Barnaamijkii Baro Diintaada oo xiiso gaara leh [Qof Walba Hadyad Maashallah]

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 сер 2020
  • Barnaamijka Baro Diintaada waa barnaamij suaalo diiniya lagu waydiinayo dadwaynaha hadii ay ka jawaabaan la gudoonsiiyo abaalmarino wanaagsan. Waxa aalaaba soo jeediya barnaamijkan Sheekh Abdulaziz Mohamed Oogle
    💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 Fadlan khayrka sii faafi 💖 □👍
    💥 Download our Playstore app
    play.google.com/store/apps/de...
    💥 Nagala soco bogeena Facebooka / gaaldiid
    💥 Follow us on Instgram
    / abdulaziz_mohamed_oogle
    💥 Visiit our Website
    gaaldiid.com/
    💥 Follow us on Twitter
    / abdulazi_oogle
    💥 Subscribe our UA-cam
    / @abdulazizoogle
    💥 Subscribe our Tafsiirka Quraanka Channel
    / @tafsiirkaquraanka1838
    -------- Thanks for watching--------------

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @sacdiyonuurcabdicabdi3729
    @sacdiyonuurcabdicabdi3729 3 роки тому +13

    maashaa,Allaah waa barnaamijfiican oo dhiirigalin weyn ah diinteena barashadeeda .jizaakallaahuqeyr

  • @abdiraxmaanfarxaan7759
    @abdiraxmaanfarxaan7759 3 роки тому +5

    Bismillahi raxmaani raxim Allahu akbar jaskallahu khayer sheekh ❤️

  • @deikhassan8518
    @deikhassan8518 Рік тому +1

    Masha Allah wax wanaagsan ayaad sameysay horay u soco wll

  • @youngash6411
    @youngash6411 3 роки тому +18

    Mashallah I watched more than three times.

  • @ardojablibaax8279
    @ardojablibaax8279 3 роки тому +13

    Mashaa allaah ♥️ waa barnaamij aad iyo aad u qiimo badan su'aalaha laftooda ayaaba hadiyad ah

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 роки тому +3

    Maaha allaah masha aallaah wax labarto waxa ugu wanaagsan waa diinta alloow nagu sug diinteena macaan

  • @safiyoseeraar7309
    @safiyoseeraar7309 3 роки тому +2

    Maashaa allaah waa wax wanaagsan barashada diinteena macaan

  • @Oladdesigner
    @Oladdesigner 3 роки тому +7

    Masha Allah waad ku mahadsantihiin sida quruxda badan ee bulsha aad ugu baraarujineysaan

  • @kadra825
    @kadra825 3 роки тому +16

    ماشاءلله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء امييين أمنيين يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى اله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @xamuudoomar5321
    @xamuudoomar5321 3 роки тому +6

    Lovely walaahi maansha Allah one of the best barakallahu fiikum and Allah yahfidkum from USA

  • @mustafe05
    @mustafe05 2 роки тому +1

    Barnaamijyadaan oo kale ayaan u baahannaha Masha ALLAH shiikh ALLE haku barakeeyo inoo soo badi.

  • @youngash6411
    @youngash6411 3 роки тому +1

    Mashallah Barack Allah feek sheikh

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 3 роки тому +4

    Masha allah diinta in la barto waa buhiim illah hana fahandiyo si wanagsan

  • @zamiiraki8322
    @zamiiraki8322 3 роки тому +31

    Wlhi waa barnaamij aad u cajiipa Allah haku barakeeyo

  • @Ahmedali-hx2xl
    @Ahmedali-hx2xl 3 роки тому +1

    masha allah hanbalyo hambaliyo waa barmaamij fiican jisaakumulaahu khayr

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 3 роки тому +1

    alle haku barakeeyo sheekh abdul asiis walal

  • @amiinabdi7836
    @amiinabdi7836 3 роки тому +9

    Barnaamij fican o kheir leh weyan Sheikh Abdulaziz. Allah ha idinka Jazaa' siiyo adiga iyo dhaman hawl wadenada. Allah yubarik fikum wallah

