HOOYO AABO WAC WAAKU JECLAHAY KU DHEH IYO SUSU OO…

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 246

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  Рік тому +42

    Soo daawo vedio gan ua-cam.com/video/T-eigHgb2pM/v-deo.html

    • @safiya0986
      @safiya0986 Рік тому +1

      Alaha haysku kiin aado hooyo waa lama huraan ❤❤❤❤❤❤❤💯

    • @safaosman7001
      @safaosman7001 Рік тому +1

      Hoyo maxauguciyareysan

  • @wayoflifewayoflife1135
    @wayoflifewayoflife1135 Рік тому +40

    8:27 mashallh mama calwiya allah haku xifdiyo adiga iyo hooyooyinka muslimka ah meel kasta oo dunnida ka joogaan dhamaantood allah haynoo daayo aakhirana jannatul fardawsa ha geeyo aamin aaamin🤲🤲🤲😇👸
    We love mama more than you know❤💯👸🙌👏🙏

  • @isirkasim7069
    @isirkasim7069 Рік тому +36

    Maanshalah waa hooyo aad uqiimobadan oo ubadkeeda isfahmayan wada kaftamayan wada ciyarayan ilaahay hayskudaayo cimridheer iyo caafimad ficam

  • @DirisleAbdi720
    @DirisleAbdi720 Рік тому +102

    The best person ever the most knowledge shine created prophet Muhammed scw❤️❤️

    • @saciidojaamac9921
      @saciidojaamac9921 Рік тому +4

      Salalaahu caleeyhi wasalam 🥰

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Рік тому +4

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 Рік тому

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @ayaancabdi2770
      @ayaancabdi2770 Рік тому +3

      Scw scw scw scw ❤

    • @bintukaafiya2814
      @bintukaafiya2814 Рік тому +2

      اللهم صلي على محمد وعلى آله محمد كماصليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @faatmacqaadircabdalla3798
    @faatmacqaadircabdalla3798 Рік тому +41

    Ayyy family 👪 qurux badan m.a allah hani xifdiyo my family's ❤🤴🔐🤴

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Рік тому +21

    Mashaa Allah Hooyo calwiya
    IYO caruurteeda sharafta badan
    Wada Jira❤❤❤

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 Рік тому +7

    Walahi ilma iga timi markay hooyo tidhi idhirbaax suusu habsiisay maansha alaah ale hooyo haydiin daayo sharaf iyo cisina haku nooleeye inti walidkood dhinte aan kow ka ahayna ale janatul fardowsa haku casumo🥲❤❤❤

  • @Xamda0953
    @Xamda0953 Рік тому +16

    Mamo ale haku xafiddo amiin mamo iyo fatma ayn mesha kajecelahay wllhi

  • @isirshariff9341
    @isirshariff9341 Рік тому +7

    MashaAllah ❤il xun idin ma araagto Amiin ya Rabi ❤ wan idin ku haysta ❤

  • @fartunhassan8441
    @fartunhassan8441 Рік тому +14

    MashaAllah abayo kusaliya nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 Рік тому +2

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @umlkhayrabdiumlkhayr743
    @umlkhayrabdiumlkhayr743 Рік тому +24

    بسم الله ماشاء الله تبارك الرحمن ربي يحفظكم ويسعدكم ويحميكم من كل شر اللهم امين يارب العالمين

  • @aishamahmud207
    @aishamahmud207 Рік тому +33

    Mashalh Maamo calwiyo marka argo waa iska ooooya 😢 hooydey mar hore dhimtay so xasuusto 😢😢😢Allow ku naxriiso hooyo mcn 😭😭😭🙏

    • @muniraadam4115
      @muniraadam4115 Рік тому +1

      Isku mid nahy nasib uma yelan inan hoyadey I koriso anigoo yar iga dhimatey ilahey ha u naxariiso dhamaan walidiintena😢

