Lacag iyo Dahab Ayuu iga Xaday Kadib Block Ayuu Meel Walba Iga Saaray | MAXKAMADA DAAHIR ALASOW

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • Lacag iyo Dahab Ayuu iga Xaday Kadib Block Ayuu Meel Walba Iga Saaray | MAXKAMADA DAAHIR ALASOW

КОМЕНТАРІ • 667

  • @MaxkamadaDahirAlasow
    @MaxkamadaDahirAlasow  Місяць тому +28

    Deg Deg: Kafi Abdi Oo Weerar Ku Qaaday Gabadhii Soo Dacweesay | MAXKAMADA DAHIR ALASOW
    ua-cam.com/video/KhF9vPb7uu8/v-deo.html

  • @qajo9403
    @qajo9403 Місяць тому +100

    😭😭😭😭yaa rabbi yaa Allah hooyooyinka somaliyeed iyo hooyo kasto illmaha la kori allhuma amiin

  • @nacimakhaliif1943
    @nacimakhaliif1943 Місяць тому +28

    Daahir maanta wixii kadanbeeya taageero wayn ban kuu ahay alle haku barakeeyo gabadha saad ugukacday

    • @monstersamator5288
      @monstersamator5288 Місяць тому

      Next ninkaaga keen hee. Qoftan hada wiji malahaan

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u Місяць тому

      @@monstersamator5288ninki edeb daran wala kena ee rerkisa hagrada kumanan dolr qatay into geyay

  • @hodandaahir5232
    @hodandaahir5232 Місяць тому +11

    Alla way faraxday alow kuwii masaakiinta kafarxiyo alow naga yeel aamiin 😢

  • @iqrayussufhassan8224
    @iqrayussufhassan8224 Місяць тому +19

    Asc walal dahir waxan joga kenya waligey waxan ka amin sanaa figrad qaldan o ah inad xuntahay lakin hada waqti xadirkaan waxan indhaheyga kuarka inad tahay nin muslin ah o waliba uqalma in somali odhan boqor loga dhigo ❤ hambalyo walalo Allahu mubarik dahir calasow mashaallah tabarakallah

    • @maxamedcalixasan9233
      @maxamedcalixasan9233 Місяць тому +1

      Anba daahir calasoow nin xun ka aaminsanaa lakiin inuu boqor yahay ayaan ogaaday walaahay waa shaqsi niyad fiican Alle ha xifdiyo

    • @hodandaahir5232
      @hodandaahir5232 Місяць тому +1

      Kula mid ahay hada dadku wayba ila yaaban Naa Daahir calasowgina Aad necbeed miyaa dhagaysan Kkkkk

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448 Місяць тому +71

    Alla Ina ragoow waad habaarantahiin ninkii ilmahiisa dayacoow ilaahey ilmo danbe kumasiiyo hoog iyo halaagna allaha kuku rido😢

  • @Dheemanluula2311
    @Dheemanluula2311 Місяць тому +74

    Waligaa nin lacgtaad haysato looma sheego lamana siiyo haday naftu ka baxayso naa ninkaagu si kastu u fcn yahay waa cadawgaaga koowaad maxaa inaga qaldan horta😡

    • @user-ek6fo6pr4c
      @user-ek6fo6pr4c Місяць тому +12

      Abaayo isla mafahansana haweenka waa la qarsadaa waxaaga saa ugu baxsato beri kamaalin wax walbaa dhici Kara

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 Місяць тому +11

      Wlh waa runtaa. iimaamka masjidka xita haduu yahay ninka ku qabo lacag looma dhiibto. Kanay hooyadaa dhashay aamba la aamineyne nin shaley dhaxda kaaga Soo dhacay xaguu joogaa

    • @FoziaMohammad-px3uw
      @FoziaMohammad-px3uw Місяць тому +8

      Run badanaa hal mar oo iskudhcdaan buu lugaha kujarayaa xaasid waye nin somali

    • @iskufilan174
      @iskufilan174 Місяць тому +5

      Agreed with you 💯

    • @bilana289
      @bilana289 Місяць тому +1

      @@FoziaMohammad-px3uw
      Xataa idinka oo aan isku dhicin ayuu ku dhacayaa
      Imisa gabdhood oo Somali ah ayaynu aragna oo ninkii qabay ka dhacay lacagtii ay haysatay
      Dumarow lacagtina ku fara adayga

  • @hawashireafrah5862
    @hawashireafrah5862 Місяць тому +9

    Dahir Calasow ilaahay Jannatul Firdowsa Al Aclaa Allaha ku siiyo,adiga iyo intiina ummadda caawinaya.

