Hadaad kalamaan maqlijirtay muuqaal koodaan idiin hayaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 січ 2019

КОМЕНТАРІ • 257

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he 5 років тому +43

    Maansha Allaah wadanka inuudowlad leeyahay waxaaba cadeynaysa Madaxdii qarankoo fadhida Riwaayadihii lajilijiray oo kalaman ah wooow Soomali Socotaye Samaday Nabad kugaartaye Kii kaxumow Allaan inka magangalnay,Dowladeena❤❤❤ Nabad iyo Noolal❤❤🤲Allow Nabad iyo Noolal Noodhowr amiin

  • @HassanMohamed-nq1ly
    @HassanMohamed-nq1ly 5 років тому +8

    Soomaaliland mid naaca ujooga
    inay iGu Soo Qoraan bay ahyd wixii
    Soomaaliland like ta iisaar

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 років тому +37

    Khayre Ku'arag Farmajana kugu fiirsay😂 Mustaqbalka Farmajeysan iyo Horumarka khayraysan Kusoo dhawaada, Mucaaradoow😂👌👍💙👈

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 5 років тому +15

    Masha Allahu nabad iyo nolal wataaa dowlad nimo xoriyad wataa guul nabad iyo nolal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤💘💘💘💘💘💙💙💙💙💙💙💙❤❤❤💙💙💙💘🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 років тому +7

    Alloow Dalka noo Nabadee, Dadkana Noo Midee, Madaxda iyo Dowladana Noo Ilaali, amiin amiin. VIVA KALA MAAN💙💙👈👍🌱💕♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 5 років тому +29

    Dowlaad ayaan yeelaneey alle aya mahad leeh viva nabad iyo Nolaal😭🇸🇴😭😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭❤😭❤😭❤😭

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 років тому +54

    Maba xishoonayan reer kalamaan yaabay waxayba canjilaan reysulwasaaraha
    Waa rag katurjumaya Soomaaliya xaaladday kusugan thy
    Reer kalaaman inta taagerta like iska keena saxibbayal

  • @mokhadar6396
    @mokhadar6396 5 років тому +19

    Somalia allah farxada iyo nabada haw siyaadiyo
    From somaliland

  • @odaydaad7539
    @odaydaad7539 5 років тому +3

    Muuse biixi wiilyar oo socodkiisa matelay buu xiray halkuu dhiiri gelin usamayn lahaa.
    Khayre isagoo fadhiyah ayaa la matelay codkiisa waanah sifiican in madaxda lagu majaajilaystaa

  • @nasiyoyusuf8259
    @nasiyoyusuf8259 5 років тому +6

    maasha allah kalaman ilaahow noo daay

  • @saadkhadar108
    @saadkhadar108 5 років тому +13

    SOMALILAND WAXAY LEE DAHAY WAY DINKA CITIRAAF NOODIIDE WADA #HADALKI #MEE

  • @Sharoobo
    @Sharoobo 5 років тому +2

    Wlhi wa qosle somalia wey talabsatay madaxda o fadhisa lais rifooya viva somalia♥️💯😍🌹

  • @rahmoalisalad7524
    @rahmoalisalad7524 5 років тому +2

    Waxaasa dumuquraadi dawladeed lagaa dhahaa walaahi kal iyo laab ayaan uqoslay waa dawlad reer magaalah❤️👍🇸🇴🇸🇴

  • @nuurteacher3058
    @nuurteacher3058 5 років тому +16

    Madaxdiyaa fadhisa markaas baa lafalaqaynayaa waxbana uma arkaan nabad iyo nolol waxaad samayseen xaqiiqdii waxaan 27 sano lasamayn m.a

  • @aaminacalibadiye8862
    @aaminacalibadiye8862 5 років тому +13

    I love you oday cabdulle.

  • @zakiabdiibrahim7311
    @zakiabdiibrahim7311 5 років тому +4

    Ilahow Wadankan Nabad Nooga Dhig Somalina Midee Yaa Rabi

  • @saynabm3396
    @saynabm3396 5 років тому +2

    Maasha allah waxaa soo muuqda ifafaale wanaagsan oo dalku ku naaloon doono sanado iyo qarniyo dambe insha allah way mahadsanyihiin madaxdu ilaahay ha xifdiyo

  • @MUXIYEOFFICIAL
    @MUXIYEOFFICIAL 5 років тому +13

    Mustaqbalka farmaajeysan iyo Barwaaqada kheyreysan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 wlhi been maad sheegin

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he 5 років тому +35

    Kalam odey cabdulaa kuhayso odey cabdule la,anti waa abaar!

