KOKO AYAN SI KADIS AH GURIGEEDA UGU TAGAY AFURKA ROOR IYO NAXDIN ISKU DARTAY ADNA AA MACQUUL MAHIN😂

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 707

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  5 місяців тому +125

    SOO DAAWO ua-cam.com/video/2VfDX-e_2eg/v-deo.htmlsi=KfOEplkQFqayE9bN

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 5 місяців тому +343

    War somaliyey dhiig isku yeela adna ha noqoto gabadhi u horeysay 1M gaarto

    • @nishapep1517
      @nishapep1517 5 місяців тому +8

      I.a weey gareysaa

    • @Zuneyroyyy
      @Zuneyroyyy 5 місяців тому +8

      Haa wallhi ani hadii laa idhihi laa Haa qofkas 1m gee wallhi adno wan garsini laa Haa 😢😢😢

    • @MaryanMahamed-ex5ey
      @MaryanMahamed-ex5ey 5 місяців тому +4

      Next atarisho badiyo

    • @ZakiyaMohamed-xb1wc
      @ZakiyaMohamed-xb1wc 5 місяців тому +2

      Haa wlhi xaq uleedahay somali ukaca

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 5 місяців тому +4

      @@ZakiyaMohamed-xb1wc haa wlh asad ayada ka caansaned hadane 2m bu sigalaya adna Henna since 2018 ban la socda

  • @user-cg3fx9ot2g
    @user-cg3fx9ot2g 5 місяців тому +401

    Koko inta xijaabka la jecel one like

  • @user-hp6bp2oi6n
    @user-hp6bp2oi6n 5 місяців тому +98

    inta koko aragtay soo oroday❤😂

  • @Amiira96
    @Amiira96 5 місяців тому +82

    Adnaa arkay ma qoslin cid yeleyso ma jirto waa ku heysanaa team adna 😂😂😂😂😂 qosol miiran waye adna m.a ku soco anagana waan kula soconaayee 1m coming soon 😂😂😂 noo soo badi waan ku heysanaaa inta ila mida

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 5 місяців тому +79

    Wlhi xalay dadkii ucodoyey in kooko lugu kadiyo kujiray
    Barina asad io 😂😂

  • @Mumtaazyyyy
    @Mumtaazyyyy 5 місяців тому +103

    Adna is not easy wllhi😂😂😂baf dhehee ooo dhehee nin ayaa rabtaa kulahaa😂😂😂

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 5 місяців тому

      halahaas saa ugu qoslay lee Adna sidii Amiira ayay Funny noqotay Nahida xataa ma ka fakabeeyso 😂😂

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 5 місяців тому +135

    Arimaheena Camerada wareegto
    Cimraan Saxuurta wareegto
    Adna Afurka wareego 😂😂
    Koko waaba sugaynay
    Asad iyo reer Hagio kusoo xeji

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 5 місяців тому +98

    Ku sali xabiibkeena muhammed scw 😢❤

  • @missAmerica-cx3lz
    @missAmerica-cx3lz 5 місяців тому +31

    Afurka wareego baxso adna afurkaga horay uqaado😂 ya igu raacsan😬👍

  • @suhaybabdi-bl8nl
    @suhaybabdi-bl8nl 5 місяців тому +23

    Koko mnshaa xijabkaaa waa quraxantahyaa saaan uxadhawa❤❤

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 5 місяців тому +79

    M.a kokodeena afurkeeda wuu diyaarsanyahy waxaa lugu gartaa in ay thy gabar gaariyad eh❤❤❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 5 місяців тому +14

    Koko cadey MashaAllah waxa tahay qof aad iyo aad uqimo badan oo niyad fican. Farxanley aya tahay iyo qoslay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 5 місяців тому +14

    Mashallah koko xijaabka qurux ayey ku yahay ❤ adna quruxna qosolkeeda funny waa wlhie wan jecelahy ♥️💯

  • @ruqiyomaxamad2552
    @ruqiyomaxamad2552 5 місяців тому +56

    koko datka iskama gado sabbato ah hade dubeso iyo hadii kale wuu shidan yahy afurka iyo guriga😂❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 5 місяців тому +6

      hada yaaba dhahay dad ayay iska gadaa guri walbo afur waa laga sameeya tii oon qofna la iska gadayne maxa ku daaray abaa mise dadka soo duuba afurkooda qurxan ayad moodaysa inay dad iska gadaan 😂