  • @umashaymahodan797
    @umashaymahodan797 3 роки тому +17

    Maasha’allaah waa barnaamij aad umihiima Khayrbadan Allaah ha idinsiiyo adiga & inta kula wadaba miisaanka xasanaadka Allaah ha idiinku daro

  • @smartezmaelofficial8424
    @smartezmaelofficial8424 3 роки тому

    Masha Allh sheekh baranamijyada Noocana Nosoo badiya

  • @hamida5943
    @hamida5943 3 роки тому +16

    Mahadsanid walaal runti iga caawi inaan barto jaceylka dadkeyga oo dhami wey hayaan shaqada wanaagsan mashAllah 💙

  • @farhiaabdi1453
    @farhiaabdi1453 3 роки тому +3

    Mansha Allah jazakallahu kheyr walal halkaas kasiiwad xita aniga waan kafaaiday wallahi mashallah

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 3 роки тому +21

    Maansha allaah wlh shaqo aad iyo aad muhiim u ah ayaad heysaan illaahay miisaankiina aaqiro ha idiin saaro Aamiin

  • @maryamhussein427
    @maryamhussein427 3 роки тому +4

    Masha’alaah jasaakalaah kheyr diintaada baro waa wax aan la heli karin alaha nawada xafido alahuma amiin jamiican yarab.

  • @cabdihoodaale5213
    @cabdihoodaale5213 3 роки тому +14

    Masha allah alle khayrkeeda haidinsiiyo insha allah

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 3 роки тому +10

    The best show, mansha Allah

  • @deeqaosman363
    @deeqaosman363 3 роки тому +19

    Marsha Alah wajeclahey 😍😍😍😍🤗😇😗😚

  • @natramohamed8233
    @natramohamed8233 3 роки тому +1

    Masha allaah sheekh shukran waxbadan ayan kafa idah barnijkan horay usocda illahay haidin barayeyo jazakallah qeyran 👍

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 3 роки тому +2

    Jzakallaah
    Ikhwa
    Wa barnaamijkii ugu Wax tarka Badnaa
    Ee Ka Hana Qaada Geyiga Soomaalida
    Masha Allaah

  • @raxmacabdikariincabdi7771
    @raxmacabdikariincabdi7771 3 роки тому +4

    Mashalah Barnamij Qiimo le weyi Alle haku xifdiyo wll waxa Badan Ayaan ka fa'iiday wlhi Alxdulilaah 💯

  • @baabuuji89kadiye42
    @baabuuji89kadiye42 3 роки тому +5

    ma sha allah sheekh illahay ha ku barakeeyo meshaas ka wad wallahi sidaan u daawado barnaamijkaaga kuwa kaleeto u ma daawa ilaa mooye sheekh hassan jabuuti

  • @maxamedmuxumadibrahim5048
    @maxamedmuxumadibrahim5048 3 роки тому +8

    ماشاء الله شيخ جزاك الله خيرا وبارك الله فيك

  • @mowsiribrahim4744
    @mowsiribrahim4744 3 роки тому +3

    Allh akbr allh haku barkeyo wll hory uwad👏

  • @farhiyageelqaad9924
    @farhiyageelqaad9924 3 роки тому +9

    Mnsha allah barnaamijkaan hooyo mcn ayaa ku xiran oo dhageysata anigana waan jeclaaday thanks wll keep going

  • @raadiruntatv5358
    @raadiruntatv5358 3 роки тому +28

    Shiikh Abdulaziz Oogle
    shaqo wanaagsan u hsaysaan umada somaliyeed illaahay garab ha idinku siiyo aamin

  • @user-mn3kz3bt1n
    @user-mn3kz3bt1n 6 місяців тому

    Mansha alh waa barnamij qaaliya walahi anigu runti waan ka faa iday waxyabo badan c casiis maxamed ooglena waxaan leeyay ale haka abaal Marino ooglaw❤❤❤❤❤❤❤

  • @hannaabdifatah539
    @hannaabdifatah539 3 роки тому

    Mansh a allah waa barnaamij fiican 100%100

  • @fadumarage2682
    @fadumarage2682 3 роки тому +5

    Manshaala tabaraka lah 💓 wallo aat iyo att Ayaan ugufaraxsanahay teen tena,

  • @lkydftrwydfff7917
    @lkydftrwydfff7917 3 роки тому +7

    Mashaallah wll Abdi aziz
    WA barnamij ad ufcn
    Sobadi barnamijyad kheyraka
    jazakallahu kheyran