  • @SKY........63
    @SKY........63 5 років тому +55

    Madaxwaynaha iyo raisul wasaraha oo fadhiya ayaa lagu camiranayaa xoriyadu waa taas👌 bal car muse bixi wax ka sheeg wuba ku xiraya askarigu!

    • @abdijamanuur9797
      @abdijamanuur9797 5 років тому +3

      Kkkkkk.muuse mucaaridkiisa qori caaradiis.kuma eryado.guryohoda kama Daba galo.wuu la fariistaa.xaarmaajo mucaaridkiisa wuu dila.adba Waad aragtay.😂😂😂😂💪😁😁😁

    • @hodanahmed2020
      @hodanahmed2020 5 років тому +5

      Viva dowladeena xornimo taasa la dhahaa. Muse handarab haku quus qaato.

    • @SKY........63
      @SKY........63 5 років тому

      @@abdijamanuur9797 mahadsanid sxb abdi kaftanku waa ino furanyahay welcome bro

    • @SKY........63
      @SKY........63 5 років тому

      @jecliyaa somaaliland burcaawi waa sax farmajo waxa mamula khayre ka ladhoho la antis xamar waba lagu duban laha hhhhhhh

    • @SKY........63
      @SKY........63 5 років тому

      @@hodanahmed2020 abayo aan ixtiraamno walalehen somaliland iyo mudane muse ba big love s.land

  • @sundushirsi56
    @sundushirsi56 5 років тому +5

    Hhhh madaxdi oo fadhisaa lagu qaxay
    Xoriyad iga dheh
    Kalamaan jiroo joog

  • @roobleahmed5762
    @roobleahmed5762 5 років тому +11

    Hhhhhh madax sharaf leh ayaa i muqata👌

  • @safhs
    @safhs 5 років тому +19

    Waayo wayo meel qurxan iyo madaxwayne fadhiya iyo majaajilo inkaston lagaarayn waagaas hadana dalku wa sookabanaya mansha alah farmajo

  • @abwaanshucaybyarexasan5383
    @abwaanshucaybyarexasan5383 5 років тому +19

    Kheyre ku arag farmaajana kugu fiirsay kkkkkkkk waa hadal ruun ah guul weeye somalia farmaajo iyo kheyre

  • @bakarshcumarmrmowlac1714
    @bakarshcumarmrmowlac1714 5 років тому +21

    Wlhi midka qeyre u hadlaayo si fiican boo u keenay kkkk inta ila aragtay

  • @munocali9272
    @munocali9272 5 років тому +8

    Kkkkkkk wiilla yar caadi maaha wuxuu jilay codka kheyre sotoos ah wallaahi caadimaaha

  • @cabdishakuursiciid9372
    @cabdishakuursiciid9372 5 років тому +21

    Maasha Allah Allow dalka dadka iyo diintayadayaba nooooooo cisiiiiii.
    Somaaaliya ha waarto

    • @BADBAADOPRODUCTION
      @BADBAADOPRODUCTION  5 років тому +1

      Subscribe ta kubadiya anigana waxwalboo wanaagsan igafisha inaan soogaliyo waad mahadsantihiin

    • @cabdishakuursiciid9372
      @cabdishakuursiciid9372 5 років тому

      @@BADBAADOPRODUCTION wllo Qali Ku qabtay. Waxaad isku daydaaa inaad sooo galiso arrimaha dalkeena khuseeya siiba khayraad dhibta ba,an eee ay Ku hayaan dawladaha jaarku.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 5 років тому

      Abdishakour sa,eed heersare
      masha allah wakugu qaban lafagari hurumarka dalka inoo soo badi sidaano kale sxb

  • @asadhagio5964
    @asadhagio5964 5 років тому +7

    Masha llah Wexee Cadeeneesaa In Dowlad leenhy All Somalia Isku Toos

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 5 років тому +28

    Kalamaan la'anteed
    Kama tago anoo fiirsan
    Kaalinteey qaatan
    Kaftan sheeko ku gudbiyaan
    Kaafiyo weeyo kuligood
    Kama maarano kaafiyo allow
    Ka 'aal kalamaan