    • @MarianAbdille
      @MarianAbdille 5 місяців тому

      😅​@@adoontiallesiman262

  • @Nastii145
    @Nastii145 5 місяців тому +17

    Koko mashallah waye qalbi furan kuso ❤❤😊😊😂daweyse qofkasto kurigeda aado farhad kusodaweyne mashallah hore usoco abayo adna adine sido kale wey iska frah santanhay koko sasa halay udahay next koooko halay next asad ama atarisho badly has usoco abayo inshallah 1m 🎉korajeyna😊😊😊😊❤

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 5 місяців тому +30

    Koko io adna gabdhaa iska jeclahay❤❤❤

  • @Hafzaaaaa
    @Hafzaaaaa 5 місяців тому +23

    Adnooy marti qaadka hal hal uga jaroosaa maalinkasto afurka iyo kediska maxaa isku aadiye 😂😅

  • @user-jg2yu4ys8j
    @user-jg2yu4ys8j 5 місяців тому +26

    Koko xitaa kadiska way ku quruxbadan thy m. a❤

  • @safiyaxaajicabuud2604
    @safiyaxaajicabuud2604 5 місяців тому +46

    ❤Adna is not easy 😂😂😂😂

  • @fahmomohammed2262
    @fahmomohammed2262 5 місяців тому +12

    Ayy Koko qalbi. Wanaag I love ❤️ wlhy koko bulle😊❤

  • @Farhiadahirahmed
    @Farhiadahirahmed 5 місяців тому +31

    Kokodayda melay jogto laygama wayo❤❤❤ adna funny wayee abayo1m wa uqalanta❤❤❤

  • @user-nf5vo4hf1d
    @user-nf5vo4hf1d 5 місяців тому +7

    Mashalha wllahaa xitaa saan uma farxin marka aaday xalay wlhi gawdhan si niyada furan kusoo dhawesi whi leysama xaqiro dadka wajigoda laqarista

  • @Hihi_Ahmed23
    @Hihi_Ahmed23 5 місяців тому +21

    Qosolkaa xad dhaafka ah adnaay luuq dhig oo kaga carar wll😂

  • @shukricismaan452
    @shukricismaan452 5 місяців тому +13

    Ifraaaaaax iyo xaajigeda ku xiji plz😂😂😂😂😂 yaa igu racsan

  • @user-ir9nx3nn4q
    @user-ir9nx3nn4q 5 місяців тому +57

    Haaa adno atarisho badiyo kuxuji 😂😂waka helnay wallhi fani weye 😂😂

  • @user-cq5rp9fs1g
    @user-cq5rp9fs1g 5 місяців тому +62

    Adna Qosolkeda SA u jeclahay baa😭❤️💋

  • @abdikarimhassan5074
    @abdikarimhassan5074 5 місяців тому +27

    Koko wad gaadey 😂😂😂 lkn way ka baxsatey

  • @samaronchenal7198
    @samaronchenal7198 5 місяців тому +63

    Waba sugaayay 😂😂😂 wlahi intii ila sugeesay like muujiya asad kuso xiji

  • @user-nf5vo4hf1d
    @user-nf5vo4hf1d 5 місяців тому +5

    Mashalha naak gaari ih waaye Koko nadaafat ilaahey isha bini aaadanka alha kahaayo sharfa badan

  • @almiitaofficial1263
    @almiitaofficial1263 5 місяців тому +17

    Team adna and team koko isn’t easy 😂❤

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 5 місяців тому +6

    Afurka Wareegah😂 Next Atariisho Baa Diyo Iyo Nuur diin zoo samey ama Asad Iyo Arimaheena😂😂

  • @ubaadmahamed6331
    @ubaadmahamed6331 5 місяців тому +10

    😂😂adno habeen walba adi io nahida sidaas u afur donta walhi waku hesta baramijkaan 😂😂😂😂😂😂

  • @user-vh8fe8oj2f
    @user-vh8fe8oj2f 5 місяців тому +41

    Koko waa sugeenay 😂

  • @user-jt7ny2nf2q
    @user-jt7ny2nf2q 5 місяців тому +51

    Asad hajiyow uu tag inta ila rabto like saat 1:18

  • @Qu681
    @Qu681 5 місяців тому +30

    Koko waka baxsatay adana afuurka warega 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @maakinahmed135
    @maakinahmed135 5 місяців тому +16

    Koko afurkeeda shidan nooma duubto😊

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 5 місяців тому +2

    : : quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso❤
    😮😮😮😮❤
    ❤❤❤

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv 5 місяців тому +20

    Kokadeyda way kabaxsatay m.a ❤❤

  • @user-dm3kc3lg4m
    @user-dm3kc3lg4m 5 місяців тому +27

    Ku Sali habiibkeena muhamed scw scw ❤❤❤

  • @ahmeds6878
    @ahmeds6878 4 місяці тому +1

    Adna iyo Amiira waa my favorite sisters MAshAlaah 3 million aa sugenaa Adna don't worry waad u qalantaa ❤❤❤🎉

