😱MAXKAMADII DAAHIR IYO XAAJI DABCASAR RUNTA U SHEEGAY SOMALI COWBOY SUNXANALLAH MIC 🎤 NAARA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 65

  • @halimomohamed1487
    @halimomohamed1487 4 дні тому +1

    Allahuma Amiin

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 4 дні тому +1

    Saax saax warun

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 День тому

    dabcasar ayaan dhowayd waxan dawaday isago leh wa idin laynayna mantana wa sheekh diintana wuu yaqna ilahay si dhaba ha u soo hanuuniyo ameeen ameeen ameen baanu leenahay

  • @DramaReeles
    @DramaReeles 4 дні тому +4

    Maansha Allah, Dabcasar waa nin wanaagsan. Wanaagsan.

  • @Caliya7
    @Caliya7 4 дні тому +2

    Maasha Allaah tabaarakallaah Xaaji Dabcasar, Yaa Allaah noo aqbal xaajiga ducadiisa iyo wacdigiisa (aamiin) Yaa Allaah.

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 4 дні тому +3

    ومن يرتدد منكم عن دينه فيمت وهو كافر فأولئك حبطت أعمالهم في الدنيا والآخرة وأولئك أصحاب النار هم فيها خالدون

  • @xaliimomaxmade8682
    @xaliimomaxmade8682 5 днів тому +4

    اللهم امين يارب العالمين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @dulmarxaaji7191
    @dulmarxaaji7191 5 днів тому +2

    Maashaa alaah guuleyso walaalkay cowboy guuleyso eiil muslim ah baatahay fariid baad tahay guuuleyso❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedMaxamud-v9x
    @MaxamedMaxamud-v9x 4 дні тому +2

    Asc xaaji babcasar ilaahey haku dhowro wallahi ilaahey dartiis ayaan kuu jeclahay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 День тому

    midnimadas somalia ugu ducee Somaliland gooonideeda ilahay ha u mideeyo somaliana goonideeda ilahay ha u mideeyo ilahow haanagu celin somalia sharkeeda xasidnideea ilahow naga reeb iyagana ilahow nabaad sii garansii noloshooda anaga ilahow hanagu celin

  • @RuqiyoKeynan-db6bl
    @RuqiyoKeynan-db6bl 17 годин тому

    Aamin Aamin Aamin yaa rabi

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 4 дні тому +1

    Aallahu akbaar aallahu akbaar 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 5 днів тому +4

    Ameen 🤲

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 5 днів тому +2

    Ahfamily Masha Alaah my bro 😎

  • @abdirashiidfawzi3953
    @abdirashiidfawzi3953 5 днів тому +4

    Dabcasar waa muslim dhaba Oo diintisa jecel.Mid ciyal xafada ba arinki diinta si fudud uga hadlay dintanaeu danqaneyn.Jawabti Dabcasar siiyey ilah kani ku siin Dabcasar waa jawab cilmi iyo Alla kacabsiba xanbaarsan Ana waa ku diirsatey Ilaah janada nasii inta dhihi laha buu Dabcasar yiri.

    • @suadhussein1669
      @suadhussein1669 4 дні тому

      Yaab dadka daba casar sheeq ka dhigtaan la yaabaa hay ma culumadenii ayaa dhamaatey ninka sidaan arkey qabiilada u caayaya ilaaoow na soo hanuuni

    • @nasriina12345
      @nasriina12345 3 дні тому

      Adiga qabyalad ma ka dharan kartaa somali oo dhan ayaa qabyalada ku dhaqanta

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 4 дні тому +1

    Amiin yaa Allah ❤❤❤❤

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 5 днів тому +3

    Aamiin yaa rabil caalamiin

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 3 дні тому

    Maashallaah walaalkeen alaha udanbi dhaafo

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 4 дні тому +1

    SAAX saax saax saax saax

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 5 днів тому +2

    Alaahu manajeynaa ilaahoow muslino naga dil oo nagu nooleey Alaha soo hanuuniyo dhamaan intii ridowday anagana Alaahu manajeynaa SubxaanaAlaah

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 4 дні тому +1

    Saax saax saax warun

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 4 дні тому +1

    Saax warun

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 4 дні тому

    Aamiin Yaa Rabbi.

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 4 дні тому +2

    Waar dabcasar mooyee intiinan kale been baad isku sheegeysaan somalicowboy isaga ayaa diintiisii been iyo caay ka sheegey waala hayaa hadalkiisii been baad ku difaaceysaan waa munaafuqii uu ilaahey inoo sheegey

  • @MuktarYussuf-sc3sk
    @MuktarYussuf-sc3sk 3 дні тому

    A j xata wan kashakiye😮

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 4 дні тому

    Aamiin Yaa Rabbi ❤❤❤🤲🤲🤲☪️💯💙

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 5 днів тому +2

    War geedkan naacadda wuxuu Ku hadalayo. Hebel iftin waa munaafuq 10 wajiile ah. Waa nin magaca xumeynta umadda Ku qaraabta. 2 October ma 10 sano Ka horbaa?

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 4 дні тому

    Can anyone tell me who is that abdullah am pretty sure he’s Christian too can anyone tell me pls ?

