Barnaamijka Xasuus Reeb || Madaxwayne Muuse Biixi || Qaybtii 2-aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 чер 2012

КОМЕНТАРІ • 575

  • @mahuraan1960
    @mahuraan1960 2 роки тому +5

    Muuse Biixi Cabdi iyo dhamaan naftood huriyaashii SNM 🙌 Alle haydin sharfo inti dhimatayna Alle haw naxaristo

  • @Shorts-um9yh
    @Shorts-um9yh 4 роки тому +9

    Wow ! We should teach this our kids from 1st grade till 12th grade. Muse bihi adeer geesinamadaadu waxay naga sii dhigaysa qaar wadankoda sii jeclaada. Waa inan ciyalkeena barnaa si aan wadankan aanu kaftan kaftan ugelin maranaba

  • @Nuuriz
    @Nuuriz 2 роки тому +13

    Hiwiye hada nahey Legend baa unoqana muuse biixi iyo halyeyadii naftoda uhorey dhiigyacabkii Af wayne

  • @gulaidismail4584
    @gulaidismail4584 6 років тому +40

    True Somaliland patriot, Mr Muse Bixi 💚❤️

  • @shuaybmahdi4289
    @shuaybmahdi4289 11 місяців тому +6

    A great man until now (summer 2023)

  • @fayruusshakiib8458
    @fayruusshakiib8458 Рік тому +12

    Anigoo dhageysanaaya ayuu wuxuu ju soo darey magaca abahey oo ay isku snm ahaayeen hhhhh fanny

  • @skyman_0198
    @skyman_0198 2 роки тому +26

    Nin raga. Viva Somaliland. From Guriceel

  • @guledmohamed9917
    @guledmohamed9917 6 років тому +23

    Ilahay halgankaa wuu idinku guuleyay kii labaad ee isu keenida iyo walaalaynta waad ku guulaysaten ilahay kaa aad maanta ku guulaysatayna hakuu dhib yareeyo hakugu simo qarankan oo citiraaf hela by nadiira guray

  • @asalcabdalesaciid531
    @asalcabdalesaciid531 8 років тому +28

    muues biixi mahadsanid abaalkaad u gashay umad somaliland eed naftaada iyo malkaagiiba aad u hurtay waanu kuu ognahay adiga iyo inta kula midka ahayd intiidhimatay Allaha u naxariisto inta noolna cafimaad sareecana adigan xilka ALLAHA kuu dhiibo waad istahishaa

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 5 років тому +60

    Muuse biixi is a legend and we will never forget him.

    • @zackhussein8933
      @zackhussein8933 4 роки тому +3

      Iyo damaan snm

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 4 роки тому

      @@zackhussein8933
      Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax LACAG ah.
      ka waran heeeeeeeeeeeeeee ?

    • @faisaabdi3079
      @faisaabdi3079 2 роки тому

      Asc walaalo f

    • @nimcomaygaag2056
      @nimcomaygaag2056 Рік тому

      1

    • @SANBUS1
      @SANBUS1 11 місяців тому

      Ma hubtaa

  • @Abdihamid2024
    @Abdihamid2024 Рік тому +5

    ❤❤❤2023 watching my president muuse biixi Abdi 😊 legendary

    • @fdama
      @fdama Рік тому

      Legendary xaar.

    • @Abdihamid2024
      @Abdihamid2024 Рік тому

      @@fdama 😂 cudurkiba ku dhalay 😂D5

  • @ikramjirde2907
    @ikramjirde2907 8 років тому +9

    mujaahid muuse biixi cabdi noloow geesigiiyoow insha allah madaxweeyne waad ka noqon wadanka aad usoo dagalantay eed cadowga ka xoreeysen adiga iyo gesiyadii kula midka ahaa ee snm

  • @Hoodobasha252
    @Hoodobasha252 6 років тому +58

    Proud to call him my president ❤️

  • @somalilandchannelsomalilan250
    @somalilandchannelsomalilan250 2 роки тому +13

    Manta waa madaxweynaha somaliland mudane muuse bixi manshallaah

  • @mohacadnaan9081
    @mohacadnaan9081 Рік тому +2

    Best program I have ever watched
    Programkan waa taarikh iyo soyaaal iyo halgan dad iyo deegaaan leeeyahay oo at mudantahy manaahijta waxbarashadooda in lagu qoro jiiilka cusub siaysan ulubin tarikhdoooda

