kadiskii ay noo samaysay walsheen ayaan jamaal

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 сер 2020

КОМЕНТАРІ • 482

  • @nimcohasaan7326
    @nimcohasaan7326 4 роки тому +48

    Masha allah walaalshay ubxa iyo walaalkay c raxmaan ilaahay hay isku kii daayo aamiin💞💞💖💖 inta akhrinaysa like ii saar walaalo markiina idima dhaafee 😭😭

    • @suhaybkhadar984
      @suhaybkhadar984 3 роки тому

      Like ta wxd ku heshay wayo Hadn kusaari weeno Hoostazad naga haBaraysa😂😂

  • @drsayana9611
    @drsayana9611 4 роки тому +99

    Yaa yiri somali romantic mha hhhh wakuwa dadki Somalida ugu ad adkaa alaabahas jilayaane
    Rer sh.isxaq ⁦❤️⁩💯😂

    • @Ubahapdilahi
      @Ubahapdilahi 4 роки тому +2

      Hhhhhh wad iga qoslisy inder wlee waa runta

    • @xamsebile4833
      @xamsebile4833 4 роки тому +3

      Wlhi kal iyo laab iga qoslisey sister😁😁😁😁

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 роки тому

      Hhhh dacadaan u qosley

    • @fadumoismail9831
      @fadumoismail9831 4 роки тому +1

      Hhhhh xanta hala joojiyo😹😹😹

    • @fatushmahmud3540
      @fatushmahmud3540 4 роки тому +2

      Anagu indeer waanu qarsanaa jacaylkaga maha show lakiin waanu naqnaa

  • @fatxibataash8977
    @fatxibataash8977 4 роки тому +30

    Allah isku kiin barakeyo abayo mcn runtii aad idin tageraa ano wadanka ka maqan noloshaa idin ma xumeyso ee videos badan so gaali UA-cam markasto ka firshaa abayo ❤❤❤ from uganda

  • @zuhayptezmaofficial5130
    @zuhayptezmaofficial5130 4 роки тому +25

    Maazha allah couple ubax maxamed cumar and abDiraxMan cawil mire isku waara❤❤

  • @asam2376
    @asam2376 4 роки тому +6

    Guulaysta walalahay abdirahman iyo marwadisa xalasha ah ubax gacmaha is qabsada oo cadaw iska jira🙏🏻🙏🏻🙏🏻

  • @AYsar.official
    @AYsar.official 4 роки тому +21

    Mncha allaah Lamane kusobireY Lamanaha Islaamka Alle stw HYdinka Dhigo Rerkii Lgu Nastee Lgunagaado

  • @kifaxalii8064
    @kifaxalii8064 4 роки тому +3

    Aniga wan uu sameyni lahaa hadey Nairobi jogi lahayeen lamanaheeyga ❤😭😭 isku waara Abiid inshaAllah ubax io Abdirahman sigaar baad igu wentihin💯👑

  • @sihamjano5261
    @sihamjano5261 3 роки тому

    Masha allh Cawa idin soboqdaY wd isku nureY saN ilhy ha idin xafidoH wllo Qli😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 4 роки тому +2

    Mashallah, I hope you guys stay with each other for a long time ubah&Abdirahman😘

  • @ayannna5473
    @ayannna5473 4 роки тому +3

    Masha Allah Qoyskii Barakoopa Alle Ha idinka yeelo My Couples Nolol Waar Idiin Rajeynayaa🥰❤

  • @cawiitoofficialch5234
    @cawiitoofficialch5234 4 роки тому

    Maansha allh Ubax iyo c/raxmaan runtii waan idin taageraa go for wod xbbti qali❤️❤️❤️

  • @hoygafanproj7397
    @hoygafanproj7397 4 роки тому +38

    Ubax iyo istay alle ha idin la garab galo hawsha aad gasheen😂😂😂🖐

  • @maahirzaciid1179
    @maahirzaciid1179 4 роки тому +4

    M.a beautifully couples alle hysku kiiN daaYoH ❤️🤲👑

  • @sagalqalanjo6177
    @sagalqalanjo6177 4 роки тому

    Alle haysku kiin barkeeyo wllahy nolosha ku midoobay barakalahu laka arooskiina uunbaanu sugaynaa

  • @aminaahmed4630
    @aminaahmed4630 4 роки тому

    Man shaa alaah lamane qurxon waw😍💖💗💖💗💖💞💝💌 iskuwara ubad khayr qabakalhe😘😍😍😘😘😍💖💗💖💌💞💝💌