  • @FoFo_2330
    @FoFo_2330 Місяць тому +14

    Daahirow ilaahey adigoo kale ha u badiyo umada 🙏🏼🙏🏼

  • @kadramahamud4088
    @kadramahamud4088 Місяць тому +54

    Hazaleeey naagtaaan sida loo galy way kuu danbeeysaaa

    • @iftinmohamed1930
      @iftinmohamed1930 Місяць тому

      Tas wa la hubah wlh xaqiq waye

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Місяць тому

      Ashal ninka cidna kama qaadin shaqanakumalahan waayo ayagaa is furay ayana allaah ayaa uqoray

  • @lulnur1150
    @lulnur1150 Місяць тому +30

    Abti waa beer wllhi abdullahi waa aamusi waayay😢

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i Місяць тому +12

    Gabar samir badan weeye ilaahay ubadka hakula koriyo ilaahay faraj khayr qaba oo deg dega ha ku furo

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 Місяць тому +22

    😭😭😭😭 subxaanallaah yaarib allow ugar gaar hooyadaas dhiban asagana meelahaas ayuu naag lawareegaayaa

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Місяць тому

      Soomaali men are always loser subxaanallaah

    • @kaltunsaxansaxochannel6650
      @kaltunsaxansaxochannel6650 Місяць тому +2

      Walal walahay waxan arkay isago cunto cunaya oo leh waan dhargay iyo naagta oo leh ninkayga yaab walahay

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 Місяць тому +34

    Daahirow waa kuu duceeyey
    Ceebtaada Allaha asturo
    Cimrigaada Allaha kuu dheereeyo , meesha lagaama waayo .

  • @user-ty3jo6lf5s
    @user-ty3jo6lf5s Місяць тому +20

    Gobonimo baa ka muuqata gbdhaas Nolosha Allha kuu qurxiyo abyo adiga iyo family kaagaba😢

  • @boqoradaotanga5808
    @boqoradaotanga5808 Місяць тому +20

    Ninkas xun hada nag aya hos jiifato war nagaha maxa darey nin ilahow gabdhan wax ay fileynin sii yaa rabi

  • @saiidadaryel2982
    @saiidadaryel2982 Місяць тому +35

    DAHIRAW ALLAW CIMRIGADA DHEREY IN AN MADAXWEYNE KU DORANO WAYE ❤❤❤❤

    • @sammie1163
      @sammie1163 Місяць тому +2

      Waa nin rag ah daahir guuleyso

    • @fardowsakhaliif8825
      @fardowsakhaliif8825 Місяць тому

      Allha noo xifdiyo daahir caloosow

    • @maryanali9833
      @maryanali9833 Місяць тому +1

      Absolutely daahir next president of Somalia 🇸🇴

  • @suldaanka7576
    @suldaanka7576 Місяць тому +5

    30 jir caafimad qabo oo ilmihiisa looqaaramayo aduun ileen ceeb looma dhinto bal sidu ninka raga asaagi ula kaftami karaa illahow dulinimo hanagu dilin😢😢😢😢😢

  • @user-yf2sz6hc2b
    @user-yf2sz6hc2b 2 дні тому

    Khayr alle ha siiyo gudoomiye maxkamada mudane daahir calasow.mahadsanid.