  • @cabduleguure2700
    @cabduleguure2700 Рік тому +1

    Xuseen Cu
    mar jalii

  • @axmadasadboss1237
    @axmadasadboss1237 Рік тому

    ماشاء ألله تبارك الله saas kusii wada waa barnaamij faa.iido lehsheekhaw

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 3 роки тому +37

    Wiilka yar ee yiidhii aniigaa xuslinmuslimka haa laahsiiyo nacnqc diiday illahay haaku xaafiido dheeh Iyo Masha Allaah

    • @Faadumo-Siciid
      @Faadumo-Siciid 3 роки тому +2

      ماشاء الله

    • @user-uv9rm1ld9y
      @user-uv9rm1ld9y 3 роки тому +2

      Haa walhi waxay ahed in lasiiyo

    • @Light-cy1gp
      @Light-cy1gp 3 роки тому +2

      haa maashallaah Allaahumma baarik🤲,waxa dhacikarta inaanu maqlin oo wax kale ku jeeday

    • @abdikarimsacad3016
      @abdikarimsacad3016 3 роки тому +1

      Maasha Allaah

  • @fartunkhalif2983
    @fartunkhalif2983 3 роки тому +3

    Masha Allah👍👍👍👍

  • @nasroxussen848
    @nasroxussen848 3 роки тому +1

    Asc.wan.kuu.faraxasanahaya.mashaallha.aallha.kuu.xafadiiyo.barashiika.mashaallha

  • @fadumoaxmed5231
    @fadumoaxmed5231 3 роки тому +2

    maashaa Allah waa barnaamij fiican, guuleysta, waa in barnaamijkan lagu daydaa oo diinta da'yarta la baraa.

  • @mrfuga6041
    @mrfuga6041 3 роки тому +9

    Mashallah mabruk kheek abdul aziiz iyo inti lashaqaynaysa waa barnamij aaan ubogay wanan dawada marwalba Mashallah hambalyo sheekh abdul aziiz alaha ku barakeeyo wlhi waxan jeclahay sidad uhadasho iyo dhirigalinta aad dhirigaliso dadka!

  • @user-lw2rt1ho6z
    @user-lw2rt1ho6z 3 роки тому +4

    MAASHA ALLAH ALLAH celcelis kadhig IINSHAA ALLAH waa intaas lugu'gu dabo'daydaa wadanka oo dhan SHANTA XIDIGOODH .

  • @mohamedmontana5125
    @mohamedmontana5125 3 роки тому +1

    Masha Allah shek barnamijka si wadh alha ajir haaaaa naga wadha siyo amiiin aqiro

  • @shamsoqadan2587
    @shamsoqadan2587 3 роки тому +1

    Mansha Allaah

  • @daacadmjama8388
    @daacadmjama8388 3 роки тому +17

    Nabiga dadkisa rumeeyen dhaman waa Nabi yuunis
    عليه وعلي نبينا افضل الصلاة والسلام

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 3 роки тому +3

    ALLAHU AKBAR WAA FIKIR WANGSAN WALAAL HOREY UU SOCO SH ABDIALZIZ BARKALLAHU FIKKKUM

  • @user-bq9kl5hs4m
    @user-bq9kl5hs4m 9 місяців тому +1

    And ayuu ufiican yahay ❤❤❤❤❤

  • @user-go1up1ep5u
    @user-go1up1ep5u 3 роки тому +3

    Aniga waa i cajabiyay barnaajmki diin inslha allaah ankana waan ka fa iidena inslha allaahu tacalaa

  • @youngash6411
    @youngash6411 3 роки тому +18

    MAASH Allah Barack Allah feek sheikh.Good news.