  • @stoppstopp
    @stoppstopp 9 років тому +30

    mujaahid muuse biixi cimrigaaga allah ha dheereeyo ilaahayna somaliland madaxweyne hakaaga dhigo ragii caddowga jebiyey ayuu ahaa

  • @rdiwanjirde2160
    @rdiwanjirde2160 2 роки тому +4

    Manta oon qoralkan qorayo muuse waa madaxwayne doorshooyin qabtay somaliland kor u qaaday dream come true

  • @balahm548
    @balahm548 11 років тому +15

    muuse biixi cabdi, ilaahoow noo kaa daa mujaahid, kaana abaal mari wixii aad noo qabatay allaaah yacizak

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 5 років тому +12

    Masha Allah Haĺgankii laguxoreyay somalilan guul iyo gobonimo cidankaa qarankaa somalilandets Habalyo

  • @puregenius3493
    @puregenius3493 4 роки тому +9

    Mujaahid muuse biixi cabdi
    Ninki Hargaisa iyo somaliland xoreeyey aakhiro iyo aduunba allah haku wanaajiyo

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 4 роки тому +7

    Maanshallh SNM ilaahay wuxuu waafajiyay inaany dadka shicibka ah ka aar goosan waana ta sababtay in ilaahay reer somaliland nabad ugu deeqo halka maati iyo caruuba ay duqaysay dawladii siyad bare

  • @hoodaalehoodaal9828
    @hoodaalehoodaal9828 5 років тому +9

    muuse Alle cimriga ha u barakeyo Iyo caafimadkaba faqash hargeisa qof inuu nolol ku baxo may rabin

  • @jabone2009
    @jabone2009 11 років тому +32

    It's a wonderful story we should make his story a movie

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 років тому +5

      @@libaaxchannel8519
      Biixi story film will be 100% Flop

    • @thesilencevevo9839
      @thesilencevevo9839 3 роки тому +1

      @@diiriyeahmed6699 just like Farmaajo and Somalia now. Big flop

    • @afaarax6322
      @afaarax6322 3 роки тому

      Rag kaloo badan ayaa kaga haboon sida Mujaahid Lixle, Aadan Saleebaan Axmed Siilaanyo, Koosaar, Axmed Saleebaan Weyne, Aadan Shiine, Cabdillaahi Askar, Xassan Younis Habbane, Axmed Maxamed Halac, Axmed Mire, Maxamed Kaahin iyo rag kaloo badan.

  • @mawliidhassan8348
    @mawliidhassan8348 10 років тому +30

    Mujaahid muuse biixi walee nin adag waan kugu naqaanay geesinimada iyo nacab jabinta ....

  • @ahamedsharqaawi9041
    @ahamedsharqaawi9041 6 років тому +9

    Halyeynimadu waa u dhalosho muuse waa hogaamiye ruuxiya
    Alle cimriga ha u dheereeyo

  • @mohamedxoogsade4731
    @mohamedxoogsade4731 5 років тому +23

    greatest Warrior in History of All mind kind God bless you!

    • @abdikanimuse1576
      @abdikanimuse1576 3 роки тому

      he is not great ! not a warrior...he is a destroyer, a hate preacher and a traitor. time will tell !!!

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 роки тому +1

      @@abdikanimuse1576 FUCK OF YO FAQASH BOY!

    • @abdikanimuse1576
      @abdikanimuse1576 3 роки тому

      @@mahamedaden7237 why abuse me? have ur muse bixi and I will own my word

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 23 дні тому

      @@abdikanimuse1576For us he is great man but for you Faqash he is the öne who stopped your segregation and your suppremacy

  • @baashehussein1405
    @baashehussein1405 4 роки тому +9

    Wariye ducaale waa nin ku suntan wadaniyad iyo daljecel waa nin aan ka marti galin wadaniyadiisa cidna rabi ha sharfee wuxuu inaga mudanyahay sharaf ilaalinta dal jecaylkiisa iyo hadal adaygiisa snm waa qofkasta oo muwaadina oo reer somalilandna I am proud to be somaliland