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 5 днів тому +1

    Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimanfarah4309
    @nimanfarah4309 4 дні тому

    Aj laftisa wa ka shakiyay walahi😳

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 2 дні тому

      Kulahaa waxaannu kugu haysanno ma leh waa yaab

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 3 дні тому

    Dabcasar qabiilinte xun baad tahey tuug xumaanta adaa koow ka ah

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 5 днів тому

    Gabadha Soomasliyadda ah ma nin tuuray saligii iyo istijadii ayaa hoos seexaneysaa sidii eygii .
    Waryaa istoosi oo Allaah ka baq .

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 4 дні тому +1

    Aj hooyada was dhiladii ku dhashay kufarkan matageerayno wax kale sheeg

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 5 днів тому +1

    Mikeal Maryama ayaa tusaale idiin ah . Duf ku baxa dhabarkaa idan muuqda .

  • @xaliumoaxmed4290
    @xaliumoaxmed4290 4 дні тому

    😢😢😢😢adiga iyo kaabooytoona taageerimayno

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 3 дні тому

    Kaabey jahli baa ugeeyey baro diintaada

  • @queenisma633
    @queenisma633 4 дні тому

    War somali masul kama tihid ee edebyelloo

  • @claahiibrahim8146
    @claahiibrahim8146 4 дні тому

    Aj family maa u caqli celisaan walalkeyn maxa keyney qof Muslim aha oo raga aha ma qabto diinta Islam in qaato dumarka waxooda hada waa arktan in aya habonoon sil silada dumarka aya u xeran

  • @claahiibrahim8146
    @claahiibrahim8146 4 дні тому

    Ej family ruxisa wacyi galin ayuu bahanyahay dinta Islam nin inuu sil silada naagaha inuu qaato ma sax

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k 5 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 5 днів тому +1

    Ninkaan maxaka qalada diinta qofkii kabaxay waxaba wayadiin mayano banaanga maro

    • @NaimaMohamedAli-k6k
      @NaimaMohamedAli-k6k 5 днів тому

      Qof ashahaadanayo se diinta wuu ka baxay ku dhehee past ha fiirin present fiiri

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 5 днів тому

    Subxalla 🤲🤲

  • @qanciyemuscab478
    @qanciyemuscab478 5 днів тому +1

    Beenloow baatahay ilahey rali kama ahan somaline wakiilkama tihid alahaa ne kacabsoo

    • @asha4100
      @asha4100 4 дні тому

      Ma adiga towbadaha ayaad aqbasa yaa ku shegaan in ALLAH towbadiisa aqbaliin. Adi hadad gaal tahay. Islamka towbada waa furan thy gaalada itoobiyaanka af somaliga yaa qana isku xishoda

  • @aminamahamed3316
    @aminamahamed3316 5 днів тому

    Wll ha dhihin waa laga yaabaa in aan khalad galay waad gashyey qiro toobadna la imoow

  • @IsaaqCabdulleMohamuud-xx3mr
    @IsaaqCabdulleMohamuud-xx3mr 4 дні тому

    Kkkkkkk

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed2984 5 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sadiyaali9508
    @sadiyaali9508 5 днів тому

    Xoolo Soomaaliya Soomaali waa muslim gaal adeegiisa uma baahnin xoola yahow wiilkaan wuu soo laabtay wuu muslimay lkn gaal muslim uma adeego diifle Diddy diifle shiikh dabcasar diifle waa xolo waa la kibraa maqlay hala doodin noocaas aqlu 2 jir ka ah diifle Diddy diin ayaa laga hadlaa qabiil ayuu u maleeyey Diddy diifle xoolo xasan gurguurte wadankii ayuu iibsaday adeerkaa xasan tuuuuuuugo

  • @WiloCusman-uv8ix
    @WiloCusman-uv8ix 5 днів тому

    Somali cowboy eedo mcn wiil fiican baad tahey ❤ waxaan rabaa in aan kusiiyo gabadheyda oo aqoon yahan ah oku fahmeeysah oo joogtah American kula joogtah waad astahishaa anaa kula jeclaadey waa gabar asturan iga aqbal??? MASHA ALLAH 👌👌

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 4 дні тому

    Ninkow anigoo soomaaliya ayaa christian ah maxaad ka qaban kartaa?
    Dulmulow dabcasar
    Dulmulow

    • @Hakim-o4k
      @Hakim-o4k 4 дні тому +1

      Maxaad ku noqotay gaal ?
      Maxaana ka heshay gaal nimada ??

    • @amalianasrani894
      @amalianasrani894 4 дні тому

      @@Hakim-o4k walaal christian ayaan ahay rabigaa mahadle waxaan helay badbaado

    • @Hakim-o4k
      @Hakim-o4k 4 дні тому

      @@amalianasrani894
      Maxaad ku noqtay chir? Maxaad ka heshay oo aad ka wayday Islaamka?

  • @beautiful7152
    @beautiful7152 5 днів тому

    Beautiful that’s how it supposed to be

  • @halimomohamed1487
    @halimomohamed1487 4 дні тому +1

    Allahuma Amiin

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 4 дні тому +1

    Saax saax warun

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 5 днів тому +1

    Allahuma Aamiin