SOO DAAWO WAXA KALA QABSADAY ubah dugsiiya iyo abdirahman istay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2020
  • Fadlan subscribe dheh si aad ula socoto filimaan taxanaa short filimyo iyo barnaamijyo wax kastoo xiisaysaan

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @suhayb_saanjo
    @suhayb_saanjo 4 роки тому +300

    Walayabay lamanehena 👏👏👏

  • @abdiomer6275
    @abdiomer6275 4 роки тому +226

    DadkaN Waa akhlaaq iYo ixTiraaM leH zidaa youtuperada kale xppida iYo mcnta izMa guraan Waa dad sharaf LeH alleh heydin zharfo

    • @wiildhalad9021
      @wiildhalad9021 4 роки тому +7

      Cami igama aha faan lkn xaga hadanu nahay ixtiramka waan udhalanay maaha iska dhigid

    • @nuraabdirahman1018
      @nuraabdirahman1018 4 роки тому +1

      Kkkk

    • @hodomahamed3766
      @hodomahamed3766 4 роки тому +8

      Sow rer waqoyi maha nocasanu nahay walhi 😂😂😉

    • @abdiomer6275
      @abdiomer6275 4 роки тому +11

      Sharfbay LeeYiHiiN reeR zoMaLiLaND oo dHami 😂

    • @AliAli-hj4nz
      @AliAli-hj4nz 4 роки тому +1

      Kkkkk inta waa lagu yaqaan

  • @nimcocawaale6959
    @nimcocawaale6959 4 роки тому +36

    Walhi maalinkii aan maqaly ubx dugsiiya io Abdirahman sety ayaa is guursadey ayaan farxay farxad iigu noolada hnyaal ❤from djibouti 🇩🇯

  • @SooyaalMedia1
    @SooyaalMedia1 4 роки тому +109

    Lamane adunka ugu qalisan alah ha idin sharfo ♥️apdirahan stay $ ubah dugsiya 🔥

  • @munobarako1213
    @munobarako1213 4 роки тому +90

    Hdad ubah dugsiiya io abdirihMaan isTeY tagertid like isaar

  • @farhiaali4383
    @farhiaali4383 4 роки тому +17

    Hooyaday ayaaba la dhahaa raaxo
    Rabbi cimriga iyo caafimadka ha u dheereeyo labada daaroodba ha xafido insha allah

  • @nasiimdhalad5263
    @nasiimdhalad5263 4 роки тому +39

    Dadka Layga beeray sharftasa lagu yaqaana I Arkaay Imaqlaayda Ma Naqaano wleee iyo Dhaqan Xumada Qaarkeed Idinku faana ubax iyo cabdiraxman Isku Waara♥️♥️♥️♥️💯

  • @yasminnaleye699
    @yasminnaleye699 4 роки тому +71

    Lamanah qarniga abdiraxmaan istay iyo ubax dugsiiya

    • @xafsabaashe9629
      @xafsabaashe9629 4 роки тому +1

      Yasmin naaleeye kor ahow aduun iyo Aakhiro ba

    • @maymounoshman8683
      @maymounoshman8683 4 роки тому

      mnsha allah wllhy waad naga qosliseen lamaanihii guriwayada wacanaa iga dheh

  • @muniitacadey6170
    @muniitacadey6170 4 роки тому +16

    Alla rabbii qosol igu maharin Dee
    Masha allah 😁😁😆😆😆😆😆😂😂😂🤣

  • @waxsanside527
    @waxsanside527 4 роки тому +14

    Wllhy dad wacan masha allah atriisho dugsiya iyo stay

  • @MJ-dt1qd
    @MJ-dt1qd 4 роки тому +32

    😂😂😂😂😂😂
    Mnsha allah
    Alle farxada ha idiin siyaadiyo wllo❤️❤️❤️❤️
    Chalnge yada nocan ahna soo badiya❤️

    • @IlyasIlyas-st5hx
      @IlyasIlyas-st5hx 4 роки тому +1

      Mashala....mashala....

