Barn Dib U Xasuuso Taariikhda Muuse Biixi Iyo Madaxweynayaashii S/Land by Kuraase

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 291

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 5 років тому +11

    Muuse biixi cabdi super hero wlhi taariikhdan meel saruu kaga jiraa inta aan arkayna alle matuso sidaa hayskaga indho la'aadaan ( i mean qadaadweynta ) viva somaliland 💪💪💪💪💪

  • @ciidciisemaxamed7222
    @ciidciisemaxamed7222 5 років тому +49

    Cabdiraxman axmed cali ninki dalka xoreyay ahana godoomoyihii snm iyo madaxwaynihii somaliland ugu horeeyay

    • @Egehyare
      @Egehyare 5 років тому

      Ciid Ciise Maxamed wll ku soo biir channelkayga

    • @husseinhassan289
      @husseinhassan289 5 років тому +3

      Dowlad tuurle yaa toosinkaraya

    • @fahimamohamed4499
      @fahimamohamed4499 5 років тому +3

      Ilaahay swt isaga ,cigaal iyo intii inaga dhimatay iyo muslimiintoo dhan janatul fardawsa ha ugu deeqo inagaa ha inooga daba naxariisto

    • @Bskvka
      @Bskvka 5 років тому

      @@husseinhassan289 Haddaa ma mid jeel ku xidhan baa xor noqon karta

    • @wizamintv9147
      @wizamintv9147 5 років тому +1

      Ciid Ciise Maxamed rabbi qabriga ha u nuuriyo😢😍

  • @engabdikhalaq4360
    @engabdikhalaq4360 5 років тому +61

    Only somaliland like me💪❤❤❤

    • @Egehyare
      @Egehyare 5 років тому

      Eng Abdikhalaq wll ku sii biir channelkayga

    • @sacadamukhtaar1114
      @sacadamukhtaar1114 5 років тому

      Eng Abdikhalaq
      I

    • @sacadamukhtaar1114
      @sacadamukhtaar1114 5 років тому

      Mukhtaar

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      TPLF IYO ABIY AXMAD LABADUBA 30 SANO BEEN AYEY IDINKU MAAWEELINAYEEN. CARUUTIINII BEEN AYAAD KU KORISEEN. SHURUUCDA QARAMADA MIDOOBEY KUMA JIRTO DAD HAL LUUQAD IYO HAL DIIN HEYSTA IN LA KALA JARO. SOMAALIYA WAA MID, DADKEEDUNA WAA MID, DADKA XUKUN DOONKA AH AYAA BEEN IDIIN SHEEGAY. BAL EEGA HALKA MAANTA LEYDIN GAARSIIYEY EE BEENTA IYO KHURAAFAADKA KU SALEYSAN

  • @ahmetdakir8871
    @ahmetdakir8871 10 місяців тому +1

    Muuse waa lagu xasaarey lixsano kabacdi😊

  • @nouryarechannel4579
    @nouryarechannel4579 5 років тому +9

    2:27 wariyahaas muuse waraysanayaa waa wasiir cukuse wlhi codkiisu isma badalin lkn muuqaal ahaan wuu is badalay

  • @hassanmohamud732
    @hassanmohamud732 5 років тому +12

    Allah hawnaxariisto Abdirahman iyo Mohamad inta noolna Cisi iyo sharaf ku noolaada....

    • @mohamoudfarah197
      @mohamoudfarah197 5 років тому

      Ceel Dheer kk

    • @abdirahmanmohamed6005
      @abdirahmanmohamed6005 2 роки тому

      Aamiin

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      TPLF IYO ABIY AXMAD LABADUBA 30 SANO BEEN AYEY IDINKU MAAWEELINAYEEN. CARUUTIINII BEEN AYAAD KU KORISEEN. SHURUUCDA QARAMADA MIDOOBEY KUMA JIRTO DAD HAL LUUQAD IYO HAL DIIN HEYSTA IN LA KALA JARO. SOMAALIYA WAA MID, DADKEEDUNA WAA MID, DADKA XUKUN DOONKA AH AYAA BEEN IDIIN SHEEGAY. BAL EEGA HALKA MAANTA LEYDIN GAARSIIYEY EE BEENTA IYO KHURAAFAADKA KU SALEYSAN