  • @haajiawga3222
    @haajiawga3222 4 роки тому

    Woooow maanshaa allaah allehayskukiindaayo zxpkay sty oo aanu isku jaamacad ahayn iyo dumaashiday ubax dugsiiye noolaada abidkiin farxad iyo damaashaad🥰😘

  • @shukrisharif145
    @shukrisharif145 4 роки тому

    Mashaa Allah isku waara abid insha Allah ubad qeyr qabana Allah ha idinku deeqo Amiin.
    Hanbalyo baan idib leyahay.
    Waxan si fiican u fiirsadaa ruwayadahina.

  • @hafsamohamed685
    @hafsamohamed685 4 роки тому +2

    Man sha allaa congratulations alle haysu kiin barakeeyo Amiiiin 💘💘💘⚘⚘⚘

  • @nimodagan250
    @nimodagan250 4 роки тому

    Mansho Allah king And Queen Alla Ha izku kin dayo Waad isku soo Baxayziine Alle Farxadad Nolosha Ku Bilabateen Ha idinku Dhameeto Lamane Ku dasho Mudan Ubax iyo Abdiraxman

  • @nimcomahamud6274
    @nimcomahamud6274 4 роки тому

    Masha alla alle haydinka dhigo kuwii isku wara ubad kharqabana kala hela noqda ul iyo diirked wlhi dad aan tagero tihin aad ban idin jeclahay from jarmal

  • @hodanbashir7886
    @hodanbashir7886 3 роки тому

    MashAllah hambalyo wlashay ubax iyo mr istey ubad qeyr qabo Rabi ha idin kla siiyo amiin amiin.🤲🤲🤲🤲

  • @jwxo9313
    @jwxo9313 4 роки тому +1

    My favorite actor and actress 💕💕💕

  • @nimcoayaan6197
    @nimcoayaan6197 4 роки тому

    Manshalh ridwaan walhi waaa wiil qalbi fican murayadisii ayuuu cabdiraxmn laabta ugaliyey si uu styleka ugu saxo

  • @khayrside8126
    @khayrside8126 4 роки тому +14

    Somalidu kadis ma yaqanin arimaha cadaanka ayaa yaqaana marka la idin sameeyo dadka idin sameyay ayaa la laabta la galiya madaxa laga dhunkada lona mahad naqa emotions ayaa la muujiya

  • @nimoabdiweli975
    @nimoabdiweli975 4 роки тому

    Mansha allh kamaanaha qarniga wllshy ubax dugsiiya and wllky abdirahman stay isku waara ubad khyr qaba kala helA

  • @dee151qadaahir6
    @dee151qadaahir6 4 роки тому

    Wlhi waxd tihiin dad aan aad utaa geeri jiray mantana calaf isku daray alaw isu giin daa ubad khayr qabana kala hela amiin

  • @hodanhaybemaxamed7125
    @hodanhaybemaxamed7125 4 роки тому

    Mansha Allah Tabaraka Allah hambalyo hamblyo wllashay ubax dugsiiya iyo craxmaan stey reerkii lagu nastee lagu nagaado alle haidin dhigo 💃💃🌹🌹♥️♥️♥️♥️

  • @ayandegen9665
    @ayandegen9665 4 роки тому

    woooow masha allh Nice nice seppresis
    hanblyo sty and ubax2🎇🎇🎇🎆🎊🎊🎊🎊💐💐💐💐♥️♥️♥️

  • @suusankhadar5566
    @suusankhadar5566 4 роки тому

    Masha allah Hanablyo hanblyo ubax mohamett cumar iyo sayigeeda cabdirahman istay waxan idiin leyahay isku waaro ubad khayrqaba kala hela
    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
    Wllshy Ayaan jamal waxan leyahay wllo wan kugu ogay fariidnimda waad ka giisiy sxpdaye Alleh hakaa farxiyo Adna 👏👋❤❤

  • @guulwadechannel653
    @guulwadechannel653 4 роки тому +2

    MashaAllah Lamane noloshooda inta ka harsan farxad ku wada qaata Rabi ha idin kayeelo

  • @sundusofficial2668
    @sundusofficial2668 4 роки тому

    Mansha alaah iskuwaara dad aan jeclahay muqoda iyo maqalkodaba. Ridwaan nin sarw isna waan salamayaah ninki Kalo gaabnaa meeh madaxii jacelka riwayadii walida matalayey

