PRANK ILYAAS AAN KU SAMEEYAY CALOOSHA I HURTAY CIDA KAMA DHALANIN MIYA ANI MARKO I DHAHAY 🥹

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 310

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  Рік тому +88

    Soo daawo vedio gan hadaanan daawan 😅 ua-cam.com/video/yCDWuwEV12w/v-deo.html&feature=sharea

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +186

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝️❤️🕋😢

    • @hanicanshuur9689
      @hanicanshuur9689 Рік тому +2

      Sallalaahu caleyhii wasalam ❤❤❤❤❤

    • @munasaidchannel5767
      @munasaidchannel5767 Рік тому +2

      ALLAHUMA SALI CALA SAYDINA MUXAMAD SALALAHU CALEYHI WA SALAAM ♥️

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Рік тому +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @qadraabdulahi5405
      @qadraabdulahi5405 Рік тому +1

      Scw

    • @mahadabukar-pk6mf
      @mahadabukar-pk6mf Рік тому

      صلي الله عليه وسلم ❤

  • @SharmaSheeko
    @SharmaSheeko Рік тому +110

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 😢

  • @NiciimaMaxamed-ko3of
    @NiciimaMaxamed-ko3of Рік тому +55

    Sorry ilyaas yare waa cadhonay hdan nahy team ilyaas rali gelin rabnaa🤣🤣

    • @MariahAyush
      @MariahAyush 2 місяці тому

      😢😢😢😢❤❤❤❤😂😂😂

  • @sagalabdielmi3187
    @sagalabdielmi3187 Рік тому +52

    wiilkan yar waa baari wnaagsan halaga dhaafo dhibka😢

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Рік тому +16

    Wa inacdey marku dhahy wan ilmeyey ruunti 😓😭😭

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma Рік тому +59

    Miskiin waaaye cunuga😢 adna cunug mar kale prank haku sameenin😢😢

  • @KhaasimMoha-pw5tg
    @KhaasimMoha-pw5tg Рік тому +31

    Adna ilyas mxa sas igu gashay wiil wxa uu gary her oo dhaho familka maka tirsani miya😂😂😂❤

  • @اذكرالله-ب8ج
    @اذكرالله-ب8ج Рік тому +38

    Ilyaas uma qalmo sidaan adna gaabey jog❤

  • @muhamaxamed9520
    @muhamaxamed9520 Рік тому +22

    ilyaas fariid waayeh Wlhi mnzha allaah ❤🎉 soo bar bar habo

  • @ZUHUURCUMAR-rr3wd
    @ZUHUURCUMAR-rr3wd Рік тому +61

    Team ilyaas marnaba noo hoos waan soo aarsaneynaa insha allah💪✊🤘😊😜🤗✨💖

  • @AyaansiciidYassin
    @AyaansiciidYassin Рік тому +19

    ALA WLLHI QOFKA HOOYO KAMAQNTHY UUNBA DAREMI KARA AX😢😭🤲 INTI DHIMTY ALLE HAUNAXRIISTO

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 Рік тому +52

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara🤲🩷🥰❤️🥰

  • @AliAwDoll
    @AliAwDoll Рік тому +6

    Manshallah. Aqliloow waaye Ilyaas. Maxaad kadheefte hee, Team Ilyaas hadii aa nahay waxaa inoo aaray Saxafi

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Рік тому +7

    Masha Allah ilyes wlhi calosha ika huriyi😢😢

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 Рік тому +7

    Wllhie wn ilmeeyay ax hooyo adno ma i rabti buu dhahayy😢😢😢😢😢

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +20

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤

  • @bellamouna4355
    @bellamouna4355 Рік тому +6

    Ilyase qurux habo macaan mashallah Allah yabarik 🎉🎉😘😘🥰🥰

  • @Yuslim_somali_CR7
    @Yuslim_somali_CR7 8 місяців тому +4

    Congrlatulation my sister 900K came soon insha allah 🔥❤️

  • @suhairshire6606
    @suhairshire6606 6 місяців тому +3

    Ax calooosha i xanuuntay wiilka yar prank noocaas ah haku samaynin caruurta walal caruurta lagama nixiyo😢😢😢

