Kaftanka Siyaasada 562 oo aad u xiisa badan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 166

  • @roblesaid101
    @roblesaid101 20 годин тому +21

    KAFTANKA SIYAASADA should become at least every 3days bless to see you always guys .

  • @ismailabdilaahi
    @ismailabdilaahi 15 годин тому +8

    Waxan ay tiifiiyada kale dhurayaan waa been iyo balaayo
    Ninkani cali xadhaadhe midhkiisu waa hubaal
    Kaftan ayuu kugu tusayaa xaqiiqada taagan❤

  • @ciise7775
    @ciise7775 12 годин тому +5

    Kaftanka waa dhaqmaa.❤😅 Xidigta siiya ani 5 Starr aan siiyaya.✌️🌹❤️🌹🙋

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman 2 години тому

    Illaahay naxariis waasac ah hasiiyo
    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @abdiwelihassan
    @abdiwelihassan 17 годин тому +4

    Ali xadhaadhe wax badan baa daawaday barmaamujyadisa aadna waan u xiiseeyaa

  • @AsiyaBerger
    @AsiyaBerger 17 годин тому +3

    Mdx da Somaliyeed waa xaasidiin. Shacabka badankoodu wuu caafimaad qabaa! Inta tiktok qabiilada ku kiciya e banaanka jooga mooyee 🫶🏼

  • @AhmedHussein-v1q
    @AhmedHussein-v1q 18 годин тому +5

    Ali Harare. Yassin❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤

  • @abdifatahomarhussein95
    @abdifatahomarhussein95 20 годин тому +5

    First person woow

  • @ciise7775
    @ciise7775 12 годин тому +1

    Yasin yare❤ ma jecshahay booskaaga in gabar soomaali reer magaal ah lankeeno aan qabiilnjeckeyn hh😢😊

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 19 годин тому +7

    Muuse biixi iyo sacad muuse Waxay hargeisa ka sameeysten Jabhad, sacad muusoow Hadhaaw hayga so caban aniguna markayga hargeisa waan la so gali jabhad.

    • @Cajabo
      @Cajabo 16 годин тому +1

      Yes thank you

  • @Xalkeen
    @Xalkeen 12 годин тому +3

    *😢😢😢😢😢😢Aliyow mid aanu sxb nahay ayaa dabeecada XASAN SHEEKH leh. Balooni ayuu soo gataa markaas ayaanu kuwada dheelnaa, hadii kooxdiisa laga badiyo ma ogolo asagu inuu baxo, hadii kubada laga qabto wuxuu leeyahay Fawel halay dhigo, hadii hadal lagu celiyo baloonigiisa wa u diidayaa inuu dheelo, hadii kubada aanu wax ka sheegno waa xanaaqayaa, hadii la amaani waayo balooniga waa qaadanayaa oo gurigiisa ayuu la aadayaa. Niyow sidee ufahanaa oo ula dhaqanaa ninkaas, bilahi calayk 😢😢😢😢😢*

  • @YusufAbdiruhman
    @YusufAbdiruhman 10 годин тому +1

    Xasan inta kasoo hadha Somalia ayan rajo ka qabna inshala

  • @اسداللهالاكبر-ك3ق
    @اسداللهالاكبر-ك3ق 15 годин тому +2

    أللهم آمين يارب العالمين ❤

  • @delpierobaidoa394
    @delpierobaidoa394 7 годин тому

    mr ali xaraare wlhi markan qosol iska wayo adigan kuso radiya labo kala daran ayaa tihin long life asxabta

  • @MwikiJack-yz3cl
    @MwikiJack-yz3cl 18 годин тому +4

    Kaftanka siyasadu caadi ma aha wa xogtii oo aan caadifad lahayn iyo beegsi qof gaara kusocda sxb

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 20 годин тому +4

    Ahlaan Wasahlan Ali Yassin

  • @ciyaaladumbuluq8096
    @ciyaaladumbuluq8096 11 годин тому +2

    Runtuu kuu sheegay yaasiin Yare 😂👍

  • @ciise7775
    @ciise7775 12 годин тому

    😂😂😂 I love Soomaali ❤❤❤. Dhibka waa dhamaanaa.
    Caliyo . Ninka hooyadaa guursado waa adeerkaa.
    Sowlada ha la taageero.
    Soomaali ha noolaato.❤

  • @AbdiRage-xq6wm
    @AbdiRage-xq6wm 8 годин тому +1

    Shantii somaliyed ayaan leenahay waar bal aan tashanee kaalaya coolayow

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 16 годин тому +4

    Tiisa daryeele ayaa tukalle kudaro, Xasan dhiiiqo tiisa asagoon daryeelin ayuu kuleeyahay siriya ayaan xariir layeelan 😂

    • @ciise7775
      @ciise7775 10 годин тому

      @@ruqiyaabdille ruqiyo walaashey ceeb wen waaye inaad madaxeyno qaran SaaS ku timaanto. Isdaji yaan lagu xeronee.😃🌹🌹🌹.