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 років тому +17

    HCTV🙏ALJAZIIRADA GEESKA

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 років тому +16

    GALAD 🙏ILAAHAY🙏 BA LE GARASHANA WAA QOFKA UU ALLE🤲🤲🤲 SIIYO🤲🤲🤲 S.W.T

    • @Egehyare
      @Egehyare 5 років тому

      Adaruz Mohamed wll ku soo biir channelkayga

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      TPLF IYO ABIY AXMAD LABADUBA 30 SANO BEEN AYEY IDINKU MAAWEELINAYEEN. CARUUTIINII BEEN AYAAD KU KORISEEN. SHURUUCDA QARAMADA MIDOOBEY KUMA JIRTO DAD HAL LUUQAD IYO HAL DIIN HEYSTA IN LA KALA JARO. SOMAALIYA WAA MID, DADKEEDUNA WAA MID, DADKA XUKUN DOONKA AH AYAA BEEN IDIIN SHEEGAY. BAL EEGA HALKA MAANTA LEYDIN GAARSIIYEY EE BEENTA IYO KHURAAFAADKA KU SALEYSAN

  • @AhmedMohamed-qf9zh
    @AhmedMohamed-qf9zh 5 років тому +3

    Qabyaalad ayaa biya dhigtay ummaddii Allaah ha ka hanuuniyo.ka difaacayaana qabyaalad ayuu ku difaacayaa,ka caayayaana qabyaalad ayuu u caayayaa.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 роки тому

      Qabyaaladda cidda keenta iyo kuwa ku faaiidayaaba waa siyaasiyiinta dantooda uun wata oo aan cid kale dan ka lahayn

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      TPLF IYO ABIY AXMAD LABADUBA 30 SANO BEEN AYEY IDINKU MAAWEELINAYEEN. CARUUTIINII BEEN AYAAD KU KORISEEN. SHURUUCDA QARAMADA MIDOOBEY KUMA JIRTO DAD HAL LUUQAD IYO HAL DIIN HEYSTA IN LA KALA JARO. SOMAALIYA WAA MID, DADKEEDUNA WAA MID, DADKA XUKUN DOONKA AH AYAA BEEN IDIIN SHEEGAY. BAL EEGA HALKA MAANTA LEYDIN GAARSIIYEY EE BEENTA IYO KHURAAFAADKA KU SALEYSAN

  • @saaxili5794
    @saaxili5794 2 місяці тому

    Absolute legend.

  • @ahmedmahamed6982
    @ahmedmahamed6982 5 років тому +6

    Cabdiraxman tuur siyaasi
    Aamusanaa oo degnaa
    Aabihi xoriyada ale yraxmi isaga iyo
    Marxuuum cigaal

  • @Footballandgames386
    @Footballandgames386 5 років тому +3

    Walaahi Taariikhdaa aad soodaysay Wanaag mooyee mouse biixi wax xun kamaad sheegin laakiin dadbaan fahmayn taariikhdii mouse ee wanaagsanayd dheh

  • @mohamednabiil6443
    @mohamednabiil6443 5 років тому +15

    Cabdiraxman Axmed Cali Iyo Maxamed X.ibrahin Cigaal Wlhi Waa Madaxweynaayaasha Kaliya Ee Somaliland jacala Oon wadnkooda xuman u ogaleyn Ilahey haw naxriisto Janadiina haka waraabiyo Anagna Ha nasiiyo Mid booskoodi Noo buuxiya Oo Sidooda kale Somaliland jecel

    • @cumarmaxamed5680
      @cumarmaxamed5680 5 років тому

      aduunyo maxaad ku fali warkeedaba shalay iyo maanta ayaa inagaga filan
      bil siyaasiga da,da yari ha iska jiraan hadlada is dhaafka ah
      hadaad is tidhaa madaxwayne ma tihid ee waxaad doonto ku hadal qadarka ma maamushid inaad sidaa muuse madxwayne noqoto waa macquul

    • @SarahthMohamed
      @SarahthMohamed 5 років тому

      Cigaal ninkii dagaal kii sokeeye ee lugu baabey ee reer Sheikh Isxaaq ku kala jabey ninkii ka dambeeyey buu ahaa..... laakiin dad baa qabiil ku difaacda, intase nin madax ah dulmi ku dhaqmayo ciduu raba ha noqdee qabiil lugu difaayo walee Soomaliland waa til baabada. Muuse qabiil baa lugu doortey waa Nuux ismail dhulalkoodi reero quruumo ka saarey. Waxaan daacad loo sameyn dabadey ka xumadaan. Meeshey ku dambeyso ha la arko Somaliland