  • @Geejire
    @Geejire 3 роки тому +5

    Walaahi barnsmijkan aad ayaa loogu baahnaa jazakkalah sheikh wax weyn ayaad soo kordhisey oo faaido umada u ah diinta lagu baranayo

  • @ahmedhassan-kt4ir
    @ahmedhassan-kt4ir 3 роки тому +21

    Barnaamijkan dadka oo dhami way u riyaaqeen noo sii wada allah ha idin barakeeyo e

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 3 роки тому

    Masha allaah jasakallahu kheyran yaa sheekh halkas kasii wada waa barnaamij aad u anfacaya dhalin yarada iyo caruurta ,,guul insha allaah

  • @maxamedakramabdilghani3974
    @maxamedakramabdilghani3974 3 роки тому +29

    Maasha Allah
    Sheekh halka kasii wad barnamijka Khyrka
    Alle ha kahakajisa siiyo waan jeclahay barnamijyada diiniga ah waan kuxidhan ahay waxbadana waan ka faaiideytey

  • @5starbeauty703
    @5starbeauty703 3 роки тому +3

    mashaAllah walal hakadaalin baarnamijkan waligaa. MAY allah protect you and bless your work. Ameen

  • @raxmoaxmad4463
    @raxmoaxmad4463 3 роки тому +2

    Masha allah 🎉✨🎇🎁🎁

  • @nimcomaxmed2867
    @nimcomaxmed2867 3 роки тому +1

    Masha Allah

  • @cumarcali6916
    @cumarcali6916 3 роки тому +3

    Masha Allah
    Waa barnaamij aad umuhiim ah

  • @hibaqali3254
    @hibaqali3254 3 роки тому +9

    ماشاء الله تبارك الله جزاك خير❤❤

  • @ezelcabdiofficial8029
    @ezelcabdiofficial8029 3 роки тому

    Masha alaah ajar iyo xasanaad alle hakaa siiyo

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 2 роки тому +1

    Masha Allah ilaah ha barakeeyo

  • @barwaaqodchannel8853
    @barwaaqodchannel8853 3 роки тому +14

    Mansh Allha I really love this!!

  • @esmaabdullai222
    @esmaabdullai222 3 роки тому +11

    Barmanijkan waan kucusubey waana mid xiiso leh wax weyn ayaad dadka u haysan illaahay haidin la qabto insha Allah halkas kasii wada

  • @najahahmed3728
    @najahahmed3728 3 роки тому +2

    mashaa alllhaaa shiikhan dar ilahay ayaaan u jeclahy wlllhy❤️

  • @hamdisalah4427
    @hamdisalah4427 3 роки тому +3

    This is my favourite and please make more
    Thank you

  • @rahimamohamed5488
    @rahimamohamed5488 3 роки тому +3

    Ma sha Allah waanku faraxsanhy sual qaar aan kabartey barnamijkan. Waanku raaja weynahay iinu sii socodo barnamijkan marwalibo guul waacan ilahay haka ajar siiyo walakey mcn

  • @Mullaaxo
    @Mullaaxo 3 роки тому +1

    Maa shaa Allah Anagaaba ka faaiidnay barmamijka Allah haydin barakeeyo

  • @queenxafsaciise7332
    @queenxafsaciise7332 3 роки тому +1

    jasaakalaah kheyr

  • @munaabdi8803
    @munaabdi8803 3 роки тому +9

    Manshallah tabaraklaah ilaaheey ajar hakusiiyo

  • @abdihakimmohamud9373
    @abdihakimmohamud9373 3 роки тому +3

    Waar ileen Sheekhu Burco wuu yimi!.Waryaa waxbaa i dhaafay.Sheekh Oogle Alle haku xafido waxaan moodayey inaanad iman Burco e.