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 11 годин тому +4

    Md deni waa rageedi ali puntland waa kaa dhulkiis ka qorayesnya cadoowga argixisda sawirkiisa lacagta kuma sawirayeno Dad Badan ayaa jiraye thaariikhda dhulka ku suntana dadka qaarkamida ayaan ku sawirayen Deni na taarkhiid puntland waligii waa ku jiraya haduu noolyahaye iyo Haduu dhintaba halka ka wada Boowe👍

  • @Cajabo
    @Cajabo 16 годин тому +1

    Hhhhhhhhh Ali xaraare thank you 🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @ciyaaladumbuluq8096
    @ciyaaladumbuluq8096 11 годин тому

    Ninka kaliyee waligii qaldamin😂 tukada😅❤😂🎉👍

  • @abdi1504
    @abdi1504 10 годин тому +2

    Scm
    Ali iyo yasiin wan idiin slmy
    War niyow dee reerkanii way ku macanadeene reerka hoos ugaa dhiig tooshka afarta dhgaxa was kaftanee reerka awal da,a

  • @Mohamedalimoham
    @Mohamedalimoham 6 годин тому +2

    Inta kaftanka jecel♥️

  • @nasserbin-amin9176
    @nasserbin-amin9176 20 годин тому +3

    ❤❤❤❤ Mascha allah Ali harer iyo Yassin

  • @abdulfatah4359
    @abdulfatah4359 4 години тому

    Kkkkk ali labo qabri oo wada hadlaya kulahaa😅😅😅

  • @idrissosman-c9j
    @idrissosman-c9j 8 годин тому

    ben badana kulaha halkan waxa ku qoran camal quran

  • @saidali6613
    @saidali6613 10 годин тому

    Xanta siyaasadda iyo siyaasiyiinta ku soo dhow

  • @momindekk1
    @momindekk1 12 годин тому

    Somalia dagaal ayay aaday nin walba degankiisa ha maamulo😊

  • @abdisheikhmohamud904
    @abdisheikhmohamud904 15 годин тому

    Yaasiinoow jooji qosolka macna darrada ah

  • @mohamettjama0
    @mohamettjama0 14 годин тому +1

    Puntalnd marka la joogo degmada goldogob beeraha ku yaal baa Puntalnd oo dhan quudinkarta iska daamduge

  • @MomoMomo-jl8gt
    @MomoMomo-jl8gt 11 годин тому

    Waa sax

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 17 годин тому +3

    Weligaa ma aragtey jabhad huteel ku jirtaa oo qadeyneysaa 😂😂

  • @rugtamaansadasoomaalida1521
    @rugtamaansadasoomaalida1521 10 годин тому

    Wabar baad ka ilowday Calow.

  • @AwilXasan-r5y
    @AwilXasan-r5y 18 годин тому +1

    Asc ali harare iyo Kaftanka siyaasada lagu iyo hawl wadeena
    Salan kadib
    Maxamed abdilaahi Farmajo waxa hawsha u haya
    Qoslaaye, ahna
    Madax wayaha
    Soomaaliya iyo shoqo kasta oo
    Xabiibal malaayiin waa loo saqYnayaA

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 16 годин тому

    Aamiin

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 Годину тому

    Somaliya ana reer hebel ah
    Iyo qabyaalad bay eeday???

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh8776 18 годин тому

    Asc,tolow markuu KAFTANKA SIYAASADU 1000 gaadho hadii ilaahay idmo,ma la bixin doonaa jaa'isado bakhtiyaanasiib ah dadkii ku xidhnaa kaftanka siyaasada😂✅👍👋