    • @qadanqaali5979
      @qadanqaali5979 3 роки тому

      Tusmo tayasiit tawakal tufaax timiro
      Waanagaa kusheegnay ta dii

    • @qadanqaali5979
      @qadanqaali5979 3 роки тому

      Jawaahir jamiila Jaamac Jamaal juweeriya jadiina waataas

  • @adenhashi4027
    @adenhashi4027 4 роки тому

    Masha alaa meher wanagsan Ubax cawa waad iska jartay ilahay ha isu kiin barakeeye

  • @roobleluka5766
    @roobleluka5766 4 роки тому +14

    abdiraxman stay raaxo waalala baxaa sxp inantu way kaa saxantahay ✌🤣

  • @z012y
    @z012y 4 роки тому +9

    *Msha Allah Waa barnaamij qiima badan* 👏👏👏

  • @ayanna_mx4613
    @ayanna_mx4613 4 роки тому +7

    Hijb ka ubax way ku shidnty msha Allah ❤❤❤dadkygi ilaahy hydin xifdiyo

  • @maxamedmaxamuud4363
    @maxamedmaxamuud4363 4 роки тому +1

    💖💖💖💖💖💖🎁🎁💖💖💖💖💖💖💖💖 Alle haysu kiin barakeeyo wllahy qlia willka ugu horeyana iigu magacdara mohamed abdiraxman inasha Allah

  • @jamaalmostafe6157
    @jamaalmostafe6157 4 роки тому +34

    IzQurxinta Ma iDin kaLa z00 Qeyp GaLna LaMaaNaHow 😂😂🤣

  • @yazmenmohamed4079
    @yazmenmohamed4079 4 роки тому +10

    Mnshallh lamane qurux badan alle hadin xafido 🌹❤️

  • @najahmaandeeqa1321
    @najahmaandeeqa1321 4 роки тому

    Masha allah Lamanahaygii Rabi Haykin DayoH Ubax IYo Abdirahman noLaDa

  • @ishafilms9730
    @ishafilms9730 4 роки тому +1

    Hhhhhhhhh very funny 😄 I only used to watch dayax show only Cz if ubax and istay and ridwan even Somal Enterment may Allah protect y’all keep it up y’all

  • @safiyoali6322
    @safiyoali6322 4 роки тому +3

    Mansha allah lamaane qurxoon dugsiiya iyo stay dad aan jeclahay iga dheh

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 4 роки тому +8

    First one

  • @salmagarad5948
    @salmagarad5948 4 роки тому

    Wan idin jclhy keep going labane qurux badan

  • @haajiawga3222
    @haajiawga3222 4 роки тому +6

    Wllalahay dumaashiday iyo zhpkay stay iskuwaara zhp idin jecelahay wlahi farxadiina😍😍

  • @aniisadheemaninaismail6601
    @aniisadheemaninaismail6601 4 роки тому +5

    masha allh ubax dugsiiya Abdi raxmaan isty farxaad ku waara sidaad nooga qoslisaan mar walba nogu farxaad

  • @samiiramohamed11
    @samiiramohamed11 4 роки тому +7

    This video is so funny really 😃 can't stop laughing when he say laba waraabe aynu u ekaano😂😂

  • @kalsonidanafta1153
    @kalsonidanafta1153 4 роки тому +2

    Mashalah qurux alleh hydin xafido ehel mucashaq dad aan jeclahy 🥰🥰🥰

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed7845 4 роки тому

    Wow lamaane qurux badan waxaan idin kala socon jiray somali entertaining

  • @roodaabdalla7011
    @roodaabdalla7011 4 роки тому +12

    Hhhhhhhhhhh ubaxeeey kamaad dhimin wllhi waaka isna maroodi kuu eekysiiyey😂😂

  • @quenbintucaref4708
    @quenbintucaref4708 4 роки тому +3

    Wlhi wa iga qoslisen keep going Qoskygi🌹😘

  • @ahlaampuntlnd4187
    @ahlaampuntlnd4187 4 роки тому +1

    Www ubah dugsiya io abdiRahman stay wa labada an filimka ku dawan jiray wllo nolada