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 2 місяці тому

      TPLF IYO ABIY AXMAD LABADUBA 30 SANO BEEN AYEY IDINKU MAAWEELINAYEEN. CARUUTIINII BEEN AYAAD KU KORISEEN. SHURUUCDA QARAMADA MIDOOBEY KUMA JIRTO DAD HAL LUUQAD IYO HAL DIIN HEYSTA IN LA KALA JARO. SOMAALIYA WAA MID, DADKEEDUNA WAA MID, DADKA XUKUN DOONKA AH AYAA BEEN IDIIN SHEEGAY. BAL EEGA HALKA MAANTA LEYDIN GAARSIIYEY EE BEENTA IYO KHURAAFAADKA KU SALEYSAN

  • @youngdahir
    @youngdahir 5 років тому +27

    Geesi naga buxu aha godka lagu janee(m.ibrahim cigal) ninkasa nin aha iyo lipaxi dahi riyaale kaahi😍

    • @Egehyare
      @Egehyare 5 років тому +1

      Young Dahir wll ku soo biir channelkayga

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 років тому +2

      young amiin somaliland bu dhaliyey cigaal muuse iyo snm oon ka dhashey baay is haysteen waa hawlaha aduunka ahda muuse somaliland ah oon aheyn snm hada snm ma jirto kuli somalilnad baan nahey

    • @youngdahir
      @youngdahir 5 років тому +1

      @@abdullahiomarali5241 SNM wa laga so gud bay iminka s/land ba la wada yahay s/land wa ina la wada ilashada dalka

    • @mounaibrahim6694
      @mounaibrahim6694 4 роки тому

      Kkkkkkklkwar malihidwa

  • @fardowsoahmed2988
    @fardowsoahmed2988 5 років тому +2

    Masha allh. Guuul warta. Somalilnd. cidii. Kanaxdy nuxuxuso. Naftada waa

  • @sayidholac5382
    @sayidholac5382 5 років тому +11

    mdxwyne muuse waa nin waayo arag dlkna uso joogy wx ksto ka dhcyay alle hakadhigo kii somliland guul uso hooya

  • @saeedawilsalah7189
    @saeedawilsalah7189 5 років тому +2

    illahay Haw naxaristo madaxwaynihii u horeyay ee abdarmaan tuur

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 роки тому +3

    waxan odhan kara waa dhaqan h awal oo soo jireena inay markay qabsadan wax walaba qatan oo is qaban waase wax aan loo noqon doonin

  • @mustafemohamoud1120
    @mustafemohamoud1120 5 років тому +7

    Muuse bixi cabdi waa geesi hore usoco

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk 7 місяців тому

      Habar awale baa dhadiga isaaq ina biixi waa fulay tuugaa

  • @wizamintv9147
    @wizamintv9147 5 років тому +3

    Rabbi qabriga ha u nuuriyo madaxwyne ugu horeyey ee somalilnd abdirahman tuur iyo kii labaad somaliland ina egal😢😍

  • @cabdalesiciid8043
    @cabdalesiciid8043 5 років тому

    Alle ha,unaxariistee cigaal iyo cabdiraxmaan axmed cali labaduba wey qireen muuse biixi in uu uqalmo xilka noolow madaxweyne biixi

  • @jibriilupdirahman8273
    @jibriilupdirahman8273 5 років тому +8

    *SOMALILAND*

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 років тому +10

    M.WAYNE👏 KARTI IYO UMAD DAADAHAYN 🙏LE ILAAHAYBA
    INAGU GALADAY 🤲XAQIIQATAN

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 5 років тому +2

    Muj Muuse biixi cabdi waa libaax usoo halgamay dalkiisa,sidii uugu wanagsanaydna wuu u hogaaminayaa💪🏿💪🏿💪🏿

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 роки тому

    Eng. Huuhaa
    Beeshiisu way kasoo horjeeddaa. Cid habayaraatee wax ku qabtaa ma jirto. Waxa arrinkiisu anigaa soo dagaalamay, kursiga anigaa geya, cidkalena uma oggoli. Haddaba xaguu ku so halgamay ama ka soo dagaalamay. La hobsayoo gorayo haad bay noqptay. Wax uu kordhiyey ma jirto.

