Maasha allah tabaarakallah ilahay ajar iyo xasanaad badan ka hasiiyo dadkii so baxasadey iyo idinka gudonsiinya waa waxa lagu faraxo sheikh cabdicasiis allah haku barkeeyo aduun iyo aaqirob🤲🤲🥺🥰
Allaahu Akbar Masha Allaah Ma Modayn inu Cabdicasiis Ogle jogo Somaliya Alle haydinka Abaal mariyo wll Jaskallaah khayran wa jasaa Aad ayan u Bogadinaya Baro Diintada❤❤❤❤❤❤❤
MASHA ALLAH jizakalah walaaalayal❤️ INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
Sheikh sua'aasha 2 mu'adin inan baa sheegay Bilal iyo Makuuba yidhi hase ahaatee maad u ogaal 90% baad sheegtay baad tidhi laakiinse odayga dambe ee aad hadyada siisay isna Makuuba & Bilaal uun buu sheegay laakiin waad U QISHTAY oo magaca adigaa u sheegay oo multiple choice baad uga dhigtay. Sheikh dadka yaryar u fududee si ay hadyada u helaa diinta u jeclaadaan In a bartaan.......I like your program I myself learn a lot...Manshaallah
Walaalow cabdicaziis oogle ha igaga tir tirin su,aalaha aan kudhigtay meesha aan bartee maana aqooning aa adaa nin fiican ah oo wadaad ah ji,zaakalaah kheyrey shiikh
Su'aalaha Diinta ku Saabsan aad ayey muhiim u Tahay Su'aalaha Qaar waan garanaayey Runtii aad baan ugu faa'ideystey waxaan jeclahay in aad hore u sii wadaan Su'aalaha Qeer allah idin siiyo Su"aalaha awal waxaan ka daawan jirey Carabta
Maashaa allaah tabaarakallaah sh oogle wan ku farxay in aad badasha magicii khatarta ahaa eleen ku darso inta kale maashaa allaah tabaarakallaah sh asc wr
ماشاءلله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء اللهم مين يارب العالمين
Masha allah barnaamijkaan wa barnaamij aad fiican kaliya dadka la waydiiyay kama faaidaysay ee anaga waan ka faaidnay Teda kle waxa is dhahaayay dhamaan waa garan doonta blse qaar aan garanaynin ayaa ku jireen waana ka faaiday
Reer Waqoyiga maxa kashactiro badan barnamijka xiiso miiran waye MashaAllah wax badana kafaidnay
Masha Allaah baro diin taada shekh jazakallaahu khayral jazaa
Masha Allah. Wax wanaagsan ayaan bartay ee Ajar iyo Xasanaad Allaha idinka siiyo.
Mashaalaah mashaalaah badiya barnaamijyadaan caadimaha waan idinla soconaa sifiican mashaalaah ❤️💕❤️💕
Alaa nin kaa waa Run ManshaAllah dad badan oo naga mid ah anba ku jiro diinta quraan baan kanaqaan micnaha ma naqan yaa Allaha
❤❤111a❤
Mashallah Barack Allah feek sheikh.walala happy and long life inshallah.
Maashaa Allaah sheekh Oogle waa fikrad fiican ee Allaha kaa abaal mariyo aamiin
Xandala
♥️
@@kcckcc1081 ūu7
İsa
Waa maalinta. Ciida sonfurka
masha allah barnaamij ka wacan majiro o ladawado wll shiekh allaha ku xafido wan ku tageera 100% halka ka wad ✅✅👌👌
Ma sha Allah, walal Abdulaziz Jazakallahu kheyran..gabdho ku so dar barnamijka xiga In sha Allah...