  • @XaliimaFanax
    @XaliimaFanax Рік тому +6

    Maskiin wllhi adna wiilka 😂😂

  • @ayanayaninasaida9222
    @ayanayaninasaida9222 Рік тому +5

    او مسكين يا الياس😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 Рік тому +13

    Alla ka daaya ilyaas prankiga😭

  • @FardowsamohamedALI-f2w
    @FardowsamohamedALI-f2w Рік тому +5

    Team ilyaas ismuujiya😢😢

  • @ShugriIbraahim-u4t
    @ShugriIbraahim-u4t Рік тому +12

    Sorry ilyaas🥺hooyo waligaa hakatagin😊

  • @AliizaCuthmaan
    @AliizaCuthmaan 3 місяці тому +2

    Adna iyo cunugeeda wayba isku egyihiin❤

  • @qamarabokor1114
    @qamarabokor1114 Рік тому +5

    Axx miskiinka 😢😢kadaa prank kiiga ilmaha

  • @hudaabshir8561
    @hudaabshir8561 Рік тому +4

    iLyaas cade sidaan umaqalmo iyo silamid ah

  • @istarise1773
    @istarise1773 Рік тому +17

    Mar wa qosle😂 marna wan oyay😢
    Haku samen mar kle

  • @xamdimaxamedcali4214
    @xamdimaxamedcali4214 Рік тому +3

    Ay ilyaas ka aarso hooyo adna❤

  • @HafsaAbdirahman-ho6oy
    @HafsaAbdirahman-ho6oy Рік тому +9

    Murug 😢 iyo qosol isku jiro😅 kudhintaay

  • @SahrujSuhuur
    @SahrujSuhuur Рік тому +9

    Na wiilka yar sida kadaaa😢😢 uf mise kan madan dhalin 🥺🥺

  • @HabiboHussein-j8q
    @HabiboHussein-j8q Рік тому +3

    Walahi wan oye marku dhahay ima dhalin miyaa ax hoyo aya daremi karto tas ilmahaa qalbigisaa ilali wll

  • @mohazcaddemedia5217
    @mohazcaddemedia5217 10 місяців тому +2

    Wuu Ku jecelyhy cunuga m.a Allaha Ku dayo Ka daa prankiga qalbi fuqa

  • @marianjama5776
    @marianjama5776 Рік тому +3

    Adna please mardanbe ilmabe waxaan oo kale haku sameeyn 😮qalbigooda ilaali.

  • @yusufisxaaq9381
    @yusufisxaaq9381 Рік тому +33

    Allah is one❤❤❤

  • @amranahmed4705
    @amranahmed4705 Рік тому +9

    Ma wilki kujeclaa😢 saan kusameysi sorry Ilyas

  • @abdisalan_salah_10
    @abdisalan_salah_10 Рік тому +7

    Iliyas iyo ridwaan waa reyfal means lolan aa kadhaxeyo 😢😂

  • @naciimamd6477
    @naciimamd6477 Рік тому +2

    Kuwa meshanaa shansano sgegee wabexee hadee maqlaan diyaar waaye leee😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AliyahAbdaxkiin
    @AliyahAbdaxkiin 7 місяців тому +1

    ❤salalaahu calehi wasalam ❤️ salalaahu calehi wasalam ❤️ salalaahu calehi wasalam ❤️ salalaahu calehi wasalam ❤️ salalaahu calehi wasalam ❤️