  • @Selma_khatterr
    @Selma_khatterr 5 місяців тому +5

    Adna io koko way iga Qosliyeen 😂😂 ilaahy farxada ha idin siyaadiyo akhwaan ❤❤

  • @Janno66
    @Janno66 5 місяців тому +4

    Adno iyo wiilo qosolkoooda wn jeclhy wlhi weeba iigu baxdaaaa😂😂😂😂❤

  • @ruqiyomaxamad2552
    @ruqiyomaxamad2552 5 місяців тому +15

    inta koko sugese cawa😂

  • @ramla-kf49db3h
    @ramla-kf49db3h 5 місяців тому +20

    Kokodeenaa love you 😍

  • @cumarcali8102
    @cumarcali8102 5 місяців тому +7

    rer malesia habeen walba afur badan diyaariya iney adno si kadis ah idinku iman donto ma ogide😂😂😂😂

    • @bushra445
      @bushra445 5 місяців тому

      Wara u yaal caanka malesia

  • @sarasusu168
    @sarasusu168 5 місяців тому +10

    Walhi isku mid mahan tan xalay iyo tan caawo sefican lugu so dhaweyeey wayna kugu farxeen

    • @Muna_qaali
      @Muna_qaali 5 місяців тому +1

      Tii shalay waa dad walalo ah oo isfahansan is kaftan yaqaan waxkastana is odhanaya lkn koko iyo waa dad azxaab ah in laysaso dhaweeyona waa muhiin❤

    • @Nastii145
      @Nastii145 5 місяців тому +4

      Ha wallahi cawa farhad furfurnan lakusodaweye mashallah waye koko 😊😊😊😊❤❤waiska jeclahay koooo

    • @zeinababdullah7590
      @zeinababdullah7590 5 місяців тому +2

      ​@@Muna_qaaliwalalo xita sas mauskaga xumadan sheley weyqeylyen rerke koko boqorad

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 5 місяців тому +3

    أَسْتَغْفِرُ اللَّهَ الْعَظِيمَ الَّذِي لَا إِلَهَ إلَّا هُوَ الْحَيُّ القَيُّومُ وَأَتُوبُ إِلَيهِ🤲🤲🤲

  • @Muniiiiitamaxamad
    @Muniiiiitamaxamad 5 місяців тому +11

    Adna is not easy 😂😂😂😂😂😂😂

  • @FartunHassan-mu5qk
    @FartunHassan-mu5qk 5 місяців тому +4

    Somaaliyey gabdhaan maskinta ee adna ah kor uqaada dadkale ba waaku yacdaane gabadhaan an kor uqaadno

  • @khalifabdirahman2387
    @khalifabdirahman2387 5 місяців тому +3

    Mamada malesia adna keep going 1 million I want wait insha Allah

  • @user-kj2pm9vh5o
    @user-kj2pm9vh5o 5 місяців тому +5

    Ramadan Mubarak all Muslim ☪️

  • @maidamanka7304
    @maidamanka7304 5 місяців тому +14

    Adna is not easy wlhi 😂

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 5 місяців тому +9

    Manshaallah adna chanal afurka wareego 🤣🤣🥰

  • @Sumayo282
    @Sumayo282 5 місяців тому +7

    I CAN'T WAIT 1M SUBSCARIBE 😊 TEAM ADNA LIKE SAAR 👍

  • @SacdioOmar-qc1mu
    @SacdioOmar-qc1mu 5 місяців тому +10

    Camerada waregto Armahena
    Adna adina wxn ku bixinay afurka wareego😂😂😂

  • @farxiyociise1461
    @farxiyociise1461 5 місяців тому +26

    saan barnaamij fcn ilma ahan adno jooji wxaan team adno yaa igu raacsan 😢

    • @queenruun9709
      @queenruun9709 5 місяців тому +2

      Ceeb wye mahino anoo aheen dareemoyaa

    • @Kingramesh11
      @Kingramesh11 5 місяців тому

      👍

    • @iqra11rok43
      @iqra11rok43 5 місяців тому +1

      Aniga xataa ceeb daremoya asagoo soon eheen xataa qofkii kadis kugu imado majeclid