  • @sadiaomar9324
    @sadiaomar9324 Місяць тому +9

    😢😢😢😢😢😢 abayo allah kula garab galo korinta iyo barbaarinta caruurta 😢😢😢😢waxa ayaan daro haysataa gabadha nolosha la wadageysaa nuucaas ubadkiisa so dayacay gabadhi aminata qiyaamay😢 haduu ogaan lahaa in aysan Madi ahayn oo walaal la dhashay intaasba uma gaysteen oo qof uu uga cabsado malahan😢 😢

  • @princesszohachannel8356
    @princesszohachannel8356 Місяць тому +7

    Illhey ha kuu gargaaro abaayo illheyna ilmaha hakula koriyo aabahoodna allha usoo hadeeyo

    • @sammie1163
      @sammie1163 Місяць тому

      Alle ha qabto kaafi wasakh hadba naag buu ku bodaa asagoo kuwiisii dayacey ayay naago daba cararayaa

  • @MaxamedCaraysane
    @MaxamedCaraysane Місяць тому +3

    Daahir sxb magacaga dahir ladhaho waa magac fiican oo dahir ah Lakin waxa xumeen Naya ama baa bi inaya magacaga iyo wanaagaga qab yaalada sxbow noqo oday somaliyed insha allaah guuleyso guul iyo gobanimo 🇸🇴 🇸🇴 somalia 🇸🇴 guul

  • @Xadiyoluula
    @Xadiyoluula Місяць тому +9

    Habar yartay waa qof adag wakhtiga haya, ilaahay arsaaqada ha u waasaciyo

  • @Abdullahi_thegoat
    @Abdullahi_thegoat Місяць тому +5

    Dahir ilahay janadi haku geeyo sida ugu istaggay dumarka somaliyed oo dhiban ilahay ayagana kurbada haka faydo😢😢😢ty

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 Місяць тому +6

    Daahir allaha ku xafido maanta hooyo somali baad ka farxisay❤❤❤

  • @mahadabdirashid7783
    @mahadabdirashid7783 Місяць тому +12

    Kaas baa rag nala sheganaya weliba asigo maanta nool baa rag ficiiisa Lacag u ruuurinaya Dulli lagu qasaaray wlh Waxad manta beerata beri bad guraneysa ilahay ha u gargaaro gabadhas.

  • @jamesblack2577
    @jamesblack2577 Місяць тому +26

    Why rent a house for $1200.00 is beyond me?
    Hopefully that has toughened and taught you To be wiser.

    • @suadsharif3730
      @suadsharif3730 Місяць тому +2

      People don't understand If you play the money way kugu dheelay $1000 is expensive

    • @princesshawd6859
      @princesshawd6859 Місяць тому +1

      Its crazy $1200 wa waali

    • @rajorumeyn6633
      @rajorumeyn6633 Місяць тому +2

      guri American ayaa ku daganahay 1200

    • @rodaabdi
      @rodaabdi Місяць тому +2

      True and then why trust someone that stole from you once

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 Місяць тому +1

      ​@@rodaabdiwaa raqiis miyaa kirada America laakiin xamar waa qaali

  • @khayr_jecel
    @khayr_jecel Місяць тому +7

    Subxaanallaah kaasey Hazaal u ooyneysay Awlaadiisii dayacay, Hazaaleey. Halkaa iyo meel ka daran buu ku dhigi doonaaye ogoow,.

    • @lailaismail1317
      @lailaismail1317 Місяць тому

      😂😂😂 waxan umalayn inay sixirtay oo rerkisa burburisay naagtii dhahaysay dartii ban u haajiray sidii tabliiq diin faafinaya hadana dhahaysay dartii ban saabuun u cabay inu doqon yahay iyo inu sixranyahay wa labadaas midkood hadduse sidaa doqonimo ku yahay iyada ka shalaayi doonta

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji Місяць тому +15

    Kasoo kale Naag ayaa guursa naysa caruurtiisa baahan guri ayku hoyan lahayeena kiradooda game dad kale ugu ciyaaraya qabiil waa istustus caruurtii alle ku manaysatna gaajoonayaan Subxaana laah

    • @user-qo7gx4jd9g
      @user-qo7gx4jd9g Місяць тому +1

      Asc

    • @fardosa1236
      @fardosa1236 Місяць тому +2

      To baaba u waalanaysay Iilaa ay guursatay sanadkii in dhaafay

    • @LimoonHaji
      @LimoonHaji Місяць тому

      @@user-qo7gx4jd9g wcs

  • @user-zi6ob6vc2m
    @user-zi6ob6vc2m Місяць тому +5

    Dahir calasow qaatuma wanaaksan uguduceya washaqayste maasha allaah

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p Місяць тому +4

    Illahay khayr haku siiyo daahir sababta oo ah hooyo Nairobi joogi jirtay unba garan karta maa madam allaha usahlo