  • @abdulwahabaden2116
    @abdulwahabaden2116 2 роки тому +3

    55:00 best advice from a somali leader allah bless you sir muse bihi

  • @osmansaid6938
    @osmansaid6938 5 років тому +10

    Peace and love Somaliland
    Two great Somali government in the future

  • @ducaysaneduca8898
    @ducaysaneduca8898 11 років тому +21

    mansha allah nin raga iga dheh..geesi somaliland

  • @sacadhassen7581
    @sacadhassen7581 3 роки тому +6

    Legend muuse biixi cabi ❤💚🤍

  • @gebreilosman6251
    @gebreilosman6251 11 років тому +7

    Wa Taarikh lo baaahanyahay in la qoro o la diiwan galiyo Mjaahid Musana Wa nin dalkiisa u jihaaaday Nolol Fiicn America, Jamcdiisi iyo waliba reerkiba wuxu uga so dhaqaaqay halganka Snm Alla Yarxmh inta dhimatay inta nooolna cisssi iyo karaaamo ku noolaada

  • @mohamedmowled7653
    @mohamedmowled7653 4 роки тому +13

    geesi nolow president muse

  • @mousaismail7585
    @mousaismail7585 11 років тому +22

    muuse biixi waa nin so halgamey walee

  • @a-qanimukhtar5213
    @a-qanimukhtar5213 4 роки тому +9

    Jabhadii 4aad Jibriil abokor Wlee Ilmaderayal Gobaad tihiin 😁

  • @hoothoayaanhothoapdalle2003
    @hoothoayaanhothoapdalle2003 4 роки тому +5

    Madaxwayne guulaYso adeer💪💪

  • @KullioLuu
    @KullioLuu Місяць тому +1

    I love Musa BiXi❤

  • @jimcaleawliyo5806
    @jimcaleawliyo5806 3 роки тому +1

    Legend laba maahe wlle muuse biixi cabdi xildiid keep going

  • @ksomalilandlover1215
    @ksomalilandlover1215 6 років тому +6

    Mansha Allah long life Mr President, ale ha kajisaysiyo halgankad noso gashey

  • @user-bt4mr9ig4x
    @user-bt4mr9ig4x 6 років тому +10

    mashaa alaah ilaahayow halyeeyada dalka noodaa waa ayaamo duniduye

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 років тому +8

    somaliland xoriyada iyo nabada waxay usoomartay qadhaadh wakaa muja ahidkii kulaylka usomaray madaxweyne ka ah muuse biixi somaliland guuuuuuuuuuuuul

  • @izahakothmanesse945
    @izahakothmanesse945 5 років тому +18

    Ciida dusheeda sharaf ugunoolw ama ciida Gudaheeda sharaf ugunoolow
    waa halqabsigii Uruurkii SNM
    oo Dhaboobay Illahow Halqabsiyadayada Noo dhabeeeee.

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 5 років тому +8

    Muuse biixi waa Libax wlhi Noolow Mudane

  • @abdiiidaani1040
    @abdiiidaani1040 8 років тому +61

    raga rageedii runtii waa geesinimo in aad 1200 nin kuso gashaan hargaysa oo siyaad ciidankkisa hayso xooga military somalia aya hargaysa joogay isaaq waa dad wanaagsan xumaanta ha laga daayo

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 3 роки тому

      Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax LACAG ah.
      mana HADLI kartiin.
      ka waran heeeeeeeeeeeeee ?

    • @abdiiidaani1040
      @abdiiidaani1040 3 роки тому

      @@LibaaxaAfrica5484 dhib male adeer waanu kufaraxsanay waxkale????

    • @LibaaxaAfrica5484
      @LibaaxaAfrica5484 3 роки тому

      @@abdiiidaani1040
      maka sii fekerteen killinka lixaad innaad ku biirteen.