  • @hamdisbali8479
    @hamdisbali8479 Рік тому +3

    😢😢😢😢adna wlhi adi wainacday maxa dad dadow maxa isine udhay sorry habo mcn😢😢

  • @amina190
    @amina190 Рік тому +4

    Alaa maskinsanaa yariskaa haah caloshaa ihurtee wlhi😢am sorry mummy ilyas

  • @HalanePro
    @HalanePro Рік тому +12

    Allaha ku xifdiyo caruurta ❤

  • @sowdaahmed6917
    @sowdaahmed6917 Рік тому +2

    Ilyaas habo sorry wilka curadkyga kugu saminaa InshaAllah ❤

  • @MohamedAbdirahmanAhmed-s6u
    @MohamedAbdirahmanAhmed-s6u 2 місяці тому

    Ilaah hakuu daysto m.a

  • @SamiraAhmed-gv1bh
    @SamiraAhmed-gv1bh Рік тому +2

    Ridwaan waoktahay dad maloogoy karo maxaa sariirta muu kukaadiya hhhhhh

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 Рік тому +1

    Adnah Alaha ilaha ha ku xafido qaali

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Рік тому +2

    Saxaaf caadi maahan 😂😂😂

  • @Aishacuud-c9t
    @Aishacuud-c9t Рік тому +4

    Qosol ikumaharin Hee 😂😂

  • @HafsoHussein-j1m
    @HafsoHussein-j1m 14 днів тому

    Sorry ilyaas yare waan kaxumahay❤❤❤❤❤

  • @ihsanmiza-xk3rc
    @ihsanmiza-xk3rc Рік тому +6

    adna calol hanun waye Ilyas isdaye ana oyay😢 ilmo danbe haku samayn prank please

  • @fardousaabdi6361
    @fardousaabdi6361 Рік тому +4

    I really cried 😢wlhi

  • @malkiabintishurie6372
    @malkiabintishurie6372 Рік тому +1

    Abyo cunuga kadaa waxas maskin waye wlh 😢calosha ihurte

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 Рік тому +3

    Wow maskin 😢😂😂😂❤❤🎉🎉🎉

  • @fartuunmohamed3125
    @fartuunmohamed3125 Рік тому +2

    Adno kadaa ilaas sidan prank maxamili karo noh waa ila yar qofweyn ma ahan sorry ilyaas wallahi waan ooyay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 sorry ilays habo I,m very sorry

  • @kingcabdalle
    @kingcabdalle Рік тому +2

    Wllhi waa fariid❤😂

  • @FadumoSaid-n5k
    @FadumoSaid-n5k Місяць тому +1

    sorry ilyaas😂

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar Рік тому +2

    Adnaay abaayo waxaan kaa codsanyaa inaad soo sameyso challenge bur ama beeso adi iyo saxaaf waliba wlhi qosol ahaa 😅😅

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +4

    Sorry ilyaas 😢😂

  • @aaminabashiir7992
    @aaminabashiir7992 Рік тому +1

    Wll caruurta qalibigooda ilaali caruurta aad baan uga murugoodaa in ladhibo

  • @XaFsAbLaN
    @XaFsAbLaN Рік тому +2

    Sorry ilyaas 😢

  • @saamiyasiman6202
    @saamiyasiman6202 Рік тому +2

    Hada ka horaa anoo yar aa walaashey saan igo sameysay kulahaa jidkaa lagaa soo qaaday hooyo kuma rabto ee cidaada raadso anaka dhan nooma ekid aniga ooyin ka bixi waaye ilaaa hooyo aan kaga sheegay oo ayada la garaacay waan aamusi waaye 😂😂😂 ilma nimo waa cadaw laga koro wllhi

  • @UgaasoCabdi-nf4ck
    @UgaasoCabdi-nf4ck 3 місяці тому

    Sorry ilyaas Hbo 😭😭😭

  • @habibaziizu7194
    @habibaziizu7194 6 місяців тому +1

    Sorry ilyas

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Рік тому +1

    mashaalaah abaayo mcn and

  • @Suraya1Haio
    @Suraya1Haio Рік тому +3

    Ooyinta iga soo daadate😢😢😢😢

  • @HabibaBuule
    @HabibaBuule Рік тому +3

    Maskin wadka naxisey 😢raaligali willka ok

  • @mariadahir272
    @mariadahir272 6 місяців тому

    Anaba run run u ooyey wiilka waa ka yaabsateen😅😅

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 Рік тому +10

    Wlh waxaan prank maaha galbi jabin aala dhahaa anoo yar walalkey saas I dhahay anoo ooyaa hooyo u tagay hooyo adi ma I dhalinoo aa dhahay haa hooyo mcn idhahday lkn biloooyin waxaa is dhahaayay amee hooyo kale leedahay eekuu imaataa ooyin iyo murugo wlh waxaas ma fiicno😢😢😢 sorry ilyaas adna waxaa gab ka dheh❤

