Fadlan Nala Badbaadi Walaalaheen...Oo muuqaalka Sii Share Karee like na Saara Walaalaha Kenya Jooga ee Bixinaya Dhar,Cunto, Iyo Maacuunta wax lagu Cuno Waxey Si Toos ah U Geey Karaan Iskuulka Olive Cresen international ee sh Said Rage Aad Iyo Aad Baad Ugu Mahadsanidiin Jawaabihiina Deg dega Wixii Faahfaahin Dheeriya Si Toos ah uga wac Sh Said Rage Lambarkaan +254 111 910412❤
Waa run waa in Reer Diini loo gurmado lasoo cesho oo Soomaali weeye ee lagu soo cesho Soomaali iyo Diintii islaamka ay horay u haysteen waa in Dugsiyo Quraan laga dhisaa waa in Masaajid laga dhisaa
Maashaa allaah waa dadaaley culumadsni was in lagu caawiyaa Culumadsn ficil kheyraadka wadaan waa in lagu saacidaa in la tsageeraa oo wax laga qabto Arintaasi?? Oo muslimiinta lagu caawiyaa masjidkaas Culumidu dhistey wa salaam
Mashallaah tabarakallaah Ilaahay ha barakeeyo walaal telephone number sheikh Said Rage ayan doonaya. Will aan dhalay ayaan ku soo xidhi laha si uu u wacdiyo Baaraka Llaahu fiik magacaygu waa Mariam from London
Ani xalay baaan arkay wil somali ah 27 jir ah an waligi dugan oo baadiyaha ku nool rer diinle waxa nooga so sokoya dadka badiyaha ku nol ani mar ba is iri hada nin ahaan laha rag badan ina wado ba miiga diinta gaarsin laha
WAYAHAAN DANBE WADAA TADA MALA AMI KARO MAXA LACAGTA UMADA MUSL8IMTA AH EEY SADAQEETAAN AYAA GURYO IY DALXIIS LAGA ADAYAA DADOOW HADAAD ARAGTAA NIN SHEIKH ISKU SHEEG OO U DHASHAY DAAROOD YAALA AMININ
Fadlan Nala Badbaadi Walaalaheen...Oo muuqaalka Sii Share Karee like na Saara
Walaalaha Kenya Jooga ee Bixinaya Dhar,Cunto, Iyo Maacuunta wax lagu Cuno Waxey Si Toos ah U Geey Karaan Iskuulka Olive Cresen international ee sh Said Rage
Aad Iyo Aad Baad Ugu Mahadsanidiin Jawaabihiina Deg dega
Wixii Faahfaahin Dheeriya Si Toos ah uga wac Sh Said Rage Lambarkaan +254 111 910412❤
Sheekh Said jazaka Allah kheyran waan ka qayb qaadan dacwada. Muraad baan leeyahay ii soo ducee.
Maanshallah ,ilaahoow mid ka qayb qaata iga yeel, sheekh umadan soomaaliyeed u istaaga inaad dhiigooda Kala baajisaan.
MashaAllah MashaAllah MashaAllah JazakaAllaah qayr
Masha allaah Alle ha idin barakeeyo❤
Masha allaah ilaahay ha idin barakeeyo ayagana allaha sohanuuniyo aamiin yaarabi
Mashaa Allah, dadaalka aad wadaan Allah ha idinku garab galo ❤❤❤
M.a tabaraklaah ilhy ha idin barakeeyo sh said iyo adigaba ilhy iyagana diinta hakusugo❤❤
Maasshallaah..ilaahay...idin.barkeen..
masha Allah shehanaa jazakallaahu khayr
Alxamdulilaah Alxamdulilaah Alxamdulilaah MashaAlaah. Alaah ha idiin ka abaal mariyo hawsha wanaagsan aad haysaan. Anana Alaah hana siiyo wax KHER khabo aan baxdsano. Amiin Amiin yarabi.
MashaAllah Tabarakalah barakalafikum!!!
Masha Allah. Jazakumu Allahu kheyr
Reer diini haloo gurmado oo diintooda halagu soo celiyo. Waa dacwo adun iyo aakhiro wax taraya. Allah haiga yeelo kuwa ka qayb qaata.
Waa dadaasheen ee ilaahay ha idin barakeeyo.
Mashaa Allah tabaarakallaah Allaha idinka abaalmariyo
جزاكم الله خيرا ❤❤❤❤
جزاكم الله خيرا
Masha allah waa arin wanaagsan intii alle wax siiyay ha ku bixiyo
Maasha Allah jasakalah khayr
Jazaakumullahu khayran ❤🇨🇦
Masha Allh Tabarakallah
Khayr inshaa Allaah
Alxamdulillaah, mida kale soomaalaay qaylada daaya oo Itoobiyana aan gacan ku qabano oo dacwada aan ku faafino.
😂😂😂 somalia maxa kajiro islaanimo miya dadka is dilayo oo waxey isku dilayan aan garaneyn kuwa meydadkoda midiha ku jiidjiidayo kuwa qabyalada isu heysto awey diintii horta diinta somalia kabilaba iyo tabliiqa dadka wadankoda uga sobaxa oo kiina u imada 🤔🤔🤔🤔
Masha Allah, groupkaan waad mahad santiihin ,guleysta insha allahu.
جزاك الله خير الجزاء يا شيخ
MashaAllah ❤❤❤ wlhiii wa wax muhiim ah
Jazaka Aallah kheyran
Waa run waa in Reer Diini loo gurmado lasoo cesho oo Soomaali weeye ee lagu soo cesho Soomaali iyo Diintii islaamka ay horay u haysteen waa in Dugsiyo Quraan laga dhisaa waa in Masaajid laga dhisaa
Illaahay ha idinku guuleeyo
جزاك الله خيرا ياشيخ
God job and God bless you
JAZAA AKALLAAHU KHEYR SHEEKH.