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman114 3 роки тому

    Masha allaah
    Tabarakallaah
    Shaikh allaah ku xafido

  • @mali9027
    @mali9027 3 роки тому +1

    Maanshaa Allah, Abdiaziz, Allah khayr badan hakaasiiyo

  • @iftingure3531
    @iftingure3531 3 роки тому +11

    Asc abdiasis ogle barnamisha lomadhama haween hablihi keep going sheikh

  • @user-uv6df6bb2k
    @user-uv6df6bb2k 3 роки тому +7

    ما شاء الله تبارك الله الله يحفظكم

  • @mahdaycabdirisaaq7875
    @mahdaycabdirisaaq7875 3 роки тому +1

    Masha allh sheekh jaska khayer

  • @ilhaanladan85
    @ilhaanladan85 3 місяці тому +1

    Masha Allah soobadi❤❤❤

  • @mohamoudaliguursade2626
    @mohamoudaliguursade2626 3 роки тому +18

    SABCA MAWBIQAAT
    7DA DANBI EE LAGU HALAAGSAMO
    1) ILLAHY OO LOO SHIRKI SAMEEYO
    2)NAF MUMIN AH O GARDARO LAGU DILO
    3)SIXIRKA
    4)XOOLAHA AGOONTA OO LACUNO
    5) RIBADA OO LACUNO
    6)MAALINTA SAXAFKA EE GALADAD LALA DIRIRAYO OO DHABARKA LA JEEDIYO
    7)GABAR MUMINAD AH OO QAAFILAD AH OO LAGU TUURO SINO

  • @abdiaskar26
    @abdiaskar26 3 роки тому +21

    masha allah what an amazing barnaamij. its very informative and educational show. keep going. I am sending you all a big hug!

  • @siyaasideeqcabdilaahi6206
    @siyaasideeqcabdilaahi6206 3 роки тому

    Masha allh illahay ha kuu siyaadiyo cabdulcasiis

  • @zacki5542
    @zacki5542 3 роки тому +2

    Mashalaah hore u soco wll waa barmaamij wacan qayb dumarana na sameeya

  • @qarnigatube7964
    @qarnigatube7964 3 роки тому +4

    Ad ban idiin salamay asxaabta waa barnaamish aad u wanagsan.allaha idin xafiso 🙏

  • @muxamedcabdisalam1417
    @muxamedcabdisalam1417 3 роки тому +8

    Masha allah

  • @kadra825
    @kadra825 3 роки тому +1

    AADBAN UUFARXAY.WALAHI.WA BANAMIIJ WANAGSAN OO DHIRIGALIN LEH BARO DIINTADA MASHA ALLAH BEAUTIFUL HAPPY LONG LIFE IINSHA ALLAH BROTHERS ❤🧡💛💚

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 3 роки тому +1

    Masha Allah waa barnaamij fiican shiekh abdulaziz oogle halkaa ka siiwad

  • @roonaywarfa
    @roonaywarfa 3 роки тому +4

    Woooow Marshall is great 👍 video 👍👍👍👍everyone is getting gifts 🎁

  • @mahamedmahamed2135
    @mahamedmahamed2135 3 роки тому +4

    Mncha allah wll abdulaziiz

  • @asmaxildhiban3882
    @asmaxildhiban3882 3 роки тому +1

    MashaalahHoreusoco

  • @isra3638
    @isra3638 3 роки тому +16

    Abdulaziz noo sheeg dee jawahaaba In’sha’Allah it will help
    A lot .

  • @user-ls5ed6hw7s
    @user-ls5ed6hw7s 3 роки тому +4

    Masha allah 👏👏👏👏👏❤❤👌

  • @jamaalibraahin7748
    @jamaalibraahin7748 3 роки тому +1

    Masha Allah
    Allah yacisaka akhii

  • @suhuurabdi9002
    @suhuurabdi9002 3 роки тому +3

    Masha allah wlhi waa arin aad ufican

  • @roonaywarfa
    @roonaywarfa 3 роки тому +36

    I’m soo happy 😃 Watching

    • @ashaabdi8962
      @ashaabdi8962 3 роки тому

      Mashallah walaala Barack Allah feek.

  • @abdinazirmouze
    @abdinazirmouze 3 роки тому +1

    Cabdul casiis oogle shukran wll alle hakaa abaaliyo hawshaa aad wado

  • @sahraabdilahiwacayz6959
    @sahraabdilahiwacayz6959 3 роки тому

    M.a Allah shukran wllo🤲🙏

  • @umuayman757
    @umuayman757 3 роки тому +37

    Waan sii seexanayaa insha Allah subaxa ayaan sifiican u daawan doonaa

  • @maxamadbaarisalaad743
    @maxamadbaarisalaad743 3 роки тому +3

    Msha allah shiikh illahay ha ku xifdiyo 😍