  • @kifahmoha9785
    @kifahmoha9785 Місяць тому +15

    Ninka sidaas ah naagtii isku xoqaysay berri bay iyaduna ooyi doontaa
    Naag walba nin gabar kale soo xumeeyay intay isku kala qabato bay hadhow oydaa

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Місяць тому

      😂😂 ragii ayaa yaraday sidaas awgeed waa in laysku kayo layaa 😂😂

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Місяць тому +10

    Allaah ha caawiyo Subxaanahu watacaallaa Amiin

  • @ahmednawal1445
    @ahmednawal1445 Місяць тому +4

    Allahuma dahir calasow waa. Laguduceey dahirow iyo asxabtiisa janatal fardowsa illahay hanagu jamciyo I aan ku dhax sheekeysano sey amiin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +12

    WAXA KU DHACEY WALASHEEN WA WAX LAGA XUMADO😭😭😭😭

  • @yumna4675
    @yumna4675 Місяць тому +15

    She is cute MashaAllah he left diamond with her kid's

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 Місяць тому +3

      Asc qadro abaayo maxay ku thy allaha u naxariisto cadar goder Io maxamed goder maxay ku yhin

    • @eng7252
      @eng7252 Місяць тому +1

      True wlh
      I can't afford to do tht to mom of my kids

  • @MohammedAli-x4c
    @MohammedAli-x4c Місяць тому +20

    Waa gabar qurux badan o qof masuul ah u ege dhocisha hadaa u wato way ka ficantahy

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 Місяць тому +3

      100%

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j Місяць тому +2

      Aaad iyo aad qofkan masulnima kamuqata naagta hada ay melaha isla waregayan ee aad modid inuuna waligi sogursan oo una ilma sodhalin dhocil camaluu u dhaqmaya waban layabanhy

    • @Qaali786
      @Qaali786 Місяць тому +1

      Aad iyo aad gabadhaan ayaa masuul ah ee bal aan aragno dhoocishaan meesha uu geeyo

  • @UgasoYusuf-m2w
    @UgasoYusuf-m2w Місяць тому +5

    Ninkasta oo ilmihiisa biil siin waaya daahir calasow halookeeno

  • @abdicozzy2592
    @abdicozzy2592 Місяць тому +2

    Mashallah Daahir calasow noolow Illaahay ha kaa abaal mariyo mashallah noolow Daahir calasow

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Місяць тому +6

    Ilahay ha u gargaro dhaman umada islamka soomalidana sigar ah ilahay ha ugu gargaro xasaskii dhibata kala haysatee ilahay ceebtena ha asturo

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Місяць тому +4

    Daahir waa geesi nin rageed soomaali usoo baxay❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aaminojaamac8233
    @aaminojaamac8233 Місяць тому +4

    Wllhi daahir waa gob ilaaheey khayr ha siiyo

  • @wanaagsheegmedia7045
    @wanaagsheegmedia7045 Місяць тому +1

    Ilaahay hakuu caawiyo sidaad u caawinaynayso hooyoyiinka soomaaliyeed ee baahan iyo caruurtooda.🎉🎉❤❤❤
    .

  • @miskinah2036
    @miskinah2036 Місяць тому +1

    Masha Allah king Dahir waxaa ku filan hooyooyinka Somaliyeed ee oynaya Inuu caawinayo isagoon qabiil u fiirin👑👑👑

  • @user-zl7uw3yc3h
    @user-zl7uw3yc3h Місяць тому +13

    Wlhi kas nin ma ahan subxanalah

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Місяць тому +5

    Dahir calasow ilaheey haku xafido ina adeer malin walbo waan ku duceeya marmarna waankuso cayaa iska keey cafi waa marka aad qabil ka hadasho lkn waxaad tahay boqor somaliyeed yaqanana qeymaha gabdhaha somaliyeed cimriga hajiro cafimaadna ku waar wllky❤❤❤❤ form AB