  • @aasiyamoh8730
    @aasiyamoh8730 5 років тому +1

    Ilahay naxaristo maxmud h ibrhin cigaal
    Muse wax kasta wuu so tagna
    Wayo aragnimadadu
    Hore ma na gadhsiin

  • @Za07Editz
    @Za07Editz 5 років тому +9

    Maanta ayuu muuse handaraab ku ururiyey reernimo Dawladnimadii

  • @alihassa2295
    @alihassa2295 5 років тому +7

    Mujaahid madaxwayne hal adayg karti geesinimo daacadnimo hadal cad intaasba ilahay wuu iskugu daray muuse biixi ilahay ha daayee nooloow

  • @obsiehdirieh7351
    @obsiehdirieh7351 4 роки тому

    Waa Taaeiikh
    Lkin
    Cabdiraxmaan Tuur waxa uu ahaa
    DC gii ama Guddoomiyihii ugu horreeyey ee uu Ingriisku u magcaabo
    Degmadii Boorame oo uu Muddo xukayey
    Sidoo kale waxa uu ahaa
    Ninkii dumiyey
    Dlekeddii Zaylac si dekedda Berbera loo dhiso
    Taas oo ah Godob wayn oo taariikhda hadhay oo
    Lama illaawaan ah

  • @namiin3034
    @namiin3034 5 років тому +2

    MashaAllah we are blessed to have such leaders.

  • @muuseayee8577
    @muuseayee8577 5 років тому +1

    Hctv hore u soco

  • @halimjiomohamed2678
    @halimjiomohamed2678 5 років тому +7

    Daahir dabadii dollar lama helin dabna lama shidan

  • @moktarh5813
    @moktarh5813 4 роки тому

    Thx

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 3 роки тому +2

    Gudaafadaa ayaa maanta madaxwayne ah, waxan yaa doortay dadkii sawtaa maanta layska xidhxidhayo.
    Dadka waxaad mooda inay waalan yihiin waayo waa dadka ninka waalan doortay iyagaa kawalan

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 5 років тому +5

    Muuse biixow Hal mid samee si aad u fiicnaatid tarikhda aad hayso si lagaaga dhagaysto Horta adi is dhagayso oo qabyaaladana iska dhaaf.

  • @maxameddhegjar8649
    @maxameddhegjar8649 5 років тому +1

    War Horn cable ma warbixintanaa Rukhsadii lagagala noqday?

  • @nuuriyenuuriye895
    @nuuriyenuuriye895 5 років тому +5

    War Baga allaylehee inbadan buu kaga dhawaajiyay Madaxe maanta wa inuu mucaaridad danbe kaga xanaaqaa.

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 5 років тому +2

    Jaw anigu ninkan dee malaa askarinimada ayaa lagu nacee wax iin ah kuma arag! Khibradii askarinimaduna waatii uu wadankiisa ku xoreeyey! Ilaahay waxaan ka baryayaa in uu dadkayga reer somaliland uu wanaagiisa tuso ay una abaal kudaan! Guul iyo gobanimo Somaliland

  • @maxameddabaare5658
    @maxameddabaare5658 5 років тому +13

    nin walba waxuu dhigto ayuun buu dheefsadaa

    • @Egehyare
      @Egehyare 5 років тому

      maxamed xariir wll ku soo biir channelkayga

    • @maxameddabaare5658
      @maxameddabaare5658 5 років тому

      @@Egehyare ok adna kayga ku soo biir

  • @muxiyoali6228
    @muxiyoali6228 3 роки тому

    allaH Haw naxiirstoH
    abiHii somliland c raxmaan
    axmed cali

  • @Suldankayare9851
    @Suldankayare9851 5 років тому +2

    Allah u naxariisto inata dhimataya

  • @Suldankayare9851
    @Suldankayare9851 5 років тому +2

    Cimiraga allah u dheerayo muuse bixii abadi

  • @diinishamzadiin103
    @diinishamzadiin103 Рік тому

    Madaxweynihii democracy daahir rayaale

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 3 роки тому

    Madaxweynaha keli ah ee asalka ah wuxu ahaa cigaal

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 років тому +2

    waar madaxweyne biixi iyo alle ha unaxariistee ina cigaal waa isku reer ama isku qabiil

    • @Egehyare
      @Egehyare 5 років тому

      C raxmaan soodaani wll ku soo biir channelkayga

  • @mustafeabdirizak3320
    @mustafeabdirizak3320 5 років тому

    Aad baan ugu hanbalyaynayaa Hctv inay muuse biixi dib u xasuuso wuxuu ahaa iyo wuxuu fallay. Inkastoo Hctv dan ka leeyahay barmaamijkan
    Waana caado lagu yaqaan marka mulkiilaha tv ga contract yada uu doonayo uu waayo in tvga uu faro inuu dabka mucaarida inuu shido