    • @KhadarUpdyrahman
      @KhadarUpdyrahman 5 місяців тому +4

      Why lkn hadu afur shidan yhy wa laduba hadi klena wa laga dhacaa lee
      TEEDA KLE DADKAN 98% WEY IS LA OGAYEEN LKN ANAGA KAA DHAADHICINA NALAKU WADAA

    • @Umu.Abdullahi20
      @Umu.Abdullahi20 5 місяців тому +3

      ​@@KhadarUpdyrahman sax wa la isla ogyahay ani xata sas aminsanahay

  • @user-bb4ti9yp3o
    @user-bb4ti9yp3o 5 місяців тому +1

    Allh Koko xijabka ku qurux badaan m.a❤

  • @hassannoorali2586
    @hassannoorali2586 5 місяців тому +2

    muhammed rasuullallaah 1k like.❤🎉

  • @haliimohassanmawel8865
    @haliimohassanmawel8865 5 місяців тому +4

    Waxaa waad isla ogtihiine ciyaarta naga daaya Akhwaan😂

    • @user-sy5wg5ps5o
      @user-sy5wg5ps5o 5 місяців тому +2

      Qofkliya ooshaxda fahmy ine isogyihiin😂

  • @hayatahmed4560
    @hayatahmed4560 5 місяців тому +1

    Asc or hi my Muslim sister remadan Karim I am your big fans from France 🇫🇷 Europe ❤ please catch or kadis kuqabo Sundus please

  • @AyuubMoha-jh8nc
    @AyuubMoha-jh8nc 5 місяців тому +4

    Ramadan mubarak Asxbt an garsino 1m insha Allah

  • @hamda8992
    @hamda8992 5 місяців тому +8

    Ifrax qaliif iyo asad soo qabo ❤❤❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 5 місяців тому +3

    Berka qosolka adunka habatet iney subscribe kuemwalatey wey ogtahay😂😂

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 5 місяців тому +4

    Next asad io u tag😂😂😂

  • @Ahmad.shreif.team27
    @Ahmad.shreif.team27 5 місяців тому +3

    Wllshena marna mamadena malesiya😮 wankudhonahay sankuwad mama qali tedakale San unahy team27 wankugarabtaginahay team27 dhan wadhankagaweye e hore usoco ❤❤❤❤❤❤

  • @user-xe8te1gv2v
    @user-xe8te1gv2v 5 місяців тому +10

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋🕋🕋🕋❤❤❤❤

  • @user-lg9xd5ir1l
    @user-lg9xd5ir1l 5 місяців тому +5

    Mahasanid wllo adna wa sugayay kan xalyana wan kuso qoray inad koko u tagto

  • @asmitaaahmed1335
    @asmitaaahmed1335 5 місяців тому

    Taan waaba nugu dahdhe😢 😅 dhiib malahan hadhan nagay team koko ♥️

  • @FoosiyoXuseen-sf4rg
    @FoosiyoXuseen-sf4rg 5 місяців тому +8

    Wlhi Abyo saan maila qurux badno Ramadan inaa reera kadis ugu tagto ma fiicno. Ilaa fmilkaada mooye wlhi saan wax ka badal dadka qarkooda bilaa sharaf yeeysan kaa dhigin wexee yel ku dhahaan un hadaa yeesho kuu dhamaatay wlle hadaa team adna chanel ahay io adna henna Saan ma ila Roono magoo🥺🥺🥺

    • @Kingramesh11
      @Kingramesh11 5 місяців тому

      Aad io aad 👍

    • @iqra11rok43
      @iqra11rok43 5 місяців тому

      Hadayba hadal kaamaqleeso waausheganay walahi saas mafiicna inkaarwaye qof inad kukordhacdid oo Ramadan ah

  • @user-ti3yg1im8v
    @user-ti3yg1im8v 5 місяців тому +2

    Adno kamerada waregte miya noqote

  • @user-qm2xs2sm5y
    @user-qm2xs2sm5y 5 місяців тому +2

    Jh koko kadeeda waa naag nol wax kabrta❤❤

  • @user-de6yd7nl9h
    @user-de6yd7nl9h 5 місяців тому +8

    Next Asad HaGiO blz

  • @user-gf7eh7cx3j
    @user-gf7eh7cx3j 5 місяців тому +1

    Mash allah koko 💖 ❤️ qof lasoo gaaday uma ekidba saxibey

  • @FartunHassan-mu5qk
    @FartunHassan-mu5qk 5 місяців тому +2

    Yaa ila arkay koko waa gabdh caqli badan maxa yelay afurkeeda shidan noma sogaliso waxa umalena iney kabqeyso dadka ishoda dad bahan aya jiree tii amira ahayd camal ma ahn 90ka afur la ordeyso

  • @user-qb5px6ho1x
    @user-qb5px6ho1x 5 місяців тому +8

    Anaa Hareyy
    Aqwan Ani ii imow😂❤

  • @user-dm1bf4sd3y
    @user-dm1bf4sd3y 5 місяців тому +5

    1M coming soon 🎉❤

  • @garaadabdiqaadir
    @garaadabdiqaadir 5 місяців тому +1

    adna hala gaadhiiyo, 1M in sha allah Eid ka hor in sha allah!