    • @sukhra3585
      @sukhra3585 3 роки тому +1

      @@LibaaxaAfrica5484 idinba turki madaarkii iyo dakedii 10 sano xukumaya

  • @nabiilosman6368
    @nabiilosman6368 4 роки тому +18

    Intaa hbnkii dhagysta tariikhdi Snm iyo faqash kalqabstay like isaar 2020 wali waan dawnya 6 sano ka horna waan bilbaay dawshada barmijayda Snm qdw anga nool maanta oo diyaar lah dhigayga hadii naloobahdo🇮🇷😘👑✍🔥🔥

    • @abdiasiisklarabdiasisklar8597
      @abdiasiisklarabdiasisklar8597 Рік тому

      Adeerkay morgen naagaa isaaq waa k dhergay
      Marki danbe dirac xiratay from majirteen

    • @XamseXashi-ht6wh
      @XamseXashi-ht6wh 3 місяці тому

      Maad ilaw day ragii gubay galkacyo ilaa garowe inta u dhaxaysa xasan yooni habane iyo dhagawayne iyo ina kaahin ragii baraagaha sumeeyay ee majeerteen xasuuqay ee naagihii kufsaday remember 1979 markii ssdf la asasay soo xasuuso ee mudug la gubay

  • @jiilsom
    @jiilsom 5 років тому +63

    Mujaahid muuse wuxu haysty baasaaboor wuxu karayy inuu joogo jabuuti lkin wuxu ka doorty inuu u jihaado dadkiisa mxa ka ficn wllo

    • @axmedjaamac752
      @axmedjaamac752 4 роки тому +2

      Exactly
      Waa xaqiiq

    • @cadawjabiye5684
      @cadawjabiye5684 4 роки тому +1

      Runtaaada sheegtay wlhy

    • @suldaansaleebaan1896
      @suldaansaleebaan1896 3 роки тому +1

      Hhhhh tagan u talinayay talw yay ahayen tolaw wllhi waxan u shegayo waxba Kama jiraan Tariikh bu day dayanayaa ninkani nio e

    • @afaarax6322
      @afaarax6322 3 роки тому

      Rag badan baa ka horeeyay

  • @mustafamohammed6661
    @mustafamohammed6661 11 років тому +17

    Welldone HCTV and Ducaale walaahi it is nice to make this wonderful programme. Viva Somaliland

  • @mataanpogba1940
    @mataanpogba1940 Рік тому +3

    Hada aa daawaday vedioga 2023/4/25kedi
    Muuse biihi Abdi madax wayene taarikhda ayaa ku xusi doonta

  • @ducaalexajicali9468
    @ducaalexajicali9468 9 місяців тому +1

    MUSE BIXI WAXAA FASHILIYAY FAAQDISII DHULBAHANTE OO SO JABIYAY CIDANKII UU MAMULAYAY JAB XOOGAN WALIBA NINKAAN WAA FASHILMAY HADA

  • @naazirpiihi5126
    @naazirpiihi5126 5 років тому +5

    Muuse biixi cpdi wa ayo arag 👍

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 4 роки тому +5

    Muuse biixi halgamaa wayn libaax libaax dhalay Allaah yadawil cumrak

  • @jibriilupdirahman8273
    @jibriilupdirahman8273 5 років тому +16

    *RaGii dhhiGa usoo shubay wadanka*

  • @sayidholac5382
    @sayidholac5382 4 роки тому +17

    SNM❤❤❤❤

  • @TheSaadpac
    @TheSaadpac 11 років тому +24

    kk muse bixi inader walee welwel ma jiro in taan adoo miidhan haysano noolada halyayadii snm !!! kuwii dhiigooda huray ,,,ka dhiidhiyay dulmigii ,,kuwii naga dhintoow janadaan idiinku ducaynayaa ,,,,naftiinaad noo hurteen dhayal idinkuma ilownoo waan idinku dhaadanaa ,,geesiiyashayadoow waad nagu dheer tihiin .........viva somalilander

    • @tariikhapdullahi9654
      @tariikhapdullahi9654 9 місяців тому

      Iminka maxad ku tilmaami muuse biixi

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 23 дні тому

      @@tariikhapdullahi9654niin geesi ah on tolkisa reer sheik issahaq anay meeqam laha an siin - 2024

  • @zekeriyezki1772
    @zekeriyezki1772 5 років тому +12

    Nio soomali wlhy qabilka waaga go'ay rer sheekh isxaaq bay ahyn inay hada dhahan waan go'aynaa xaq bay uleeyin