  • @mahmudabdilahi5014
    @mahmudabdilahi5014 5 років тому +6

    Hadan nahay beesha samaron caddiraxan xaqbunagu leeyahy alaha unaxariste

  • @burjilibax
    @burjilibax 2 роки тому

    Asal tarikh xumada mnta dhaxlayo dhiiqo lugaha kula jiiraa mr aftaag

  • @mohjama5132
    @mohjama5132 5 років тому +5

    Haduu saxyahy HORN CABLE
    HORN CABLE DADKAA ISKA LE
    HORN CABLE DADKAA ISKA LE

  • @saciidaaden3061
    @saciidaaden3061 5 років тому +4

    Waligii magaadhaayo AUH Maxamed xaaji ibraahin cigaal lknwaa nin subeer awelah lkn Allaah isaga xukunka hayee mar hadii loosoo celiyey suldaanimadii Habar Awel Allaah baa mahad iska leh sikasataaba aha ahaatee maanata waa anagii uun

    • @AaaaAaaa-wr1bg
      @AaaaAaaa-wr1bg 5 років тому +1

      Subeer awal waa magac reer lakiin xukunka kolba ninka qabta waa madaxweene Somaliland oo dhan ee qolo gaara maxukumo. Takale kuligood madaxwayne yashi somaray somaliland oo dhan midwalba meel bu sogadhsiiyey lakiin ina Cigaal waxu kaga dugana waa siyaasi ruugcaday oo caqlibadan aadna u maalbadna oon lacag daneen iyo guri midna

    • @dhaladkasomaliland7185
      @dhaladkasomaliland7185 5 років тому

      Masha allah wll illhay ha dhwro muse bixi Abdi illhay haw naxriisto maxamed ibrhm xji cgal laba nino tariiikh dher isla so maray 👏🏽

  • @somalideadlygamer5543
    @somalideadlygamer5543 5 років тому +1

    Maar iyo Dahab
    malin kala tage
    kala garo
    nin iyo geed
    🔊🔊🔊🔊🔊
    Riyaale dabadiii dap lama shidan
    dam dagiigam

  • @qadirourdoox9906
    @qadirourdoox9906 5 років тому +1

    Allaahu akbar

  • @youngdahir
    @youngdahir 5 років тому +5

    Muuse mantu oganaya wuxu mucaradka ku ahan jiray manta lagaga fadhiya inad dhaliilaha iska moosto biixiyaw mudane madaxwayne

    • @Egehyare
      @Egehyare 5 років тому +1

      Young Dahir wll ku soo biir channelkayga

    • @youngdahir
      @youngdahir 5 років тому

      @@Egehyare wad iga haysa pro

  • @الداعيةالصومالي
    @الداعيةالصومالي 5 років тому +3

    Waligiiba xayraan buu ahaa muuse

  • @dhaladkasomaliland7185
    @dhaladkasomaliland7185 5 років тому +4

    Geeesi wlhi muse bixi Abdi nin walba wuxu dhigto ayu dhefsada imikaba wadiga no taliyah nolow intay nololi jirto

  • @adaruzmohamed4748
    @adaruzmohamed4748 5 років тому +3

    TAARIIKHDA🙏 WAA LAGA GO AAN QATA LKN LAGAMA FICIL
    QATO🙏 XAQIIQATAN

  • @filimnkuwaafilinmcna-rahma7597
    @filimnkuwaafilinmcna-rahma7597 5 років тому

    allae cimriga ha u dheerryo masdaxweyne siilaanyo

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 4 роки тому

      Filimku waa film
      Aamiin, laakiin adeero siiraanyo isagaa ka buuxiyay jagooyinka habarawal iyo habarjeclo. Waliba anigu walaahi habarawal ayaan ahay walaahi

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 роки тому

    Cabdi raxman tuur isagoo firxad ah sowkii tagay muqdisho

    • @ahmedyaasir2157
      @ahmedyaasir2157 4 роки тому

      Bedee tan muse iyo jabar awalba ku
      Dhacda iyana waan sugnaa xaraan yahay

  • @mustafemaxamed2519
    @mustafemaxamed2519 2 роки тому

    Caajaayiib

  • @Funny20348
    @Funny20348 5 років тому +7

    Muuse atoore ayuunbuu waligii ahaa

    • @Egehyare
      @Egehyare 5 років тому +1

      drs nimco ayaan wll ku soo biir channelkayga

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 5 років тому

    Mr Biixi is not that bad at all.

