Ubax Dugsiiya & Cabdiraxman Kaftanka Xiisaha iyo Wariye Yasmin Naleye

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 272

  • @queenimaan5156
    @queenimaan5156 4 роки тому +28

    Ubax duugsiya kujecliya quruxey UA-cam channel iska furo quruxey keep going guys we missed you adi iyo abdirahman 😍

  • @wanaagsamee8616
    @wanaagsamee8616 4 роки тому +17

    Mansha allah
    Jilayasha da,da yar
    Ubax dugsiiya ,Abdirahman iyo yaasmiin
    Hore u socda

  • @omarabdi4193
    @omarabdi4193 4 роки тому +10

    ♥️♥️♥️♥️Hambalyo Hambalyo Hambalyo 👍 ubax Dugsiiye iyo C/raxaan steyt Guur ♥️wacan
    isku waar waligiin ♥️♥️♥️♥️

  • @xaliimoxurmo7277
    @xaliimoxurmo7277 4 роки тому +27

    Ubax dugsiya iyo c/rixman stay labo qof an tagero horay usocda xisaha wararka wad tilabsaten guul iyo gobonimo ku nolada

  • @Hooda36
    @Hooda36 4 роки тому +6

    Cabdirahman inuu reer burco yahay daah igama saarnaayn firfircoonida viva reer burco🌹🤗❤ viva somaliland viva Dayax films viva dhamantiin ooidil👍♥️👍viva somaliland 💚⚪♥️👍

  • @mohadhaladogaden4583
    @mohadhaladogaden4583 4 роки тому +18

    Ubax Dugsiiya😍❤️Iyo ABDirahman istey Ahaa Guulaysta 👏Dhalinyaro

  • @cabdiraxmancawiljamac525
    @cabdiraxmancawiljamac525 4 роки тому +8

    Zhptinimada Wangzani Waa JcaYlka wnagzan Ee MuztaqbaLka ama QoYzka wangzan Ee MuztaqbaLka Caruus Apdiraxman staY iYo CarUuzad Ubax DugziYa l0ve You zo Mach

  • @kafisocadey7775
    @kafisocadey7775 4 роки тому +40

    Ubax dugsiya iyo abdiraxman istey horay usocda laba qof tagera

  • @zakariyesheikh5176
    @zakariyesheikh5176 4 роки тому +19

    Ubaax wllhi marbadan ayan cotkeda maqley jirey wllhi siba waxaan ku maqlay musalsalada waxey ubadan tahey ku waa turkiga ubaax keep going

  • @canabcabdullahi4401
    @canabcabdullahi4401 4 роки тому +2

    Qosol iguma harin walh lbo qofoo taageero maantana lamaane nolosha ku midoobay cabdirahman stey iyo ubax dugsiiya nolol waarta idiin rajeenaa xiisaha wararka waxaa ka codsanaayaa ine noosoo fadhiisiyaan mar kle atooraha iyo atariishada love idinku ahy lamaanaha qarinagan

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 4 роки тому +2

    Masha allaah ubax dugsiiya iyo cabdiraxmaan istay guulaysta waan idin taageeraa ee horay usocda waa anigoo ah gabar reer muqdishaa joogta uk

  • @nurasagalsiciid7246
    @nurasagalsiciid7246 4 роки тому +7

    Abdiraxman isteey iyo ubax dugsiiya wlhi waad iga qoslisan 😂😂

  • @hodandahir4466
    @hodandahir4466 4 роки тому +4

    Ubax dugsiiye iyo cabdiraxmaan asaxaabata dayax show hore u socoda

  • @cawomohamoud1418
    @cawomohamoud1418 4 роки тому +16

    marku ofisku furna mamuluh miyuu dhex tagna😂😂😂

  • @ruqiyocalixashi8853
    @ruqiyocalixashi8853 4 роки тому +10

    Wlhi dad aan xushmad u haayo allaha idin daaayo crxmaan istay iyo ubax dugsiya

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +3

    Woooow you are from the of the
    Geesiyada waaaa Burco 👏🏾👏🏾👏🏾
    Soodhowoow Boqoka Togdheer🤴🏽

  • @fatimaabdiaziz9347
    @fatimaabdiaziz9347 4 роки тому +6

    waaw nabadonkii iyo atarishadii dad an aad ujeclhy keep going

  • @munomaanka7318
    @munomaanka7318 4 роки тому +8

    RUWAYADAHA UBAX Waandawaday chanalka Dayax show kip going xiisaha wararka

  • @qalanjobureeqa7169
    @qalanjobureeqa7169 4 роки тому +19

    hhhhh jag dheh aniga yidhahda wlhi Inants isku mid nahay 🤣🤣🤣😅wn idin salamY AzxpTyda