Maasha allah tabaarakallah ilahay ajar iyo xasanaad badan ka hasiiyo dadkii so baxasadey iyo idinka gudonsiinya waa waxa lagu faraxo sheikh cabdicasiis allah haku barkeeyo aduun iyo aaqirob🤲🤲🥺🥰
Maasha Allah Baarakallahu fiikum❤❤🙏,Laakiin suaasha ah sheeg 3qof ee ducadooda lasoo celin waa waalidka,musaafir iyo madluumka kuma jirto qofka sooman sheeikh
Qofka sooman ducadiisa waa la aqbalaa waxaan cilmi loo lahayn ka jawabisteeda waxa fiican in aynu ka gaabsano
Masha Allh waa abaabul igu fiican ebad aan arko walhi Allaah yaxfidkum
Alqaswa ayaa Hashii Nabi maxamed la odhan jiray scw
Baro diintaada masha allah
Allaahu Akbar Masha Allaah Ma Modayn inu Cabdicasiis Ogle jogo Somaliya Alle haydinka Abaal mariyo wll Jaskallaah khayran wa jasaa Aad ayan u Bogadinaya Baro Diintada❤❤❤❤❤❤❤
Alloow diinteena dadkagaransii Alloow khaatumada khayr noogukhatim 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲Amiin yaarabi 🤲
صلى اللّه عليه وسلم♥️
صلى اللّه عليه وسلم♥️
صلى اللّه عليه وسلم ♥️
Masha allah masha allah, Very useful program
Masha allah sheekh jazaakal Allah qeer inoo soo kordhi barnaamijkaan wuu na anfacayaa
Allow narta iga badbadi an iyo umada nabi muxammad sallahu calayhi wasalam ❤️❤️❤️🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️
🤲
@@xaajibonkey1166 aalha kuu xaafiidoo walk yii adiigaa muusliimiintaa
Fargo
Amiin amiin amiin
Masha allah tabarakallah....sheikh barakallah fiik.....😍😍😍😍 waa barnaamij aad iyo aad u fiican...and funny aswell 😄😄😄😄
Masha allah best barnaamij weeyaan diintada baro hala hormariyo please barro diintada adban usodhawaynayaa
Masha Allah mahadsanid sheikh
Waa barnaamij fiican
Dee hablihii aaway sheikh
Mashalah walahay waa barnaamijka aad faido uleh idinkana khayr iyo ajar idiin leh markaa barnaamijkan soo badiya lkn markaa aad dadka sualaha waydii nayaan qofkii kasta usheega ina abaal marin lagu siinayo Mashalah daa kuwada barnaamijkan aad u faaido leh jzakhayr
Masha Allah ❤️❤️ waa barjmij wanagsan horay haloosiiblario Wana sodhaweynayaaa
Al xamdulillah jaskallahu khayer sheekh jasakallahu khayer alle haka abal mariyo ☝️❤️😭😭🤲
Man sha allha waa barnaamij fiican laa kiindumar ka maa la way diiyo
Alqawaa ayaa ladhihi jiray
Walal horay usocda.waad.dadashen.waa barnamij.aaad.ufican jasakallaah qeeyr waan idiinmahad.celinayaa.sida.ada.dadka.ugudhirigalinesan.an.ubahanay.waan.kafaideysana allaah. Ajar iyo.xasanad hädin siyo jasakallaah qeeyr horay usocda.👍👍👍👍👍🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌴🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌾🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱
Mashaa alaah ilaahay haydin barakeeyo aamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha Allah ilaahay ku barakeeyo shiekh c/casiis
ماشاء الله تبارك الله بارك الله حياك الله جزاك الله خير
Sh cabdiaziiz oogle jzkq ilaahay haku xafidulaah
MASHA ALLAH jizakalah walaaalayal❤️
INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍🔑.