  • @drsnajma2756
    @drsnajma2756 4 роки тому

    Mnshallah hore u socda lamane qliya

  • @muhabashe6746
    @muhabashe6746 4 роки тому +22

    Plz famliy qurux badan tihin illahy haskugu kiin daayo 💋💘

    • @yaxyehooko1774
      @yaxyehooko1774 4 роки тому

      masha allah family qurux baadan tihin illahy hasgu kiin daayoo

    • @nimcoayaan6197
      @nimcoayaan6197 4 роки тому

      Hhhhh plz yaaa ka codsaneysaa wax

    • @muhabashe6746
      @muhabashe6746 4 роки тому

      @@nimcoayaan6197 😂😂😂wll gacnta igag dhacad lakiin adigu wax walab waxab ka soo sareesa ma camal laan ku hees

  • @Fatwa7992
    @Fatwa7992 4 роки тому +3

    First two

  • @faizamaxamed8660
    @faizamaxamed8660 4 роки тому

    Hhhhhhhhhhh Lamanihi qaarniga wayedin naga qoslisisen 🤣🤣🤣ilahaye ha no kin daayo Ubaax Dugsiya and Abdirahman Istey❤♥️♥️♥️❤

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar 4 роки тому +1

    noqda kuwii isku waare aan kala waarin ubah and stay kaftankiina wan iska jeclahay wllhi 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @sakariyeabdiqani39
    @sakariyeabdiqani39 4 роки тому +11

    maashaa alaah cabdiramaan stay naag qaaliya heshay ilaasho waxaad tahaay nin nasiib leh markaa ilaasho

  • @faraxzaneofficail460
    @faraxzaneofficail460 4 роки тому +11

    Wan idin taageeeraa wxn rajayn doonaa inan malin uun idinka farxiyo ubax igu salaan abtigay c/raxmaan cawil ina zaviya farxad igu noolaada❤🙏

  • @nadashamaxamed1177
    @nadashamaxamed1177 4 роки тому

    Masha allh ubax iyo istay nolosha farxad ku dhamaysta weligiin❤ lamaane qurux badan baa tihiin istay halay qaato adoo taagan filimkii Lu,gooyo haween

  • @abdirashiid5111
    @abdirashiid5111 4 роки тому +1

    mashalah walahi saa iskugu soo baxdiin lama giyaasi karo inshalah inaan idin la kulmaa jeclahay

  • @xalaawimumin1337
    @xalaawimumin1337 4 роки тому +11

    Wlhi maanta qosol iguma harin Abdirahman kulahaa Z sheeg

  • @ayaanabdi6872
    @ayaanabdi6872 4 роки тому +7

    hhhh magacaa raaxo
    hooyadey mcn ayaaba la yidhaahdaa alle hayska daayee❤

  • @fadumoabdillahijamarubax75
    @fadumoabdillahijamarubax75 4 роки тому

    Masha aallah dadkagi iidinma wayo walashey qali iyo cabdiraxman aallah haydin xafido farxad aadun kuwi gacanta ku dhigay aallah haydinka dhigo💋💯💑 lamanahayga

  • @farxiyaxassan3164
    @farxiyaxassan3164 4 роки тому

    Masha allaah waa reer fani ah isku waara farxad ku nolaad insha allaah

  • @xalawatinaxurulceyni2188
    @xalawatinaxurulceyni2188 4 роки тому +3

    Mashallah lamane quruxbadan isku waara❤❤

  • @faatinqali6492
    @faatinqali6492 4 роки тому +3

    Wllhi qosol igumu hadhin lamanaha qarniga alle ha iidin dayo 😍❤

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 4 роки тому

    Lamanahaygii❤keep going istey iyo ubah

  • @deqobeauty9717
    @deqobeauty9717 4 роки тому

    Kkk wllhi funny ba tihiin Alle haydin dayo

  • @najmacumar116
    @najmacumar116 4 роки тому +5

    Hayaaaay bahal ahan ba laydin dilayaa 🤣🤣 wlalady idin jecel nay Alle hayku kiindayo🥰🥰