  • @saamiyasiman9742
    @saamiyasiman9742 Рік тому +5

    😂😂😂😂 wlhi kuwo ila dhashte saan nafta ugu kena caadi ugu oysiya

  • @Maayacarab
    @Maayacarab 3 місяці тому

    Wiilka maxda sidas ugu samysay

  • @FartuunMacalincali
    @FartuunMacalincali Місяць тому

    Ilyaas.waa.ĥooyo.jecelyahay

  • @MahamedGurase-ic4io
    @MahamedGurase-ic4io Рік тому +1

    wllhi caloosha ihurtay 😢😢😢😢😢

  • @HaniDheemman
    @HaniDheemman 2 місяці тому

    FIRIID WEEYE WALAAHI M.A

  • @QueenFaatima-yt7jz
    @QueenFaatima-yt7jz 3 місяці тому

    Shan sano dhar kaas mukugu filan yahay kulahaa😂

  • @hadyayaska8351
    @hadyayaska8351 Рік тому

    Wa inebcati u udhahay Wlhy wa ilmeyey ax qalbiga ka dareemay😅😅😅😅😅😢😢😢😢😢

  • @MahadoAbdulahiomar
    @MahadoAbdulahiomar 7 місяців тому

    Time ilyaas ayaan nahay raaligalin halaga soo bixiyo

  • @CabdicasiisXasan-lr5jp
    @CabdicasiisXasan-lr5jp 2 місяці тому

    Sorry ❤ilyaas🎉

  • @KawsariinaChannel
    @KawsariinaChannel Рік тому +2

    😂😂 Miskiin

  • @JOSEPHBOY66
    @JOSEPHBOY66 Рік тому +5

    adna chanel this woman is the one of the best youtubers and videos creators i have ever watched. sister i am always number one supporter 4 u 🤝

  • @NasraAhmed-qy3er
    @NasraAhmed-qy3er 5 місяців тому

    Ilmaha branki ga kadaaya😢😢😢😢

  • @hayaathassan1360
    @hayaathassan1360 Рік тому

    Ax miskin adna igaga daran jilinka jilaysa xanuun wlhi mardane haka murugaysiin miskina 😢😢

  • @princessbinty499
    @princessbinty499 Рік тому +1

    Allaa wan la oyay sorry iliyaas😢

  • @CQanimahamed-hm9gr
    @CQanimahamed-hm9gr 3 місяці тому

    sorry iliyaas 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @shamsucade5115
    @shamsucade5115 Рік тому +1

    Sorry baby

  • @HodanIidle-ks4it
    @HodanIidle-ks4it 2 місяці тому

    Sorry ilyaas 😢😅

  • @AminaAcademy
    @AminaAcademy 2 місяці тому

    Ridwaan ma qasoobayo😂

  • @MumtaazQaali-c9x
    @MumtaazQaali-c9x 2 місяці тому

    Ani kidaawadooy😅😂

  • @NuuroAbdinasir-hz7zk
    @NuuroAbdinasir-hz7zk Місяць тому

    Sorry 💔

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 Рік тому

    Tani waa doqon caadiya waxkasta wey noola imanaysa naa talenti lakaaalay

  • @Umocumayra
    @Umocumayra 3 місяці тому

    Ridwaaneh aaway😂😂

  • @DeeqaQaasim
    @DeeqaQaasim Рік тому

    Marwalba wiilkaan caloosha hurisaana adna

  • @Baraawiini_pro
    @Baraawiini_pro Рік тому

    Plz adno videogan ani calosha i hurty plz in kasto wiilkada u yahy hooyo aya tahy plz rali qalin u samy plz adno wllshy codsi waaye

  • @Qasiim-eb8uo
    @Qasiim-eb8uo 8 місяців тому

    Ilmahaga kle mxa emotional damage ka ugu dhajine walashei

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 Рік тому

    Prank ilmaha laguma sameeyo ee ka xishoosa waxaasoo kale. Xaaraan waaye lacagtaas acuudi bilaah

  • @HooyoqaaliMadey
    @HooyoqaaliMadey 6 місяців тому

    Sorry yarisow

  • @DhuxMaxamed701
    @DhuxMaxamed701 Місяць тому

    Asc Wil ♥️

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax Рік тому

    Plz janalkeyga soo boqo wll ajir ilhy hakaa siiyo

  • @Hibo-y4e
    @Hibo-y4e 8 місяців тому

    Abaayo kadaa cunuga saan wllhy caloosha ihurty😢

  • @aayishaabdow3856
    @aayishaabdow3856 Рік тому

    Asc adan walahi adi dhibley ayad tahay qatar na wada tahay