  • @aasiyailwaadofficial8726
    @aasiyailwaadofficial8726 4 роки тому

    Masha allah wlhi wan idinku farxay allow idiin siyaadi farxadiina aamen ya rabbi😘

  • @missasturan1375
    @missasturan1375 4 роки тому +18

    The first one keep going sister

  • @safiaxigmochannel3229
    @safiaxigmochannel3229 4 роки тому

    Mansha Allah hambalyo hambalyo wllky Abdiraxman and wllky ubax

  • @adnanasir4160
    @adnanasir4160 4 роки тому

    Mashaa Allah allow isu daa intii isjecelba intakalena isjeclaysii ♥️♥️♥️🤴🏻👸🏻♥️♥️

  • @cayduruscabdullahiadam2272
    @cayduruscabdullahiadam2272 4 роки тому +1

    بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

  • @safiamohamud1222
    @safiamohamud1222 4 роки тому +1

    Mansha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️
    Congratulations 🤴👸❤️❤️❤️

  • @xamdayuusuf6633
    @xamdayuusuf6633 3 роки тому

    Masha Allah 👍👍😍😍👏👏🌹🌹udxa iyo 🌹👍👏😍walaalkay wow mashl

  • @rayaankayse632
    @rayaankayse632 4 роки тому

    Manzh Allah wllzhay ubax and abdiraxmaan Zika waara

  • @yousra52
    @yousra52 4 роки тому +1

    M.a isku waara abayo isku qalantaane💋💋💉❤💯 ubad baari ah oon caasi noqon allh nii siiyo Aamiin❤💉👌

  • @aminaali6892
    @aminaali6892 4 роки тому

    Mansha allaah alle ha iskiin barakeeyo aamiin waan ku farxaay habmalyo

  • @z012y
    @z012y 4 роки тому +4

    *The best couple Istay & Ubax* 👑👸

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 4 роки тому +2

    m.a allah ubax dugsiiya iyo c/ raxman stay noqda kuwii isku waare aan kala waarin in sha allah wn rajaynaya in aan kaso qeyb galo xaflada arooskiina from #hargeisa Somaliland

  • @kokahaji4699
    @kokahaji4699 4 роки тому +3

    Masha allh family qurux badan iskuwara abid guu I.a🥰🥰🥰❤💝🙏

  • @bilandhool7198
    @bilandhool7198 4 роки тому

    Masha Allah illahy hys Ku kiin barakeeyo runtii wn idin taageeraaa

  • @kalgalsaid2032
    @kalgalsaid2032 4 роки тому +2

    Mansha allah keep going pro and sis

  • @kingmohaofficial8240
    @kingmohaofficial8240 4 роки тому

    Mashlh ubaxey qali & dumashigey iskuwaro ubadh kherqabana kalahela amin yarabi fadlan ubaxey waxan codsani lahayi shareout inad isameysid fadlan adigo raali ah qali thnks

  • @khathrauhmeth982
    @khathrauhmeth982 4 роки тому +1

    مبرررررررررررررررك عروووووست😍

  • @safiyadollarofficial3321
    @safiyadollarofficial3321 4 роки тому

    Mash allh allh ha isku kiin barkeeyo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому

    masha allah mabruuk caleek ilahay guuurkiina ha ka dhigo guur khayr oo ciyaar ku dhaman insha Allah

  • @armaandoomar2840
    @armaandoomar2840 4 роки тому

    Masha allah barakoooba wiil and caano gabar iyo caano

  • @isranuur3228
    @isranuur3228 Рік тому

    Masha allah tabarakalah wll wn isla kiin jecelahaye isku noqdaaa hadad kala tagteen hadii kalyo been thayna illhy ha isku kin barakeyo

  • @ikhlaazabdirahman6678
    @ikhlaazabdirahman6678 3 роки тому +1

    Masha allh waxaasa sxb layidhaa adna waykuu qaban insha allh wllo

  • @xabiibomohomed7531
    @xabiibomohomed7531 4 роки тому

    Masha allh ubax dugsiiya iyo stay allh idin barakeeyo

  • @gaxnugvlogs6865
    @gaxnugvlogs6865 4 роки тому +1

    Ilaahy isha iskaabulada h idinka ilaaliyo 😍❤❤

  • @fardowsokajooje5169
    @fardowsokajooje5169 4 роки тому +1

    Masha allah barakooba wllo

  • @kadarmattan8345
    @kadarmattan8345 4 роки тому +5

    Masha allah hampalyo hampalyo ubax dugsiya ❤️clraxman couples ka hargeisa💚🤍❤️

  • @abdiwelisiciidguray4835
    @abdiwelisiciidguray4835 4 роки тому +1

    Dumashidayoo alle Hanoi kiin daayo adiyo inaderkay Abdiraxman cawil mire. Waxaanu isku nahay 💞💖X oogtii hore 🌹🌹🌹🌹