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 роки тому +14

    stay nin tallenti leh hore usoco bro

  • @amaalaxmed3672
    @amaalaxmed3672 4 роки тому +1

    Maasha alllhe cabdi raxamaan sow gobalka raku ku dhashaye soo dhawo wllkaye cabdi raxamaan walhi wana ku faraxaye marakada tire baracaana ka soo jeeda

  • @amiiracadey4730
    @amiiracadey4730 4 роки тому +4

    Msha allah c raxmaan istey iyo ubax dugsiiya alle haydin dhowro liketa ho👍re u social💖💞

  • @ikranittachannel9472
    @ikranittachannel9472 4 роки тому +8

    Ruwayadaha ubax ad ujclhy kp goin abdrhmn iyo ubax

  • @munacasayr3733
    @munacasayr3733 4 роки тому +18

    istey nin adag inaad reer burco tahay waan kuu filayey

  • @asiyamohamud3205
    @asiyamohamud3205 4 роки тому +4

    Ubax dugziiya And C/ Raxmaan izTay Wlhi Waxa tiHiin Laba Qof Oo qiimo Leh Zharafi KorKiina Ha AhaaTo Wllo Qaliya Tihine💓💓💓💓

  • @dhakarologyboy1937
    @dhakarologyboy1937 4 роки тому +2

    Ubax xidigad u so baxday da,yarta mnta hore u soco tagero wa lagu hyaa 👌👍

  • @hodanmuse3296
    @hodanmuse3296 4 роки тому +8

    Weey abdiraxman iyo nin culus 🥰😘😍

  • @gaadhsiiyainamaxamed6298
    @gaadhsiiyainamaxamed6298 4 роки тому +2

    Ubax maxamed iyo abdi raxaman isty hrusocda
    Xisahah iyo wrakah keeo going

  • @naimaabokor6481
    @naimaabokor6481 4 роки тому +8

    Cabdi raxman shaw wxd la adadagty nin g.bka rga kaso jeeda thy hore usoco wllky

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 4 роки тому +2

    Ubax Iyo Stey Idinjeliyaa Ilaah Haydin Ilaaliyo Amiin

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 4 роки тому +2

    Ubax dugsiiya aniguna waxaan ubixiyay ubax degan waana waxaan ku taageeray

  • @badrasaid1601
    @badrasaid1601 4 роки тому +4

    Masha allaah tabarakallaah Ubax dugsiiya aad bay u jeclahay

  • @barwaaqomuusebarwaaqo7067
    @barwaaqomuusebarwaaqo7067 4 роки тому +9

    Dugsiiya iyo istey wan idin jclhy Alle haydin xfdiyo

  • @zahrkiin3545
    @zahrkiin3545 4 роки тому +6

    Mach allh ubax dugsiiya yo abdiraxaman istey horey usocd ♥️♥️👌

  • @kunciilcade1250
    @kunciilcade1250 4 роки тому +43

    Qofkii ugu horeeye like 400 Hala gaarsiiyo
    Ubax ruwayadaan ku heestaa
    Wixii taaageersan like

  • @ameenmahmud1246
    @ameenmahmud1246 4 роки тому +2

    Nio indr inantaa ubax dugsiiYa iska jcelhy illaHybaY tiisa thee😘😘😘😘

  • @araweloahmed4530
    @araweloahmed4530 4 роки тому +54

    Aan idinka yara qosliyee sheekada xabashigan ku xasuuste Wiil aan walaalo nahay oo jigjiga jaamacad ka dhiganayay ayay maalin walaashay yar wada hadleen kadib markay isi sii macasaalamaynayeen ayuu wiilkii ku dhahay (Ishi )oo macnaheedu tahay haye kadib waata ku tidhi Alla wll ma ishiibaa ku xanuunaysa intay naxday isna indho xanuun bu lahaa😂😂😂😂

  • @m4ysv1be33
    @m4ysv1be33 4 роки тому +4

    Cabdirax maan waa waxa aan kugu taageeray nabad doonimadu ee guulayso walaal

  • @fatimasaed6838
    @fatimasaed6838 4 роки тому +10

    Stay.... Nin reer burco ah. ❤️

  • @mahamudkaka9218
    @mahamudkaka9218 4 роки тому +7

    Kuwanpa zheekapa zheekaY u dHiiptaY
    Apdirahman stay
    ubax dugsiiyE
    KEEEP GOING ZIZTER ND PROTHER