Walaal abdulcaziz oogle barnaamijka nokeen Nairobi Kenya Allah haku barakeeyo inshaa Allah a
Hooray usocda Masha Allah wa barnaamid aad ufiican
Maasha Allaah Tabaarakallaah ILAAHEY HAIDIIN XAFIDO ALL MUSLIMIINTA MEELKASTOO ADUUNKA KAJOOGTIIN INSHA ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah tabaraka Allah best programme
Sheikh sua'aasha 2 mu'adin inan baa sheegay Bilal iyo Makuuba yidhi hase ahaatee maad u ogaal 90% baad sheegtay baad tidhi laakiinse odayga dambe ee aad hadyada siisay isna Makuuba & Bilaal uun buu sheegay laakiin waad U QISHTAY oo magaca adigaa u sheegay oo multiple choice baad uga dhigtay. Sheikh dadka yaryar u fududee si ay hadyada u helaa diinta u jeclaadaan In a bartaan.......I like your program I myself learn a lot...Manshaallah
ماشاء اللة جزاك لله خيرا ونفع الله بك المسلمين
😊😊😊😊😊😊
😢😢😢❤❤❤😢😢😊😊😊😊😊
Msha'allh wa barnaamij aad u wanagsan waxn leeyahy hamblyo o hore ogu se socda🙏 Ilaahayna khayr farabadan ha idinka siiyo
MASHA Allah C/caziiz oogle
Mahadsanid sheekh alle haka abaalmariyo maalin qiyaamada
Barnamijkaan aad baan USOO DHAWAYNAA, masha Allah, peace from Mogadishu
Walaalow cabdicaziis oogle ha igaga tir tirin su,aalaha aan kudhigtay meesha aan bartee maana aqooning aa adaa nin fiican ah oo wadaad ah ji,zaakalaah kheyrey shiikh
Maashaa Allah jizaakallah khaire waa barnamijkia aad buu ufiican yahay
Maansha allaah aadban u taagersanahey waa wacyi galin aad. fiican
Su'aalaha Diinta ku Saabsan aad ayey muhiim u Tahay Su'aalaha Qaar waan garanaayey Runtii aad baan ugu faa'ideystey waxaan jeclahay in aad hore u sii wadaan Su'aalaha Qeer allah idin siiyo Su"aalaha awal waxaan ka daawan jirey Carabta
Maashaa allaah tabaarakallaah sh oogle wan ku farxay in aad badasha magicii khatarta ahaa eleen ku darso inta kale maashaa allaah tabaarakallaah sh asc wr
masha allah umada diinta alle habaro wadadana ha usameyaan daraaso masajida io madaarista diinta islaamka lagu barto in labadiyo
Mnshahi wllo keep going ❤
Masha Allah Waan sugaayey barnamijkan illaahaw ajar kaa sii
Waxaas barasho diin ma ahan ee umada yaan la fasahadin ee masajida wax halagu baro
@@qurboyare1488
Ader masaajid baa wax lagu bartaa lkn arintani waa mid loogu danleeyahay in dadku jeclaadaan diinka ka dibna iyagu yimaadaan masjidkan
Masaajida imikaba arday BAA wax ku barata qaarna waa lagu wacdiyaa m.a
Allow barnaamijkaan oo kale noo badi Allow ku barakee Abdi Aziizow 😇😇😇
Qurbo Yare wllo saas Ha odhan wanka faaiidnay wAllahi e
@@samirahsamir6930 ok hye hno qali dabcan
Sheikh Abdul Aziiz oogle wuu mahadsanyahay
Mansha allah sh c/casiis oogle ilaahy ha ku xifdiyo
Ax Wallahi wa ka xumahay dadkeena waqti farabadan ayey hayaan waa bila shuqul xitaa diintooda qof dar ilhay ku bara ma haystaan
Keep going insha Allah👍👍👍
mashalah wa barnamij ad iyo ad uquru badan
جزاك الله خيرا الجزاء أحبابي ❤️❤️
Masha Allah Sheekh Jzkllah wax badan baan ka faaiday barnamijkan diiniga ah
Mashaa allaah جزاك الله خير يا شيخ
💯💟💞💗
Mashallah jzk qayeer sheq 🙏🙏🙏
mansha Allah rag badan oo reer burco ah ciyaal october tii hore ah mansha Allah wan idin salaamaya
Manshallh diintena macanka badan allow najeclysii alleh hayna wafajiyo barashada diintena
Maasha alaah walaal aad baad u mahad santahay waa barnaamij muhiim ah
Manshallah Alhamdulillah Allahu Akbar Rabi ha idin ka abaal mariyo wa barnaamij wanagsan on ka wada faiidaysanay wa Jazakallah kheir Sheikh
Masha Allah ❤️ ilhy hana xifdiyo Yaa ally🤲
Masha alaah waa barmaamij wanaag san oo diiniya horay usoc
ماشاءلله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيكم وجزاكم الله خير الجزاء اللهم مين يارب العالمين
Masha Allha
Stigksp
Suskd
ابتت
@@xafsoxali8417 h6
جزاك الله خير الجزاء ياشيخنا.