  • @hashshabdi4684
    @hashshabdi4684 4 роки тому

    masha allah ilahay ha idinskukiin waaro farxad ku waara ubad khayr qaba kala hela
    ONE LOVE ilaahay ha idinka qabto wixi shara ididnka iyo lamanayasha kale ba

  • @nalkahassan9503
    @nalkahassan9503 4 роки тому +6

    Illahey ha idin barakeeyo istey iyo Marwo ubax

  • @amaalaxmed3672
    @amaalaxmed3672 4 роки тому

    Maasha alllhe waxada u qabadaye xafalada ridawanow iyo walaasheena ayaan lamanaha aduunka ilhaya isku qoraya xafalada cajiiba hanabalyo hanabalyo hanabalyo ubaxa iyo cabadi raxamana isku wara ubada khara qabana kala hela aamin

  • @bisadofficial6409
    @bisadofficial6409 3 роки тому

    mncha allh dumo bax dugsiiye and abdi rahmaan awil mire
    Ceep going

  • @quenalbrko3545
    @quenalbrko3545 4 роки тому +37

    De marka ubxey indha lga furay in aa habsiso ee ahed gbdhi kafurtay o kuso waday Wlhi sas aye rabty lkn masanynin anwey hanbllyo isku wra edi istey io adi❤❤❤

  • @samawanagchannel173
    @samawanagchannel173 4 роки тому

    adaa idiin jeclahay Alle dartiis isku waara ubad khayr qaba Alle ha idiin siiyo walaalayaal ❤❤💚💚❤💚💚❤💚❤💚💚❤💚❤❤❤❤

  • @hodoahmed7921
    @hodoahmed7921 4 роки тому +3

    Masha allah hamplyo ubax Cabdiraxmaan 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @salmacawil8937
    @salmacawil8937 4 роки тому

    msha Allah Allah hayesku kiin daayo WALAALAHAY ubax ND apdiraxmaan HA WAARU JACYL KIINU WALAALAHAY SEED ISKUGU QALANTAAN ALLA YA CISAK ISKU WAARA ABID OO ISKU GABOOBA OO ISKU DUL DHINTA IDINKOO WADA JIRA IDIN JECELAHAY WALAALAHAY

  • @foziali5973
    @foziali5973 4 роки тому

    Maasha Allaah labo sxb oo San jeclahy baa tihiin isku waara ubad khary qabana kala hela

  • @asmaomer5311
    @asmaomer5311 4 роки тому

    Maasha Allah tabaarakallah allhuma baarik

  • @najuumawlid3971
    @najuumawlid3971 4 роки тому +1

    Macha allah my beuty couple❤❤

  • @ducayzen9368
    @ducayzen9368 4 роки тому +1

    Ubaxeey is yar jilci qli gabdha inaad habsiiso ayey ahayd isku waar ❤️🤩🥳

  • @caaishomaxamedowfaarax8094
    @caaishomaxamedowfaarax8094 4 роки тому

    Mnsh allh wil iyo cano gabdh iyo cano farxdinu wa wa faraxadeyda

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 4 роки тому

    Manshaa aallah illaahay ha idiin barakeeyo isku waara 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @khalidnuurkaofficial3234
    @khalidnuurkaofficial3234 4 роки тому

    MashaAllah gurigiina guri nagi guurkiina guur khayr guulow kayeel♥️🥰😍

  • @xaliimoaxmed9743
    @xaliimoaxmed9743 4 роки тому +2

    Mnsh allah wllky iyo dumashi ubax dugsiiya isku waara mnsh allah

  • @ayanyusuf121
    @ayanyusuf121 4 роки тому

    Mansha Allah tabaraka ubah iyo abdirahman llaah Allah haysku kiin barakeeyo

  • @nimcoismaaciil8975
    @nimcoismaaciil8975 4 роки тому

    Ubax & istey isku waara lkn istey xaga diinta ukac waadigi qur aan ka yaqane ee codka macanaye ridwan waan salamay ♥️♥️💋👏👏👍