    • @aishamahmud207
      @aishamahmud207 Рік тому

      @@muniraadam4115 Allah unaxriisto hooyooyinkeena 🙏

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Рік тому +1

      @@muniraadam4115
      Walashey munira aduunkan khof jogayah majirtoh oo kuligen waan dhimananah
      Anigabah walidkey waa dhinten anigoh yar
      Waxa isuh kurisey ayadey
      Hooya dah dhashey iyadanah waxeey igah dhimatey anigoh jirah 19,sanoh kabacdinah nagtah abeh ban nanoladay

    • @fatushahawaay3860
      @fatushahawaay3860 Рік тому +1

      Uducey abayo hooyada

    • @user-ds1oe2ei5j
      @user-ds1oe2ei5j Рік тому +1

      @@fatushahawaay3860
      Walashey hooyadah ilahaay hasiyo waxad lajecashay amiin
      Markah dabigedih kih horah iyo kih dababah ilahaah hadhafah jirtay nah ilahaay hasiyo cafimaad dag dag ah
      Haday cafimaad khabtanah ilahaay hasiyadiyo cafimadkedah akharanah janadah ilahaay hakeyo aduunka nah cafimaad iyo cimrih dheer ilahaay hasiyo
      Hooyadah Fatushey amiin

  • @cabaazfigo3775
    @cabaazfigo3775 Рік тому +12

    Family wacan mashaalah ❤❤❤❤

  • @ziibay9539
    @ziibay9539 Рік тому +2

    Maasha Allah familka is wata oo qurux badan ilaah idin xafido Insha Allah cil bina aadam idinma aragto

  • @JackCaddnan
    @JackCaddnan Рік тому +7

    Masha'allah beautiful family 👪 illah Ha idin xafido

  • @apdirahmaanaadan6691
    @apdirahmaanaadan6691 Рік тому +2

    masha allah maama

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +14

    Hooyo wey xishoonaysa wlaladay dhibka kadhaafa hooyo mcn 😌💋❤

  • @Aishamataan
    @Aishamataan Рік тому +7

    Maamada waa iga qoslisay walhi. Masha Allaah🥰

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 Рік тому +9

    M.a my family jeclhy gulysta 💯❤maamo dhibta ka dhaafa waa xishoonysa .

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Рік тому +2

    Mansha'alah Hooyo Macaan qaali waaye.

  • @user-ll9pl3lh2l
    @user-ll9pl3lh2l Рік тому +7

    ماشاءالله تبارك الله♥️♥️♥️♥️

  • @kingzakyhaz2375
    @kingzakyhaz2375 Рік тому +17

    Beautiful family masha Allah

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому +7

    Maassh Allah family qurux badn farxaada ku nolaadaaa

  • @zaraa91
    @zaraa91 Рік тому +13

    Team asad hagio lik saara hada jogtiin ☝️❤️

  • @mohamedcusmaan1436
    @mohamedcusmaan1436 Рік тому +9

    Family qurux bdn ilaahey ha idin xafido

  • @TIMIRQOLOFMALEH2024
    @TIMIRQOLOFMALEH2024 Рік тому +13

    War heedhe maamada wey ka qajiliyen subxaanallah waalid ka waxey rabin lama qasba mahadsanidiin

  • @aminoabdikariin3893
    @aminoabdikariin3893 Рік тому +1

    Masha allh ❤abayo halmar ha isdubina bini adamkan wey ilku lulyihiin mashaa allh❤

