Xukuumaddu Maanta warkii ay sheegto berri mid ka duwan bay sheegaysa" Cabdiraxman Cabdishakuur

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 67

  • @mohamedhajji5995
    @mohamedhajji5995 3 місяці тому +1

    Cadirahman caaytame ayaantaanaa kaa weynay saxaafada ma waxaad raadineysay wax kugu soo shubto ileen call 📱 box’s ayaad aheydee

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 3 місяці тому +2

    Cabdirixamaan walaal xildhibaan keennii ayaad tahay yaad ku matelee mucaaradnnimada,dowladdu ha shaqaysee.please ka daa cadaadiska,waxbadan ayay qabatay.rayiga dowladdu sheegtay waa la badali haddii masaalix ummad ku jirto.

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 3 місяці тому +1

    Kan wax qabsada miyuu waayay wuxuu u xiisay xabadii farmaajo uu kueryan jiray isagoo mudaaharadaya

  • @abdikadirahmedawil7855
    @abdikadirahmedawil7855 3 місяці тому +2

    Kurdiyiintu waa qaran la'aan kulahaa????!!!.waryaa ku dhaha yuusan ordogaan ku maqlin kurdiyiin dalkoodu waa turkiga oo dhanne bad ha galin iyo dalalkale oo badan

  • @sharifjama20
    @sharifjama20 3 місяці тому +3

    Wa mar manta ya ku shubtay qaaqlahan

  • @syusuf9063
    @syusuf9063 3 місяці тому +1

    Qofkii ugu horeeyey ee shaqo loo magacaabo ayaad ahayad ee shaqii miyaa lagaa qaaday xasan shiikh adiiga ayaa doortay ee miyaada hurdaysay😅😅😅😅😅😅

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 місяці тому

    Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka 🙏🇸🇴😭

  • @abdifatahbashir-cr2lj
    @abdifatahbashir-cr2lj 3 місяці тому +1

    Waa run warka xildhibaanka waa ninka aliya ee qaladaadka xasan sheegi kara

  • @AbdirizaksalatWardhere
    @AbdirizaksalatWardhere 3 місяці тому +1

    War waxaan waa tuug xun oo wajinga ah

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 3 місяці тому

      Tuug waa kan diyaarad ku kiraysta lacagtii sadaqada dalka iyo dadka wax loogu qaban lahaa oo ay halkii magaalo oo doowladu joogtay bulaacad noqotay.
      Tuug waxa ah ninka mushaarkii iyo saanadii ciidanka xaday hadana qirtay. Tuug waxaa ah ninka Ahlu aakhireedka intuu soo qufay hadana lafahoodii xosh xoshay canshuur ka qaadanayo. Tuug waxaa ah ma dhargaha magacanaga dhulka dhigay oo daasadaha ku dawarsanayo

  • @jinguwelakost
    @jinguwelakost 3 місяці тому +2

    Jaasuus imaaraadka ushaqeeya aa wadinayad nagala hadlaayo

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 3 місяці тому

      Ma kan halgamayaashii lafahooda soo qufayay oo canshuuraya miyaad wadani u taqaanaa

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 3 місяці тому

    Abdirahman wa geesi INSHA ALLAH Madaxweynaha xiga isaga salka udhigi Dimuquradiyada wadanka

  • @syusuf9063
    @syusuf9063 3 місяці тому

    Kani waa rayle u dhiingihii labaad😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 3 місяці тому

    Sxb hada ayaad xaqiiqda ogaatay somahan. Adiga iyo saaxiibadaadii sida qabyaaladeysan. Xasan meesha ukeenteen. Idinka is eeda un

  • @SaidBirre
    @SaidBirre 3 місяці тому

    Hawiye turub baray maqli jiray nabee Ina makood siyasad iyo hadal so jeedasho leh baray sababay sababy farmaajo Laga bartay halkaas ka hay oo warkada dhab ha ka adan koley warkaadu waa mid ku diirasho leh shacabka somaliyedna uriyaqayaan Kuna so jiidan kartid kaga fiicana qof inad weerartid ama caysid ama ah adigo qabiil ku riixayo sida farmaajo waa marexan waxa ka wanagsan hadal macan horey usoco masuul

  • @fattahk-hashi8260
    @fattahk-hashi8260 3 місяці тому

    Believe me you big homie you are irrelevant don’t waste your time anymore😂

  • @MohamedQooje
    @MohamedQooje 3 місяці тому

    Hala eryo kan cagdherta mesha ka ah raysa wasaraha ka ah nacalada cagaha dheer

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 місяці тому +2

    I agree with you ❤

  • @cige3636
    @cige3636 3 місяці тому

    BEEN BADANAAA😢😢😢😮😮😅😅

  • @Slyman_guy
    @Slyman_guy 3 місяці тому

    Tuugtuugala shaqaysanaayaatahay markay dowladjirtay wad dumisay ilaahaykuduleeye dhaafwajigena