  • @ubaxxaji102
    @ubaxxaji102 4 роки тому +2

    Masha Allah❤❤💯😘

  • @addison5652
    @addison5652 4 роки тому +4

    Mashallah

  • @munaliizaofficial6725
    @munaliizaofficial6725 4 роки тому

    mash allah allah isku kin barkeyo ubax iyo cabdirhmn kale hela ubada iyo cano

  • @queenhappy8021
    @queenhappy8021 4 роки тому

    Masha'allah hamplyo idin leehay laba jila aan taageero tiihiin inkastoo la soo tahay hamplyo yada ❤

  • @indhocaseindhocase3953
    @indhocaseindhocase3953 4 роки тому

    mashalha isku wara noqda habalyo habalyo wan tageri jiray ubax dugsiya iyo cabdiraxman

  • @Niciimaa
    @Niciimaa 4 роки тому +3

    Mashallah♥️

  • @barwaqonashaadofficial5071
    @barwaqonashaadofficial5071 4 роки тому

    Alle haysku kiin barakeeyoo dadkayGiiii🥰🥰🥰🥰🥰🥰 alle il xuna idama tusoo🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @yaasminsiciid6575
    @yaasminsiciid6575 4 роки тому +2

    Msh allah😍😘

  • @cabdirashiidmaxamed3808
    @cabdirashiidmaxamed3808 4 роки тому

    M.SH WLLSHY AYAAN JAMAAL MAXAMUUD QAYRE IYO WLLSHY UBAX DUGSIIYA AND SEEDIGAY ABDIRAXMAAN ISTEY ALLE HAYSKU KIIN BARAKEEYO

  • @fadumoismail9831
    @fadumoismail9831 4 роки тому

    Stay iyo ridwaan waa sxb isku dheer manshllh

  • @niciimamaxamed3182
    @niciimamaxamed3182 4 роки тому

    Mash alaah lamaanaha qarniga alehaydin barakeeyo

  • @nasrnaxmed4544
    @nasrnaxmed4544 4 роки тому

    Maşha AIIah my qurux wllkay qli 😍😍😍

  • @edelshaker9039
    @edelshaker9039 4 роки тому

    Mnsha alah lamane dayar ooquruxbdan alle haydin xifdiyo.aniga wixi.isjeclba wan iskajeclhy horu usocoda

  • @mohamedabokor2873
    @mohamedabokor2873 4 роки тому

    The best argos in the world

  • @lakiaxmed5461
    @lakiaxmed5461 4 роки тому

    Mansha allah ilahay haysku kin barakeyo

  • @hawaadan4104
    @hawaadan4104 4 роки тому

    Hanpalyo alf mubarak wil iyo cano gabadha iyo cano 😘💞💞💞💞👏👏👏👏

  • @habibaabdirahman5112
    @habibaabdirahman5112 4 роки тому +3

    Masha Allah is Kuwara wiligin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌

  • @nimaoali7574
    @nimaoali7574 4 роки тому

    Mabrouuk ubax mahamed cumar iyo cabdiraxmaan isku raaga o isku reeya❤👫❤

  • @ikranahmed6873
    @ikranahmed6873 4 роки тому +6

    Mashallha tabarakallha hablyo hablyo hablyo hablyo hablyo hablyo hablyo hablyo hablyo hablyo hablyo hablyo hablyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤✅✅✅❤❤

  • @yazmenmohamed4079
    @yazmenmohamed4079 4 роки тому

    Ubaax dugsiya wllshy rumad alle haysukiin dayo adiyo saygaga ❤️❤️🥰🥰💋💋

  • @ugbadmoha4592
    @ugbadmoha4592 4 роки тому

    Hanpalyo wallhay is ku wara ubad qayr qaba kala hela aamiin

  • @pheizalwarsame6810
    @pheizalwarsame6810 4 роки тому +7

    Mashallah ...Dugsiya walashey iyo my brother stey ......mabruuk and try all your best to endure the challenges ahead ......

  • @bilanmoussa3530
    @bilanmoussa3530 4 роки тому

    Machallah wll dad ficn BAAD tihiin alla ha isku bareekeyo lamaneyeena

  • @stylishgirl5935
    @stylishgirl5935 4 роки тому +3

    Congratulations allah hayskukindaayo