    • @KaKa_641
      @KaKa_641 10 годин тому +1

      That’s a good idea!!! 👍🏼

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 8 годин тому

    Axmed al sharac
    احمد الشرع

  • @HindiyaHussein
    @HindiyaHussein 19 годин тому +2

    ❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹⭐️⭐️⭐️⭐️

  • @MohamedAhmed-ek2jq
    @MohamedAhmed-ek2jq 6 годин тому

    Yaasin kaftanka ku so celi

  • @abdirhmanidiris2507
    @abdirhmanidiris2507 20 годин тому

    Waan sugaynayba

  • @moali27
    @moali27 16 годин тому

    Dhul Udug💙🤍💚, Somalia🇸🇴 oo Baaq u diray Shanta Soomaali⭐💙🧡🤍💚💫
    Ara Boowe iyo baayo Soomaali
    Puntland First hadaad maqashid
    Bir aan la Burburinkarin
    Baan inoo wada tumayaaye
    Haka Baqin inaan idin Baadiyeeyay
    Shanta Soomaali Beerkeyga kuweyne
    Oo wali waan u calool Bukaaye
    Adeer aan Bariis isiin
    Barakac iyo xasuuqna
    Dalkeyga igu Bada
    Birmade ma orankaree
    Sidaan Deni u Baacsaday
    Marna raaligalin iga Barya
    Marna Buundooyin ii dhisa
    Ara Boowe iyo Baayo Soomaali
    Ara Bootada runtaa iga Bartoo
    Ara Barbarkiina ila qabta
    Aan Burji lawada Bikaacnee👑⭐

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 18 годин тому

    WAA WAX LA YAABA IN ISAAQII HAWEENKA IYO LAGA ROONEE KUBATEEN WAA ADDUUNYO ROGMANYSA

    • @AsiyaBerger
      @AsiyaBerger 17 годин тому

      Laga roone Somaliland waa lagaga badanyahay 😮

  • @AbdikadirMuse-y1j
    @AbdikadirMuse-y1j 8 годин тому +1

    Kkkkk

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 6 годин тому

    War waa wareey

  • @AsiyaBerger
    @AsiyaBerger 16 годин тому +1

    Waa hambo heego oo ciilan, jabhad h awal 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 16 годин тому

      Jabahadaa dhadiga Isaaq dagaal soo qadaa haluu kala adkaado hargeysa

  • @mohamoudnur5215
    @mohamoudnur5215 17 годин тому

    Waan qosley walahay Naagaha jabhada ah talow ma Niman ayay u bahanyihiin nagahasi aan u tage waar malaha Waa jajaban

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 17 годин тому

    Hargeisa e misa la siye?

  • @bmohamed793
    @bmohamed793 11 годин тому

    Barnaamijkaan ma wuxuu u olaleyaa kolagoynta wadanka
    Mase waa qabyaaaladii oo qaawan

  • @ahmedburco75
    @ahmedburco75 11 годин тому

    Hooyadu waxy ku tidhi wiilka ay eedada ama Aayada u taha caanah kabo kay dhashsyna hoo oo caanaha qudh-qudhi

  • @abdirhmanidiris2507
    @abdirhmanidiris2507 20 годин тому +1

    Wariye sare ali xarare

  • @hassanahmedhaji2346
    @hassanahmedhaji2346 11 годин тому

    Yarkaan Makula keeni karo ee odiga aaway 😂😂😂

  • @Mohamed-yl6yg
    @Mohamed-yl6yg 14 годин тому

    wLhii fikirkaa ukaqaboo Ali farmajooo islafikirkii ayankaqaba aniga Nin halmar doladwda kahadleyin kwrn

  • @IstahilYusuf-gl5yc
    @IstahilYusuf-gl5yc 12 годин тому

    Culimadana ku dar yaasiin culimo iyo odayaalba

  • @delpierobaidoa394
    @delpierobaidoa394 7 годин тому

    kkkkk ali markan qosol iska wayo wlhi wan kuso radiya labo kala daran ayaa tihin

  • @AhmedHussein-lu3tn
    @AhmedHussein-lu3tn 15 годин тому

    Afka dhagoolasha ayaa lagu wada hadlayaa , luuqada dhagoolayaasha waxaa la dhahaa (Midaarid).

  • @munaahmed1164
    @munaahmed1164 17 годин тому +1

    Wadankoodii ayey ka so cararayaan oo inti jogdeyna isku dirayan wadamo aney laheyna noxayesinayaan oo ay leeyihiin kalaya oo guryo ka iibsade Somaali caqlil daran

    • @fuadinho7211
      @fuadinho7211 10 годин тому

      Kenya somali baa dul ku leh...mandera, wajir,garissa....cuqdada iskada

  • @cismaanhassan8703
    @cismaanhassan8703 19 годин тому +1

    Madaxwaynaha somaaliya iyo foolknaha kasocda itobiya wayskumid

  • @ahmedsharifahmed8595
    @ahmedsharifahmed8595 13 годин тому

    Kaftanka funny as usual today,,, markaa kadib, Qoraxda maamulkeeda maalin hadaan helno Yaa loo dhiibi lahaa first ,,, Thats the question before we give no sun for you today or the next five days,,, xarash iyo madax halatuurto ,ama laandheere loo dhiibaa