    • @sammie1163
      @sammie1163 Місяць тому +1

      Waa geesi daahir calasow waxan kaa soo salamayaa from holland breda

    • @sammie1163
      @sammie1163 Місяць тому

      Fariid walaaley daahir

  • @xaliimoxasan3302
    @xaliimoxasan3302 Місяць тому +2

    Daahiroow wanaaga ilaaheey kuudooray allaha kuusiyaadiyo❤❤❤❤

  • @naciimaomar6654
    @naciimaomar6654 Місяць тому +7

    Waa gabadh quruxbadan mansha Allah uma qalmaan murugo hablaha Soomaliyed Allah u maqan Allah hogargaaro

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre Місяць тому +12

    Waa leeysku dhiban yahay aduunkaan ilaaheey sharta hanaga haayo

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Місяць тому +12

    Ciyaalkaaga wax Allaah hakaaga dhigo

  • @najmamohamudhassan3965
    @najmamohamudhassan3965 13 днів тому

    Dhibka waa inee ku noqotay inee kulaabata ma,aheen qaladkana ayadaa leh 😢😢😢
    Allaha usaqiro ubadka allaha kula koriyo abaayo

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 11 днів тому

    Maashaa Allah illah ha ku xifdiyo daahir calasow

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 18 днів тому

    Masha Allh Somalida kuligood Haday saan isku Gacan Qaban Lahayen Walle cid Baahi shegato lama Arkeen

  • @HaashimJaamac-ef5dh
    @HaashimJaamac-ef5dh 13 днів тому

    Waa mahadsantahay boqor daahir calasow maanta waxaan kuu qiray inaad istaahishid boqor soomaaliyeed

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Місяць тому +1

    Masha Allah jedke toosna aya qaday, ku soco dahir wa ku lebane 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XanaanXilkas-mu7yl
    @XanaanXilkas-mu7yl Місяць тому +8

    Waxaan ayaan daro eh in nin walbo ilmihiisa dayacay hadane ee naag kale soxarey saneyso ogaada dumarow sida walasha logalay in adne uu ku galaayo

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 Місяць тому +3

      Kaaga sii daran tii xareysataba waxaa ka dhaadhacsan in tii hore iyada laga jecelyahay. Afarta cisha oo xiisaha ah ay ku caqli yihiin naagaha qaar yaahu

  • @saynab2031
    @saynab2031 Місяць тому +16

    Daahir calasow sunta duleyste ka ilmaysiisa

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Місяць тому +9

    Aniga waan fududahay sidaan filaayo sababto ah aan arko ayaanba daqri lahaa dofarka

  • @QURAN-ONLINE-SCHOOL
    @QURAN-ONLINE-SCHOOL Місяць тому

    اللهم ارزقها رزقا حلال طيبا، اللهم أبعد عنها الفقرا يارب يارب يارب

  • @vitnamy6hows93
    @vitnamy6hows93 Місяць тому +2

    Daahiroow sidaad aahinta hooyooyinka uga naxayso illaahay hakuugu naxariisto,waankuu duceeyàa goorwalba,waanan daawadaa sidaad xalka u gaadho legand

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 21 день тому

    MARKAAD MUURIYAAN GUURSATO SIDAAN IYO SI KA XUN BAA DHACDA
    Qiyaas qof qiyaanaayo xaaskiisa iyo caruurtiisa subxaanallah.

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql Місяць тому +2

    Illaah walaal meelaadan kafilaneyn wax hakaa siiyo Alle wax kaweyn majirto alle hakuu gargaaro Soomaali horay ugu maahmaahday Rag raguu kabaqaa ee rabi kama baqo gabdhaha dhulka lagu jiidaa waa inta calafka caaq ukalay nin rag ah xaaskiisa kama oohiyo Laakiin caaq ayaa raga ku jiro oo raga magaca lawato

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts Місяць тому +1

    Masha Allah tabarakalah jazakumu allah khayrakum

  • @sammie1163
    @sammie1163 Місяць тому +3

    Alloow ku xafid daahiroow, walee nin rag ah baad tahay

  • @UgbadAhmed-p3i
    @UgbadAhmed-p3i Місяць тому +21

    Wlhi wa ano kale madiban ahay 5ciyala bn u haya 200$ bu igu gumaysta waxrasho ma jirto cafimad ma jiro Lkn alle bn haynasana