  • @Paris-cz7vw
    @Paris-cz7vw 5 років тому +1

    Abwaan cabdi.mahad baan Si'gaar ah utaageeraa

  • @abdirazackohio6569
    @abdirazackohio6569 5 років тому +1

    masha Allah nabad Iyo nolol Allaw dalkan nabad nooga dhig

  • @xiinfaniin1943
    @xiinfaniin1943 5 років тому +3

    madaxda oo hortooda wax walba laga sheegayo waa guul waayo maanaan arag madax hortooda wax walba laga sheegayo waa arin ugub ah

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 4 роки тому

    Jir oo joog Kalamaan❤️

  • @hanad440
    @hanad440 5 років тому +2

    🌹👑Maansha🌹Aallaha🌹👑👈🌹👈🌷💐✌️👍🌹🌷💋👑💐✌️

  • @digaalecompany4621
    @digaalecompany4621 5 років тому +3

    Meesha maxaa lahjad ah wlhi
    Inta kale waa wada saxdii may mayga uunbaan la yara fahmayn

  • @hamdih1241
    @hamdih1241 5 років тому +4

    Kkkkk madaxdii oo fadhida la dhaajinooyaa caadi maaha Saas la rabaa kaftan ku Waa furanyahay

  • @subeyrmahamed8348
    @subeyrmahamed8348 5 років тому +1

    Caadi maha, waa rag dowlad ah maasha Allaah

  • @kcabd8889
    @kcabd8889 5 років тому +3

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✔✔✔✔
    Koonfureey Waqooyigu
    Soomaalinimada kaa jecel
    Isirkii kamuu tagin
    kol horaan Midoownaan
    Ku hungoowney koonfuroo
    Kali Talis kii diidnaye
    Dalka yaan la Kala jirin
    Kalgacayl walaaltimo
    Ku joogaad na haysaan
    Oo nagu kadeedeen
    Dalka kuraasta sare iyo
    Magaalo madaxdoo Koonfura
    Iskuma heli karaysaan
    Kalamaan ku kalanahay
    Kala doorta labo daran
    Mid uun noola kaalaya
    Ijiid aan ku jiidee
    Kalshodaalis weeyee
    Dalka labo ka kala dhiga
    Daris wanaag kuwada nool
    Amaa kas u sheeya qaybsigoo
    labo ilig u kala jara
    Dalka yaan la Kala jirin
    Kalgacayl walaaltimo
    Kujoogaad na haysaan
    Oo nagu kadeedeen

    • @fartuunabdi2155
      @fartuunabdi2155 5 років тому

      Asc wallaal hadii saan loogaramilaha marhoraan wax wadaqansan lahayn ama kala tagilahayn mahadsanid reer muqdisho

  • @sundushirsi56
    @sundushirsi56 5 років тому +1

    Mustaqbal farmaajaysan iyo horumar khayraysan
    Nabad iyo Nolol

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 5 років тому +8

    Somalia allaha miideeyo

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 5 років тому +16

    sixor ah bay uhadlayaan meel aan ogahay haday ahaan lahayd xarig com waa laysu saarilahaa yaa ilafahmay nooh

  • @habibiihayaty216
    @habibiihayaty216 5 років тому

    Ya allah ayaa layiraahdaa ee "yaa Rasuulallahi" mabanaana. Allah kaligiis ayaa loo yeertaa.

  • @mahircade822
    @mahircade822 5 років тому +54

    12:00
    "Kherye Ku Arag Farmaajana Kuugu Fiirsay" Wlhi Qosol ikuma Harin 😂😂😂😂

    • @ahmedeeqnur4047
      @ahmedeeqnur4047 5 років тому

      Khayre jogi mayo iyo Farmajo ee xumaan u'uberayaa dadkiisa Khayre 2 sano uhartay

    • @yasminhassan8103
      @yasminhassan8103 5 років тому +1

      @@ahmedeeqnur4047 dadkiisa labo sano u hartay maxaad kawadaa

    • @dalmarcade3149
      @dalmarcade3149 5 років тому

      Yasmin Hasan 😂😂😂

    • @ahmedeeqnur4047
      @ahmedeeqnur4047 5 років тому

      @@yasminhassan8103
      2 sano udhiman Farmajo iyo Khayre kutagrifalka dowlad nimo ay wadaan hadhow xagay Galayaan Khayre dadkiisa, Farmajo dadkiisa maba jogan Xamar

