantiileabdi7665 Рік тому +1

      ​@@ahmeddeeq8093 8 year

  • @maxamudshiikhcali6525
    @maxamudshiikhcali6525 4 роки тому +1

    Abawaan mohmud sangul ha loo duceeyo in allah u naxaristo

  • @calicusmaancabdi
    @calicusmaancabdi Рік тому +1

    Hiisti iigu horeyday ee mobel niic kadawado ay ehed waa isaga celceshagiray 2009-2008 Meelahas ay aheed

  • @saadoyaar8267
    @saadoyaar8267 7 років тому +3

    masha allah mama khadija boqran quruxdaa kugu dhamatay

  • @gabadhfariidcaqlibadaninac1615
    @gabadhfariidcaqlibadaninac1615 5 років тому +5

    2019 kaligay baa daawanaya xusuus 2006 😭😭😭

  • @Cawil.Gaashaan
    @Cawil.Gaashaan 4 роки тому +2

    Mama Khadìiji Aw Daahir Boqran Allaah ha daayo waligeed waxay ahayd Atarish riwaayadkasta kusoo baxda sida Riwaayaddii BEENEY WAA RUN ee uu lahaa Maxamed Adan Dacar, ayada iyo Saalax Qaasim ay ku jilayeen Lamaane Lacag lahaa kadibna shiiday.
    Sidoo kale riwaayadaas waxaa Muraayado u ahaa Allaah ha u naxariistee Sahra Axmed vs Axmed Mooge iyo Jubba vs Amina Abdullahi Hirsi.
    Sidòo kale waxaa riwaayadaas ka muuqda Hak abuuradii caanka ahaa sida Ismaaciil Cabdi Basbaas, Maxamed Adan Huryo, Abwàan Singub, Meecaad Miigane, Dacar iyl maqaawiir kale.

  • @suldaankagesey1685
    @suldaankagesey1685 6 років тому +10

    Had this on repeat straight🔥 now i can understand the lyrics even better. Xasuus iga dheh

    • @nuureTUBE
      @nuureTUBE 3 роки тому

      Can you write it down for me please

    • @suadomar1501
      @suadomar1501 3 роки тому

      Was it sung again by someone else again please tell me if you know

    • @suldaankagesey1685
      @suldaankagesey1685 3 роки тому +1

      @@suadomar1501 this is the only one i know of Sorry.

    • @nuureTUBE
      @nuureTUBE 3 роки тому

      @@suldaankagesey1685 I occasionally listen to this. I still don’t understand the lyrics fully. I would appreciate if you can give me few mins of your time to help me write the lyrics down. It would mean a lot to me as I’m hard of hearing

  • @mohammedsalehone9299
    @mohammedsalehone9299 Рік тому +1

    Best somali song off all time ❤❤❤

  • @anzalhashim2813
    @anzalhashim2813 7 років тому +7

    still watching 2017

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid4631 Рік тому +1

    Xasuus 2012 ilaaa 2023 wan dhgestaa❤

  • @abdishakurmohamed182
    @abdishakurmohamed182 Рік тому +1

    I lising this song before 13 years ago time is fast going

  • @idilyussuf8032
    @idilyussuf8032 6 років тому +14

    subxaanka yaa cadiim anoo yar 7 jir cml meelahaas familigeegi ladaaban jiray

  • @ayanjele710
    @ayanjele710 6 років тому +3

    Yaa ubax dawo leh kugu deeqo oo indhahaga dihin deymada la hella nice song

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 роки тому +4

    👌Qabayo 😉🤣🤣🤣🤣

  • @shiddedhabar-jillicalice4646
    @shiddedhabar-jillicalice4646 6 років тому +1

    ilove this song ayaa illa haya caawa 15 12 2017

  • @mohamedserbiya100
    @mohamedserbiya100 4 роки тому +5

    2020 yaa daawanaya heestan like saar wll

  • @CSheeko
    @CSheeko 2 роки тому +3

    Old is gold allah pleased sangub

  • @abdimajidmoukhtar9407
    @abdimajidmoukhtar9407 5 років тому +7

    Alaa xasus walhi angu yar 20 5 ayaan daawan jiray angu somliya joogan gaar ahan hargysa

  • @Coolguy-tb9mu
    @Coolguy-tb9mu 2 роки тому +1

    Dhamaadka 2022 yaa ila daawanaya?