  • @abdinasirmaxamedaxmad
    @abdinasirmaxamedaxmad Рік тому +2

    Family 👪 isku farax san alle ha idin xafido masha Allah tomorrow 800k adna

  • @fartunmahamedsaw4370
    @fartunmahamedsaw4370 Рік тому +4

    Abaayo m.a hooyo Allah 🤲 how hafad

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim1164 Рік тому +9

    My family quruxbadan allha idin desto dhamantina mama❤

  • @fihimaxasan7532
    @fihimaxasan7532 Рік тому +3

    Maasha alaha wallo Qurux badan

  • @lababaar2022
    @lababaar2022 Рік тому +7

    Omg I cried 😢so much Alla ha u naxaristo waridiinteyda 😢💔💔💔

  • @fatushgomez9604
    @fatushgomez9604 Рік тому +1

    Woooooow mashallah familka one love🥰🥰

  • @caaliyacqadir6730
    @caaliyacqadir6730 Рік тому +5

    Omg maama calwiya ala yxfitk my fameil beyuetiful sln lamida

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Рік тому +11

    Mama calwiyah funny wye 🤣🤣😂

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Рік тому +2

    Masha allha tabarikllha hor usocdad my fimiliykeg aadka aan u jeclahay allha idin xafido allhuma aamina Yaa rabi ❤❤❤❤

  • @queenhassen5743
    @queenhassen5743 10 місяців тому +1

    Mansha alaha qurxu da hooyo aya idaku dhashay ❤❤❤❤❤

  • @user-np7nn7xl5o
    @user-np7nn7xl5o 8 місяців тому +1

    Mashalah famali qutux badan ❤❤❤❤❤

  • @hanaabdi3618
    @hanaabdi3618 Рік тому +6

    Mashallah family qurux badan

  • @user-mp6ik1wc4b
    @user-mp6ik1wc4b Рік тому +16

    الله يسعدكم دنيا وآخره

  • @maxamadjimcaale2334
    @maxamadjimcaale2334 Рік тому +4

    Mashaalh family buuxa allaha hainabarakeeyo😘😍🥰😇😇

  • @deqaabdullahi9579
    @deqaabdullahi9579 Рік тому +1

    Masha Allah ❤ ❤ ❤ ❤ Hooyo mcn

  • @princessdania8111
    @princessdania8111 Рік тому +2

    Wow m,a family qurux bdn

  • @saciidojaamac9921
    @saciidojaamac9921 Рік тому +1

    Wacalekuma salam waraxmatulahi wabarkatu mama calwiyo

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 Рік тому +6

    Maasha allaha family hooyo 🥰🥰🥰🥰🤲🤲👍

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Рік тому +1

    Masha Allah 👍

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +9

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raaxoibrahim3039
    @raaxoibrahim3039 Рік тому +1

    Way xishootay hooyadu masha alah

  • @muscabaxmad8192
    @muscabaxmad8192 Рік тому +3

    waan kaa qaadnay Hooyo macaan🥰🥰

  • @caashoxubey123
    @caashoxubey123 Рік тому +4

    Masha allaha hooyo mcn allaha ku xafido🥰🥰🥰🥰🤲🤲👑👑

  • @hibaaqdiini8609
    @hibaaqdiini8609 Рік тому +1

    Waa runteed hooyo warkeeda shaqo kadib ayee naag imaane nin shiida naag marabto wllkey

  • @user-db6ru1xi2u
    @user-db6ru1xi2u Рік тому

    ماشاء لله الله يحفظك

  • @MohamedAhmed-km4li
    @MohamedAhmed-km4li Рік тому +2

    Maamad wad kawashen m.a🥰🥰🥰

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +4

    Wlhi sidan inii jecelahay mamalaynaysiin walaladay and hooyo mcn rabbi haydin xifido hnoyal salansare from borama somaliland ✋❤❤❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 Рік тому

      wllshay macaan waan idin salaamay Adiga iyo Reer boorama from Hargeisa ❤❤

  • @ismaciilxaaji3740
    @ismaciilxaaji3740 Рік тому +1

    Allha ha idin xafido

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Рік тому +2

    M.a family iskudubaan Allah nihafiitho

  • @abdulkadiromar9335
    @abdulkadiromar9335 28 днів тому

    Masha allah Hooyo mcn ❤❤❤❤❤❤

  • @user-id1mh6ol6l
    @user-id1mh6ol6l Місяць тому

    Manshalah mamada xishood waa dadkii hore ❤❤❤❤❤guulayso mamo ilhay haku xifdiyo adiga iyo ubadkaaga qurqurxda badan