  • @rakiaahmed4124
    @rakiaahmed4124 4 роки тому +3

    Keep goin ubax and cabdiraxmaan ilahay haysukiin dayo

  • @dhaymanquruxdhaymanqurux7767
    @dhaymanquruxdhaymanqurux7767 4 роки тому

    Waa is caday dadban kkkkk horay u socoda

  • @najaxcumar2695
    @najaxcumar2695 4 роки тому +1

    Masha alllllh wlkey istey and ubax dugsiya isku wara abidkiin lkn wll #mid maka codsan kara waxan raba inan kula kulmo dugsiya ahan ❤❤

  • @munobarako1213
    @munobarako1213 4 роки тому +4

    Ilhey ha Idin shrFo ubax dugsiiya io abdirihMaan isTeY 🔥🔥🔥. Dad AAN Ku deydohh

  • @hanamohamed1436
    @hanamohamed1436 4 роки тому +3

    MzhAllah
    Lamanaha qarniga💯

  • @Qu681
    @Qu681 4 роки тому

    Walhi wey iga qosliyen 😁😁😁😁masha Allah ale ha idin dhowro farxad ku nolada insha Allah noloshinu ha sareso abid ubax and astey isku wara ubad kheyr qaba kala hela 😍😍👰🤵❤❤❤❤❤💞💞💓💗💗💘💝💝💔💋

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 4 роки тому +1

    Allah beerka eshcaal xarbe soo funy walhi allah ha isku kiin dayo my dad aan jecelahey 😍😍😍😍

  • @ilhanbintusamatar2247
    @ilhanbintusamatar2247 4 роки тому +3

    Abdirahman stey mxu iga qosliey sida laguu mariyey 🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂 waligay sidan oo kle uma qoslin maslh lamanaha isku waara abid 😘😘😘

  • @teamiskaashi163
    @teamiskaashi163 4 роки тому +9

    Masha Allah wllshy ubah dugsiiya keep going ♥️♥️♥️🙏

  • @gulethaldorka1022
    @gulethaldorka1022 4 роки тому

    alaha idin dhawra lamanaha qarniga walhi wad iga qoslisen upax dugsiya wlhi markan warahaba ka qurux badan 🤩🤩🤩

  • @safaali9235
    @safaali9235 4 роки тому

    maasha allaah keep going pro hore usoco

  • @nimcodahir2623
    @nimcodahir2623 4 роки тому +3

    Mansha allh keep Going walalkay and walashay ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 4 роки тому +13

    Walahi wad iga qoslisen 😁
    Lamane qrux badan ❤
    Lkn ubaxey talo yar an ku siiyo wll
    Xaajigaga ereyada qalafsan iyo cayda ka da sida najaas saqajan waxan day
    Iyo qaar kalo badan
    Halka inaga yara qurxi plz🙏

    • @mariaclaraofficial8118
      @mariaclaraofficial8118 4 роки тому +1

      Wll rer waqoyigu cayda wi amaan taa lsoco

    • @nicimaibrahim5459
      @nicimaibrahim5459 4 роки тому +1

      @@mariaclaraofficial8118 Quruxey amba reer koonfur ma ihiye la soco
      Reer waqooyigu soft male miya 😁

  • @osmanabdi1924
    @osmanabdi1924 4 роки тому

    M.a lamaanaha qarniga si daat nooga qosliseen rabi ha idinka farxiyo yaarabi iskuwaara insha allah

  • @nimcoahmed5167
    @nimcoahmed5167 4 роки тому +1

    Ow Royal family allah shoolad idinkuma qarxiyee keep going dadkaygii

  • @qarandoonofficial9810
    @qarandoonofficial9810 4 роки тому +7

    *Dugsiiya* guuleyso sis🙏

  • @wardayousuf4877
    @wardayousuf4877 4 роки тому +13

    Waaar warda dhe waabn ku daawanayaaye abdirahmaanoow warda wardi warsame warfaa warmooge kkkkkkk