  • @munamaxamuud6389
    @munamaxamuud6389 4 роки тому +10

    😂🤣😂🤣🤣😂wlhi waad iga qosliseen I stay jag dheh jag kuye

  • @shukulatinapea3488
    @shukulatinapea3488 4 роки тому +4

    Hore usocda wllhy qliya ♥️♥️♥️♥️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴

  • @zaaraabdale2085
    @zaaraabdale2085 4 роки тому +1

    Stay wiil aan aad u jecel nahay wllkay hore usoco adi walashay ubax dugsiiya

  • @salmabintuyusuf5688
    @salmabintuyusuf5688 4 роки тому +3

    Abdirahman istey waankugu raacsanahy wlahi anba kii iigu saamaynta badnaa buu ahaaa good lucky wllky

  • @queenlove1447
    @queenlove1447 4 роки тому +15

    Farxad igu nolada♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 4 роки тому +7

    Xiisaha wararka horey u socda.

  • @ahmeydebosnianjournalist9410
    @ahmeydebosnianjournalist9410 4 роки тому +3

    Ubax Dugsiye wlhi wakujecladhe inbadan huno

  • @marwaalfi6871
    @marwaalfi6871 4 роки тому +6

    Walahay waxaan ka cosanayaa inay kusoodaan kooxdii hore

  • @laylamaxamed7907
    @laylamaxamed7907 4 роки тому +3

    C/raxmaan haruusoco illaahay hakugarabgalo🥰❤❤❤🥰🥰

  • @hamdahamda7617
    @hamdahamda7617 4 роки тому

    mnsh allah ubax iyo clraxmaan wlhi wn idin taageera dad qalbi leh

  • @nasrafaisal5726
    @nasrafaisal5726 4 роки тому +16

    Jag dheh😂 jag funny 😆

  • @mohaaliofficial6283
    @mohaaliofficial6283 4 роки тому +1

    Team kaan waa ku xiranhy dayax show

  • @sahamiyemedia6013
    @sahamiyemedia6013 4 роки тому +11

    Abdirahman istay Jag DheH

  • @fahiimocabdirisaaq1843
    @fahiimocabdirisaaq1843 4 роки тому +9

    Hhhh ubax dugsiiya & cabdiraxman iogabadha waraysiga qaadaysaba wxn kuqsly jeg dheh hhhh

  • @ladiifabintb7903
    @ladiifabintb7903 4 роки тому +9

    Dadkaygi rer hargeisa walahi dhab u qoslay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @suleeqamohamed5778
    @suleeqamohamed5778 3 роки тому

    Waanu jacalnheeee markale soo qabo yasmiineey wl🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @cabdimawel1932
    @cabdimawel1932 4 роки тому +9

    Isteey gobolka raga noolow zxp

  • @Palestina.576
    @Palestina.576 4 роки тому +4

    ♥️Ubax dugsiiye♥️

  • @salmaahnet7501
    @salmaahnet7501 3 роки тому +2

    Mashallh cabdiraxmaan ❤❤❤❤😄😄😄

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 4 роки тому +9

    c/raxmaan stay nin ka yimi gobolki raga wey kaa muuqata

  • @ADKEMEDIA
    @ADKEMEDIA 4 роки тому

    Isteey kerp goin

  • @ummuxamse4832
    @ummuxamse4832 4 роки тому +3

    Masha.allah

  • @mulkimusse3823
    @mulkimusse3823 4 роки тому +1

    Mnshaa allh wllha

  • @marwaalfi6871
    @marwaalfi6871 4 роки тому +13

    Ubax dugsiiya c/raxmaan Istey iyo ridwaan somal Entarainment kusoo noqoda maa kala xanaaqdeen

  • @ccumar3121
    @ccumar3121 3 роки тому +1

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 4 роки тому

    masha allah horo usocda xiisaha wararka

  • @daroodcabdulahi1574
    @daroodcabdulahi1574 4 роки тому +2

    Jigjiga ma aha Ethiopia eee waa dhul somaliyeed huuuno deeda kale jigjiga iyo hargaisa waa iskumid saas haloo fahmee dadkii laikaberayoow

  • @barkhadka6341
    @barkhadka6341 4 роки тому +3

    Abdirahman Waa Nin Adag Muxuu Yidhi Markuu office ku Furnaa Maamuluhu Muu dhex Taagna😂