  • @fatumaosman213
    @fatumaosman213 Рік тому

    Acs setihiin mashaallaaha ilahaye haidinhafido inshalaah adnA

  • @user-tl4cq8ve1o
    @user-tl4cq8ve1o Рік тому +2

    M.a family qurux badan jiro oo joogaa❤

  • @suqriyaahmed1588
    @suqriyaahmed1588 Рік тому +10

    Qofka ugu horeyay oo fura masha allah 💞💞💞💞💞💯💯💃💃

  • @abdikariin161
    @abdikariin161 Рік тому +3

    Mashaallah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dekadahir1828
    @dekadahir1828 Рік тому

    Masha allah tabarak allah

  • @ayaanxaaji7978
    @ayaanxaaji7978 Рік тому

    Ilxumi idinma aragto mashaa Allah

  • @riyadwidson127
    @riyadwidson127 Рік тому

    800k 🏃 i.a yalah team adna🥰

  • @nadirakyse1373
    @nadirakyse1373 Рік тому +2

    So badi wllo adan

  • @user-ds1oe2ei5j
    @user-ds1oe2ei5j Рік тому +4

    Mashah alaah famil quroh badan ilahaay hadin xafidoh
    Aduun iyo akhirabah amiin
    Markah anigah waan jeclahay mamah calwiyah anigah mah akhanih iyadanah imah takhan waxan nah kuh jecladey markastah waa faraxsantahay waa nah iskah qosleysah ee ilahaay hasiyo ciimrih dheer oo cafimad leh mamah calwiyah amiin
    Cimran jacelkih ah kabatay wasugih wayey intas kah helayo shakhoh waa dag dagayah kumalah gurigenah xamar weynah halah gadoh
    Markah hadih gabadhan ad jecashahay jacel kinah dhamadoh oo guriginah iskah gadih ineeh dageh markih kuh nokhatid somaliya
    Markah cimran iskuh halen nag birih katageysah
    dag daganah iskadah ee iskah sug itad shakheysaneysid sam sam nah dhah isug intan kah helayo shakhoh xabibtih
    Dhah sam sam waa nah kusogeysah hadey kuh jecashahay iyadanah sam sam ah
    Mamah cawiyah jacalkedah waa suh aragtey ee kadayah
    Kamaradah ee lokhoh usogalah ewaydiyah markas hadah waa xishoneysah mamah calwiyah ee kademih kamiradah amiirah khurux
    Adnah karalih nokhoh mamah walwiyah magagedah wan katagey xarafkah lamkah ah
    Markah sidan ukhoslayey ban xarfihih khaldayah
    Sorih adnah caday

  • @ashasalim4496
    @ashasalim4496 Рік тому

    Ma’sha’Allah hooyoo ❤❤❤❤❤❤

  • @tahirjeylani8218
    @tahirjeylani8218 Рік тому

    Masha Allah ❤

  • @Muhiim.caddey
    @Muhiim.caddey Рік тому

    Masha Allah

  • @ifrahmohamed4462
    @ifrahmohamed4462 Рік тому

    Masha allah hooyo macan ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed Рік тому

    Mashaa Allah ❤❤❤❤

  • @omargare2597
    @omargare2597 Рік тому

    Masha Allah 🎉❤🎉

  • @osmannoor7811
    @osmannoor7811 Рік тому +3

    Qeebta dharbaxshada 😭😭😭😭😭😭😭♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @faadumocabdul7879
    @faadumocabdul7879 Рік тому

    Mnsh allh fmly qurux bdn

  • @dantadadkaiyodalka7594
    @dantadadkaiyodalka7594 Рік тому

    Waa hooyoyinkii la arki jirey xishood kooda ayaa badnaa hoyoyin keen lkn jaceel waa kasayaan dhab ah alllh xafifo hoyoyin keen

  • @Iman-321
    @Iman-321 Рік тому

    Subxanallah war hooy isku xishooda Bisinkow illahow xishoodka hanaka qadiin Acudubillah hooyadin medio kala xishooda Maxaa idinka siya