  • @jamaadam1473
    @jamaadam1473 4 роки тому +10

    Mujahid Muse may Allah SWT bless you

  • @Adnaanosmanali
    @Adnaanosmanali 21 день тому

    Muuse Bixi Abdi Hero❤

  • @abdlehurwaa8079
    @abdlehurwaa8079 4 роки тому +6

    Maskax badana Muze 🖒🖒🖒🖒

  • @monelola6184
    @monelola6184 4 роки тому +5

    Adeerkay madaxwaynha somlilaan mujaahid guulayso guulsomlilaan lowycdo to tukoraq maashallahu

  • @maxamedbaashe6488
    @maxamedbaashe6488 4 роки тому +5

    Mid ka mida ragii siyaad parre naageyey muuse ppixi faqash jabiye

  • @badri330
    @badri330 9 років тому +37

    allah bless you ,
    one of somaliland heroes and live legends .thanks for every thing and we will appreciate your efforts all life (viva Muse bixi cabdi)

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 4 роки тому +3

    Muuse taariikh ayuu ka sheekeyey iyo dhibaatadii ugu badnay oo geyi somaliyed ka dhacda. Magaaladii 2 iyo sida loo burburiyey maantase nabada lahaysto lagu illaabey

  • @cadawjabiye5684
    @cadawjabiye5684 4 роки тому +3

    Mujaahidka mujaahidiinta muuse biixi cabdi xildiid alle ha nookaadaayo waan kugu faanaa hadiin aan nahy dhaliyarada s/land

  • @maxamedmaxamud5116
    @maxamedmaxamud5116 6 років тому +4

    Maansha alaah waa madaxwayne

  • @cabdiyasir3915
    @cabdiyasir3915 2 роки тому +2

    Mouse bihii abdi 💝💝💝💝💝💝💯 gulayso ader💞💞💞💞💞

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 роки тому +1

    Maasha allaah 😍 😍

  • @lovelast2
    @lovelast2 7 років тому +26

    Future SOMALILAND PRESIDENT.

    • @sir-jamatube
      @sir-jamatube 6 років тому +2

      Nasser A. Waad asiibtay maantaba waa Madaxweynaha qaranka.

    • @maxamedabdi4161
      @maxamedabdi4161 6 років тому

      manta wa madaxweyne ishaad i

    • @somaliasomalia9160
      @somaliasomalia9160 6 років тому

      Mantaba waa mamaulka hargeisa hogamiyahoda

    • @engliban
      @engliban 5 років тому

      Nasser A. He is already a president

    • @engliban
      @engliban 5 років тому

      Galgaduud Boy .... ha ka xumaan Abti dedaalkayaga

  • @cqaadirxuseenkambaala777
    @cqaadirxuseenkambaala777 5 років тому +2

    Muuse biixi iyo cabdiweli gaas dambiga ay Somalidu ka galeen ma ogaan kran da'yar ay qalbiyada ka dageen o fikrad kasta ay donan ku shubtaan👏👏
    Leydinka aari 2 tuugo imaarakta u shqeyo👊👊

  • @mrabdihissakiah.3248
    @mrabdihissakiah.3248 6 років тому +4

    political analyst#
    importance of having multiple states of one nation.
    both us we are Somali
    1) both will be national state
    2) both will be responsible in a specific location
    3)both will be represented in international sphere.
    4) both will built complete military capabilities
    5) both will unite in future but unity in diversity which is not bad.
    Somaliland and federal government of somalia.
    WABILAX TAWFIQ.

    • @adaoontiialle7842
      @adaoontiialle7842 6 років тому

      Muuse waxa uu ahaa askari askarigii macalinka uahaA ayuu dagaal lasoogalay xukunkanavku qabsaday markaa maanta ayaad haysaa xukunkii aad kuqamaaamaysey waa laguu minan fadhiyaa waxa aad samayso mucaarid hubaysan oo kuwaajaha iska jir oo kataxadir oo dadkii aakala goyseena maykala maarmine hadaad fariid tahay dib uheshiisii oodalkana anqoosigiisii awalba aan iska diidnay dib ugu cali oo fedaralka qaado oo ninwalba sidaa kaga fiicnow waa hadaad fariidtahay ilaahayna khayr kula doonay waa in aad nabad doonoqoto iska daaa waxaa layseen idinka iyo ciidankii siyaD barre ee cukunka isku qabsaday ee maztadiina iyo dalkiina halkaa kuburburay maantana ictiraaf ayay inagaga dhagteay ee dalka isku celi oo madax wayne markaa kanoqo dhegah