Masha Aallah Masha Aallah Masha Aallah Masha ❤❤❤❤❤❤❤
Massalay
مشا الله اكبر الله 😢😢😢
Waaa dad asalkoodu, soomaali ah ,oodayacmay, gaaladuna bahida ayeey uga faaiideysanayaan
Tolka ha logurmodo xabad ayaan isku gurmanaye tan yaa tii xaqda lahayd
Illhey heydin barakeeyo ❤😢
Lahkhayr
Masha allah hala garab istaago kherka
masha Allah xafidullah
Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allaah garabkiina ha galo sheekh
Shikh. Hil. Iyo. Hoba diyar. Ban. Ku. Nahay. Ilah. Ba. Inala. Jita
Masha aallaah
Waa in Iskuul Loo dhisaa Soomaaliyeey waa fursa dahabiya midani waa in lagu sadaqaysyaa dhismaha iskuulka dugsiyada xitaa dharka iyo kabaha xitaa haday duug yihiin usoo dira Cargo u soo saara Yurub iyo maraykan Canada hadaad joogtaan
ALLAHA IDIN BARAKEEYO
Maashaa allaah waa dadaaley culumadsni was in lagu caawiyaa Culumadsn ficil kheyraadka wadaan waa in lagu saacidaa in la tsageeraa oo wax laga qabto Arintaasi?? Oo muslimiinta lagu caawiyaa masjidkaas Culumidu dhistey wa salaam
Naxariista ILAAHAY diintaa lagu helaa shaqada ugu wanaagsan waa in diintoda iyo ILAAHAY labaro
M.A Tabaraka Lah
masha allah tabarakallah
Walaaalo sh siciid alla haku barakeeyo
Mashallah ❤
Maasha Allaah
Sheikh raage cimrigaa haraago
Walaliyaalow u kaca inta ilahay wax siyow chaniskan kafaideysa
mashallah ilahey haidinku garabgalo
Masha allah Allhu Akbar
Aamiin yaa ALLAH
Mashallah
Mash Allahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw❤❤❤❤❤❤
Masha allaah
Allow qaflada naga qaad ya waduud
Scw scw scw ❤❤❤❤
Masha Allah
Allahu Akbar. Where is this place?
Allaahu akbar
Maasha alah
Rendille deh waxan soomaali ma aha. Waa ormo weye
masha allah waa xage somali mahan umalena madawo miyaa dadkan
Somaalida madow African ah maaha miya? Inaad Carab tahay miyaad u qabta? Qof midabkii ilaahay siiyey ka faanaya oo been isku sheegaya, Diin uu haystaa ma jirto ilaahayna wuu u gafey. Istaaq furulah dhe!
Way dhicikartaa in aynu isku dad nahay laakiin Somali maaha
👍👍⭐️⭐️⭐️⭐️❤️❤️❤️
Scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤
Aan caawino walaalheen
❤❤❤❤Love the
Mashallaah tabarakallaah Ilaahay ha barakeeyo walaal telephone number sheikh Said Rage ayan doonaya. Will aan dhalay ayaan ku soo xidhi laha si uu u wacdiyo Baaraka Llaahu fiik magacaygu waa Mariam from London
Dacawada islaamka ha laga qeeyb qaato diintan dad muminin ah ayaa naf iyo maal u hurayay
Mahan
Hslkee. Laydinkala. Soo xifhiidhi karaa
❤❤❤❤❤
Walalayaal haloo kaco diinta alle haloo gargaaro
Iskuul hala dhiso somaliyey
Ani xalay baaan arkay wil somali ah 27 jir ah an waligi dugan oo baadiyaha ku nool rer diinle waxa nooga so sokoya dadka badiyaha ku nol ani mar ba is iri hada nin ahaan laha rag badan ina wado ba miiga diinta gaarsin laha
Ilhow wax si
What happened the school you opened in Toronto?
Waa in Afaafka horee magaalada laga soo galo masjid kale ee wayn laga dhisaa
walal dadka sida ay lacagta ugu shubayan soo qor si qofka aan aqon xata ay ugu fududaato
WAYAHAAN DANBE WADAA TADA MALA AMI KARO MAXA LACAGTA UMADA MUSL8IMTA AH EEY SADAQEETAAN AYAA GURYO IY DALXIIS LAGA ADAYAA
DADOOW HADAAD ARAGTAA NIN SHEIKH ISKU SHEEG OO U DHASHAY DAAROOD YAALA AMININ
Muhimada waa inaan wax dhiibana hadaad adigu dhiibeyn umada ha halayn
Daarood ku qaad
Kani waa isaaq
Sadaqadii Canada uu naga qaaday ha lawaydiiyo
Schools ku dhistay
dalku ma soomawliyaa oo dhinaca kenya reer diinle masoomaalibaa xagey ku nool6ihiin mjse waa itoobiya
xaqah ayaa sara mari insha Allah
War tuugaan danbiilaha ah ee dadka Canada soo dhacay yuu idiin qiyaamayn. Gardheere oo qamiis wat dadkale ayuu u adeegaa. Waa Al-Shabaab iska jira.
Shiekh somalis people buys for qabiil they don't have time for deen
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Reer dingle xagee degan yihiin
Rendille Kenya ayaay degan
Dadkaas waa dad somali ah, halaga taxadaro
Siciidow. Kuwa wadankii. Jooga. Qaarkood. Ayaanba. Diinta. Waxba. Ka ogayn
Raagow. Cimrigaa. Haraago
Dadka inlacaawiyo waa muhiim
Iyagaa soomaali dhaama dulli iyo qabyaalad ayay meel kasta la joogaan