Waxa ka gacansaydhay dhamaan safaaradihii xalane fadhiyay iyo Kenya ,waraaqihii ay malmaluuqeen kooxda hasan sheekh ,iyaga uu ku tilmaamay qoraal aan laga fiirsan , Anagoo aad xuxun waxa aanu u sheegaynaa cida waraaqdan soo qortay in aanaan halkan u joogin in aanu somalida badhna cuno qabatayno badhana u cuna qabatayno, somalida oo ah somaliland iyo somalia waxaanu u nahay dhex ,marka ay gudahooda tahay waa howl u taal , Laakiin anaga cid gaara naguma Amri karto in ay noo adeegsato waxa ka dhexeeya labada qaybood waxaanu so jeedinaynaa in laga fogaado waxii sii kordhinayaa khataraha ku xeeran mandaqada lagana mashquulin la dagaalanka argagixisada oo mudnaanta kowaad le ,dhulka nabdoona laga aan qalalaase loola tagin,
lahjadaa ma lihin aad ku hadlayso ee la shaqeeyo ma nidhaahno ee waxaanu nidhaahnaa la shaqeeyaa, munaafaqyaw iskuma kaayo diri kartid faqasheey ciro guul from sacadmuus
Wadaniyaw mayaanad ogayn ama aanad maqal heestii shady sidu yidhi abwaankii Kala soconay taasoo waanu Kala sad qaadnay oo. Xad baa ii sognaaday maxaad xamar ugu guuxaysaan hadaynaan Ku jirin warka cadeeya hunuhunu loo ma. Baadhee warka cadeeya oo si fiican shaashada u soo fadhiista soomaalilaan guul iyo gobanimo
Cabdiraxmaan cirro loogama qoraal yar oo uu soo dhigo war faahinta ee waa inuu live ula hadlaa dadka.Waxba yaanu ku meeraysan kulmiye iyo reer somaliland ee haka jawaabaan wixii reysal wasaaraha somalia yidhi
XOGOGAL TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Madaxweynaha qaranka Guul ciidanka qaranka
Waxa ka gacansaydhay dhamaan safaaradihii xalane fadhiyay iyo Kenya ,waraaqihii ay malmaluuqeen kooxda hasan sheekh ,iyaga uu ku tilmaamay qoraal aan laga fiirsan ,
Anagoo aad xuxun waxa aanu u sheegaynaa cida waraaqdan soo qortay in aanaan halkan u joogin in aanu somalida badhna cuno qabatayno badhana u cuna qabatayno, somalida oo ah somaliland iyo somalia waxaanu u nahay dhex ,marka ay gudahooda tahay waa howl u taal ,
Laakiin anaga cid gaara naguma Amri karto in ay noo adeegsato waxa ka dhexeeya labada qaybood waxaanu so jeedinaynaa in laga fogaado waxii sii kordhinayaa khataraha ku xeeran mandaqada lagana mashquulin la dagaalanka argagixisada oo mudnaanta kowaad le ,dhulka nabdoona laga aan qalalaase loola tagin,
Waxba Sheegimaayo Ciro, Waxba Somaliland Ka Qaadimaayo Somaliland
Qoraal looma.baahna
ee masraxa ha soo fuulay oo.ha hadlo
Mw somaliland xasan shiiq
Waa goorma goortaad wax garataa,hore ayey kuugu ekayd laakiin maanta quus uu ka qaaday shacbiga Somaliland kadib taageeradii madaxweynaha ee gobollada Somaliland u muujiyeen.
Mr qodobadaa iyo qodobo kale..
❤❤️⭐️🌷🌼💚👍😀✅
Ciro maxuuu tv u soo istaagi waayey
Walaal ciiro waxuu la shaqeeyo xaasan iyo geele isaga dadka kal qabqabiy inshaallah dib ugusoo noqon maayo saaxada siyaasad odagaa siyaasadii ku saaqiday
lahjadaa ma lihin aad ku hadlayso ee la shaqeeyo ma nidhaahno ee waxaanu nidhaahnaa la shaqeeyaa, munaafaqyaw iskuma kaayo diri kartid faqasheey ciro guul from sacadmuus
NO CIRRO FAQASH HHADAL JILEEC SIDA FAYSAL HANJEB HOOSTA KA WADATA XASAN DHADIG XASAN DAMEER XASAN GARGUURTE XASAN QOSLAYE XASAN DHIIQO XASAN DOOFAAR XASAN XAASID XASAN
Waligaba ciroow qoraal soo qor waxa lagaga bahna malintii qaranka lagu soo dulay.ciro iska qiro inaad somaliya rabtiid
Waarwaar waae ciro walaahi inanay dhab ka ahayn gurbkoodoo dhan is gu mid jabuuti iyo somaalia Bay u dhaarsan yihiin
Qudbda wanu dhegaysanay,waxas war mah.