    • @naanaa9799
      @naanaa9799 5 років тому

      Halkan majogtaa 😂😂😂😂😂

  • @xasanxuseenmataansaas6279
    @xasanxuseenmataansaas6279 5 років тому +3

    hhhhhhhh wax khasan oday cabdulle funny waaye

  • @feysalmadoobe7905
    @feysalmadoobe7905 5 років тому +6

    Horay usoco marti ayaan ahay

  • @mohamedsiyad5198
    @mohamedsiyad5198 5 років тому +1

    Mashaa. Alaah. Reer. Kalaman

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 років тому +6

    Guul kalamaan Mashallah

  • @kingduuroow4938
    @kingduuroow4938 5 років тому +6

    Sxb sbscripe ayan kuku qabtay masama aad cawada vidio kalama aad kentay thanks

  • @drabdirahmanahmed7579
    @drabdirahmanahmed7579 5 років тому +2

    Oday cabdulle waa markii igu haraysay aan arko
    Waa fadhaaa kulahaa kkkkkk.

    • @maryanmaalin1114
      @maryanmaalin1114 5 років тому

      Hhhhhhhhhh mxaa shalay maan taan miyaa dhalaty

  • @nuuranimco3312
    @nuuranimco3312 5 років тому +4

    Raisul wasaaraha asago ralli ah ayaa la jir diley

  • @farhanmohamed4767
    @farhanmohamed4767 5 років тому +5

    Kheyra ku arag Farmajana kugu fiirsay😂😂😂😂

  • @ubahabdi8725
    @ubahabdi8725 5 років тому +1

    Walaahi waligay saan uma qoslin subaxanalaah

  • @saamr4so
    @saamr4so 5 років тому

    haddii dowladu shacabka aysan ku mashquulin Oo ay danta dalk iyo dadka ka shaqeysa shacabkana wuu ku xuroobi shacabka Somaliland allaha idin gar gaaro.

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 5 років тому +3

    Kkkkkkk watan hortada fadhida kulaha Ayagey tulaa shacabka odey Abdule cadi mahaa

  • @namiin3034
    @namiin3034 5 років тому

    Kaftan bilaa Wagoyi we Kaftan bilaa qosol.

  • @abdinoorkulmiye7775
    @abdinoorkulmiye7775 5 років тому

    Kan raisul wasaaraha u xadlaayo waa top

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 5 років тому +9

    Kkkkkk kheyre ku araag farmajana kugu fiirseey walhi dalka daad ayaa uso baxeey kkkkkk alle aya maahad leeh

  • @halimamohamed2987
    @halimamohamed2987 5 років тому

    Walee waa kala maan siyasad hadhka cad kaftan baan ku sacabo tumay xaga danbena waan ku kala aasi kaan damcaan rasaaseyn kala maan siyasada somalia

  • @abdifataahcade6793
    @abdifataahcade6793 5 років тому +2

    Hhhhhh baarlamankuna waa kamalaan

  • @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
    @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 років тому +3

    Kala maan inaba caadi maahan iiwada sheekada hadana inoo wada salaan sare Dhamaan bahda iyo asxaabta guul iyo gobanimo innsha Allah Dhamaan Soomaali weyn Aamiin Aamiin Aamiin ☘️🍀☘️🍀🏆☘️🏆🍀☘️🏆☘️🍀🏆🏆☘️🍀🏆🏆☘️🍀🏆

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 4 роки тому +1

    Hhhh Reer waqoyga 😁 ba kuleh

  • @SM-qx5he
    @SM-qx5he 5 років тому +9

    Kalaman loomadhama Qoondadi
    G abdhahaa kadhiman away qaybtii Dumarka jililahaayeen!! Iga gaarsiiya odey cabdule.