  • @roodokorante793
    @roodokorante793 4 роки тому

    Hhhjhhh MASH ALLH isku waara labadayda garab ubaxiina waa ku salaamay qali

  • @bintuxazanabdi7417
    @bintuxazanabdi7417 4 роки тому

    mash allh wllo ale haydin barakeeyo wlhi wd iga qoslisaan

  • @zakhiyaaadan2238
    @zakhiyaaadan2238 4 роки тому +3

    Maanzha Allah Alle idinma kala qaado 💏💏

  • @abdishakurhussein6564
    @abdishakurhussein6564 4 роки тому +6

    Hhhhhh waar qosol iguma hdhn😂😂😂😂😂😂😂

  • @mohamedjama41
    @mohamedjama41 4 роки тому

    Wlhi iga qosliseen
    Se idin salaamayaa waad iga qosliseene. Salan sare.

  • @sakhiyahennadesigns4108
    @sakhiyahennadesigns4108 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi waad iga qosliseen lamanaheena qarniga masha Allah farxad warta 💞💞💞💞💞💞💞😘😘😘😘😘💋💋💋💋👍👍👍

  • @sainabhamari3781
    @sainabhamari3781 4 роки тому +45

    Masha allah, wife and husband beautiful

    • @iskufilaninabashir6401
      @iskufilaninabashir6401 4 роки тому +1

      Sainab hamari wllo wax yar baa iga dhimane plc 🙏 subscribe igu cawi mahad Sanid huno

  • @caaqilcaydaruus9868
    @caaqilcaydaruus9868 4 роки тому +3

    Mash allah

  • @murtimaalmedia4115
    @murtimaalmedia4115 4 роки тому +1

    Lamane asluub iyo akhlaqleh rabi haydin dhawro

  • @hoodoazkar9912
    @hoodoazkar9912 3 роки тому

    Mansha allh Alle Haysku kiin daayo wllshey ubax Adna xijaabo wlhi xuurul Cayn bad kuno Qonay saa kudadaal Ukhtii

  • @cabdicasiissheenno6324
    @cabdicasiissheenno6324 4 роки тому +12

    Royal family🙏♥️🔥

  • @fuaadzakifuadzaki3512
    @fuaadzakifuadzaki3512 4 роки тому +3

    M.a lamnaha qarniga keep going

  • @nimcokeyse3571
    @nimcokeyse3571 4 роки тому

    Masha Allah wlhy labo qof oon dar ilahay ujecelhy nolada o nabad galah
    Gar iyo gardarba idn wata wlloyan 🥰🥰

  • @milgosaleban9303
    @milgosaleban9303 3 роки тому

    Mansha allah lamanahay qarniga keep going ♥️♥️♥️

  • @ogowmedia7526
    @ogowmedia7526 4 роки тому +8

    Laa ilaaha ilaalahu maxamadu rasuulula saan uqoslay aaa wax laydinkaba qaban karo maleh qul iyo waxaad noqoteen birkin madow intaasna waa iga kaftaan team ubax & ibdiraxmaan farta taaga 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maahirzaciid1179
    @maahirzaciid1179 4 роки тому +6

    MnzH alh zo beautiful famiLy i Like You wllhY ❤️

  • @sahrasheekh7691
    @sahrasheekh7691 4 роки тому +2

    Masha Allah beuatiful couple keep going guys 👌👍👏👏

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 3 роки тому

    Waa laba qof oo farxad kugu abuuraya. maansha allah. Wlhy aadban uga helay.