Ciro waxba laga dhagaysan mayor is again iyo xirsi jiir cranage waxa xisbigisa qudhmiyay xirsi iyo ina xaashi
Xasanoo gurigisii qiiqayo muxuu awod leyahey ha baqtiyo gurigisa
Masha'alla maanta sifiican bay u hadleen Yusra-Harti
Dhedig sacsac muuse markay qarankii difaaci kari wayeen bay garxajis ku soo noqdaan
@@MaxamedCabdi-h4g huwanta iyo Yusra-Harti waa iskumid ma shakibaa kaaga jira laakiin haday imika isbedaleen waa wax fiican
Qofkani waa Qof isku Kiin Diraya Isaaqow Waxaa Waynu Ka kornay Hayska Hor Cararina Cadowga idinkuu Rabaa inuu isku kiin Diro
Wariye maxaad u soo qaadan warkaa arista mihiimk ah ee uu Kaga Hadley ciidanka
Ma LACAGTII waa laga haray Ciro
Cirro Beenaale cid kale u sheeg....
Soomali itaaliya ma ujawaabay xoghayihii hada xaguu joogaa kkkkkkk
Beeshii caslamku wuu diiday failed Somalia italiya Failed Somalia italiya italiya Somalia
falanlaabta.lagu.hayn.iyo.faruhu.way.isdiidan.adeer.mamarkii.xisbigii.waxlaga.sheegay..warqad.soo.qarayaa.xusbigaakala.qiimabadan.qarinima.
Maba xishootaan allaha idincaafiyo
Waa been shacab koow
Viiva somaliland viiva somaliland viiva somaliland
Beeni raad ma leh hhhhhhhhh
Hhhhhhhhhh
Ma uu hadlin cirro maxaa cadaynaya inuu hadlay natus oo batabsii
Ciroy Waxba kugu ma Aminayno sababto Ah
9 bilood e Somaliland
dagalka lagu hayay
maalin kaliya kamad
Hadlin o Afkaga iyo ficil midna kumad difacin
iminkana sababta ka hadlisay waxa weye
Resal wasaraha somaliya
Raysal wasae xamse Ayaa
Sheega inad inuku laso heshesen o Aad heshiis laso gashen wlhi maxad ila
maalintii dalkan Somaliland laso weraray Aad uga hadli waydeen ee Aad cadowga uga habranaysen wanu ku Fahan sanahay Anagu hadanu Nahay shacabka Reer Soomaaliland wlhi
Wuu hadla wuuna taliyay in ciidanka dib loosoo saaro drinkable laxaliyo ciidanka wuu taageeray maxaad rabtay inuu kuu sheego inuu caetano maya maya taa karelia maysid mundane ciro munafaqad kamadhan
KKKKKKKKKK
CIRRO DAADKA AYUU ISRAACINAYAA HADALKIISUNA WUXUU KU WAJAHAN YAHAY XIZBIGA KULMIYE IYO SIYAASIYIINTA REER SOMALILAND IYO NAXLI KKKKK
KHADAR XIIRANE ISNA WUXUU YIDHI DALKU CIIDAN MA LAHA E ANNAGAA U DHISI DOONA CIIDAN DIFAACA !!!!!!!!!!!!!
Wadaniyaw mayaanad ogayn ama aanad maqal heestii shady sidu yidhi abwaankii Kala soconay taasoo waanu Kala sad qaadnay oo. Xad baa ii sognaaday maxaad xamar ugu guuxaysaan hadaynaan Ku jirin warka cadeeya hunuhunu loo ma. Baadhee warka cadeeya oo si fiican shaashada u soo fadhiista soomaalilaan guul iyo gobanimo
Cabdiraxmaan cirro loogama qoraal yar oo uu soo dhigo war faahinta ee waa inuu live ula hadlaa dadka.Waxba yaanu ku meeraysan kulmiye iyo reer somaliland ee haka jawaabaan wixii reysal wasaaraha somalia yidhi
Madhadhaawa warkisu wali
CIRO HA UTAGO XASAN SHEEKH CIRO WAX LAGA AQBSLAYAA MA JIRT
Reer xamar maxaa meesha kukeenay is eeg qaraxa munaafiqiin😮😮😮😮
Cirro waxa la ogaaday markuu inyar Gudoomiyaha Golaha Xeer Dejinta ahaa inuu Faqash yahay Xirsi-na waa laga dheregsan yahay wuxuu yahay iyo qaar kaloo xisbiga Wadani ah...
sidaaweeye wadani daacada kulamiye beentasheega❤❤❤❤❤❤
Oo yaa dooranaaya ciidankii qaranka ciro ayaa loo haystaaa cadowga wadani. Ilaahay haynaga qabto iahalah
Wadani waa cadaw ga somalind
WAA OGAAN SIDAAS U HADLAA LA DHAHAY CIRO AWALBA MAKA HADLI JIDHIN MAXA MAANTA KEENAY XAMSA FASHILIYEY
Oo qadaad wayneey maxaa mresha kunay adiga? Hadli jidhin cute nagala dhex baxa munaafaqada yaa qadaadwayn😂😂😂
Kkkkkk
Yaa huba in uu qorey Ciro?
markaan arkay ayaan adhi yaa u qoray?
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ciiro waa huwan waxuu u shaqeeya xaasan gurguurte markii xamar soo qarxisay buu walwaashay ciirow waxaad tahay shacabka somaliland waay ku ogyihiin codku waa kaa xaaran shame of you
Waxanba isagaa kadanbeeyey tuuga ciro waa goorma balaayadaba garxjis baa dhigey
Hacunin reerka taladaadi ayaa kujabtee
Waar namaqashii gudoomiyaha