    • @roobleahmed5762
      @roobleahmed5762 5 років тому

      Kkk oo anigu yaabay kalay dumarka melkasta inay lug kuritan bay rabaaan😂😂😂.ina rag meeshu istagaba inaad la istagtan bad rabtan wacade ina rag waa mel xun joog. hakudaba luminina hablaw😀😀

    • @SM-qx5he
      @SM-qx5he 5 років тому

      @@roobleahmed5762 ma ogtahay next generation in raga lagubaryaayo plz stay home and care the children oo gabdhaha ay shaqaynayan waayo shaqadi raga dumar baa wadaqabto western COUNTRIES. Nasiibaad leedihiin.

    • @roobleahmed5762
      @roobleahmed5762 5 років тому

      @@SM-qx5he wlhi safiyoy arintaa waa jirtaa wana dhaqan galaad.alle dunidan rag buu uga dhigay wakiil dumarka ad shegaysana ragga ayaa kawa kiila marka sidee dumurku wakiil uga noqonkaraan ragg aduunyada oo dhan wakiil loga dhigay.waa qiyaamad iyo aduun tagay baan arkaa anigu.

  • @daahirsicid1620
    @daahirsicid1620 5 років тому +5

    Kheyre wa lagu camirtay odeyga codkiisi oo sax ah aa lakeenay runti hhhb asaaba isku qoslay walhi

  • @saidali6305
    @saidali6305 5 років тому +6

    Ka Somaliland wejiga qari yaan lagu xidhine hargeisa

  • @abdinoormohamed2911
    @abdinoormohamed2911 5 років тому +6

    Hhhhhhhh odey cabdule caadi maaha

  • @beerlulaahmed7110
    @beerlulaahmed7110 5 років тому +2

    Kkkkkkk Nabad iyo Nolol

  • @nuurhurfe7119
    @nuurhurfe7119 Рік тому

    Maasha allh

  • @samijohn4271
    @samijohn4271 5 років тому +2

    Hahah reer Somaali-leen waaba xeri lahaayeen! Live🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedramadan3654
    @maxamedramadan3654 5 років тому +8

    Hehehehe hehehehe hehehehe hehehehe hehehehe resal wasaare kheyre🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abshirpepe4130
    @abshirpepe4130 5 років тому +7

    Aboow aboow kulaha kkk funny

  • @eye2eyeerigavo777
    @eye2eyeerigavo777 5 років тому +1

    Oday cabdulle👍👍👍

  • @cismailhassan120
    @cismailhassan120 5 років тому +4

    Wlhi kal iyo laap ayan u qoslay

  • @abdiazizabdille2711
    @abdiazizabdille2711 5 років тому +3

    Hahahahahahahaa wlhi qosol iguma harin

  • @haniabdullahimaxamed2202
    @haniabdullahimaxamed2202 5 років тому +4

    Kkkkkkkkkk qowdhan kkkkkkk cadi mahaa

  • @dalmaryare2916
    @dalmaryare2916 5 років тому +2

    The one and only oday abdule Allah ku xafidoh adeer ♥️

  • @DreamBoY-rp6kn
    @DreamBoY-rp6kn 5 років тому +9

    Kan risalwasaaraha u hadlayo wlhi wuu keenay risalwasaaraha hadalkiisa 😀😀😂😀

  • @abdinasser4861
    @abdinasser4861 5 років тому +6

    War reer xamari ha lagusoo daro sheekadan ajakis aaway

  • @user-hy7vu5nx9q
    @user-hy7vu5nx9q 11 місяців тому

    😊

  • @falkhal6848
    @falkhal6848 5 років тому +1

    Yes kala maan aad ban u jeclhy kalamaan somali weyn lahjadoodii bay noo hayaan dhamaan kkkkk

  • @abwaanfarajarfarajar2341
    @abwaanfarajarfarajar2341 5 років тому +6

    khayr sifiican ayuu uqoslay

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 5 років тому

    Reer kalamaan fuleysanaa oo shixaad xumaa kkkkkkk😄

  • @bashkaxaji5661
    @bashkaxaji5661 5 років тому +7

    Walle walo dhameyay madaxda haday wax fahmayan iyo hadiikaleba cabashadii dadkana waloo shegay