  • @Nafisa762
    @Nafisa762 5 місяців тому +3

    Wlh saan uqoslaye Lee cawa adna Tnks quen❤❤❤

  • @lajecleeychannel590
    @lajecleeychannel590 5 місяців тому +13

    Adna Allah haku garsiyo one million 😁😁

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 5 місяців тому +2

    Abaayo barnamijkan ma ilaquruxbadno iskada dadka hakanixini abayo waxan waa naxdin

  • @user-zm4gp2hm1q
    @user-zm4gp2hm1q 5 місяців тому +1

    Masha Allh adnay waku farxay inad koko suprise ugu tagto❤❤❤❤

  • @farxiyoqoyste3865
    @farxiyoqoyste3865 5 місяців тому +6

    TEAM KOKO BULLE ❤

  • @ruqiyomaxamad2552
    @ruqiyomaxamad2552 5 місяців тому +4

    jah koko afur shidan jah❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 5 місяців тому +1

    Adna calanka Turkiga ayaa kuu taagan miyaa maxa waaye kadisku labadaan bari ileen awalba ma samayn jirine calanka is not easy 😂 waa kaftan yaa Adnaay 😂😂😂

  • @umuudaadir7034
    @umuudaadir7034 5 місяців тому +4

    Afurka wareego😂😂 ubixi topican❤

  • @YuslimJeylaani-bc2ch
    @YuslimJeylaani-bc2ch 5 місяців тому +5

    Magaca Camerada Afurdoon ubixi bixiyo Plz Abaayo Adno 🙏😢

  • @cabdirisaaqyacaquub8085
    @cabdirisaaqyacaquub8085 5 місяців тому +6

    Waan rajeenaaye in codsegeeda la aqbalaayo iyo dadka ila midka ahaa like dhc igu see

  • @qadraqadraomar4643
    @qadraqadraomar4643 5 місяців тому +5

    Walhi koko wan sugayay😂

  • @hawasaid7325
    @hawasaid7325 5 місяців тому +2

    Waxas waa khalad adno qof an ku ogayn tankale rerkagii away iyo ninkagii afurkiisii

  • @alimohamed9960
    @alimohamed9960 5 місяців тому +1

    Fakir wanaagsan ayaat la imaatay wllhi adna afurka ka kor dhac 😂😂😂

  • @macquul_7
    @macquul_7 5 місяців тому +2

    Malintoo kaa jaban yahay yaa u tagi rabataa😂

  • @calikulmiye3467
    @calikulmiye3467 5 місяців тому +4

    Koko ilahey dardisa ayan ujeclahay

  • @user-kv9qs3xv1w
    @user-kv9qs3xv1w 5 місяців тому +4

    adnooy caloshale ameyku xanuunta mugo cunto lagugu talagalin walagu nanuusta adeyku tala

  • @AniishAriif
    @AniishAriif 5 місяців тому +1

    Ayyy kokodeyda way kabaxsatay m.a❤❤

  • @izabeella0232
    @izabeella0232 5 місяців тому +3

    Saaas waye ku soco adna waku heysanaa😂😂😂

  • @kingkhadar3469
    @kingkhadar3469 5 місяців тому +2

    Funny u aragta barnaamijkan lakin hadii ad qur ‘aanka faham fcn kaheysan lahyd madan sameysen waxan rajeyna inad si fcn u akhriso suratul Ahzaab adiga arki dona waxad qosol modeyso iney xaraam yihin .ilahow marqaati ka ahow inan garisiyey 🙏

  • @ubaadmahamed6331
    @ubaadmahamed6331 5 місяців тому +2

    afurdoonka wareego ku bixiyay ani adna😂

  • @FaadumaJimcale-eu4hx
    @FaadumaJimcale-eu4hx 5 місяців тому +3

    Adna waa iga qoslise wallahi😂😂

  • @FardowsoIsak
    @FardowsoIsak 5 місяців тому +2

    Ani xitaa waan kugu tagersanay adno wana islahaa mey chanelkeda weyn kaso deyso dhankas xeseynayeye❤