    • @rahmafarah6892
      @rahmafarah6892 Місяць тому +7

      ilaah ha kula garab galo abaayo insha alaah wa gulaysane iyagana ku anfaci doono kaliga ma tahid meel walbo hooya ku dhiban dhibka dheef alaha ugu badalo

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 Місяць тому +2

      Insha Allah ilaahay idima dayacayo Adna dadaal, ninka xuna iska fur

    • @UgbadAhmed-p3i
      @UgbadAhmed-p3i Місяць тому +1

      Lama jogo wllo aniga iyo ciyalkaygi bel bn daganay Insha allh alle shaqo ban heli

    • @UgbadAhmed-p3i
      @UgbadAhmed-p3i Місяць тому

      @@rahmafarah6892 ameen wllo qli

    • @UgbadAhmed-p3i
      @UgbadAhmed-p3i Місяць тому

      @@amalismail7772 lama jogo wllo qli Mel ayan daganay aniga iyo ciyalkaygi sakaba laydhki ba layga gostay wxn sameyo ma aqan maxkamada dahir side isku kena

  • @halimamahamud7431
    @halimamahamud7431 Місяць тому +2

    Sax daahir ku soco guuleyso

  • @abdimuktar3153
    @abdimuktar3153 26 днів тому

    Upon my God DahirAlasow is "ONE" Legend from my blood family HAWIYE and am proud of you to keep with that sprite

  • @karinaali63
    @karinaali63 Місяць тому +2

    Dahir doing great job brother keep going

  • @user-zi6ob6vc2m
    @user-zi6ob6vc2m Місяць тому +2

    Maasha allaah somaliweyn alloow barakey

  • @Ray_4654
    @Ray_4654 Місяць тому

    Maashaalaah ilaahay ha ku xifdiyo adiga iyo ciyaalkaagiiba ,welee waad liibaantay aduun iyo aakhiraba.

  • @fartunadan6003
    @fartunadan6003 Місяць тому +1

    Dahir alasow nice and lovely God bless you

  • @CaadIyoCamaara
    @CaadIyoCamaara Місяць тому +3

    Daahir Calasoow Legend ❤❤

  • @fatxiabdalla3317
    @fatxiabdalla3317 Місяць тому +4

    Masha alaha dahi walahi wageesi gesi dhalay aniga waxan dhihi laha madax wenaha wadanka halo dorto kan camal aya dadka anfaca gul ayan u rajena❤❤❤❤❤

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 Місяць тому

      Madaxweyne haka dhigin intaan laga heli maayo nin soomaali is always nin soomaali maalinkuu madax noqdaa kugu dabeeysa

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 Місяць тому +1

    Mashallah abayo iskasabar abayo alahakucawinayo

  • @user-vm3os2rv9f
    @user-vm3os2rv9f Місяць тому

    M.allah❤❤❤, dadka noocaas ah baa damujadiid iyo waxaan dhaamini xarig qabyaaladeed u garaacaan soomaalinimadaa ina deeqda,daahir calasow wallee waa fariid

  • @daimondumuanas8622
    @daimondumuanas8622 Місяць тому +12

    Qofka ugu horreeya ee like saara

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Місяць тому +1

    Hooyo walba oo somaliyed oyin teeda raag aya uu sabab ah raaga oo dhan maha qaar kamiid ah duli aya tihin xishooda dumarka daryela caruurta la korsaada illahay hooyo walba ha barakeyo dahir iyo inti sadaqada baxsateey ajar illahay ha idin ka siiyo ishaallah from Djibouti

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq Місяць тому

      Kuwa halkaas usoo istaagay ee cawiyay waa rag
      Naagi hadal mooyane waxtar kale maleh😂

  • @Imanx602
    @Imanx602 Місяць тому +1

    Dahir 🎉🎉🎉 thank you.