  • @hanikhadar656
    @hanikhadar656 9 днів тому

    Riwada yaran ku dawan jiray wlhi xasus dardedban ikentay 2015 ila hada ma ilawin 2024

  • @abdulahimahamud1213
    @abdulahimahamud1213 5 років тому +3

    Xusuus wlh anoo yar dhageysan jiray radio darban baladweyne aya soo deyn jirtay January 16 , 2019 wixii re baladweyne ah likta igu boobsiiya

  • @hey4235
    @hey4235 11 років тому +3

    woow nice song I loved

  • @salahjebril
    @salahjebril 5 років тому +2

    riwayadan waa riwayadii ugu horeysay marki aan dawaday buufiski igu dhacay 2009 ilaa waqtigan 2018 la marayo i haya weli xamar ma dhaafin

  • @itsebyan
    @itsebyan 4 роки тому +1

    Waan xasuustaa wlh kaaseed baan ku daawan jirnay alla maxuu macaljnka dugsiga igu dul yimid anoo daawanaya.

  • @SUBEER_BOY
    @SUBEER_BOY Рік тому +2

    Nogob Dawo Home ❤🙌

  • @hamseabdinasirawduale7153
    @hamseabdinasirawduale7153 6 років тому

    Still watching 2018

  • @mohamudismael1046
    @mohamudismael1046 3 місяці тому +1

    Anaakadaran😂😂😂😂
    Khadija Boqran
    Sangub's wife ❤❤❤

  • @Smasha1000th
    @Smasha1000th 6 років тому

    Still watching 3-11-2018

  • @jabriilmubaarak7243
    @jabriilmubaarak7243 5 місяців тому +1

    2024 who is listening 😢

  • @faaaisofaaiso7129
    @faaaisofaaiso7129 4 роки тому

    Qabyo wallaahi xasuus alle hawnaxariisto abwaankii sameeyey

  • @zagalaxmed2926
    @zagalaxmed2926 4 роки тому +1

    2020 yaa iladawanayo 👌👌👌👌👌

  • @noramuruud3604
    @noramuruud3604 Рік тому +1

    Favorit song from my childhood❤️❤️

  • @fabs2651
    @fabs2651 8 років тому +10

    old memories 😀😂

  • @abdallaabdi1484
    @abdallaabdi1484 4 роки тому +8

    2020 oo bil dhiman ya dhagaysanaya like.

  • @abdullahimohamud97
    @abdullahimohamud97 4 роки тому

    Sangub alle haku naxaristo waayo arag dhaqan iyo dadiyo diinba jecel ayu ahaa

  • @Susu-xn5pw
    @Susu-xn5pw 2 роки тому +1

    Old is golg still watching 2022/ 07/16

  • @xalimacdy8775
    @xalimacdy8775 5 років тому

    Ruwayadan qabyo waxe ugu danbeysay ruwayadihi milgaha iyo mamuska lahaa waxana lajilay labadi kun abwan sangub ayaa alifay waxana kadhax muqdo xiidigihi kalaa bahay bur burkii kidib ee wabaari abwan sangub ruwayadan awged ayu marekanka uu jogay kuwayay kidib mrku ruwayad awged cabsii ugali rabay abwan tariadaa ku xusii donto wlhi waxanba kahelay abwanka xaskisa qadijo buqran mashallh quruxley waye

  • @rhnmo7609
    @rhnmo7609 6 років тому +1

    still watching in2018😊