  • @ayanyoussouf7287
    @ayanyoussouf7287 4 роки тому +3

    Hhhhh jag dheh wlhi qosol ilmeeyy

  • @cabdiraxmanqoob1769
    @cabdiraxmanqoob1769 4 роки тому +6

    Dad culus alha idin xifdiya

  • @sahraxuseen7648
    @sahraxuseen7648 4 роки тому +5

    Xiisaha wararka hore u socda c/raxman iga qosliya

  • @najaxmaxamed7052
    @najaxmaxamed7052 4 роки тому +3

    IsteY iyo dugsiiYa
    Ma Nairobi ay adeeN
    🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @mohamedwadne2076
    @mohamedwadne2076 4 роки тому +5

    steeeeeeey😂

  • @mohamedsharif7583
    @mohamedsharif7583 4 роки тому +1

    Mahadsanidiin

  • @saynabxirsi548
    @saynabxirsi548 4 роки тому +10

    hhhhhhhhhhhhh jag dheh wlh wa runtii iyo jug dheh way dhahan rer konfurku

  • @adnanasir4160
    @adnanasir4160 4 роки тому +3

    Yaa rer jigjiga ah sidayda

  • @qaboojiyeyare2742
    @qaboojiyeyare2742 4 роки тому +4

    Xiisaha wararka waan idin salaamayaa caawa gabar aan aad uga helo ayaad keenteen meesha ubax bash ayaan ku ahay

  • @armaandoomar2840
    @armaandoomar2840 4 роки тому +1

    Nairobi ma baytagee ubax iyo abdirahman

  • @asmajama5
    @asmajama5 4 роки тому +2

    Ubax qurux lay😍

  • @qadanmooge156
    @qadanmooge156 4 роки тому +1

    Abdirahmanaw jag dheh wllhy iga qozlizay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zahriitajenicad476
    @zahriitajenicad476 4 роки тому +1

    Ubah dugsia iyo abdirhmn hore u socda

  • @najahhassan7589
    @najahhassan7589 4 роки тому

    Gobolka ragga Abdirhmn steey hore usoco

  • @sagalupdilahi532
    @sagalupdilahi532 4 роки тому

    Masha allah ubax dugsiya alle haku dhowro

  • @mursalabdiawil
    @mursalabdiawil 4 роки тому +10

    istay😂😂😂😂

  • @abdulahiisse7321
    @abdulahiisse7321 4 роки тому

    Jag dheh hhhhhhh Abdirahman stay waa iga qoslisay

  • @hamdaelmi7228
    @hamdaelmi7228 4 роки тому

    Hory usocd wanagsan ubx iyo cabdirxmn yasmiin

  • @khadaryassein2445
    @khadaryassein2445 4 роки тому +1

    Taah yar wan ka hela wlhi maryha cad❤💋

  • @maxamedibraahin03
    @maxamedibraahin03 4 роки тому +3

    Xiisaha wararka barnaanijka woo fiican yahay waxaa jira dad hibooy qaas leh waxaa rajeena inaad ku soo dari doon tiin insha allah♥️♥️♥️♥️♥️♥️

    • @XiisahaWararka
      @XiisahaWararka  4 роки тому

      nala soo wadaag anaga cid walba waan soo dhaweynaynaaa

  • @user-bo6mi8el4u
    @user-bo6mi8el4u 8 місяців тому

    Waa wiil

  • @faatinqali6492
    @faatinqali6492 4 роки тому +1

    Ubax dugsiiya wan ka helay xarabadkeda iyada iyo cabdirixman 😜

  • @kaafiyaugbaad5510
    @kaafiyaugbaad5510 4 роки тому

    Ubah Dugsiiya iyo Cabdirahman sty dad aan taageroh waaye

  • @Layla6793
    @Layla6793 4 роки тому +2

    Ubah iyo C/Rahman soo noqda waa la idiin xiisee

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 4 роки тому

    Allahaleh in ayrun sheegtay kharaar kii madoobaa ilaadhamaad waan dawaday

  • @fartuusfarxaan5196
    @fartuusfarxaan5196 4 роки тому

    manshaa alaah

  • @ccumar3121
    @ccumar3121 3 роки тому

    💋

  • @suldanmehrach9748
    @suldanmehrach9748 4 роки тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedmuse2751
    @mohamedmuse2751 4 роки тому +1

    war labadan jila waisku yacena ladhahay gurii qeer qaba allh haidika dhigo

  • @maymuuncqadir5042
    @maymuuncqadir5042 4 роки тому

    😂😃😃😃😁😁

  • @qalbidhayaonline5974
    @qalbidhayaonline5974 3 роки тому

    Farxad ku war 3❤❤❤❤

  • @hamdamohamoud5489
    @hamdamohamoud5489 4 роки тому

    Cabdiraxmaan istey and upax dugsiiya hore uzocda dad aan taageero