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 3 місяці тому

      Hortiis Rabbigay ku dulee oo diinta macaan ee Islaamka kaa saar ee ha habaarin xaqa ayuu ka hadlayaa doiwlad xabaslaha qufayso oo hadana reer aakhireedka baadaya

  • @AbdirizaksalatWardhere
    @AbdirizaksalatWardhere 3 місяці тому

    Don't tell us anything no one hear yu

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman4787 3 місяці тому +1

    Mude adigu madaxweyne kasta maalmaha miyaa u tirisaa ? Haddii aan ku arko waxaa leedahay "waxaa harar......"

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 3 місяці тому

      Runtuu sheegaa oo meeshii qaldan ha la saxo ayuu yiraahdaa waana masuul saaran muwaadinka dhabta ah ee u naxaya diintiisa,dalkiisa iyo dadkiisaba

  • @Ustaadkaamil
    @Ustaadkaamil 3 місяці тому

    Yaa balamiyey?

  • @AbdiqadirMohamedHirey
    @AbdiqadirMohamedHirey 3 місяці тому

    Mr negative

  • @axmedsixteen8509
    @axmedsixteen8509 3 місяці тому +2

    Ninkaan wax walba isaga ayaa yaqaan waayo lama arag isagoo muxaafid ah dawladii timaadaba wuu ku dhegganyahay lama yaqaan wuxuu rabo iyo wuxuu diidanyahay

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 3 місяці тому

      Waa muwaadin dhab ah oo loo baahan yahay inaad taagerto,hadaa ma waxaad doonaysaa inu ku iibsado sidaas ayaad rabtaa ayaan u malaynayaa sxb ninka waxas soo qorayow!!!

    • @inaxamze2342
      @inaxamze2342 3 місяці тому

      ​@@abdirahman6263hal dagax labo shimbir ku dil baan maqli jiray ma waxaa wadaa hal massages 2 qof ku dil

  • @zakariemoumin1175
    @zakariemoumin1175 3 місяці тому +1

    Tuug marba af ku hadal

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 3 місяці тому

      Tuug waxaa sh ninka saanadii iuo lacagtii ciidanka xaday dhulkii safaaradaha soo wada xaraashay canshuurtii shacabka jeebabka ka buuxsamay oo caasimadii xitaa bulaacadaha ka samayn waayay

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 3 місяці тому

    Well done go ahead❤❤❤❤

  • @faaysalluq7413
    @faaysalluq7413 3 місяці тому +1

    Laakin waa is weydisaan mudaan sababtaa A.shakur oo dowlad kastaa mucraad ku yahay dowlada somalia. Ma daal shishiyaa buu shaqeeya? Baal uu fiirsada ninkaan

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 3 місяці тому

      Waa muwaadin dhab ah oo loo baahan yahay inaad taagerto,hadaa ma waxaad doonaysaa inu ku iibsado sidaas ayaad rabtaa ayaan u malaynayaa sxb ninka waxas soo qorayow.

    • @faaysalluq7413
      @faaysalluq7413 3 місяці тому

      @@abdirahman6263 so A.shakur niinki baada iibsaaday so mahan? A.shakur so mauu coodeyn dastuurka oo diidana? A . Shakur markaa hadlayo muwadiinmo iyo aqoon ayaa ka muqata. Lakiin 🇦🇪 Uae ayuu uu shaqeya! Niinki ilama qomanaa.
      Shaqsi ahaan dowlada hadaa jiirta kums qanacsiinin wax badaan uu A.shakur sheegayo wuu ku saxsaan yahay! Lakiin xildhibanka dadcaadnimadisa waxaa burburinayo ficilkiisa. Somalia ha Nolato

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 3 місяці тому

      @@abdirahman6263 xilka marka laga qaado mucaarad marku xilka hayana Bada ayuu iibsadaa ee kan Haday dawladi somalia ka jiri lahayd Xabsi dheer lagu xukumi lahaa siyaasadna la Mamnuuci lahaa Maadamoo Gacantiisa ku saxiixay ibsiga Badda kenya Qadatay ee Away Damiirki Noolaa ?