  • @antoniojr-mh8ts
    @antoniojr-mh8ts Рік тому +1

    Viva Muuse biixi Somaliland ❤

  • @mohamedshelare153
    @mohamedshelare153 5 років тому +34

    Wiil isaaq waalee waa geesi abti korkaad iig saartay

    • @jsanikdany3330
      @jsanikdany3330 5 років тому

      Idoor qoxoti ayaa ku dambaysay waxaan kuma samayn

    • @khamarjilaztking7862
      @khamarjilaztking7862 4 роки тому

      @@jsanikdany3330 adiga Qaxoontiya oo america iyo kenyati Hoos fadhiya hoyada faqashta kawase

    • @axmedyusuf4068
      @axmedyusuf4068 4 роки тому +1

      @@jsanikdany3330 faqash faqash dhashay haday qoxoti ahayeen cidoday difacdeen clankodi ayay udhinteen dalkokina wayxoraysteen oo waydhisteen hadana madaxbay kanoqdeen adugu isheg maxad tahay malinwalba wadqaxaysaa dhimanaysaa lagu qarxinaysa kaf iyo kaladheribaynunahay ee dalkina difacda qudhunyahaw qudhunku kenay

    • @shimaaliabdirahmaan6383
      @shimaaliabdirahmaan6383 4 роки тому

      Waree isku mid baan nahay miyaaaa ana waa abtiyaashaye

  • @abdiabdillahi9179
    @abdiabdillahi9179 6 років тому +2

    masha alah guulayso

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 5 років тому +4

    Mujahid musée bixii allo wuu dhawur
    Allo wuu kiwidhintay gee janatuu fardowusa
    Halyey qaran gesi qaran

  • @HASSANMAHDI-dk4td
    @HASSANMAHDI-dk4td 6 місяців тому

    MUUSE BIIXI CABDI MAY GOD BLESS YOU PRESIDENT

  • @faisalhusseinali7470
    @faisalhusseinali7470 2 роки тому

    Guushii la gaadhay smn guul iyo gobonimo

  • @hamzehabdeeq4004
    @hamzehabdeeq4004 6 років тому +11

    Nacdal hakudhacdo faqash nacdal hakudhacdo cali samatar midgaanki midgaanku dhalay ee bila isirka ahaa iyo afwayne faqash naarta ilaahayow ku kulmi

    • @abdirasaqahmed6724
      @abdirasaqahmed6724 6 років тому

      Around Somaliland today War niyohow Wey dhinteena iska daa . Adiguba hadaad dhima lageyd waad jeclaab laheyd in lagu caafiyo yee

    • @sadamahmedaden1341
      @sadamahmedaden1341 3 роки тому

      Nacdal haku dhacdo ninka xukuma gobaldaii waqooyi ee muuse biixi ee

  • @cabdinasirnuurcali9861
    @cabdinasirnuurcali9861 5 років тому +12

    walee gesinimo bad mujiseen iyo hal adayg iyo no jixinjix

  • @abdurahmanhassan-ov1dk
    @abdurahmanhassan-ov1dk 4 місяці тому

    Mudane m.muose bihi abdi shalay xooraynti dalkena ilahay adin zaaciday maantana inaynu aqoonsi helo illahay hakula garabgalo inzha Allah.

  • @mohammedjockar7977
    @mohammedjockar7977 Місяць тому +2

    isaga , maxamed kaahin iyo madaxyo weynta snm waxa ay sameeyeen wax aan umadaha ku dhicin 1000 sano
    Siyaasada soomaalida iyo guud ahaan geeska afrika taariikh bay kaga tageen 😮

    • @mohammedjockar7977
      @mohammedjockar7977 Місяць тому +1

      Maalintaa an komantigaa qorayo waa 18 may 2024 anigoo muwaadin dhalinyaro ah 20 jir ah 😮❤ allow wadanka ictiraaf sii yaanan ku weynaan wadan aan ictiraaf lahayn 😂

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 23 дні тому

      @@mohammedjockar7977Amiin Amiin Allow Muse Bixi na ku sin ictiraafka

  • @ganey72
    @ganey72 10 років тому +3

    imaa fi fowqahaa bi ciza wa imaa fi baadinihaa bi ciza.axmed dhagax illaahow kuu naxariiso