  • @ibrosiciid3868
    @ibrosiciid3868 5 років тому +2

    kalamaan inaba caadi naahn😂😁

  • @Xirsi695
    @Xirsi695 5 років тому +1

    Kalamaan anoon daawan ma seexdo hbkii waa barnaamij Qosol iyo kaftana hadana waaqica dhabta ah ee jira ka hadalya

  • @mohamedahmedabdi4668
    @mohamedahmedabdi4668 5 років тому +5

    Roob magaalo ku hooray
    Ramaas sooma saaree
    Laamiguu ku raftaa

  • @Kifaax
    @Kifaax 5 років тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂inba caadi maaaahan wlhi

  • @aliadde6339
    @aliadde6339 5 років тому +8

    Nin kastaa kurbadisiyo
    Kas kiisu hadlayaayo
    Dadku waa kala maan

    • @kaltuumok.m.s3815
      @kaltuumok.m.s3815 5 років тому

      Adoon kululaan
      Hala boodin
      Kashee dadku
      Waa Kala maan

  • @abdihassan1970
    @abdihassan1970 5 років тому +6

    Kkkkkkkkkkkkkkkk
    Caadi maahan

  • @safhs
    @safhs 5 років тому +9

    Mansha alah waayo wayo

  • @samsamyusuf8278
    @samsamyusuf8278 5 років тому +1

    Masha Allah hambalyo kalamaan ani wiilka kheyre u hadlaya ku heesta ee yarka raadiya ila raadiya😂😂😂

  • @riyasrumadnaftauronqurux7569
    @riyasrumadnaftauronqurux7569 5 років тому +1

    Ar isawasarahena waa fadhaa kulahaa hhh

  • @tayeeqlow2566
    @tayeeqlow2566 5 років тому +1

    Kala maan waa koox aan la kaxan karin kusoo yaaca lkn magac yadooda hala iisheego kaliya cudey cabdule aan ka agaana

  • @abdiwahaabyasiinosman403
    @abdiwahaabyasiinosman403 5 років тому +2

    Hhhhh ar nimankaan gacan ayaa utaagay hhh

  • @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
    @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 років тому +4

    Alloow Nabada inoo iftiimi Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

    • @abdinoromar8830
      @abdinoromar8830 5 років тому +1

      Masha Allah Nabad iyo Nolol. Alow dowlad wano dhalataye noo raaji

    • @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218
      @abdulqaadir.m.aden.sirmaqa2218 5 років тому

      @@abdinoromar8830 Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @paythom8860
    @paythom8860 3 роки тому

    Kalaman was kamaqan gibilcad

  • @abdisalansharif26
    @abdisalansharif26 5 років тому +1

    Mashallah kkk

  • @rowdahassan9455
    @rowdahassan9455 5 років тому

    go aheed

  • @tayeeqlow2566
    @tayeeqlow2566 5 років тому +2

    Kooxdii kaftanka kala maaney maxaad isku kashifteen maxaad camira isku horkeentey illah inaga qabto kuwii kuffaarta ahaa

  • @sahruujsaxardiid8065
    @sahruujsaxardiid8065 5 років тому +24

    Kan maayga ku hadlaya mid qudha ah kama fahmin wlhi
    Yaab!!!
    Waa in dugsi la inoo furaa

    • @tusmoaadil6258
      @tusmoaadil6258 5 років тому +3

      Sagal saxaria
      Maay waa lahjada afka soomaaliga ilaalisa ee asalka af soomaaliga ah

    • @abdinormohamedmohamud3429
      @abdinormohamedmohamud3429 5 років тому +1

      Sagaabul sugeymooso ayaaree

    • @calilov5805
      @calilov5805 5 років тому +1

      Sagal Saxarla aniga aan ku baro wax yar ban ku aqanaaye

    • @HassanAli-oz5th
      @HassanAli-oz5th 5 років тому +1

      Wlle Maayga Ma aha Lahjad Faransiis Iyo Ingiriis Leeyahay Waa lahjad Luqadeena Hoyo Ka mid ah Hadii aad rabtana Si sahlan Baad ku baran kartaa

    • @sahruujsaxardiid8065
      @sahruujsaxardiid8065 5 років тому

      @@calilov5805 mhdsnd wll qaali

  • @sadiaksaami2301
    @sadiaksaami2301 5 років тому +1

    6:02 ilaa io 7:10 hal xabo kama fahmin yaa ila arkay dadoow