  • @ZeinabAbdi-qx1vj
    @ZeinabAbdi-qx1vj Місяць тому +1

    Wallahi wakahumahay Malin walba hooyo Somaliyed AA oynii ilahey hakukalmeyo

  • @MohamedAbdi-w9z
    @MohamedAbdi-w9z 5 днів тому

    Daahir calasoow meelfiican ayaa soomaali utaagantahay

  • @user-ij5bl9qu6y
    @user-ij5bl9qu6y Місяць тому +1

    Daahirow allaha ku dahiro aduun iyo askhiraba

  • @Abdulejidhaan
    @Abdulejidhaan 27 днів тому

    Daahir calasoow waxa oow noqday samafale kheeryka alle ha ku waafajiyo

  • @sudijeylani2412
    @sudijeylani2412 Місяць тому

    Maasha allaah Daahir magaca ha laga badalo anigu waxaan dhihi lahaa Daahir Soomaali qabyaalad waa laga weynaaday

  • @farhiyayuusuf6815
    @farhiyayuusuf6815 Місяць тому +2

    Dahir Alle haku barakeeyo

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 Місяць тому +3

    Walahi niin ilmahiisa dayaay aya la dhagesanaya aya ka hadlaayo wanaag subxanallaah cabdi kaafi ii duug hadiba ilmahada guriga laga hertaay oo ilmahagi bananka jogaan adigana wilji xumada you to be so fadhisaneey arnimaka qara uuuf

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Місяць тому +1

    Wan kula ooyey wll Allah hakuu gatgaaro kaas a Allah nabsiga haka soosaaro

  • @shaaficicabdi3994
    @shaaficicabdi3994 22 дні тому +1

    Maanshaa Allah

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Місяць тому +1

    Allah wag duduble w Hoy WA maxamed Horan WA Cali waqaf sas dartedu udhahay ey ey Kala jirin

  • @Leyloqurux05
    @Leyloqurux05 Місяць тому +2

    Daahir calasow ajar alaha kaa siiyo

  • @UgbadAhmed-p3i
    @UgbadAhmed-p3i Місяць тому +1

    Walalayow Ana wn dhibane maxkada dahir cali sow seku imada

  • @boqoradaotanga5808
    @boqoradaotanga5808 Місяць тому +12

    Dahirow Abti talo ayan ku sinaya Horta wax wngsn aya sameyasey anigo waxan kugu tagera markad hoyo somaliyed ad cawineysid siidi ilahay ajar kaga siiyo qabil Iska da e musliminmo qofka u cawi

    • @halimahassan1981
      @halimahassan1981 Місяць тому +4

      Qabiil inuu weybiyo waa fiican tahay sababtoo ah waala ogana ninka dhaqanka xun oo masuuliyadisa gudan waayey . oo tolka ku dhex jira si tolkisa u qabsadano .

    • @saadiahussein5607
      @saadiahussein5607 Місяць тому

      Abayo qabil wuxuu wax taraa marka gur imaado lee marka ila ma aha inee qalad tahay inuu weydiyo.

    • @AyanlehAhmed-ux7he
      @AyanlehAhmed-ux7he Місяць тому

      Asc

  • @AtiaAbdi
    @AtiaAbdi Місяць тому

    Wlhi ilinta waan ceshan wayey 😢yaa Allah ragan qeyra masulka kaa qabo hoyoyakan dhiban ....ilahay dahir Alasow janada kaa bilqado yaa raab 🤲

  • @shukriismail2344
    @shukriismail2344 Місяць тому +1

    Asc daahir wax fiican ayaad samaynaysaa cidna ha u joojin illaahay ayaa kuu abaal gudaya wax fiican ayaad samaysay ku soco

  • @cabdiburcaawi2799
    @cabdiburcaawi2799 Місяць тому +3

    Waan.somanahaye.ilahaay.habarakeyo.dahir.calasaw

  • @saadoqaranofficial6248
    @saadoqaranofficial6248 Місяць тому

    Daahir waa nin fiican alle hakaa farxiyo adiga iyi tiimkaga ❤❤

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 Місяць тому +1

    Allaahu Akbar Allaah dhibta haka dulqsado

  • @user-gq1xi5ph6n
    @user-gq1xi5ph6n Місяць тому +1

    Asc Masha allaaha

  • @zu7729
    @zu7729 Місяць тому +4

    Waa inan gumeyd kaafi Abdi waa qeyrul masuul gaajeysan

  • @Hooyodamac1
    @Hooyodamac1 Місяць тому

    Aaaaamiiiin yaa allaah gabadheennii saafi cumar igu salaama

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому

    Abe dahir ku jecliya libax Masha allhhh ❤❤❤❤❤❤❤