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 6 років тому +5

    Geesi weeye muse biixi

  • @heydarmouusa1061
    @heydarmouusa1061 Рік тому +1

    Maxamed kaahin legend waaaye wlllhi

  • @abdikadirmoalin6265
    @abdikadirmoalin6265 6 років тому +2

    biixi alla ileyee xasuus qor wacan garaaaaaaaaaaaaad

  • @aburandaali3147
    @aburandaali3147 5 років тому +4

    Guuul

  • @mohamedabdi7608
    @mohamedabdi7608 2 роки тому

    Muuse biixi cabdi mujahid ruuxiya alle cimriga haku barakeeyo wadanka abaalbaad usoo gashee

  • @fmohamed2297
    @fmohamed2297 8 років тому +10

    Muj. Muuse Biixi allow dhawr iyo dhamaan mujaahidiintii kale ee ku shahiiday.

  • @srichards005
    @srichards005 11 років тому +5

    samir alaha idin siiyo

  • @jmd1447
    @jmd1447 4 роки тому +4

    alle hawnaxarizto dhmm inti geriyoty
    inta klana alle hacafiyo

  • @cabdiriashiidyasir7945
    @cabdiriashiidyasir7945 Рік тому

    Muuse Hussein abdi xildiid rooble abokor mujaahid sare ader ma sha Allah ♥ ♥️🤍🤍🤍💚💚💚

  • @saidaliabdi842
    @saidaliabdi842 11 років тому +2

    war fadlan ciidii haysa waraysiga qabtiisi hore ha nala wadaagto

  • @user-so5hx9dq6b
    @user-so5hx9dq6b 5 місяців тому

    Madaxweyne muuse biixi Masha Allah hambalyo hambalyo hambalyo c

  • @hzndoncr7533
    @hzndoncr7533 4 роки тому +7

    aaway taariikhdii MAHDi CALI .maxaa loo xusi waayay

    • @siciidaxmed2963
      @siciidaxmed2963 4 роки тому

      Mujaahid mahdi cali faarax alle naxariisa jano haka waraabiyo.
      Waa la samayna sxb taxanaha taariikhda hadi alle yidha

  • @muhiyodinahmed6983
    @muhiyodinahmed6983 2 роки тому +1

    Muuse Legend🙏🏽

  • @billehassan8576
    @billehassan8576 5 років тому +16

    Somaliland kama iman somaliyada kalena wali maanan arag waligayna inay somali kala tagto kama shaqayn! Lkn maxaa ku jaban hadii la yagleelo laba dowladood ama inkabadan oo walaalo ah oo loogu yeedho THE SOMALI UNION?

    • @mohamedhaadi9844
      @mohamedhaadi9844 4 роки тому

      Aamusnaantad ku fcn thy weligaana afka hakala qadin balyo tala xune😡

  • @rashidibrahimmohamed6771
    @rashidibrahimmohamed6771 4 роки тому +2

    Muse bixi has vision for somaliland

  • @raxmacabdi1291
    @raxmacabdi1291 2 роки тому

    Masha Allah guulayso madaxwayne

  • @mukhtarmaxamud6849
    @mukhtarmaxamud6849 3 роки тому

    Nin waa kii jabkii uu soo maruu kashee keeyaa taariikh duna iyadaa isqorta allaa naana inoo hiliyay gull gobanimo

  • @ismailmohamed7789
    @ismailmohamed7789 5 років тому +5

    Somalilanders

  • @aziizdubaiaziizsheekh9374
    @aziizdubaiaziizsheekh9374 6 років тому +2

    mashalah musse rijal sare

  • @Fuadfuey
    @Fuadfuey 10 років тому +5

    RAGEEDII DHEH WAA IN LOO DHIIBAA XUKUNKA S/L WAA NIN SOO HALGAMAY WAA GEESI

    • @somalicancerawarenessprogr4991
      @somalicancerawarenessprogr4991 9 років тому +1

      kun baa soo halgamay adeere ajarkiisa haka ciidayn, madaxtinimo dhib mooyee wallooyna wanaag u wadine ilahaw Janno sii

    • @abdulwahabaden2116
      @abdulwahabaden2116 4 роки тому

      @@somalicancerawarenessprogr4991 hada wa madaxweyne ka wrn