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 8 годин тому

    Ninka raga hubkiisa ma dhigo aliyo
    Wayo ninku cadaw badan ayu leyahay

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 20 годин тому +1

    Guryaha la xayaysiinaayo markaad 4 qol iibsato dabaqa 20 yaa hadii laysku xanaaqo dhulka ninbaa lahaa adigu cirkaad iibsatey yaa

    • @AbdulkadirAli-uj1nu
      @AbdulkadirAli-uj1nu 18 годин тому

      Cirka ayaa lagaa iibinayaa kedibnaa waxaanad ku rareysaa awrka cirka.

    • @geeleisse4406
      @geeleisse4406 18 годин тому

      Wuxuu dhulka alle waasacshe qofka hawada iibsanaya waalna waliba afrika oo qaarad weena😂

    • @wizhargeisa3338
      @wizhargeisa3338 17 годин тому

      Somalida ka shaqeeysa taasi Bas 😂

  • @moibrahim7019
    @moibrahim7019 8 годин тому

    Puntiland ma beeray leedahay? Puntiland population ma laha. Even 2 is too much for a puntiland.😂

  • @CadeGude
    @CadeGude 14 годин тому

    Sixid
    Dhamista caanaha keliya ayaa
    Loo isticmaalaa😂 sababtu waxa
    Weeye
    Waa shayga keliya ee cabiitaan
    Iyo cunto labadaba noqonkara

  • @MohamedMohamed-os1kl
    @MohamedMohamed-os1kl 12 годин тому

    Wakhtigii tlfanka aanu jirin, ballanta dadku waxay ahayd saacada.

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 17 годин тому

    2 qabuurta Oo mid hadlayo 😂😂

  • @Safsaf-dk3df
    @Safsaf-dk3df 7 годин тому

    🫣😂🤣🤣

  • @voosizmba5294
    @voosizmba5294 17 годин тому

    Ali xaraarw😂

  • @mohamedshiine5305
    @mohamedshiine5305 16 годин тому

    Ali haraare kuwa la qeybiyay waxay joogtaan 15600 o dollar Shan iyo tobankun iyo 500 dollar

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 5 годин тому

    Cali Balcad 2 fac oo keliya ayuu joogaa Soomaaliya. Awogii wuxuu ka soo haajirey gobolka Hararge we dalka Ethiopia. Ma aha dacaayad we waa run. Soo baadha.

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 20 годин тому +1

    Tafsiirka casharkii sadex boqol mamaqli jirtey? Xantii oo darsi laduubay waayan 😂😂😂

  • @abdijama3992
    @abdijama3992 7 годин тому

    Yaasin barnamijkan waa qaribaye qosol folxun iyo dufsi waxaas waa khalad in dad lala so horfaristo mahan wax ka badala anshaxa barnamilka

  • @mahamedwali8730
    @mahamedwali8730 17 годин тому

    War cali somaliga
    Ha Khalid
    Aayo waa mida aabshaa qabo ama abdigaa
    Eedo waa tan aabahaa ladhalatay
    Sidookale xushmad ahaa
    Xaaska abaha ama abtigaa

  • @ابوبكرحسن-ه1د
    @ابوبكرحسن-ه1د 13 годин тому

    Ala maxaarun shekten

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 17 годин тому

    Cagafyadu 150 bay ahayeen Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle waxay xaqul qalin u qateen 130 cagaf.....

  • @NurGacan
    @NurGacan Годину тому

    Aliyow waxaad ku dartaa odayaasha jeebkoooda waxa dhici jiray dahawr shey
    1 caday yar gaaban
    2 murayad yar oo isku daboolanta
    Gudaheedana waxa ku dhax jiray makiinad saddex dalool leh
    Oo gadhka ku qurxiyo
    Nur Haragatsa

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 20 годин тому

    Guryo dabaqa markaan iibsado dhulka ninkii lahaa haduu xanaaqo ma corkaan uboodi hawada dhexaan iibsadee Alla soomaali

    • @fuadinho7211
      @fuadinho7211 10 годин тому

      Somali Kenyan aya la rabo ,adhika maaha..sorry😂

  • @daudbare
    @daudbare 20 годин тому

    Asc Nambar kaga seeki helsa

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 6 годин тому

    Baraandir,
    Hir shabeele iyo
    Gal mudug
    Waxay isku yihiin
    Afar Gobal oo wax dhiman
    Waxaa la siiyey 15 Cagaf cagaf
    Wadanki inti kalana
    12 Cagaf Cagaf ayaa lansiiyey
    Waa cadaalada XASSAN