  • @dr-sadikalijaama3336
    @dr-sadikalijaama3336 5 років тому +4

    muuse biixi nin hagardaamo u nool waligii

  • @garashomedia7632
    @garashomedia7632 5 років тому +2

    Ibraahin xaaji cigaal waxa uu aha geesi naga baxay

  • @gudoomiyelabasuul8297
    @gudoomiyelabasuul8297 5 років тому +4

    Muuse waa halyeyga somaliland

  • @mahamoudcatoshe123
    @mahamoudcatoshe123 2 роки тому

    Hada wa muuse

  • @xamsexalane7079
    @xamsexalane7079 5 років тому +1

    Waaaah waaah sheekaduu ma kaw iyo kün habeen midsocotaa?? Maxaa kalahaysta soomaali iyo siyaasi soo haraaciyay bari hore

  • @mukhtarosman832
    @mukhtarosman832 5 років тому +4

    President muse rijaaal ayuun buu ahaaa ilaa waagaaa tacab bacda raaax

  • @mohamedkosar7843
    @mohamedkosar7843 4 роки тому +1

    bixii adaa kadaran oo wixii ba reer kiina hayaaa

  • @bellarota8044
    @bellarota8044 5 років тому +1

    horn cable

  • @nimohamse1439
    @nimohamse1439 5 років тому +3

    manta waa uu dareemi kara wxa uu malin walba u macard u ahaa bal dadka macarka ah muxu u cabudhinya

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 5 років тому +1

    Muuse madaxweyne walba kabuhu kala baxay isna dr cirro miskiina ayaa ilaahay uga dhigay mucaarad

  • @asalsomalilanderhargaysaaw6850
    @asalsomalilanderhargaysaaw6850 5 років тому

    Heestaa si waxay ku jirtay riwaayadii masiibadu aduunka iyadaa ka ma suula ABWAAN XASAN CADILAAHI XASAN GENEY OO QAADAY BADNA ANA RIWAAYADAHA ISAGAA UGU BADNAA WAKHTIGAA XASAN GENEY

  • @waxwalba1408
    @waxwalba1408 5 років тому +1

    Xilalka taliyaha ciidamada iyo gudoomiya maxkamadu mahan mid uu muuse magacaabay ee waa kuwo hore u jiray, saamina ay u heleen beeshaas ay kasoo jeedaan .

  • @omarahmed9162
    @omarahmed9162 4 роки тому +1

    muse horti ayah ahayen taliya cidamada qaranka iyo maxkamadad shegaysaba

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 роки тому

    Huuhaa
    Maxaa dhacaya haddii uu qaato baasaboor ingiriis ah. Wax dhacayaa ma jiraan.

  • @shabaanahmed2012
    @shabaanahmed2012 5 років тому +4

    Maalinba ninbaa mucaarid ah reero mid aan kumeeraysan male
    Midwaliba karkuu xafiiska fadhiisto ayuunbuu isku arkaa ka uguwanaagsan

    • @Egehyare
      @Egehyare 5 років тому

      Shabaan Ahmed wll ku soo biir channelkayga

  • @drsacadhussein4154
    @drsacadhussein4154 4 роки тому

    Runtii taariikhdu iyadaa is qorta Dhamaantod sharaf iyo kataamo ayay inaga mudan yihiin madaxdeenu

  • @ibrahimmohamed8665
    @ibrahimmohamed8665 10 місяців тому

    Muse nin ka taarikh xun ma jiro

  • @mubaarikrays
    @mubaarikrays 5 років тому

    hctv dadkaa iska leh

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 4 роки тому +2

    soo looma OOYIN MAXAMED SIYAAD BARRE ?