  • @rayaanppe596
    @rayaanppe596 Рік тому +1

    M.a wlhi sey hap usise sumayo anaba dareme ilh hano daayo hoyoyinkeena❤

  • @najmaibraahim3941
    @najmaibraahim3941 Рік тому +4

    Ciyalkan dhan hooyadode quruxda kakenen m.a

  • @salahhasan6593
    @salahhasan6593 Рік тому

    Heeeeeeeee oo hooris ah my favourite family

  • @shamsaabdullahi9165
    @shamsaabdullahi9165 Рік тому +1

    Hooyo calwiya wan iska jeclhy wlh❤️

  • @maimunamohammed222
    @maimunamohammed222 Рік тому

    Mashaa Allah

  • @hafsaali8615
    @hafsaali8615 Рік тому +3

    Wah hooyo kaxishoda anabo shixaye🙈

  • @hamdabilan838
    @hamdabilan838 Рік тому

    Family Qurxun Alle haidin xfdiyo family leygi

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 Рік тому

    Maasha allah

  • @nawalnalka2594
    @nawalnalka2594 Рік тому

    Mohamed qurux niqdey m.a my family 😍

  • @khadarcabdulaahi7540
    @khadarcabdulaahi7540 Рік тому

    Walashaa mina wllo

  • @ayaanniita3299
    @ayaanniita3299 Рік тому

    Hooyo macan m.a❤

  • @umacandacasiis4523
    @umacandacasiis4523 Рік тому

    Mash Allah

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 Рік тому

    Masha allah

  • @ayanaali7173
    @ayanaali7173 Рік тому +1

    Wku jeclhy dareen lahen wye ts😂 daren u yel mxa lo dhhi wyey😂😂 mamoyinka caadi maha alle hno deysto❤

  • @khadroyusuf528
    @khadroyusuf528 Рік тому

    Mansh allaah cidayadi mamadkaleda

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 Рік тому +16

    Mansha Allah ani nasib Uma yelan inan hooyo arko 😭ama walaalahay la koro 😔
    Illahay Isha bili.adanka ha idinka lexiyo🤲farxadana Alle ha idin siyaadiyo 🤲❤️

    • @SafiyoAhamed
      @SafiyoAhamed Рік тому +1

      😭😭😭😭😭

    • @nasteexomaxamed4667
      @nasteexomaxamed4667 Рік тому

      Alaha unaxariisto abaayo sory anaa walaasha aha

    • @ismailabdullahi693
      @ismailabdullahi693 Рік тому

      Manshallah hooyo way xishoday I ilahey çimiri dheer iyo cibaado ayaan u rajenahayaa hooyo la aanteeda waa abaar aniga hoyadey ma arag way dhimatey ilahey ha unaxriisto amin

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 Рік тому +6

    Habooy please igu dara ani ana carur cad cad rawe mohamedna wlshie ku dara😭😭😂

  • @user-uk2ji1oc7v
    @user-uk2ji1oc7v 8 місяців тому

    Wcs hooyo mcn ❤

  • @faadumomaxamedcismaan8673
    @faadumomaxamedcismaan8673 Рік тому

    Maa madam fay waaye😍😍😂😍😂😂😂😂

  • @manaarmohmoud4388
    @manaarmohmoud4388 Рік тому +2

    Cimraan iyo shaqo Mxa Kala Haysta😂😂😂

  • @halimaahmed3053
    @halimaahmed3053 Рік тому +3

    hhhhh Yaranka wuu jerey mama calwiyo jacelka ceb ma aha ee wa midka lagudhiso lakin mesha lagugu wediyay ayan munasab ahen

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Рік тому +2

    DHIBLOOSHIN MAMADA WAA KAXISHOOD SIISEEN MISKIIN DHIBTA KADAAYA❤❤❤❤

  • @MulkimaxamedAxmed-yl7rg
    @MulkimaxamedAxmed-yl7rg Рік тому

    Masha allh