  • @MaankaOsoble
    @MaankaOsoble 7 годин тому

    Jabhada somaliland wa fani marki madaxwenahoda markuu hurdo ayee hanjabaa 😅😅😅

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 19 годин тому

    Beera ha banadir ma Baydhabo iyo sh/ hoose ayaa laga doonayaa miyaa waa yaab aa

  • @AbdikadirMuse-y1j
    @AbdikadirMuse-y1j 17 годин тому +1

    😂😂😂😂😂

  • @nasroxuseen-ex7cm
    @nasroxuseen-ex7cm 8 годин тому

    Farmajo qabobaa dilay shiq sharif dalka bad baadi

  • @farhaanmahamed9519
    @farhaanmahamed9519 15 годин тому +1

    suldanki rer nuur uma tacsiyayn darood kuwa ugu yar yar ugu uqdad badan hada kani wa warsangali wlhi rer ruur ba badan

  • @AbdulkadirAli-uj1nu
    @AbdulkadirAli-uj1nu 18 годин тому

    Wali ma arkin wadaad wax hayeysiinaya. Wadaadkan lacag buu bililiqeystey. Waa lacagtii laga uruuriyey
    qurbaha SSC. Taa anaa idinka huba.

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 8 годин тому

    Ac
    Ali xarare & yasiin abukar
    War mesha dawladi kama jirto
    Wa kox qawla soto oo mafiya ah
    Wana koxda damal jadiid
    War iska qabta
    😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin

  • @mohomedusman862
    @mohomedusman862 15 годин тому

    Soomalikasii fogaanaysaan😮somali ma lacagbaa isku haysay😮dani wuu foolxunyahay lkn adigoo kale maahan oday doob ah😮caliyo dhaliilsha puntland ree abtiyaday jecelahay lahayde ma mj nacaybaa kula galay meesha hartibaa ku dhane😮

  • @mamayow
    @mamayow 17 годин тому

    Isaaq maxeey loooga demiyey quraxda kkkkkk

  • @MuxyadiinAbdi-o1q
    @MuxyadiinAbdi-o1q 19 годин тому

    Shahaadooyinkii somali state eedan bixin ayaankaarabnaa,awawgii lajane

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 18 годин тому

    YAASIIN MA OGTAHAY IN QOLOOUINKS QABUURAHA QODA INEY KU DUCEYSTAAN ALLOOW DAD BADSN MAANTA SOO DIL ILEYN HALKAAS BUU IRSAAQAD GADHAYE ODAGA AAD SHEEGEYSO WAXEY KU DUCEYSTAAN ALLOOW REERAHA SOO DAGAALAMANN SI UU MAGTAA UHELO KUWII HORENS WAA SIDUU CALI SHEEGEY

  • @garoose1235
    @garoose1235 18 годин тому +1

    707
    Burco

  • @AbdulkadirAli-uj1nu
    @AbdulkadirAli-uj1nu 18 годин тому

    Adoo aamusaa laguuu qaatey.

  • @nuurdiinxasancabdigashiin2961
    @nuurdiinxasancabdigashiin2961 11 годин тому

    Madaxa kadhunko raali gelin
    Aney iso martay taariiqdaas

  • @Haawo-fm4cz
    @Haawo-fm4cz 14 годин тому

    Kkkkk caliyoow farmajo dhiiqo hagalin waa miyirqabaaye

  • @mamayow
    @mamayow 19 годин тому

    Asc wanna jeclaahay kaftanka siyaasada lkn wax voogaa been bad kudaraa vadalka dhanka dowlada fedraalka

    • @mamayow
      @mamayow 18 годин тому

      Kkkkkkk kaftankaa

  • @ahmedmussa1984
    @ahmedmussa1984 Годину тому

    Kuwan jabhadaha sameysanaya, miyaaney culumo wacdisa ku jirin.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 20 годин тому +1

    Socon weynay
    Aan oradno

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 19 годин тому

    EST Africa hal faiido ayaa kujirtey in lagu biro wana inta tugada ah aa. Madaxda sarsare ka ah somaliya oo dhaqalihii umada sodhaco baa ganacsi ka malgashto dalalka EST Africa marka sidas waxa ugu bedbadayo ganacsigoda intas baa faaiido kujirto

  • @IsmailAbdi-xg1tf
    @IsmailAbdi-xg1tf 19 годин тому

    Sali calaa nabi mesha hamaansiga kadaa dee