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe 3 місяці тому

    Tariinkii hasan munaafaq miyaa lagaa tuuray😂😂😂

  • @cabdallacagey2632
    @cabdallacagey2632 3 місяці тому +1

    Ninka maxaa ka qaldan

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 3 місяці тому +1

      Jaahilyahow nin caabudka ah Dawlada Somaliya waxay tidhi Ethiopia hor fadheysan mayno ilaa ay ka labaato xad gudubka heshiiska ay muuse biixi la gashay hadana maanta turkiga ayay Ethiopia kula shirayaan, Xabaalaha ay qodeen waa been bay idhaahdeen hadana run bay noqotay

    • @Faz-O
      @Faz-O 3 місяці тому +1

      Xassan nah maxa ka qaldan

    • @cabdallacagey2632
      @cabdallacagey2632 3 місяці тому

      @@dalaisacgibril5899 hhhhhhhhhhhhhh haddaa umaleyso ninkn inay dacad katahay adeer

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 3 місяці тому

      @@cabdallacagey2632 Cabdiraxmaan cabdishakur waa nin aan gaban cidna kama heybadaysto fikirkiisa oo xor ah buu sheegaa isagoo xil u haya Hassan sheekh hadana wuu sheegaa qaladka dawlada Federal ah, fiqi waa saaxiibkii hadana waa dhaliilaa

  • @habilgaraad2441
    @habilgaraad2441 3 місяці тому

    Cagaweyne waa wareeray

  • @AbdulqadirAdan-d4m
    @AbdulqadirAdan-d4m 3 місяці тому

    XASAN SHIIKH WA IN MESHA LAGA KICIYAA DALKA WU KHASAARIYEY WAXAAN CUDSANENAA SI DEG DEG LAGA KICIYO XASAN SHIIKH MESHA

    • @AbdirizakHasan-g3y
      @AbdirizakHasan-g3y 3 місяці тому

      Meesha aad leedahay ha laga kiciya ma aqal aad adiga leedahay baa

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 3 місяці тому

    Afmacaan iyo shuban

  • @AbdirizaksalatWardhere
    @AbdirizaksalatWardhere 3 місяці тому

    Rigion never set up

  • @AbdirizaksalatWardhere
    @AbdirizaksalatWardhere 3 місяці тому

    Wax

  • @abdullahikhanfilms4468
    @abdullahikhanfilms4468 3 місяці тому +1

    Sax weeye Garguurte runta usheegte 😂

  • @SakarieDucaale-en1zc
    @SakarieDucaale-en1zc 3 місяці тому +2

    Kondhom horgal ah ba noqoty, markay ku isticmaaleen bay kuso tuureen😅😂

    • @amranosman1102
      @amranosman1102 3 місяці тому

      Wlal caydu wa calyo akhirada utuuro

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 3 місяці тому

      Waa muwaadin dhab ah oo loo baahan yahay inaad taagerto,hadaa ma waxaad doonaysaa inu ku iibsado sidaas ayaad rabtaa ayaan u malaynayaa sxb ninka waxas soo qorayow.

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 3 місяці тому +1

      Kondom waxuu buuxaa dhulkaaga oo Shabaab hooyadaa iyo walaashaa u isticmaalaan aabahaa oo u jeedo doqonkiyoow

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 3 місяці тому

    Laakiin somaliland waxay marlabad gacanta uu galen reer konfurka oo waxwalib iska leh dadka so.aliland waxay noqdeen muwaadinak labad.

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 3 місяці тому

    Cabdirahman banaan-baxyada Kenya marna soo qaadan maayo.
    Maxaa yaalay: Kenya ayoow VILLO ka gatay. Gaar ahan xaafadda Kilimaani.

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 3 місяці тому +1

      Maxakalgalay

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 3 місяці тому

      @@deqawarsame-ml7fm
      Maxaa iga geli waayay soo caasimadeydii maaha?
      Ee adiga, aan ku weeydiiyee, cidda BERIGA ayaa dameerka u dhaaminaaya, hadii meeshaan aad kommenti aad qoreeyso?

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 3 місяці тому

      Intaad komment soo qorin ama aadan cid u jawaabin iska sax af Soomaaligaad qoraysid ma seeraalaad wax ka soo baratay?

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW 3 місяці тому

      @@sucdisiad3316
      Areey, xaa tiri hee mugga?
      Qaladka qoraalkayga, ku jira bal ii tilmaam?
      Teeda kale, xaad ka wadaa eraygaan ?

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 місяці тому

    meesha dowlad kama jirto bal fiiriya ninka reysalwasaare kuxigeenka qaran si ugaso horjedsaday midnimada soomaaliyed oo ssc kuweeray xasan iyo xamse hortoda yacni waxaba dembiya in gooni goosad muqdisho joogo

  • @daahir1340
    @daahir1340 3 місяці тому

    Wa runtiisa ina cabdishakuur