  • @user-kk6sx2yq7l
    @user-kk6sx2yq7l 4 роки тому +14

    Shaw wax matelistupa marka aan la isqabinbay kufiicantahee lakala xishoonayo

  • @mohacr7534
    @mohacr7534 4 роки тому +3

    Masha allah

    • @iskufilaninabashir6401
      @iskufilaninabashir6401 4 роки тому +1

      Muhyadiinho mahamed wllky qli wax yar baa iga dhimane plc 🙏 subscribe igu cawi mahad Sanid

    • @mohacr7534
      @mohacr7534 4 роки тому

      @@iskufilaninabashir6401 wan kuusaray wllo

    • @iskufilaninabashir6401
      @iskufilaninabashir6401 4 роки тому

      @@mohacr7534 thank you 🙏

  • @hamdahussein4581
    @hamdahussein4581 4 роки тому

    Manshallh LamanHygii Farxad Igu Wara

  • @zeerkaofficial4378
    @zeerkaofficial4378 4 роки тому

    Mzha allah keep going😍🥰🥰🥰💋

  • @isroali4774
    @isroali4774 4 роки тому +7

    Kkkk qosol baan ku bilowdoo ku dhamaysty wallee alle haydin xafido❤

  • @yahyefilms5743
    @yahyefilms5743 4 роки тому +8

    YeZ wan idin Haynaa CouPLeZ👻

  • @aaminahassan5866
    @aaminahassan5866 4 роки тому

    mashalaaah lamaane quruxbadan Alle haisku kiindaayo Talo waxaan siinayaa wllshy ubax dugsiiya wllo sheeladaha waxa aad kaga quruxbadanthy xijaabka ee xijaabada xidho takalana wllo nacdasha iskadaa

  • @amiitaalove8117
    @amiitaalove8117 4 роки тому

    M.a ilhhh ha idin xafido🙋‍♂️🎊👌👌👌

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 4 роки тому +7

    *8:50* istay Waan arki Wayay wlhida🤣🤣

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 4 роки тому +28

    Ubaxey Qofkii Ku Khiyaarayn Lahaa hadad Ka Cararto Yaad U Tagin🤣🤣 *Istay* Umadeena Maaha Wr Wan ku wata Legeng

  • @nafisocraxmaan7153
    @nafisocraxmaan7153 3 роки тому

    Stay ubax wee kaa saxantahay raaxo waalala baxaa siiba ree Muqdishaa labaxan waana magac caan Ka ah moqdishu

  • @umulkhayraxmed4915
    @umulkhayraxmed4915 4 роки тому +1

    hhhhhhh waaaw si asalad igu marisay

  • @farxaandeeq7352
    @farxaandeeq7352 4 роки тому +3

    Masha alh lamanaha qarnika

  • @nuuradiinnaasir1874
    @nuuradiinnaasir1874 4 роки тому +5

    Haaaye maydaan is qabin .romatic matala oo pbea .iyo xabiibi isku dhaha oo ad adayga iska dhaafa ...see waaye 🤓🤓🤓🤓

    • @yahyefilms5743
      @yahyefilms5743 4 роки тому

      😂

    • @naciimanuura3265
      @naciimanuura3265 4 роки тому

      Sowmaaha wll wali way is adkaynayaan

    • @nuuradiinnaasir1874
      @nuuradiinnaasir1874 4 роки тому

      Haa dig baa kuwada jirta markii hore iyo markay is guursadeen wax farqiyi umuu dhaxaynba lapa qof oo ajaaniba ay u dhaqmayaan

    • @omarosman7334
      @omarosman7334 4 роки тому

      Wey kla dhacayan

    • @stayblue759
      @stayblue759 4 роки тому +5

      WaY IsqaBaN Taasna ShaKi KaGaMa Jiro Lkn Si ay adiga ku raali galiyan inay public isku jid’jidan ama wax yalaha qaar sameeyan Isumay Gursan. Waxna wa private/gaar’ah wxna wa public/dadka’kadhexeya JiLeeCa Ad Radinaysa Wa NooCe ? Adigu. 🤔

  • @deeqonuur1808
    @deeqonuur1808 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkkk ubax waxeedu waa xoog masha allaah allaha idin xafido

  • @hodanxuzeen8861
    @hodanxuzeen8861 3 роки тому

    Lamaane akhlaaqi kudheeeehantahy alleh idima kala qaaadoh💚💋