Masha allah shekh dumarkana su aalaha halaga waybgasho de
Masha allah walaal abdiaziiz waxaad sameysey waa wax ajar allah xagiisa aad ajar aad kaheleysid waaye thanks brother
Asc wr sh Allaha kuxiifdiiyo adiga eheelka
NORWAY BAA KAFIIRSADA
Maasha allh jzk allhu kheyral jzaa sheekh
Mansha allahu ☝️☝️☝️🤲🤲🤲❤️❤️❤️ sallahu calayhi wasalam ☝️☝️❤️❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭🤲❤️🤲❤️☝️
❤😅😊
جزاه الله خيرا وبارك الله فيك حفظه الله أخي الكريم
Masha allah barnaamijkaan wa barnaamij aad fiican kaliya dadka la waydiiyay kama faaidaysay ee anaga waan ka faaidnay
Teda kle waxa is dhahaayay dhamaan waa garan doonta blse qaar aan garanaynin ayaa ku jireen waana ka faaiday
Asca
Masha ALLAH Barnamish. Khimabadan
mansha allah
Maasha alaah baarakalaah jisaakalaah shiiq oogle ilaahey ha kaa abaal mariyo adoo kalena alaha badiyo
Scl walaal waad dadaashay qayr allaha ku siiyo ragii waan u jeednaa ee dumarka ka qayb gali iyagaa cilmi badanee
Mansh allah
Masha allaah tabarakallah illaahey qeyr ha ku siiyo sheikh
Allow naga badbadi nartaa ani iyo umada nabi muxammad sallahu calayhi wasalam ☝️☝️☝️☝️🤲❤️❤️❤️❤️❤️❤️😭😭😭😭🤲🤲🤲☝️
Mahit
Masha Allah wn kugu tageraya wyo dadkiba macno uyeeshay inay bartan diintoda Keep going sheikh
Maashaa Allaah sheekh Allaha kubarakeeyo 🤲🤲🤲🤲
Maashallah…….. ubadka alaha noo asturo.
Masha Allah hambalyo waa barnamij qiimo badan halkaa kasiiwada runtii wx badanban ka faa iday
Ma sha allah barakal Allah fiiikii sheikh 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
😅😂masha allaah
Wllhi qosal iyo baraarujin weeye
Waana barnaamij aad uqiimo badan
Horay uwad sheekh allaah haku xifdiyo
masha Allah ku soco socodkaada
Nin caalim ah
Nin quraan aqriya
Nin jihaaday
Dhamaan waa faanaan jecel
Meeshad kasoo sartay lacgtaa ad dar Allah ubixisay Allah wax kakhaayr badan hakugu badalo 🤲🤲
Maasha allaah
Amiiiiin amiiiiiin
Maaaasha Allh barnmijka aaaad ba logu bahanhy halka ka sii wada ha ka cajisin hawash wado
MashaAllah TbrkaAllah cajib ❤️
maasha allh wallo ❤ ilaahy hakudhoro wallo
Mashallaha sheikuna Abdul aziz Xafiduallaha!
Dumarkana waydiiya
@@nuuraaadan8745 wll waala waydiiyaa laakin kamrada ayaanu kaduubin ee gaar uwiidiiyaa
n
Maashaa allaaah cabdicasiis .barnamijkan waan jeclahy waana LA socdaa
ماشاء الله تبارك الله وجزاك الله خيرا الجزاء
Masha allah ilhy haku barakeeyo walal
hadan isku dayo nabi Mohamed scw scw walashis bi radaca shemaa binti alxaris ama alxarid sheikh jisakalaahu qeyran sheikh keep going barnamijka wa wax lagu farxaa inti kajawabtay iyo inti iskudeyday jisakalaahu qeyran wey mahadsan yihin ajir iyo xasanad ilahey haka siyo ilma aderayal 💔🙄🤲🤲😭😭
⁰.
Masha Allah waan ka faaiideysty runtii❤
Masha Allah God bless you 🙏 Thank you so much
Masha aalah allahuma barik hore u socda walaalo👍🏾
Masha Allah marnaamijkaan waa barnaamij aad ufiican baraha bulshada in algu faafiyo waaye wax badan baa laga faa idaa aniga wax badan baa kafaa iday waan Shere gareehaa
Masha alaah zajakalahu qery shekh wa barnamiij aad uwanagsan waxbadane wanka faiday alx