  • @الداعيةالصومالي
    @الداعيةالصومالي 5 років тому

    Wllhi waligiiba rabshoole ayu ahaa muse

    • @dhaladkasomaliland7185
      @dhaladkasomaliland7185 5 років тому

      Nin walba wuxuu dhigtu dheefsada muse waka imikaba ino taliya nimanka mujahidinta ayu ka mid ahaaa aflagado lagagama bahna

  • @saiddubed
    @saiddubed 5 років тому

    heestu ma feedback from hogaminta m/waynahaa yacnii eesh ciyaasak

  • @dayraxmed8858
    @dayraxmed8858 4 роки тому +1

    Weriye matihid ee Soo baro sida loo fahmo hadalka siyaasuga ah

  • @boossbooss1485
    @boossbooss1485 5 років тому +1

    Wlh tarikhdu way is qortaaa wad argtan ninkan in uu madhan yahay labdi madax wayne ee dhintay in ay shegeeen in qof caadi ah ahayn duli weyaaan lkn waxan idin shegayaaa in uu dhamaysanyn xilkaas uu hayo ninkan dadki hore ayaaa shegay in uu waxba uu ahyn

    • @dhaladkasomaliland7185
      @dhaladkasomaliland7185 5 років тому

      Muse bixi Abdi waa nin hagar daamo unool wll nin wlba wxuu dhigto ayu dhefsada ninkana wakhti wlba iyo madax wayne walba dawladahasa waxbu ka ahaa wanu so jogy mucarid iyo maxafid ba uu so maray illhay ha guuleyo ha noolada madx wayne muse bixi Abdi nin karti iyo hal adayg leh imika lama baranayoh hora lo aqonay imikana waaka ino taliya illhay ha dhawro xilkasna waa nin qadi kara oo usoo dhabar adaygay👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

    • @cabdalecawil6275
      @cabdalecawil6275 2 роки тому

      Labada madaxweynaba waxay sheegeen inuu muuse biixi yahay halyey biLad uqalma dibu dhegayso cigaal iyo cabdiraxman tuur

  • @ahmedismail4802
    @ahmedismail4802 5 років тому +2

    Lorne:carre

  • @abdilahiibrahim2263
    @abdilahiibrahim2263 5 років тому +1

    hc tv waxad Rabtan Dee In la ini Qofulo

  • @abdiqasimahmed8264
    @abdiqasimahmed8264 5 років тому

    Great leader

  • @siciidcabdiraxman1453
    @siciidcabdiraxman1453 5 років тому

    Muuse mucaarid
    Maroodigu takarta saar ma arkee ta ka kalle saaran ayuu arkaa
    Muuse isagu maanta isma arko

  • @kamaalaxmed2646
    @kamaalaxmed2646 5 років тому

    Muuse Halyey waddanka cid uga fiican ma arko wadan walba ninbaa wax kadhiga ilaashada odayga from Turkey

    • @libanmohamed4517
      @libanmohamed4517 5 років тому

      Kamaal Axmed walaalo waxad inyar i fahnsiisa waxa u Somaliland u qabtay?

  • @engiidsanyare6603
    @engiidsanyare6603 5 років тому +1

    Madax weyne muuse lalita wixii u muqday ayuu shegay mantana ayaa ku jira kalintiisi ma A
    Waa kuma

  • @cilmiyool8241
    @cilmiyool8241 Рік тому

    Sacabka kan lihi muxuu ahaa naf adagaa!!!!

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 5 років тому +3

    Tarikhdu iyada isqorta

    • @Egehyare
      @Egehyare 5 років тому

      Zuldan King wll ku soo biir channelkayga

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 5 років тому +1

    war midka sacabka iskaga haya muxuu ahaa

  • @mubaarikrays
    @mubaarikrays 5 років тому

    tv caalamiya

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 роки тому

    Omar carte isasoosharaxay cadaalad Miya omar carte in uu isasoosharaxo Cali samarna ladacweyo

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 роки тому

    Omar carte siyaad bare ra iisul wasaaruu u aha lkn waxa uu ahaa nin habar awala

  • @abdihkimmuuseaxmed9591
    @abdihkimmuuseaxmed9591 5 років тому

    libaax libaax dhalay president mbc

  • @garyaqaanmumin3593
    @garyaqaanmumin3593 5 років тому

    Adigu mooryaan kursiga kursiga kugagabsanaa uun IGA dheh waxaa lagu xusidoonaa kala fogaynta umada wuxuu la ordayay aan eegno

  • @shaficiwiilwaal142
    @shaficiwiilwaal142 5 років тому +1

    War Muuse handaraab wuxuu udig iyo dam lahaa Kursiga isaara. Caruurtii ka soodaa xabsiga.

  • @nasar0626
    @nasar0626 5 років тому

    Dahir, Siilaanyo iyo Muse waxaa laga dhaxlay sida wax loo xado.